DALXIIS NEW SONG DALMAR YARE IYO RAHMA ROSE DIRECTED BY AHMED UGAASKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 478

  • @FOWZI-s9i
    @FOWZI-s9i 4 ปีที่แล้ว +80

    Aan xasuus yar iska reebo 😭
    Anigaba jacayl lama ooyin ee noloshii iyo asxaabtii iyo meshi an jogay ayan soo xasustay 😭😭 waagii aan tuulada joogi jirey moobil chinese ah wadan jirey, heestan iigu jirtey, ceelka qarkiisa inta fadhiisano ayan dhegaysan jirey wax la qabto lama hayn bilaa camal ciyaal tuulo, asxabtaydi wan idin xiisey wlhi, nolosha idinma xumayso, cawa qalbigeyga timaadeen. 😭😭 markad so xasusato meshad ku nolayd oo hesta ku dhegesan jirtey wa xanun wlhi.

    • @maqsuudcabdulqoslaye2569
      @maqsuudcabdulqoslaye2569 3 ปีที่แล้ว +8

      waqtigu wuxuu isky badala shalay iyo manta kalavay kla tahay

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 ปีที่แล้ว

      Bisinka kula qiiroodey wana kula dareemayaa wllo 😕🥲hada ma is hesheen asxaabtadii 3 sano aheyd commentigaga wllo 2023 june ana ku soo galey reply

    • @zakihamudliban6850
      @zakihamudliban6850 ปีที่แล้ว

      Halkee kunooshahay hada bro?

    • @FOWZI-s9i
      @FOWZI-s9i ปีที่แล้ว

      @@zakihamudliban6850 Bangkok 🇹🇭 saaxiib

  • @abdourahmanmohamed8324
    @abdourahmanmohamed8324 5 ปีที่แล้ว +11

    Anu dadbe galno dalki ane lahayne Carta , Dikhil,Dire Dhaba ina keene aado mashaaalah dhul Cisse weyne ❤❤

  • @marwoninkeedajcl1307
    @marwoninkeedajcl1307 9 ปีที่แล้ว +22

    Waaaaw
    Raxma rose and dalmar
    Halkeedad dhigteeeeeen
    Waa hees iyo badh
    Dalxiiiiiiiiiiissssssssssss

    • @fadxiahm3th844
      @fadxiahm3th844 หลายเดือนก่อน

      Ma nooshahyy ✋😅

  • @najaxnayruoz76
    @najaxnayruoz76 ปีที่แล้ว +18

    Dadka sidyda dhagysta heestihi 2010 like dhac😂😅

  • @maxamedamin2416
    @maxamedamin2416 11 ปีที่แล้ว +7

    Mansha Allah hees IGA dheh macal dagmadaydii RAASO cadet waaaaaah waaaah thanks fananiinta

  • @bootaandacal2379
    @bootaandacal2379 3 ปีที่แล้ว +20

    Waxaan joognaa dhamaadka sanadkii 2021 waa malmihii u danbayay waa 28.12.2021
    Salantaan waxaan u reebay kuwa iga danbeeya oo arki doona fariintayda
    Waxaaase la yaabi doona marka uu dhagayto wiilkayga wiilkiise isagoo u yaqaan qaraami heestii awoowgiis u ahayd hees uu jeclyahay oo cusub 👌🙏

  • @khaalidaxmed4452
    @khaalidaxmed4452 4 ปีที่แล้ว +9

    My favorite song Mohamed life in Scottsdale Arizona I love this song wlh somalia my home land ayan u xiisa

  • @Abdiqanisuleiman
    @Abdiqanisuleiman 2 ปีที่แล้ว +18

    I'm stiil watching in 2022, what amemorable song, legend dalmar and the beautifull singeress😘

  • @AnfacD
    @AnfacD ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waa hees aad umacaan oo muda badan dhagaysan jirey oo wadnaha taabaneyso Dalmar & Rahma noolaada.

  • @ciisemaxamuud5722
    @ciisemaxamuud5722 3 ปีที่แล้ว +5

    Wooow wakhtiga iyo waayuhu waa Cajiib .
    Ninkan xiligan dhagaysan mobile Galaxy ma heysan lkn mid udhigma😓😓😓 , inkastoo ciyaal gobol la iska ahaa , fananka Kali ah markii mobile la baaro laga helo ayuu ahaa Dalmar.
    Asxabtayda waxan isla gaarnay in la idhaho Ciise Dalmar .
    School Time 😓😓😓😓

  • @gacalomahameth7649
    @gacalomahameth7649 4 ปีที่แล้ว +25

    2021 yaa ila dheegsanYaa❤🎧👍like

  • @ramlamahamud1986
    @ramlamahamud1986 2 ปีที่แล้ว +22

    After 9years old is gold🔥❤️

  • @abasjama5381
    @abasjama5381 ปีที่แล้ว +8

    After 9 years ❤️😢 still watching 😘

  • @fadxiahm3th844
    @fadxiahm3th844 หลายเดือนก่อน +1

    Aynu dadab galnee bidhaan iyo berbera hargeisa degnee ina mari
    29/12/2024 only two days left 2025
    Gobtu magldii JecayLka ✋
    Like ta wixii iga dambeeya ❤️

  • @realidil8987
    @realidil8987 ปีที่แล้ว +3

    I'm fall in love ths song 🥺❤❤ still I'm watching 2023☹❤ dalxiis u baxnee ina keen🙌🏾❤❤

  • @bisharoburhan5601
    @bisharoburhan5601 ปีที่แล้ว +1

    First one aan dhaheesto this song waanba kahely😊

  • @qaysargaldogob5189
    @qaysargaldogob5189 7 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waxay kamid tahay heesaha somalia an Jeclahay😊❤️💯

  • @ruuritaj8124
    @ruuritaj8124 8 ปีที่แล้ว +10

    Dar Alle Adaan Ragga doorka jira daacad kuu noqdee 😍
    waaaw eshcalaa hees ❤Xamar 😘

  • @mariasaleeban177
    @mariasaleeban177 3 ปีที่แล้ว +8

    2021 April yaa ila dawnya farta so tag ❤️🥰

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 ปีที่แล้ว +2

    Still watching
    Heestan waxaa ku jira Ereyo tolmoon oo aad umacaan codkana waxa ku ladhay Labo xidig oo Codkoodu aad umacaan yahay
    28/05/2023 1:06 habeenimo iyo Magaaladii Boorame
    Xasuustu iyadaa is-qorta.🎻❤️✋️

  • @dhodanofficial2970
    @dhodanofficial2970 7 หลายเดือนก่อน +1

    After 10 years old is gold I feel happy

  • @alimohamedyusuf6399
    @alimohamedyusuf6399 11 ปีที่แล้ว +1

    inanta rahma rose iyo inanka dalmer yare waa labada fanaan ii labda sandood 2013 -2014 igu ficn wax faanka somalida u dhaan walhi ruunta waa wax la shaigo

  • @dalmarmaxamed5835
    @dalmarmaxamed5835 9 ปีที่แล้ว +3

    Woow walee Mel waad iska dhigten cod iyo action ba waaaw mansha alaah Mr. Dalmar and Rahma

  • @indhonamso3000
    @indhonamso3000 7 ปีที่แล้ว +4

    anu daadaab galnee dalki anu laheen DIKHIL IYO CARTA "ARTA" IYO DIRE DAWA DHULKI CIISEE MADOBEE MASHALLAH ALLOW BARAKEE

    • @marwo7631
      @marwo7631 7 ปีที่แล้ว +1

      Indho namso, Amiin ALLOW barakee ado

    • @kkk-rh7hz
      @kkk-rh7hz 3 ปีที่แล้ว

      Allow barakeeyo Tolkeyga Ciise madoobe🙏❤

  • @abdillahidahir5170
    @abdillahidahir5170 2 ปีที่แล้ว +18

    I'm still watching this Song 2022. This song talks in our region of Country 💯🥰

    • @faaisobile475
      @faaisobile475 2 ปีที่แล้ว +2

      Mcn

    • @khadraahmed405
      @khadraahmed405 2 ปีที่แล้ว

      ​@@faaisobile475sw22Mouth 222edsw22.
      Maes
      3^🍐🍆🍑🥔

  • @CabdicasiisSiciid-e2j
    @CabdicasiisSiciid-e2j 6 หลายเดือนก่อน +1

    Inta sopoqtay 2024 lik❤ ireba hestkan xili ay ikala kacsnyd bn dhgaysn jry❤ wkhtgu kum sacido

  • @mahadyusuf2379
    @mahadyusuf2379 4 ปีที่แล้ว +5

    6/1/2021 dalxiis🥰cabudwaq degnee mcn ina keen🥰

  • @asfuasdhkl3513
    @asfuasdhkl3513 4 ปีที่แล้ว +41

    2020 hadaad daawaneyso like iisaar😀❤

  • @apdallafirin431
    @apdallafirin431 4 ปีที่แล้ว +7

    Reer 2021 like hala dhaafina

  • @adoontiialle6781
    @adoontiialle6781 4 ปีที่แล้ว +2

    Daami io barbara hargaysa dagnee deeqo in keen🥰
    Tue/28/July 08:43Am🥰

  • @rowdomohammed8247
    @rowdomohammed8247 5 ปีที่แล้ว +46

    Who watching till 2020 like haka hilmaamin🥰

  • @geenyobari2441
    @geenyobari2441 5 ปีที่แล้ว +5

    Clss 8 aad mrka ahaa sobxdy heestn wnkahelaa ilaa hda 👑anynu dadab galnee dooxadii qardhiyo 😍👑😘

    • @abdirahman2134
      @abdirahman2134 3 ปีที่แล้ว

      Waan ku slaamaya wllo waxaan rajayanay inaad reer qardhood tahay

  • @abdilahihusseinofficial2458
    @abdilahihusseinofficial2458 7 ปีที่แล้ว +2

    I lije this beautifully girl raxmaa tose
    nooloow wlo qaali big respect waa wadaniyad somalinimadda jecel

  • @abdikadirdiidii
    @abdikadirdiidii ปีที่แล้ว +1

    02:14 AM 06.05.2023 Waa Habeen Badh Shanqadhuna Way Joogsatay Si Ruuxiyan Ugu Nasanaya Luuqda Dananka Leh Ee Raxma Iyo Dalmar

  • @fatmajowhar4270
    @fatmajowhar4270 8 ปีที่แล้ว +18

    wow raaso viva ina adeer😍😍😍

  • @princess____seokjin4948
    @princess____seokjin4948 3 ปีที่แล้ว +3

    2022 Yaa ila daawanaya heestan yrntydi dhagaysan jiray 🥺🖤

  • @qurxdumar6100
    @qurxdumar6100 5 ปีที่แล้ว +7

    Ya ila dawanahaya 2020

  • @sagalabdi9990
    @sagalabdi9990 11 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah dalmar yare :)
    I love your videos its very entertaning mashallah. Keep Singing Songs And Your A Good Fannan Mashallah I Saw you Yesterday :D

  • @Malloofficial1
    @Malloofficial1 11 หลายเดือนก่อน

    Hala yaa HAla still watching 2024😢❤you,re legend really 😢❤❤❤

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 6 ปีที่แล้ว +11

    2019 heestan markan so qan gari rabay aya la qaday

  • @filsanhussein8487
    @filsanhussein8487 9 ปีที่แล้ว +9

    Hargeisa!!❤

  • @fariidofaraxsan9845
    @fariidofaraxsan9845 7 ปีที่แล้ว +3

    Waw jecliyaa hestan dalmar yare &Rahman Gabo ❤❤raaso & hargaysa ❤❤

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 ปีที่แล้ว +2

    2023 misha 30 june yaa ila dawanaya 🙋🏻‍♀️❤️🥵

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 2 ปีที่แล้ว +4

    After 9 years still on fire

    • @Mimmi50
      @Mimmi50 ปีที่แล้ว

  • @fatouma-hamdamohamed6984
    @fatouma-hamdamohamed6984 10 ปีที่แล้ว +5

    tres belle chanson,long life for all somali singers

  • @fariidofaraxsan9845
    @fariidofaraxsan9845 6 ปีที่แล้ว +1

    Waw raaso raas qabaw wanka helay hestan nolada laba fanan an jeclahay ❤ 2018 ayaa Ila soboqday hestan

  • @amaalabdullah5903
    @amaalabdullah5903 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha alla dalkii anlahay doxadi Qardho dalxiis ubaxnaa my City maxaa uxiisay

  • @jabiibocali7336
    @jabiibocali7336 2 ปีที่แล้ว

    dalmar yare iyo rahma roose 2014 sanad
    noloshayda ku qaaliya mailaabi doono
    heestana markasay so baxdaY marka
    wan qatay hestan ♥️❤

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 2 ปีที่แล้ว +2

    We Always the ONE Alxamdulillah ❤ 💙. / Knowledge people 💯

  • @iqracadey7126
    @iqracadey7126 4 ปีที่แล้ว +11

    Watching at march 2020😘

  • @omaralbashir9997
    @omaralbashir9997 8 หลายเดือนก่อน +1

    Legends best vibes ❤❤

  • @adowadnaan5467
    @adowadnaan5467 8 ปีที่แล้ว +4

    diinsoor waa magaalo fcn iga dhe dal xiis u imaat

  • @abyanmohafarah2727
    @abyanmohafarah2727 ปีที่แล้ว

    Heestaan waxaan dhagaysanayaa ano meshaa ku casheyay dhafiyo bananka kaligy la igaga tagy 😢 sacada 10:29:pm .....20.6.2023

  • @abdishakurmumin2482
    @abdishakurmumin2482 ปีที่แล้ว +1

    I fall love this song today as marked 10 June 2023.

  • @boqoradajecelmanchesteruni5491
    @boqoradajecelmanchesteruni5491 7 ปีที่แล้ว +9

    Dhahar iyo Barbara hargeysa dagnee😘😍

  • @isma0657
    @isma0657 ปีที่แล้ว +1

    After 9 years still watching

  • @abdulahikeno7092
    @abdulahikeno7092 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan garanayaa heeskaan oo kaligeed memory igu jirta alla wakhtigu muxuu ordayaa aduunow xaalka ba.a caawa ayaan soo booqday 10bishii 9aad 2022

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 10 ปีที่แล้ว +1

    waa hees top ah dalmar yare iyo raxmo roos(raxma go 4 it)

  • @haidarsweedendream9101
    @haidarsweedendream9101 7 ปีที่แล้ว +5

    02/02/2018 still watching dalmar yare and rahma rose

  • @khadargulled
    @khadargulled หลายเดือนก่อน

    Hees misaan weyn
    Iyo abwan maxamed ahmed orshe

  • @haldidmambo3559
    @haldidmambo3559 9 ปีที่แล้ว +3

    wow kul somali mucian dalmar big fun of u bro

  • @sulakhaabdi6986
    @sulakhaabdi6986 6 ปีที่แล้ว +2

    mashallah beautiful woow song ilove this song Rahma Rose iyo dalmar my inadrkai

  • @afitaxsabriyeboqorka5456
    @afitaxsabriyeboqorka5456 11 ปีที่แล้ว +2

    dalmar vs raxma roos we love you wlhi reer mineyapolis hosha mesha ka sii wada

  • @fatumaali1570
    @fatumaali1570 5 ปีที่แล้ว +10

    2019 who is still watching

  • @umaymajamac4659
    @umaymajamac4659 ปีที่แล้ว +1

    Watching 10/9/2023dar alle adaa dajiyay shcpn❤

  • @amyeden8616
    @amyeden8616 4 ปีที่แล้ว +3

    Dikhil iyo carta 🥰🇩🇯

  • @sabriinaalteeso2397
    @sabriinaalteeso2397 4 ปีที่แล้ว +1

    Daaami loo bogay xfdeydiii maxaaan u hiloobay axx😪😭❤🥰

  • @miskisheikhabdirahman9762
    @miskisheikhabdirahman9762 2 ปีที่แล้ว

    Watching 05/12/22 after 9 yrs still fav I pray that I got good spouse

  • @emalshine1210
    @emalshine1210 2 ปีที่แล้ว +1

    Iam still watching 2022 xili aan dalxiiis ugu bixi rabo dooliyo wardheer from puntland ❤

  • @Fagaase2017
    @Fagaase2017 5 ปีที่แล้ว +2

    daqiiqada 3:22 garbaha sidey ledahay ayan kahelay

  • @husseinyare6823
    @husseinyare6823 7 ปีที่แล้ว +1

    Dalmar yare nonolfarxatle kunolow I usually support your song's

  • @jubbamediagroup3082
    @jubbamediagroup3082 2 ปีที่แล้ว

    Waa heestii iigu raadinta badnayd waxaan ku arkay tiktok waan raadshay waana ka wayay cida qaaday waxaan ka raadshay yutub ka waan wayay waxan waydiiyay gabadha aanu xariir wadag nahay waxay ii shegtay in dalmar iyo gabadh kale qadeen lkn gabadha ayey garan wayday ugu dambayn facebook ayaan ka radshay waliba ku qoray storygiisa ugu danbayn gabadh nimco la yiraa oo show sidaydo kale qalbiga ka bugtaa isoo sheegtay

  • @mankadeeqa6277
    @mankadeeqa6277 7 ปีที่แล้ว +12

    November 2017 arbaca duhur 2:30

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 2 ปีที่แล้ว +1

    I am listen...2022/11/25 02:15

  • @haniabdiraman2655
    @haniabdiraman2655 2 ปีที่แล้ว

    wow the best song aan jeclahay kama daalo dhagaysigeeda daallo berbera hargaysa rugtii dalxiista

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 3 ปีที่แล้ว +3

    Always Alxamdulillah ♥

  • @KooliCade
    @KooliCade ปีที่แล้ว

    Yes dalmar yare so cute bro keep going

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble7788 ปีที่แล้ว

    I,m.still watching in 2023❤❤ a memorable song

  • @naseehaqaadi1660
    @naseehaqaadi1660 6 ปีที่แล้ว +3

    Who's watching still 2019😋

  • @Karite7
    @Karite7 10 ปีที่แล้ว +1

    Touch is a sweet singer expensive dalmar yare and rahma rosi

  • @bintiyuusuf4441
    @bintiyuusuf4441 7 ปีที่แล้ว

    Waan jeeeclahay raaaaaaso caadeeey inooloooooooow ina adeeer keeey dalmarooow

  • @sabriinabinturuqiy6308
    @sabriinabinturuqiy6308 9 ปีที่แล้ว +21

    aniga dhylka somaliyed makala aqaano but I feel this song is best I really like

    • @udugland1862
      @udugland1862 8 ปีที่แล้ว +1

      ma ka noo shahay haddii aadan dhulkaaga iyo deeegaankaga kala aqoon dam

    • @ibrahimmohamet7204
      @ibrahimmohamet7204 7 ปีที่แล้ว

      baro huno dhulkga.

  • @dekakanria124
    @dekakanria124 10 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaa j aimerait bien aller a (arta) sa me manque bcp mn pays

  • @shirazarmy-forever9211
    @shirazarmy-forever9211 8 ปีที่แล้ว +1

    wooow rahma rose viva doolo iyo wardheer dhulkeyga wanaagsan

  • @sulakhaabdi6986
    @sulakhaabdi6986 6 ปีที่แล้ว +2

    mashallah beautiful woow ilove this song Rahma Rose

  • @morianka10
    @morianka10 11 ปีที่แล้ว +2

    Dalmar iyo rahma Waad kabaxsateen.nice song

  • @MarioSalatt-j8i
    @MarioSalatt-j8i 2 หลายเดือนก่อน

    28 November 2024❤Qamiis
    Time 5:40 🎶 🎤 😢

  • @mohamedapdirahmen
    @mohamedapdirahmen 5 ปีที่แล้ว +2

    Yaa dawaanaya 2020

  • @cabdallayare1021
    @cabdallayare1021 6 ปีที่แล้ว +3

    inti heestan dawashadeda ka daalin lik ha iga ilaawina

  • @nawallovemom3931
    @nawallovemom3931 7 ปีที่แล้ว

    Wow dalmar yare iyo rahma rose waqtigan ayee qurux badnayen rahmo Cato nimada aye ku shidantahy 2018 January 29 hada yaa dawanayo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 dalxiis u baxnee bbe ina keen 😍😛

  • @Casaan-p2n
    @Casaan-p2n 2 หลายเดือนก่อน

    6 December 2024
    Friday
    Habeen jacayl iyo xusuus weeye caawa 🎉🎉
    DAAMI IYO BERBERA HARGEYSA DAGNEE

  • @abdikarimmohammed4843
    @abdikarimmohammed4843 8 ปีที่แล้ว +14

    woooow dalkii aaan lahayn doolo iyo wardheeeer,dalxiis ubaxneee

    • @fathyoo4074
      @fathyoo4074 7 ปีที่แล้ว

      Abdikarim Mohammed hahey mnsh allh reer ddsi ilhy hadhwro indhaha aya ubasa sy

    • @ubaxxuseen130
      @ubaxxuseen130 7 ปีที่แล้ว

      Wasilla iscaduusta

    • @ubaxxuseen130
      @ubaxxuseen130 7 ปีที่แล้ว

      dhanto

    • @cumaryabarow2455
      @cumaryabarow2455 7 ปีที่แล้ว

      Fathy Oo

  • @xaliimomaxmud9407
    @xaliimomaxmud9407 6 ปีที่แล้ว +5

    Dalkii aan laheen baydhabo iyo diinsor aan udalxiisne axmedow ina keen

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi 2 ปีที่แล้ว +9

    8Years Leter😥😥
    10/7/2022
    I'M Alone 🥺🥺🥺
    ilaahay uun ba garan kara wxaaan dareemi Karo 🥺🥺🥺
    Hadaad commentigayga akhrizo plz wll izo duce in ilaahay Qalpiga iiQabojiYo Wx khyr qabana isiiYo🥺🙏😥😥😥😥😥🥺🥺🥺🥺

  • @nastehaomar8663
    @nastehaomar8663 5 ปีที่แล้ว +6

    Yaa dawanoyo 2019

  • @intheworldofcars
    @intheworldofcars 11 ปีที่แล้ว +5

    Wow hees wanaagsaan!

    • @Badruldeen1
      @Badruldeen1 ปีที่แล้ว

      Walal ma noshahay ❤😢

  • @odayalicabdirahmaan4665
    @odayalicabdirahmaan4665 9 ปีที่แล้ว +27

    adeer horta meel anay hargaysa ku jirin so con mayso viva hargeisa cadey

    • @cabdihassan6763
      @cabdihassan6763 6 ปีที่แล้ว +2

      Balse wax so kordhin meyso waa hees un

    • @mohamedmussa1036
      @mohamedmussa1036 6 ปีที่แล้ว +1

      Adeeeer dee waayo durriyadu waa reerka qudha dunida ee quraysh caruurtoodiii ka hadhay

    • @kinghanad4709
      @kinghanad4709 5 ปีที่แล้ว +2

      dee ha waa caasimadii 2aad ee Jamhuuriyada 🇸🇴❤

    • @nuuromohamed8666
      @nuuromohamed8666 5 ปีที่แล้ว

      Xamar my man sorry

    • @princesszakia474
      @princesszakia474 5 ปีที่แล้ว

      aptih peen mad sheegin ma iyagaa inagadhayaba

  • @ahmaddkhadarr2825
    @ahmaddkhadarr2825 10 ปีที่แล้ว +1

    wooow fananadn waa tuma had unbaa arkaa caadi ma ahan

    • @abdiftaahomar6544
      @abdiftaahomar6544 8 ปีที่แล้ว +1

      rahmo rose

    • @udugland1862
      @udugland1862 8 ปีที่แล้ว +1

      waa fanaanad soomaliyeed raxma rose..from N-america.

  • @youngxareed467
    @youngxareed467 11 ปีที่แล้ว +1

    waah wxaas aaah kaa naag ah

  • @elmikhalifaden2071
    @elmikhalifaden2071 2 ปีที่แล้ว

    Heestan Uganda joogay buufis xun iheyn jiray