Ducada soo deg degta ee la isaga celiyo ruuxa ku dulmay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ย. 2019

ความคิดเห็น • 137

  • @xamdaxamda1193
    @xamdaxamda1193 7 หลายเดือนก่อน +8

    Ilaahayaw dulmiga la i dulmiyey adi unba og qof kle oo aan wax u sheegto oo aan adi ka ahayn malihi rabbiyaw adan kugu daayey🤲🥲

  • @saharayusuf8790
    @saharayusuf8790 ปีที่แล้ว +29

    Subxanalah walahi anigo qalbiga ka oynayo osixun la iladhaqmay shaqo intaso bilod anradinayay markanhelayna leydulmay waliba anigo gacan maran carurna heysta leyga eryay shaqadi waliba sabab la an markan aqristay ducadan malmo kadib ninki sidaxun iladhaqmay ayey farin igatimid oo ah kusonoqo shaqadadii wll alhu alkbaar☝️😭😭😭 ilahadana wan ushaqeyaa

  • @imamhassanjaamici
    @imamhassanjaamici  4 ปีที่แล้ว +50

    Share garee ducadan dadka dulman ay xaqooda ay u haleen isla markaana subscrib garee Ilaahey carabkaaga ha ku khatimo kalimadda tawxiidka. Aamiin.

    • @luulali1873
      @luulali1873 3 ปีที่แล้ว +1

      Insha Allah sheekh aamiin Alle hanogu qatimo dhamantenba

    • @nadiifoisse1053
      @nadiifoisse1053 3 ปีที่แล้ว +1

      Pösiga

    • @shukriaxmedshacni2333
      @shukriaxmedshacni2333 3 ปีที่แล้ว +1

      ducada ido somali ah ii qor mahadsanid

    • @ahmedgaboow7309
      @ahmedgaboow7309 3 ปีที่แล้ว +2

      Asc marka ugu horeyso wax duubaysid in allaah caafiyo ruuxiyan wajis miyan aan u xanuun Sanahay walaalaha iigu sheeg ha iisoo duceeyaan

    • @safiyoxasan9123
      @safiyoxasan9123 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedgaboow7309 wcs yaa rabu ku caafi ilahow kusii cafimaad deg deg ah iyo samirki sekeriyA acleyhi salaam

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 3 ปีที่แล้ว +19

    اللهم إنا هاد، ،،،تقوا على طعف بقوته اللهم أرني قطرتك فيه

  • @abdullahiahmed2409
    @abdullahiahmed2409 2 ปีที่แล้ว +7

    Walaalayaal kuwaa shar ila maagan Dhul gaalana Waa ku noolahay iisoo duceeya oo weliba xaga ilmaha ahoo oo leyga horkeenaayo. Siina faafiya si islaamka dhan igu soo duceeyo. Ilaahay ajar ha idinka siiyo ducada aan idinka dalbadey.

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 ปีที่แล้ว +7

    اللهم إن هدا فلان تقوى على ضعفي بقوته اللهم أرني قدرتك في فلان

  • @user-uf8qd3pk3m
    @user-uf8qd3pk3m 3 ปีที่แล้ว +37

    اللهم إن هذا تقوى على ضعفي بقوته اللهم أرني قدرتك فيه

    • @sowdayusuf4105
      @sowdayusuf4105 3 ปีที่แล้ว

      Shkrn Shaikh

    • @sowdayusuf4105
      @sowdayusuf4105 3 ปีที่แล้ว +1

      Lkn salaada dhexdeeda sida sujuuda oo kale soomaaliga ma banaan yahay sh

    • @caaisha71
      @caaisha71 ปีที่แล้ว

      @@sowdayusuf4105 haaa wlp

    • @dhuuxamaxamed
      @dhuuxamaxamed ปีที่แล้ว

      Walal ducada anon egaya ma aqrisan kara sido kale ano sujudsan ilahaw adunkaga I dulminaya ika qabo ma dhihi kara

  • @maidaabdi3272
    @maidaabdi3272 6 หลายเดือนก่อน +2

    ilahow waa waysa qabaa xaqeyga qofkaas idulmiyey si dhaqso ah iga soo qaad yaa rabi adigaan ku wakiishay😭😥😭😭

  • @user-xb3or5iw6b
    @user-xb3or5iw6b 8 หลายเดือนก่อน +3

    😭😭😭😭😭😭😭😭 ilahow dulmiga la ii dulmiyay adi unba og yarabi ii hili

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 3 ปีที่แล้ว +7

    ماشاء الله الله يجفظك يا شيجنا الفاضل

  • @kingboy-ud8vp
    @kingboy-ud8vp 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah shoukrann wa jazaka allahu kheyra fii Dounia wal aqira sheekh Hassan jamici

  • @liiinahajji9442
    @liiinahajji9442 ปีที่แล้ว +4

    Dhididkeyga qof aan siyay oo qabow ku shaqeyay oo fadhi aan usexday anoo bahan dhididkeyga siyay mana dhihin awalkeyga igud balse anoo manta bahan inta iso wacay buu igu jesjesay lacakaha isiinjirtay akteyda waxba kama ahen jesjes guriya heesta lacak hestaa noloshan Ku nolohay dhidikeyga ma Ku jesjestay kudhahay alle ayan kugu dayay wax kale madhihin waan somanahy yarabi yarabi ii aqbal son waaye xog ishegtay awodisa ushigtay cirtigeyga IYO sharfteyda meel ayuu ugu dhacay yarabi🤲

  • @C.rashiidAxmedcismaan
    @C.rashiidAxmedcismaan 24 วันที่ผ่านมา

    Allah maxu sheegay sheeqa run buuushega laakin waa ita,xan aadun waxaba ino sheega🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @yusufhussein5160
    @yusufhussein5160 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alaah ilaahayow xafit sheikh hasan jaamici

  • @aminamohamed2416
    @aminamohamed2416 2 ปีที่แล้ว +3

    mashaa Allah sheekh ,Allaha ku barakeeyo

  • @maryanaxmed2852
    @maryanaxmed2852 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh Alle haku xifdiyo Aqrio Aduun

  • @laylaali6101
    @laylaali6101 3 ปีที่แล้ว +3

    jazakalah khayr shiikh

  • @wanaagabadso903
    @wanaagabadso903 2 ปีที่แล้ว +7

    Dulmiga Alle heynaga hayo Allahuma amiin🤲🤲🤲

  • @AyaanYusuf-rz2dd
    @AyaanYusuf-rz2dd 4 หลายเดือนก่อน

    Jasakalahu khayr shiikh shugrn

  • @Bashiramale143
    @Bashiramale143 8 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم ان هذا تقوي ضعفي بقوته اللهم ارني قدرتك فيه

  • @AnmTV3329
    @AnmTV3329 2 ปีที่แล้ว

    Maashaallah shekh jazakalah

  • @nihaalhani1142
    @nihaalhani1142 2 ปีที่แล้ว

    shugran sheikh eebe ha ku xafido

  • @libanadabdhubane4414
    @libanadabdhubane4414 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah jazakallahu khayr shiiqow ajar allah kaasiyo

  • @haawaali1002
    @haawaali1002 3 ปีที่แล้ว

    As.ca. waa mahadsantahay sheekh.

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 3 ปีที่แล้ว +6

    حسبي الله ونعم الوكيل لاحول ولا قوة إلا بالله

  • @Dekomohamed58
    @Dekomohamed58 ปีที่แล้ว +1

    Ilahayow cawo oo khamis waxan ka baraya inaad qofkasto iduulmiya

  • @umuabdallah1155
    @umuabdallah1155 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah shrikh

  • @xaliimocumarxuuti9708
    @xaliimocumarxuuti9708 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheeq adunyo iyo aqiro Allh ku danbi dhaafo Saad qeerka no soo garisaye jasakalhu qeeyr

  • @maidohussain-it9nd
    @maidohussain-it9nd ปีที่แล้ว +2

    Qeyr allaha Ku Siiyi Dulmiga Ma Ficna wlhi iLhyna Ma moogo😢

  • @fartundahir3802
    @fartundahir3802 ปีที่แล้ว

    AAAMIIIN AAAMIIIN AAAMIIIN YAA RABI INSHA ALLAAH DHAAMAANTEENA

  • @fatumashekgedi5556
    @fatumashekgedi5556 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @BISMILLAHICHANNEL
    @BISMILLAHICHANNEL 9 หลายเดือนก่อน

    Mashallh thanks sheekh

  • @sadiaibrahim8179
    @sadiaibrahim8179 4 ปีที่แล้ว +4

    Sheeqa waad mahasantahay

  • @maxamedcarab1190
    @maxamedcarab1190 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @caashoabdi368
    @caashoabdi368 ปีที่แล้ว +1

    Shiekh lan barkaag iisoo sheeg

  • @xamdiaxmedeey9937
    @xamdiaxmedeey9937 2 ปีที่แล้ว +2

    masha allah

  • @wanaagabadso903
    @wanaagabadso903 2 ปีที่แล้ว +3

    Aamiin amiin amiin ya rabbi 🤲🤲🤲

  • @fartundahir3802
    @fartundahir3802 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAAH SHUKRAAN

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 3 ปีที่แล้ว +4

    Sh jizaakallaahu Khayr laakiin aniga dad badan ayaa ii heshiiyay oo idulmiyay wilina kuwaa idulmiya oo xataa iga oohiyay halqofna maahee maxaa xal ah xataa caruurtayda qaar igu dira maxaa xal ah

  • @gabadhiqalpigalagajabiye7011
    @gabadhiqalpigalagajabiye7011 ปีที่แล้ว +10

    Ilaaahow kuwii ii dulmiye dulmige ii dulmiyeeen iga soo ifbixiii kamaa arsanaaaaye arsiigoodana marabii anoo cunug iga soo dilmaay oo qofkasta dareemi karo hooyo cunug kusoo dilmay oo hadana ugub ah😢 markii aaan hospitaala badan aaday ayee ii dhaheeen gabadhaaan waaay xanuun badan thy ee ninki ii qabay ku dhaheen naaagtan iska fuuur markiii aan islaaha waaad reysatay furiinkeyga arkayba 😢😰🥺 lkn dhibmlhn ilaaahow kama arsanaaaayo ee awoodode ii tuseeene taaada tuus yaaraabi 😢🤲🏿 waaad iga wada hiiliseeen haboyar yaal iyo abtiyal adinko uu hiiilinaayo wiilkiina 😰

  • @XabiiboXasan-ms6si
    @XabiiboXasan-ms6si 11 หลายเดือนก่อน +3

    Ilahow haqeyga iisoo dhici ninkeyga aan ad ugu kalsoonaay baa gurigeygii an anigu dhistay iga bursaday wax igu malihidne igu dhahay yaarabi haqeygii iiga soo dhici

  • @Maryama_22
    @Maryama_22 8 หลายเดือนก่อน +2

    Dulmiga ma fiicna iska ilaaliya ducada madluumka waala aqbalaa si dhaqso ah ...

  • @HodanMohamed-er6gs
    @HodanMohamed-er6gs 3 หลายเดือนก่อน

    Ma sh Allah Alle haku xiftiyo aamiin yaa Allah aamiin yaa Allah aamiin yaa Allah aamiin

  • @sahraidle2866
    @sahraidle2866 หลายเดือนก่อน +1

    Ala aniiga waxa iidumiiya umad badan oaanan xaqka wadan xasad iigu ah iillhyow iigaga qabo awodada

  • @maryanaxmed2852
    @maryanaxmed2852 3 ปีที่แล้ว +3

    ALLAAHUMA AAMIIN AAMIIN

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว

    Aaamiin aaaamiin yaa rabii 🤲🤲🤲

  • @MohamedAhmed-eh7tl
    @MohamedAhmed-eh7tl 5 หลายเดือนก่อน

    Asc ilaahey qeer hakusiiyo

  • @abdulkadircabdulahi4297
    @abdulkadircabdulahi4297 ปีที่แล้ว +5

    Sheikh aniga manta mesha shaqada dulmi ayaa la igu eryey wana la iga been abuurtey

    • @ismailadanisack
      @ismailadanisack ปีที่แล้ว +1

      Dhipmlhn laga ybaa in u khyr kugu jiro alx dhex mid kle ilhy ka tuug

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 3 ปีที่แล้ว +7

    اللهم إنا هاد تقو على طعف بقوته أللهم أرني قطرتك فيه

  • @sacdiyomohamedrooble2132
    @sacdiyomohamedrooble2132 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin Yaarabi 🤲🤲

  • @xababaxababa3858
    @xababaxababa3858 3 ปีที่แล้ว +19

    Allahuma ina haadaa (magaca) taqawaa calaa dacfii, biquwatihii, Allahuma arinii qudrataka fii fulaan

  • @hannahassan2574
    @hannahassan2574 6 หลายเดือนก่อน

    Asc .. where can I find this dua in Arabic please ? Jazakallah

  • @cabdinaasirxuseen6620
    @cabdinaasirxuseen6620 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah

  • @deeqaahmed2607
    @deeqaahmed2607 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah Sheeq caawa an bilaabaa, Jazaa’akalaah Sheeq

  • @sahrayuusufsheikh5339
    @sahrayuusufsheikh5339 3 ปีที่แล้ว +5

    Ducada murugada noo gali 😭😭😭

  • @marwomarwo4403
    @marwomarwo4403 หลายเดือนก่อน

    Walalo ducada afsomali iguso qora please please

  • @sahrajimale820
    @sahrajimale820 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaarabi

  • @hindaabdirahma4208
    @hindaabdirahma4208 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Jezakalah.

  • @xaliimocali4878
    @xaliimocali4878 2 ปีที่แล้ว +1

    Scw

  • @ahmedgaboow7309
    @ahmedgaboow7309 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah i caafiyo

  • @khadraaxmed8939
    @khadraaxmed8939 3 ปีที่แล้ว +2

    masha alaah

  • @zaharahyusuf7016
    @zaharahyusuf7016 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah🙌🏻

  • @mkbosska5898
    @mkbosska5898 ปีที่แล้ว

    alaahu akbar

  • @ayaanismaaciil54
    @ayaanismaaciil54 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc wllo

  • @mohamed-uc1gk
    @mohamed-uc1gk 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @khadijaabdi4045
    @khadijaabdi4045 2 ปีที่แล้ว

    Aswan Ahmed .9months ago

  • @faaizofani8790
    @faaizofani8790 2 ปีที่แล้ว +3

    Shii qow isoo ducey guurka ayaa culeys iga saran 🤲🏻🤲🏻

  • @alwiasaid4392
    @alwiasaid4392 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @ruqiyaabdulqadir4261
    @ruqiyaabdulqadir4261 4 ปีที่แล้ว

    Shiq isoduce ilahay janadi hakugeeyo

    • @xaajitahriib4722
      @xaajitahriib4722 3 ปีที่แล้ว

      Alahuma ina Haadaa Taqawaa calaa dacfii biquwatihi Alahuma arinii qudrataka fii

  • @nimcoyusufxassennimco9274
    @nimcoyusufxassennimco9274 ปีที่แล้ว

    Nimco yusuf

  • @alwiasaid4392
    @alwiasaid4392 2 ปีที่แล้ว +2

    Du docoo yinka please noosooqora

  • @XabiiboXasan-ms6si
    @XabiiboXasan-ms6si ปีที่แล้ว

    Shikhow Adoo mahadsan noo soo qor ducada San ku xifdino shugran

  • @user-ii2vy3eh2n
    @user-ii2vy3eh2n 6 หลายเดือนก่อน

    Hadaa oqoon qofka idulmiyey kwrn lkn in laidulmiyey daremayaa maxaa aqriya

  • @Dekomohamed58
    @Dekomohamed58 ปีที่แล้ว

    Ilahayow adiga ku baryaya waa soon qofkasto Ii dulmay so qabo

  • @wanaagboy2651
    @wanaagboy2651 3 ปีที่แล้ว +3

    ‏آمين يا الله 🤲🏻

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 ปีที่แล้ว +1

    M.sanid

  • @luulali1873
    @luulali1873 3 ปีที่แล้ว +3

    Aamin sheekh jzkl wll ducoyinka noo so raci iyado qoral ah dadku mawada yaqanan carabi qeerkana wey jecelyin hadad qorl kuso dartolamaweynayo qof soomaaliyeso intas kugu darsana ootalo ah hadan idinkaso mid noqday Allow qeeyrka nawada waafaji

  • @zeinabmohamed4480
    @zeinabmohamed4480 2 ปีที่แล้ว +1

    SCW SHEEKH HASSAN DUCADANI MA SOO GALI KARTA QOF AAD DAACAD U AHAYD QALBIGAAGA QOOMAY SIDA SAYGAAGA

    • @abdrizackadanali5047
      @abdrizackadanali5047 2 ปีที่แล้ว +2

      Nolol ayaad wadaagteyn Walaal Allah dartis iscafi Jazakallah kheyr.

    • @mulkiabdullahi8367
      @mulkiabdullahi8367 ปีที่แล้ว +1

      aniga niin xaas u noqday o dhunta i galay america kenay ilmo igu dayacay naag africa kaso gursaday xaqeyga allah haiga so qado

  • @fardowsaxmed184
    @fardowsaxmed184 3 ปีที่แล้ว +2

    Jisaakalaa

  • @seytunosman6336
    @seytunosman6336 9 หลายเดือนก่อน

    Sheikh ninkega hadu idulminayan mauaqrisan karaa ninka hadu ibil isinenin ona ben ishegaya marwalba uicayna hadan washaqesana daho uididaya Asago wah isinenin hadana u igu jesjesaya marwalba ilahay baubarya ogadacwoda walidkeda hita maqimenaya salan hita uqura hoyade Adunyada ugu necebye Aniga malin an oynenin majirta laba carur yauhaya iguma qimenayan wahba imasinayan inan iskudagalna waya maryahoda. Habarkedana kamasobaha haqeda. Kama sobaha wahabaray hita malin wahba iskama badalin

    • @Maryama_22
      @Maryama_22 8 หลายเดือนก่อน

      Abayo U duceey in ilaahay soo hanuuniyo
      Ilmahaaga u daney haka habaarin aabohood.
      Ilaahay xaqa ha tuso

    • @user-mg3cg7jk7j
      @user-mg3cg7jk7j 2 หลายเดือนก่อน

      Ilahaydhibka ha kaa qaado iisha allh

  • @Samirley124
    @Samirley124 หลายเดือนก่อน

    Qofkii fariintayda eege dhafa man cafin walalayaal muraadban leeyahay isoo duceeya hadada aan qoraalka so qorayo qalbigan ka oynaya ilaahow wuu ii awood sheegtee ada awood lehe awoodada tus oo ii shakhir😭💔

    • @mohammedseid2451
      @mohammedseid2451 18 วันที่ผ่านมา

      Rht i don't think you wlhi 2 or 3the 3rd or 28th or 8th 6yegi2 or 6PM or anything like 💔😭👍

  • @mohamedissack5974
    @mohamedissack5974 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh number WhatsApp isodir fadhlaaan

  • @ahmednoor6069
    @ahmednoor6069 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @caashoabdi368
    @caashoabdi368 ปีที่แล้ว

    Shiekh lan barkaag iisoo sheeg

  • @caaisha71
    @caaisha71 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @bilaalchannelchannel9778
    @bilaalchannelchannel9778 ปีที่แล้ว

    Mansha allah