Ruwaayada Adeero Raamaale Qaybtii 10aad 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @abdirehmanibrahim3774
    @abdirehmanibrahim3774 4 ปีที่แล้ว +14

    Nio wlhi wn idin taageeraa
    Sayidka
    Jaqaye
    Cabdi cido
    Bravo
    Daaryn
    Ninkan la dhaho jaqaye wn ka helaa aadbuu funny uyhy
    Keep going sxipayal specially jaqaye ❤

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed 4 ปีที่แล้ว +26

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya bes😭😭😭😭😭😭😭😭😭👏👏

    • @adalimpire4128
      @adalimpire4128 4 ปีที่แล้ว

      Maxad kashaqeysaa wanku saree

    • @MUBAARIK__mm
      @MUBAARIK__mm 4 ปีที่แล้ว

      Maxay wll kaacaawinaa

  • @mariammohammed489
    @mariammohammed489 4 ปีที่แล้ว +6

    😍😍😍mashallah sayidka parakaysan alle haku barakeeyo diin iyo xirfido badan ayad isku darsatey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Alle yacizak

  • @abdallamussa7386
    @abdallamussa7386 4 ปีที่แล้ว +35

    Hal qoF Iga zoo hoReeYeyPa LiKe IiGu qapo Capdooow ❤😁

    • @Mustaferooney
      @Mustaferooney 4 ปีที่แล้ว

      Wad iga haysaa halkii qofna waa aniga

  • @cabdirixmaanxasan3179
    @cabdirixmaanxasan3179 4 ปีที่แล้ว +6

    Vedio first two ahay ramaaale

  • @fadxiaadan3892
    @fadxiaadan3892 4 ปีที่แล้ว

    Saaxiib sifiican ayaad uga hadashay

  • @Mustaferooney
    @Mustaferooney 4 ปีที่แล้ว +24

    First viewer ayaan ahay ee xaqayga I siya

  • @cilaajkaduwaaudiinherbalce3799
    @cilaajkaduwaaudiinherbalce3799 4 ปีที่แล้ว

    .maasha Allaha Adeer Allaha ku xifdiyo.waad dufaacday diinta dumarkana.waad tustay xaqa Allaha uu siiyey

  • @wllmoha6061
    @wllmoha6061 3 ปีที่แล้ว

    Walal waad isoo jiidatay❤❤❤❤❤

  • @siciidguure4220
    @siciidguure4220 4 ปีที่แล้ว

    Cajabeeey Cajab Rag Talent Leh

  • @mohazan6578
    @mohazan6578 4 ปีที่แล้ว +6

    Waxan ahey qofki labad ee dawadey
    ee haa iga ilobina like ta

  • @abdishittadam401
    @abdishittadam401 4 ปีที่แล้ว

    Sayidka barakaysan 😘😘😘😘

  • @mariakadr2069
    @mariakadr2069 4 ปีที่แล้ว +3

    horey usocda wadnaga qoslisen wlhiye

  • @sucaadmaxamuud4269
    @sucaadmaxamuud4269 4 ปีที่แล้ว +2

    Dadkan xagay iiga soo horeeyeen
    Manay xishoonayn
    Waar anaa ugu horeeyay wax daaawada

  • @amiiramohmudxasan4961
    @amiiramohmudxasan4961 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaaryaaa aboobe igu qabo nooo like

  • @asmahussen3562
    @asmahussen3562 4 ปีที่แล้ว

    This is another level walahi waa iga qoslisaa sh ramaalow

  • @deqziofficial842
    @deqziofficial842 4 ปีที่แล้ว +9

    M416😂 reer bubg ismu jiya

  • @therealone2767
    @therealone2767 4 ปีที่แล้ว +3

    Keeep going teaM wadaDa xaQa

  • @tobabarekas-kaabe9447
    @tobabarekas-kaabe9447 4 ปีที่แล้ว

    Keep going zxp

  • @Nihaalivlogs
    @Nihaalivlogs 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah dad qaali ahaay

  • @jamacxusen6582
    @jamacxusen6582 4 ปีที่แล้ว +4

    Keep going pro

  • @Sir-doonkaGeeska
    @Sir-doonkaGeeska 4 ปีที่แล้ว +10

    Forward legends 🥰🥰🥰💯

  • @abdirahmanhaji827
    @abdirahmanhaji827 4 ปีที่แล้ว +2

    Sh diris ramaale waa tageera wlhi qosol modhin weye sxb hadad farintan aragto iso jawaab 😂😂😂🙌

  • @عزالدينعلىالصومالى
    @عزالدينعلىالصومالى 4 ปีที่แล้ว

    mashlah wadal qiiimo leh sheekh raameele maanta gufiinad hore usoco wllo

  • @hareedkaiseOomaar
    @hareedkaiseOomaar 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going team wadad xaqa prothers

  • @arliyo7506
    @arliyo7506 4 ปีที่แล้ว +1

    Rag tagay wlhie keep going❤

  • @ahmedjeekee3573
    @ahmedjeekee3573 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going ramale c cido

  • @ahmedafficial6137
    @ahmedafficial6137 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha idinzharFo walayaL

  • @abdikanihassan1032
    @abdikanihassan1032 4 ปีที่แล้ว

    wlhi ragan waan taageeraa gaar ahaan jaqaaye waan jecelhay ninkaa nio
    sxpky idiris isaga si gaaran usalaamayaa

  • @MccIAlove
    @MccIAlove 4 ปีที่แล้ว +1

    Waar wa nimankiinan yar yar maxaad dumarka idiinkeeyay xuquuqdooda iyo xaqoogaba miyaaynay hooyo ini dhalin ooyna idinka mudnaan xuquuq intiina xagaa wada joogta qaarbay hooyadood canaha ibisaa qaarna tamaadhada suqay subaxdii ukalahdaa markaa xagaynu geyn xaqeeda miyaynu dafirii......... hooyoy alle jano ha idinku abaal mariyo aamiin aamiin inama yar yaro xaqaad leedahay aan garanaynbaa buxee iyo dhibtaad lasoomartee

    • @bashaarofficial3600
      @bashaarofficial3600 4 ปีที่แล้ว

      Aar ma waxasad like ki daydaysaa

    • @MccIAlove
      @MccIAlove 4 ปีที่แล้ว

      Waar xisho gadh iyo gafuurbaad leedahee

    • @bashaarofficial3600
      @bashaarofficial3600 4 ปีที่แล้ว +1

      @@MccIAlove aaar dadka waligaa waxba lagama sheego adoo wax ku radinaya waan kaa
      Fahanee sii faa

    • @MccIAlove
      @MccIAlove 4 ปีที่แล้ว

      Hooyaan ku dhalin hooyadaa iyo aabaha miya kalatageen adoo yar waayo xaqa Walid garan maysidee iyo taa hooyo inay kawayn tahay ta aabo

    • @thekingziizar5057
      @thekingziizar5057 4 ปีที่แล้ว

      @@MccIAlove hhhh waN kaa fahanee naga daa ciyarta camiii like ta xun anaga ku zaariye wx kle zo qor

  • @naazirkolombiafilmshd2403
    @naazirkolombiafilmshd2403 4 ปีที่แล้ว

    Wlhyi rag aan taagero ❤❤

  • @siciidguure4220
    @siciidguure4220 4 ปีที่แล้ว

    Nio wlhy waan idin taageeraaa
    1- Idiris Raamale
    2- Cabdi cido
    3- jaqaaaye
    Keep going Rag adag idin wataaaa

  • @pazhirmuze8796
    @pazhirmuze8796 4 ปีที่แล้ว +1

    Ana igu horya like dhc ku siiya😂❤

  • @updynasercolombia5795
    @updynasercolombia5795 4 ปีที่แล้ว +6

    WarDe sayiDku qosolka wxu kudaraadeY OqoonyahaN🤣🤣🤣BuGaGTii Bebalka XiRa wuu akhriyey🤣🤣🤣🤣👋

  • @apdiqaniomar5774
    @apdiqaniomar5774 4 ปีที่แล้ว +1

    HORRE USOCDA MY TEAM WADADA XAQA

  • @abdiwalideekabdilahi2471
    @abdiwalideekabdilahi2471 4 ปีที่แล้ว

    War sxba yaaal waada LA raagtaane gorma Q 11aad waa goorma

  • @lyricsyahye8569
    @lyricsyahye8569 4 ปีที่แล้ว +2

    Oo cidna igmy soo horyne

  • @zahalofficall49
    @zahalofficall49 4 ปีที่แล้ว +1

    Team hore usocda

  • @cabdicalixirsi7328
    @cabdicalixirsi7328 4 ปีที่แล้ว

    horey usoco shiiq idiris raamaale

  • @sakariyeciiltireh9292
    @sakariyeciiltireh9292 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @muniizahmohamettalmehri8183
    @muniizahmohamettalmehri8183 4 ปีที่แล้ว +1

    m.a team wadada xaqa

  • @bashiirxasan2091
    @bashiirxasan2091 4 ปีที่แล้ว +1

    Adeer ramaale
    Walhey wa nin funny ah

  • @abdiqadirmohamedsamatar6668
    @abdiqadirmohamedsamatar6668 4 ปีที่แล้ว

    Inaan jaqaaye ku jaqin🤙

  • @engmoustaphealinour4066
    @engmoustaphealinour4066 4 ปีที่แล้ว +1

    Nio idinku heesaha wad soo xushaan wlee ragraga

  • @updifatahmohamed6140
    @updifatahmohamed6140 4 ปีที่แล้ว +1

    First 😙

  • @Fadka213
    @Fadka213 4 ปีที่แล้ว +1

    “AWM muu yaalaa” ku lahaaa😂😂😂

  • @fadxiaadan3892
    @fadxiaadan3892 4 ปีที่แล้ว

    Jaqaaye ma.aha cabdina ma.aha laakiin waxa weeyaan saaxiibkay idiris

  • @naturalvideo7858
    @naturalvideo7858 4 ปีที่แล้ว

    Horay usoco sxb

  • @mohazproduction1498
    @mohazproduction1498 4 ปีที่แล้ว

    Sayidkaa wllllhi waa XaQiiq shaqooyinka ragga qaar hayaaan dhib wlllhi

  • @robinsoncrouse7807
    @robinsoncrouse7807 4 ปีที่แล้ว

    Ilaa dhaqan ka miiguu wxkayaqaan

  • @zakariyeg2521
    @zakariyeg2521 4 ปีที่แล้ว +2

    Xuquuqdiinu waa jaqitaan😹

  • @runtumafantaa7030
    @runtumafantaa7030 4 ปีที่แล้ว +3

    Miyaad arag Stephanie McMahon aabbaheed McMahon feedhahay isku celisoo way ka badisaye.🤣😂

  • @bashiirxasan2091
    @bashiirxasan2091 4 ปีที่แล้ว +1

    Wa suale inte xalqo bey nqon donta rewYadaan

  • @ayaanlemohamednourahmed2201
    @ayaanlemohamednourahmed2201 4 ปีที่แล้ว +2

    Furitaanku wuu ka fududaa biyaha malinki 10 jeer ba la furi jiry😂😂

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 4 ปีที่แล้ว

    Cabdi siraadow hada kani ma shaqaynayaaa

  • @dacwamedia8825
    @dacwamedia8825 4 ปีที่แล้ว +1

    Nio ruwayadinu way quruxsantahay waana idin tagera lkn waxan ku talin laha haday tahay macqul clip ka ad so dhigtan aad bu u dheradaa eee somalida xaladeda lasocda oo so kooba wa fikirkayga

  • @faisafilfilo541
    @faisafilfilo541 4 ปีที่แล้ว

    Nio jaqitaankan wan dhibsaday nagareba please

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 4 ปีที่แล้ว +1

    Asxaabta diinta in aad tusaale u soo qaadataan iska adkeeya, hadii aad qaldaysaan iska dhaafa diintu qalad ma gasho ama in aad ka ruwaayadsataan

  • @abdinasirsaid5669
    @abdinasirsaid5669 4 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiinu waa jaqitaan jaqaye 😅😅

  • @xaliimaaxmed9560
    @xaliimaaxmed9560 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂 wlhi wan idin taageraaa

  • @ttnorabin4777
    @ttnorabin4777 4 ปีที่แล้ว +3

    Wad salmantihiin Ilma yacow bal ha iska yacineee iguso yaaca "SUBSCRIBE "

  • @dhacdooyinkaaduunka9725
    @dhacdooyinkaaduunka9725 4 ปีที่แล้ว

    Qaybta xigta adoo aroosaya oo izlaantii hor nacay ka dhig

  • @nimcoamar8308
    @nimcoamar8308 4 ปีที่แล้ว

    Jaqitaan

  • @mohametQurbo
    @mohametQurbo 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxey kan irmaani😂

  • @jalwinho1287
    @jalwinho1287 4 ปีที่แล้ว +1

    Haqayga ha laiziiyo azxapy

  • @zeinabali7639
    @zeinabali7639 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhh qosolka iga dhamaaday manta

  • @saedobile9309
    @saedobile9309 4 ปีที่แล้ว +1

    Ama moofo ayeeydan duhur shidin😂😂😂😂😂

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 4 ปีที่แล้ว +3

    Team wadad xaqa
    Ilaahow qofkasta oo muraadleh muraadkiisa oo kheyr ku jiro waafaji intii xanuunsan xanuunka Ka korqaad intii caafimaad qabtana caafimaadka usiyaadi آمين
    th-cam.com/video/C7N6ZVi81Lk/w-d-xo.html
    Mahadsanidiin

  • @nastahahmed1967
    @nastahahmed1967 4 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi cido makarafoonka kuma ficniid cmu botaadadi iska waado 🤣

  • @inacilmizheikh7026
    @inacilmizheikh7026 4 ปีที่แล้ว +1

    🤣ma nooli

  • @zakimedianproduction8930
    @zakimedianproduction8930 4 ปีที่แล้ว +1

    Kulahaaa OOM inoo qaad AWM cml hhhh

  • @nimcoabdi8630
    @nimcoabdi8630 4 ปีที่แล้ว +1

    🤣😂😂🤣🤣alhu akpat

  • @xasanibraahim597
    @xasanibraahim597 4 ปีที่แล้ว

    Jaqaaye 😂😂😂😂😂

  • @Barkulan-Xaqiiqa1954
    @Barkulan-Xaqiiqa1954 4 ปีที่แล้ว

    Wlll numberkaaga su aal ayaan ku waydiinayay

  • @hamzecade7811
    @hamzecade7811 4 ปีที่แล้ว

    Taagee ro xamze verrati

  • @updirahmanaadan537
    @updirahmanaadan537 4 ปีที่แล้ว +1

    InTanu JaqayE ku JaqiN like______😅

  • @abdiaziizmohamed5116
    @abdiaziizmohamed5116 4 ปีที่แล้ว

    😂RagA Qozolku agToda yaaLo Team Wadada xaqa

  • @nuuriyecali7274
    @nuuriyecali7274 4 ปีที่แล้ว

    Dhamn waxan salamaya dhalintaa hibadale kuwa meesha dawarsiga kawadana wacN leyahay like iyo subscribe midh ha isaarina

  • @xamdaibraahim9222
    @xamdaibraahim9222 4 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wallo hoorta maa haargaaysa jooga miise burco iisheeg

  • @hamzecade7811
    @hamzecade7811 4 ปีที่แล้ว

    Xamze ferati

  • @Become_Skiller_Technology
    @Become_Skiller_Technology 4 ปีที่แล้ว

    Free ku baro Technologyda oo kusoo biir channalkeygan .....faaiida wacan........

  • @suhaybdaahir8652
    @suhaybdaahir8652 4 ปีที่แล้ว +2

    Hhhh

  • @muhiyadinosmanmohamed4894
    @muhiyadinosmanmohamed4894 4 ปีที่แล้ว

    Meesha ma pubg baad modaysaa

  • @rudwaanshooshe9643
    @rudwaanshooshe9643 4 ปีที่แล้ว

    1882 England dumarka wax 3 kayar aya lakala sisanayey hhh

  • @cabdicaliibnushabeell5475
    @cabdicaliibnushabeell5475 4 ปีที่แล้ว

    Waar dadkan qudhunka ah aanu waxba kadaawan kari weyney waxay ish
    Ifkaa lagu yahay hadad kan jeceshahay iyo hadad ila aragtay
    Waar imaanka laydinka qaade naga aamuso waxba idiin saari maynee

  • @Yaso12346
    @Yaso12346 4 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣

  • @marwanmarwan182
    @marwanmarwan182 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk

  • @rabiicahmed5927
    @rabiicahmed5927 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk

  • @ahmedhosny4910
    @ahmedhosny4910 4 ปีที่แล้ว

    midh rasaasa igu bakhtidey oo gowska dambe gashay hahahahaha

  • @sumayaali1343
    @sumayaali1343 4 ปีที่แล้ว

    😁😁😁😁

  • @akramvlogsfilms4904
    @akramvlogsfilms4904 4 ปีที่แล้ว +2

    Subscribe ma iisaari kartaa wll qaali pls

  • @zr_updyhamd1573
    @zr_updyhamd1573 4 ปีที่แล้ว +3

    Qof kazta oo comment gayga akhriya wiil ama gapadh wll wxn ka codzanya inad channel kyga subscribe ii zaarto please

  • @jimcaalefuaad8312
    @jimcaalefuaad8312 4 ปีที่แล้ว

    Musbaarad loox ku wadan kugu fakan🤣🤣

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 4 ปีที่แล้ว

    3$ kkkkkkkkkk

  • @sakariyedulaye1871
    @sakariyedulaye1871 4 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @hamzecade7811
    @hamzecade7811 4 ปีที่แล้ว

    Xamze ferati

  • @hamzecade7811
    @hamzecade7811 4 ปีที่แล้ว

    Xamze ferati