Xaalada dalku ku jiro maanta waxa si fiican u Soo bandhigay wiilkaa yar iyo kooxdiisa oo ah run sheegayaal xaqa ku adima xataa hadii uu dacar ka qadhaadhyahay. Alle haydin barakeeyo kooxda wadada xaqa . Qolyahan qabyaalada iyo kala qaybinta ka sheqeeyaa may sidan oo kale wax bulshada anfacaya iyagana aan danbi looga qorayn ku jeestaan. 😢
Alaha Ku sharfo sayidka runti maskax ayad ledahy runti Lkn hadi Adi laga dhigiliaha madax Wayne dalka waxa hublaa inad halka un ka misayso AD hada ka hadlaysiid 😢😢
Ku soco sxp runta Waxan joogna dal bila mustaqbal ah Waxbarashadi waa iib school ilaa heer jamacadeed Cafimaadki waa iib xita meelaha qaar maydka ayaa lacag laga qaada ka dibna Hadhow dadki lagu dhaaha wuu dhintay سبحان الله Macishadi malin walba way si kordhaysa maad aragteen balwada iyo maandoriyaha oo qaali noqday maya Dawada iyo cuntada waad ka war haysaan Mar marka qaar waxa la odhan karaa dowladu waa ganacstada ugu wayn ee dadka la ganacsta Ganacsatada kle ma dhaanto waxay wadanka kenaan waad garanysa iyaguna dadkoodu yurup ayay jogaan oo Dan kama leh wixi wax ku noqonaya Dadkeenu maanta waxay la il daranyiin cuduro Malin aan maanta ahyn ayaa la xisaabtamaya
Indher garadku wuu fahmaaya hadaladab iyo ujedada dulucdeda lkn man gaabku wuxu u arka ruwayad iyo jilin. Okaliya Tani wa bulshadan kala qoqoban iyo qabiladan dalkeni an ku waynah Ethiopian iyo kenyan naakla qaybsanayan anakuna u hello tumayno siyasi liti mid sida eyggi shilimada lo dadsho ayan modna geesi iyo halyey Allow wax nagaradsii
Sayidka barakaysan ni talent leh lkin an helin buubuintu uu qalmay
Sayidku waa dadka yar ee soomaali wax fahansan soona gudbiya wax wax laga faa iidayo zxp Shanta soomaali ayaan kugu salaamay
Dadku wll wuu kuu baahan yahaye, xikhmadan kaa soo maaxanaysa haka joogin ku wad ❤❤❤
Idiris salaada ilali☝️adigiyo teamkuba
Idiris siciid maxamed cali nin weyn 😢❤
Abwaanka Legend of the Legend 🐐 ❤❤😊
HadaL nin weyn wlhi sayidoow
Siyaasadaa ina wada jeex jeexday 😓🫤
Abwaan sayidķa barakeysan full respect❤
Xaalada dalku ku jiro maanta waxa si fiican u Soo bandhigay wiilkaa yar iyo kooxdiisa oo ah run sheegayaal xaqa ku adima xataa hadii uu dacar ka qadhaadhyahay. Alle haydin barakeeyo kooxda wadada xaqa . Qolyahan qabyaalada iyo kala qaybinta ka sheqeeyaa may sidan oo kale wax bulshada anfacaya iyagana aan danbi looga qorayn ku jeestaan. 😢
sayidka waa ku wataa from pharo secondary school at mosque
Waad mahadsantahay saxiib sayidka
xiligii siyaasiga laga carari laa ayaa la jooga waa run
Adeero alle ubaahane soo gaabi waad nagu dheeraysay whi waxbana kama qabankarno wxaasoo cabashaaa
Waa hayaa sayidkow nin somaliweyn u dhaxeyo noqo team kaazow riwaayad ka keen mise ogadenku isku shito
Sayidka brother salan saaree
First comments 😂😂
Nolosha soomaalidu waa sidaa wallahi ilaahaw qofwanaagsan noo sakhir😢😮
Wlhi xaq ayuu Ka hadlaya wllkayow guulayso Ayan Ku leeyay 🎉❤😊
😂😂 Legend weeye Suldanku
Ninka ugu il dheerba dadka ugu ayaan daran 😢
Waa waqica sax da ah ee maanta ka jira dhamaan umada soomaliyeed
in uu ilaahay
Kaaga dhabeeyo
Laga yaa baa
Sayidiiii❤
Waa ninka aan ugu taageero dhalinyarada bulshada usoo gudbiya waxyaaba waaqicooda la xidhiidha, hab jilisa.
idiriz siciid mohamed ali. Magac iyo muuqa ha jiro brother full respect abdi ciddo wan salamaya 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Talent xiligiisa yimid 🥺
Mansha allah halyay somaliyeed haka daalin wacyi galinta umadadaad
Xaaji Alle u baahne sxb xagge ka dhacde ayaamahan wa ku weyne nio puntland bn kugu casumana ee no imoow brother
Ninkan waan wataaa ❤❤❤
Waa hal abuur aan la buunbuunin joogtee shaaadaada wax tarka leh abwaan
Alaha Ku sharfo sayidka runti maskax ayad ledahy runti
Lkn hadi Adi laga dhigiliaha madax Wayne dalka waxa hublaa inad halka un ka misayso AD hada ka hadlaysiid 😢😢
sayidka barakaysan wallahay waan kutaageeraa 🤩😵💫
Suaashayda adigaa hayaan idhee,
sahal umuurtayda😊
Shaki la'aan, Sayidka Barakaysan waa hanti qaran.
😢😢😢 sxp wlhi ninkan waa lagend hadal saxa ayuu ku hadlaaw
Waa xaqiiqd waxaas oo dhan
Codeya oo muse eraya oo cod haa siinina sidi solticko loga raystaye ayaa musena loga raysan inshala
Saydka barkaýsan wacaadi galiyahay dadka❤
Sayidka 😢😢😢
keep proh dadka u adegaysayE alleh hakula garab galow
Ku soco sxp runta
Waxan joogna dal bila mustaqbal ah
Waxbarashadi waa iib school ilaa heer jamacadeed
Cafimaadki waa iib xita meelaha qaar maydka ayaa lacag laga qaada ka dibna
Hadhow dadki lagu dhaaha wuu dhintay سبحان الله
Macishadi malin walba way si kordhaysa maad aragteen balwada iyo maandoriyaha oo qaali noqday maya
Dawada iyo cuntada waad ka war haysaan
Mar marka qaar waxa la odhan karaa dowladu waa ganacstada ugu wayn ee dadka la ganacsta
Ganacsatada kle ma dhaanto waxay wadanka kenaan waad garanysa iyaguna dadkoodu yurup ayay jogaan oo Dan kama leh wixi wax ku noqonaya
Dadkeenu maanta waxay la il daranyiin cuduro
Malin aan maanta ahyn ayaa la xisaabtamaya
Wlhi caloosha cod u baaha 😢😢
Dadku riwaayad ahaan bay udaawanayan lkn waa xaqiiqada wadanka taala
Mid kamid ah hantida ay somalidu haysato abwan sayid
Abwaan dawladu ha dhacdo kadib ayaynu shaac baxaynaa
Waaa isku mid un
Sayidka barakaysan waynu isla naqaaanayoo dadku laydhka, Biyaha, waxbarashada, cafimaadka iyagaa iska bixiya hadal xaqiiq ah xaga arimaha bulshada dee wad uun!!!!
"sanduuqee lagu ridayaa, caloosha maxaa lagu ridaa ayaa ka horaysa" waa hadal waaqici ah oo maanta yaala.
Sayidka barakaysan waa runsheeg
Xaqiq yaqaan sayidka barakaysan ❤❤❤
Xaqiiqda ayaa midaa ah
SAYDKU JEELKU DHAANTO KU HOR CIYAARAYAA 😮 XAQIIQOOYINKA UU SO FAQAYO LOOMA BAAHNA IN
Saaxib waaqica jira noloshena iyo dhulkenaba kajira ayad kahadasha marwalba, uma malaynyo Inay somali sidan malinuuun karooonan, lknse wan kugudhiri galinya inad wado ilahyba ajar kasiiin intad umada wacyi galinyso
Walee somali qofka aanay waxba ka faidayn 1m aya lagadhsinaya sayidka oo aad faido leh riwayadihisuna waka manta halka maraya yab walee
Waaaaa really jirta manta
Muuqal iftiiminaya Xaalada jirta
Cajaaib yaa alle ubaahane
Sayidi baryahan ma haleelkaa iska yar
Indheergarad bulshada ka wacyi sarreeya. Qosolku waa dusha saree xigmad fogbaa ku duugan.
Kkkk ninkani waa fuuny wale 😂😂😂
Team wadadda xaqa adinkoo isku duuban mahadsanidiin🎉❤
Dee zayidkoow wixiiba gariir ayaad ugu dhamayzee maxaa la daawadaa 😅😅😅
Sayidka in the building
Hhh sayidka wlhi cadi maha
Wllhi wRuntii dadku waxa wCan madawDaaN video dareen wata😢
Sayidkiii
Indher garadku wuu fahmaaya hadaladab iyo ujedada dulucdeda lkn man gaabku wuxu u arka ruwayad iyo jilin. Okaliya
Tani wa bulshadan kala qoqoban iyo qabiladan dalkeni an ku waynah Ethiopian iyo kenyan naakla qaybsanayan anakuna u hello tumayno
siyasi liti mid sida eyggi shilimada lo dadsho ayan modna geesi iyo halyey
Allow wax nagaradsii
Runta Rabbibey taqaannaa
⭐⭐⭐⭐⭐
Naxashkiina cid hareeraha qaban ma ogidine
Hadad xanuunsataana cidi dhakhtarka idinku imanmayse
Ilaahina raali galiyo ilaahina ka baqda😢😢
Muga hadalku muxuu mankayga qaadtay
Ninka kaliya ee runta
Loogu yimaado
Talent xiiigiisa
Xil halomagacabo idiris
Intaa waxan ku daraya jamacada waxa la qaada lacago aan inaba caadi ahyn
Semester re exam xita hadii aad waraqa eeganyso waa lacag
Taana kaso hadal sxp
🎉🎉🎉
😭😭😭😭😭
Abwaan Naga jooji character ka odeyga ku jileyso adoo caadi noogu matal sheeko walbo
Soomali oo dhan buu kahadlay waaqicooga😢
Idiris ramale
Sayid0w H00 LiiNTa
anigu shaqsibaan ahoo codayn maayo waayo waxaan bixiyaa 7cashuurood waa intaan ogahay sababto ah waxba layguma qabto markaa maxaan ku codeeyaa
Code oo muse haa siin sidi solticko loga raystaye ayaa musena loga raysan
Nin waxyaqaana runta ugu kaalay halkan
Hhhhh wan ka helaa wiilka Naftiiba uu iska jaray muxuu gabow ku gaadhi miskiinku
😎😎
Sayidkq
Sayidka barakaysan
❤❤❤❤❤❤
Wlhi xisaab baa danbaye
It's realty
Soo badi
Anba waxaan iswaydiiyay halkee lagu aansixiyay baastada baastada inta fuulaysa cashuur ,hadhowseaxaa lagu qabnayaa magaladuunbaa camirane bal taga cidhifyada waad kanaxaysaa xaladay kunool yihiin.
Sayidka 😂
Dalka ka dhisaya uun klmy
Sanduuuqyaya wax lagu ridaya caloosha maxa lagu ridyaa baa ka horaysa 😂😢😮
😢
M.a
Legend
dke
Bulshow ninka salaanka inagu fuula aynu meel uga soo wada jeeedsano,intaynu waa ina hebal iska dhaafno,adoo biila basa ah ayaad hadana haysa madax wyanahahu waa rerkayaga😢
Funy