Deg Deg Prof Dayax Ku Oonta Oo Si Cajiiba Uga Hadlay Xaaladaha jira Sayidka barakaysan | Cabdi Cido

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 119

  • @Khadarofficial1
    @Khadarofficial1 ปีที่แล้ว +40

    Dadka qaar baa moodaya in qosol iyo ruwaayad loogu talagalay muuqaalkan, balse waa wacyigelin iyo xikmad qiimo leh!!!❤

  • @yahyamohamoud2954
    @yahyamohamoud2954 ปีที่แล้ว +1

    waxaan maqli jiray "hebel waa run sheeg". horay usoco wll.

  • @shaficicabdiguuleed
    @shaficicabdiguuleed ปีที่แล้ว +7

    جزاك الله خير الجزاء

  • @sarajama3699
    @sarajama3699 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah ILAHAY Ha ku barakeeyo

  • @IbrahimMahamoud-ni1fv
    @IbrahimMahamoud-ni1fv ปีที่แล้ว +7

    Allaha kuu barakeyoo bro runtaa ayaad shegtey ❤🇩🇯

  • @AliHassan-br8pf
    @AliHassan-br8pf ปีที่แล้ว +3

    ilahay aqliga iyo garashada ha kuu barakeeyo

  • @abdilahiahmed5278
    @abdilahiahmed5278 ปีที่แล้ว +23

    Inta ila tagerata sayidka one love 💘👍

  • @abdikhayr13hashimiya74
    @abdikhayr13hashimiya74 ปีที่แล้ว +1

    Khayr ALLAH Hakusiiyo, Tii ALLAH bay tagaysaa mardhow oon fogayn BiidmiLAAHI Kareem

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 ปีที่แล้ว +7

    Salaam Alaykuma first one And comment thanks my Team 🎉😅

  • @cadnaanabdirahmn5646
    @cadnaanabdirahmn5646 ปีที่แล้ว +4

    Keep going team wadada xaqa

  • @zackwarfaa3169
    @zackwarfaa3169 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله

  • @cimraansiyaad1646
    @cimraansiyaad1646 ปีที่แล้ว

    M.a wlahi Alaah haku barakeeyo abwaan sayd keep going

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 ปีที่แล้ว +3

    Asc bartaa Kawad wall raashinka iyo daawooyinka dhacay iyo iyo hayadahan saraceenii iyo siidhkii iyo dhulkii sumeeyay ee beeralaydii iyo reer miyigii lacagta I qoray si aan wax loo qabsan ka hadal oo badi hakadaalin❤thanks

    • @abdisookaxay
      @abdisookaxay ปีที่แล้ว

      Inader inta adigoo kale oo ila fahansan hayadaha filmkoda uu nool yahay wali dad caqli leh wey inagu jiraan

  • @Marshmalloshorts
    @Marshmalloshorts ปีที่แล้ว

    Apwaan Sayidka Barakeysan Io Team Kisa Guleysta

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow ปีที่แล้ว +19

    Labada buurood ee Gollis ,qaarka dambe, Ina aareyta, October 😂😂😂 sayid is so funny walaahi

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 ปีที่แล้ว

    Mashallaah Barakallaah
    NinRaga waayo arag indheer iyo indhowba garad ah hogotusalayn Diin Dhaqan Samaha iyo wanaga akhlaaqda oo tiir ka Nolosha adamaha iyo Umada Islamka illaahay Subxanahu Watacalla Raxmadiisa inagu siinayo xumanta oo laga dhiidhiyo lagana dheerado Mashallaah jazakallaah khayr Ammiin yarabi

  • @AxmedyasiinAxmed40-ks3cv
    @AxmedyasiinAxmed40-ks3cv ปีที่แล้ว

    hore usoco pro😊😊

  • @CabdiraxmaanMasale-ut3eg
    @CabdiraxmaanMasale-ut3eg ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله zxp kadaa Heesaha aad baan kuuwataaye

  • @sugaaltechnologysolution9962
    @sugaaltechnologysolution9962 ปีที่แล้ว +1

    Waa run😂 in aad si tallent ah ugu sheegto wacyi galin
    waar fidnada Ha kicinina Allaha idinXifdiyo Dhamaan teamkiina wadada Xaqa

  • @aichamerane7153
    @aichamerane7153 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ❤❤❤

  • @Sharmaarke_cade11
    @Sharmaarke_cade11 ปีที่แล้ว +2

    Really team wadada xaqa

  • @mowliidcali8583
    @mowliidcali8583 ปีที่แล้ว

    Horay uu soco wll

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 ปีที่แล้ว

    ✌🤙ku soco sxb

  • @fahmoyasin-hf1sn
    @fahmoyasin-hf1sn ปีที่แล้ว +1

    Walee nin ragaa tahy seyidka caqliga hawaayin❤

  • @SadikOuteh
    @SadikOuteh ปีที่แล้ว +2

    Macha allah ❤😊

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah alaha ku barakeeyo waa runtaa

  • @Cabdimajiidbulzhaawi-u7n
    @Cabdimajiidbulzhaawi-u7n ปีที่แล้ว

    M.a alle hakusharfo saydka barakaysan hore usoco adiga iyonteamkaaguba🎉

  • @somalimuslim3034
    @somalimuslim3034 ปีที่แล้ว

    Idirisaw soo badi muuqaaladii beryahaa waad ka mashquushee🎉❤

  • @cabdirashiidmacalin6049
    @cabdirashiidmacalin6049 ปีที่แล้ว

    Waa 10 daqiiqo oo wacdi ah runtiii

  • @abdiazizrashid7971
    @abdiazizrashid7971 ปีที่แล้ว

    Xaqiqbad ka hadashay pro❤

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 ปีที่แล้ว +1

    best program tnx pro ❤😊

  • @laylatul3qadri856
    @laylatul3qadri856 ปีที่แล้ว

    Xaqiiqada jirta waxan ahayn kama hadlo
    Sayidka barakaysan 🙏

  • @BashiirMaxamed-hw9ii
    @BashiirMaxamed-hw9ii ปีที่แล้ว

    Wlhi waa run

  • @Ina__updyrizak
    @Ina__updyrizak ปีที่แล้ว

    Abwaan waa ku salaamay😊🎉

  • @AbshirSheekhxasan-ng7xz
    @AbshirSheekhxasan-ng7xz ปีที่แล้ว

    Abwan allha ku sharfo nosobadi abawane

  • @ummkhubayb2290
    @ummkhubayb2290 ปีที่แล้ว +1

    Akhy barakow ;Heesta ugu danbaysa inaga daa !

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah Ragide hore uso kulaha ogtobareta you're so funny abwaan waruntad😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @thesecretoflife3152
    @thesecretoflife3152 ปีที่แล้ว +2

    Ninkani waa qofka qudha ee majaajiladisa ajar ka Hela

  • @dahabtume
    @dahabtume ปีที่แล้ว +2

    Wa runta prof wax ka hadashay 😂

  • @cabdiraxmanmohamed4164
    @cabdiraxmanmohamed4164 ปีที่แล้ว

    🎉🎉🎉 Thanks my brother ‏‪🎉🎉🎉

  • @cqaadiralshaami7284
    @cqaadiralshaami7284 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah nin kani cajiib

  • @ayaanleahmed9819
    @ayaanleahmed9819 ปีที่แล้ว

    One of a kind~Sayyidka💚🙏

  • @abdi-azizyusuf9489
    @abdi-azizyusuf9489 ปีที่แล้ว

    Alla Maxaa Xaqiiqda Taabanaysaa

  • @ilyassawalehguessod6258
    @ilyassawalehguessod6258 ปีที่แล้ว

    Sayidka barakaysan le véridique salam sare

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @mohamedUpdiLaHi
    @mohamedUpdiLaHi ปีที่แล้ว

    Masha alah😊

  • @Ahmedmoud-qj2nl
    @Ahmedmoud-qj2nl ปีที่แล้ว

    Abwan Ani Wan kutaagera zaaid sxb walal

  • @MohamedCabdi-v4l
    @MohamedCabdi-v4l ปีที่แล้ว

    ❤sayidka barakeysan waan kuwata libaax waa runtaa

  • @sultanshaie2011
    @sultanshaie2011 ปีที่แล้ว +1

    Haha 😂 Waa Run Wlhi Waxad Sheegtayba Sxb.

  • @ducaaleali3762
    @ducaaleali3762 ปีที่แล้ว

    Sayidku wa nala hadlay bolshooyo

  • @mecaadmuxuyadiinadan1769
    @mecaadmuxuyadiinadan1769 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah

  • @GuLeithA
    @GuLeithA ปีที่แล้ว

    Idiris sayidka nin wax badan og 😊

  • @Jambarka
    @Jambarka ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiq dhab ah ayad ka hadashaye zhp saydka barakaysan halka kasii wad

  • @KhalidCarab-h3c
    @KhalidCarab-h3c ปีที่แล้ว

    Keeep going lbx

  • @parkhadmahamed4086
    @parkhadmahamed4086 ปีที่แล้ว +6

    Miyaanad ka baqayn in dhuuxa lagaa laago 🤣🤣🤣

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876 ปีที่แล้ว +3

    Miyanad ka baqayn in akhiro dhuuxa laga laago 😂😂😂😂

  • @abokaraadan2506
    @abokaraadan2506 ปีที่แล้ว +5

    Hada ka hor ayaa waxa xanuun saday aabahay waxan geeyey dhakhtaro badan oo hargeysa ku yaal waxay nagu dheheen waa neerfo daawo sadex bilood ah oo neerfo ah ayaa loo qoray markii aan daawadii ku dhamaynay ayanu wax is bedel ah ka weeyney waxanu u qaadnay itoobiya shaybaadhkii markii la mariyey waxay noo sheegeen in aanu wax neerfo ah qabin ee uu qabo xanuunka macaanka daawadii ayaa jidhkiisa gashay baa la yidhi ee halaga saaro hada waa ladan yahay aabo markaa ninkan waxaa uu sheegayaa waa runtii

  • @aamiiniid5103
    @aamiiniid5103 ปีที่แล้ว

    waan kusalamay marka hore prof hadaanu nahay taageerayaashada waxaanu inbadan kaa sugaynay filimaantii ee noo soo samee

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว

    @@Hawraar yare: @@Hawraar yare: 🥰🥰🥰🥰🥺KU SALI XABIIBKEENA SCW❤

  • @Abdiaziz-Hussein
    @Abdiaziz-Hussein ปีที่แล้ว +1

    Xaaji alle ubaahane mee iyadoo dhamaystiran xalqadii 2aad ????

  • @QAWDHANKA1
    @QAWDHANKA1 ปีที่แล้ว +1

    First Comanty for Like

  • @GuuleedGeedi-b2x
    @GuuleedGeedi-b2x ปีที่แล้ว

    Allah Akbar ☪️

  • @aminCaraale
    @aminCaraale ปีที่แล้ว +1

    October maxa soo galay 😂😂😂

  • @ARAFADGUEDI-ez6jx
    @ARAFADGUEDI-ez6jx ปีที่แล้ว +1

    Wlhi wa run 😂😅

  • @ilyaassiyaad3806
    @ilyaassiyaad3806 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @mohanadsalah9474
    @mohanadsalah9474 ปีที่แล้ว

    Sxb waxa thy qof qiyam iyo mabaadi' leh

  • @Wllzhuke7
    @Wllzhuke7 ปีที่แล้ว +1

    First ❤

  • @sakariyemaxamuud7747
    @sakariyemaxamuud7747 ปีที่แล้ว

    xaqiiq ayad ka hadashay

  • @coffearthamsa3999
    @coffearthamsa3999 ปีที่แล้ว

    Abwaan idiris salaaan sxb

  • @xasancawaale9183
    @xasancawaale9183 ปีที่แล้ว

    October hhh
    Zayidka barakaysan

  • @Muuseaxmed-l1n
    @Muuseaxmed-l1n ปีที่แล้ว

    Geesi caqliga ale Haku barkeryo

  • @mohamudaydiid9654
    @mohamudaydiid9654 ปีที่แล้ว

    sayidka Barakaysan Wacyigalin buuxda

  • @jamaljovaz701
    @jamaljovaz701 ปีที่แล้ว

    Iaa aray ta october golis 😂😂😂😂

  • @IdirisMahamed-c2i
    @IdirisMahamed-c2i ปีที่แล้ว

    Aree sayidka barkeysan aaden ninteen iigu kaalay zxp waan ku taageeraaye zxp wlhi waan ku jecelahay lkn kuma arkayba zxp iikaalay mar aan kula mtalo ruwaayadah

  • @maxamedqoslaaye2610
    @maxamedqoslaaye2610 ปีที่แล้ว

    Wa xaqiiq Abwaan lkn Timaha qabka ay kugu jaran tahay bal fiiri waxa ka hadlaysid wa sax

  • @cabdiraxmanmohamed4164
    @cabdiraxmanmohamed4164 ปีที่แล้ว +1

    Wacdi Dhamaystiran

  • @apdus.19
    @apdus.19 ปีที่แล้ว

    1 april weye malinta beenta aduunka 1 August maaha

  • @abdirahmanmohamed3283
    @abdirahmanmohamed3283 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂 abwaan sayidkow dadka daawada u socoto ma anagay nala soo doonanayaan exersice iyo oktoobar wareejinta may la dhuuntaan

  • @ali__moo45moo___alii
    @ali__moo45moo___alii ปีที่แล้ว

    Sayidka ila 2020 san kutagera runta kugujeclahay lpx tahay

  • @mecaadmuxuyadiinadan1769
    @mecaadmuxuyadiinadan1769 ปีที่แล้ว

    Good joo

  • @maxamedjabhaaad5274
    @maxamedjabhaaad5274 ปีที่แล้ว +1

    Maskaxda iyo hal abuurnimada Alle hakuu siyaadiyo 😂

  • @BishaarAhmed-q4k
    @BishaarAhmed-q4k ปีที่แล้ว

    Dawo khasiisad,ah

  • @somalitech102
    @somalitech102 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂 dadka qaarka danbe ruxa waa dad daawo usoco show anba maan ogaynee😂😂😂

  • @massmass8300
    @massmass8300 ปีที่แล้ว

    dadkaba wxn isku diray malaa
    waaba dawadan qaldan e isticmal
    keedu bday😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabdiraxmanmohamed4164
    @cabdiraxmanmohamed4164 ปีที่แล้ว

  • @apdikarimsantooz9437
    @apdikarimsantooz9437 ปีที่แล้ว

    Miyaad ka baqaYn in aakhiro dhuuxa laga laago

  • @abdiririsakawil3235
    @abdiririsakawil3235 ปีที่แล้ว +2

    Sayidka Barakaysanow Sxb Waan Kuu Baqayaaa Albaaabadiii Rayan Bajaaj Baad Gargaraacday 😂😂

  • @BishaarAhmed-q4k
    @BishaarAhmed-q4k ปีที่แล้ว

    October 😂😂😂

  • @sahraqueen3126
    @sahraqueen3126 ปีที่แล้ว +1

    sayidkoow erayga areynta miyaan laga fiicnayn inaad xaga danbe u adeegsato iyadoo ay suurad magaceed tahayy saad wax leedahay

  • @AbdirahmanAliMohamed-mh4tn
    @AbdirahmanAliMohamed-mh4tn ปีที่แล้ว

    Waxay ku socotaa Prof benaale Ahmed Samatar oo faan badan una faana somalida masaakinta ah, faaaaaaaaaaaaaaaaaaaan umada waxba kuma soo kordhin umada.

  • @ayuubcusmaan597
    @ayuubcusmaan597 ปีที่แล้ว

    Wlahi nio dalka kubahan

  • @abdirahmanhashiabdi2118
    @abdirahmanhashiabdi2118 ปีที่แล้ว

    Wacyi galin wngsan

  • @mustafemukhtaar4566
    @mustafemukhtaar4566 ปีที่แล้ว

    maalinta beenta aduunka soo mension garee qofkii beenta ugu badan kuu sheegy😂😂😂

  • @abdalejamac971
    @abdalejamac971 ปีที่แล้ว +1

    Octoberta 😂

  • @Golxjrdj
    @Golxjrdj ปีที่แล้ว

    Wlhi Been Mahan 😂😂😂 Dawoyin Ba u Socdo

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 ปีที่แล้ว

    Beenta Vs Prank 😂

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 ปีที่แล้ว

    cajiib

  • @MohamedAhmed-vs4sg
    @MohamedAhmed-vs4sg ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😊

  • @cabdiraxmanmohamed4164
    @cabdiraxmanmohamed4164 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh

  • @aichamerane7153
    @aichamerane7153 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂🇩🇯