Asc Dr indhaha ad Ii xanunaya doctoro kala duwan baan laxiriray waxayna Ii shegeen xanun loyaqaan uveitis drops kala duwan bay Ii qoreen wana is ticmaalay wax is badal ahna ma hayo intan isticmalyo wan ku ronanaya hadan dhafana sidibay Ii xanunayan please iga caawi doctor adigo mahadsan
Dr wxan rabaa in aan kuwaydiyo ilmo yar oo 3.8months jira ataa ilaaa 3 bipod indhaha lga hyaa oo way dhecamayaan xnuna way ku hayaan wana biyaynayaan maxay tahay wxas dr iso sheeg ado rali ah
Dr indhahyga hal il wax iga gaaren anoo yar qalin leygaga sameye ano yar qalknkas ne wax ba ma iitarin oo waxba kama arko mar kale malagu samen kara qalin drtore😢
Asc Dr waxa icuncuna indhaha sido Kale way I Casadaan wayna ibararaan dhakhtar ayaan u Tagay wuxuu iso Qoray Dhibic dhibic ay Qoranthy baribeto N Markan Ka Daayo Halkii ba la iga Bilaabayaa Talo isii Dr Kana Rali Noqo Hadan Qoralkag kugu dhereyy Mahdsnid wan rajynayaa inaad iso Jwbi dontid
Angu markaan arko ishayda waan oyay
Xagee lagaa helaa wllo gabar yar iga dhacay xanun udheer 😢
Dr Mahadsanid wllky Illahay haku xifdiyo wllo waxan ahay 22 jir indhaha hoostoda waxanku yeeshay wrinkles please isoo jawaab waxan iska riday wax yar oo cayil ah taas sobobtay filyaa
Asc Dr Ahyaa magaceygu wa naima hal su,aal ayan raway inaa kuweyniyo ido raliya aadban ujeclanlaha inaa iga so jwbto,wasidatan Dr 2017ki ayn xanunsady wxana isku arkay dhagaha oo gux kabaxayo iyo aragtidi indhaha inaan 2 labo wax u arko mantag badan qortoo ad ixanuneysy markas bis marki dambe dhaqtar ayaa lila cararay Baris dheer kadib dhaqtarki woxo yidhi madax xanunka magareen ayad qabta indhahane biyo kaga furan wna sida ugu dhaqsiyaha badan laagaamira sidii ayana lafdhawarta biyihi leyga miiray alx markas kadib dawoyin Ayn qaty indhihi cadi ayay inoqden dhaga guuxi wnka ficnady ,hadane waxan iskuarkay indhihi oo cad yaro madmadow iga saran iyo dhagihi oo marmar i guxaya siiwa marko madax ad ixanuunaya dhaqtar indhaha ayn Aday woxona igu yidhi aragtida fog sifican uma aragtid o kiyaal wa inaa qadata sidii ayana kuso qaty iyo goojo indhaha lagu shuwo woxoona igu yidhi wa 50,50 iney gojadan canka kaqado iyo ineysan kaaqadin cadka ,bis marka kadib wan isticmaly waxne isbadal dheriga ugama jedo ino cadki iga qady Dr su,asha ankuweydinaya waxey tahy indhaha cadka saran iyo dhaga guuxa iyo aragtidii oo cawir cawir inoqota mawaxaa keeno madax xanunka magareen mise waxanunye kale?Insha Allah qeer Aya ilaahey kadhigaya Dr Xaladeyda halkaas yey mareysa maxa igula talinlahed ina soduceya wllaha qeer allah nawada siiyo dhaman teen ASC
Asc Dr indhaha ad Ii xanunaya doctoro kala duwan baan laxiriray waxayna Ii shegeen xanun loyaqaan uveitis drops kala duwan bay Ii qoreen wana is ticmaalay wax is badal ahna ma hayo intan isticmalyo wan ku ronanaya hadan dhafana sidibay Ii xanunayan please iga caawi doctor adigo mahadsan
Dr waxan kuweydinaa murayada kora haday cadaato maxaa lagusameynkaraaa
Dr side lagugu helaa
Xaruntadu waa xagee ?
Dr dhib baa I heysta daan keega ma maamuli karo hal qeyb kaliyaa ishaqeeneeso 🥲
Titoore ani glass.waxaan wataa 0.75 oo aragtida fog ah marka 2 sano ayaan wataa ilaahadana isbadal u.a jeedow marka masii wata mise?
Dr wxan rabaa in aan kuwaydiyo ilmo yar oo 3.8months jira ataa ilaaa 3 bipod indhaha lga hyaa oo way dhecamayaan xnuna way ku hayaan wana biyaynayaan maxay tahay wxas dr iso sheeg ado rali ah
Mahadsanid Dr
Asc dr kaso hadal maserka indhaha
Ilmo 3 weeks jiro baan ku arkay maxaan ku sameeya please iso jawaab
Maxa ku dawese abaa qalina mise dawoyin
Dr waa ku Delaney waxana isku arakey 4 bari ugu danbeysey bullry vistion oo hal il ah gal its idaciiftey audio kale Dr gal baa iyaraatry dr max KEEN
Dr indhahyga hal il wax iga gaaren anoo yar qalin leygaga sameye ano yar qalknkas ne wax ba ma iitarin oo waxba kama arko mar kale malagu samen kara qalin drtore😢
Ditoore talen farka wadisapka
Migraine ma sababa indho LA an doctor
Dr. Ka soo hadal cuntooyinka indha u fiican
Ok
DR HAYAA AABAHEYGA 10 BUU INDHOOLE AHAA MUDAAWAAD ASIGA AAS ALFAY AYUU MUDO KU WADAY SAABUUN BUDDO IYO CARAB MAANYO KA KID WUU HELAY MAXAA IS LEE DAHAY UU SAMEEYEY
Soo sheg balis ditoore
Aniga ayaa hal il iiga dhacay hadan mida kala ayuu gudbey
Maxa isku dawese wll ado mahsan pls iso jawab
Caad yar o dusha isha kaga dhigma dr aya igu idhi xasasiyada kugu reebtay iyo qaloca isha waxa sababa e bal wax igaso sheg
Ok
Asc Dr waxa icuncuna indhaha sido Kale way I Casadaan wayna ibararaan dhakhtar ayaan u Tagay wuxuu iso Qoray Dhibic dhibic ay Qoranthy baribeto N Markan Ka Daayo Halkii ba la iga Bilaabayaa Talo isii Dr Kana Rali Noqo Hadan Qoralkag kugu dhereyy Mahdsnid wan rajynayaa inaad iso Jwbi dontid
Waxa kuu sababayo malaguu sheegay indha cuncunka? Inta badan daawada kaalmaati e u badan tahay .
Wadmahadsantahay digtoor
Lakiinmaxaawaaye dhagatiir dhahaayo indhahaaga biyacad ayaakujira camaliwaaye inteykagalaan ilen adiga waxaadhahdey ishaway xirantahay duleelkeeda magalikaranbiyo lacala hadiigalan maloogagudbikaraa Qaliinla aan adigoomahadsan
M.h.d s.n.d my dr
Chemo therapy biyaha indhaha