Oo surprise ka muxuu yahy sow tan sii ogeed ma aha oo fartuun happy sow tii lahyd walaashey ifrax wiilkeeda usoo socda anoo arkinaa baxaa Cayaarta maa naga deysaan Masha allah allaha kuu deysto wiilkaaga ifraxey
Abyoy so lagama yaabo kliya iney oged wiilkeda inu u imaana oo waqtiga ay fileysy waqti ka hor suprise ahaan logu keny marka fudedka joojiya hadal yuuniga tagin
M.a ❤hmblyo hooyo mcn maadaama aad riyadaaada alle kuu rumeyy alx midakale mouse sifiicn ugu magad celli subrase usameey d adka hddeyfrxn aan dhkhaaqin aa thy farxadi aakaa badaty waxaa dhahdo garan weyday am sorry ❤❤❤aad baan kuu jeclahy ina khaliifey❤❤❤❤ owlaad kalle oo baariyaaala alle ha idinku deeqo adi iyo haajigaada aamiin yaa rabi ❤❤❤❤❤❤
Wllhi ilinta ceshan waayay. Dareen hooyo Macaan. Ani hooyadey macaan aad ugu xiisay runtii rabbi haa isku Ken simo mar kale I.a nollol iyo caafimaad Hooyo Macaan I'mss you Momyy 💯♥️👑🫂
Mx benta u shegeysin ifrax wilkeda in uu imnaaayo fartun happy shegtay waibo ifrax lajogto dhhday wiilka aan habar yarta u ahay ayaa imanayo alla kuwaaan ben bdnaaaaaa Bax dheh
M.a wllhi wan farxay waligay channelkan madawan cawa kahor wiilkas yar hoyadiis lakulmay ad ban ugu farxay waxan oga Malin abihii ciidan intu sokaxaystay cunuga rabay xoog inuu kuqato dadki xafada dhan ciidanka dhagax kaladalnay si an cunuga yar loqadan wllhi wan xasuusta waga secendry ban ahaa mantana wagas wuuku yimi m.a abyo nolol qurux badan ban idiin rajeyn familkaga ilahey haku barakeeyo❤❤❤
Xageeh weeye meeShaa ninku ilmaha askariga usoo kaxaysan
Daren hooya nimo wlhi anakon hooyo ahenba daremena hadana allah haysu kindaayo😢😢😢😢😢
Ala muuse allha barakeeyo😢😢ilmo iyo hooyo iney iskumeel joogaan ayaaa fiican😢😢😢😢😢😢
Iyadu may ogayn inuu wiilkeedu imanaya mansha llah
Haday ogayd iyo hadii.kleba waa hooyo iydo yar ayay dhashay manshallh allhe haku daaayo wlalalo wlalaha iyo walidkgaba iyo wiilkyga muse awlad bariya kala hela hno🎉❤
Masha allaha xabibti wiilkaga allaha ku xafiido aamiin yarbi ♥️ 💯 🤲 🙏🏻
M.a hambalyo way ficantahy ilmaha iyo hooyadod inay isku meel kuwada noladan❤
Bismillaah maasha allaah tabarakallaah alle ayaa mahadaasa oo dhan u suganatay alx muhimada waa inaad wiillkaga yar dib u midoodiin aadaban runtii kula farxanay maasha allaah hambalyo sanad cusub oo farxad badan soo dhawoow habo salman yare ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashaa Allaah walaahay waan ooye hooyo ilimeheda marku kamaqan yahaya oo kedisi loogu keno isdaya darame muse thanks nin fiican baa tahaya🎉❤❤❤👍
Wlhi blhi tlhi wan is celin wayay indhaheyga ilin soo dhafty wxa daremi kro waa hooyo lee allow isku kiin barake abayo adi iyo wiilkaga🤲😭🤱♥️🌍🧠
Maasha Allah ❤❤❤ifrah wiilkedii yaraa habo soo dhawow. Muse iyo Aamino Thnks ❤❤❤
Oo surprise ka muxuu yahy sow tan sii ogeed ma aha oo fartuun happy sow tii lahyd walaashey ifrax wiilkeeda usoo socda anoo arkinaa baxaa
Cayaarta maa naga deysaan
Masha allah allaha kuu deysto wiilkaaga ifraxey
Intaan qori rabay baad qortay
Kkkkkk Wlhi Ana dhihi rabay lkn adga soqoray war daadkan canka ah wexy nomodan💀 qolfof maba naoga in an kahoreno kkkk
😂haa fartun happy Yan kamaqle ayadoshegyso😂 mardambe hadan amino you tube kuwa dahayan suprise ayuikuimade wale you tube wixisa wa beb😂
Abyoy so lagama yaabo kliya iney oged wiilkeda inu u imaana oo waqtiga ay fileysy waqti ka hor suprise ahaan logu keny marka fudedka joojiya hadal yuuniga tagin
Waxaa laga yaba waqtiga inayna filanayn kadib u malyneysy
Abaayo ninkaga waa nin waxa jeceshaha kula jecel mansha Allah
Saan u oyey malaynmaysid wlhi ifraaxey hooyonimo 😢😢😢
Ilahy salman yare hakudaayo hbo mcn ❤❤
Ifraxey wiilka haka nixinin caali iyo cawralo hakudhin
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️
Maasha Allah hooyo weelkeeda ❤xaajigaagana ale hakuu xafido aamiin yaa Allah ❤❤❤
Mansha.allah muse waa Nin wanagsan❤🎉
waa naga oohisiisen😢😢😢😢😢 waxay aheed farxad aad weeyn waxaa kulmay ifrax iyo wiilkeeda❤❤❤❤❤❤
😭😭😭😭 ya allah hoyoo walbo ilamahadha aay nolashadha isla qebsadhan anagani kuwa kheyr qaabo nasii 🤲🤲🤲🤲
Maansh alaha wlhi wan la ilmeyay dareen hoyo nimo hoyo mcn ❤❤
Ragaa samaroon waaaa goobbbbbb goobiiiii dhashayyyyy ❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ HAWO MACAAN SOO DHAWOOW MASHA ALLAAH BAAYO
Masha allh ifraxeey wllhi wakula qirodi qufki hoyo ehle daremi karo farxada da wafar xadena welcome habo mcn allha haku xafido my quwen ifrax allha kuxafido willkada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah hambalyo hambalyo abayo wiilkagi yaray hadow Ku imaday muuse iyo inte Kala qeyb qadatay qeyr allaha siiyo❤👍
Mansha allah tabaraka allah alle haku daayo ifrax cunugaga yaarabi raxmaan ❤❤❤❤❤
Masha Allah beautiful Surprise
Illaahay ha ku xafido wiilkada,iyo xajigada .
Keep going Ifrah ❤❤❤❤
Inshlaah adiga iyo xajigada, awlad salax dhaxdina,alhaha kabero,alhuma aamin yaarabi
Mashalllh ifraaxey nin fiicanaa kuqabee dhuuqso ❤❤❤wadanolaada waxbadan
AbaayoAllah swt hakubarakeyo
Sundus ayanle malintena wasugeyna i.a 😊
Ooow!!! Muse bro you are so sweet and kind Mansha’Allah tabarak’Allah. Ifrax seygaaga Allah hakuubarakeyo.❤🎉
Ano xita Hooyo ehen aa emotional noqday oo daremaya waxay daremayso🥲🥲Ilahay hooyo iyo ilma kaste oo kala fog ha isku keeno❤️🙏
M.a ❤hmblyo hooyo mcn maadaama aad riyadaaada alle kuu rumeyy alx midakale mouse sifiicn ugu magad celli subrase usameey d adka hddeyfrxn aan dhkhaaqin aa thy farxadi aakaa badaty waxaa dhahdo garan weyday am sorry ❤❤❤aad baan kuu jeclahy ina khaliifey❤❤❤❤ owlaad kalle oo baariyaaala alle ha idinku deeqo adi iyo haajigaada aamiin yaa rabi ❤❤❤❤❤❤
Masha Allaha Allaha haku dhowro wlhi xadaa ikacday ifraax farxadeeda mar kaan arkay ❤❤❤
Wiilka yara oo iqra jeleynii soo wadty ifraax qaliif maa dhashy mash allah
Haa deee
Iqra gorme sowday wll
@@khadiijaabdqadir Mar hore
Oo sotay fartuun happy labyr ilmhed u imnya
Fartun happy baa sheegtay oo tiri xamar kuma gaarin wiilka habaryar u ahay ifrah dhashay markaan xamar tagay u dhoofay waan is dib marnay 😂😂
Dareen hooyo nimo wlhi❤😢😢
Masha Allaah❤Alle hakuu xafido wiilkaaaga qaali
Mashallah Mashallah Mashallah Mashallah Mashallah ❤❤
Wllhi ilinta waa ceshan wayay abyo Mnshllh allha kuxifdiyo🎉❤😮
Masha alaah ifrax abayo alaha nodesto wilkeyga habaryarti ahay hanbalyo muse. Nin karmed wayee alow owlad qerqabo alow idin sii amiin
Manshlh wllshy and will yar ee an habad u hay
Masha Alaah wlkey muse Alaha kaa farxiyo in sha Alaaah❤❤❤
masha alaah abayo mcn ale haku dhaafo wiilkaaga❤❤❤❤
Illaahey haa isku kiin daayo Abayo ifraax adiyo family gadaba m.a 🤲🤲🤲
Maashaa Allaah Allaahuma baarik ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤wllkeen muuse kheyr badan Allaha siiyo ifraax cadeey farxadeeda waa farxadeena 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
Aamina maanta aragnay waanu uxiisnay❤❤
Mnshlaah wlhi anoo ilmenaya ayaan qoraal kaan qoraya blse wxaan aad ugu mahad celinaya cidwalbo ka qeeb qadaty ineey ilin faraxadeed naga keento oo kulmiyey hoyo iyo wiilked❤
Abayo Allah ha kubarakeyo wiilkaga❤❤
Wllhi ilinta ceshan waayay. Dareen hooyo Macaan. Ani hooyadey macaan aad ugu xiisay runtii rabbi haa isku Ken simo mar kale I.a nollol iyo caafimaad Hooyo Macaan I'mss you Momyy 💯♥️👑🫂
Mansha allaah mansha allaah illahay ha isku kiindaayo byo mcn ❤❤❤
Alle haku barakeeyo kuwa kalana allaha kugu arzaaqo❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Fiidigaan waa la ooyey aad waayo hooyaan ahay😭😭😭😭 alah is ku kiin daaayo adiga wiilka kuqabo nuunuugaaaga iyo mustaqbal ilma kale
Ifraaxey wlhy waa kula ilmeeye alle haku xafido salman yare❤
Waan iska ooye wlhi ma ogi sababta 😢😢😢 ilhey haku dayo wiilkaga abayo ❤
Mansha alah mansha alah muuse walaahi good job sameysay ❤❤❤
Maasha'Allaah Tabaarakalaah illaaheey isku kiin keenay .Waan dareemi karaa hooyaan ahay.Fasax aan ka aado ayagoo waawayn baan uxiisaa.Maxaad moodaa sanado.Wax bar diin iyo maadiba .🎉
Masha Allah ❤🎉❤
MAADHA. ALAAH. IFRAAH. NASNTA. WAA. FARXADEEDA. WIILKEEDA. ILAAH. YKEENEY. WADA MIDOIBEEN. TASHELIKARA❤❤❤
Mansha allah wllo alle haku daayo
Wa. Oyey ilahow ana gabdheydi ila kulan sii😢🤲🏽🥺
Aamiin apayo
Amin Amin 🤲 😢😢😢
Masha allah allahumma baarik alxamdullah Alxamdullah Alxamdullah ❤❤ abayo farxadaada waa kula qebsahaynaa abayo baybgana waxan dhahaynaa salman habaryar sodhawaaw❤❤❤❤
wlh waad iga oy siisay ❤🎉
Masha allah hooyo mcn ❤
Waw hooyo macanto manshaa Allah tabaarka ❤❤🎉🎉🎉
Mx benta u shegeysin ifrax wilkeda in uu imnaaayo fartun happy shegtay waibo ifrax lajogto dhhday wiilka aan habar yarta u ahay ayaa imanayo alla kuwaaan ben bdnaaaaaa Bax dheh
hhhh maila aragty waxay ogyihin bay iskadhigysa inany ogayn😂
Masha Allah Hambalyo ❤🤱💞💋🌹
😂😂😂😂😂😂mashaallha tabarakalhaa allha noxafido 🎉🎉🎉🎉
Masha alaag wxan is yidh xaaga saare eeg mxa routin so diigta misee wiilka yaar ayaa imaaada ifarax mbrool wn ku faarxa wlih❤❤❤
😢😢😢 allah hakul koryo macaan aad ugu heley markaa markaad xadiiqda ciyaalka ku ciyaarsiineys wiilkeyg intaad jirey markii ley keeny maant waa nin weyn allah hakuu xifdiuo
ManshaAllah 👍 Alhamdulilah 🎉🎉❤❤
Mash allah abayo illahay ha ku xiftiyo
Masha Allah wlh wa Wil fican iskuwaraa
Ayy ifraaxdayda waan kula farxay runtiii isku waara 🥰😊
6:11
Mashalaah Habalayo Walaal Gaali habosobarbara❤❤
Anoon hooyo wali noqon baa ilmada ceshan waayey wlhi😢😢
Illhy ubad iyo sawj khyr qaba inuu igu arzaaqo igusoo duceya🤲
Ifraax mcntooy nin kuuqalmo ayaad heshay ilahayoow iskukiin daaa❤🎉🎉🎉🎉
Been maaha nin jecel ayay heshe ifraah Khaliif ❤alle isku daayo family gaan ❤
@@Bintu_Abdullahi aaamiin abyo
Mansha allaah runtii waan la,oyay ifraax😢farxad darteed alle haku xafido wll familkana alle haxafido dhamaantiin amiin
Masha Allah tabarakallah aloow isku kiin xafid aduun iyo aaqiro ❤ Farxadiina farxadeena waaye
Wlhi waan oyey Ani xitaa 😢kufaraxsanhy ifraax iyo ilmaheeda kulankooda
Mashallah mashallah mashallah mashallah 😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alla hoyanimadu daren badana anigo oyay ban is arkay waligey video kuma oyin ❤❤❤
Masha allah muuse my lil inbti
Mashllha hooyo iyo wiilkedi ❤
Masha Allah ugu danbeyn baby salman wuu imaday allah ayaa mahad leh dumadhi farxad aad u weyn ayaa manta ka shaqeyse ❤ waxwalbo wanag iyo farxad ah wad u walanta ifrax abayo
Daren hooyo hooyonimo allah hooyoyingen nodayoo inday gadhiladayna allah unaxarisdo😢
Mansh Allah abyo 🎉🎉❤❤❤❤
Mash alha wll nin ku jecel ilmahagana uu jecelna😢
M.a Allah ha ku dayo abayo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉💕💕💕💕💕💕
maasha allah waan ka naxay maskiin qof waxba ogayn ilaahayow ha daabin waan ka qiiroday
❤m.a abyo Allah ha ku xafido 😢😢😢
Machallah tabarakallah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢
Mansha Allah ifarxa Alle haku baarkeeyo wllo
Masha allah mabruuk ❤❤
Mash allh ifrax apyo aad kula faraxay
Mansha Allah alx farxad wa muhim Allah ha idin xafido my beautiful family
Masha allah guuleysta❤🎉
Maasha Allah abaayo Allah ha ku barakeyo xajigaga❤❤❤
MashaAllah ♥️ 😊
I couldn't stop my tears, Yaa Allah What a beautiful surprise!
Masha allah hooyo nimadu waa wax ween