Guri yasheyda kirada wa dhiyar sidookale dadka rotada ku nool iga dhamada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 40

  • @marwojanno6316
    @marwojanno6316 หลายเดือนก่อน +19

    Ayaaney gbr yarba tahe is caate mcney normal iska dhig wajigaga inaa yartahay waala arka jirkana hilib hadaa iga xumatana icafi wax xuna kuma so qorin wlh gbr aan aad ujeclaha tahay qalbi wanag ayan kula baxay saa dadka ugarab istaagto❤❤❤

  • @yasminkhalif2307
    @yasminkhalif2307 หลายเดือนก่อน +5

    Guryaha waan rabaa ee xagee kala soxiriiraa abayo ❤

  • @kaltumamuhumed3145
    @kaltumamuhumed3145 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka warkoda iska dhaf tada laga racda abyo hore u soco❤❤❤

  • @Qaali786
    @Qaali786 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaan cadeey xabiibti iscaateey

  • @umuahlamchannel27
    @umuahlamchannel27 หลายเดือนก่อน +2

    Walaley guryaha noso dub iyo kiradoda adoo mahadsan

  • @Fariihachannel1
    @Fariihachannel1 หลายเดือนก่อน +7

    Please Somaliyey iso boqda allah dartiisa ha idhafin walaliyaal jazakallah thank you ❤❤❤❤

  • @raqeyleofficial1146
    @raqeyleofficial1146 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alaah ilaah haku barakeyo yoo amin

  • @user-yf6hm5dq6x
    @user-yf6hm5dq6x หลายเดือนก่อน

    Ilaahay baa kugu dhaarshee abaayo iska daaa sharoobadan iyo malabkan oo naftada ha dulmin 😢

  • @nimcaaaalol
    @nimcaaaalol 8 วันที่ผ่านมา

    Asc ukhti, guryaha waan rabaa ee xagee kala soxiriiraa????????????????

  • @marwojanno6316
    @marwojanno6316 หลายเดือนก่อน +2

    Sifiicn guryaha nogu so duub ayaaney

  • @FatumaAhmed-fq6bb
    @FatumaAhmed-fq6bb 29 วันที่ผ่านมา

    Guri aan rabnaaye xageen kaala soo xiriiraa?

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 หลายเดือนก่อน

    Masha ALLAAH waxa tahay gabar qalbi wanagsan Horay usoco hor mar wacan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hawaali2760
    @hawaali2760 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wr wb abaayo waxaan u baahanahay talfoonkaaga inaa kulasoo xiriiro ayaan rabaa,
    mahadsanid.

  • @NimcoCadey-l3l
    @NimcoCadey-l3l หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Abaya

  • @nafisocabdi8798
    @nafisocabdi8798 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @HamdiVlogs238
    @HamdiVlogs238 หลายเดือนก่อน

    Abayo xage lagala so xirira

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 หลายเดือนก่อน +1

    HILIIBKA ISKA RIID WALAAL

  • @Umusamsam24
    @Umusamsam24 หลายเดือนก่อน +15

    Ayaney is cateey plz😢

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 หลายเดือนก่อน +1

    wlly wxn hilib maahanee yac dheh

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab หลายเดือนก่อน

    Abayo horay usoco mash allah

  • @foosmahamud4785
    @foosmahamud4785 หลายเดือนก่อน

    Abaayo wejiga waxaad marsaty inaad banaanka lasoofariisato waa reerbaadiyonimo bisinkee

  • @umuiqlas1810
    @umuiqlas1810 หลายเดือนก่อน

    Mashallaah abaayo farxadeda alahakusiyadiyo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Diyocadey
    @Diyocadey หลายเดือนก่อน

    Naa soo walashaa maaha naagtu ilaahey tanoo kle

  • @Malyun578
    @Malyun578 หลายเดือนก่อน

    Ayaaneey dhago hadal badnidaa walaleey

  • @CaashoshiiqCabdulaahi-ie1wm
    @CaashoshiiqCabdulaahi-ie1wm หลายเดือนก่อน

    Asc mcnta waxan raba Shaqu ise mcnt❤❤❤

  • @Ayana-q
    @Ayana-q หลายเดือนก่อน

    Abyo Ana rabo guri kira xagee

  • @user-ul2eo1vn1g
    @user-ul2eo1vn1g หลายเดือนก่อน +1

    Bandari apartment

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 หลายเดือนก่อน +1

    DALXIIS ANAA GENEESO MAA FREE BAA

  • @UmmuAmira-sw6dh
    @UmmuAmira-sw6dh หลายเดือนก่อน

    5 qol beeqo kirada

  • @naimaali2737
    @naimaali2737 หลายเดือนก่อน

    Ayaan guryaha mada iibsaday adiigo raliya

  • @Munta-vm6ul
    @Munta-vm6ul หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @user-un6hv4br5d
    @user-un6hv4br5d หลายเดือนก่อน

    Eas buuxaan

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 หลายเดือนก่อน +2

    wlly wxn hilib maahanee yac dheh

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 หลายเดือนก่อน

    wlly wxn hilib maahanee yac dheh