Masha allah wlhi arin wngzn ayad haysa wllo hlka askarta so badi waxa jirta askar lagu yidhi qof so xidha oo wadada si anshax daro ah ujiidaya waxa ficn in si wngzn lo kaxeyo sidi nin dil gaystay ama umad cadabay ayau ula dhaqmayan wlhi jeelasha waxa buux dhafiyay dad aan dambi lahayn alle hakaso daayo
Sxp wd fiicanthay Talent na wd lèedahay balse balkasta oo aad oday mata layso wd iska ma gariiro tuurna malaha. Action ka iyo structure ka waa inay inay kala duwanaadaan oo uu ka duwanaado filmkii hore iyo kuwii ka sii horeeyay jilayaashuna lamid qaabab kala duwan ay la yimaadaan. Intaasi waa iga talo soo jeedin keep going brothers team wada Xaqa
Waxas waa caadi Haduu Isticmaalo Charactaradii hore kuwa cusub lala qabsan maayo lkn Veiws ahan waa caadi kuwan in la adeegsado shirkadaha waaweyn ee aflaamta sameeyaba waxay ku dadalan characterada la jecelyey ma badalaan marka wax fahan zxp😂
جزاك الله خيرا اخي الكريم الله يحفظك وايبارك فيكم وجزاكم كل خير الجزاء اللهم آمين آمين آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم
Niyoow aniga Aabahey baa Ciidan ah Waa Dhamme Inaan ciidanka qorto baan rabay niyoow saad dadka ugu soo jidisay waa sidii ugu sax saneed Ciidanka dhabta ahi xitaa uma soo jeediyaan Ee niyoow Maan Abwaan Dhab ah inaad tahay waan qiray 'Waxaan kasoo jeedaa ama ku dhashay Soomaaliya Reer Xamar meel Uu ujeedo aan aqoon baan ahay sidda alle caabududiisa marka laga soo tago ee soo badi .❤🎉😢
Walhi dhamaan waxa uu sayidku sheegayi wa xaqiiqo jirta wan ta ina hayisata manta nin in la ciilyi dirska uxidha ninka inu laluush qaato cidanka uga haka baxao imak ❤❤
Wlahi waa Hadal Xigmadiisa wata Ilaahay hanaga dhigo kuwii qaata Kuna dhaqma Cida hadalkan loo geedinaya maahan askari kaliya Intaad nooshihiin qofwna ha dulmin walalka Waxaa Iman doonta maalin aan Qabiil shaqaynayn aynu ilaahay ka cabsano umadana ha loo cadaalad sameeyo وَلَا تُلْقُوا بِأَيْدِيكُمْ إِلَى التَّهْلُكَةِ] (البقرة: 195(
Ninkan wuxu ka hadlayo dadku madadaalo ayey u arkaan lkin waaqica ayuu ka hadlayaa ❤
Haa wllhi sxp wa aqoon yahan wax garad
Haa aad iyo aad wallahi maskax ayaa saaran lkn dadku xaraabaysi ayey moodayaan badankood
Yrfsft@@Siciidbashaash
Mashaa Allah👏🏻Dulmiga waa in Dadku wada noco oo cadaalada iyo sinaanta iyo Walaalnimada lawada jeclada. Diintuna waa Dawadeena🙏
Wll shiikhan mgacii u isku dul qabty
Nin aan taageero abwaan adiga iyo team wadada xaqa waan idin salamay from ogaadenia 🎉
The best youtuber the truth never disappoint 😞👏, the legend👑🥰 sayidka barakeysan I love you for allah❤😊
Ggggggg
كل نفس ذائقه الموت وانما توفون اجوركم يوم القيامه فمن زحزح عن النار وادخل الجنه فقد فاز وما الحياه الدنيا الا متاع الغرور
Qariga magaciisa igu cawi❤
Maasha Allah waa wiil aqoon laga faa iido oo Allah hibo u siiiyey ❤ in uu dadwaynaha halka bugta so gudbiya
Wlahi ninkani xaqiida ka hadlaa soo badhi zhp walipa kuwaad kaligaa hadlaysid❤🎉
❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤
SCW
NINKANI MA DIYAARADUHUU QAQABANAYAA KULAHAA LEGEND SAYIDKA BARAKAYSAN TALENTED 😂😂😂😂😂
Masha allah wlhi arin wngzn ayad haysa wllo hlka askarta so badi waxa jirta askar lagu yidhi qof so xidha oo wadada si anshax daro ah ujiidaya waxa ficn in si wngzn lo kaxeyo sidi nin dil gaystay ama umad cadabay ayau ula dhaqmayan wlhi jeelasha waxa buux dhafiyay dad aan dambi lahayn alle hakaso daayo
The legend sayidka barakaysan 🎉
Jimce wangsan dhaman walaal kasto akhriya qoralkayga illaahey swt Danbigaga Ha dhaafo muradkaga oo macsi an lahayn illaahey swt midigta haka saro fadlan adna iduce wl
Waa Ku Soo Biray Team ka Aadka Uquruxda Badan Mashaa Allah
Sxp wd fiicanthay Talent na wd lèedahay balse balkasta oo aad oday mata layso wd iska ma gariiro tuurna malaha.
Action ka iyo structure ka waa inay inay kala duwanaadaan oo uu ka duwanaado filmkii hore iyo kuwii ka sii horeeyay jilayaashuna lamid qaabab kala duwan ay la yimaadaan.
Intaasi waa iga talo soo jeedin keep going brothers team wada Xaqa
Waxas waa caadi Haduu Isticmaalo Charactaradii hore kuwa cusub lala qabsan maayo lkn Veiws ahan waa caadi kuwan in la adeegsado shirkadaha waaweyn ee aflaamta sameeyaba waxay ku dadalan characterada la jecelyey ma badalaan marka wax fahan zxp😂
Kor iyo hoosba wax ugu sheegtay, laguse karimaayo
Shifo lagala quusey !
Dulmi bay direyska U sitaan,
Mansha Allah, Sayidka Barakeysan 😊 Wacyi Galin Dhab ah.😊
جزاك الله خيرا اخي الكريم الله يحفظك وايبارك فيكم وجزاكم كل خير الجزاء اللهم آمين آمين آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم
Niyoow aniga Aabahey baa Ciidan ah Waa Dhamme Inaan ciidanka qorto baan rabay niyoow saad dadka ugu soo jidisay waa sidii ugu sax saneed Ciidanka dhabta ahi xitaa uma soo jeediyaan Ee niyoow Maan Abwaan Dhab ah inaad tahay waan qiray 'Waxaan kasoo jeedaa ama ku dhashay Soomaaliya Reer Xamar meel Uu ujeedo aan aqoon baan ahay sidda alle caabududiisa marka laga soo tago ee soo badi .❤🎉😢
Teamkan Team ka fiican ma arag Runtii hore usocda team wadad xaqqa
Wxan rajeynaha barnaamijkani inuu noqdo inshaallah kii cabdi maalig muuse coldooon kii lagu soo deyn kaha inshallah ❤
In sha Allah sxp wuu dulman yahay alle cadalada Ha siiyo u malayn maayo 🥺😭
In kanidiin dhegaysano muuse
insha'Allah ❤
Jir oo joog ❤sayidka barakaysan 🎉
Wllhy runtad sheegta 🇩🇯🇩🇯
LEGEND OF THE LEGEND SAYIDKA BARAKAYSAN❤❤
Abwaan sayidka wllhi xigmawi ayaathy wll guulayso sxp wan ku taagera🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤😊😊
Geysi ta du talent walyhi continue tu pourra un jour remplacé le célèbre sorran
Walhi dhamaan waxa uu sayidku sheegayi wa xaqiiqo jirta wan ta ina hayisata manta nin in la ciilyi dirska uxidha ninka inu laluush qaato cidanka uga haka baxao imak ❤❤
Abwaan filmku wa so dib dhacay❤
Qofkii garanayow please sheekha quraanka akhrinaya magaciisa ila wadaag🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Sheekh xasan idiris maxamuud waa itoobiyaan sheekhu
Ninka kaliya ee kahadla xaqiiiqada jirta iyo waqica😢jira😢😢
Wixiiba hadal iyo qudbad ayad ku dhamaysay Sayid waa ku sidee Wax funny ah ayan rabne maad haatan Allaw baahane qudbada u dhiibtid😂
Maasha Allah zxp sayidka barakeysan go forward pro and never disappointe waxaadna tahay roll model leh talent cajiip ah❤
Wlhy wax jira ayaad ka hada aha abwaan Allah ha ku sharfo ❤😢
Sayidka barakaysan markan arko inu video so dhigay anoon daawanin
kolayba inu xikmad yahay waan si garta
Thanks bro
Allaha idinka farxiyo 😊
Wn U Xiisay Sxb Wacyi gelintadi Iyo Majaajiladadi 😂🙌🏽❤️
😅😅😅😅 hore usoco zhp you have a talent
Sayidka barakeysan iyo team kiisa wada xaqa horey u socda dhamaantiin.
Run badane illaahay Haku dayo Wll
Soomaliyeey wiilkan maad meel gaarsiisaan
Huno waxn samayn karay wan sameyy
Masha allah xaqiiq weeye walee
Aayada quraankaa sheekha akhrinaya magaciisa
Horay uso my brother sayidka❤
Allah ha ku barakeeyo zxp
Allaha Ku barakeeyo abwaan❤
Wall shiikh quraanka akhrinaya mgaciis❤
Waa mid salaan u waashy geep going waLaaL0 ❤
Pure talent 😂😂😂
My Team wadada xaqa
Allahu akbar masha Allah❤
Sayidka barakaysan nin loo xiisay❤
Saayid wllhi wxd thy qof marwalba kahadla xaqiiqada wanku wata Masuul Horey uusoc zxb
صلو على الحبيب المصطفى صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ala caqliga ala hakuu barakeeyo wll sasaa loo wada baahanyahay
m.a ilaahay waanadaa aad jeediay ha ka dhigo mid gaadha madaxdeena iyo cidkasta oo masuuliyada umada qaaday una dhaaratay hakana dhigo ilaahay kii wax ka badala
ᴊɪʀ 00.ᴊ00ɢ ᴡʟʟᴋʏ sᴀʏɪᴅᴋᴀ ʙᴀʀᴀᴋᴀʏsᴀɴ ❤
Walaahi caqliga kujira 10 nin oo madaxa ay lahaan lahaayeen cidi inagama horayseen
Masha Allah. Mahadsanid abwaan
Sheekhan magaciisa bal nosoo sheega jalayaal wllo😢❤
SALAAM ALAYKUMA FIRST ONE PERSON TO VIEW THANKS MY DEAR TEAM PIN KU QABO🎉🎉🎉
Wll Mxd Afkaagii hooyoo u diidey dad somaliyed ayaad wax u sheegaysaaye
@@hanadqays5415 waxaba Dee mahadsanid waxaan idhi waxaan ahay qofkii u horeeyaye video gan daawada million thanks
Wlhi waan qiirooday🤦🏻♂️🤦🏻♂️🤦🏻♂️
صلوا على الحبيب المصطفى صلى الله عليه وسلم
Ilaahow askarteena garansii xaqa
Nin wax badan bartey sayidka barakaysan
Hadalka wa run
War dadkina wax u tara hadad wax u tarayn dhibta ka daaya
Walhi wilkan aadban uu tageraa form djibouti
Waa runta hadalkasi waa waqac ka jira wadankena
sheekha noosoo sheeg walaal fadlan
Jaliinkaa idilay War niyoow Maad Muqdisho inoo timaadid Saaxiibow Sayidka barakeesan 😂😂😂
full respect 👍👍👍
إتقو دعوة المظلوم فإنه ليس بينه وبين الله حجاب
قال الله تعالى حرمت الظلم على نفسي وجعلته بينكم حرام فلا تظالمو
Sayidka barakaysan❤
Tanoo kale filim lama yidhaahdo zxb alle haku sharfo oo haku karaameeyo
Team wadada xaqa, wacyigiina halkaas kasii wada
Wlahi waa Hadal Xigmadiisa wata Ilaahay hanaga dhigo kuwii qaata Kuna dhaqma Cida
hadalkan loo geedinaya maahan askari kaliya
Intaad nooshihiin qofwna ha dulmin walalka
Waxaa Iman doonta maalin aan Qabiil
shaqaynayn aynu ilaahay ka cabsano umadana ha loo cadaalad sameeyo
وَلَا تُلْقُوا بِأَيْدِيكُمْ إِلَى التَّهْلُكَةِ] (البقرة: 195(
of the legend sayidkiiiiiiiiiih noh ❤❤❤❤❤
Dhamaantiinba barakooba
Wlhy ninkaan xaqiiqbuu kahadlaya iyo odayasha ciidabka haysta ayagoonba ayagu waxba maqlayn waxna are keyn
Libaax hore u soco Sayidka Barakaysan❤
Talented man 👨 ❤
Wan ku aminsanahay Abwane
Intaa la dhaawacay bay xireen war maanu ilaahay arkeynin kuwaas
Dastuurka ciidamada difaaci doona badeena I.a
Ana u horeeyo 😂
Hore usocda wll
Masha allah😊❤
Xaaji alow baahane Talent
apwan ...❤...Nuux.tani..Yaakaadhiga .. wlhinan...Talaabo zomaliland leedahay Aan.lagu sodhawaadeen 😂😂
Lagend sayidka barakeysan
More respect 🫡 💯
✅💯
thanks my pro idiris keepgoing🥰
Team sayidka barakaysan
Guulaysta
M. a xaaga ka waada
Hore usoco zhp you have a talent 😂😂😂😂😂❤❤
GooD talent😆🤛
Somaliland guul iyo gomanimo 🤍 💚 ❤️
Oromo family
@@crixiinmaxamud3654yaan lagaa dareemin
Wa filimki lagugu xidhi lahaa neefow insha Allah
Hoyadaa ba la xidhaya😅
Sayidka ❤
Sxb idinko rli IGA ah waxa ishegtan shiikha codkisa so qatay abwaan sayiidka barakeysan
😢اللهم امين امين يارب العالمين
Horay usoco Wll
𝐗𝐚𝐪𝐢𝐢𝐪 𝐲𝐚𝐪𝐚𝐚𝐧 sayidka barakaysan 🫵😅🫡
Very smart 👌🏽