BIG BRO OO PRANK HALIS KU SAMEYAY TALIYE LAANDHEERE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 333

  • @caaailyare3761
    @caaailyare3761 4 ปีที่แล้ว +276

    Barank layslaogyahy waaye fashil inta igu raacsan like hhhhhhhh

  • @feisalmowlidabdi3329
    @feisalmowlidabdi3329 4 ปีที่แล้ว +125

    jilid waaaye ma is tireen ileen big bro iyo taliye laandheere wey is yaqaainee sidee askari ugu maleeyey!!! FLOP PRANK

    • @marwanmarwan182
      @marwanmarwan182 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa prank been ah sxb ilayn
      Caqlibuu ilahay inasiiyee
      Laan Dheere wuu yaqanaa
      Inuu bigbro youtoberyahay
      Waliba safar ah

    • @bartanabada2906
      @bartanabada2906 4 ปีที่แล้ว

      Anaaba yaabay markaan arkay waxaan islahaa goofiyad buu wajiga iyo madaxa gashan lkn waa been

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 4 ปีที่แล้ว

      @@marwanmarwan182 th-cam.com/video/XnpKOBOQTOo/w-d-xo.html

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 4 ปีที่แล้ว

      @@bartanabada2906 th-cam.com/video/XnpKOBOQTOo/w-d-xo.html

    • @ayuubibrahim5798
      @ayuubibrahim5798 4 ปีที่แล้ว

      Haaa zxp marki hore ayaan ka shakiyayba

  • @Sheekocaruured11
    @Sheekocaruured11 4 ปีที่แล้ว +53

    Video gan hadad cafimad ku dawanysid alxamdulilah dheh kuweena xanuunsana caafimad taama Alle u waydii into dhimatayna Alle ha unaxaristo anagana Alle hanoga daba naxaristo

  • @Therelman17
    @Therelman17 4 ปีที่แล้ว +51

    Kkkk prank in la isla ogyahay waaba lojeedaa hadee run ahaan laheed maba noolaateen zxpw caadi oo kuu toogan lahaa landheere ma kaftamo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂yaa igu raacsan

    • @Ahmed-pi1jm
      @Ahmed-pi1jm 4 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂wlhi ruuntaa wayee sxb Big bro manolateen

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 4 ปีที่แล้ว +16

    Prank lisku ogyahay ya ila fahmi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😜 Dariska Taliye Landhere ayaa prank lagu subinaa mana Wana prank isma bixineysa

  • @hibosadiqchannel
    @hibosadiqchannel 4 ปีที่แล้ว +68

    Faadlan walal ilaahy dartis shuot out iku samee wll waxan ahay Hooyo somaliyed

    • @pessofficial-td2zl
      @pessofficial-td2zl 4 ปีที่แล้ว +4

      Tuugsi nga daa habaryhey

    • @ghostchaser6300
      @ghostchaser6300 4 ปีที่แล้ว +2

      Maxad ka faideysa like

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 4 ปีที่แล้ว +1

      @@pessofficial-td2zl th-cam.com/video/XnpKOBOQTOo/w-d-xo.html

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 4 ปีที่แล้ว +1

      Hibo th-cam.com/video/XnpKOBOQTOo/w-d-xo.html

    • @Sad3367
      @Sad3367 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ghostchaser6300 wan kuu saaray hooyo

  • @Alberta-q4e
    @Alberta-q4e 4 ปีที่แล้ว +17

    Walahi parankigan wey isla ogyihiin mida kale taliya landheere Aqalkisa yar e jingada kama baxo meshas cidlada e qoraxda iskama fadhisto😁😁

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 4 ปีที่แล้ว +4

    Big bro prank hadhihin wuuba ku yaqanaaye sideed wax u wadaa 🤣🤣🤣🤣 nagadaa beenta ee waan jilaynaa dheh

  • @Ahmethozman
    @Ahmethozman 4 ปีที่แล้ว +6

    Wxn ku ogaaday inoo been yahay prank kigaan wayo camerada ayu so firinoya landheere,😂😂😂

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 4 ปีที่แล้ว +7

    Big bro heeso xumidii been badni miyaad noogu dartay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mimi-bs8ku
    @mimi-bs8ku 4 ปีที่แล้ว +2

    Landhere iyo bigbro waaba is yaqanan see camal oo prank ugu samena

  • @iqramohamedosman8363
    @iqramohamedosman8363 4 ปีที่แล้ว +3

    Ar big bro see ahaan waxaan oo kale halis waaye, aawaysa team kaada may baqeen iyagaa kaa caqli wngsane Yasir Alla.

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 4 ปีที่แล้ว

      Iqra th-cam.com/video/XnpKOBOQTOo/w-d-xo.html

  • @kaavipro8505
    @kaavipro8505 4 ปีที่แล้ว +5

    Intaa prank dhihi laheedeen , riwaayad cusub ina dhahdaame aheyd😀😀

  • @abwanzaki8498
    @abwanzaki8498 4 ปีที่แล้ว +4

    Walalahey aniga fanka waan kabaxay ilahe ba iga madobeyey youtubekeyga wakan ee 3k oo subscribed igaarsiya abaayo ama abowe mahadsan4k oo kk

  • @mohamedfarah1617
    @mohamedfarah1617 4 ปีที่แล้ว +3

    Landeraa miyu big bro gareneyniin😂inu TH-camr yaxaa😂ish calaa fashiil

  • @ibrahimaadamabdi635
    @ibrahimaadamabdi635 4 ปีที่แล้ว +17

    Ciyaal miyaa nomalesiin
    Prank la isla oga o niarobia miyaa mogdisho kenty big bro
    Lagugu dhufy
    Qandho madax wan leh

  • @bakarcamo9862
    @bakarcamo9862 4 ปีที่แล้ว +1

    Ismadhaanto 100k coming soon i.A

  • @hanat9504
    @hanat9504 4 ปีที่แล้ว +5

    The young man knows that you hve come to visit mogadishu

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 4 ปีที่แล้ว +1

      Aden th-cam.com/video/XnpKOBOQTOo/w-d-xo.html

  • @horyaalgroup9888
    @horyaalgroup9888 3 ปีที่แล้ว +1

    Bigbro talent man

  • @allinvines2508
    @allinvines2508 4 ปีที่แล้ว +2

    Ladheere inlaga waalo inta rabto like

  • @sakariyemahamud1596
    @sakariyemahamud1596 4 ปีที่แล้ว +1

    Fashil weeyaan zxb big Baraw iyo laan dheere way isyaqaanaan lakiin MAXAY TAHY PRANKIGII SAANUU NOQODAY

  • @naazer8584
    @naazer8584 4 ปีที่แล้ว +5

    prank Mise Riwaayad...!!! caqligeena ixtiraamo wlalyal🙏🙏

  • @shakrabluesomali4490
    @shakrabluesomali4490 4 ปีที่แล้ว +3

    aad baan uga xumahay fashilkan. Waa riwaayad cad oo Prank lagu sheegay. 7:15 u fiirso laandhere wuxu yiri “ani daraad Prank makugu sameyninoo”

  • @yasminali74
    @yasminali74 4 ปีที่แล้ว +6

    Prank lisla ogyhy ceeb ma keeno🤣

  • @muhiyadinburale6811
    @muhiyadinburale6811 2 ปีที่แล้ว

    laandhere sidhaas loogumadagaaye wixi jiro sheega niyahow 😂😂😂

  • @magabademaan3706
    @magabademaan3706 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkkhhhhh big bro ciyaal maadnamoodeysaa

  • @sultaniman5231
    @sultaniman5231 4 ปีที่แล้ว

    Wax laislaa oog yhy ayaa nogu qaldeysaan nacalaaa intaan ilaa racsan like igu qataa😂😂😂

  • @mohazmaphia1503
    @mohazmaphia1503 4 ปีที่แล้ว +5

    Fast person

  • @alfanankuukaayyare9796
    @alfanankuukaayyare9796 4 ปีที่แล้ว +7

    Big bro majogyidoo yuu prank kugu dilin landhere hhhhhhhhhh

  • @caskacismaan5699
    @caskacismaan5699 4 ปีที่แล้ว

    Prnkigaan waa laila ogaa talye madaxwaynaa caysay waa lagu xiraa hadii lagu dhaho wuu dagaalami lahaa ama wuucarari lahaa waayo wixii horay loogu sameeyuu ogyahay😂

  • @karama17-t1z
    @karama17-t1z 4 ปีที่แล้ว +2

    Anigu doraad makugu sameynoo kulaha saan prank miyaa 😂 🤣 🤣

  • @Aayahachanneltv
    @Aayahachanneltv 4 ปีที่แล้ว

    Prank ninka banaanka iska imaanayo ahahahahahah Waa lasoo alifay dharkana asigaa idiin siiyay ahhahahahahahaha

  • @kingkhadar3469
    @kingkhadar3469 4 ปีที่แล้ว +4

    Waxay tinta kula buubta qabtaa maalin walpo prank been nala soo hor istageysa war nagama xishootid miyaa qandho sambab weyne😂😂😀

  • @abdallegeedi5479
    @abdallegeedi5479 4 ปีที่แล้ว +2

    Taliye laandher io big bro waa iska kasayaan kow dheh mida kle landhere ciidan la aan ma socodo bentijn

  • @farxaancade1036
    @farxaancade1036 4 ปีที่แล้ว +2

    War adi doqon ma thy anka carur ma nhy wxa rabti mano shege 🤣🤣🤣🤣

  • @nasteexojane2480
    @nasteexojane2480 4 ปีที่แล้ว

    Prank lisla og yhy dheh mesha uu tagan yhy oo xeebta wa meshi taliye dhaldhere kadib ayuu hadane mel cidlo fafhiso ku dhahay su ku ogan wayy nin meshisa lagu labisanayo oo prank lagu sameynayo var mida kle landheero mana aqoon u lahen ino big bro yhy nin shacab ah war naga daya beenta varka wuuku haya 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kingmuzze2125
    @kingmuzze2125 4 ปีที่แล้ว +2

    Isma dhaanto prank yadii beenta ahaa Ma muqdisho ayay la qabty illhyow been nagu cadaabin 😂😂😂😂

  • @dagannafuroondn3691
    @dagannafuroondn3691 4 ปีที่แล้ว

    big bro taliye waa ky qurux badan thy

  • @nimconafta5942
    @nimconafta5942 4 ปีที่แล้ว

    Ben wlhi logadharanaayo somali ugu imaw war magaca ALLE haku ciyaarina

  • @mustafamuxidin9937
    @mustafamuxidin9937 4 ปีที่แล้ว +12

    landheere oyin aa kasoo fakan rabtay😂😂

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 4 ปีที่แล้ว

      Mustafa th-cam.com/video/XnpKOBOQTOo/w-d-xo.html

  • @naaninhjr1176
    @naaninhjr1176 4 ปีที่แล้ว +12

    Wll ilah dartis igula saliya nabiga

    • @shaaficicabdi7608
      @shaaficicabdi7608 4 ปีที่แล้ว +1

      scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @Zakacho10
      @Zakacho10 4 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw

    • @abdirihimarts1504
      @abdirihimarts1504 4 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @samiirchowker3887
      @samiirchowker3887 4 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @magabademaan3706
      @magabademaan3706 4 ปีที่แล้ว

      Scw

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 4 ปีที่แล้ว +1

    BEEN WEYNAA PRANK KULAHAA 🤣
    Sow kuwa big pro ay HORE ukulmeen😀😀😀🤣😀
    Nacalaa beenta qadaadweyn ta kutaal🤣😀🤣

  • @faraxabdirahman6287
    @faraxabdirahman6287 4 ปีที่แล้ว +1

    Ismadhanto big bro guul wacan insha allaah ❤🌹🌹🌹🌹🍉🌹🌹🌹🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏✅

  • @Abushezmaofficialchannel
    @Abushezmaofficialchannel 4 ปีที่แล้ว

    Muhimada prankiga mahan waxrun iney noqdaan muhimada wa iney noqotaaa jiliiin gadmaayo madadalo eh keep going ismadanto

  • @shoolicade1391
    @shoolicade1391 4 ปีที่แล้ว

    Ismadhaanto waxaaan niigu hanbaliyeeynaaa 100k subscrib hana ladhameystiro caaawa thanks🙏🙏

  • @munasarabdimohamedikuqaado7739
    @munasarabdimohamedikuqaado7739 4 ปีที่แล้ว +4

    Keep going big pro

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 4 ปีที่แล้ว

      Munasar th-cam.com/video/XnpKOBOQTOo/w-d-xo.html

  • @qaraamilyrics2250
    @qaraamilyrics2250 4 ปีที่แล้ว +1

    Warya ila qabto ina prank ben ah yhy vediogn
    Cajib🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @aflaamtacusub6056
    @aflaamtacusub6056 4 ปีที่แล้ว +5

    Camera manka iga gadan

  • @ROBERTO-TUBE
    @ROBERTO-TUBE 3 ปีที่แล้ว

    Prank hadey tahay maxaa dadka kale meesha kafiirsanaayo maxaa meesha keenay

  • @aliahmed-ws1nw
    @aliahmed-ws1nw 4 ปีที่แล้ว

    saad uso socoteen waxan le maala maqneeden waxa idin daawanayo wa dad ee maha dunyo waxan prank isla ogtihiin inu yahay caad dadka kama saarna nagadaaya🤣🤣🤣

  • @abdirahmanyussufhassan7917
    @abdirahmanyussufhassan7917 4 ปีที่แล้ว

    Tuutaha Waxaa ku soo siiyay Laandheere.Tanina Waa sheeka la isla Ogyahay ee Waan kuu daawanay

  • @MaanQaboojeLyrics
    @MaanQaboojeLyrics 4 ปีที่แล้ว +5

    Kawaala ninka

  • @KhadarMediaPro
    @KhadarMediaPro 4 ปีที่แล้ว

    Big bro prank gigaaan waa fashil hadii laandheere dharka asgarta soo gashan lahaaa waa kuu socon lahaaa prank ga lkn waxaaa ku dheeshay markii dharka asgarta soo gashatay oo oo laandhere waa ku xiraa aa dhahday laandheere oo og inaa tahay big bro waliba idinka oo is og inaa prank noo jileeeyseen 😂😂😂

  • @sahalmahmed5555
    @sahalmahmed5555 4 ปีที่แล้ว

    Big bro lagend baad tahaye the best prank

  • @NimcaAbdalla
    @NimcaAbdalla 2 หลายเดือนก่อน

    Keap going taliye landheere

  • @hodonaadanshidane1188
    @hodonaadanshidane1188 4 ปีที่แล้ว

    Jiliinkii ugu weynaaa ee aan arkay abid prank kama dhicin

  • @Abdirahmandhere
    @Abdirahmandhere 4 ปีที่แล้ว

    Laandheere wu iga qosol siiyay

  • @nimcoqadar636
    @nimcoqadar636 4 ปีที่แล้ว

    Dharka ay wataan xatee taliye ladhere ayee ka qaaten brnk kulahaaa

  • @farxiyaquuruxwanag7611
    @farxiyaquuruxwanag7611 4 ปีที่แล้ว

    Asc wllky reer isma dhaanto ee xagee ka dhacaden

  • @feysalabdullahi40
    @feysalabdullahi40 4 ปีที่แล้ว

    Prank wu dhis cooway big pro io laandher way is yaqanan sargaal police soo ugu malena hhhhhh prank maxa u ledihin film maiska dhahdaan

  • @ambaiimaan272
    @ambaiimaan272 4 ปีที่แล้ว

    Big baro geesi aathy😀😀😀

  • @hayatalarap977
    @hayatalarap977 4 ปีที่แล้ว

    Big bro aad ayaan utaageere si qaas ahaaneed

  • @mohanahmed7736
    @mohanahmed7736 4 ปีที่แล้ว

    Inuu big bro yahay qof waliba waaa arka ee maxa prank ah ....

  • @princessintisaan1584
    @princessintisaan1584 4 ปีที่แล้ว +2

    Ka fiirsadaa waxaad umadaa uso gudbineysaan. Taliyee laandheere iyo big bro wey isyaqanaan. Oo muqaal hoore oo eey islaa joogaan ayaad so geeliseen

  • @abdiyarechanel2638
    @abdiyarechanel2638 4 ปีที่แล้ว

    Ma aaminsani in laandheere prank lagu sameeyay lkn riwaayad waan dhihi karnaa

  • @muhiimibrahim5214
    @muhiimibrahim5214 4 ปีที่แล้ว +3

    Prank lays la ogyahay weeye 😂

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 4 ปีที่แล้ว

      Muhiim th-cam.com/video/XnpKOBOQTOo/w-d-xo.html

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 4 ปีที่แล้ว +1

    Dadka ciyaal miya modeen prank ku lahaa
    Sorry wakhti a yan ku lumi yay waxan

  • @cmaan_0666
    @cmaan_0666 4 ปีที่แล้ว

    Takiye laan dheere oo buulkiiza jooga miya zidaan u jiliczan horuupa kaa toogan lahaa laan dheere aa fudeed kaaaz amar ku qataa kkkkkk neef weyn paa thy big broh

  • @deeqaxasan4964
    @deeqaxasan4964 4 ปีที่แล้ว +5

    Prank macqul ahen ma landhera aqon wayey big bro

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 4 ปีที่แล้ว

      Deeqa th-cam.com/video/XnpKOBOQTOo/w-d-xo.html

  • @bukbaxhaa5975
    @bukbaxhaa5975 4 ปีที่แล้ว

    big bro ilaahi ha isku dirin
    pranka mataqaanide

  • @suheyb_00
    @suheyb_00 4 ปีที่แล้ว +7

    Fake prank laandhere shekadas mba yaqaan hday xirow gaarto shekada😁

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 4 ปีที่แล้ว

      Geel th-cam.com/video/XnpKOBOQTOop/w-d-xo.html

  • @amiidahaaji1508
    @amiidahaaji1508 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi way ku dhacday taliye landhere

  • @mohamedomar610
    @mohamedomar610 4 ปีที่แล้ว

    big bro jiliinkan in lagugu xiro waaye

  • @fatumaanab7512
    @fatumaanab7512 4 ปีที่แล้ว

    Sheko ruwayad igadeh, ma landhere ba codki big bro garanenin ,prank ben ben

  • @ubaxyadamaantaofficial8630
    @ubaxyadamaantaofficial8630 4 ปีที่แล้ว +3

    7:10 markasu fashil may prank gan 😂😂😂

  • @abdifataaxbashiirmaxaud8075
    @abdifataaxbashiirmaxaud8075 4 ปีที่แล้ว +5

    Nio Garowe Imaada Zxp

    • @jamacmaxamed9351
      @jamacmaxamed9351 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhh meel aan waxba lagu ogyn maxa laga so doonaa

  • @saygacade7003
    @saygacade7003 4 ปีที่แล้ว

    Ninku doqonsona neefka big pro waligiis prank sax masamayn

  • @Akram_editor8
    @Akram_editor8 4 ปีที่แล้ว +2

    1k Subscribe wax yar Ayaa iiga dhiman ee igaar siiya Please Azxapta Big pro

  • @mohamedkasim8040
    @mohamedkasim8040 4 ปีที่แล้ว

    Zxbkey big bro Kan prank ma.ahan ee inga daayo ciyaarta big bro goormuu askari noqday oo sarkaal isku badalay

  • @abdik3531
    @abdik3531 4 ปีที่แล้ว

    Shekadan walislafahansana.....Big bro fuleynimadisa naqana niki tori kabaqayo miya landere adaya asago ogeen maya.....

  • @abdikadirbile5998
    @abdikadirbile5998 4 ปีที่แล้ว

    Prank ya utoto ,afadali wange act comedy movie

  • @maxamedamiin1945
    @maxamedamiin1945 4 ปีที่แล้ว

    Fiiriya wax lisla ogyahay waaye dheesha naga dhaafa

  • @eng.fathiabdi5909
    @eng.fathiabdi5909 4 ปีที่แล้ว

    Hhhh big bro ma bilaa caqli baa dadka u haysataa ninkan wuu ku yaqaan aqli xumidq nagala tag naanaabyohow

  • @nawaliid4894
    @nawaliid4894 4 ปีที่แล้ว +7

    Fake prank 😂😂

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 4 ปีที่แล้ว

      Nawal th-cam.com/video/XnpKOBOQTOo/w-d-xo.html

  • @abdikariinxasan1949
    @abdikariinxasan1949 4 ปีที่แล้ว +1

    Big barow landhere wa istaqanine waxa rabtit .manoshege barnkian waa fashil kula ha barkiki shalay baiga arsanane

  • @mohaahmedsaxardid7029
    @mohaahmedsaxardid7029 4 ปีที่แล้ว

    Wxn waad isla ogtiin rag is yaqana taliye Landheere waa nin ku garanaya barankiguba hadu saa sayay wxa la dawado mahaa war dhako kale keena

  • @asiasabaad1329
    @asiasabaad1329 4 ปีที่แล้ว

    Brank ga waa lays la ogaa saan u arko

  • @libanali5480
    @libanali5480 4 ปีที่แล้ว +2

    Bro waxaan brank maahan ee wax macquul ah la.imaada ninkaan laandheere ah wuu ogyahay maahane makala bixi lahaydeen mida kale big bro sida aad uhadlaysid way jilcantahay ee isisoo adkee bro fikrada kaa maqan walakaa ayey kujirtaa waxaan waa fashil

  • @sususead2680
    @sususead2680 4 ปีที่แล้ว

    Big baro waxa koray qoloftisa wayo maskaxfisu ma korin way isyaqaneen isaga iyo landheere marka sidebu askari ku mooday😃😃😃 fashil brank

  • @bilaalofficial514
    @bilaalofficial514 4 ปีที่แล้ว

    wlh bilahi tlahi iny jilin yihin ilaho big pro calol nur oo run shegayo natus

  • @ashrafalihassan3551
    @ashrafalihassan3551 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂 beenta aduunka big bro iyo landheere hori aye uwada kulmeen wayna is yaqanaan ee waxan prank lma dhaho

  • @khadaregeh7101
    @khadaregeh7101 4 ปีที่แล้ว +4

    Ismadhaanto prankigii ugu beenta badnaa soo madateesh maanta waxa dad joogay meesha eeg waxaasoodada muunan arkayn takale bigbro inuu askari ahayn uuba ogyahee siduu taliye ugu odhani laandheer hhhhhhhh

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 4 ปีที่แล้ว

      Khadar th-cam.com/video/XnpKOBOQTOo/w-d-xo.html

  • @ibrahimhassan1191
    @ibrahimhassan1191 4 ปีที่แล้ว

    Prank peentii ugu weyneyd😀😊😀😆😀😅😀😅 eee abid

  • @gaaniyare2017
    @gaaniyare2017 4 ปีที่แล้ว

    Waxan waa flim not prank
    Laandheere iyo big bro waaba istaqaaniin

  • @zakianopoyofficial3403
    @zakianopoyofficial3403 4 ปีที่แล้ว

    Big bro bacdi dharka u kuwatay yaa u jedo🤣🤣

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 4 ปีที่แล้ว

    Big bro waad tagtay ma geesigii baad gurigiisa ugu tagtay

  • @gulledadanabdi3075
    @gulledadanabdi3075 4 ปีที่แล้ว

    Landhere big pro magaranayo maaaa idhihi rabtaaan wllhi kuwan in aan subscribe ka kaga laabto aaan kabaqaaa hhhhhhhhh

  • @saxaayetube9262
    @saxaayetube9262 4 ปีที่แล้ว

    Big pro iyo laandhere isma yaqanin miya

  • @shabbacal-gaadeer
    @shabbacal-gaadeer 4 ปีที่แล้ว

    Maantan idinkusoo biiray waxan ahay ninkii murqaan vedio callka kula hadlayay

  • @ismailaliismailali7754
    @ismailaliismailali7754 4 ปีที่แล้ว

    Keep going big man