Daawo Aduunka Qoyskii Ugu Khatarbadnaa O Somalia Lagaqabtay Mucjisooyin Muuqaalkan Kujira

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 185

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 4 หลายเดือนก่อน +39

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw صل الله عليه وسلم ❤

    • @roodaismai-dm8kb
      @roodaismai-dm8kb 4 หลายเดือนก่อน

      Salalahu caleyhi wasalim salalahu caleyhi wasalim

    • @shukriguure5830
      @shukriguure5830 4 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @deeqomuqtar510
      @deeqomuqtar510 4 หลายเดือนก่อน

      Scws scws scws

  • @hawoali120
    @hawoali120 4 หลายเดือนก่อน +54

    War dowladu waa nasiib badantahay ee lacagta ciidanka qaranka musharka halogu kordhiyo 🎊 🎉

    • @fartundahir4910
      @fartundahir4910 3 หลายเดือนก่อน

      Lacagta intee dhantahay

  • @ahmedsharma6968
    @ahmedsharma6968 4 หลายเดือนก่อน +15

    Subxanalallah wa family wada habaran

  • @engrmohamoudgeelemohamoud2303
    @engrmohamoudgeelemohamoud2303 4 หลายเดือนก่อน +18

    Khawaarijta umada ALLAHA ka baqday

  • @JuweriaMoha
    @JuweriaMoha 4 หลายเดือนก่อน +14

    Sadaqo waan is kadhaafay shaki dartii amaa maskiin lagu laayaa camal

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame7218 4 หลายเดือนก่อน +10

    WAABAY QOSLAYAAN REER DHIIGA DADKA KA MACAASHA.

  • @ubahalinur2253
    @ubahalinur2253 4 หลายเดือนก่อน +4

    صلى الله عليه وسلم عليه الصلاة والسلام

  • @hiboali5025
    @hiboali5025 4 หลายเดือนก่อน +10

    Acuudu Billaah, Allah shartooda umada ha ka qabto

  • @mhdinero9658
    @mhdinero9658 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waa Shabaab markaan fiiriyay taariikhdooda.

  • @nouhozman
    @nouhozman 4 หลายเดือนก่อน +18

    Illhay amarkii aabaha gabadhiisa u nixiwaayay yuu unaxayaa 😢

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 4 หลายเดือนก่อน +9

    Xaajigan isagaa qoyska dhan galiyay baxarka
    Denbiga oo dhan isagaa kamuula, sax🙏

    • @AylaSulayman
      @AylaSulayman 4 หลายเดือนก่อน

      Xaji aaa adban elegant ula yabey

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c 4 หลายเดือนก่อน +4

    subxaanallaah illaahayow umadan hanookeenin waa umad qaliban. waa dad wada tuugaa dad iyo dowllad

  • @CaaqilAbdullahi
    @CaaqilAbdullahi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Shuute ayaan soo xasuustay

  • @MariamSiidi-ff4wn
    @MariamSiidi-ff4wn 4 หลายเดือนก่อน +1

    SOMALIA ILLAHEY BEY LEEDAHAY SUBX

  • @osmansanbaloolshe394
    @osmansanbaloolshe394 3 หลายเดือนก่อน

    Shar ciga qaniis
    Iyo gal ma qabaa
    Soomaliya jacal sax
    Welcome
    Jawab

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa Qaacin weyn oo inuu dadka baa bi iyo usoo labistay waa in lacagta lagala wareegaa waliba la xiraa xarig dheer .
    Dadkan la shaqeeyeyna waa in loo diraa iyagana xabsi waa dambila yaal kuligood

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 4 หลายเดือนก่อน +1

    Lixmilyan aa war umadii waaxaalufiyeen allah hanaga qabto

  • @SahroOmarqabobe
    @SahroOmarqabobe 4 หลายเดือนก่อน

    guudomiye daadka lacagta laga so aaruurshay ogaal aay ku so dhiben ee iyaagaan halaa so xiro oo niinka dhahaay laasoshegi maayo daadka lacagta laga so qadaay oo waa labaqa xaa lo baqa qoska dhan aa a laso qa taay ee kuwaa kale halaa keno ❤

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 3 หลายเดือนก่อน

    Acuudubulaahi acuudubulaahi acuudubulaahi acuudubulaahi acuudubulaahi acuudubulaahi acuudubulaahi

  • @XaawoAbdiraxman-w9l
    @XaawoAbdiraxman-w9l 3 หลายเดือนก่อน +1

    Omaxaa llagu fallayay allow umadeda nohagaji yarabi?

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg 4 หลายเดือนก่อน +2

    Abo imihisa udinto ayan arki jiray lakiin maarkiin abo rerkisa damantod dibato uhorsedhay ,ilahayow nastur

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 3 หลายเดือนก่อน

    Acuudubulaahi acuudubulaahi acuudubulaahi acuudubulaahi acuudubulaahi acuudubulaahi acuudubulaahi acuudubulaahi

  • @mohamedxussen-fu3yc
    @mohamedxussen-fu3yc 4 หลายเดือนก่อน +3

    Allaha xifdiyo qooyska cadaalad darada lagu heesto

    • @falisa576
      @falisa576 4 หลายเดือนก่อน +7

      Ma kamid baa tahay kuwas wax
      Dhacay e danbiga lagu haysto Alshabaab cimrigina Allaha gooyo
      Xaabada naarta jaxiima lagu shido
      Alle inku huri.
      Adigana maxkamadii Alle ba ku
      Sugaysa

    • @Hamda90-t4s
      @Hamda90-t4s 4 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin amiin

  • @abdulqadirnur2641
    @abdulqadirnur2641 4 หลายเดือนก่อน +9

    Giirgiir oo dhan waa shaqaale shabaab.

  • @Kedismedia
    @Kedismedia 3 หลายเดือนก่อน

    Sirdon is not easy 😃😃

  • @Amina-m3h
    @Amina-m3h 4 หลายเดือนก่อน +8

    Ileen xamaray xumaatay ileen xaalkaagu raagyaay,ileen xal laguuba waayay waxad xeradoodi noqotay waliba kugu xayn wareegsan xaasid iyo xuma wadoo dhan,xurmaad adi naga mudnayde ilaahay xaqaaga keenyay,aamii n

    • @fahima6186
      @fahima6186 4 หลายเดือนก่อน

      Makula thy in lacagta intaas le’eg xamar laga aruuriyey??? Horta somalida miyeeysan fekerin?😢

    • @Amina-m3h
      @Amina-m3h 4 หลายเดือนก่อน

      @fahima6186 abaayo k
      Malacag bay sheegeen ,mada dhaysan waliye

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy 4 หลายเดือนก่อน

      Asc amiin rabiyow amni ku soo dabaal yaa rabi xanar ito somaalitoo dhan yaa rabi

    • @AbdiqaniAbdirsaq
      @AbdiqaniAbdirsaq 2 หลายเดือนก่อน

      Waa dil talo kale malahan

  • @hanihappy6475
    @hanihappy6475 2 หลายเดือนก่อน

    Waa lakala shakiyay caadi waye 😂😂

  • @umadunya9699
    @umadunya9699 4 หลายเดือนก่อน

    Gaagaab waa masiibo ummada allaah haka qabto

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 4 หลายเดือนก่อน +3

    Walaalkii halakeeno

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waa.aabe.boholkuriday.caruurtiisa.,&xaaskiisa

  • @malaboa591
    @malaboa591 4 หลายเดือนก่อน +1

    Bisinka 15 ma dhama kuye Dhiiga Umada ayay ka dalaaleen kuwaan ee Umada Allaha ka Qabto Inshaa Allaah

    • @fahima6186
      @fahima6186 4 หลายเดือนก่อน

      Walaalayaalow bal maskaxda markaliya kashaqeysiiya!🤔 20milion oo dolar kabadan buu ninku sheegayaa🤔 Xamar miyaa lacagta intaa le’eg laga aruuriyay?? Weliba dadkan dad caan ah maaha❗️inta comments ka qortay ma arkin labo qof oo isweydiineeysa lacataas labatabka milyan ah yaa laga aruurshay? Macquul maahan yaan maskaxada laidiinka ciyaarin ama dowlada Somali 🇸🇴 bixisay ama gaalaa soo dhiibtay😢!❗️

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 4 หลายเดือนก่อน

      Gaalo ayaa dalka ku fuliya mashaariic​@@fahima6186

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 4 หลายเดือนก่อน +3

    Qaatilnimo iyo tuuganimo ayuu reerkiisa Ku dhaqayey oo sharwadayaashii ugu adeegayey. Lacagta intaa le'eg waa dad masaakiinta oo baad laga qaaday xoolahood. Xukunka ugu xun ha la mariyo wasakhda.
    Waxa will geesiyad dhiimanayo maalin walba Samir laawahaa oo kale ayaa u adeegaya dhiigyacabka duurka Ku Jira.

  • @65nuuryare
    @65nuuryare 4 หลายเดือนก่อน +1

    Horta somaliya ilaah aa u maqan hormuud somaliya hadaan laga qabanin dhibaato ma dhamaanayso dowlat hagaagsan ma dhalanayso wadanka hormuud aa iska leh shicibkana kawaan hilibka dadka lagu hadayo ayey saaran yihiin saan aragney hormuud meel ausan ku oolin ma lahan kan is qarxinaayo ayada numbar siisey marki qaraxa la hagaajinaayo ama la isku sheegayo wey maqlaan wahna kama qabtaan in hormuud wadanka burburisey wahaa ku ogaaneysaan mobel smart ah qaado magaalada ka bax ma ku shaqeynaayo mobelkaas bes nicla ku shaqeynaayo yaa xirey mobelkaas ani waba yaabe.
    Sharciga dhigaayo mahow yahay qof akoon leh isla kuwii akoonka ku lahaa side akoon labaat ugu sameynayan mida labaat qofka akoonka leh wahaa la dhahaa yaa masuul ka ah mida kale akoonka mahaa soo gala lakin akoon aan wahba soo galeynin see loogu sameya

  • @mahattawane1170
    @mahattawane1170 4 หลายเดือนก่อน +2

    Geley waa kullaha arsenal waa maiskaa dhaho

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 3 หลายเดือนก่อน

    Wargaalka gabadha yaakaqsbta

  • @MaxamedXasanJeeniCad
    @MaxamedXasanJeeniCad 4 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadha kaleexo maskiintaa niyohow

  • @AbdikarinAdami
    @AbdikarinAdami 4 หลายเดือนก่อน +1

    Meeshu waa wareer

  • @abdinasirissack1357
    @abdinasirissack1357 4 หลายเดือนก่อน +9

    Sbx wngsn bn idin lyhy dhamaantiinba sln kdb kuwa shirkadaha isgarsinta ugu w weyn aya ka masul dhibka oo dhan xukumada w in ay tilabo adag ka qaada hadi kle wx horumar ah yan lasygin awey sirdonki dalka oo an war ka heynin wixi dalka dhacayo wayo dowladaha calamka wey ka qarban dhaqdhaqaqa shacabkoodi sida ay u dhaqman iyo shaqadodi oo dhan sim karada hadii laga war hayo dhibka wuuw yeraan lahaa runtii wabilaahi towfiiq

  • @CsalaanMaxamuud-pe3ws
    @CsalaanMaxamuud-pe3ws 4 หลายเดือนก่อน

    Cajiib

  • @MariamSiidi-ff4wn
    @MariamSiidi-ff4wn 4 หลายเดือนก่อน +1

    CALAAMO ILLAHEY HA NIGU RIDO

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 4 หลายเดือนก่อน

    Lacagtaan badan markey arkeen ayey waxay rabaan iney dhacaan lacagta .

  • @abdirisaqhasan8118
    @abdirisaqhasan8118 4 หลายเดือนก่อน +2

    Bismilah dadka intaas oo lacag ah bixinyo al shabab miyaa mise xabsi miyaay u bixiyaan waa tajiriin😊 war somali waa meel walan

  • @Test2024Test-jp5fo
    @Test2024Test-jp5fo 3 หลายเดือนก่อน

    Abahaan hada family dhan baxaroo galay

  • @Nadiir2024
    @Nadiir2024 4 หลายเดือนก่อน +3

    Waa yaab walaahi

  • @cosobtayeegtayeeg9214
    @cosobtayeegtayeeg9214 4 หลายเดือนก่อน +3

    Kuligood xabsi daain hagu xakumo odaygaan tiirka halageeyo

    • @AbdiXafid-ur6he
      @AbdiXafid-ur6he 4 หลายเดือนก่อน

      War hala diloo kuwaan

  • @osmansanbaloolshe394
    @osmansanbaloolshe394 3 หลายเดือนก่อน

    Daraad iyo haweye
    Iyo der iyo digsl milef
    Wey shaqey sayaan

  • @hajialiabdulahi40
    @hajialiabdulahi40 4 หลายเดือนก่อน

    Ninka Guryaha iibiya ,Dinbiga leh
    Xaasaskisa iyo Gabadhiisa Dinbi
    Malah , ee xasan
    Liinta xabsiga haku cabbo , dad badan oo hawshaas ku jira
    Soo batay ee hala qabto

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hawiye iyo isaaq alshaaab ayakaa wada ah. Xawilaad, beecshiro, bangi iyo shirkad walbo in la baaro. Meesha dawlad ma jirto waa wada argagixiso.

    • @Mumino-s9l
      @Mumino-s9l 3 หลายเดือนก่อน

      Sax waayo

  • @AbdiMohamed-e3m
    @AbdiMohamed-e3m 4 หลายเดือนก่อน +2

    Masaakiin lagu adeegtay waaye, ka xaaxaabiya hee, hunguri meel xun aakhir idinka ridi

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 4 หลายเดือนก่อน +5

    Dhiiga umada soomaaliyeed ayay kucayileen. Halaga jaro ,marna dhiig danqada male miyaa umada soo maaliyeed ee maalin kasto dhiigooda daa danaayo.

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 4 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan waa tuug weyn hala dilo anaa fadwoonaayo wlhi

  • @nimcoali-dy1nc
    @nimcoali-dy1nc 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abdulmo1167
    @abdulmo1167 4 หลายเดือนก่อน +5

    Lacagta ma dolaraa mise shilin somali

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 4 หลายเดือนก่อน

      hhh $ Dollar waye

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 4 หลายเดือนก่อน

    Dunida oo dhan waxay ka siman tahay hadii qof maxkamad la soo taagey oo la dhaariyey oo hadana isla maxkamadaas been ka sheego, waa 5 sano ilaa 10 sano oo xarig ah oo la dul saaraayo wixii kale oo dambi/xarig lagu helo.

  • @AaminJawmac
    @AaminJawmac 4 หลายเดือนก่อน

    🎉Nobody can take away your pain, don't let anyone take away your happiness.
    - Shakespeare

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 4 หลายเดือนก่อน

    Aniga walaalaheey ayaa saddex account oo aniga leeyahay ayey isticmaalaan . .maxaa dhib ku jira oo ka jaban . Intaan waxa loo marsiinaayo waxa u maleynaayaa canshuur ma bixin jirin . Waa edeb daro weyn. Sidaas wax looma xukumo.

  • @Karakataa
    @Karakataa 3 หลายเดือนก่อน

    Gabarta ayaa ka naxay maskiin

  • @AsliDucale-qi2ox
    @AsliDucale-qi2ox 3 หลายเดือนก่อน

    Nin baadiyo geel ku raacayo muxuu bangi ooga baahan yahay maba ku noolo magaalee,waa yaab.

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 4 หลายเดือนก่อน

    Aniga kaararkeey iyo accountigeeygey ila isticmaalaan oo lacagna ku shubtaan lacagna dhigtaan. War waxa barivaatkaada ha usheegin waa tuug .

  • @Albaghdadi1
    @Albaghdadi1 4 หลายเดือนก่อน +1

    ilaahay ha barakeeyo qosykan❤

  • @JaroooseSaleben
    @JaroooseSaleben 4 หลายเดือนก่อน +1

    😮😮😮😮😮

  • @فتحيهمحمد-ط3ش
    @فتحيهمحمد-ط3ش 3 หลายเดือนก่อน

    Nafta ninka wa ubaqtay

  • @JaroooseSaleben
    @JaroooseSaleben 4 หลายเดือนก่อน +3

    War hadii ay
    Dambi galan waa la
    Keenaya

  • @65nuuryare
    @65nuuryare 4 หลายเดือนก่อน

    Godoomiyaha maxkamada naftiisa aa canshuur siiya arisanal ee rin aa la rabay maskiin ley lagu dheganyahay

  • @sayidahmed5808
    @sayidahmed5808 4 หลายเดือนก่อน

    Waa dowlad la'aanta waxaasi iyadaa dadka protection u smayn wayday dambiga oo dhanna maamulkaa leh... bal adba...maxaad xukumi waa kiis ay dowladu leedahaye

  • @cusmaanmaxamed9858
    @cusmaanmaxamed9858 4 หลายเดือนก่อน

    Jecelkega aay ahanjirtay igalexo

  • @fahima6186
    @fahima6186 4 หลายเดือนก่อน +4

    ACUDUBILLAH! Waxaanan fahmi karin lacagta intaas le’eg yaa laga aruuriyay? Aduunka lacag la’aan iyo fakhri baa kajiree Somalia 🇸🇴 warkeedaba daa! Shaki baa igaga jira lacagta intaas le’eg 😮in dad sidaasa eey aruurin karaan ama shaqeyn karaan🤔🤔🤔 Boqolaal kun haa lkn malaayiin🤔am not sure

    • @Suldan8587
      @Suldan8587 4 หลายเดือนก่อน

      Dib u daawo lacagta waa la dhaqay waxaana loo ekaysiiyay lacag sharciya, sidaasaan ka fahmay hadalka garsooraha

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf 4 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer maxkamadani waa ta dhasha maxaakiimta waayo iyadaa ku kalifaysa

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 4 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga ii imaw anigaa 10.000.000 dlr heystee inee ka keentey i dheh eeydu eeydu dhashey kii shuute la dhahayey ayaan umaleynaayaa ee khaainka ahaa. Waa tuug.
    Edeb daradaas iila imoow
    Tuugtuug dhaley.

    • @SaafiAlly
      @SaafiAlly 4 หลายเดือนก่อน

      Hada lagu tuhumo waa qasab in lagu soqabta jog hadhow san uhadli meside

    • @SaafiAlly
      @SaafiAlly 4 หลายเดือนก่อน

      Kk

    • @Mumino-s9l
      @Mumino-s9l 3 หลายเดือนก่อน

      Adiga maxaa kaaxanaajiyay ma ayagaad kamidtahay😅😅😅😅

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 4 หลายเดือนก่อน

    Somalida miskiin waaye

  • @OmarHaji-rn3tz
    @OmarHaji-rn3tz 4 หลายเดือนก่อน +1

    Kolayba qabilnimo iyo qabyalad unba lagu sidayn dona ee maxad iska dalinaysin

  • @CabdiAxmed-w5x
    @CabdiAxmed-w5x 4 หลายเดือนก่อน

    War maskiintani bad baa lA galiyY wlhi

  • @AziizKeyow
    @AziizKeyow 4 หลายเดือนก่อน

    😮

  • @mustofahmad6091
    @mustofahmad6091 4 หลายเดือนก่อน

    Lcgtas Somali lagama arurin wadamo shisheye ayey noga timi macquul mahan lcg intaas leg in ladhaho wa cashuur

  • @axmedxirsi5869
    @axmedxirsi5869 4 หลายเดือนก่อน

    Doqonida lagushegaa waatan bal arag family

  • @AbdirahmanbareAdow
    @AbdirahmanbareAdow 4 หลายเดือนก่อน

    Gabadhaan halasiidaayo odogane hala toogto

  • @alibasbaas5065
    @alibasbaas5065 4 หลายเดือนก่อน

    Reer ba ay weeye

  • @daahircabdikorme490
    @daahircabdikorme490 4 หลายเดือนก่อน +1

    War baas tarkaan halagaraaco😂😂

  • @Cabdi141
    @Cabdi141 4 หลายเดือนก่อน

    Aabahaasi halagu xukumo hablahaasi waxay dabi leeyihiin

  • @abdirahmanhassan8441
    @abdirahmanhassan8441 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sidee loo ogaaday in uu u ururiyey war somali waa meel waalan

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 4 หลายเดือนก่อน +2

    Hawiye dhamaan waa wada tuugo. Way isugu hiiliyaan dulmiga. Lacanad haku dhacdee wayba ku dhacdee.
    Waa sharaar.

    • @mahadtaleex841
      @mahadtaleex841 4 หลายเดือนก่อน +2

      Ceeb warya, nacas ma tahay adiga

    • @MrSahaldon
      @MrSahaldon 4 หลายเดือนก่อน +1

      War Doqonoow Dadkan maaha Hawiye Lkn waa Somaali Waana sidaan Isleeyahay dad ka soo jeeda Reer Koonfur Galbeed Ee Alle Kaga Baq dadka Aanad waxba Ku ogeyn ee Aad La doonaneyao Dhaliisha Iyo Ceebta

    • @nuurmohamed5195
      @nuurmohamed5195 4 หลายเดือนก่อน +1

      Hawiye somali ma ahan

    • @MrSahaldon
      @MrSahaldon 4 หลายเดือนก่อน

      @@nuurmohamed5195 Adoonow Waa Dadka Kugu Haya Somaaliya Itoobiyaan Afsomaali Bartay Waanu ku Garanay

    • @MrSahaldon
      @MrSahaldon 4 หลายเดือนก่อน

      @@mahadtaleex841 Kan Waa Iska Doqon Waxaana igaga Filan Hadalkiisa Qoraal uu soo qoray Ee Uu lahaa " Anaa Khawaatiijta Lacag Udiraye Bal Isoo qabta" Marka Wax Loo jawaabo ama Lala Doodaa Maba Mudna Alle Hasoo Hadeeyo In Ruux Muslim Ah Dhiigiisa La Banneysto Ruuxa Doonaya Kuna Taageeraya Kuwa Sameenaya Ficilladaa Guracan Malaha Diinta maanu barane Qoraalka Carabiga uun Ayuu iskaga Qortay Taa Ayuuna Diin Mooday Doqonku !!! Doolar Qaate Dadka Muslimka Ah Ee Masaakiinta Ubadan Xinjirtooda inaad qubtaan Alle Kaga yaaba

  • @umuabshirabshir7654
    @umuabshirabshir7654 4 หลายเดือนก่อน

    Bisinka

  • @SafiaAli-r2f
    @SafiaAli-r2f 4 หลายเดือนก่อน +5

    Xaaskeyga iyo xaaskas kale mcinahed ma la dhaho kkkk 2 xaas muu dhaho

    • @rayaandaahir4906
      @rayaandaahir4906 4 หลายเดือนก่อน

      Tan kale way cidhiidhsan sowmha 😂

  • @KamilaHASSAN-h6f
    @KamilaHASSAN-h6f 4 หลายเดือนก่อน

    Oo intas dhan maxow ku qabanaye odayga xaninyaha koronto ha loga xiro

  • @amedfarah299
    @amedfarah299 3 หลายเดือนก่อน

    Hanti ma lihi iyo account yaal aan furaa waa shabaab maldahan

  • @osmansanbaloolshe394
    @osmansanbaloolshe394 3 หลายเดือนก่อน

    Dadka badaya joogo asccte maloo samey karo miyaa

  • @rocky4066
    @rocky4066 4 หลายเดือนก่อน +2

    Dadkaani sifiican ayaa loogu adeegtay nasiibdaro
    Hunguriweynida waxay keentaa Inaad god dabin ku dhacdo.

  • @mohamedabdiaziz9797
    @mohamedabdiaziz9797 3 หลายเดือนก่อน

    War dila ku waan

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 4 หลายเดือนก่อน

    Way saxsan tahay anaga ayaa usameyna walaalaheena . Kaararka anaa leh lkn wey is ticmaalaan . Oo lacagna wey dhigtaan wayna isticmaalaan . Accountiyada magacay ayey ku furan yihiin 15 sano ka badan ayey isticmaalaayaan ilaa hada wax dhib oo iiga yimaadey malahan .

    • @Xaawokiin927
      @Xaawokiin927 4 หลายเดือนก่อน

      Aloore adna inaad tahy arsenal 😅😅

    • @nuurmohamed5195
      @nuurmohamed5195 4 หลายเดือนก่อน

      @@Xaawokiin927
      Anaa shabaab ah ii imow garac

    • @nuurmohamed5195
      @nuurmohamed5195 4 หลายเดือนก่อน

      Hawiye fayoow intuu joogaa waa wada mujrim .

    • @nuurmohamed5195
      @nuurmohamed5195 4 หลายเดือนก่อน

      @@Xaawokiin927
      Arsanal maxaa ugu heysaa
      Anaa alshabaab ah ii imoow hadaad wax tari karto wasakhad yahay

    • @Xaawokiin927
      @Xaawokiin927 4 หลายเดือนก่อน

      @@nuurmohamed5195 kkkk soo bax hee mxa isku haysaa

  • @JowharaXasan
    @JowharaXasan 4 หลายเดือนก่อน

    Wlh dowladu shaqay haysaa aaway dadkii lahaa dowladi majirto hhhhhhhh

  • @hassanmohamudgacal8829
    @hassanmohamudgacal8829 4 หลายเดือนก่อน

    Xukun adag halagurido Nacalad ha ku dhacdo dadkii ey dileen shabbaab ayaga halagu soo oogo wayoo kan dadka dilo kan Lacagta u uruuriyo ama kan qalbiga ka tageero waa isku mid

  • @bidhaanfashiondesign198
    @bidhaanfashiondesign198 4 หลายเดือนก่อน

    😱

  • @abdulqadirnur2641
    @abdulqadirnur2641 4 หลายเดือนก่อน

    Dayuuswaynaaday.

  • @osmanosman2224
    @osmanosman2224 4 หลายเดือนก่อน

    maka iskala baxsato waa lacag badan 3,700,0000

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 4 หลายเดือนก่อน

    Mida kale waxa lagu heysto ma aqaan.

    • @nuurmohamed5195
      @nuurmohamed5195 4 หลายเดือนก่อน

      Nab aad ujeedid waaye .
      Waxa meesha loo keensadey
      Wixii reer eebeyaale in lagu gumaado
      Idinkana qaqabta maxkamadiina soo taaga laaya waa doofaaro

  • @LayJ-n1p
    @LayJ-n1p 4 หลายเดือนก่อน

    Where is the money coming from who's sending the money that is a lot of millions of dollars I wonder 🤔 what country is selling and why 😠 giving alshabab money they killed so many innocent people 💔😭

  • @DaadirAbdi-hb6yu
    @DaadirAbdi-hb6yu 4 หลายเดือนก่อน

    habarta afka gacanta saarayso waa mida odayga baxarka galisay tiirka hala geeyo habartaas

  • @BashiirIsmaaciilmaxamed
    @BashiirIsmaaciilmaxamed 3 หลายเดือนก่อน

    Alaha udhib dhaamo😂

  • @daahircabdikorme490
    @daahircabdikorme490 4 หลายเดือนก่อน

    Eleey miyaa kan

  • @AishoAziiz
    @AishoAziiz 4 หลายเดือนก่อน

    Anig siday ila tahay odaygan Asaga waxas oo dhan ka danbeya wana laga yabaa inuu family ka u shegay mid kale shiekada intas oo account laga furay hadana dhaq dhaqaqa contada la socon waa dhinato wayn wlhi ayaga hala baaro ayaan ku baaqi lahaa. Ninkana xukun adaga hala mariyo haday ku cadaato arintan