Wasiir Fiqi"Waxan diblomaasiyiinta xog ka siinay shirkii ka dhacayTurkiga ee Soomaaliya iyo Itoobiya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

ความคิดเห็น • 327

  • @AbdiqadarOsman
    @AbdiqadarOsman 21 วันที่ผ่านมา +32

    Wasiiir fiqi waa markii ugu horeysay aaan ku taaageero guul somalia❤

  • @cabidinibrahim927
    @cabidinibrahim927 21 วันที่ผ่านมา +19

    100 jeer hadan like saari kari lahaa wa saari lahaa guul somalia 🇸🇴

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 21 วันที่ผ่านมา +1

      Don't be excited, nothing will change from the MOU that was signed by Ethiopia and Somaliland government.
      Enjoy the entertainment.

    • @cabidinibrahim927
      @cabidinibrahim927 21 วันที่ผ่านมา

      ​@@halimamumin3643 don't worry I will enjoy. you should enjoy with me too. I am defending ungreatful people's lands. hhhh

    • @cabidinibrahim927
      @cabidinibrahim927 21 วันที่ผ่านมา

      ​@@halimamumin3643 don't worry I will enjoy. you should enjoy with me too

    • @mohamadjamaboodle-qu1cn
      @mohamadjamaboodle-qu1cn 20 วันที่ผ่านมา

      @@halimamumin3643 EEYBAAD TAHAYE EE ISKA AAMUUSFUCKYOUR AS 😂😂😂

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 21 วันที่ผ่านมา +5

    Wasiir mahadsanid, Xabasho Qori wax nooga qaadimeyo lakiin Qalin naga ilaaliya🇸🇴♥️

  • @MaxamedfaraxTalan
    @MaxamedfaraxTalan 21 วันที่ผ่านมา +16

    Dawladayda Ethiopia 🇪🇹 way Saqrasan tahay ee Allaaha u so ceeliya aqliga walaaalaheena somaaliyeed allaha ka yeelo kuwi Qaraar ku midaysan .insh allah Dr Abay Ahmed Alaaha xaqiiqda Garaansiyo

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 21 วันที่ผ่านมา

      Somaliland waxa walaalo u ah Ethiopia. Qofna lama walaaloobin Karo Somalia oo Moryaan dhul balaadhsi rabba. Dhulka iyo Bada Somaliland Unukaa leh. Somaliland Cidna Somaliland nalama laha.
      Intiina hejista, Inta qaybtaa aad u dhalateen la idin ka boobin. Somaliland uu haku soo jeedin.

    • @AdenFarah-nq6gx
      @AdenFarah-nq6gx 21 วันที่ผ่านมา

      ​@@halimamumin3643 shaahilnimadu inaysan ku qaadin adeer ethiopia dil moyee nolol kumala rabtaa

    • @SuperExcuse
      @SuperExcuse 21 วันที่ผ่านมา

      @@halimamumin3643 Adiga Ethiopia 🇪🇹 aqoon fiican uma lehed ee aqoonsiga ka raadso Wadamada horu maray 😅

    • @HusseinAli-q4t
      @HusseinAli-q4t 20 วันที่ผ่านมา

      Ethiopia iyo Somali wa cadow

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 21 วันที่ผ่านมา +5

    WASIIR FIQI WAA QUDBAD QIIMA BADAN FROM WESTERN 🇪🇺🇩🇰🐯🇲🇵🐯

    • @Heimatar
      @Heimatar 21 วันที่ผ่านมา

      We dont care we you reside ha inoo faanin😂😂😂😂

    • @mohamadjamaboodle-qu1cn
      @mohamadjamaboodle-qu1cn 21 วันที่ผ่านมา

      @@Heimatar XAASID UREY BAAD TAHAY 🐕‍🦺🐖🐕‍🦺🐖🐕‍🦺🐖🐕‍🦺

    • @Heimatar
      @Heimatar 21 วันที่ผ่านมา

      @@mohamadjamaboodle-qu1cn waan iska jeclahay dadka faanka badan in aan maradooda hoostooda dhexgalo weli waxaa hubaal ah in aad ku cusubtahay wadanka aad sheegahoosid , is sax ha ii weeneenin dalal shisheeye.

  • @nuradinalli9140
    @nuradinalli9140 21 วันที่ผ่านมา +15

    from jigjiga somali meel kasta dagal iyo nabadba diyaar baan unahay

    • @mohamedfaarah6767
      @mohamedfaarah6767 20 วันที่ผ่านมา

      Kkkkk ethiopia iska kici intaanad cid kale wax tarin

  • @ibrahimaden-w7h
    @ibrahimaden-w7h 21 วันที่ผ่านมา +11

    ManshaAllah walhi wasirka sifcn buu uhadlay

  • @popular7493
    @popular7493 21 วันที่ผ่านมา +13

    اللهم احفظ الصومال أرضها وشعبها ❤

  • @GlobalNewsImpact
    @GlobalNewsImpact 21 วันที่ผ่านมา +2

    Wasiir Fiqi masuuliyadiisa waa kasoo baxay.. aad iyo aad ayuu ugu mahadsan yahay asaga iyo inti kala shaqeysay.. 30 sanoo lasoo dhaafay qof saan u hadlo asagoo jagada haaya lama haayo.. You made us proud ❤️❤️💯🙏

  • @ahmedsalah3462
    @ahmedsalah3462 21 วันที่ผ่านมา +6

    GAZA ayaa laqabsan waayey Dowlado waaweeyn qabsan waayen Go'aankiinu wuu sahan yahay ku adkeeysta anagana waan idin daba joogna oo idin horsocona guuleeyso Jaale Wasiir warka xaqiiqada ah sidaas no siiya dadkana walaaleeya guul iyo gowanimo Somaliya Hanoolaato

  • @sujeinvestorslmt8559
    @sujeinvestorslmt8559 21 วันที่ผ่านมา +3

    Well said mr fiqi

  • @maryammoalem6280
    @maryammoalem6280 21 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah Mudane Wasir Allaha Guleyo Somalia.👍🏼 🇸🇴 ❤

  • @user-bi6of3tb4s
    @user-bi6of3tb4s 21 วันที่ผ่านมา +3

    Waad mahadsantahay wasiir finish
    waan qaadanay amarkaada
    Horay usoco❤

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 21 วันที่ผ่านมา +3

    Waa sax Dhulkeena Beec Ahan. Damaca itopia Dib U Liq Baan Leenahey. Badda Iyo Beriga Soomaali. Oo Dhan Ayaa wada Leh🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏

  • @liivazza
    @liivazza 21 วันที่ผ่านมา +3

    Mahadsanid Mudane Waziir Fiqi.

  • @abmoh9216
    @abmoh9216 21 วันที่ผ่านมา +8

    Ninkan waa in madaxweyne looga dhigo Somalia

  • @rizakhaji7498
    @rizakhaji7498 21 วันที่ผ่านมา +5

    Dagaal waa inan isku diyaarinaa daba dhilfkana lasoo wada qabtaa .inshaallah

  • @abuudeeq200
    @abuudeeq200 21 วันที่ผ่านมา +9

    Wasiir Fiqi geesi warkiisu cadyahay 💪💪💪

  • @AhmedAli-ge5xf
    @AhmedAli-ge5xf 21 วันที่ผ่านมา +2

    Wasiir fiqi,halkaas kasii wad ,mustaqbalka caruurta soomaaliyeed baa gacantaada iyo afkaaga Ku jira,noolow wadaninimo iyo sharaf baa ka muuqata,mawqifkaagu waa lama illaawaan-soomaaliya guul-wasiir fiqi jir oo joogta jaalle

  • @hassanfarah1784
    @hassanfarah1784 21 วันที่ผ่านมา +3

    FIQI WAA MASUUL SARE WAANA MADAXWEYNAHA FUTUREKA SOMALIA ,HAMBALYO WASIIR MARADAADAA LAGUGU HAYSTAA WAA AAKHIRU SABAAN.

  • @OmarAhmed-fg7kc
    @OmarAhmed-fg7kc 21 วันที่ผ่านมา +2

    Siwayn xilkasnomo ah damirnolah ayad uhadashay mr fiqi wankula soconaa isha Allah guul somaliya

  • @user-gl2go3kp6s
    @user-gl2go3kp6s 21 วันที่ผ่านมา +7

    Fiqi waa wadani daacaad

  • @ibrahimjamac9786
    @ibrahimjamac9786 21 วันที่ผ่านมา +2

    Mashlh wasiir Alle hanigu garab galo shaqada wanaagsan eed u haysaan uma da somaliyeed Runtii hadalkaagu waa I deeqay waan ku garab taaganahey Taariikhda ayaana idin xusi doonta.

  • @mohamedabdullahi3529
    @mohamedabdullahi3529 21 วันที่ผ่านมา +8

    Geesi qaran geesi fahamsan cadowga somalya 🇪🇹 iyo cida shabaabka lashaqaysata guuuuuuuuul soomaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 21 วันที่ผ่านมา +1

    Wasiir fiqi guleeyso dalka iyo dadka somaliyed bad iyo beri intaba waa inaad difaacdaan guul 🎉🎉🎉❤

  • @user-rz9xh1zr7f
    @user-rz9xh1zr7f 21 วันที่ผ่านมา +2

    Waziir wali hdlo jilicsan ayaad kula hadleysa xabashida luqada ugu adag u adeeso. Xabashi dhulkena io badenapa ii mahan beecna mahan xaraaashna mahan. Somaliyey hala kaco xabashi aaan iska dhicino somalinimo 🇸🇴 ❤️ ⚔️🏹🩸✊

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 21 วันที่ผ่านมา +2

    Mahadsanid mudane qaran nimadeyan naf iyo maal waa naga diyaar waxaan kadanbeynaa dowladeyan

  • @FarhanOmar-od9kc
    @FarhanOmar-od9kc 21 วันที่ผ่านมา +3

    Guuuul somaalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nooralihaj9130
    @nooralihaj9130 21 วันที่ผ่านมา +2

    Iam vary grateful for your efforts to protect somali sorventy we are glade to have you Mr waziir

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y 21 วันที่ผ่านมา +5

    CADOWGEEENAAAA WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA ITOOOBIYA CADOWGEEENAAAA ITOOBIYA IYO KENYA 🇰🇪 QUSHAAASH QUSHAAASH 🇪🇹 QUSHAAASH

  • @n.p.abdisitaarabdillaahi3428
    @n.p.abdisitaarabdillaahi3428 21 วันที่ผ่านมา +2

    Shaqo culus ayaad u haysaa qaranka wasiire mahadsanid

  • @abdullahiraabi2398
    @abdullahiraabi2398 21 วันที่ผ่านมา +3

    Wassiir adiga iyo intii kula shaqaysayba waad mahadsantihii

  • @wabarisaaq5290
    @wabarisaaq5290 21 วันที่ผ่านมา +2

    Maasha alaah wasiir magacaaga ha jiro wax sidaas ula hadlo xabishida ayaan weynay hadalka jilicsan waa wax xun hooy sidaas ula hado xabishada

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 21 วันที่ผ่านมา +4

    Halayeey Qaran guuleyeso iyo mudane fiqi

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 21 วันที่ผ่านมา +6

    MaashaAllaah Tabaarakallaah Allaah Yahfidakum, Guuleysta Guuleysta weligiin Somalia 🇸🇴 ♥️ dadaalkiina wada Allaah SWT ayaa guusha idin siinaayo InshaAllaah.
    Cadowga hoos hoos InshaAllaah. Somalia Guul guuleyta weligiin ❤

  • @noorbashow645
    @noorbashow645 21 วันที่ผ่านมา +8

    Libax libaxa dali o ax gesi wazir fiqi ader

  • @maguled
    @maguled 21 วันที่ผ่านมา +4

    Libaax Libaax dhalay; Wasiir Axmed Fiqi, meel uga soo har oromkaas kibray.

  • @WuanJeon
    @WuanJeon 21 วันที่ผ่านมา +2

    As we continue to make significant strides in advancing our nation's interests, it has become clear that certain foreign entities, including some within the Arab world and the UAE, are choosing to align themselves with our adversaries like 🇪🇹. Their aim is transparent: to prevent us from harnessing our own resources, particularly our oil, and to maintain their dominance in the market.
    However, they will soon understand the resolve and strength of our people. With the grace of Allah, we will persevere, and our nation will emerge victorious. Somalia is on the path to reclaiming its rightful place, and with faith and unity, we will take back Ogadenia, Inshallah.
    Mashallah and Alhamdulillah for all the blessings, and may Somalia continue to prosper. Guul! 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mayo3607
    @mayo3607 21 วันที่ผ่านมา +14

    Jigjiga ayaan idinka soo Soomaaliyey dalka aan difaacno any means necessary. Anaguna waan ka xoroobayna Ethiopia oo maanta way burburaysaa.

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 21 วันที่ผ่านมา +1

      Ilahey burburaysaa in sha alha jigjiga wey xo rowey dontaa in sha alha

    • @raghedanan3959
      @raghedanan3959 21 วันที่ผ่านมา +1

      Insha Allah Jigjiga way Xoroobi guulaysta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 21 วันที่ผ่านมา +1

      Xawsho dagal naga daxeyo diga waa diyar dolka somaliya waa diyar wll

    • @النهضةالمجتمع
      @النهضةالمجتمع 21 วันที่ผ่านมา

      Guuuleyso Inaa adeer

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 21 วันที่ผ่านมา

      Inaa adeer wan guuuleyso xawasho wano dagal inaa adeer dawan wan guulaeyso in sha alha ina ader

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 21 วันที่ผ่านมา +2

    JAZA KALLAA WA JAZAA KHAYREN AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️

  • @user-id4oz9sn5j
    @user-id4oz9sn5j 21 วันที่ผ่านมา +8

    I commend the government for its efforts in protecting the independence and dignity of our country, and it is the duty of every Somali to defend their country, Somalia will be prosperous. From ssckhaatumo state of Somalia 🇸🇴

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y 21 วันที่ผ่านมา +12

    Somalia Somalia Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul habeen wangsan MUQDISHOO HARGAYSA BORAMA GARAWLE BOOSASO BAYDHABOO SAYLAC OF SOMALIA 🇸🇴 guuuuuul 🇸🇴

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 21 วันที่ผ่านมา +4

    Guul Somalia CADOWKANE allah jabiyo horey usii socda wadba guuleysaneysaa hadii alle idmo

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 21 วันที่ผ่านมา +3

    WASIIR FIQI ANIGU WAAN TAGEERAA WUXUU JACELYAHAY QADIYADA SSC KHAATUMO STAT OF SOMALIA

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 21 วันที่ผ่านมา +5

    Mr wasiir dalka haa badbaadiya

  • @BaasheAxmed-c8p
    @BaasheAxmed-c8p 21 วันที่ผ่านมา +2

    Somalia ha guulaysato

  • @abdullahiraabi2398
    @abdullahiraabi2398 21 วันที่ผ่านมา +3

    Waa wasiirka keliya ee wadddaniga ah

  • @MohamedAli-ew7sy
    @MohamedAli-ew7sy 21 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah dulada somaliyeed waa garb taganahye guul shacbka iyo dulada somaliyeed

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y 21 วันที่ผ่านมา +5

    GUUUUUL GUUUUUL 🇸🇴 IYO GOBONIMOO JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 SHACABKA SOOMALIYEED WAXAY DIYAAR UNA HAY DIFAACA DAL KEENA HOOOGO OF SOMALIA 🇸🇴

  • @aliabdikarim1002
    @aliabdikarim1002 21 วันที่ผ่านมา +2

    Wasiir horay usoco waan kuku Garabtaaganahay Insha Allah

  • @Ina-moh
    @Ina-moh 21 วันที่ผ่านมา +2

    From dawlad deeganka ma ogolin tako somaliyed iney ethiopia qadato qori iyo qalin midna somalia waa mid

  • @findheofficial621
    @findheofficial621 21 วันที่ผ่านมา +2

    Fiqi sifiican ayuu uhadlay guul

  • @KamaalBaraarug-un8cy
    @KamaalBaraarug-un8cy 21 วันที่ผ่านมา +13

    Guul iyo gobonimo. Somaliya somali baa leh.

  • @abdirashidabdirizak7165
    @abdirashidabdirizak7165 21 วันที่ผ่านมา +2

    Mudane Wasiir Fiqi Aadbaad oogu Mahadsantahay Soojeedintaada Dhiirigalintaleh Wax Tus iyo Hogotusaalaynta kuqotanta,Marlabaad Waankaaga Mahadcelinayaa

  • @AdenFarah-nq6gx
    @AdenFarah-nq6gx 21 วันที่ผ่านมา +2

    guul somalia insha allah

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 21 วันที่ผ่านมา +4

    Somaliland guuuuuuuul

  • @radiyorunsheg2590
    @radiyorunsheg2590 21 วันที่ผ่านมา +6

    Marka wa ledahay fiqi salute 🫡

  • @YaddaPower
    @YaddaPower 21 วันที่ผ่านมา +7

    Great nation win win

  • @Abdirahman0
    @Abdirahman0 21 วันที่ผ่านมา +2

    Maaansha allah somali Guul❤🇸🇴

  • @AbdullahApshir-gb1wi
    @AbdullahApshir-gb1wi 21 วันที่ผ่านมา +3

    Hye wllo❤❤❤

  • @mazatoshi7501
    @mazatoshi7501 21 วันที่ผ่านมา +2

    Waa kugu taageersanahay qadiyada qaran wasiir ❤

  • @ronny7suii3
    @ronny7suii3 21 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid wasiir Fiqi

  • @AhmedBuux-vl1ob
    @AhmedBuux-vl1ob 21 วันที่ผ่านมา +4

    Mashallah viva Somaliya❤❤❤

  • @user-mc9ou4pt7s
    @user-mc9ou4pt7s 21 วันที่ผ่านมา +2

    sharci caalimi wax difaaci maayee somallia ha isdifaacdo

  • @yusefahmed8903
    @yusefahmed8903 21 วันที่ผ่านมา +6

    geesi 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @hidesideofficial212
    @hidesideofficial212 21 วันที่ผ่านมา +3

    sax sax sax

  • @FaadumoBari
    @FaadumoBari 21 วันที่ผ่านมา +1

    Masha alaah guil soomaaliweey insha allaah

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 21 วันที่ผ่านมา +3

    Naver forget 1988 somaliland guuuuuuuul

    • @ahmedsalah3462
      @ahmedsalah3462 21 วันที่ผ่านมา +1

      never forget GOOJACADE Somaliya always GUUUUUUUUUUL

    • @fabulous-dy7kq
      @fabulous-dy7kq 21 วันที่ผ่านมา

      @@ahmedsalah3462 were coming for you dirty muqdisho boy

  • @yusefahmed8903
    @yusefahmed8903 21 วันที่ผ่านมา +4

    guul lnshallah 🇸🇴 ♥️

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 21 วันที่ผ่านมา +4

    Guuleysta❤

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 21 วันที่ผ่านมา +2

    Haa tanaasulina,waa mahadsantahay

  • @IbrahimDahir-vs1ie
    @IbrahimDahir-vs1ie 20 วันที่ผ่านมา +1

    Dowlad kale hakutashanina 🇸🇴guul iyo gobanimo

  • @CabdifitaaxMaxamed-v6p
    @CabdifitaaxMaxamed-v6p 21 วันที่ผ่านมา +4

    Somali ilah aa umaqan 🇸🇴☝️

  • @user-pz4db1xh4q
    @user-pz4db1xh4q 21 วันที่ผ่านมา +3

    waziri faqi guulayso

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 21 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allaha baaraka laaha Allaha ha idninxafido farxaď guulest ❤❤❤❤❤❤❤😊🎉🎉🎉🎉

  • @popular7493
    @popular7493 21 วันที่ผ่านมา +2

    Yaa rabi wadankeyga xifdi❤

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 21 วันที่ผ่านมา +1

    0:03 Masha allaha guuleyso wasir fiqi.
    Hadi aad qabilki aad meel iska dhigtay oo aad wasir somaliyed noqotay mahadsanid fiqiyo.
    Itoopiyo xaq umalahan in lala hadlo ?badeena iib mahan baa ku filan ? Ilaah baa nasiiyay badena iyo dhulkena dalwalbo
    Meeshi ilaahey siiyay haku joogato nabad ?
    Insha allaha waxba Itoopiyo somaliya kama qadkart ?
    haka yeelin xasan dal sharaxe adiga taas ilaah hakugu guuleyo amiin 🤲
    Itoopiyo dal iyo dadkena beey naga heeysata 😡
    Somaliya somali baa leeh 🇸🇴
    Mw Xasan dal qarashe asiga waxan oo dhan keenay?
    Qabilna qaran manoqdo?
    Uru samal iyo jabuuti weeye waxa keenay waxan maantay.?
    Maamulgobaled saxiixi karto badaha iyo dhulka somaliyed oo ka iibini karto waa in eey jirin taas
    Waa muqadis ?
    Mw Xasan waa in uu joojiyo
    Qabilada uu isku dirayo oo uu dhaqma mw somaliyed 😡
    Hadi aan nahay shacbka somaliyed codsanigena waa in aan Itoopiyo
    Lalaklmin
    insha allaha Adigsobaan baan ku coden wasir fiqiyo guul baan ku rajeen ❤❤❤❤❤👏👏👏🌹🇸🇴
    Qabil qaran manoqdo taasna ka shaqeeya 91 iyo waxasna haleyska ilaawo qaran baa nadeeqo somaliyed ❤❤❤👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-pm8st7un6p
    @user-pm8st7un6p 20 วันที่ผ่านมา

    Guuuul somali Badu ib maha farxaan Somali from isaaq Berbera waqooye Galbedd

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 21 วันที่ผ่านมา +3

    Guulaysta Guul Somalia 🇸🇴

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 21 วันที่ผ่านมา +2

    Waa mahadsantahay

  • @csalaanxasan-fp3hj
    @csalaanxasan-fp3hj 21 วันที่ผ่านมา +5

    Gesi qaran

  • @husseindjama6572
    @husseindjama6572 21 วันที่ผ่านมา +4

    Hub qarsoodiya iyo horgallo naxariis daran ayay u adeegsataa kala furfurka somalida

  • @futuredoctor1966
    @futuredoctor1966 21 วันที่ผ่านมา +3

    Diyaarada itoobiya ilaa la joojiya
    Safiirka itoobiya laga ceeriyo
    Arinkaan waxaa u arkaa
    Shimbirayahow heesa

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 21 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah Wasiir Fiqi Guuleeyso Saas U Difaac Wadankaaga & Badaada Soomaliyeed ??? Ethiopia Dhul Ayeey Naga Haysataa Tuugada Tuugadu Dhashay Waa In Dawlada Somalia 🇸🇴 Aysan Dib Danbe Ula Kulmin Waxa Ay Ula Kulanto Ayaa ba Khalad Weyn Ah Maxaa Yeelay Ethiopia Dhul & Bad Is Wata Oo Cusub Ayeey Rabtaa In Ay Dhacdee Hala Hor Tago Ethiopia 🇪🇹 Oo Ummada Soomaliyeed Diyaar Goroobeen Xoreynta Wadankooda?? Tan Kale Turkey 🇹🇷 Waxa Ay U Leedahay Somalia 🇸🇴 La Fariista Ethiopia 🇪🇹 Turkey 🇹🇷 Aydaba Lama Fariisto Greece 🇬🇷 Oo Ay Bad isku Hatstaan Waabse Ethiopia 🇪🇹 Oo Ah Wadan Land-locked Oo aan Bad Lahayn?? Oo Rabta Bad Aysan Lahayn In Ay Dhacdo?? Marka Ethiopia Haloo Midoobe!! Oo Isu Si Uga Soo Wada Horjeesano Damaceeda Gurcan Ee Foosha Xun !!! Guul Somalia 🇸🇴

  • @fabu2526
    @fabu2526 21 วันที่ผ่านมา +1

    Wasiir fiqi noollow geesi soomaali dhalad ah.

  • @khalifawale7263
    @khalifawale7263 21 วันที่ผ่านมา +5

    Guuleeyso wasiir geedi qaran

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 21 วันที่ผ่านมา +2

    Adiga warkaga wanu helnay wasiir fiqiyow wllka oo aha ragii duqaynta ku waday somalikand ayey snm dishay xagasad ka qaninsantahay
    Somaliland adiga iyo midkale waxba yeelimaysane lkn somaliland way galaysaa heshiiska mou ethiopia. Way galaysa waxna kama badali kartaa adigo nacaska xasan sheikh

  • @user-xe1mm7cy4c
    @user-xe1mm7cy4c 21 วันที่ผ่านมา +1

    Waamarkiiugumhoraysey.ooaanfiqitaageero.hadaad.sidaakuadkaysato.waankutaageeridoonaawasiir.insha.allaah

  • @omardanyerow8449
    @omardanyerow8449 21 วันที่ผ่านมา +2

    Wasiir fiqi Ethiopia iyo Kenya sharciga aduunka udhisnaa uu hada burburay oo ay burburiyeen Jewish people hada waxaad xoog karaadisaa iskaashiga islamka African union Arab league

  • @mahmoodashoor6948
    @mahmoodashoor6948 21 วันที่ผ่านมา +1

    ماشاء الله. صومالية شرف صومالية هنولاتو

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah3697 21 วันที่ผ่านมา +2

    Si sax ah ayaan u jabnay bal ethiopia inta aan lala kulmin waxa ay rabto waala ogaaye maxuu turkiga noola yimid oo ah in ethiopia diyaar u tahay maxaa lagala kulmaayay mar hadii turkiga ogaay in aysan isbadal jirin sheekadan waa in somalida la daaliyo ilaa ay ka dhahaan war waxaan inaga soo afjara waana sidii falastiin lagu qabsaday war yaada waala is xoogi jiray waana la dagaalami jiray ee wada hadal danbe yaaba lala galin ee aan isu diyaarino jihaad fii sabiili allah

  • @ZakriaAhmad-j6y
    @ZakriaAhmad-j6y 21 วันที่ผ่านมา +2

    Jaalle Wasiir fiqi waxaa Tallo kuugu soo jeedinayaa adiga iyo shaqaalaha wasaarada ari maha dibada inaad marka höre iska saxdaan astaanka qaranka soomaaliyeed .shabeelka midabkii qalad Calankuna sidoo Kale. .Soomaaliya. Hanoolaato.

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 21 วันที่ผ่านมา +2

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @saeedhassan8441
    @saeedhassan8441 20 วันที่ผ่านมา

    Warkaan ayaan rabnaa mudane guuleeyso

  • @TimofarasKofirow
    @TimofarasKofirow 20 วันที่ผ่านมา

    Qalinkaas lee inaga ilaaliya Xabad Wax inooga Qaadi Maayaan insha allaaah Dhalanyarada Somaliyeed War Dalkiina u Kaca Wlhi Waa arin Xasaasi ah indhihiina ha furnaadaano insha allaah kheyr guul dadkeeygoow 🇸🇴👈

  • @latteetemohamed4247
    @latteetemohamed4247 21 วันที่ผ่านมา

    ❤❤SOMALILAND❤❤

  • @khalidahmed799
    @khalidahmed799 21 วันที่ผ่านมา +2

    Keeba muhimsan in dalkaga “somalia” oon gacan kugu jirin oo 70 qof maalin dhawayd lagu dilay liido 200-300 ku dhawacmeen AS ka taliso deegaano badan iyo ragga somaliland ee tashaday inaad iska laaladiso ?

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 21 วันที่ผ่านมา

    Mr wasiir dalka haa badbaadiya Hassan sh iyo Adan madoobe haa laga badbaadiya billahi caleeykum tuhun weene baay soomaalida 2 bada 80 sida aay daacad ugu yihiin midnimada

  • @OmarSholi-oj8ev
    @OmarSholi-oj8ev 21 วันที่ผ่านมา

    Shacabka jamuryada somalilad hanbalyo ugu danbayn hadafkeni wan gadhnay muhimadu waa amanka dalka inaan kala shaqayno ciidamada qaranka somalilad cadawga somalilad way inagu so wajahanyihiin bar barka ay kabaxda waa bakayle qalen🎉🎉

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 21 วันที่ผ่านมา +1

    This minster can even travel too somaliland 😅😅😅😅😅somaliland guuuuuuuul