GO'AN SIDA QOF LOOGA QAATO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

ความคิดเห็น • 358

  • @anabise5112
    @anabise5112 2 ปีที่แล้ว +24

    Sax 100% Maa shaa Allah...nafta waxee u dulqaadan Karin laguma qasbo taasna mardhaw ayaa fahmay alhamdoulillah🙏🙏

  • @shaadiaabdallah2907
    @shaadiaabdallah2907 2 ปีที่แล้ว +33

    Ninka kaliya ay talooyinkiisu shaqeeyaan 💯/💯 masha Allah wll qaali alle haku xafido ❤❤

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 ปีที่แล้ว +70

    Alx anigu qof Ayaan goaan ka qaatay taasan waan Ju guuleystay💯💯👏👏taasina waa geesinimo

    • @nimcocabdi1143
      @nimcocabdi1143 2 ปีที่แล้ว +2

      Sisterr ila so xidhiidh

    • @faadumomaxamed8399
      @faadumomaxamed8399 2 ปีที่แล้ว +3

      Mansha allaah waa geesi nimo anigaba qofbaan go aan ka qaatay oo faraha ka qaaday

    • @saamhayaan6147
      @saamhayaan6147 ปีที่แล้ว +1

      Sidokle wn qaatey go,aan fcn wnan guuleystey adkeysi bdn ka dib

    • @falhathoahmed9944
      @falhathoahmed9944 ปีที่แล้ว +1

      Anigaaa wil ayan jeclhy asagana waji badal ayan kuaarkaye goaana wan qadhan laaahaaye maxan sameya

    • @idilfaadhige3729
      @idilfaadhige3729 ปีที่แล้ว

      @@faadumomaxamed8399 Opaaayo see uga qadatay ila soo hdl

  • @ayanomar7071
    @ayanomar7071 ปีที่แล้ว +17

    The best teacher 🙂🙂🙂

  • @محمدآمينبنإسماعيل
    @محمدآمينبنإسماعيل 2 ปีที่แล้ว +7

    Noloshaada qofna cidhiidhi ha u galin wa kalmad muhimm ah wa kalmad i anfacday
    حفظك الله تعالى ورعاك اخي وجزاالله خير

  • @deeqbile572
    @deeqbile572 2 ปีที่แล้ว +8

    wlh barnaamijkan aniga in uu ika hdlaayo ayaad mooda sbuucyo ka hor ayaan go aanki ugu dambeeyay ka qaaday kadib 10 bilood aan ka fikiraaye qalabigeygane dagaal ka socday inan la joogo iyo in aan kala harno jazakallaah ustad 🙏🏽

    • @maryanelmi-cw9jy
      @maryanelmi-cw9jy 7 หลายเดือนก่อน

      Abwe any hda ihysta 😢

  • @Cabdisamed_maxamed
    @Cabdisamed_maxamed 2 หลายเดือนก่อน +6

    Qoraalkan waxan qoray 16/8/2024
    iyado aan wakhti xadirkan niyadaydu ahayn mid xasiloon lkn ugu danbayn waxaa iso baxay go'aan cad mrkan dawaday muqalkan
    Big fan ayuub axmed🙏

  • @inayusuf3614
    @inayusuf3614 2 ปีที่แล้ว +20

    100 mar ka badaan waa dhageyste allah kheerka ha oo wafajiyo 🥺

    • @badrasalaad8246
      @badrasalaad8246 4 หลายเดือนก่อน

      Kula mid ban ahay wlhi😢inshallah khyr

  • @aaminamuxuyadiin7466
    @aaminamuxuyadiin7466 2 ปีที่แล้ว +10

    جزاك الله macalin Ayub waan qaadanay taladaadaa iyo inaad naftaada cidna ka jeclayn , wax walbana ka horeysiino 🙏

  • @abdiabdi6738
    @abdiabdi6738 ปีที่แล้ว +1

    waa mid dhab aniga igu dhacday walee qof aan waxkasta ku garabtaagnaa gaajo iyo dharagba igu tiri have a good life sxb wax badan baan kaa faadiay walahi murugo iyo walwal badan iyo fikir beey igu heeysay I’m your number one fan now very productive👍🏽

  • @hodonfaarax4523
    @hodonfaarax4523 ปีที่แล้ว +3

    Run ahanti waxan dhegeysan 20/07/2023 galab khamiisa ano dhawacan ciriiri iyo Culeys daremaya hadana waxan sugin farintiisii wuu iga amunsan yhy bila sabab lkn waxan rajeyn iney nafteydu go aan qadato oo aan marxaladan ka gudbo I.a🙏 waxana ku taganahay go anki igu danbeyey nolosheyda allena waan tala saaran I.a😢

  • @FuturegenerationsKhan
    @FuturegenerationsKhan 8 หลายเดือนก่อน +5

    Walal sxb maba lihi yan wax ushegta yan cawinad weydista lkn Alxm inta ilahe aminsanahy wxba ika halabayan 😢🤲wan aminsanhy in mar un an kabixi dono nolashan nocan ah isoduceya 😢

  • @DeeqoXasan-u3s
    @DeeqoXasan-u3s 8 หลายเดือนก่อน +3

    Mid iqaboh inaa go aan ka qaata rabaa mana qadan karoh seeyeela 😢

    • @maryanelmi-cw9jy
      @maryanelmi-cw9jy 7 หลายเดือนก่อน

      Abyo alle hku fududyo wlhi Ana raba ina qato allw nagu gule

    • @mumtaazsaid3103
      @mumtaazsaid3103 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@maryanelmi-cw9jy hda go a ma qatey

  • @zoozi3951
    @zoozi3951 2 ปีที่แล้ว +11

    شكراً استاذ ايوب نصيحتك جميل جداً 😇

  • @YO_prince
    @YO_prince 2 ปีที่แล้ว +78

    I miss you alot plz come back plz 😭😭irealy love you yrrr plz come back i don't fo this mistake again😭😭🥺🥺🥺 miss uuu mh love

    • @Ftm63
      @Ftm63 2 ปีที่แล้ว +3

      Really so sad😢😢

    • @zeinabhassan3438
      @zeinabhassan3438 2 ปีที่แล้ว +4

      Sorry abyo,be strong 💪😢💖

    • @mohamedyamaan3248
      @mohamedyamaan3248 2 ปีที่แล้ว +16

      Qof katagay abayo kasamar sida ugu wanagsan waa sas

    • @xasanadan8352
      @xasanadan8352 2 ปีที่แล้ว +6

      Talow message kaaga muu arkayaaaa

    • @abdirahmankosar723
      @abdirahmankosar723 2 ปีที่แล้ว +1

      What's happening 😕

  • @samsamali4206
    @samsamali4206 2 ปีที่แล้ว +12

    Aniga goan inan ka qaday 😂 bil kadib ayu iso noqday ❤Isago😂 I jecel hada alx he’s a nice guy🥰

  • @nuurocaruush5845
    @nuurocaruush5845 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxad ita banan ka kala jogtan ku heshin wey san marka guri la tago laguma heshin karao wayo wax walbo aqano ah hada ka hada la si adan taba sha u iman berito 🥰🥰🥰🥺🥺

  • @adeymahaad8364
    @adeymahaad8364 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha'Allaah tabaarakallaah Allaah yaxfidaka aamiin yaa Allaah, Jazaakallaah kheyran

  • @baskarproduction213
    @baskarproduction213 2 ปีที่แล้ว +6

    Legend Ayuub Nin Ku Dayasho Mudan 🙏🥰

  • @queenzahara7828
    @queenzahara7828 2 ปีที่แล้ว +5

    Adaa u madsanthy wll waxa tahy qof wanagsn Ani mudo waxan rawa ina qof guuan ka karo hadana ma sameyo maqan sabbtas o kumana qanacsanii Dalana wey ika wareersanthy Daala wa tii raabi baal ila Daliya idiinkuna 🙏🙏

  • @rowdaabdirazak7114
    @rowdaabdirazak7114 ปีที่แล้ว +1

    M.a walalkey ilah aya xikmad ku dhalaiyay rabi haku xafido ayuub

  • @ayaanhaamud1864
    @ayaanhaamud1864 2 ปีที่แล้ว +16

    Waxan ka faaiday nolosheyda qof kama faaidin abaalkaaka alle fardowsul aclaa haka dhigo 😥

  • @kaafimusehassan2815
    @kaafimusehassan2815 2 ปีที่แล้ว +4

    Wan ku faidaa wll taloyinkagaa waxan noqoty qof an fursado markii waxa iga qaldma Alle haku xifityo wll qli

  • @maryanaxmed951
    @maryanaxmed951 2 ปีที่แล้ว +14

    Walaalow dhawr jeerna tallo ankuso waydiistay xaga commentka iyo instgramkaba wax jawaba kaaman helin ilahay dartii igu qiime oo kaso hadal dadka xaaska ah ee hadana isfahan kadhex jirin ee uu qof uuni daacad uyahay gurigas qof iisamir kuleh hadana aan khiyano daynayn waxad kusamrasana uu hal bacaad lagu lisay uu yahay ilaa intee in leeg buu qofkasi cfmad ahaan kusii wadaya gurigas 9year ayaan cabudhsanahay natiijana aanan hayn ilaahay ayaan kugu dhaarshe talo aad naftada siin lahayd isii hayga aamusine vedio noga soo same hadaad ka baqayso hadal aad tiri ayay guryuhu kuburburayana ilahayban kugu dharshe ani si khaas ah iila tali qof nolosheeda ilahay uga cabsanaysa nabsigu wuxu yahyna taqaan ayan ahay balse nolosha iga hor timiday dulqadkiina waa iga dhamaday saasoy tahay tala sax ah ayaan raadinaya xalbaana kugu tuhumaya ee ilatali wall

    • @ayaanmaxamed405
      @ayaanmaxamed405 2 ปีที่แล้ว +1

      Wlshey waa ruun markad is caburiso Samirka xitaa waa iloobe is fahm daradaasaa ii hysaato mudo 10 sano ah waa laga bxa khyr rajey lkn Ani isaagaa uma daneynaayo Awaldaas ayaan is leyhy yey ka noqon hooyo laa.aan wayo Anaa Aabo iyo hooyo kala maqan ku so dhex koray Lkn waxan rajeynayaa in sanadahaan so socdo Ka baxo waa Rajo adun khyrka Allha na wafajiyo qaladadka Aan laa qadaan karin baa jiraaa🥺

    • @browser7074
      @browser7074 2 ปีที่แล้ว +1

      Walahi ItZ very painful 😭... Raga iskuwada miit maxiin ee samirka badiya, ruunti hadala qarsoon gudixina kadah guhayo Aya jira illahi qeyr haidinku badalo balse carurta Hala ilaliyo
      wabillahi towfiq

    • @halimaibrahim4471
      @halimaibrahim4471 2 ปีที่แล้ว +2

      @@ayaanmaxamed405 ayan abyo waxan dhihi lahabo ada tiri wlhi isku nolow beynu ku so koranay aniga hoyo iyo abe anigo urki ku jiro ayey kala tagen marka owladena ayan u sabreyna runti ma rabo nolosha aniga ku so koray iney arkan ilmaheyga aniga sanadkan aya 8 sano i ah hadana wan iskaga sabra qofkaygi wu qiyano badanyhy wixi dumar adunka jogay ma dhafin marka lkn sidakale wu i wangsanyaayhy marka abyo maryan dhinaca dumarka u la shekeysanyo ama u gursanayo hadey tahay dhibkada iska samir abyo o sidisa kale u ku wangsanyahay waxbo ha isku mashqulinin mcny horay ugu so ilmahada dartot malin an manta aheyn ayu ka shalayi dona

    • @ayaanmaxamed405
      @ayaanmaxamed405 2 ปีที่แล้ว

      @@halimaibrahim4471 abyo Sas waa intaa Gabar oo dhib haaysto Allha ka qado Anigo Aabe hooyo eddo ayeyo intaba nolosha waa la so qatay marka aad thy qof noloshisaa so Arkay waxbarasho xitaa waa ka niyad jabay wayo hadlo iyo Awood shegaasho markey mesha timaado jihaadaa ka qaldame Marka Abyo nolosha Allha no qurxiyo 2qof oo isku wangsan lama helo badanaa Awlaada Allha no barakeyo Abyo i.n 🥰

    • @ayaanmaxamed405
      @ayaanmaxamed405 2 ปีที่แล้ว +1

      @@browser7074 mhdsanid wll

  • @Sadiomohamedomar
    @Sadiomohamedomar 2 หลายเดือนก่อน +1

    😢 nin ifuray oo ciyaal igu deyriyay seen ugu go an qaata walal yaal ila taliya ❤😢

    • @najmahassan2200
      @najmahassan2200 หลายเดือนก่อน

      Abyo wuba ku deyriye naxaris kuma tusin iska ilaw

  • @hoodoismaaciil3183
    @hoodoismaaciil3183 ปีที่แล้ว +2

    Motivation self
    Thanks you ayuub

  • @haniabdulkadir9794
    @haniabdulkadir9794 ปีที่แล้ว +1

    Ha lagu qabo ama yaan lagu qabin go an qadashada wa geesinimada kaliya ad kaga guulaysan kartid qof anan ku qalmin ina isga tagto qof bini adan ahna naftada ciriiri ha u galin nin ad u jedo inu ka tashaday ku rabina wakhti ina isga lumisa wa ku nacasnimo iyo bahdilad

  • @imanmohamed4780
    @imanmohamed4780 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxan rajeynaya Mantaa jaceyl baa ii wareeriyeey inu ilaahay igu duuwo inaan goankas Mantaa aan qaadto raxmanka raxiimka ah ka baryiin isha Allaah

  • @amalabdi-e2c
    @amalabdi-e2c 5 หลายเดือนก่อน

    Wxa 2bil aan xal. Uwaayeyy ayaa adi hal skin ugu baxay xalkii waa mahadsan thy teacher 😊

  • @hudacabdiraxmaan1605
    @hudacabdiraxmaan1605 ปีที่แล้ว +1

    Wlky ayuub m.a hore usoc wll sharfi korkaad ha ahaato wlky 🤴

  • @cabdimaalikmohamedaxmed1714
    @cabdimaalikmohamedaxmed1714 2 ปีที่แล้ว

    Adi hadii si lagu fiiri IQ gaaga 190 kama yaro hadusan kabadneen all ready thank you

  • @DelightfulLion-lz4wz
    @DelightfulLion-lz4wz 6 หลายเดือนก่อน

    Hadaan dhagystay waad ku mhdsnthy waan qadanyaa go'aan aan sharaftayda ku ilaalinayo 😢

  • @calixoor8373
    @calixoor8373 2 ปีที่แล้ว +1

    M.A ustad Alle haku xafido

  • @axmedmaxamuud9731
    @axmedmaxamuud9731 ปีที่แล้ว

    Thanks you teacher

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 2 ปีที่แล้ว +12

    Thank you teacher🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯

  • @qamarmuqtaar1544
    @qamarmuqtaar1544 2 ปีที่แล้ว +3

    Qofkii ugu horeya wx bdn ka faaiday wlhi

  • @najmaomarmohamed6129
    @najmaomarmohamed6129 2 ปีที่แล้ว +3

    masha allah walal ayuub horay u soco baanku leeyahy❤🥰💯

  • @nasircadenasircade1347
    @nasircadenasircade1347 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks bro wallahi San kugu so xirmay nolosheyda way is badashay alxm Allah Haku barakeyo bro

  • @sundusabdiwarfaa920
    @sundusabdiwarfaa920 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a wllky ayub Ahmed keep going❤❤❤💯💯💯💯💯

  • @faaraxxasanmuuse8975
    @faaraxxasanmuuse8975 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa topic aan u bahnaa mahadsanid wlkey

  • @mahamedhaaji77
    @mahamedhaaji77 ปีที่แล้ว

    Xaladan anaa ku jira 2 sano ayaa xaladan ku nolahay allow niyadayda ka saar 🤲🤲🤲🤲

  • @faazuuqurux5533
    @faazuuqurux5533 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayuub quf kaliya aan tageero
    Allha ku xafido wll qali 😍😍👏🏻

  • @Team-Biggy
    @Team-Biggy 2 ปีที่แล้ว +8

    asc wll ayuub wxn rabaa talo wxn Isla soconay Wiil mudo sanad ku dhaw labo meelna wan kala joogna oo isku dhaw lkn labo jeer ayaan tagay meshuu joogay aniga kadib Wiil ki wxn ka arkay markii aan wada fadhino oo sheekee saneno inuu damco in uu jirkeyga taabto markaa ka diidana wuxuu dhahaa Ani hdn adi ku taban Yan kalo taban lahaa uu idhaha marar badan Anna wan ka diidi jiray marka ugu danbeen magalada uu jogay wan kaso tagay hda habeenki isku keen danbeesay xanaq ayan ku kala tagnay kadib wan labo maalmood aso ila so hadlin ayan ku dhahay wan laabana wuku imana aan is dhahay lkn nabad allah kuku geeyo oo iso qoray kadib marka imaaday matagtay ima so dhihin ilaa hda bil wax yar ayaa ka dhiman intana ima so Waco aniga awal hore wan wici jiray lkn marka asiga dhaqankiisa bartay wan ka aamusay hda xiriiro Aya leso ban dhig Tay mana aqbali karo asigana war kama hayo haben iyo malinna waa online hda wuxuba bilabay Inu naago so saa saarto meelaha Anna San usugayay wicitan kisa wan daalay marka talo isiiya maxn sameeya ma xiriiro cusub ayan iska bilaawda mase wan sugaa anigana wan jeclahay asiga online kisana saan u fiirinayay wan daalay marka pls ila taliya

    • @bushramohammed2698
      @bushramohammed2698 2 ปีที่แล้ว +4

      Ninkas horta waa nin ka tashtay ee adna tasho tus inaad ka maarantay faraha ka qaad waxba onlinekisa ha eeganin haduu ahaa ama uu yhy mid ku jecel xaqiiq kama tagi doono naftaa ku mashquul xidhiidhklena kugu lama taliyeen inaad bilawdaa iska fasax dadkas wakhti qaado wllshay

    • @safiomohamed1457
      @safiomohamed1457 2 ปีที่แล้ว +2

      Abayo katasho ninka maaha mid fcn waayo qof sino rabo faa iido maleh abayo mid qeyr qaba allah haku sahlo qalbiga sidaa uga saarilahed falkeed gal

    • @samsamali4206
      @samsamali4206 2 ปีที่แล้ว

      @@bushramohammed2698 ❤Mashallah talo wngsn
      Ayad sisay abayo❤❤

    • @xasanhiil4812
      @xasanhiil4812 ปีที่แล้ว

      Sistrey xaqiiqada way adagtahay imankana wala is dheeryahy
      Ninka manta donay asigoo ku qabin inuu taabto jirkaaga ogow barrina markaad xaskisa noqoto. Saxoibkiisa ama dumashigaa. Jirkaga haduu tabto waxba kama so qadayo wayo sharafkaaga maba ilaalinayo

  • @Maash-sp2jt
    @Maash-sp2jt ปีที่แล้ว +4

    My teacher ❤ keep going 💯

  • @mattaneofficial2342
    @mattaneofficial2342 10 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😭😭😭dhibtadan manta ih heysta sideen qof an jeclahey goaan uga qadan kara 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Iqrahcadey
    @Iqrahcadey ปีที่แล้ว +1

    Aniga ahaanteyda qofka aanolol naga dhexeyso baan rabaa inaa go'aan ka qaato lahdkiisa waana kala fognahy mana rabo inaa kala tagno waayo waxaa naga dhaxeeyo ubad ubadkeyga dartooda ban rabaa inaa uga aamuso waayo ilmo waarridkoos kala tageen baa soo ahaa waa dareemi karaa dhibku uleyhy kalataka caruurta marka illhy haila garabkalo

  • @happygril6191
    @happygril6191 2 ปีที่แล้ว +5

    Mel wax ka bilaabo ma aqano xiriir wa leyhy mana lihi 😫 intu ila so hadlaaya sugaya asigana sidoo kle inkastoo aan daremayo dhankiisa inay wax ka ehen inu i waayo aniga talo uu I siiya🥺

    • @carafaatcali
      @carafaatcali ปีที่แล้ว

      Hada aawey😢 sidii maku Kala tagteen

  • @samiiraahmed4995
    @samiiraahmed4995 2 ปีที่แล้ว

    Asc wall wanku tagera waxn jeclahy qof ilaa mudo aad udher lkin aqon fican umanlahyn hada markan arkay dabecadisa bartay naftaydu waxy ishegta inuna ijeclayn waxn ufiirsady waxyabo badn ma jecla inu dadkisa ibaro xita hormarkena ma jecla waxwalbo qalbigaygu ku dhawacmayo ayan ku arka

  • @دنيهدنيه-ب9ص
    @دنيهدنيه-ب9ص 2 ปีที่แล้ว +6

    Manta qofka ugu horeyo noqday mudaa kugu xiranhy wllkey qaliya 😂

  • @safaqaasim4036
    @safaqaasim4036 2 ปีที่แล้ว

    Aniga hadal kastoo aad tidhahdo wan ku dhaqma wan gulsanya 😫Insha Allah wllo Alle haku bareekeyo

  • @riyaadofficial9978
    @riyaadofficial9978 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa qof goaan leh ayaa fiican inaa laa noqdo

  • @deeqomaxamed8522
    @deeqomaxamed8522 2 ปีที่แล้ว +2

    33 seconds gudahood igu soo garay waana u baahaa taladan alx🤐😓😓

  • @canabxuseenxasan
    @canabxuseenxasan ปีที่แล้ว

    M.a wllkey🥰💯 dad badanbaa maskax ahaan wax ukordhisa ilhy adne wixii kamaqan hakusiyo🥰🤲

  • @shukraansalal3828
    @shukraansalal3828 2 ปีที่แล้ว +1

    ayuub ahmed amarkaa ku arkay ayaaba ah sida qaluubteena uga dhex hadasho rabigay hku xafido wllo

  • @yaasmiinmhomedkhaliif2223
    @yaasmiinmhomedkhaliif2223 ปีที่แล้ว

    Wllo qofka jeclayyban ku riiyodey hadana wn kala tagny micnehedu wxy

  • @aizhamohamed6116
    @aizhamohamed6116 2 ปีที่แล้ว +1

    Thankz ustaad alle ha ku sharFo 🥰

  • @ayaanleyasinmahamed3538
    @ayaanleyasinmahamed3538 ปีที่แล้ว

    Mzch allh wllo ilahy ha ku xafido akhiro iyo aduniyoba

  • @rahmamoumin753
    @rahmamoumin753 ปีที่แล้ว

    You are best personne maschallach Dieu merci beaucoup bonne chance hno es moi aussi

  • @aishoahmed2911
    @aishoahmed2911 ปีที่แล้ว +2

    Go an marka qadato wax dhama malha aniga manta dhagestay go an hora u qatay hadane wan si adkeyna inshalha

    • @hayaad12
      @hayaad12 ปีที่แล้ว

      Ma ku gulaysty hda

  • @fm2005x
    @fm2005x 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran barakallahu fiikum

  • @nimcoshbaybi5169
    @nimcoshbaybi5169 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wllkey mahsanid

  • @zulthantaherzulthan7683
    @zulthantaherzulthan7683 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend ayuub axmed alaha kusharfo brother

  • @kifaayohussein7232
    @kifaayohussein7232 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wllo horay usoc

  • @abaasabshir3583
    @abaasabshir3583 2 ปีที่แล้ว

    M.a thnkz wll Ayuub taloyiin aan u mahna baan ka helay🙏🙏💯

  • @rahmaismail8375
    @rahmaismail8375 ปีที่แล้ว

    Walalo igaso jawab please!!!!!
    Qof aya wada socanay mudo yar wana jeclade kadib ne wan kalatagtene i moved on wan gursade almost 1 year aya kasowareegte mana Isla hadalno qofki hoore ....lkn baryahan maskaxdeyda wu kabixi laahay maxa dacay 😢

    • @Fatma-gy5cl
      @Fatma-gy5cl 10 หลายเดือนก่อน

      Bisinka soo qof maad guursan

  • @aizhamohamed6116
    @aizhamohamed6116 2 ปีที่แล้ว +1

    Thankz ustaaad alle ha ku sharfo 🥰

  • @manowyaranka1396
    @manowyaranka1396 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid my teacher of AQLI😂😂

  • @deeqamaxamed-yi3jk
    @deeqamaxamed-yi3jk 2 หลายเดือนก่อน

    Ayuub ilahy inoma waayo❤

  • @xabiibacaliisaaq5159
    @xabiibacaliisaaq5159 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks teacher 😍

  • @rowda7196
    @rowda7196 ปีที่แล้ว

    Masha allah shukrn walalke 🥰🥺

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 2 ปีที่แล้ว

    Ma.allh waa runtaa jzakalhu khyrul jaza

  • @Zahruush
    @Zahruush 2 ปีที่แล้ว +1

    Tnx teacher ayuub🥺

  • @amiinabdiazizyare2230
    @amiinabdiazizyare2230 2 ปีที่แล้ว

    Go'aan qadasho wajib ah 😌

  • @naasirwardheere8240
    @naasirwardheere8240 2 ปีที่แล้ว

    Gabdhaha hadda jira allaha amurahoda sahlo,
    Si fudud ayee wax ku jecladan saa isaga fur furto magaran gartid

  • @sahromuhudiinsahromuxudiim3101
    @sahromuhudiinsahromuxudiim3101 ปีที่แล้ว

    Taladan maanta u bahanay ayeey iga so hor baxday rabow iga madowey qofkan jeclay🥺🥺🥺

  • @user-zj1yh8zk6r
    @user-zj1yh8zk6r 2 ปีที่แล้ว +10

    Wxᴀɴ ᴀʜᴇ ɢʙᴀʀ 16sᴀɴᴏ ᴊɪʀ ᴀ ɴᴏ xᴀʀɪʀ ᴡxᴀs ᴍᴡᴀ ɢᴀʀɪɴ 🙂 ʟᴋɴ ᴡxᴀɴ ᴋᴜᴛᴀɢᴇʀᴀ ᴡᴀx ɪɴᴀɴ ᴋᴀ ғᴀɪᴅᴏ ᴀʏᴜᴜᴘ ᴍʜ ❤️💝

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 ปีที่แล้ว

    Ustad pls pls pls arin ayan Kuwarer sanahy iisheg meel aan kala soo xiriro

  • @hamsehassanhuriye1856
    @hamsehassanhuriye1856 2 ปีที่แล้ว +1

    Macalinka Nolosha Ayuub Ahmed ❤️🙏

  • @EngAliDaYax
    @EngAliDaYax 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah

  • @Shariifada
    @Shariifada 2 ปีที่แล้ว

    M.a waa talo fican alle haku sharfo aduun iyo akhiro wll qali 🥰

  • @shacbanthelast4912
    @shacbanthelast4912 ปีที่แล้ว

    masha allh wllo.ilahy haku.barakeeyo❤

  • @ayaanleyasinmahamed3538
    @ayaanleyasinmahamed3538 ปีที่แล้ว

    Mzxh allh wllhay ilahy ha ku xafido

  • @ubaxluladham2329
    @ubaxluladham2329 5 หลายเดือนก่อน

    Manshaalah Tabarakalah

  • @drhusniagey6397
    @drhusniagey6397 3 หลายเดือนก่อน

    Soomlaida dhan way wada careysan yihin oo midba kasta qof ama.meel buu rabaa inu goaan ka qaato yaab maxaa isku diray mise hab abuurkoda sidaa ah

  • @fahmosaid6388
    @fahmosaid6388 2 ปีที่แล้ว

    Mhadsanid teacher 👏

  • @SabnaAli-y3q
    @SabnaAli-y3q 5 หลายเดือนก่อน

    Ayuuboow thankz😢

  • @ayandiriye6879
    @ayandiriye6879 ปีที่แล้ว

    Waxa badane aan kafaidaye walahi thanks abowe

  • @NadiaBashiir
    @NadiaBashiir ปีที่แล้ว

    Maaanta oo ay Bish

  • @balqisahmed8089
    @balqisahmed8089 ปีที่แล้ว

    Piliis isoo duceeya jaceyl haduu jiro anigu igu dhex dhiinty in ilahy ha ga gaboojiyo

  • @appazhassan8503
    @appazhassan8503 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad waku salamay wax bdn ayaa ka faiday

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 2 ปีที่แล้ว +1

    waa hadal sax mhdsnid ustaad

  • @Ftm63
    @Ftm63 2 ปีที่แล้ว +4

    Waaliga waax ad ciiyaar ka diganeese Daab makugu noqdeen micnahaa qoof waaqtiga kuudiiil is daheyse daab maujeclataay mustaqbalne ad kaleheen yey kudacday qofkii Maru tagay ayan jecladaay meel an kadonane maa aqano😥😥😥😥mana heeli karo

    • @abdirahmankosar723
      @abdirahmankosar723 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @samsamali4206
      @samsamali4206 2 ปีที่แล้ว

      Sorry abayo❤ inshallah wa u kusonoqon dona iska sug❤ anigaba wan somaray dhinbkan

    • @Ftm63
      @Ftm63 2 ปีที่แล้ว

      Mood of 💔💔💔💔

    • @samsamali4206
      @samsamali4206 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Ftm63 sorry abayo

    • @hoodoxasan3277
      @hoodoxasan3277 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk nabsi baa ku haya jacayl kuma haye

  • @liibanmaxamedahmed1636
    @liibanmaxamedahmed1636 2 ปีที่แล้ว +1

    My teacher ❤

  • @asiaomer6068
    @asiaomer6068 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ustaadii

  • @xasanmaxamednuur-vd7qy
    @xasanmaxamednuur-vd7qy ปีที่แล้ว

    Marshal wll ayub axmed masanid

  • @kamiedward9177
    @kamiedward9177 4 หลายเดือนก่อน

    Ninkan si wayn baan uga faai'day

  • @sihamaragsan302
    @sihamaragsan302 2 ปีที่แล้ว

    Thanks 👍 my bro Alle hakubarakeeyo

  • @xasancalixasan4864
    @xasancalixasan4864 2 ปีที่แล้ว

    M.a allaha kuxafido aduun iyo akhiro sxb

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 10 หลายเดือนก่อน

    Ayuub wuxu igu yidhi kuma khuseeyo Video hadana wAAN soo tagaanahay😅😅😅

  • @SowdoCfataax
    @SowdoCfataax 5 หลายเดือนก่อน

    Aniga waan ka qadan la ahey markan ka qaato hadana waan usoo labtaa malmo kadip😢