DUULLAANKA HG IYO MAREEXAAN (4010)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 82

  • @aminaibrahimhaji9949
    @aminaibrahimhaji9949 หลายเดือนก่อน +8

    Subxanallah, ILLAHAYOW soomali bogooda burcad isumari oo NABAD dhexdhig.🤲

    • @kabxanley8499
      @kabxanley8499 หลายเดือนก่อน

      Aamiin Yaa Rabbal Caalamiin.

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm หลายเดือนก่อน +6

    VIVA DAAROOD MAASHAALAAH HORAY U SOCDA WAA IDIN TAAGEERAA GUUUUULEYSATA idin ALE AAMIIN CADAWGIINA ALAHA JABIYA AAMIIN

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 หลายเดือนก่อน +1

    Hubka quburada somalidu waxay ku qiimeeyeen 19 ilaa 23 milyan masha allah

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm หลายเดือนก่อน +3

    Dhulkaas oo dhan waa dhul mareexaan waa in dhuusomareeb galin soor laga safeeyo baraxkeey majeerteen haka qaxiyaan habardigir dhulka aysan u dhalan habardigir waa in laga qaxiyo

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm หลายเดือนก่อน +3

    DHULBAHANTE walaalkiis hub loo wato haduu u sheego waa waajib jaajuusnimo ma aha afsoomaali gaaga sax waa Daarood dadka loo watay hadana baraxleey waa laga qaxin inshaAlaah

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 หลายเดือนก่อน +6

    VIVA Dhulbahante VIVA Mareexaan VIVA Daadrood Ismciil ❤❤

    • @luqmanalxakiim4170
      @luqmanalxakiim4170 หลายเดือนก่อน +1

      Ismaciil maxa Logu dara

    • @fouzeyahyousef3082
      @fouzeyahyousef3082 หลายเดือนก่อน +1

      @@luqmanalxakiim4170 waa Daadrood ismciil weye يالقمان إليكم هذا جدي دارود اسماعيل ألم تسمع عنه يالقمان

    • @libananoghele3395
      @libananoghele3395 หลายเดือนก่อน

      ​@@luqmanalxakiim4170jabrti loogu daraa

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 หลายเดือนก่อน +1

    Oddoontii keena diid maanta waa la wasay

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm หลายเดือนก่อน +1

    Habardigir waa la soo afjaraa waa joogi waayeen waa la xasuuqaa inshaAlaah

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk หลายเดือนก่อน +1

      SubxanaAllah, waxa sicda caadi maha marnaba ma is yeelyyelba
      War reer reer ku xadgubi kara ma jira ilaa mid baalo salagsaneyso
      Walle Alle Swt waa xaqsor
      Oo markasta xaqa ayu la jira.

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm หลายเดือนก่อน +5

    Viva mareexaan Viva Majeerteen xasuuqa habardigir dhulkiina ka qaxiya turkaanada habardigir dhul laawe

    • @fouzeyahyousef3082
      @fouzeyahyousef3082 หลายเดือนก่อน +1

      @@Xxc-zu2xm VIVA Dhulbahante .

    • @Xxc-zu2xm
      @Xxc-zu2xm หลายเดือนก่อน +1

      @@fouzeyahyousef3082 VIVA DHULBAHANTE VIVA HARTI DHAMAANTOOD VIVA DAAROOD VIVA GUUULEYSTA DHAMAANTIIN WALAALAYAAL FROM HARTI JUBOLAND VIVA

  • @FartunK
    @FartunK หลายเดือนก่อน +4

    mareexaan dhexdiisa isma dilin dagaal dhexdooda kama dhicin moriyaantii habargidir inyar soo tuurtuuray iyagiina macaa taliyahoodii moriyanka ahaa waa la dilay

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 หลายเดือนก่อน

    Dhulbahante waa mareexaan walaalkii hadeey sheegeena wayku saxnaayeen.

  • @halimaali653
    @halimaali653 หลายเดือนก่อน +5

    Did you guys forgotten that HS has been giving weapons to his public so they can control other tribes. Therefore, it’s ok this twist of turn!!

  • @teatime6853
    @teatime6853 หลายเดือนก่อน +1

    Mareexaan vs dowlada somaliya shatiga dowlada aya lagugumadi dadka Xassan sheikh ka masuul ah wana lagu maxkamaene belaha lahubaynayo 🤬🥵😭

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 หลายเดือนก่อน +1

    Haddii Gurguurte Habergidir kaligeeda 15 million hub ugu soo gaday cadaalad ma ahan Gurguurte waa innuu cadaalad sameeyaan Qabiilada oo dhan min 15 million hub ah ugadaa

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm หลายเดือนก่อน

      Doqon maxa kagalay md xasan qabiilkale.so nin hawiye ah o irirsamale ah ma ahan

  • @ahmedhanad96
    @ahmedhanad96 หลายเดือนก่อน +3

    SOO SOCO SIRAADAY QANIMO HORLEH HUBKKA BAABUURTI LA SAARI LAHAA AYE SOO WADAA.

  • @DraadanAxmed
    @DraadanAxmed หลายเดือนก่อน +1

    Oky

  • @mahamedcade6982
    @mahamedcade6982 หลายเดือนก่อน +2

    macalin wali masexan adiga kusugayay 😂😂😂cwo farxadeyda damjadiid war igasii 😂😂the

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 หลายเดือนก่อน +2

    Hubja Alshabaab baa lahayd not HG

  • @zainaa1649
    @zainaa1649 หลายเดือนก่อน +3

    PUNTLAND WAKE UP, BEFORE COLONISM, THEY WERE NOTHING SUCH AS SOMALIWEYN. EVERYONE RULED THEIR OWN, AND PUNTLAND DID WELL ON ITS OWN AND WE CAN DO IT, BUT WITHOUT THIS CRAP. PUNTLAND BREAKAWAY

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk หลายเดือนก่อน

    Walle Xasan Sheekh waxad ka hashid waxba heyga siin munaafuqnida iyo ummadaha aad isku direyso waa lagu su'aali
    Aduun iyo akhiro.

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro หลายเดือนก่อน +2

    Mareexan ha iska difaceen mooryanta damal jidid iyo habar gidir

  • @momindekk1
    @momindekk1 หลายเดือนก่อน

    Xog dhamaystran

  • @nadifomohamed4095
    @nadifomohamed4095 หลายเดือนก่อน

    Asc aadan guuleyso horay usoco viva

  • @salmanosman3966
    @salmanosman3966 หลายเดือนก่อน +1

    Armaa hubka uu soo dhiibay ismaaciil cumar geelle
    Oo saadaq joon laynka hubka soo xiray
    Oo la soo mariyay gadabuursi, ka bacdina dawlad deganka somalida.

  • @CawilDoob
    @CawilDoob หลายเดือนก่อน

    Waa hadha hadhaa

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t หลายเดือนก่อน

    CAALAMKU MAAHAYN IN AY CUNAQABATAYNTA HUBKA NAGA QAADAN INTUU XASAN DHIIQO XUKUUMADA JOOGO. WAAYO WAANU OGEYN IN UU DAAROOD U ADEEGSANAYO

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 หลายเดือนก่อน

    Already hubkaan waxa uu watay Serial number waxana lagu soo ibiyay magaca dawladda marka Hubkaan xagee laga soo gaday dawladduse ma magacii dawladda ayay qabiilo gaar ah hub kusoo gadanayaan! Somalidu qabiil walba hub wuu soo gataa lkn waa suuq madow lkn shatiga dawladda in hawiye hub kusoo gato ayay maraysaa!

  • @FartunK
    @FartunK หลายเดือนก่อน +1

    1991 mareexaan iyo somali baa is dagaalay waxna waa laga qaadi wayay macadalaah habar gidir oo hubkii dowlada haysato iyo ciidankii moriyaanta hawiye xitaa hadeey isa soo raacaan waxba kama qadayaan 1991 ilaa iyo manta hawiye waxaay isku dayieen in mareexaan galgaduud ka kiciyaan Markastana weey ku jabayeen mareexaan waa qabiilka ugu badan somaliya 15 degmo beey somaliya ka dagaan gedo jubada hoose jubada sare ilaa galmudug sadexda dagmo ugu weyn ilaa puntland galkacyo saxo boosaaso taajariinta ugu waaweeyn dagan yohiin intaan gobalada ethopia 3ka mid ah oo majority ka yihiin la gaarin iyo nfd habargidir xagee dagaan aanka aheen baraxleey oo xafad ah dhuusamareeb oo labada dhinac kala ah jidka mareexaan iyo ceyr kala qeybisaa galinsoor badiyaheeda mareexaan baa ku heraarsan sidoo kale cadaado banaankeeda ilaa balanbale mareexaan baa ku heeraaran galkacyo banaankeeda ilaa dhabad sade ayaa dago Ethiopia iyo nfd ayadoon la garin oo sade majority ka yihiin beey somaliya 300 oo jeer dhul iyo shacab ka badan yihiin habar God r iyo ha iye oo la isku daray

  • @jammane3880
    @jammane3880 หลายเดือนก่อน +1

    Muxsin Xabiib is on 🔥 tonight
    Macalinka Lugeeya yaa kaa aamusiya buu taaganyahay 😂😂

  • @user-xs7of2js7t
    @user-xs7of2js7t หลายเดือนก่อน

    Hadii so adan cw waxa amin sanajau ilaa cadado dhuuso mareeb in reer cw qabsan donaan allow yaa geela lahoo ciinka ka cesheda

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty หลายเดือนก่อน

    DIYANO WAXAAN LOO CAYEYNIN WAA
    MAJEERTEN WEEY IS WADA OGYIHIIN HAL U DHIGOODA WAA
    (( LACAGTA WAA QAADASHO HOOSHANA WAA MEESHEDA )).

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliyeey madaxweyne Qabiil hub u gadaayo ka warama

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm หลายเดือนก่อน

    Waa la soo xasuuqaa habardigir booto dhul laawe

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 หลายเดือนก่อน +1

    Aadanoow ma waxaad na leedahay firdhiye iyo khaatumo ayaad ka fahan badantahay😅😅

  • @user-rw1wz5hj4c
    @user-rw1wz5hj4c หลายเดือนก่อน

    Uqir iney habargidir badantahay waad kaxuntahay inad dhahdo habargidir ayabadan marexan meel yaa lasaray dhagahada kudhibci

    • @libananoghele3395
      @libananoghele3395 หลายเดือนก่อน

      Hazard gidir wa laangaab 3 lafood ah marexan 33 lafood see wx ka yhin

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t หลายเดือนก่อน

    SECURITY CONSUL MAXAA NOOGU JIRA SOW HAWIYE MAAHA KUWA IN AY NUGU DILAAN HUBKAAN USOO GATAY.

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi หลายเดือนก่อน

    .arkaa waxad ilee dahay ogaadeen iyo majeeerteen buu dhex marey hubku beenta jooji

  • @user-ee8cl4bs5u
    @user-ee8cl4bs5u หลายเดือนก่อน

    Yahu yahu yahu

  • @user-kg5wi7zx7i
    @user-kg5wi7zx7i หลายเดือนก่อน

    😅😅

  • @qomayoxildiid
    @qomayoxildiid หลายเดือนก่อน

    500k Birmingham xawalada dahabshiil dhacdey xagey martey! Follow the money 💰 😂

    • @qomayoxildiid
      @qomayoxildiid หลายเดือนก่อน

      Prolly was more than 500k lagu marmarsiyonayey.follow the mone. Follow the money 😂😂 Marexaanow hubka kala barta siida lo isticmalo and training fican ku qata.. khadka isga daya, war there is no government anywhere in the world. The whole world is full of Outlaws and crime bosses

  • @bby6
    @bby6 หลายเดือนก่อน

    Adan maskin bad tahay mareexan hub laga furan karo majirto

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm หลายเดือนก่อน

    Cabdi futaax boodhari ayaa heestaas keenay budlanaa xasan dhiiqo

  • @anabahmed8182
    @anabahmed8182 หลายเดือนก่อน

    Hawiye darood uu O ugu jiraa dhexda lee hakuwarwreegto kkkkk

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm หลายเดือนก่อน

    Taliyayaashii tuugada ee habardigir waa la XASUUQAY

  • @bby6
    @bby6 หลายเดือนก่อน

    War nin yohow adi nin riyoonsysa cabudwaq mooryaan ma qabsan karto

  • @Dulqusley
    @Dulqusley หลายเดือนก่อน

    $20 million weye

  • @mahamedcade6982
    @mahamedcade6982 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂daroodka ayaga kudhayo ayagana kudacweynyo kulahaa mclnka runta ayan kutageraa😂😂😂😂

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 หลายเดือนก่อน

    Maxaa diiday in ay wajaale u gudbeen gaariyadu oo halkaa qoraxeey ka galeen ka dibna ilaa caabudwaaq u soo baxeen

  • @CawilDoob
    @CawilDoob หลายเดือนก่อน

    Wadanku waa bur buray

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 หลายเดือนก่อน

    Muxsinow wadix waaye in aad tahay muwalad baay iyo bakool, oo raxanweyen meel uun ka soo gasho, laakin qofkii ugu horeyey oo somali ah oo qaatey PhD wuxuu ahaa dr xasan cali mire wuxuuna qaatey PhD 1962 koleyba raxanweyen ma aheyen ninkasu😁 maskinkan aad tariikhda beenta ku daldaleysan joojiya! Muwalad waxaa ugu sheydansan muwalad baay iyo bakool😂😂😂

  • @Banooda
    @Banooda หลายเดือนก่อน +1

    15 degmo hadaa degto dee anaga 100 degmo degnaa hg sidee xaalada ugu xuntahay ka daran ba qaxootida ilka yar ku soo socoto believe me!

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 หลายเดือนก่อน

      Adiga isdifaac mareexan iyo Hg waxba kaama geline.

    • @Banooda
      @Banooda หลายเดือนก่อน +1

      2 cadow is laaynaya wax igama gelin hais wasaan!

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 หลายเดือนก่อน

      @@Banooda kkkkkk waad iga qoslisay wlhi.

  • @hassanhnlwarsame3192
    @hassanhnlwarsame3192 หลายเดือนก่อน +1

    Yaahoo

    • @Xxc-zu2xm
      @Xxc-zu2xm หลายเดือนก่อน +1

      Habardigir WAA jabeen DHUL aysan LAHAYN markeey hub u Soo iibsadaan sidaan AYAA dhacda ILEEN ILAAHEEY WAA XAQ SOORE GUUUUUUUUUUL MAREEXAAN MAASHAALAAH HALA QAXIYO HABARDIGIR TURKAANADA AH

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm หลายเดือนก่อน +1

    majeerteen maay da ama eelaayda ayey ka badan YIHIIN

    • @luqmanalxakiim4170
      @luqmanalxakiim4170 หลายเดือนก่อน +1

      Hhhhhhhhhhhhh eelayda wax Ka badan ameyna jirin Somalia

    • @Xxc-zu2xm
      @Xxc-zu2xm หลายเดือนก่อน

      @@luqmanalxakiim4170 faan KA MIYAA run Monday adiga MIYAA Soo tiro koobay ILEEN dhulka ay DEGAAN YIHIIN majeerteen AYAA ugu weyn SOOMAALIYA sidaas AYAAN hubaa badnaashahana wey KA muuqataa maashaAlaah

  • @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
    @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh หลายเดือนก่อน +1

    Dagaalka waalagu adag yahay Mareexaan ma u malaynayo in adkaan karo

  • @aliismael585
    @aliismael585 หลายเดือนก่อน

    Nacaskan eelayga waxaa ku hadlayaa bal eega tuugsi meesha ma yaalo

  • @AbdirashidAbdi-fb5mf
    @AbdirashidAbdi-fb5mf หลายเดือนก่อน

    C0dku waafaseex

  • @adnahussein6060
    @adnahussein6060 หลายเดือนก่อน +1

    sida Eeey u ek tahay dagaal ka. hgidir iyo mariixaan waxaa ka shaqeeyay xasan sheikh. ….Laba u jeedo. Aaaa laga leeyahay mid waa in hgidir. lagu iloow siiyo. Damdamis kii hgidir laga laga saaray. …..Mid kale waaa in mareexaan iyo hgidir. Cadaw timo iyo dhiig inay iska daadeen ….Si ….Doorashada. …Soo socto. FARMAAJO. HGIDIR COD U SIININ. ……

  • @user-hm9sl2gk5p
    @user-hm9sl2gk5p หลายเดือนก่อน

    😝👎🕷

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 หลายเดือนก่อน +2

    ISKU BAX!! WAR DEE MAALMAHA BARAKEYSAN EE CASHUURA DRMBIGA ISKA DAA!! DAGAAL HANOO HORSEEDIN(HAZBUNALLAH)!!

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk หลายเดือนก่อน +1

      ADAN DAGAAL MA WADO MANA KU SHAQEYSTO WAA WARIYE
      WAR UN SHEEGA AMA RUN AMA BEEN SAADONTO U QAADO LKN
      XASAN SHEEKH WAA WAXA UU KU QASHAQEYSANAYO LKN
      WALLE WAA LAWADA TAGIN AMA LAWADA JOOGIN