Nolosheda ayee iga burburiyen cidlana way iga tagen ano ubahan ayey guriga iga so buriyen xaax xanun

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 470

  • @ayaanbilanbarwaaqo7047
    @ayaanbilanbarwaaqo7047  2 ปีที่แล้ว +75

    Asc asxaabta igu xiran fadlan igarab is istaaga hadaa alaab u bahantihiin iga soo dalbada +254799094366

    • @khadijamaxamed2141
      @khadijamaxamed2141 2 ปีที่แล้ว +2

      Wllhi wn ilamiyey xabibti guuleyso mar walibo adgaar ka aqriso shartodo😢😢😢💪strong womon❤❤💪

    • @cabdirixmancabdulaahi1517
      @cabdirixmancabdulaahi1517 2 ปีที่แล้ว

      Ayaan abyo horey usoco aad ban ku taageeraah

    • @cabdirixmancabdulaahi1517
      @cabdirixmancabdulaahi1517 2 ปีที่แล้ว

      Abyo icaawi waxn ahy hooyo

    • @aishayosef160
      @aishayosef160 2 ปีที่แล้ว +2

      Wcs hampalyo abaayo alxmdulillh dheh❤

    • @sareyocali1217
      @sareyocali1217 2 ปีที่แล้ว

      Masha allh bayo hory u soco guleyso rabi ha kula garab galee

  • @blackgiganosaurus
    @blackgiganosaurus 2 ปีที่แล้ว +14

    Mashaa Allah tabarakallah you are so strong xababti, am your subscriber for so long. I just wanted to advise you please forget about those people and keep going forward 😊 ✨️ never look behind keep shining like a 🌟 ❤️

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah xabiibti quruxeey dhib malaha waa aduunyo iyo xaalkeeda, Habeen tagay sooma laabto ee horey u soco

  • @nasramohamed2793
    @nasramohamed2793 2 ปีที่แล้ว

    maansha allah fariid hore u soco

  • @salmarunn6704
    @salmarunn6704 2 ปีที่แล้ว +5

    Hide your blessings mcnto.may Allah protect you ma sha Allah

  • @Kheirjecel
    @Kheirjecel 2 ปีที่แล้ว +6

    Ciil tire ayaad heshay hodaneey dumashi. MashaAllah. Carab waa kabe ee yuusan kaafakan huuno.

  • @mamadagan5894
    @mamadagan5894 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah and barikallah sister I am very happy to you

  • @aminakoriyow8984
    @aminakoriyow8984 2 ปีที่แล้ว +10

    Gusha Allah Aya kugarsiya Allhamdullahi horina usocaa

  • @riyaqmohamed565
    @riyaqmohamed565 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah abayo allha kubarakeyo hore usoco abayo waxyalo qarkod haiska shegin ilahayna kuxamdi marwalbo wad siguleysan dontaye inshallah qurana arise adkartane badso suwax iyo habenba xirsi xiro ayaney taladas iga qado abayo mcn🥰🥰🥰

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 2 ปีที่แล้ว +4

    MASHA Allah abyo horusoco cadawga aad ayuu ubadanyahay mcnto qarso kherko alle kusiyay alla kubarakeeyo

  • @rifqahassan6418
    @rifqahassan6418 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going my lovely sister cadowgagi cagta hustis alhamdulilah manta cidna umabahnid

  • @ayansalat8334
    @ayansalat8334 2 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah abaayo Allah haku barakeyo in sha Allah never tell ur next step to people

  • @mohamedabdirashid3944
    @mohamedabdirashid3944 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah. Tabrak rahman 🌺❤️ Ilahow ku barakee inta ku dhiman kuu saqir

  • @aminazahrachannel6064
    @aminazahrachannel6064 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alah ayaney xbbti alaha kula garab galo garabkaga ayaan taaganahay horey u soco ha niyad jabin marwalbana quraanka aqriso alaha ku xijaabo xbbti

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah xabibti 🥰 hor mar wcn

  • @user-du9rq3eo1x
    @user-du9rq3eo1x 2 ปีที่แล้ว

    asc abayo alle ha kuxafido

  • @naimo3372
    @naimo3372 2 ปีที่แล้ว +3

    Wooow masha allah tabarakallah 🎉♥️👏

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah mashallah abayo

  • @sac734
    @sac734 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh abayo Hur mar wacan

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaah ayaa i caawiyay dheh oo u mahad celi alaah waxba kaliga maqabsan kartide

  • @shukriinabishar4535
    @shukriinabishar4535 2 ปีที่แล้ว +6

    Mash Allah Never give up 😘😘🥰🥰🥰

  • @queensaafi
    @queensaafi 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa alllah tabarakallah hormar wacan abayo

  • @istahilali4803
    @istahilali4803 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah keep going abayo ❤❤❤❤❤

  • @hafsamohamed9764
    @hafsamohamed9764 2 ปีที่แล้ว +23

    abayo plz let your things be private for you

  • @asmadhaymanofficial9268
    @asmadhaymanofficial9268 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha alaah abaayo macanto waa alxamdulilaah ilaahey hakuu barakeyo in tas iyo in kabadan alaa kuu barakeyo ilahey cimri dheer oo cafimad tam ah iyo cibado suban alaah ku siyo ilmahana alaa kulo koriyo abayo

  • @fowziyo121maalin6
    @fowziyo121maalin6 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ha kuu barakeeyo

  • @fauziamohamed7185
    @fauziamohamed7185 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo keep going. Mansha Allaaha noloowa inashallaah ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @idil_onlion6088
    @idil_onlion6088 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo macaanto horay u soco qof qalbi wanaagsan ayaa tahay mar dambe ha aaminin xaraanta nacaseenta ah love you xabibti qof waliba qalbi fiican alaaah la jiro xabiibti 😍 😍❤️🙏

  • @munahussein1601
    @munahussein1601 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah keep going sister

  • @sawdasiciid3466
    @sawdasiciid3466 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaa habalyo habalyo

  • @beautifulnature3841
    @beautifulnature3841 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallaah abaayo may Allaah protect you.

  • @noraadan8963
    @noraadan8963 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah Mashallah wll macaan Allaha ku Barakeeyo

  • @zaabirinaalpichannel166
    @zaabirinaalpichannel166 2 ปีที่แล้ว

    Saxiix abayo hore u soco wllhi wanba ku wayay ee dhibataa kugu dhacday allh hakula grab galo cidna horo mar cid kle Uma ogolo ar somaliyaa dad xun ayaa ku jiro kuwo wngsana waa jiraan allh dhankoda wngsan haku soo xejiyo

  • @jowharaabdirahman6983
    @jowharaabdirahman6983 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshaallah walaalshey macaan Allah Ha Xafido guuleeso waligaa inshallah

  • @aishamarore3453
    @aishamarore3453 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah keep going Abayo Mcn

  • @naimachannel1523
    @naimachannel1523 ปีที่แล้ว

    Mnshallah abyo wa dadaashay mcney🥰

  • @lulahmed7756
    @lulahmed7756 2 ปีที่แล้ว

    Wow wow Masha Allah hambalyo abaayo keep going

  • @halimayusuf1477
    @halimayusuf1477 ปีที่แล้ว

    Asc maashaa alaah alaah ha kuu barakeeyo

  • @aminoosman7034
    @aminoosman7034 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah my sister keep going 😘😘

  • @fanahleylifestyle8257
    @fanahleylifestyle8257 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah huray u soco sister

  • @hodanniita7543
    @hodanniita7543 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha’allah abaayo hori usoco 👏👏👏

  • @iqraahmed6419
    @iqraahmed6419 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo hore u soco

  • @queenamiira3890
    @queenamiira3890 2 ปีที่แล้ว

    Hore u soco abayo Mcn

  • @sawdamuse6991
    @sawdamuse6991 2 ปีที่แล้ว

    Allah haku barakeyo wll

  • @ruqiyaabdisalam4731
    @ruqiyaabdisalam4731 2 ปีที่แล้ว

    Ayaan ganacsigu waa sir mardambe ha sheegin waad ogtahey soomaalidu fikradey iska xadaan

  • @deqaomarhassan1922
    @deqaomarhassan1922 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah gulwacan abayo qali

  • @Aminaaa222
    @Aminaaa222 2 ปีที่แล้ว +17

    Asc marka hore abaayo is daji marka hore fudeydka joogi noloshaada baraafadkaaga ah haka sheekeyn kor uga bax waxa aad heysato iyo xaajigaaga warkooda dhan haka sheekeyn cadowkaaga unoolow

    • @maryankhadar2909
      @maryankhadar2909 2 ปีที่แล้ว

      Sax waay fuded ba kujiro alxm hormar ba gaaray ine oga baxdo bay ahayd waxaa haysto dadko dhan loma wada sheego

  • @suhaybcabdi182
    @suhaybcabdi182 2 ปีที่แล้ว +1

    Oh qisadada oo kale ayaa igu dhahdey bini aaadam isku halayn m leh wll hore u soco

  • @israahmedofficiall2667
    @israahmedofficiall2667 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allh abaayo keep going

  • @naimaahmed5541
    @naimaahmed5541 2 ปีที่แล้ว +2

    Even forward never backward sister 👍🏻

  • @muminochanel5191
    @muminochanel5191 2 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah wanjeclahay dumarka markeey iskutashtaan oy qiimehooda fahman ❤️🥰🥰

  • @sumayasayid323
    @sumayasayid323 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah keep going
    Ha ujoojin nacabka hormar wacan

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 2 ปีที่แล้ว

    Manshaaallaah abaayo alxmdulillaah allow kuu xafid.

  • @hananqurux9457
    @hananqurux9457 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo hore u soco

  • @ismailabdiaden9190
    @ismailabdiaden9190 ปีที่แล้ว

    Masha allaaah abaayo alle hakuziyadiyo

  • @fatushfamilychannel9507
    @fatushfamilychannel9507 2 ปีที่แล้ว

    Manshallah keep going abaayo mcn allah ha ku xafido

  • @user-pm8zf2ei5p
    @user-pm8zf2ei5p 2 ปีที่แล้ว

    Allaha Lu barakeeyo ha sheegin wax aada qaas ah shb dheh

  • @iqriinaahmed9490
    @iqriinaahmed9490 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a wllshey ayaan waliga sida udhabar adeeg nolshad qofna haku xirin hormarkag shaqadad hore usi wad mcney allh kula koriyey ilmahag

  • @salmarunn6704
    @salmarunn6704 2 ปีที่แล้ว

    Ma sha Allah

  • @siid-calicabdi651
    @siid-calicabdi651 2 ปีที่แล้ว

    Ayaan bilan waa ku salaamay wallaalshey qof cuntamaysaa halkee joogtas Nairobi ma joogtaa the girl somalia is a beautiful thanks very much

  • @aragsanquruxsiciid4583
    @aragsanquruxsiciid4583 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah abaayo cadawgaagu cagta hoosteeda Illaahay haku xafido inadeer adiga iyo saygaaga

  • @farhiyacabdi5952
    @farhiyacabdi5952 2 ปีที่แล้ว

    masha Allah abayo, iska ilaw wixi hore ,keep going

  • @ayanyousuf2537
    @ayanyousuf2537 ปีที่แล้ว +1

    May Allah bless u and keep u safe and protected u from them

  • @nawaalcabdi2798
    @nawaalcabdi2798 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ' ilaahay guushada hakuu siyadiyo. Hanakuu barakeyo Abayo mcn Aamiin yaarab insha Allah horay u soco. 🥰😍🤩❤👌👍

  • @munasarcabdullahi5721
    @munasarcabdullahi5721 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @sawsanjohn3818
    @sawsanjohn3818 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah horey uso gabar wax qabad leh 👏👏👏👏 dadala wu gaara🥰

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashllah tabarakallah abayo keep going gadal ha u noqon

  • @Sofia-rm5kr
    @Sofia-rm5kr 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah allah hakubarakeyo

  • @fadumocabdicabdi2216
    @fadumocabdicabdi2216 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah ilahey.haku baarakee.abaayo

  • @kowsarahmed5349
    @kowsarahmed5349 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah keep going abaayo

  • @nimrasali8135
    @nimrasali8135 2 ปีที่แล้ว

    Masha allahaa hormar wacan abyo

  • @shakareetosharaf7449
    @shakareetosharaf7449 2 ปีที่แล้ว

    Abayo horay u soco cadowgada alah jabiyo

  • @noorHassan-ih5fp
    @noorHassan-ih5fp 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabaraka allh naag nool inta dhiman ilah hakugu guleyo caloshada furo iska ilow wixii hore

  • @simanmaxamed6435
    @simanmaxamed6435 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah abyo hormar wacan

  • @saadanoor9331
    @saadanoor9331 2 ปีที่แล้ว

    Walaaley nolosha waxbaa laga bartaa markasta oo la kufo waa la kacaa ee Allah isku xir horey u soco.

  • @afnaancabdirasaaq5149
    @afnaancabdirasaaq5149 2 ปีที่แล้ว

    Masja allh abayo ale ha kuxifdiyo qof adaga tahay

  • @fatumabeautyfamily6771
    @fatumabeautyfamily6771 2 ปีที่แล้ว +1

    Maaasha allah ayaney cadawka allah ka qabto abayo dadal iney naf kugu jirta qof adga aya tahye

  • @cookingwithnuurta8576
    @cookingwithnuurta8576 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah keep going abaayo 😢👍

  • @ifraxabdilahi6898
    @ifraxabdilahi6898 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah hore u soco

  • @maryanruun1034
    @maryanruun1034 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah alle hakuu barakeeyo abaayo alxamdulilllaah dheh dadaalaa wuu garaa hore u soco

  • @maryanomari2628
    @maryanomari2628 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Abaayo Keep going❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sanaaaxmed7934
    @sanaaaxmed7934 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @safiyoawoow7947
    @safiyoawoow7947 2 ปีที่แล้ว

    mansha Allah abayo allaha kubarakeyo

  • @ikranabdulahi281
    @ikranabdulahi281 2 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilaah dheh abaayo ishooda alle hakaa duwo

  • @farhiyachina6308
    @farhiyachina6308 2 ปีที่แล้ว

    masha Allah abaayo mcn ayaan qurux keep going 🙏

  • @hamdiibrahim1947
    @hamdiibrahim1947 2 ปีที่แล้ว

    Mashlh tabarakalaah Allaha kuusiyaadsho abayo

  • @lifeitself4377
    @lifeitself4377 2 ปีที่แล้ว +2

    I will 💯 support you sweetheart

  • @queenjiija5572
    @queenjiija5572 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah keep going

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 2 ปีที่แล้ว +2

    keep going sister ❤️❤️❤️🎉

  • @qalidarwan494
    @qalidarwan494 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah

  • @bilanabdullahi868
    @bilanabdullahi868 2 ปีที่แล้ว

    Maanshaa allah abaayo hormar wacan

  • @zuzuali1507
    @zuzuali1507 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakalaah hore usoco wallo from hargaysa

  • @queensuqramahamed5971
    @queensuqramahamed5971 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @dahabarooble2844
    @dahabarooble2844 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah barako iyo kheyr Allah kuugu daro

  • @ahlamhasan3384
    @ahlamhasan3384 2 ปีที่แล้ว +3

    Wll aad ban ugu faraxsanahay in aad guushaadi gaadhay waa alxamdulilah hore u soco cid danbe na ha aaminin .. guul waarta ayan ku rajeenaya

  • @iqlaaschannel4874
    @iqlaaschannel4874 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh

  • @hafsaowfaarax9967
    @hafsaowfaarax9967 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah horay usoco abaayo

  • @asisoabdi3573
    @asisoabdi3573 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo masha allaha horo u soco

  • @zamzamabdirashiid384
    @zamzamabdirashiid384 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh illh hku barakeeyo wxa ku jeclhy kartida abyo ilmaha illh hku xafido

  • @falastinabdullahi315
    @falastinabdullahi315 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah guuleyso