Waa Maxay cudurka biyaha indhaha ku furma( Glaucoma)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 61

  • @alifiqiburaale4752
    @alifiqiburaale4752 3 หลายเดือนก่อน

    thanks DR Ahya barnaamijkan wax wayn baan ka fahmey inoo so badi sharaxaad kale oo dheeraad ah

  • @seynabali9658
    @seynabali9658 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Dictore cudurkaan hada aa sheektey sida aan umaleynayo waa kan aniga aan qabo waxaan dhashey 2006dii waana la dhashey cudurka indhaha oo daciifka ah marka waxaana dakhtar laiigeyey 2017dii waxana liigeyey dr shiine wuxuu dhahay wax kama qaban karno marka waxan ogan wayey cudurka indhaheyga ay qabaan wuxuna isoo qorey okiyaal oo zaaid percentage kisa usareya marka soo lagama yaabo curkaan inuu yahay adoo mahadsan isoo jawab dictore

  • @اسماءعمر-ذ4ظ
    @اسماءعمر-ذ4ظ 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc doctor Waxan haystaa limo yar oo jira 1sano iyo badh markii ay jirtay 2bil ayaa laysheegay in ay qabto xanuunkan waxaan jognaa soomali garahaan hargaysa malugu qali karaa halkaan joogno inkastoo dadakii ay qaleen badankood ay ku gulaysan wayeen oo dib dhaakhtiir kale loogeyay oo dabad ah

  • @KhadarXusein
    @KhadarXusein 7 หลายเดือนก่อน

    Dr isoo jawab pls markaan
    Meel iftiin badan rago waxan mooda inu hilaac Ama bidhiq i hor maraysa

  • @XassanDahir-u5w
    @XassanDahir-u5w 3 หลายเดือนก่อน

    Doctor soo badi

  • @naciimoabdullahi5765
    @naciimoabdullahi5765 2 ปีที่แล้ว

    Dr pls isoo jawab qof qalin hore lagu sameeyay hadana araki kadegay dhamanba waxkaqabad maleeyay

  • @samiamohamed8622
    @samiamohamed8622 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Dr ahyaa

    • @jaycereid3625
      @jaycereid3625 3 ปีที่แล้ว

      i realize it is kinda off topic but does anyone know of a good website to stream new movies online?

    • @matthiasdamon9545
      @matthiasdamon9545 3 ปีที่แล้ว

      @Jayce Reid I watch on FlixZone. You can find it on google :)

  • @samuramakeupofficial6305
    @samuramakeupofficial6305 3 หลายเดือนก่อน

    Xanunkan waan qabaa isoduceya wallla yaal

  • @saidahmedsaid7542
    @saidahmedsaid7542 4 ปีที่แล้ว +2

    Doctor Cudurkan wan qaba Muddo 2 bil ka hor bn qaliin galy hda Eye pressurki wuu so laabtay mar kle 25 bu gaaray bil kadib markn qalinka aan galay
    Qaliinka intaann galin ka hor eye pressurkygu wuxuu maryy 36

    • @drahyaa
      @drahyaa  4 ปีที่แล้ว +1

      Said Ahmed Said
      ka waran goojioyinkaaga ma joogteesaa si maalinnla ah ee lagu xakameeyo glaucoma ? waxee ka ciyaari kartaa dowr muhima inuusan soo laaban. waa ku mahadsantahay xaaladaada aad nala wadaagtay.

    • @saidahmedsaid7542
      @saidahmedsaid7542 4 ปีที่แล้ว

      Haa dector Wan Isticmaala Muddo Sanad wan Waday Lkn wax wa ay iga tari weyday Kadib ban qaliin Galay Hdana Daawo cusub Ba lay qoray dector Ayadan hada wada
      Adaa mudan Dector

    • @saidahmedsaid7542
      @saidahmedsaid7542 4 ปีที่แล้ว +1

      @@drahyaa turkiga Joga khasatan istanbul Halkasana qaliinka ka galay Mideeda kle dector melan Klaso Xiriiri karo hdan helo Way ficnan lhyd Su,aalo bdan inn kawarestn raba mahdsanid

    • @sumayaadan6236
      @sumayaadan6236 3 ปีที่แล้ว

      Wll kulamid ahay maxaykudhahen kadib

    • @sumayaadan6236
      @sumayaadan6236 3 ปีที่แล้ว

      @@saidahmedsaid7542 🥺🤲 wll allha inacaafiyo aniba ingiriiskanjoga oonkula tacalayaa

  • @cabdulaahimukhtaar5002
    @cabdulaahimukhtaar5002 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid dr

  • @maryamaali5188
    @maryamaali5188 4 ปีที่แล้ว

    Asc Dr axyaa halkenkahela yacnii intejogtaa ama nambarkaga iisoqor adigo mahadsan

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 2 ปีที่แล้ว +1

    Dr Glaucoma Daawo ma leeyahay ama ka hor tag xataa sideena lagu dareemaa Glaucoma Qofka qabo dr

    • @mohaaka9287
      @mohaaka9287 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa wll wuu leyahy,laser iyo qaliin baa lagaaga dilaya.

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mohaaka9287 thanks wll

  • @AbdimalikAhmeth
    @AbdimalikAhmeth 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢

  • @fowziahassanibrahim5517
    @fowziahassanibrahim5517 3 ปีที่แล้ว

    Dr wad mahad san thy gawar yar 7 jir ah la iga soo sheegey ee xakee jogtana

  • @QUIZWISE7
    @QUIZWISE7 4 ปีที่แล้ว

    Dr Xagee Kaala soo xariira pleaz

  • @apdallaalan828
    @apdallaalan828 3 ปีที่แล้ว

    Dr ani geesaha barta madoow baa isoo cad cadnaya aragyguna 100% wa full dadka wayelada bayna badana indhuhu sa noqdaan waxana laigj yiri yarantaydi baan dawoyinka indhaha iaticmaali jiray ayaga sababa laigu yiri dhawar qof oo saas ahna waa arkay xiriir may isla leeyihin

  • @abdifitahafrika5673
    @abdifitahafrika5673 4 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aaad ayad u mahadsan tahay dr

  • @hawohandulle8417
    @hawohandulle8417 4 หลายเดือนก่อน

    Haa br aniga aya qaba

  • @abdullahiomar9762
    @abdullahiomar9762 2 ปีที่แล้ว

    Dr ad u mahad san thy lkn cashir lo so o ah Visual acuity

  • @aliyahaliyah6115
    @aliyahaliyah6115 4 ปีที่แล้ว

    Asc walal wx ku waydinaa markaa banaanka ubaxo indhaha wxaa ka dareemaa kuleel iyo daal mxaa keeno

    • @drahyaa
      @drahyaa  4 ปีที่แล้ว

      sun glasses qaado marka banaanka aadeesid hada wax ka fahmi weso indhaha iska baartid.

  • @macaanjecel3146
    @macaanjecel3146 4 ปีที่แล้ว

    masha allh Dr wax badan ayaan kaa faaidney

    • @drahyaa
      @drahyaa  4 ปีที่แล้ว

      umahadsanid

  • @mouktarhoussein3600
    @mouktarhoussein3600 3 ปีที่แล้ว

    Maxa lagu daweeya

  • @kanayblue
    @kanayblue 4 ปีที่แล้ว

    Aniga qabo guluacomaha aragayga wuxu kaso reway 8 daqatirta wx lagama qabn karo i dehn ee waxa malaga qawan kara iso jwb fadhlan

    • @AlRaxmaanMedia
      @AlRaxmaanMedia ปีที่แล้ว

      Kwarran hadda bro inaa caafimaad qabto rajeynya

  • @abdihakim5381
    @abdihakim5381 4 ปีที่แล้ว

    MashaAllah wan kafaidhey fadlan xagee kalaso xariri kara
    Lambarkada said ban ogu bahane

    • @drahyaa
      @drahyaa  4 ปีที่แล้ว +1

      instagram: Ahyaa Eye Care.

  • @shamsoindhoyofficial4508
    @shamsoindhoyofficial4508 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah dr ilbaa iska key ilmeyso dhaqrarka dawo marku isoo qoro igma deyso weyna igu cusubthy cudurkan talo iga sii dr

    • @drahyaa
      @drahyaa  4 ปีที่แล้ว

      ilmeenta waxa keenayo e ku xiran tahay. dhaqtarka maku shegay waxa sababay ilmeenta?

  • @fataxmacalin6545
    @fataxmacalin6545 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid dr. Waan kuu baahanahay inshaa allaah waan kula kulmi doonaa

    • @drahyaa
      @drahyaa  4 ปีที่แล้ว +1

      insha allaah

  • @fatimabuuwechannel3962
    @fatimabuuwechannel3962 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah dr

    • @drahyaa
      @drahyaa  4 ปีที่แล้ว

      ❤️❤️❤️🙏🏾

  • @FarihaMohamed-i9y
    @FarihaMohamed-i9y 6 หลายเดือนก่อน

    Waa kugu soosocdaa baala idhahay saxmiyaa

  • @istaahilabdidahir2641
    @istaahilabdidahir2641 3 ปีที่แล้ว

    Wallaal aniga il buu uga riday xanuunkani tii kalana wuxuu iga dhacay waxan maray aadey qaliin wali ishii ii hadhay wax xanuunaysaa ha haysto duceeyo

    • @apdallaalan828
      @apdallaalan828 3 ปีที่แล้ว

      Wlal geesaha barta yar ee madoow miya cadaan marka hore kaa soo galaya

  • @ubahabdi6315
    @ubahabdi6315 3 ปีที่แล้ว

    haa waa aqaan maxaa lagu xalin kara

  • @abdinasirmoalim8568
    @abdinasirmoalim8568 4 ปีที่แล้ว

    dr whas up kaada ubaahanahay plz

    • @drahyaa
      @drahyaa  4 ปีที่แล้ว

      +252612882886

  • @somtroubleshoter9642
    @somtroubleshoter9642 4 ปีที่แล้ว

    tirikoomada ma iskumidbaa miss waa laba cudur dr thnk

    • @drahyaa
      @drahyaa  4 ปีที่แล้ว

      Som Troubleshoter trachomada waa cudur kale . mar ayaan ayadaneh ka hadlayaa insha allaah . mahadsanid

  • @kaskaboykaska116
    @kaskaboykaska116 4 ปีที่แล้ว

    Dr aniga aabahay baa qaba cudurka anigana Wan is kaga shakiya

    • @drahyaa
      @drahyaa  4 ปีที่แล้ว +1

      ilaahay abe ha caafiyo. waxaa rajeenayaa daawadiisa iyo baaritaankisa saadlahanahaa uu ku dadaalo. adiga is baar saa u shaki baxdid.

    • @kaskaboykaska116
      @kaskaboykaska116 4 ปีที่แล้ว

      @@drahyaa mahdsanid

  • @fadumoqurux4715
    @fadumoqurux4715 4 ปีที่แล้ว

    Haa wll hooyo ayaa qabto cudurkanaa

  • @malyunabdyziyad7007
    @malyunabdyziyad7007 4 ปีที่แล้ว

    Asc maasha allah jaasa ul qer dr ahyaa aniga ayuu igu dhacey waana la iga qalay 2 idhoodba haddan okiyaalne wey ii qoreen oo waa wataa wu aasha aan rabo in aan ku weydiiyo waxey tahay waa 1) dhaqtarka markale ma walbo la xiriiraa

    • @maxamedtawaad326
      @maxamedtawaad326 2 ปีที่แล้ว

      Wllo ana qof bu iga haya xanuunka inan ka wareysta rabe, xagen kala so xirira

  • @uxiisayhooyomcn4200
    @uxiisayhooyomcn4200 หลายเดือนก่อน

    Haa aniga qabo sidee ku Heli karaa daddeyda waa 29 jir