DHALIN YARADA IYO MUSTAQBALKA ( AHMED HARAF , MAFTUUX CADCEED , DJ ADAM IYO MONIUM ) EPISODE 02

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 61

  • @xamsecismaan8067
    @xamsecismaan8067 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Cabdala jamaal shp soo badi barnaamijyada noocan hadaad asiibtay meeshii loo baahnaa somalidaa waxay ku maahmaahdaa "haddaan gu'ga kuu kordhaa gabow mooye garaad ku tarin "halkaa kasii wad mustaqbalka dhalinta danbana uga tag wax anfac leh .👏🖐

  • @moctarkhadar4608
    @moctarkhadar4608 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    100% maanta kuwa halista ku jira inaga maaha ee waa jiilka soo kacaya iyo 10 jirka maanta moobilka sita ee aan kala garaneyn wixii anfacaya iyo wixii Dhibaya
    Waalidkeniina waxad mooda in ay caruurtoodu u dhiibayan hub ay ku baabiiyan mustaqbalkooda iyo ka Qoys iyo qaran Aahanba Ilahay Hayna sugo khatar ba’an ayeynu waajaheyna hadii Aynu nahay Bulshada soomaliyed

  • @Mahamuudhagaajiye
    @Mahamuudhagaajiye 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Wow wlhy ragaan waa rag caqli iyo cilmi isku darsaday alle ha idin xifdiyo🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @Moonlight-l1i
    @Moonlight-l1i 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa barnaamij aad u qurx badan waxan jecelan laha inaad soo badisan waliba arimaha qabyalada iyo wakhti lumiska manta dhalinteenu ku jirto and also I love it siday u hadaleen dj adan iyo wiilka jacket leader ka xidhan fikirkooda masha Allah. Sido kale wan ku salamay abdle qalbi. Guulayso ❤

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dj adam legend wax badan baa ku duugan sharaf iyo karaamo taliye 😊🎉❤

  • @MunaAhmed-y6e
    @MunaAhmed-y6e 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Masha allh brnaamij xiisaleh wllo cbdalle hore usoco

  • @KawsarMawliid-b4v
    @KawsarMawliid-b4v 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Wale kuwanii dhalinyarooy ayooo laaanteeenaaa uun kaa sheegaynayaaan😢😢😅😅

  • @HamdaOmer-q8p
    @HamdaOmer-q8p 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cabdale aad iyo aad baad ugu mahadsanid tahay didad u dhiri galinaysid dhalin yarta anaguna waan qadany❤❤❤❤

  • @Xasankaafi-ou8fu
    @Xasankaafi-ou8fu 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Abdallow zxp soo badi next guuleed reygal furinle qamar suugaani/khaalid kaamil cali heybe keen zxp Wana ku salaamay

  • @abdirahmanabdilahijama9938
    @abdirahmanabdilahijama9938 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abdallah jamaal walaahi baraamijikan oyo kii ka horeeyay pabadu waalba baranaamij oo samayn leh xiiso badan leh. Inoo soo badi walal horena u soco .

  • @cabdifataax9686
    @cabdifataax9686 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Raag adag iyo masuulo alle aydiin dayo sxbyaal❤❤

  • @kingaamir3886
    @kingaamir3886 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Cabdale waxuu islahelay boskii saxda ahaa iyo dadkii saxda aha Ku haboona inay bulshada wax usoo gudbiyaan oo ay jiheyaan salama dhamantinba

  • @Shacnially
    @Shacnially 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xaqiiq 😢nagadya qbyld keep going our boys maftuux aduun han klho hblo hl saxiix wye😍😍

  • @NaemaMuhumed
    @NaemaMuhumed 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    I like the podcast thank u Abdale

  • @AbdizamedXidig
    @AbdizamedXidig 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    The first pro anaa ah .cabdalle jamaal

  • @Ahmet_khalil0
    @Ahmet_khalil0 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Abdalla jamaal Abdalla ❤

  • @mohamedhadaari9156
    @mohamedhadaari9156 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cabdlaw soo badi barnamijyada noocan
    Aadan waliba haka iman zxp

  • @abdinoordakane6035
    @abdinoordakane6035 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nio podkastiyaashada ku haysaa ee inoosoobadi❤❤❤❤

  • @abwaannasto4400
    @abwaannasto4400 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Wlhi waa xaqiiq reer kaad cayday hadhow inan doono haddaad dhahdo sideed ugu hagaag dhalinyaro waxan idin leeyahay anuu
    "Yaanu eray turxaan lihi
    Taariikhda kuu galin."

  • @Poqor11
    @Poqor11 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Inta og prank ramadanta. Inu soo wado. Like saara

  • @sundusyasin2858
    @sundusyasin2858 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hore u socda wiilashaydii❤

  • @sadiPuppi23
    @sadiPuppi23 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ino soo badiya zxp ❤❤

  • @Abdallamohed-co4hk
    @Abdallamohed-co4hk 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cabdalow next dadka wax garadka ah soo badi I.❤

  • @jamasweden143
    @jamasweden143 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    A.J.A mr yahye go forward bro.

  • @Mahamuudhagaajiye
    @Mahamuudhagaajiye 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cabdalow sax soo badhi barnaamijkan🎉❤

  • @ClsalaanMaxamed-c4j
    @ClsalaanMaxamed-c4j 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cabdale wazaso kale noso gudbi libaax❤

  • @Ahmeddahir-kh1zo
    @Ahmeddahir-kh1zo 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Apdala jamaal apdala 🎉❤

  • @TEAM_27.4
    @TEAM_27.4 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ilahow ani iyo qofka qoraalkeyga aqrinaayo janadada Nagu kulmi ☝🏻👍🏾🫶🏻💕

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allaah wllo hamblyo

  • @IrshaadAbdiraxmaan
    @IrshaadAbdiraxmaan 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Noo so badiyaa barnaamujyadaaso kle.❤

  • @zaki-u2k3l
    @zaki-u2k3l 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Yareysta uun cayda kulaha
    Maftuux 😂

  • @RaaidAbdale
    @RaaidAbdale 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Apti qof kii uu horayay man ahay mise waa riyo

  • @yaasmiin1234yasmin-nr1wp
    @yaasmiin1234yasmin-nr1wp 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhalinyartan waa dadkii caadiga ahaa ee normalka ahaa wlhi hdeer dhalinyaro ma jirto umad meel baas uwada jihysanba jiilalkan kacay😊

    • @guleidabdi6038
      @guleidabdi6038 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ummad walba in wnagsan iyo in xun way leeday wllo

  • @munaismail6670
    @munaismail6670 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abdallah jamaal Abdalla❤😊

  • @azmaathem7144
    @azmaathem7144 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Like nosaar wll abdale anaguna wanaga ku sarne

  • @WaliCabdulahi
    @WaliCabdulahi 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muftuux canceed iyo Ina ali shaha. Waya isku code agayihna😂

  • @abdifitahismailali4042
    @abdifitahismailali4042 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Rag culus oo ikhyaar ah
    Talo waa qaadasho.

  • @mubarakabdirahman2907
    @mubarakabdirahman2907 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    My brother abdalla Jamaal Abdalla big legend ❤

  • @fathiabdillahi5611
    @fathiabdillahi5611 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abdallah jamaal ❤❤❤

  • @Shuceybshuceypkj
    @Shuceybshuceypkj 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa dod wanagsan

  • @HAMDABARRE-f9f
    @HAMDABARRE-f9f 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qofkii kowbaad🎉🎉😂😂

  • @AlvaanoYare
    @AlvaanoYare 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    FIRE 🔥

  • @daarali
    @daarali 54 นาทีที่ผ่านมา

    Qodobka sxbkaaa aan uga hely
    Nin walba ka ugu dhow reerkooda maaha .. waa run waxaa sxb ah oo is jecel dadka isku danta ah ee isku isku shaqada ah danta gaarka ihi ka dhaxayso
    Intanan dalka ka soo bixin qaar aan sxb ahayn oon soo wada kornoy
    Ismaba fahano markaan sheekaysano intii aan qurbaha imid kuwii aan sxb nahay baaa isku sheeko iyo isku danba nahay 😂😂

  • @hafsahussen8162
    @hafsahussen8162 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    wllo qurayshi keen barnamijka danbe

  • @miicaatH
    @miicaatH 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxad tahay TH-cam kiisa ninka aan sugo veidogisa abdala jamaal abdala❤

  • @Somalibadboy
    @Somalibadboy 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kaas koodh ka madow xiran ee keligii hadlaya usheega in rag meesha la fadhiyaan

    • @YaasiinYasto-z9v
      @YaasiinYasto-z9v 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ma Adam mise monium😂

    • @Somalibadboy
      @Somalibadboy 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @YaasiinYasto-z9v ka dharka cad ee abwaanka ah ka ku xiga😁

  • @KadraAbdi-eu3tr
    @KadraAbdi-eu3tr 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @fastfilms2
    @fastfilms2 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Podcast miya isu badashay😂😢

  • @Mubarik-Abdi
    @Mubarik-Abdi 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wax kaztw wnagzni wkhti yaraa zhp md no badizan brnamijka

  • @XamdaAhmed-pk6sc
    @XamdaAhmed-pk6sc 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    D j adam

  • @bidireali9840
    @bidireali9840 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    👌

  • @waitPoy
    @waitPoy 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abwaan xaraf laga raba wadaada saxda ah iyo idiinka sidii dadka loogu so ridi laha

  • @abdullahwarsame4704
    @abdullahwarsame4704 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adu ma aminsatahay somalinimo intadan aragtida dadka kale ku mashqulin adigiiba Hal xaafad ku xayiran markasa rabta ina masiir umadeed ka hadasho

    • @CabdirisaaqIbraahim-z8w
      @CabdirisaaqIbraahim-z8w 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Somalilandnimo ka badan 11:23 bax so xaar😂

    • @isaxaaqclrashiid7719
      @isaxaaqclrashiid7719 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Somalinimada ma waxaad u haystaa bariis hooyadaa qaybìnayso!
      Indho beelkaagaas oo miidhan ayaa somalinimadda qalad fahamsan somalinimadu waa sinji ka dhexeeya qoomiyad wayn oo la yidhaa somali kuwaas ku midaysan af iyo diin balse ku kala duwan nidaamka dawliga ah.
      Marka afkaaga iyo adinkaaga ay ka nabad galaan somalida kale ayaad tahay somali sax kaas walaalihii somaliyeed u rajeeya nabad iyo barwaaqo.
      Si niic ah ha iskaga hadlin sinjigan soomaliga ha ceebayn ee ku tixgali walaalkaaga somaliga aragtidiisa iyi doonistiisa

  • @ApdikhaalaqAydiid
    @ApdikhaalaqAydiid 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Legens

  • @djibril24mahmed74
    @djibril24mahmed74 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anoon ku diidin Cabdale Jamaal fikirkaga iyo maftuux oo gx ka qaba .
    Ma Hadad barnaamij noocan ah inoo qaban ileen shalayba land_tani way jirtee ? Cidii doonta ha kula qiiroote somaliland iyo waxan Aad suuba salaxaysoo ee somali ku daharaysoo ma marku adeerka yimid ayaad la tacajabtay ?

  • @hanaanhanaan3595
    @hanaanhanaan3595 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤