PRANK NAXDIN LEH BIG BRO OO NAAG AJINABI AH GUURSADEY ISMA DHANTO SHOW

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 958

  • @jaamamohamed5674
    @jaamamohamed5674 4 ปีที่แล้ว +42

    Big bro: I love you baby
    Rebecca: i love you too
    Ismadhanto: Eeeeeeeh 😂😂😂

    • @umuraage2984
      @umuraage2984 4 ปีที่แล้ว

      Jaama Mohamed😂😂😂😂waad ila aragtay

  • @hafsaosman169
    @hafsaosman169 4 ปีที่แล้ว +210

    Alow nodaa wiilasheena somaliyed markuu big bro uu gacan uqadiraabay fooxise say usowada boodeen noolada wilasheena mnshll

    • @xabiiburaxmaan5994
      @xabiiburaxmaan5994 4 ปีที่แล้ว +9

      Gabdhahu Meel walbey joogaan Waan ilaashaneynaa Oo waan Dhawreynaa i.A Alle ha idin xifdiyo

    • @saocid2285
      @saocid2285 4 ปีที่แล้ว

      Wax lesla ogyahay😂😂

    • @lizajoseph7559
      @lizajoseph7559 4 ปีที่แล้ว +1

      Hafsa wa ila aragtay wlh marar badana fiiiirsade wlh omg ilahey hano dhaafo wilasheena

    • @lizajoseph7559
      @lizajoseph7559 4 ปีที่แล้ว +2

      @@xabiiburaxmaan5994 sido kale wll mcn ilahey managa kiiin qaaaado 😘😘😘😘👏👏👏👏😍😍😍💗

    • @daruurofficialtv
      @daruurofficialtv 4 ปีที่แล้ว

      @@xabiiburaxmaan5994
      Wll SUBSCRIBE ii saar inshallah igu caawi

  • @muwahibahmed9029
    @muwahibahmed9029 4 ปีที่แล้ว +260

    Waar hooy raga isma dhaanto fooxiso ilaashada waa hooyadiinee

    • @muwahibahmed9029
      @muwahibahmed9029 4 ปีที่แล้ว +3

      Subscribe my channel please #Muwahib Ahmed

    • @fartunfarah9802
      @fartunfarah9802 4 ปีที่แล้ว +2

      @@muwahibahmed9029 🤣🤣🤣adi lee maa izku jwpe🤣🤣🤔

    • @farahbudhul1036
      @farahbudhul1036 4 ปีที่แล้ว +2

      😅 wa yaab

    • @qalanjomoha1833
      @qalanjomoha1833 4 ปีที่แล้ว +1

      @@fartunfarah9802 hhhhg war ilen ma aragta muwaahib subscribe isaar haday istiri

    • @maxamedcabdilaahi6286
      @maxamedcabdilaahi6286 4 ปีที่แล้ว +1

      hhhhh shaqale jikada udir lagu lahas

  • @abdallahassan7845
    @abdallahassan7845 4 ปีที่แล้ว +14

    Fooxiso wllhy somalinimo kugu wyn abyo qaali ah keep going falcelintada aad iyo ayey iso jiidatay hadii run ahan lahyd waad kareebi lahyd so proud of you my sister keep going 👏👏👏👏

  • @mrdajiyeofficial7742
    @mrdajiyeofficial7742 4 ปีที่แล้ว +26

    ismadhaanto prankigaa inku jeclahey wllhi ,big bro waa naga qusliday ,,,keep going isdhnto

  • @amxaar
    @amxaar 4 ปีที่แล้ว +117

    Walaahi Ilove somali cunsuri Nimo anagaa naloogu imaadaa Alow xafid somali

    • @cabdirisaqcismaan8165
      @cabdirisaqcismaan8165 4 ปีที่แล้ว +5

      Haa wllhi allha no dhowro somali o dhan wa iska jeclahy dadkayga kuligood shaqala miya kulaha dhib badnaa 🤣🤣🤣

    • @nasriabdirahmaanelmi8485
      @nasriabdirahmaanelmi8485 4 ปีที่แล้ว +2

      cunsirnimo maaha ee dhaqankaa la ilaalinayaaa ee taa lasoco

    • @amxaar
      @amxaar 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkk dhaqan qoraayo Qof ku hor fadhiyo waa uree Waa keee

    • @mohamoudsiid9803
      @mohamoudsiid9803 4 ปีที่แล้ว +1

      Walaahi qofka lacunsuriyeenaayo wuxu dareemaayo hada adiga lagu dareensiin laha sidaa umahadasheen

    • @amxaar
      @amxaar 4 ปีที่แล้ว

      mohamoud siid Waanba joogaa Meel Leysku cunsuriyeeyo Haday kaaga macdahay

  • @husseinathebossman3362
    @husseinathebossman3362 4 ปีที่แล้ว +40

    Legendary Big PRO
    Jilaa WEYN iga dHeH
    Nin is Hubo LegendarY
    Keep going wll 🙏🙏🙏

    • @Akhfashtube
      @Akhfashtube 4 ปีที่แล้ว +1

      Husseina The Boss Man , th-cam.com/channels/LVc91k9fqVOcgjF1e6qEPQ.html

    • @husseinathebossman3362
      @husseinathebossman3362 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Akhfashtube
      Keep going legend

    • @Akhfashtube
      @Akhfashtube 4 ปีที่แล้ว

      Husseina The Boss Man , thanks sxb

  • @Zuumaya123
    @Zuumaya123 ปีที่แล้ว +1

    Mrkuu dharbaxey gbdha eeg see uu wada booden allow nodaa wiilasheenaa somaliyeed ❤❤❤❤🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽🥺👌

  • @izahussein8329
    @izahussein8329 4 ปีที่แล้ว +3

    Isma dhanto hooyo fican heysatiin oo naxriis leh hesheen ee warkeeda maqla. Mansha allah Fooxiso

  • @somalidiihore2801
    @somalidiihore2801 4 ปีที่แล้ว +61

    Hadaad milyan views rabtaan big bro koofiyada ka qaada waxaa prank iyo waxaas gacan kusamayska aha ka baxoo😂😂😂

  • @yasminali74
    @yasminali74 4 ปีที่แล้ว +11

    wlhi waa wiilal dhiig leh Fooxiso Marku dharbaxay sidey u booden aya ka Helay woow wiilasheena Somaliyed Allaha no xafido❤❤💚💚💛💛💖💖

  • @naanimohamed788
    @naanimohamed788 4 ปีที่แล้ว +117

    Fooxıso Waa boqrda ısma dhaanto vıva fooxıso ❤️

    • @Akhfashtube
      @Akhfashtube 4 ปีที่แล้ว

      Naani Mohamed7 , th-cam.com/channels/LVc91k9fqVOcgjF1e6qEPQ.html

  • @mudugaawiboy7830
    @mudugaawiboy7830 4 ปีที่แล้ว +95

    fooxiso waa muraayada ismadhaanto marka waa in aad ilaalisaan gabadha✔

    • @Akhfashtube
      @Akhfashtube 4 ปีที่แล้ว

      Somalian Boy , th-cam.com/channels/LVc91k9fqVOcgjF1e6qEPQ.html

  • @nasirismail9033
    @nasirismail9033 4 ปีที่แล้ว +107

    Gabadha ajinabiga ah way darem karta In ay Somalidu cunsuri Tahay ayaa igu Rac san

    • @zuhurabdulkadir1857
      @zuhurabdulkadir1857 4 ปีที่แล้ว

      12345th St. Louis n.v fg cc nnn dbung uytubnkkp

    • @nomcomaxamed126
      @nomcomaxamed126 4 ปีที่แล้ว +1

      Aniga sax

    • @Akhfashtube
      @Akhfashtube 4 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/channels/LVc91k9fqVOcgjF1e6qEPQ.html

    • @heersareofficial8272
      @heersareofficial8272 4 ปีที่แล้ว +2

      Cadaanka dhexdooda isma cunsriyeeyaan laakiin Somalida cunsrinimado iyaga dhexdoodo iyo dhadka kale ayay cunsriyeeyaan!

    • @abdiraadow9341
      @abdiraadow9341 4 ปีที่แล้ว

      Somalis they luck respect instead of acting ND making shout it was good for them to make a solution about wat big bro brought for them

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 4 ปีที่แล้ว +27

    Fooxiso Gabadha La DhaHo Waa QoF caqli badN wlh Reer Isma Dhanto Fooxiso ILaashada wlh waa Mamo o Kle #Fooxiso🦁👑🖤

  • @daacad2168
    @daacad2168 4 ปีที่แล้ว +26

    Muqaalka waad dhereyzeen
    Waxey fcnaan leheed qeybta muhiimada inaad sodeysan inta kale aad Kajarta inta igu raacsan like sar

    • @Akhfashtube
      @Akhfashtube 4 ปีที่แล้ว

      Deeq Laki , th-cam.com/channels/LVc91k9fqVOcgjF1e6qEPQ.html

  • @amxaar
    @amxaar 4 ปีที่แล้ว +46

    Fooxiso difaac fiican heysataa waalaalo fiican Masha alah

    • @caatoyare7917
      @caatoyare7917 4 ปีที่แล้ว

      Adiga difaacagu arsenal miyaa
      Difaac la aan ma kajirta meesha 🤣🤣🤣

    • @nasriabdirahmaanelmi8485
      @nasriabdirahmaanelmi8485 4 ปีที่แล้ว

      Adiguba difaac waxaa ku ah dhalinta somaliyeed ee taa lasoco huno

    • @amxaar
      @amxaar 4 ปีที่แล้ว

      Somali Lee ahay ma ogidoo carab maahiye cadeey

    • @nasriabdirahmaanelmi8485
      @nasriabdirahmaanelmi8485 4 ปีที่แล้ว +1

      @@amxaarwan ogahay

    • @daruurofficialtv
      @daruurofficialtv 4 ปีที่แล้ว +1

      @@caatoyare7917
      Wll qaali SUBSCRIBE ii saar inshallah

  • @muktarsuban9811
    @muktarsuban9811 4 ปีที่แล้ว +40

    Big bro halmar xitaa maqoslaayo waa jilaa weyn runtii kkkkkk

  • @mudugaawiboy7830
    @mudugaawiboy7830 4 ปีที่แล้ว +18

    😂😂😂😂
    BIG bro laandheere thy waa kuwataa bweh🇸🇴✌

  • @mruun3542
    @mruun3542 4 ปีที่แล้ว +25

    Aar Maryooleey cunsuri Sanaa oo Caqli Xunaa May Dhahaan Hadhow aan Wada hadleynaa Ee Gabadha Gurigeedii Geey
    😍 Boqortooyo Waaye Ismadhaanto Boqoroda Ismadhaanto Maad Gacan u Qaadee Sey u Difaaceen Fooxiso Aan Ka Helay😍😍😍😍😍

    • @salmanAli-fb3ci
      @salmanAli-fb3ci 4 ปีที่แล้ว

      wa runtaa wa ilmo hde run u dhici lahyd xita xushmad la antas same lahyen arinta wa xaline gabadha ha darensin goni an u hadalno ayey dhihi lahyen lkn wa carur xafaded cunsuriyen ah

    • @saocid2285
      @saocid2285 4 ปีที่แล้ว

      Hhh wax lesla ogyahay😂😂

    • @mruun3542
      @mruun3542 4 ปีที่แล้ว

      @@salmanAli-fb3ci 😂😂😂😂

    • @mruun3542
      @mruun3542 4 ปีที่แล้ว

      @@saocid2285 😂😂😂

    • @alimahamed163
      @alimahamed163 4 ปีที่แล้ว

      Waa ruwaayad prank maaha wll waxani inuu jiliin yahay maanad arkeyn hadi uu rabo inu guursado ma iyagu la tashan laha waa la jilaya iyadna wa loshegay wayo kama xumaneyso sow umanjeedid

  • @samiramohamed4459
    @samiramohamed4459 4 ปีที่แล้ว +18

    ManshaAllha nice boys Suldan iyo Sami iyo Salman keep going ✌️✌️

  • @deeqacadey8499
    @deeqacadey8499 4 ปีที่แล้ว +16

    Waaaaaaaw kaafi cabdi waa wiilka ugudagan ismdhanto nindabeecadleh igadheh masha,alaah kuligin wan idin tageraa👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣✨🏆

  • @chelseafaarah8226
    @chelseafaarah8226 4 ปีที่แล้ว +31

    They dont got any respect for her i wish she knew their language she would'nt be there. I feel sorry for her

    • @bellazzang1920
      @bellazzang1920 4 ปีที่แล้ว +2

      Prank lee ahayd iyada ayaaba soo raacday iyada oo og in aysan fahmaynin luqada😊

    • @mariamabdul4216
      @mariamabdul4216 4 ปีที่แล้ว

      Me too

    • @nimcohassan3255
      @nimcohassan3255 4 ปีที่แล้ว

      This men are pathetic

    • @Akhfashtube
      @Akhfashtube 4 ปีที่แล้ว

      Chelsea Faarah , th-cam.com/channels/LVc91k9fqVOcgjF1e6qEPQ.html

  • @maxamedtoxob1579
    @maxamedtoxob1579 4 ปีที่แล้ว +47

    Prnki Kan Ka Qosol padan Ma anan Arak Wllhi Guul Yaqay Isma dhaanto

  • @ahzaabyareofficial2251
    @ahzaabyareofficial2251 4 ปีที่แล้ว +8

    @Sami fooxiso wu jecelyahay inta ila arakti like ii sara👊

  • @hayatimhaya4254
    @hayatimhaya4254 4 ปีที่แล้ว +8

    19:15 Big bro caadi fooxiso nagtan cuto uso kari 😱🤣🤣🤣🤣🤣salman nagtan juice uso shiid😱😱😱😱🤣🤣🤣🤣

  • @Tatum1988
    @Tatum1988 4 ปีที่แล้ว +15

    War gabarta Hala tixgaliyo waa walashiin oo kale see cml waan ogahay ineey prank tahay lkn dad ayaa idinku xiran

  • @yasmiinliibanshow7537
    @yasmiinliibanshow7537 4 ปีที่แล้ว +1

    bik barow waan ku waataa walahi wiilka marada uxiraan Ayan baa ka heeley aniganah😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @diamondfilms6850
    @diamondfilms6850 4 ปีที่แล้ว +26

    Cunsuriiyn an Somali ahyn maaba jirto

  • @shabeelleofficial6485
    @shabeelleofficial6485 4 ปีที่แล้ว

    Big bro koofida sxb iskama dhigto miyaaa wankutageraa bro keep goinb

  • @zapnadiadduunka3772
    @zapnadiadduunka3772 4 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi waa wilal Dhiig leeh Ayaga dhan wey wada istageen 💪💪🙏🙏 Allah Ha idiin Dhowro

  • @almer2735
    @almer2735 4 ปีที่แล้ว +1

    Big bro qosolka ayuu iga dhameeyey wlhi. Sxb horey usoco

  • @hodanmahamed5013
    @hodanmahamed5013 4 ปีที่แล้ว +21

    Woow prank jecliya ismadhanto wan idin salamay

  • @banoodachannal4379
    @banoodachannal4379 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi in kastoo hadey Muslim tahay diinta diideynin lkn Aniga Dunida u Necbanahay Ajaanib wlhi ma jecli Naagtii Ajaanib Guur sata wey iga dhimatey saraaxa Inta igu mid ahna igu racado Saar👍
    Inta ila mid ahayn 👎ii saar

  • @somalishow5922
    @somalishow5922 4 ปีที่แล้ว +11

    Xata prank been ah hadad samaynaso 1: jawaab dagdaag ah ma jirto 2: hadalka badan 3: waaji yaab leh baa la muujiyaa zxp hada waxan arka oo walhi bilaahi ah waa matalaad

    • @zaimamin8071
      @zaimamin8071 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa la.ogyahay waa filin ee mehan ptank

    • @Akhfashtube
      @Akhfashtube 4 ปีที่แล้ว +1

      Deeqsi time officiall th-cam.com/channels/LVc91k9fqVOcgjF1e6qEPQ.html

  • @AsiyaxasannuurXaliimo
    @AsiyaxasannuurXaliimo 4 ปีที่แล้ว +1

    Ismadhaanto idin taageera walee
    Suldaan iga gadntay walee❤️

  • @koolkoolijaceylka6549
    @koolkoolijaceylka6549 4 ปีที่แล้ว +10

    Kafi dheere quruxlow, xaskaga labad baa noqonaya. 😘

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wlhi wiilasha oo dhan sey ugu hiilinayaan ayaan ka helay👍👍👍👍👍.

  • @flishah6812
    @flishah6812 4 ปีที่แล้ว +11

    Kkkkkkkkkkkk😂😂😂😂 naag weytehee sheer aa nookee kulahaa kan yari 😂😂😂 funny wlahi

  • @yasmiinquruxofficial1188
    @yasmiinquruxofficial1188 4 ปีที่แล้ว

    Wow foxiso wlh wa naag karmed walashey an kugu dara horey u soco sis

  • @dr.sdarajochannel5823
    @dr.sdarajochannel5823 4 ปีที่แล้ว +3

    Alla wiilsha somaliyeed dhiig badanaaa❤❤❤

  • @falismohamedmohamudfaalis8164
    @falismohamedmohamudfaalis8164 4 ปีที่แล้ว +2

    Alla dheer badaan Big bro bismilaahaa

  • @imaandhool6818
    @imaandhool6818 4 ปีที่แล้ว +3

    15:21 woow wilasheena allaha noo daayo 😭😭😍😍❤️

  • @mohamedjubba3451
    @mohamedjubba3451 4 ปีที่แล้ว

    MashaAllah gabadha fooxiso la yiraahdo waa gabar damiir leh oo boqorad ah. Allaha sharfo. Deeqsiyad walaalkeed la jecel wanaaga iyo Mustaqbal wacan. Raggaan kale waa bilaa xikmad.

  • @leylahussien2535
    @leylahussien2535 4 ปีที่แล้ว +19

    Waan jeclahy ismadhaanto prank

  • @abdullahiabdinur947
    @abdullahiabdinur947 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh fooxiso wllhi waa wlle jira isma dhaanto gaba dhaa sidii hooskii udaba jooga oo ilaaliya waa nasab nasab dhalay

  • @juumohamed296
    @juumohamed296 4 ปีที่แล้ว +14

    Wlhi sadaxdan wiil waa wiilal boqoro ah saami suldaan iyo salman

  • @mariaabdi6265
    @mariaabdi6265 4 ปีที่แล้ว

    Mashalah wlh wa kufana my somali people always sharaftina dintina kor .

  • @huudafarah8275
    @huudafarah8275 4 ปีที่แล้ว +10

    Ceeb respect this girl

  • @abdirisaqmohamed440
    @abdirisaqmohamed440 4 ปีที่แล้ว +2

    Legend big bro❤.......Team ismadhanto😍

  • @muniirjunior4071
    @muniirjunior4071 4 ปีที่แล้ว +46

    Hadii ay idin fahmi layd kuligiin jeelka liinta ku cabi lahaydeen😂😂

    • @fatumahani9169
      @fatumahani9169 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣😂😂

    • @marwoabdi8018
      @marwoabdi8018 4 ปีที่แล้ว +1

      Mesha muse bixi majogo de😂😂😂😂😂😂

    • @ahmedtayow3524
      @ahmedtayow3524 4 ปีที่แล้ว

      @@marwoabdi8018 😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣

    • @marwoabdi8018
      @marwoabdi8018 4 ปีที่แล้ว

      @@ahmedtayow3524 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Akhfashtube
      @Akhfashtube 4 ปีที่แล้ว

      Muniir Junior th-cam.com/channels/LVc91k9fqVOcgjF1e6qEPQ.html

  • @adoontaallahofficial5179
    @adoontaallahofficial5179 4 ปีที่แล้ว +1

    Fooxisa was gabar dhiig leh walashay ku siina kulahaa salaman saalim iyo suldaanka was rag wanaagsan gabadha somaaliyed saas ugu hiliya maalin kasta ismadhaanto horumar wacan walalayaal 👌👌👌👌👌👌👌👌👌🎁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @lizajoseph7559
    @lizajoseph7559 4 ปีที่แล้ว +3

    Wwwww m.a marko fooxiso gacan uqaadi rabe wilasha dhan we wada keceeeen omg

  • @Since2012channel
    @Since2012channel 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa prank wijiga dhabta ee isma dhaanto so sartay Dhamaantod waa cunsiriyin 😭.

  • @haytamking3977
    @haytamking3977 4 ปีที่แล้ว +4

    Dhiiga idhaqaaqay wlhy arag sida ay usoo wada boodeen markuu big bro isku dayay inuu gacan la aado
    #fooxiso gabar dhiig iyo damiir leh iga dheh

  • @sharafahmedchannel7557
    @sharafahmedchannel7557 4 ปีที่แล้ว

    Meesha abwaan cayn baa ugu dagan markasta oo buuqyo qaylo waa kii aamusan maasha allah

  • @sabiriinabdulqadir5352
    @sabiriinabdulqadir5352 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah foxiso walaalo jecla ayay haysata masha allah
    Ilaashada gabdha waa qof gaari ah

  • @Mopurhaan
    @Mopurhaan 4 ปีที่แล้ว

    naagtu Ma bidaarbey leedahy mise anaa modey😉🤣welcom to bidaarleyda hwwenk

  • @somalishow5922
    @somalishow5922 4 ปีที่แล้ว +3

    Salman boqoor cod baa u hayaa wlahi inta ilaa aragtaaye like saar👍💤

  • @warsandehir605
    @warsandehir605 4 ปีที่แล้ว

    Prank shidan kkk waa xanaqeen wiilasha fooxiso lagama taaban karo rag nool dheh bigbro wanka helaa prankiga Suu umatalo runrun cml uu umatalaa prankiga isma dhaanto hada ima dhaafo👍👏👏👍🙋‍♀️

  • @albushrainstitute6608
    @albushrainstitute6608 4 ปีที่แล้ว +9

    Big bro zxp qoftan waad iskusoo baxaysaane iska guurso hampalyaduna waa iga qadim

  • @Masterarizona
    @Masterarizona 4 ปีที่แล้ว

    Allow europe yaa idin keena africa is africa walahi wax difference dadkani cadaanka ah uma lihin same beynu kanahy agtooda prank wa sameesen lakin cunsuriyad ba kulifaaqden anaga fans kiina nahay wixi qaldan wa idin sheegena👍👍💕

  • @najaxmaxamed7052
    @najaxmaxamed7052 4 ปีที่แล้ว +4

    Man sha allaH isma Dhanto waa Dad is ku duubaN Oo Is ixtirama Man sha allaH ku dayasho mudaN
    Waxad ka garanaysaa wanagooda siday fooxiso ugu dhex Noshahay wilasha oo dhaN

  • @xogsugan1842
    @xogsugan1842 4 ปีที่แล้ว +1

    Wan idin tageeraa wlhi laba gmail oo phone kayga ku jira labadaba view ayaan idinka siiyaa youtuber soo korayana waan ahay lkn talo
    Qofku ajaanib ha noqdo ama somali ha noqdo lama liido hoos looma dhigo
    Waxaan khaas u tageeraa masuul sare big pro and kafi cabdi
    From burco

  • @xabiiboibraahim7688
    @xabiiboibraahim7688 4 ปีที่แล้ว +6

    Baranki run ah weye aatbaan u qoslay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nimcoahmednimcoahmed6815
    @nimcoahmednimcoahmed6815 4 ปีที่แล้ว

    Mash allh sida foxiso logu dodaayo ayaan ka helay iyo asxaabta isma dhaanto seey isku jecelyihiin ilahy ha idin dhowro dhamantiin

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 4 ปีที่แล้ว +6

    Ilahy baa Kenyan Io Ithopian Xuuux BahaL ah iga Dhigin Alx Somalia🖤

  • @nasramahamud1285
    @nasramahamud1285 4 ปีที่แล้ว

    Qosol igu mahadhin ismadhanto 😍😍😍😍💑💑💑💑 hore usocdaa

  • @adanahabdi5760
    @adanahabdi5760 4 ปีที่แล้ว +17

    Soomaali maxamad hadan gabadhina ahay wiilkan suldaan la yiraahdo ii dhagax dhuga tol iyo qarabo hadan nahay wan u bukaahe😂😂😂😂😂😂

    • @fatima_qurux27
      @fatima_qurux27 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkk waa ogolnahy😂😂😂

    • @adanahabdi5760
      @adanahabdi5760 4 ปีที่แล้ว

      @@fatima_qurux27 wan ogolnahay been marabe iiga rumee hee😆😁

    • @muqtaaryare9368
      @muqtaaryare9368 4 ปีที่แล้ว

      Halkaa kala soo hadal wll +2540739115139

    • @gacaltoyostudio2525
      @gacaltoyostudio2525 4 ปีที่แล้ว

      💯ana kusinayo

  • @xaalixalane2317
    @xaalixalane2317 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkk🤣😂😂 mansha Alaah #big bro sidii fooxiso hadaan isteerinka laguu #gaabin 🤣😂🤣 baryahaan prank gaaga bataye

  • @abdalleyare8590
    @abdalleyare8590 4 ปีที่แล้ว +11

    Wlhy Run maahan wxn ku ogaaday kan jaakada iska bixina markuy camerada soo fiirinaayo FASHIL GAME

  • @amalaragsan9958
    @amalaragsan9958 4 ปีที่แล้ว +1

    The best pranks ever I watched keep going sxbyaal

  • @akoy5231
    @akoy5231 4 ปีที่แล้ว +15

    16:24 wajigga saaz ufoolxun udul qadanYnaY kulhaa

  • @aawowjinaay3264
    @aawowjinaay3264 4 ปีที่แล้ว +2

    Dhaman ismadhaanto waxad samesen ma ahan wax fican wa inaad gabdhan iyo dhamaan taageeraysha la xumaadey muuqaalkan ad raali gelisan. Wayo gabadha adbaad ugu gafteen mana ahan wax dhaqanka kuwanagsan. Inu prank yahay wad ogaateen lakin maraali geliseen gabadhas mise sidas ayey kubaxdey🤔????

  • @zakiwiilow1793
    @zakiwiilow1793 4 ปีที่แล้ว +5

    Big bro sxp prankigaga dadka wey jecelyihiiin aniga xitaa wan jeclahay lkn sxp qaali sadax magac ilaahey dheel dheel maaha
    Adigo dhaaran wx kle isku xali on dhaar eheen

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂Kaafi abdi marka waa dayacan wlhi isagoo digsi wata isagoo shukumaan wata

  • @dulmarxuseen2478
    @dulmarxuseen2478 4 ปีที่แล้ว +9

    I like prank oga oysii kaafi hhh lkn big pro weykugu nureysaa xabadeee hhh kaftn

  • @keeyfosalah2589
    @keeyfosalah2589 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah wiilashena isma dhaanto iyo abayo fooxiso waxan itiin rajeyna farxad waarda lkn ma wanagsanen gabadha in aad saas dhahdaan wayo ma fahmeyso Afkiin lkn hadeey fahmi laheeyd waxbaa ka dhici lahaa hhhhhhh isma dhaanto dhig ayaa ledihin wlh👨‍👩‍👦‍👦👌👌🖒🖒🖒💋💋💋💋💋💋💋💋💋famil dhames tiran wlh

  • @maxamedqafar3768
    @maxamedqafar3768 4 ปีที่แล้ว +14

    dhalinyarada ah ee kooxda isma dhanto iyo foxiso, waxay leeyihiin dhaqan cunsurinimo. Dhamaanteen waxaan nahay afrika.

    • @queenrihana8033
      @queenrihana8033 4 ปีที่แล้ว

      Sax lkn fooxiso African ma eyshan sheegin ee qofta Muslim ma ahan ayeey dhahday cunsuri nimo waa wax u dalkena hormar u gari la yahy lkn iyaga hada dhaqan iyo diin ayeey ka hadlaye wana run qod Muslim ah gaal ma guursanayo

    • @maxamedqafar3768
      @maxamedqafar3768 4 ปีที่แล้ว

      ka hor intaadan ka hadlin diinta iyo dhaqanka, waxaa jira xushmad bini aadam. haddii aad sifiican u daawatay fiidiyowga, waxaad ogaan doontaa in ficilka uu sameeyay Salman boqor macnaheedu yahay in qofku leeyahay ur xun. waa in qofka la caayo maha .Ka sokow, midkoodna ma salaamin gabadhii. Waxa ugu yar markii qof aadan aqoon gurigaaga yimaado, waad ku salaamaysaa si xushmad leh. Ka sokow, waa inaad qofka u dejiso adoo u sheegaya inuu cudurdaar u leeyahay maxaa yeelay annaga nafteena waxaan ku sheegi doonnaa lahjada Soomaaliga

    • @MullaMadar
      @MullaMadar 4 ปีที่แล้ว +1

      @@maxamedqafar3768
      Aad iyo Aad Ugaas
      Rabi caqliga hakuu siyaadiyo🙏
      Sida aad ugu fiirsatay qaababka qaladka ah uu wiilkaas ku kacay
      Oo uu tilmaamayo sidi inay tahqy qof soo ureyso
      Markaan cadaanka wadamadooda joogno waxaynu ka sheegannaa cunsurinimo
      Laakiin inaguba kama liidanno
      Runti soomaali hadeynu nahay waxaynu isku qabnaa in diintu aan si gooni ah ugu dhaqano oo aysan musliminta kale nala qabin
      Sababtoo ah waxa iskaga keen dhex darsamay dhaqamada inoo gaarka ah iyo diinta islaamka ah
      diinteenu way baneysay in ninka muslimka ah uu guursan karo naag gaal ah
      Waa hadii ay tahay yahuud ama christian
      Qur'aanka baana lagu sheegay
      Laakiin alxamdulilaah kolley ani ahaan ilama qiimo badna waligeyna kuma rajo weyni inaan naag gaal ah baahi guur u qaado
      Ruux kastoo bil'aadan ahna rabi baa uumay wuxu rabo ha noqdo
      xushmad buu inaga mudan yahay
      Sida inaguba aan u rabno in nala xushmeeyo markaan dalal kale tagno

  • @nerez1485
    @nerez1485 4 ปีที่แล้ว +1

    The difference is just the religion Not a racism 🇸🇴🇰🇪

  • @marwodiamondmarwodiamond3412
    @marwodiamondmarwodiamond3412 4 ปีที่แล้ว +3

    Intiii ilove you babe ku qososhay like😂 isaraa

  • @petermambetuku2995
    @petermambetuku2995 4 ปีที่แล้ว

    Aniga may iga qurxoontahay kulaha doqonta. Yes she is more beautiful cadeesada jooji

  • @abdirhmanhassan9058
    @abdirhmanhassan9058 4 ปีที่แล้ว +22

    15:41 xarifkaas ino camerada sofiriye ya ila arkay nh

  • @ahmedsaudian9486
    @ahmedsaudian9486 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi blhi boqortoyo foxiso asal dhalad Somalia ah 👌 keep going walalaha qalbiga ♥️waan kaheley sheekada masha Allah nice prank 👍

  • @ahmedhilalmazio8603
    @ahmedhilalmazio8603 4 ปีที่แล้ว +14

    Fooxiso Gob baaathy runtiiii walshey ayaaN kugudaraaa dheeg jitaaa leedahy

  • @kipirlowadamariaofficial3724
    @kipirlowadamariaofficial3724 4 ปีที่แล้ว +2

    Wllhida big bro umad mahn kuyeen naag Islaam mahaa 🤣🤣🤣🤣✌

  • @mwalimujimale9249
    @mwalimujimale9249 4 ปีที่แล้ว +3

    I just like this guys. If you do so hit like and comment. 😂😂

  • @saaramahamud4983
    @saaramahamud4983 4 ปีที่แล้ว

    Mnshaaa allaaah kaafi waa nin degan wiilasha caatada ahnah wlhy dagaalkaa kasoo horeeyah

  • @NourLegend77
    @NourLegend77 4 ปีที่แล้ว +5

    Somali mana baqdo mana xishooto🤣🤣🤣🤣 waa dad qabaa'ilo ah oo sharaf leh daruufna ma disho

  • @mr.saciidindho7704
    @mr.saciidindho7704 4 ปีที่แล้ว

    Wllhi gabdh fooxiso lamida majirto qof wanaagsan oo sharaf leh weeye kulahaa anaa walashey kugu daraya intaas gabadh dhifa ayaa laga helaa nolow fooxiso abyo waana ku salamyaa

  • @alishaahmed2802
    @alishaahmed2802 4 ปีที่แล้ว +5

    Kafi cabdi ngtii markii layiri tan weye yaah uba bilabay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maankeylyrics1916
    @maankeylyrics1916 4 ปีที่แล้ว

    Pranks waa la isla og yahay sxb sheekadaan ma soconeeso wax kale noo keena sheekadaan ma dhadhameeso xitaa 😂👊

  • @GL-pg4xu
    @GL-pg4xu 4 ปีที่แล้ว +3

    15:40 cawaankaN bidaarta leh siduu camerada ufiirinayo day Ismadhaanto intii xikmada laheed wllhi weyka tashteen abwaan GeeZi Laandheere hda lkn cunsuriyiin cawaana iskugu so harty wllhi prank fake weeye

  • @ramzihoussein6679
    @ramzihoussein6679 4 ปีที่แล้ว

    Somali bila ixtiram iyo cunsurinimo waligin hormar haa suugina

  • @ayaanaxmed1430
    @ayaanaxmed1430 4 ปีที่แล้ว +18

    Naag diin maleh kulaha managa nacayne nag hadeysan diin laheyn see adi laguso koriyay

  • @somalishow5922
    @somalishow5922 4 ปีที่แล้ว

    Camar man ka ismadhanto kulhaaa waan ku so racaaye

  • @maxamedmaxamuudahmed9007
    @maxamedmaxamuudahmed9007 4 ปีที่แล้ว +3

    Cunto usoo kari markuu dhahay uu iga badiyey wlh Big bro gacanaa kuu taagay😂😂😂

  • @abuamal7991
    @abuamal7991 4 ปีที่แล้ว

    Beeeen badanaaaaaa Reer Isma dhaanto Prank la wada ogyhy

  • @mrdajiyeofficial7742
    @mrdajiyeofficial7742 4 ปีที่แล้ว +6

    Kkkkkkk hhhhhh big bro waa iga qusliye

  • @mohamedyussuf4557
    @mohamedyussuf4557 4 ปีที่แล้ว

    Manshallah foxiso gabar dhiig leeh walashaye ayan kusina ayay dhahdaye gabar nool manshallah go aheed sister.