ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك أخي الكريم
Sanado badan markuu iga maqnaado marbuu anoo ogayn igusooboodaa aadna ii lushaaa garaac aan caadi ahayn oo anlasocon karin aan lalaboonaayo oo galawyuhu ixanuunaayaan ayaan isku arkaa
allhe ayaa mahadle 1kidaqiqo 70jeer 1kisacna 4,200 Ojeer 24kisacna 100,800 Ojeer bishina30,24000 sanadki 36,288,000 inta kusidhufo allhe uumahad celi wll
Ilaahoow qorshayga kaagaa ka horeeye ilaahoow Igu hag inaan maro jidka toosan 🙏ilaahoow amuuraha noo sahal
Ilaahow iga dulqaad xanunka wadnaha😭🤲🏻
same wllhi wadnaha ixanuna iyo nefta idhibto sethy hada😢
Aamiin yaarabii🤲
aamiin
Baarakallaahu fiik. Dre allaah ha ku barakeeoyo.
allah ha ku barakeeyo Dr mohamed Xasan,thanks
الحمدلله Alle ha cimriga iyo caafimaadkapa ha inoo barakeyo
Amiiin yaarabi
Amiin yaarabi
Aamiin yaarabii🤲
اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ
My abbo ❤❤❤❤❤❤❤
Aabbaha waxad kutiraa igu sadaqyso inad I eegto bilaash
Xke joga abaha zhP
Adi iyo abaha ma isku magac baad tihiin
أللهم إنا نسألك العفو والعافية في الدنيا والآخرة امين يارب العالمين
Alle cilmiga hoow barakeeyo Dr mohamed hassan
m.A ilaahoow caafimaadkeyga iyo kan waalidiintay iyo kan umadda islaamkaba inoo siyaadi aamiin aamiin inshaa-ALLAAH ...❤
Ilaaahow wan ka magan galay wadne xanuun inta xanuunsan allehayow caafi aamin aamin
MashaaaaAllh drkygii Allh yaxfiid
Man sha alh ilaahow caafimadka nosiyaadi muslimiinta xanuunsana caafimad ugu badal
Mnsha allaah Tabarakalaah
Dr jasaakalaah ilaahay xasanaad hakaa siiyo
أللهم اشفي كل مريض يتألم ولا يعلم المه وضعفه إلا أنت يا رب العالمين ❤
Masha Allah Illaahay cilmiga hakuu kordhiyo
Intii xanuunsan allaha caafiyo
Amiiin amiiin 🤲🤲
Amiin aamiin 🤲🤲
Amiin🤲🤲
Sheikh jazakalaahu khayr
Mansha Allah waa talo wacan Allah khayr haku siiyo Dr
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك أخي الكريم
Manshaallah alah hakubarakeyo
Alle ha inoo ilaaliyo wadnaha ilahayow wadno xanuun ban kaa magangalnay🥺🥺
Amin
Amiin yaarabi 🤲
Amiin yaarabi
Aamiin
Mansha alahhh Dr Mohamed xasan
Jazakala khayr
سبحان الله 😢
Dadka xanuunsanaya waxa ugu daran kuwa cilmiga dislike siiya iyo wax kasta oo faa'ida leh
M.a sheikh wa mahad santhy...
Walaalo ilaheye haku ilaaliyo
Ilaahow adigaa kumahadsan càafimaadka aad nasiisey Yaa rabi 🤲
Masha aalh
Alxamdililaah allahu akbar
Dr xagee ka fadhista hargaysa
Waxaan urabaa aad idinka oo raali iso jawaba
Gargaar hospital uun buu ku dhaganyahay wll dhakhtarku fadhistaa
سبحان الله
Yaa rabii noo gargaar oo na caafi
Dhakhtarkani xagee jooga tolow ama laga heli karaa
Hargaysa maqlay
Anaa iska badhey waana ku cfimdey
Xaguu jogaa dr magacii
Allah ayaa ka magan galney wadno xanunka
Allah Akar
Asc adeer waxan ubukaaa xanuuunka waxn ramaa number aaan idinkala so xiriiro❤
Ma wadmha ka bukta wll
Ilhay hakubrkeyo
Dr xalka ad joogto iyo numberkada nosheeg
Hargisu jooga wll
Alxmdddd Ilaahbaaa mahad lehhhhhhh dhakhtar looobaahnayahayy in wax badann laga faaa idaysto
Dr madhici karta in qofku wadnaha ku haysankaro dhinaca midig means right side?
Haa
😂😂😂
Sanado badan markuu iga maqnaado marbuu anoo ogayn igusooboodaa aadna ii lushaaa garaac aan caadi ahayn oo anlasocon karin aan lalaboonaayo oo galawyuhu ixanuunaayaan ayaan isku arkaa
Dr halkuu jogaa pls ishega
Hargaysa
لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
Mashaĺhaa
Dr xage jogta
Hargeisa wllo
Dhakhtar xagee fariistaa aadbaan ugu bahanahay
Teasing waa fadliga ilaahay
❤️❤️♥️♥️
Dr xke ka helayaa
Ma dhimanayaa marka🥺dawo malaha miyaa😓
Hada side tahey abayo
Alle dila dhinto xanuun looma dhinto abaayo
Wadnaha waala daaweeyaa wadaadkan yuu ku waalin cansar maahanae inta kale waa la daweynkaraa
Xaguu jooga ama ka hawl galaa
Rheumatoid ka iyo mitral valve disease ma same baa
Allow adan ka magan gashanay🤲
😭😭😭 wlhi inmudaa aya lega haayaa 😭ilaahow icaafi garaaciisa waa saaid
Hda seetahy😢 abyo ani xitaa sa,idoow ii karaacmoyaa
@@naimadahir519same wllhi sethy hada ani gRac iyo neft idhibtA😢
Ninkaan dadka ayuu noyada ka dilayaa dad l qalay baa sports ciyaara ronalda laga qalay usaga oo 15 jir ah hadana kubad ciyaaro war dadka noyada haka dilin
😊
Khayr alleh haku siyo dr
Jazaaka laahu qeyr dr
Beerka xanuunada ku dhaca noo waydii doktoorka walaal
Dar wxnahay dad kusugaya muda dheer gorma ayad imanaysa garowe ado mahadsan dr nalaso xiriir imashahaga fadlan
Dr ka iiwaydiiya qof wadnuhu roganyahay ma arkay wali
Ilaahay majiro
Aad baa umahadsantahay Digaaga la shiilo kwrn diktoore mala cuni karaa isaga
Dawo waxa jirta lagu buufiyo quumanka ee meeshoda ku baabi'inaya .
Jizakalaahu khayr Dr 🎉
سبحان الله