Laandhere maxad meesha ujogtaa mad barato sawaxiliga hadi kale malin walba luuq jareer fere weyn halagu soo gasho way aaway rer mudu marki wax lagu ciilo soo tey isku turi jireer ninyhow malin walba yan calosha laga so ridine I am swahili dheh hada h Kadib 😭😭😭😭😭😭😭
THIS IS THE BEST BARNK I HAVE EVER SEEN. Wlhi Laandheere please telkiisa ii soo qora waa qosol ninkaasi hadii run loo qabto wuxuu isku furan lahaa waa in aan u soo diraa Laandheere ila soo xidhiidh.
Exactly I swear how can he manage to know wee ni wazimu nd fail to know that he left the licence at home..........it shouldn't be called a prank anyways
Zxp wad isku dheshen coz cadi mad u hortagan tihiin cadi mad camerada logu jeda xita magta Africanta eh camerada wy ka dhumatay mr kle sidas ha sameynina cidii ila Aragtay camera io iyaga iney isku jedan o is ogyihin like Hala ii saro🙏
Waraa big bro Kenya anagaa kula joognee Askari Kenyan ahna saan uma barbaryo soomaalida sharci la'aan ee horay ayey ka feer ugu bilaabaan ee prank la isla ogyahay umada run ha ugu dhigina
Guys this can't be prank coz abwaan geesi and Alex mathenge knows each other...second look how landheere put his hand on alex mathenge shoulder coz as somali kenyan or even refugee you cant touch like that... subscribers inaan laa noqda haa igu kaalifina sxbyaal ismadhaanto...inta fahantay like ii saara
Magaca pranka waa kufsateen ninkaa Alex mathenge waa caan oo kenya laga kasaayo, Afathaali nin kale ama askari kale inaa so wadatit ahay, by the way keep going waa iga qoslisiiseen !!
Qosol iguma hadhin walahi Asxbta qosolka🤣🤣 ceshan kari wayday 100 like and 100 subscribe please isiiya
Maxada utusesa inee hesan kibadha hadhowo ayu wadada uisitagaya somah wllo
@@waano12-20 okj bro
@@fadumocali6394 shactaro waye wll dhibato kuma kenayso.
Plz subscribs waa walkin loyan
th-cam.com/video/PeLzIQ_68Rw/w-d-xo.html
Bahasha run aa loo ekeysiiyaa dee nimankan qosol & kalgacyo ku jirA maa prank ah waa nili cabaaa
Aniga waxaan huba landers kiswahili inu baran dono hadu sidaan u jabjabsado roonti hadaad igu raac santahay like ii saaar
Subscribe iisaar aniga aniga kugu raacsan
Inta ila argty in ay prnk aheeyn like taa sart
Film waaye prank ma aheyd
@@afromaninafrica1368 wey kudadatay prnk kulahaa intee flim soo sameyen
Kulikooda wey is yaqanaan
Muhudin Abdi hhhhhhhhhhhhh sax
iam saqiir because maxa yeelay wan yarahay laandheronimo 😂😂😂
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 qosol iguma harin
Laandheerow wlhi Qoom aan na soo gaadhin baad u horysaa😁😁😁
Laandheeranimo wataa nin mudug walhi iga cilmi badan 😭😭😭😭😭😭😭
Laandhere maxad meesha ujogtaa mad barato sawaxiliga hadi kale malin walba luuq jareer fere weyn halagu soo gasho way aaway rer mudu marki wax lagu ciilo soo tey isku turi jireer ninyhow malin walba yan calosha laga so ridine I am swahili dheh hada h
Kadib 😭😭😭😭😭😭😭
kkkkk LaanDheere Qoomkeena matihiD Wlahi kama daalo walhi because cidaanu ka dhalanay wlahi Laandhere feerahaad Na xanuujisey
Liicaato boskiiz ninkii noo bedelay laandheere 🔥😂
Wlhi sax 🤣🤣🤣
Wale wa runtaa
Run 💯
Run ♨♨
haaa laandheere aa shidan
Islanta leh film filmleene Nagala taga 🤣🤣🤣inta maqashey like dhac
Kkkkkkkk big bro ciyrta ngdayo filmka magacisa noosheeg 😂😂😂
Prank mheee 😋😋😋
😂😂
hhh runtaa...ninkan askariga isku asxab lee waa ..sidhey kudacdi inu prank uguhagajiyo
Laandheere abwe markaad dharanaysid nabiga haku dhaaran kaliya Allah ayaad ku dhaaran kartaa
big bro io prank inta ila.argto like
Riwaayad qosol badan oo Sifiican loo jilay, lkn Prank lama dhihi karo🤣
landheere wllhi fany waye rer ismadhanto ninkaa waw we like
Kkkkkkkkkkk abwn ma aqano kisi wahili lkkkkkkk
@@maryanmacalin9252 kasa wahili kulaha 😂
THIS IS THE BEST BARNK I HAVE EVER SEEN. Wlhi Laandheere please telkiisa ii soo qora waa qosol ninkaasi hadii run loo qabto wuxuu isku furan lahaa waa in aan u soo diraa Laandheere ila soo xidhiidh.
They were all knowing this prank coz Alex mathenge is very famous Guy.
Second they once met with him and recorded some funny clips don't fool us guyz.
Exactly I swear how can he manage to know wee ni wazimu nd fail to know that he left the licence at home..........it shouldn't be called a prank anyways
Excellent the soldier is man famous
And he is funny
Hhhhhh abwaan geesi
Asksri: wapi license
Geesi: haduu ilaahey Ku roonyahay galkacyo somalia
Abwan geesi kulaha (shika matiti) cidi arakto like 👍👍👍
Haala ii tarjuumo😁😁🤣🤣🤣🤣
naska qabo wyo
🤣😂😂😂🤣🤣🤣🤣😂😂🤣 shactiro waaye wllhi wuu iska dhahy waxa lagawado mayaqaano
Ceeb waye
@@sharemypain3707 🤣🤣🤣🤣 uko nai ama
Walahi this boy landher make me laugh every time I watch his video am still laughing 😂😂😂😂😂😂 keep going bro ❤❤❤❤
😂😂😂laandhere wlhi waa jeclhy baro hormar wcn😂❤😕
Landhere wa shactirole
Kkkkkkkkkkkk
Who's still watching this video
Galkacyo iyo meel daran maxaad ula adesa kulaha landhere🤣🤣🤣🤣🤣
Shika matiti🤣🤣🤣am crying.it was hilarious keep doing pranks.👍
10:27 mamada intafahantay inay kamerada aragta farta taaga🤣🤣
wlhi dadkii ajanibka ahaa ayaa ila yabay san uqoslaey weyna igu dareen iyakiina qosolka dhalinyarada somalia saan jilitaanka yaa ubaraey ayeey dhaheen nayrobi somalia ayeey ushidan tahay wale hor usocda ismadhanta respected👌
Woow anaa hureeyo maanta isma dhaanto maalintii igu horeysey aa comenti kasoo bixiyey waa idin taagyeeraa ceeb miyaaaa
maxaaa kaalkacyo ula adaysaa wan sohilmaamay kudheh kulhaaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Tahliil Xerta Waregta wlhy wan suuxay qosol laandheere baranki kulah kkk
Asc
Laandheere marwalpa ma saqiirpaa Asagu meel walpa saqiirpaan ahay puula Taagan Yahee🤣🤣🤣🤣
M.a kaaapo laandhere horey usoco fanis baa thy wllhi nika kaliya ee iga qosliye waa adi iyo abwanka
Jiliinka saaid ayeba ka dhigen kuwan 😂😂😂😂😂😂
Laandheere banaankiis KU dhacay.... nin talant leh waaye Prada keep going....❤✌
laandhere ader wllhy meshan kugu arko dagdag baan ugu so ordaa🤣🤣
Suuqa qarisa loja ugu tagg had rabto landhere wll
@@amaldagan5919 🤣🤣 gallkacyo ban ku sugin kinyan adi mayo
Ilaahey oo kliyaa lagu dhaaartaa Ee Nabiga laguma dhaarto wll
Abwaan geesi kulahaa
Soo bax balaayayahay
Bitiga xun
Reer isma dhaanto waxbo kama jirto sheekadan..waayo Geesi iyo laandheere way ogyihiin qof askari qabtay saan umala hadlo kkkk
Una tumia b ya tumbo mbili😁😁😁😂😂😂
hay hawa watu laandhere na abawan geesi mko funny haki ✔ hhhhhh
Alex mathenge and Abwaan Gesi know each other this is not prank my dea😂
Sure
Absolutely
u right
Kkkkkkkkkkk
meelkasta somalida Fuleynimo Ayey lacag u bixinayaan videogaan wuxuu cadeenaya iney somalida Kenya 24saacba lacag laga Qaato 😭😭😭😢😢
Waan kugu racsanahay midas zxp qali
Hhhhh
Kan prank maha !
Wa matalad hhhh !
Cadi pa lo mateley wlhi !
Camerada cadi pay u arkan .
Cid fahantey like sara.
Kan axada ayuu dhashtey dheh kulahaa intii ila aragtey like dhac siiya😁😁
Wlh manta calosha ihanunte...afande ww ni wazimu 🤣🤣🤣🤣
Plz prank ha keenin. magaca prank ayaaat kudheeshay nin qof walbo yaqaano TH-camr caaan ah comedian ah ayaat leedahay wuxuu noo sameenaya prank😂
caqlo xumaaa ..
Big baro Nin waaLaN JiLaa Laga Hoogay💯💯✔😂😂
Tani prank maaha waa laysla ogaa riwaayad inaad ka soo dhigtaan baad ka feecnaan lahayd nin la qabtay ma riwaayeedeeyo always keep going
Not prank☝ casting.
Landheere jilliinka kuu ka badiyey.
Zxp wad isku dheshen coz cadi mad u hortagan tihiin cadi mad camerada logu jeda xita magta Africanta eh camerada wy ka dhumatay mr kle sidas ha sameynina cidii ila Aragtay camera io iyaga iney isku jedan o is ogyihin like Hala ii saro🙏
It’s so funny walhi 😂😂😂😂😂😂😂😂 please Do anyone prank to them pls big bro
Aniga isma dhaanto gabi ahaanba wiilka landhere ah iyo abwaan Geesi ban kataager caawa videoclip 10 mar baan ku ceshtay wiilshane reer mudug caadi mahan wale 👏👏👏👏
OMG wallahay this is the most hilarious thing I've watched so far abwaan Geesi and Landheere waw
Hhhhhh very funny
🤣🤣🤣 afande wewe ni wazimu kulahaaa abwan geysi funny waye kisawahili barta ama English
Kkk waa Iga QosliYn Wlhi hh Abwn Geesi Kuma Lahoo Balaayada Bidiga xun Laandheere Sheegaya hhh
Abwan gezi 😂😂😂wewe ni wazimu afande kulahaa😂😂😝 landhere qosolka iga dhamesay😂😂cawada intaan lagarin qosol isbeer akugu imada😂😂
Ciyaal xafadan nahay ku dhe ada af sawaaxiliga yaqaane laandhere fulay wlhi🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Wlh pranks aan ugu jeclahay ismadhaanto oo aanan kadaalin waa prank kigaan big bro wlhy prank waaa gadan yahay geesi iyo laandhere kaadidi baa kadhamaatay wlh 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Yaaa allaah wllhi
Wankanaxay
Marnawan
Kuqoslay
Wiilasha
Lakiin
Waxascamal
Wadilqarsoon
Weynaxeen
Wiilasha
Wankaxumahay
Waraa big bro Kenya anagaa kula joognee Askari Kenyan ahna saan uma barbaryo soomaalida sharci la'aan ee horay ayey ka feer ugu bilaabaan ee prank la isla ogyahay umada run ha ugu dhigina
My mom Somali 😂😂😂🙈🙈
Guys this can't be prank coz abwaan geesi and Alex mathenge knows each other...second look how landheere put his hand on alex mathenge shoulder coz as somali kenyan or even refugee you cant touch like that... subscribers inaan laa noqda haa igu kaalifina sxbyaal ismadhaanto...inta fahantay like ii saara
SubxanaAllah! Nabiyullahi Mohamed ayan kudarte qofku maxaa kaqaldan
@@axmadcabdulaahi9681 hhhh war zhp laandhere waa khaldanyhy blze hakuna doodin
@@mahamudbaashi7718 sxp qofka qoralka so qoray inu nabiga ku dhartay u maleynayay
@@axmadcabdulaahi9681 mahadzanid zhp dadki somaliyed qof si wanagzan uhadlaya laga waayey haye ina adeer
Magaca pranka waa kufsateen ninkaa Alex mathenge waa caan oo kenya laga kasaayo, Afathaali nin kale ama askari kale inaa so wadatit ahay, by the way keep going waa iga qoslisiiseen !!
Laandheere kulaha We're boss isoo socdo imaana😂
Ati Mimi na wazimu hhhh landher wacha zako😅😅😅🤣😅🤣😅🤣😅🤣🤣
Group isma dhanto. Tagerayashiina yara ixtiraama. Like iyo comments waa ladin sinaa. Lkn beenta cad iska daaya. Thnks
Kan hadu dhashay dheh kaliga ha lagu xidhee 😂😂😂😂wlhi qosol iguma hadhin
ID yelem kulahaa amharic buu ku hadlay😂😂😂😂😂
Kkkkkk
Landheer iyo aabwan gesey
Way idiin ku dhacday
Tankale laandher sedee
Labaa jeer good lagaga qaniini
Big bro mabaratid miyaa
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 illahba igu oge labadan wiil so funny 😂 keep going on 🙏👏👏❤️
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 kulahaa wazimu afandey weweni wazimu pana nani kula hadane huyune wazimu kijana hhhhhkkkkkkkkkkkkkkk
Lenses to Gaalkacyo yumpani😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Qosol iguma harin big bro mxaa usii wadi weyse.abowe nosoo badi
8:16 Wewe ni wazimu kulaha ala berka😅🤣😂
Subxaanallaah..Muxuu ahaa ninka leh nabi maxamad baan ku dhaartay jaahilsanaa waa yaabee ma cidaan alle ahayn baa lagu dhaartaa
Somalida Brank iyo riwayadi ayaa is kaga qaldan wax Nala tus🤣🤣😂✊🙋♂️
Avendi matutu nakuja avendi shaki matiti😅😅😅😅😅😂😂 wlhi qosol iguma hadhin
Ismadhanto halkaas waad ku fashilmatin why this man is famous every one is know
Adiga xitaa Englishka waad kufashilmatay siz😁😁😁
@@taryansarchives6446 hhh adiga xitaa waa fashilmate naag ma ahan
Anakaa sheka rajaa nokenteen kan prank mahan jamacada naga daaya inta runta jecel like tiin hala arko 🤣🤣👐
Wlhi laandheere waa qosol socda 😂😂😂😂
Abwaan geezi yaa ila arkay marka udanbaysa kan naaska qabo buuu kudhaha askariga wllhi waa fuure🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
13:00 qofka arkay big bro darishada gariga kaarkay like haisiyo tan maaha prank waxkale kena
Big baroo waa nin faniya mashlaah
Gesi markii luqunta laqabtay waxuu moday inuu dhintay hhhhhkk landhere haduu xabsiga nageyo wuu naqlana kulaha kkkk🤣😀😂😥
Beacause mxayely garikisa intuu yalaa😂
Landhere😂
Wewe ni wasimu😅😅😅😅😅
abwan geesi 😂 boss to hadu illahey ku ronyahay 😂😂
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk landere walahi waigaqusushisi Mimi wasimu misdahy hh
Kkkkkkkkkk Alla beerka Geesi kulahaaa Jalwa Ahay hooyadayna waaa somali laandheere kulahaa Igaali baan ku siinaya
Kkkkkkkkkkk Garacan caloosha wayn Cuna siiii Laandheere 😂😂😂😂😂😂
Amin Mowlid
😂😂kkkk allah Beerka 😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Abwaan geesi iyo laandheere labadooda wax ismadhaamaan afsomali kaliya eey ku hadlaayan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Brank 😂😂😂 somalida ma karayan pp🤔
🤣🤣🤣🤣 If this is real prnk... Guys please mujifunze kiswahili 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 But anyway its very funny... Maxa tosh kudibe hatuprnka uyoh 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Waa Wax laisla ogyahay prank kulahaa😂😂😂🤦🏻♂️
efendhi uu ka dhamaan wyay abwaan geesi 😂😂😂
Reer nairobi laizin miyaa qatan
Reer qofkii bajaj io gaari wato aa loga tir galay
Kan anigaaba aqaan in uusan askari ahayn oo tiktok malin kasta dhex yaalla ee sow u aqoon waynaa.😁😁😁😂
9:15 askari kenyan miyas garabka qabsan lahaa laandheere😂😂😂
Kkkk wa runta qof askari kabaqayo miyu qabsan laha garabka waa maya mise waa naxdin garir kkk
Hhhh riwaad cadi jilayan prank ku leyihin filmkn gubataa wye
@@salmaabi9508 marka naxan somalida wey qabsadan garbka
@@abdiaziizok8421 waa xaqiq wayo INA LA socda askari iska dhigan sasabasho cml kkkk
@@quruxdumar8451 bentado iska dawano
wilashena wlh wanaga qoslisen wlh wanfuuray cawa istaqfurulah big bro nosobadi wll 😆😆😆😆😆😆😆😆
Kkkkk isma dhaanto caadi ma aha abwaan geesi from gaalkacyo ku lahaa guuleesta idimka alle
Hamdi Qaran walal subscribe isaar
Hhhh prank gaan wan ogahay rer nairobi qosolka ey ka dhameyndoontaa 😆😆😆😆 away rer nairobi
😂😂😂🤗🤗😅😅😉😘
Prank maahan waxaaan waa film caadiya inta ila aragtay like
Wlhi kan shatiga ugu jiro Aya ku hesta funny waye wan yarahay kulaha adiga kaleya ha lagu xiro 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Shika matiti 😂😂😂 manoli ….
kkkkkkkkkkk
Galkacyo miyuu yaqanaa ninkan kulahaa landheere 😂😂😂😂
This video never get old 😂😂😂🙈
10$ Hadan heysto man gariga #Big #Bro Soraci Lahay ow Tagantahay Nin Cilmi Badan waye walaahi🤣🤣🤣