Dalmar Yare New Song XAQIIQADA Directed By Ahmed Ugaaska

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • Dalmar Yare New Song XAQIIQADA 2016 Directed By Ahmed Ugaaska
    ~-~~-~~~-~~-~
    Please watch: "Saynab Labadhagax New Song ** I L M O** Farsamadii Ahmed Ugaaska"
    • Saynab Labadhagax New...
    ~-~~-~~~-~~-~

ความคิดเห็น • 127

  • @nafizaahmed6053
    @nafizaahmed6053 8 ปีที่แล้ว +1

    hadaan dhayay bogahaaaga kuweyga hadhiijin manta 😢😢 axsan heees ma fanaan dalmar yare 😍😍

  • @ansalabdirahman2316
    @ansalabdirahman2316 8 ปีที่แล้ว +1

    Ano rabin dhawacaga
    Inan dhinto haw hilobin
    Hadan dhayay bogahaga
    Kuweyga hadhijin maanta
    dhab waye dhab weye
    cashaqeygu intad dhalanted umodo xaqiqdu yey ku dhafin
    axsan cod iyo ereyo 😍😍wad mahadsantihin Somali vip

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 8 ปีที่แล้ว +1

    aad baan ugu qancay duubista ugaaska really fanaankayga qaaliga ah nice jobb

    • @somalivip
      @somalivip  8 ปีที่แล้ว +1

      +Mahadi Adawe Thnks my Brother vip

  • @liisaabitahmed7582
    @liisaabitahmed7582 8 ปีที่แล้ว +1

    waaw nice song hore usoco dalmay yare aad ayan ugahelaa heesahaga boqorka codka

  • @ilyaanofficial5220
    @ilyaanofficial5220 8 ปีที่แล้ว +1

    haddan dhayey bogahaaga kuweyga ha dhiijin maanta wlh wee itabaty hestan dalmar yare

  • @queennaemah3430
    @queennaemah3430 8 ปีที่แล้ว +1

    Dhab weye caashaqeyku intaad dhalinteet u moodo xaqiiqadu yeey ku dhaafin 👌
    Nice song dalmar yare ❤️😍💎

  • @dalmaryare1987
    @dalmaryare1987 8 ปีที่แล้ว +1

    ugaaaska inaba caadi ma ahn qaabka aad u duubtay best producer masha alh well done

  • @hamdaafjanno4594
    @hamdaafjanno4594 8 ปีที่แล้ว

    Wwwwwwwwwwwww eshaccalla hees wadka baxsatay dalmar 😭😭😭😭😭😭👍🏻😭😭😭😭😭😭😭😭😭 macaan wayee.

  • @ayubdaarij
    @ayubdaarij 8 ปีที่แล้ว

    intaad dhalanteed run mooday xaqiiqada Yeesan ku dhaafin Waxbaa ka dhacay wlh fanaanka abwaanka duubista all waa nice Runtii dalmar yare caaqilka ugaaska walee waala iskugu tagay hestaan

  • @liibaanalcadala8033
    @liibaanalcadala8033 8 ปีที่แล้ว

    waaaah waaah waxas baa hees laga dhahaa dhab weeye caashaaeyguye inatad dhalanteed umoodo xaqiiqaduyey kudhaafin axsan sowd dalmar yare

  • @AwooweSomali
    @AwooweSomali 8 ปีที่แล้ว +17

    Waxaad shalay igu dhaliishay
    Adigu haku dhiiran maanta
    Dhibtaan kuu quuri waayey
    Dhankeyga, dhankaan jiro how wal-waalin
    Waxaad shalay igu dhaliishay
    Adigu haku dhiiran maanta
    Dhibtaan kuu quuri waayey
    Dhankeyga, dhankaan jiro how wal-waalin
    Anoon rabin dhaawacaaga
    Inaan dhinto how hiloobin
    Anoon rabin dhaawacaaga
    Inaan dhinto how hiloobin
    Haddaan dhayay boogahaaga
    Kuweyga ha dhiijjin maanta
    Ee haddaan dhayay boogahaaga
    Kuweyga ha dhiijjin maanta
    (2X)
    Dhab weeye
    Dhab weeye caanshaqeyguye
    Dhab weeye
    Intaad dhalanteed u mooddo
    Xaqiiqadu yey ku dhaafin
    Dhab weeye
    Dhab weeye caanshaqeyguye
    Dhab weeye
    Intaad dhalanteed u mooddo
    Xaqiiqadu yey ku dhaafin
    ****************
    Dhaayihii araggaaga doonay
    Ilmada ka dhibcaysa baaji
    Adoo ku dhex nool nafteyda
    Dhimbilo, dhimbilo haku shidin gubeysa
    Dhaayihii araggaaga doonay
    Ilmada ka dhibcaysa baaji
    Adoo ku dhex nool nafteyda
    Dhimbilo, dhimbilo haku shidin gubeysa
    Dhunkaal ha u qooshin ruuxa
    Dhankaaga u soo hiloobay
    Dhunkaal ha u qooshin ruuxa
    Dhankaaga u soo hiloobay
    Laxdiyey dhukan moog abaareed
    Dhadada roob how maleynin
    Laxdii dhukan moog abaareed
    Dhadada roob how maleynin
    (2X)
    Dhab weeye
    Dhab weeye caanshaqeyguye
    Dhab weeye
    Intaad dhalanteed u mooddo
    Xaqiiqadu yey ku dhaafin
    Dhab weeye
    Dhab weeye caanshaqeyguye
    Dhab weeye
    Intaad dhalanteed u mooddo
    Xaqiiqadu yey ku dhaafin
    Waah-waah. Waxaasaa hees ah. Great lyrics and amazing vocals, Dalmar.

    • @falastinabdulahi2864
      @falastinabdulahi2864 8 ปีที่แล้ว +1

      aaaw Tnx sidad nogu qortay miraha

    • @AwooweSomali
      @AwooweSomali 8 ปีที่แล้ว

      You are welcome.

    • @kowsarmohamed4866
      @kowsarmohamed4866 8 ปีที่แล้ว

      woooow esh calaa hees iyo badh

    • @ibrahimbaros463
      @ibrahimbaros463 7 ปีที่แล้ว

      ninyahow caadi matihid lyrics ka saad ukente...weyba uskutosan yihin kaga darn

    • @ibrahimbaros463
      @ibrahimbaros463 7 ปีที่แล้ว

      ninyahow caadi matihid lyrics ka saad ukente...weyba uskutosan yihin kaga darn

  • @mdalmaraxmed9630
    @mdalmaraxmed9630 8 ปีที่แล้ว

    oh! wlhi heestan anaybaigahadlaysaa bro dalmar kal iyo laap iigu noolow bro waan ku taageera balse isku day inaad fankaaga kor usii qaado waayo fanaan aad u cod macaan ayaad tahay ana waan isku dayayaa inaan fanaan noqdo bro ilike u kal iyo laap

  • @OneState_277
    @OneState_277 8 ปีที่แล้ว

    Nice hees Dalmar yare koofida lee wada ha iyu siibin ku jiifa xitaa

  • @elmiragge1905
    @elmiragge1905 8 ปีที่แล้ว +1

    Welcome. Back Somali vip si qurux badan aya u dubten good job Nice voice. Dalmaryare

  • @mdalmaraxmed9630
    @mdalmaraxmed9630 8 ปีที่แล้ว

    dalmar yare my pic bro nice song bro halkeedaad dhigtay waxaaba kadaran codka macaan ee aad kuladhay iyo sida casriga ah ee loo duubay I love all singer first dalmar yare next farxiya kabayare ibashaala fanaaniintayda kal iyo laap

  • @sahramaxamud5530
    @sahramaxamud5530 8 ปีที่แล้ว

    xagee laga helaa aroos aanqabaa 26/11/2016 Sydney Australia

  • @AyaAhmed-zr4iy
    @AyaAhmed-zr4iy 8 ปีที่แล้ว

    waalah i luv dalmar wid out reason ilah gabar fican haku siyo dhibatoyinka so martey ku ilowsisa waan kuso radin laha inkastoon saxib leyahay mana khayami karo ilah kheir baan ku wedinaya

  • @amiraali3766
    @amiraali3766 8 ปีที่แล้ว

    dhab weeye cashaqey guye intaad dhalan umoodo xaqiiqada yee ku dhaafin .wow dar daaran ika dheh

  • @adnihaaji6119
    @adnihaaji6119 8 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waad ka baxsatay dalmar yare nooolow

  • @ahmedcali3955
    @ahmedcali3955 8 ปีที่แล้ว

    wooow boqorka codka al fanaan dalmar yare bro wa hees in badan la sugayey

  • @abdiladif1538
    @abdiladif1538 8 ปีที่แล้ว

    hees an cadi aheen best fanan Dalmar

  • @shiinezupp6882
    @shiinezupp6882 8 ปีที่แล้ว

    Hees nin weyn ban u arka ☝☝

  • @ayaanhasan4401
    @ayaanhasan4401 8 ปีที่แล้ว

    Hees iyo Bar wlhi Fanan Buuxa U kill it bro

  • @ikranosmaanikraan4791
    @ikranosmaanikraan4791 7 ปีที่แล้ว

    hees aad umacan i like this song fannan qali ah

  • @amiraali3766
    @amiraali3766 8 ปีที่แล้ว +3

    walee qof be ixasuusi neysaa Allow kaal inta jcl ku dhiban oo quluubtoda is fahansi intii is jecel

  • @abdirashidmursal8586
    @abdirashidmursal8586 7 ปีที่แล้ว

    dhabweye cashaquye intaad dhalanteed umowdo xaqiiqaduye yeynu kudhaafin gZ

  • @ismacade7112
    @ismacade7112 8 ปีที่แล้ว

    waaaw wxs aya ka ereyo ka ah inta dhalan ted modo xaqiiqada yey ku dhafin

  • @rastadaahir2678
    @rastadaahir2678 8 ปีที่แล้ว

    Nin culus wan kalhela hesahaga wad kabaxsaty bro nolow ugas

  • @tenatena3291
    @tenatena3291 8 ปีที่แล้ว

    wwwww dalmar waad kabaxsatay anoon rabin dhawacaga inaan dhinto hau hiloobin hadaan dhayay bogahaga kuweyga hadhiijin maanta, cadimahan

  • @xafsaabdixasan8585
    @xafsaabdixasan8585 8 ปีที่แล้ว

    masha allh nice song iyo dubis qurux badan thnkx to inti isku hawshy hestan macan 😍

  • @xakiimofiidow6946
    @xakiimofiidow6946 7 ปีที่แล้ว

    heestaan ani ayeey iga gadan tahay thanks my brother key dalmar

  • @xamdiaxmed4153
    @xamdiaxmed4153 6 ปีที่แล้ว +1

    heeskan waa cajiib wana mida aniga gaara iga hadalay wuxun itusaya qaladka an ku jiraya abawanka sameyay iyo fanaanka qaaday wana u mahadcelinay

  • @boosboos3384
    @boosboos3384 8 ปีที่แล้ว

    wooow alfanan qali ah nolow bro

  • @nasrimohamed9489
    @nasrimohamed9489 8 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilahe haku xafidiyo wll thnks

  • @najmaabukar4381
    @najmaabukar4381 8 ปีที่แล้ว

    very good dalmar...., it seems you put alot of time this song because the of beautiful lyrics....
    I just can't get enough of it ..thanks adeere..

  • @dalmaryare1987
    @dalmaryare1987 8 ปีที่แล้ว +1

    best song ever dalamr yare well done boqoerka codka

  • @mohaabdi2062
    @mohaabdi2062 8 ปีที่แล้ว

    De best song 4 dis year

  • @abdirizakyousuf4929
    @abdirizakyousuf4929 8 ปีที่แล้ว

    walee fanaaaan waaad tahay

  • @muktarmaalim68
    @muktarmaalim68 8 ปีที่แล้ว

    Bloody Empty Mogadishu Somalia We Are A One Naver Saberat Red & Yellow Truthfully Love Never Saberat🌎💛🏠

  • @cashocadey6525
    @cashocadey6525 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkk Damar yare cadhi maha good job

  • @abdirizakyousuf4929
    @abdirizakyousuf4929 8 ปีที่แล้ว

    +dalmar yare aaabo waaa horaaan cod macaanida kuuqiray

  • @kutebeyofficialindho9679
    @kutebeyofficialindho9679 8 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah dalmar yare aad bay umacantahay hesta

    • @tabiyemedia5531
      @tabiyemedia5531 8 ปีที่แล้ว

      waaaaaaw aad iyo aaad ayuu u cod macan yahay dalmar yare

  • @asma2631
    @asma2631 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allah dalmar waa fananjir powerful voice kama dalo heestan

  • @sharmafarango5403
    @sharmafarango5403 8 ปีที่แล้ว

    sxb best loo dubay music dalmar yare sxb nilow

  • @alidahirahmed2140
    @alidahirahmed2140 7 ปีที่แล้ว

    dalmar wadka baxsatay sxb alfanaan lahubo ayad tahay

  • @Simanqaali
    @Simanqaali 8 ปีที่แล้ว

    best song dalmar yare

  • @elieeslacibow9331
    @elieeslacibow9331 8 ปีที่แล้ว

    waaaw waa hees aad u shidan

  • @najmaabdi8936
    @najmaabdi8936 8 ปีที่แล้ว

    Dalmar yare noolow nice song

  • @jararcadey8300
    @jararcadey8300 8 ปีที่แล้ว

    anoon rabindhawacaga inan dhinto haw walwalin hadan dhayay bogahaga kuwayga hadhiijin manta dhabweeye caashaqay guye intad dhalan teed runmoodo xaqiiqadu yay kudhaafin dhayihii aragaga doonay baaji adookudhe noolnaftayda dhibiilo xakudhex shidin dhun wlhi warun dalmar

  • @ibrahimmaalim1233
    @ibrahimmaalim1233 7 ปีที่แล้ว

    the best musician ever seen in the history of mankind is only dalmar yare

  • @saadinacadey7508
    @saadinacadey7508 8 ปีที่แล้ว

    axsan hees dalmar noolow

  • @ayanayanabdi940
    @ayanayanabdi940 8 ปีที่แล้ว

    hadan dhayay bogahaga kuweyga hadhijin manta
    wat a wonderful song

  • @aishaali297
    @aishaali297 8 ปีที่แล้ว

    good job dalmar yare

  • @husseinsaid8424
    @husseinsaid8424 8 ปีที่แล้ว

    wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww dalmar yare yasalam halkas ka isi wda waxan ku rajin guul alfanaan dalmar yasalaam

  • @samkyadow5480
    @samkyadow5480 8 ปีที่แล้ว

    Nyc song dalmar yare

  • @amardiid305
    @amardiid305 8 ปีที่แล้ว

    waan kadambeeyaa Heestaan mcaaan weey dhaaftey

  • @nimcoosoble7128
    @nimcoosoble7128 8 ปีที่แล้ว

    dhabweye qashaqaygu intad dhalanted u mudo xaqeqada yay ku dhafin

  • @macruufdj2399
    @macruufdj2399 8 ปีที่แล้ว

    hees macam oo dagan iyo jawi macan muuqalka somalivip sln ser

  • @kadaromar4548
    @kadaromar4548 8 ปีที่แล้ว

    ax ax yaa cod dalmar viva

  • @MrGareen
    @MrGareen 8 ปีที่แล้ว

    Very nice song. Thanks all involved from composer to editor!

  • @abdirashidmursal8586
    @abdirashidmursal8586 7 ปีที่แล้ว

    waa hees jirto dhabtii

  • @raxmasaleebaan5514
    @raxmasaleebaan5514 8 ปีที่แล้ว

    laxdiii dhunkan moog abaare dhadadaaa roob haw malaynin

  • @abaasyacni2286
    @abaasyacni2286 7 ปีที่แล้ว

    eish Calaaa he's Delmar col down everything it wel be oky I really like this song

  • @hassanahmedofficialchannel2452
    @hassanahmedofficialchannel2452 8 ปีที่แล้ว

    waad kabaxsatay dalmar sxb

  • @fatmajowhar4270
    @fatmajowhar4270 8 ปีที่แล้ว

    Masha allah nice voice ina adeer

  • @abdirizakyousuf4929
    @abdirizakyousuf4929 8 ปีที่แล้ว

    xamdi iskiifo isku xishoo shuun dheereey

  • @fartuuncadeey7585
    @fartuuncadeey7585 8 ปีที่แล้ว

    your the best

  • @missaragzan5779
    @missaragzan5779 8 ปีที่แล้ว

    Channelkan ma dalmar yare aya lah

  • @arwahruun6156
    @arwahruun6156 8 ปีที่แล้ว

    inaba cadi maahan amezing

  • @bintiyuusuf4441
    @bintiyuusuf4441 7 ปีที่แล้ว

    hadi aan dhayay boogahaga kuuwayga haadhiijiiniin walahi waa xaaqiiqaa dad saas aha ayaaa jiiraa

  • @najmiitahawaartoddsi9391
    @najmiitahawaartoddsi9391 8 ปีที่แล้ว

    ax ax axsan hees weeyo

  • @mdalmaraxmed9630
    @mdalmaraxmed9630 8 ปีที่แล้ว

    viva dalmar yare :-)

  • @salebanhassan7422
    @salebanhassan7422 8 ปีที่แล้ว

    libaxa Minnesota USA

  • @dalmaryare1987
    @dalmaryare1987 8 ปีที่แล้ว

    dhab waaye cashaqeykuye intaad dhalanteed u moodo xaqiiqadu ye ku dhaafin

  • @warsanmoalim1191
    @warsanmoalim1191 8 ปีที่แล้ว

    axla hees runtii way idamaqday

  • @mohammedsuleimanmohammedsu9723
    @mohammedsuleimanmohammedsu9723 8 ปีที่แล้ว

    👑👑👑dalmar yare

  • @calizareeye3570
    @calizareeye3570 8 ปีที่แล้ว +6

    Abwaan Caaqilka Saaxiib waad ka baxsatay Waa Hees dhaaftay Hees
    Waxaad shalay igu dhaliishay
    Adigu haku dhiiran maanta
    Dhibtaan kuu quuri waayey
    Dhankeyga, dhankaan jiro how wal-waalin
    Waxaad shalay igu dhaliishay
    Adigu haku dhiiran maanta
    Dhibtaan kuu quuri waayey
    Dhankeyga, dhankaan jiro how wal-waalin
    Anoon rabin dhaawacaaga
    Inaan dhinto how hiloobin
    Anoon rabin dhaawacaaga
    Inaan dhinto how hiloobin
    Haddaan dhayay boogahaaga
    Kuweyga ha dhiijjin maanta
    Ee haddaan dhayay boogahaaga
    Kuweyga ha dhiijjin maanta
    (2X)
    Dhab weeye
    Dhab weeye caanshaqeyguye
    Dhab weeye
    Intaad dhalanteed u mooddo
    Xaqiiqadu yey ku dhaafin
    Dhab weeye
    Dhab weeye caanshaqeyguye
    Dhab weeye
    Intaad dhalanteed u mooddo
    Xaqiiqadu yey ku dhaafin
    **************
    Dhaayihii araggaaga doonay
    Ilmada ka dhibcaysa baaji
    Adoo ku dhex nool nafteyda
    Dhimbilo, dhimbilo haku shidin gubeysa
    Dhaayihii araggaaga doonay
    Ilmada ka dhibcaysa baaji
    Adoo ku dhex nool nafteyda
    Dhimbilo, dhimbilo haku shidin gubeysa
    Dhunkaal ha u qooshin ruuxa
    Dhankaaga u soo hiloobay
    Dhunkaal ha u qooshin ruuxa
    Dhankaaga u soo hiloobay
    Laxdiyey dhukan moog abaareed
    Dhadada roob how maleynin
    Laxdii dhukan moog abaareed
    Dhadada roob how maleynin
    (2X)
    Dhab weeye
    Dhab weeye caanshaqeyguye
    Dhab weeye
    Intaad dhalanteed u mooddo
    Xaqiiqadu yey ku dhaafin
    Dhab weeye
    Dhab weeye caanshaqeyguye
    Dhab weeye
    Intaad dhalanteed u mooddo
    Xaqiiqadu yey ku dhaafin

    • @AwooweSomali
      @AwooweSomali 8 ปีที่แล้ว

      +Ali Zareeye Really, dude? Shame on you!

    • @calizareeye3570
      @calizareeye3570 8 ปีที่แล้ว

      +Somalia kkkkkkkkkkkkkkk Heesta ma adaa Qoray kkkkkkk sow Abwaan ma lahayn mise Caaqilka Hees tiisa ayaad nagu haaysataa dude caadi iska dhig bal Hees keenso aan kugula Murmee kistaad soo qortay xataa Abwaan kii lahaa kuma aad soo darin

    • @barqadlemaxamedcali2248
      @barqadlemaxamedcali2248 7 ปีที่แล้ว

      Ali Zareeye

  • @ismailmire5424
    @ismailmire5424 8 ปีที่แล้ว

    Www nice dalmar yare

    • @maryanmohamed5115
      @maryanmohamed5115 7 ปีที่แล้ว

      somali week waaaw heestan waan ka heelaay run ahanti

    • @nuradam9191
      @nuradam9191 6 ปีที่แล้ว

      Wooooooow

  • @ahmedcumar4186
    @ahmedcumar4186 8 ปีที่แล้ว

    Nice song

  • @burhanfarah19
    @burhanfarah19 8 ปีที่แล้ว +1

    Abwan weye ninka hesta sameyy

  • @jararcadey8300
    @jararcadey8300 8 ปีที่แล้ว

    dhunkaal hauqooshin ruuxaa dhankaaga usoohiloobay laxdiidhukan baanehee dhadada roob hawmalayn dhabweeye caashaqayguye intaad dhalanteed runmoodo xaqiiqadu yaykudhaafin wlhi hees shidan weeye anu kamaba daalo mirahaan ladhacay heestan

    • @khadradhool1343
      @khadradhool1343 8 ปีที่แล้ว

      laxdii dhukan moog abaare dhadada roob ha u malaynin

    • @Ksa-rr8rf
      @Ksa-rr8rf 7 ปีที่แล้ว

      jarar Cadey
      .

  • @samiirlove6827
    @samiirlove6827 8 ปีที่แล้ว

    viva

  • @fathiatheunique3940
    @fathiatheunique3940 8 ปีที่แล้ว

    dhab waye cashaqeygu 💖💖

  • @xaliimoabdillahi7475
    @xaliimoabdillahi7475 8 ปีที่แล้ว

    Eesh calaa erayo lakiin laxanka iyo Codka qashin weeyaan.

  • @qaaliqurux6723
    @qaaliqurux6723 8 ปีที่แล้ว

    waaw masha allah

  • @sunjinamoha887
    @sunjinamoha887 8 ปีที่แล้ว

    hadan dhayeeeg bogahaga kuweyga ha dhijin manta ........

  • @mohaabdi2062
    @mohaabdi2062 8 ปีที่แล้ว

    Wan codeeyey aniga pru

  • @Simanqaali
    @Simanqaali 8 ปีที่แล้ว

    hadaan dhayay boogahaga kuwayga hadhiijin mnta

  • @simanqaali4045
    @simanqaali4045 6 ปีที่แล้ว

    tollow wax waa jiran allow reerka isku qabowji biya qabooq dhaxdoota dhig

  • @salebanhassan7422
    @salebanhassan7422 8 ปีที่แล้ว

    ibashal bro

  • @sunjinamoha887
    @sunjinamoha887 8 ปีที่แล้ว

    woooooow

  • @djleyzi4323
    @djleyzi4323 8 ปีที่แล้ว

    shuba wye

  • @sadiiq1432
    @sadiiq1432 8 ปีที่แล้ว

    laxdii dhukan moog abaare dhadada roob how malaynin c

  • @rahmohasan1353
    @rahmohasan1353 5 ปีที่แล้ว

    Nice

  • @kadraismankadra1162
    @kadraismankadra1162 8 ปีที่แล้ว

    kadra isman

  • @wardabintabdirahman4155
    @wardabintabdirahman4155 8 ปีที่แล้ว

    hhhhh hees walba aad qaadid malagaa wadanaa gabadha hhhhhhh dhibkuhaystaa hhhhhhhhhhhhhh

  • @tabiyemedia5531
    @tabiyemedia5531 8 ปีที่แล้ว

    anoo dabin dhawacaga inaan dhin to haw hiloobin hadaan dhayay bogahag ku waga hadhijin mata dhab wey cashqagu hadaad dhal tee umoodo xaqiiqadu ayaay ku dhafin dhayihii aragaaga doo nay il madaa ka dhib cayso baji

  • @qalanjoaadan8820
    @qalanjoaadan8820 8 ปีที่แล้ว

    💖💖💖👍

  • @hassanbarkhadle8865
    @hassanbarkhadle8865 8 ปีที่แล้ว +1

    Lipbaaxx SomaliVip

  • @samiirlove6827
    @samiirlove6827 8 ปีที่แล้ว

    dlmer