Dr waxaan ubaahanahy inaan Meel aan kaala soo xiriiro ayeydaybaa iga xanuunsan wali kalyaha ayey ka jiranthy waxaan joogaa masar please hday macquul aythy meel aan kaalasooxariiro isoosheeg
Dr cadnaan allah haku barakeeyo waxaan ahay Qof kalyo xanuun qabo Creatinine kaygu marsayso 5 dhiikarna qaba 37 jjr ah doonaaya In uu guursado wali aan la dhaqin kalyaa cholesterol Na leh in aan masar imaado waan ku talo Jiray insha allah dre Markaa maxaad igula Talin lahayd? Horta bal qarash buuran Mahayo lkn waxaan islahaa bal horta waddan Waddankaaga dhaama sida masar aad si aad Ugu noolaato Talo iyo Tusaalaba shukran Dre.
Mahadsanid Dr Adnan anoo waligeey caafimaad baran o xisaab iyo dhaqaale so baranayay maanta suaalo badan o aan is weydiin jiray jawaabihiisa ayaa si waafi ah u sharaxday, hada qolka qaliinka wa kula gali karaa kkkk. Mahadsanid ditooro ilaahey cilmiga hagu siyaadiyo😊
Barakalah dr wxakalo dr sojedinaya bararujin jogta ah ina siso dadkena sidi cfimadka kalyahoda u ilalsan lahayen ilhy aya cafimadka haye runti qofki qof ehelkisa ah xanunkas kalyaha uhaleyay mse isagaba unba fahmi kara dhibatada muruugta iyo xanunka xambarsan ay ledahay mana aha wax sifudud lagu heli karo kali manta aniga ilhy ha unaxaristo hoyo gerideda kahor mudo sanad kudhow aya kalyaha laga dhaqayay runti wa arin adag dr kudayasho mudan aya tahy ado kalana i.a wa noqon dona anigana wadadasna wan haya ilhy hano wada fududeyo ina umadena u adegno
Dr aan jeclahy mahadsanid ma jecli inan cafimadka daawado lkn codkina magnad ah aadan ka baxaynba adiga iyo dr kale ilahay caqliga iyo aqoonta ha inii siyadiyo
@@AyanSuleimanjamawlal labadada kali mid lasta ureter aye ledahay soma aha marka kalidi iyo ureter kedaba walaso saray sasa ufahmay kadibna bukanki aya lowada rakibaya
Dr su’aasha ah qofka kielida qof ku deeqay wax dhib ah ma soo gaaraa, sida uu awal ahaan jiray ma iska bedelaa. Midda kale qofka 18 ah kili qof masiin karaa
Ilahay waxaan ka baryaya inuu igu guleyo abahay aan adunka ugu jeclahay ayaan kali u saraya warbixin aad u fican ayaan ka helay ilhay kheyr haku siiyo iso duceya idam alle inuu abahay cafimad i helo
Mahadsanid Dr adnaan anagoo ah ardada caafimaadka ku barata dalka gudihiisa aad baa noogu faahfaahisay kidney transplant illaahy ha kaa ajarsiiyo.
Dr waxaa kaa codsnaynaa in aad soo celisa motivational speech ardada dalka gudihiisa ku barata caafimaafka .
Waayahay walaal Abdisamad
Allah ku barakeyo dr soo noqosho wanaagsan
Mahadsanid
Dr waxaan ubaahanahy inaan Meel aan kaala soo xiriiro ayeydaybaa iga xanuunsan wali kalyaha ayey ka jiranthy waxaan joogaa masar please hday macquul aythy meel aan kaalasooxariiro isoosheeg
جزاك الله
Thankz Dr
جزاك الله خيرًا Dr cadnan❤
Mahadsanid Aisha
Mahadsanid Dre safarkaga Waxbarasho allaha kuu Fududeeyo Waxaana idin rajeynayaa in aad baahidaa aad dabooli doontaan idan alle
Allah na waafajiyo walaal.
Dr cadnaan allah haku barakeeyo waxaan ahay
Qof kalyo xanuun qabo
Creatinine kaygu marsayso 5 dhiikarna qaba 37 jjr ah doonaaya
In uu guursado wali aan la dhaqin kalyaa cholesterol
Na leh in aan masar imaado waan ku talo
Jiray insha allah dre
Markaa maxaad igula
Talin lahayd?
Horta bal qarash buuran
Mahayo lkn waxaan islahaa bal horta waddan
Waddankaaga dhaama sida masar aad si aad
Ugu noolaato Talo iyo
Tusaalaba shukran Dre.
Thanke my idol
Cajiiiiib walle shaqo yar mahysan😢❤ ilahow inalgarbgal
Thanks dr
M.a wll allh haku barakeyo sharaxadada aad baan uga heley ❤😊
جزاك الله خير الجزاء
واياك 🙏🏽
mahadsanid Dr
Dr adnan mahadsanid wll❤ allah kuxifdiyo adun iyo aqiro
Aaamiin.
🙏🏽
Masha Allah dr mowduuc muhiim ah ayaa sodugbisay dr dadka waxa kusi kordhaya malin walib tirada dhalin yarada losameynayo haemodialysis mamarka qar waxa arkeysaa qofki dhalin yarada marki lobilabo haemodialysis uu san siwadaynin kilya dhaqista maba aminsano kilya dhaqirta in aymuhiim utahy ilaa uu kamirdabolma icu adm ayuu garaa xaladas qofka kilya dhasita didan miyaa kufikirayo in kili logudeeqo dadkena wacyi galin ayay ubahan yihiim dadka nephrologist wacyagalinayo majogo
Zainab, arintaas Waa dhibaato jirto runtii oo aan goob joog usoo ahaa xili aan Qeybta ICU ee isbitaalka Ex-Digfer joogay.
Wacyigelinta waan wadeynaa ilaa bulshada fahamkooda uu kor noqdo.
@@DrAdnanAbdallah insha Allah dr adn Alla hakuu fududiyo hosha ad bulshada uheysid
Thnk you Doctor
U welcome
Shukran ❤
Cafwan
Dr adnan mhdsnd
Adaa mudan Suheyb
Aad iyo aad dr mahadsanid waxa aan la yaabaaba ii sheegtey maanta
Guuleyso
Mahadsanid Dr Adnan anoo waligeey caafimaad baran o xisaab iyo dhaqaale so baranayay maanta suaalo badan o aan is weydiin jiray jawaabihiisa ayaa si waafi ah u sharaxday, hada qolka qaliinka wa kula gali karaa kkkk. Mahadsanid ditooro ilaahey cilmiga hagu siyaadiyo😊
Waan kugusoo dhaweynayaa qolka qaliinka.
Guuuleyso brother.
Barakalah dr wxakalo dr sojedinaya bararujin jogta ah ina siso dadkena sidi cfimadka kalyahoda u ilalsan lahayen ilhy aya cafimadka haye runti qofki qof ehelkisa ah xanunkas kalyaha uhaleyay mse isagaba unba fahmi kara dhibatada muruugta iyo xanunka xambarsan ay ledahay mana aha wax sifudud lagu heli karo kali manta aniga ilhy ha unaxaristo hoyo gerideda kahor mudo sanad kudhow aya kalyaha laga dhaqayay runti wa arin adag dr kudayasho mudan aya tahy ado kalana i.a wa noqon dona anigana wadadasna wan haya ilhy hano wada fududeyo ina umadena u adegno
Allah kugu guuleeyo halganka waxbarashada.
Hooyana Allah unaxariisto.
Dre waa ku salaamay waxan watay suaal ku saabsan mawduuca kidney transplant ; suaashayda waxy tahay teamka opreationka glaya dhaqtarka xididada miyaan laga maarmi karin oo urologist ha kuma filna miya inuu xididada isku xiro mhadsanid .
Walaal sharciga caafimaadka marka lafiirinaayo Dhaqtarka xidida ayaa qaabilsan inuu isku xiro xididada.
Balse badanaaa anaga ayaa sameyno.
@@DrAdnanAbdallah aad iyo aad mahadsanid
Dr aan jeclahy mahadsanid ma jecli inan cafimadka daawado lkn codkina magnad ah aadan ka baxaynba adiga iyo dr kale ilahay caqliga iyo aqoonta ha inii siyadiyo
Allah ku sharfo
Dr adnan aad baad umahad santahay
Adigaa mudan Cabdishakur
M.A dr mhdsnd
Adaa mudan Abdi
Dr waxa dhahdy qofka loo galinaayo kilida waxa la dhigaa bladder aktiisa .lkn normally kilida io bladder waxa isku xiro oo urea kazo qaado uretera mrka see qofka loo galinaayo loogu talaalaa yacni kilida bladder akteyda la dhigaa dhahday. Waana mhdsantahy❤
Kilida cusub Ureterkeeda ayaa lagu talaalayaa Bladderka.
@@DrAdnanAbdallah dr ado mhdsan ileen kilida hore w fadhiisatay mrks mid cusub la keene uretera cusub ma lkn oo lagu talaaalaa
@@AyanSuleimanjamawlal labadada kali mid lasta ureter aye ledahay soma aha marka kalidi iyo ureter kedaba walaso saray sasa ufahmay kadibna bukanki aya lowada rakibaya
Sxp sidee ubaran kara takhaakhus qalin
Markaa dhaqtar noqotid kadib waad qaadankartaa qeybta qaliinka.
Lkn dr dhaqaatiirta somaliye kuu shegimaayan percentage lagu guuleysan karo halka kuwa kle idinkaga ficanyihin
Dr su’aasha ah qofka kielida qof ku deeqay wax dhib ah ma soo gaaraa, sida uu awal ahaan jiray ma iska bedelaa.
Midda kale qofka 18 ah kili qof masiin karaa
Waxba iskama badalayaan sidiisi ayuu ahaanayaaa.
18ji wuu deeqi karaa kili
Fadhiisanka keliyaha waxaa sababo Muuqaal ka soo samee Ustaad
Mid hore ayaa jiro 7sano kahor aan soogeliyey kanaalka
Dr guleyso
Mahadsanid Abdalla
Dre vedioga intas sugayno yuusan noqon vedio 2 daqiqo ama 3 daqiiqo soconaya😂
😂
Dr kuwii hore hadaan la saareenin dhibaato cafimaad ma leedahay madama ee shaqeeneenin
Hadeynan xanuunkale laheyn sida dhagax iyo burooyin wax dhib ah makeenayaan
شكر علي معلوماتك قيمه
Ilahay waxaan ka baryaya inuu igu guleyo abahay aan adunka ugu jeclahay ayaan kali u saraya warbixin aad u fican ayaan ka helay ilhay kheyr haku siiyo iso duceya idam alle inuu abahay cafimad i helo
Allah caafiyo Aabe.