🤣🤣🤣hada anigoo buluko ii xeranthy ayaan jiiftaa ma na leedahay. Hye maka dhahehyna He inaa isla ogtihiin wxanba arkay marka bidaarta aan waayay ilen qof buluko ku jiifanaayo mjirtee🤣🤣
Big bro bulukada maxaa u xiray hadeey prank tahay waa prank laysla og yahay because ninkaan wuu is diyaarshay si aan loo arag bidaartiisa naga daya dhesha asaxapy hhh
Aniga dad i daawado ma haysto diini soo gudbiyaa wll isoo booqo ifkaa walaal lagu yahay
PRANK BENTA NGA DAYA
Brank la isla ogyahay inta ila fahantay🤣🤣
Big bro prank been hadad keentiD xita wuu soconaa 😂😂
Walpa short film nogu dhigteeen 🤣😂🤣
Hurada weynaa kan madareemin miyaa keep going dj amiin
Prank beeen ah hadaaa maqli jirtay waaaa kanoo kale hhhhhhhhhh
Abti wan aragnaa is balansi bay ahayde naga daaya ciyaarta🤣🤣
Big bro ma dhaan dhaan baa wxay burukada aad prank ku duubayzid adeer update izka dhig oo bidaarta izka xiir ama zoo beero
Walayska arkaa kan inu beenbeen yheee wax klekeen😂😂😂inta ila aragta inu prank been yhay like tah
Prank bayn ah waye plz mid run ah no so sameya
He sleeping buruko why?🤣
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Dj amiid sxb wn ka qaliyay intu buruko soxidhay ayu ku dhahay prakni waaye aminsi inan tima leyahay
Wlhi waislaogtihin that prank
legend for legend dj amiid
Big bro madakuu buruko gashtay
Legend
Nagadaya waxa bentaa
Masha allah boowe wan ku tagera
Qofku ma meed baa Bisinka hurdo weynaa🤣🤣🤣🤣
😂😂😂Waxy Ninki Bidaarta Lahaa Oo Timo Faalso Ah Gashaday 😂Cajiib
Kani prank ma ahan markan arko big pro oo bidaartiisa banaanka taalo aan dhihi karaa prank waye
Prank la isla og yahy san le wye
Amiid wax waalan keep going poe
Hhh walee buruko lagu jifana maxay ahyd🤣🤣
🤣🤣🤣🤣🤣🤣wllhi big bro cugan aa lo hele
Ruwayad leen daawanay Pranki ma arkin ee ciyaarta naga dhaaf Dj amiid
Waa niwataa big bro iyo dj amiid anaa ugu horeeyo ❤❤❤❤
Waa pranki lesla og yahay dadka caruurmaa moodeen
Waa loo rabay aad iyo aad duqa manta wa la helay
Hooyadiin siilkeed wax la isla og yahay maa prank dheheesiin
War nio kan waa prank aad isla ogtihiin waaye
Amiid naftaada maa nacday😁😁
🤣🤣🤣hada anigoo buluko ii xeranthy ayaan jiiftaa ma na leedahay. Hye maka dhahehyna He inaa isla ogtihiin wxanba arkay marka bidaarta aan waayay ilen qof buluko ku jiifanaayo mjirtee🤣🤣
Wllhy imtixaan weeye cunugaan😂😂
Waa ka aarsatay walaahi
😆😆 inuu beenyahay wxd ku cadaynaysaa ma timo ku seexda
Nij hurdaayo maba ahaane wan idinku vhny 🤣🤣🤣
Wa is ogyihiin wexey no shegayan firi qof sidan lagu kor hadlayo sidu u keceynin
keep go
Zhp Amjad prank kusoo same car
Hhhhh big bro iyo dj amit two legend wa ni wataa
Cadugan foshaxun tin ladaba dhigay subxaanalah naag miya mise nin war xishoo
Kkkkkhhh kan meed miyaa markoo hurdo
PRANK PEEN WYE AZHPY 🤣🤣🤣
I like the hairstyle 😂
Big bro hor mar wacan
Intee ka jabatay
Would dhaqanayaa
Dj amiid dhib badanaa 🤣🤣🤣🤣
Hhhhh legend big bro xore usocda🇰🇪
Ruwaayad iga dheh😂😂😂
😂😂😂
Big pro hbn xitaa markuu jifanaye xitaa Buruko ku jiiftaa 🤣🤣🤣maalintina 👒
nayroobi miyaad joogta
Buluko ayuu ku jiiftaa big bro 🤣🤣🤣
Fashilka dad😂😂😂
Masha allah keep going🥰❤🙏
😜😜😜😜
Legend always legend dj amiid
Walbo boroko jareer eh walbo maxad uxiran weysay
Prank iku beenta badn waaye kan mxaa asiga madx xiiran u geeni weysay 🤣🤣😂
Zxb midkan beenti o cad wye
Djamiid wanku wataa
Niminyow wax soconaya kena
DJ amiid caadi maaha walahi
Waa laysla ogaa qofku taabashada iyo hadalka wuu dareemi karaa
Legend amiid noso badi prnkigah
Waaba ujeeda madaxa mrka kataabanysid inuu qozlaaye
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💓💕💓💕💓💕💕💓💕💓💕💓💕💕💓💕💓💕💕💓💕💓💕💓
Kkkk big bro sac buu u egyahy marku hurdoh
This is too much my friend
Waasheeko kle waaba hurdaaye burukada laxiranaayo
Cunuagaan yarka naga dhaaf plz talent Cusub la imow bolo adaa drirecor kadi kaafi qalnjo kala tagteeen F/l
WAXAAN HURDO LMA DHIHI KAROH WAA DOQONNIMO🤣🤣🤣
qalab qalbta alabta lamaqlaa ee Yuu kuguu soo kiciin @😂😂
Ifaan aaway
Fashiluuu #amiid prank real ah kusame ninka ama nagadhaaf
Feke inow yahay waaloo jeedaa
Prank fake inu yahay tinta big bro laga kasa
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Keep going poe
😂😅
So basically big bro he sleeping with hair wig .
Keep going
DJ amid bro akhirkaa big bro baa kudilidono adiga😂
Prank la Isla ogyahay hhhh
Beeeen waye no park
Big bro bulukada maxaa u xiray hadeey prank tahay waa prank laysla og yahay because ninkaan wuu is diyaarshay si aan loo arag bidaartiisa naga daya dhesha asaxapy hhh
🤩😇🤣
Keep gonig my
M.a
Prank beentaa nagadaa big bro ooriwaayado soomatala bro
Buluko lagu sexanayaa🤣
Wcs
Hurdada noocasa dadbaa layaabaya lkiin hada kahor baa guri laigu soojabiyay intee loomaleyay inaan dhintay markii lajabiyay qolkii oo lasoogalaybaan toosay albaabkuna birbuu ahaa lolz
Ben ka xog badan waligey MA arkin n qof sas Lotabana lugu ag hadla oka kacen miya jirto
SaaS tinlugumahelo
Waxan Wa Fake Prank Waa Lasla Ogaa Meyd Miyaa😂🤣
Haaa waaa Lilaa Ogaaa wlx waxaan
Mxa inkaqaldan qof bur iyo ukun afka logashuwa o ogolana miya jira
Big pro ninka tinta kaxir🤣🤣
😂😂😂😂
🤣🤣🤣🤣
Hhhhh dj amiid mid ma ahan
Ilmahaan yar hanagu soo dhisn nio unsubscribe yaan lgu wada dhihin
Big bro wnku wtaa libaax