Qisad naxdin leh shirqool bay u samaysay lakiin maxa dhacay?

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 103

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 3 ปีที่แล้ว +16

    Subhanallah. Illaahow na xifdi anaga iyo intii Muslim ah.

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 3 ปีที่แล้ว +16

    Subhana’Allah 😭 Ilaahay maal kasta ayuu jooga daal ma qabto hurdo ma qabato 😭 badbaadiye waa ilaahay 👏 hooyo miskiina oo daacada ya Rabbii 😔 Baraka’Allah Feek habibti 🤲❤️🤲

  • @shukrihasan5765
    @shukrihasan5765 3 ปีที่แล้ว +22

    Reerkas Ilaahey baa badbaadiyay Alxamdulilaah Allaah naga qabto naagtas iyo kuwa lamidka ahba Allaahuma Aamiin Yaa Allaah

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 3 ปีที่แล้ว +12

    Ilahay ayaa badbaadiyayay daacad ayay ahayeen aduunkani amin malaha ee hala digtoonado

  • @somali9133
    @somali9133 3 ปีที่แล้ว +11

    Subxanallah illaheyow cadowga naga qabo

    • @ayaanhassan4936
      @ayaanhassan4936 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahy baan kabarinay in awlaadana nooxafido subahanallah

  • @hajiyaishoibrahim3808
    @hajiyaishoibrahim3808 3 ปีที่แล้ว +4

    Suphanallh it's interesting story maasha Allh

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 3 ปีที่แล้ว +6

    Alxamdulillaah illaahay Baa Badbaadiyay waana daacad nimadii ay aamintay baa illaahay ku badbaadiyay waxay ka xasaday Masha’Allaah famly iyo caruurteeda xaasidnimo ma fiicna Subaxaanallaah 😱🤫🤫

  • @duniyaabshir3075
    @duniyaabshir3075 3 ปีที่แล้ว +4

    Xasbunalaah wlhi waa naxay ma fcno inaa aamino dad aan lagarenayn qisadan waa mid ku farayso inaad foojignato ilaahoow na xifdi adiga kaliya ii imanee dad ma rabo waa qalad waxy dadka uga carateyso waa shaydamad dumaroow cidna ha aaminina wlhi rabi ayaa xifdiyo wxaa laga badanaa inaan sawirka la jebinin amarkiisa waayo waajib waaye rabiyoow na xifdi🤲🤲

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadakahor waxaan maqlay gabar somaliyeed baa waxay soxaraysatay gabar kutiri waan dhibaataysnahay waana qurbaha markaa bay inbadan caawisay gurigeedii iyo nafteedii bay ku aamin tay kolkay mudo lajoogtay ayuunbay habeenkiidambe gabadhii martida ahayd gabadhii guriga lahayd oo huruda in tay biyo karkarisay markay sifiican ukareen bay gabadhii oo huruda kushubtay subxaanallaah gabadhaa ilaahay baa badbaadiyey alxamdulilaah dirqibay kubadbaaday ilaahay hanaxafido qof kula dhiiga oo kula dhogora oo muslim sheeganaya oo laqdabo lawareegaya magaran kartid hadii aan Allaah kaa badbaadin

  • @nimcomuxumed7631
    @nimcomuxumed7631 3 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 3 ปีที่แล้ว +5

    Subxanallah ilahay baa badbadiyay

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 3 ปีที่แล้ว +5

    Subxaanallah

  • @mumtaasbarwanichannel9454
    @mumtaasbarwanichannel9454 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allh tabarakalah xbbti ale haku barkeeyo

  • @shugricaliwarsame7310
    @shugricaliwarsame7310 3 ปีที่แล้ว +3

    alxamdulilaah alihi ka badbaadiyay anagana ilaaheey nama tuso amiin aamiin aamiin ya rabbi 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hamdimohamud2739
    @hamdimohamud2739 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah Abayoo I always love your stories Mashallah Mashallah Abayoo

  • @faisabeeldeeqshuriye7906
    @faisabeeldeeqshuriye7906 3 ปีที่แล้ว +8

    Subxaanalah cadaw ayaa Ale ka badbaadiyey . Never trust too much

  • @ifrahabdinur8239
    @ifrahabdinur8239 3 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah Fatima muna chanel waanjeclahy qisas waaqici ah o aad ino anfacaya noso deysaa Allah yaxfadak habo wanjeclahy chanelkaga

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 3 ปีที่แล้ว +4

    ilaahay hayna xifdiyo ubadkeena na haynoo xifdiyo insha Allah

  • @siciddhookir2663
    @siciddhookir2663 3 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid

  • @Fatima-cj1ut
    @Fatima-cj1ut 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukran Xppti fatima

  • @mariyamalimahdin6464
    @mariyamalimahdin6464 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaa abayo Fatima guuleiso 🥰👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samiyaamin5834
    @samiyaamin5834 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ilahay haku hafido dhamanteeen masha allah khayr amin

  • @ubahabdi8065
    @ubahabdi8065 3 ปีที่แล้ว +5

    Maansha alaah walaal ale haku sharfo aakhiro iyo aduunba ♥️🌹🌹🌹🌹🌹

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 3 ปีที่แล้ว

    Jazakillahu khayran abaayo

  • @aminasheikh2481
    @aminasheikh2481 3 ปีที่แล้ว +6

    😭😱 faduma muna ch ilaahay dartiis ayaan kuu jecelahay qisooyinka aad soo gudbisid waa wada faa iido miran illaahay ha ku xifdiyo adiga iyo oow laadaada

  • @shankaronvlog2118
    @shankaronvlog2118 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah abayo

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 ปีที่แล้ว

    Fatima jzk Allah qeyr sis❤

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 3 ปีที่แล้ว

    Subhanallaah. Illaahow nabadbaadi oo illaahow caruurta noo badbaadi Allah saan u naxay. Kuwa yaryar inaan u sheerin gareynaa oo habar u ahay. Jazakallaahu kheyr walaashey aad baan u xiiseeyaa sheekooyinkaaga

  • @khadijaahmed7960
    @khadijaahmed7960 3 ปีที่แล้ว +4

    Walahi reerkas ilahay ba bat baadiyo

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah Allah baa badbadiyey alxamdulilaah

  • @bahjomursal2793
    @bahjomursal2793 3 ปีที่แล้ว +3

    Sibxanallah

  • @sadiyosambul5533
    @sadiyosambul5533 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah ha ku xafido abaayo qaali

  • @Asmer_food779
    @Asmer_food779 ปีที่แล้ว

    السلام عليكم ورحمه الله وبركاته الاخت فاطمه أنا من المتابعين للغناء وغناء ماشاء الله عليك اختي الكريمه وأنا يمنى بس اخوالي من الصومال و انا افتخر بهم وبي كل صومالية مثلك .

    • @FatimaMunachannel
      @FatimaMunachannel  ปีที่แล้ว

      وعليكم السلام ورحمة الله حياكم اخي العزيز واخواننا في اليمن السعيد ❤️❤️❤️

  • @mrssadia1767
    @mrssadia1767 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah I love your stories
    Ilaahay baa bad baadiyey mamada iyo caruurteeda hadeesan odageeda dhageesan laheen ama amarkiisa jabin laheed marhoraa lagu kala kicilahaa. May Allah SWT protect us all dunya wal akhirah insha'Allah.

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah habo JAzaakilaahu khayr, tan kale waxaa muhiim ah in badanaa loo sheego ninkaaga meeshaad tegaysid oo badanaa dhacda in dadka qaar kugu la yaabaan gabadheey , Allaahuma axfidnaa.

  • @nuuraayaan2702
    @nuuraayaan2702 3 ปีที่แล้ว

    Jzkallahu khayran xbbti

  • @maryamahirey7679
    @maryamahirey7679 3 ปีที่แล้ว +5

    Asc wllo allah dartiis baan kuu jeclahay 💚💚❤️❤️💚💚

  • @xaliimoxajjinuur2331
    @xaliimoxajjinuur2331 3 ปีที่แล้ว +5

    Khoyskas allhh aya badbadiyey subxanlh subxanlh ilahey namatuso hala foojignado

  • @maxamedshariffe2445
    @maxamedshariffe2445 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah fatumo

    • @seynabsaid8104
      @seynabsaid8104 3 ปีที่แล้ว

      Mansha allah wallashan waxaan bartay markii faadumo buraanbur caruuteeda kilp kooda fasiraysay ilaa iyo hada waanku xirnahay wax wanaasan ayaan ka faaiiday mansha allah alle ha bara keeyo

  • @ruqiyaabdulqadir4261
    @ruqiyaabdulqadir4261 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxanalah ilahow masa ibaha aduun iyo kuwa aqaraba nagabadabadi

  • @nadifomohamedomar9865
    @nadifomohamedomar9865 3 ปีที่แล้ว

    Y'as

  • @sweeetyduale7648
    @sweeetyduale7648 3 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar Allahu akbar

  • @kaltunjouns2444
    @kaltunjouns2444 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc wllo qali illaahey ha ku xiftiyo

  • @Asmer_food779
    @Asmer_food779 ปีที่แล้ว

    اخوك عايش في الامارات وبارك الله في بيتك و عيالك

  • @yaasminmaxamed9250
    @yaasminmaxamed9250 3 ปีที่แล้ว

    Subhaan allah

  • @bushracali8449
    @bushracali8449 3 ปีที่แล้ว

    Allaa badbaadshay

  • @tikatanga5432
    @tikatanga5432 3 ปีที่แล้ว

    Allaaahu mustacaaam abaayo horta waaaan ku salaaamay alle haku xafido reerkaaa ilaaaah ayaaa badbaadiyey allaaahu akbar

  • @qisasduniya1053
    @qisasduniya1053 3 ปีที่แล้ว +1

    Dumarku wey shar badan yahiin subxallah waa sidi gabadh djibouti joogta ku dhactey al ha u naxaristo gabadhasi nin waxa qabay lagac leh oo carur u haysay naag ay saxiib ahayen aya qaadho ku casuundey marki ay taagtey ee cuunadi ay cuundey ayey indhaha cadhaysay cuunadu suun ayey lahaad weyna ku dhimatey allah ha u naxaristo marki naagti maxa u dhishay la xidhi nin lagac leh haysatey ayeyshakadi kuso kabakabaysay subxallah dumarku waa shayaadiin inta badan naag saxib magasho raabi ha naa ilaliyo

  • @aishamohamed1522
    @aishamohamed1522 3 ปีที่แล้ว +1

    Habo sheekadaan aad uga helay waa markii koobaad oo aan comment soo dhiibto. Waxaan kaa codsanayaa sheekooyinka shurqoolka in aad noo soo badiso

  • @ayaanhassan4936
    @ayaanhassan4936 3 ปีที่แล้ว

    الحمد لله meeshii ay ugutashanayeen sow الله majoogin subhanallah simaqabe allah ayaa usahan 😭😭😭

  • @Najax-iq9tl
    @Najax-iq9tl 2 ปีที่แล้ว

    Asc habo mash allh

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 3 ปีที่แล้ว +4

    Assalamu calaykum abaayo

  • @abdirizakfamily2385
    @abdirizakfamily2385 3 ปีที่แล้ว +1

    asc beautiful

  • @jamilamohamed7006
    @jamilamohamed7006 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc aad ayad I mahadsantahay

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 3 ปีที่แล้ว +5

    waa in la digtoonaado habloow

  • @axlancumar9905
    @axlancumar9905 3 ปีที่แล้ว

    maanshaalh❤❤❤

  • @maxamedcabdi6191
    @maxamedcabdi6191 3 ปีที่แล้ว

    cosii guur ma nsha Allah comments 96

  • @umucabdalachannel9659
    @umucabdalachannel9659 3 ปีที่แล้ว

    Allah baa badbaadiyay

  • @khadraabokor9126
    @khadraabokor9126 3 ปีที่แล้ว

    Subxanallah

  • @safiyahassan6284
    @safiyahassan6284 3 ปีที่แล้ว

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @kahagure3075
    @kahagure3075 3 ปีที่แล้ว +4

    Illahow na badbadi

  • @xooloxoolo4664
    @xooloxoolo4664 3 ปีที่แล้ว

    Subxaana Allaah
    Alxamdu Lillaah
    Shukri Lillaah
    Illaahay baa ka nabad geliyay,
    SIR MA QABE SAABA BIXO U CELIYO.

  • @adoontarabi704
    @adoontarabi704 3 ปีที่แล้ว +3

    😥😥😥😥😥

  • @meryenseid3398
    @meryenseid3398 ปีที่แล้ว

    Alaa qisoyankaga jecliyaa fatuma

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว

    shugran wll

  • @qisasduniya1053
    @qisasduniya1053 3 ปีที่แล้ว +1

    Fatima qaali thank you salata subaxa kaso hadal iyo salatul layl ka

  • @halimoali6427
    @halimoali6427 3 ปีที่แล้ว

    Subxaana laah ilaahay ayaad awoodiisa kubad baadiyey xaqdaro ayey kusamaynasay

  • @farxiyooongooyeoongooye3362
    @farxiyooongooyeoongooye3362 3 ปีที่แล้ว +3

    abaayo waad mahadsantahay jimcihii ayaan xadiiqada aad naa waa wax weyen ayaankafidaa shugran

  • @maanbuumuqtar3562
    @maanbuumuqtar3562 2 ปีที่แล้ว

    Qisoyinkaga wa macanyihin lkn mamo cokaga wagabanyahay

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 3 ปีที่แล้ว

    Sheekadu mayshay ka cadahay oo waalidku hahmi waayeen waxaa weeye mar haday ku tiri dadxiriir lamalihi in ay hadana dhahdo iniga iyo dumar aan asxaabnahay baa islasoo baashaalayna soo shaki makeenikarto mideeda kale qof aysan aqoon fiican ulahayn waxyaqaana aan lahayn bay aamineen lakin ilaahay ga aan waxba kaqarsonayn baa badbaadiyey alxamdulilaah

  • @rihaamsalah4301
    @rihaamsalah4301 ปีที่แล้ว

    9

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD ปีที่แล้ว

    Asalaama calaykum fatuma
    Walaal qisadan 2sano ayaa laga soo wareegay
    Naagtii shirqooshay reerka iyo nimankii ay ushirqoolaysay waa kuwii la xidhay case koodaa socday muxuu ku dhamaaday case koodii

  • @f.mchannel8302
    @f.mchannel8302 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc wall wad ku mahadsan tahay qisas ka mansh Allah lakin laliska codka kaxidh dhegaha nagu xanuunay wall

  • @canabcadeydefg8520
    @canabcadeydefg8520 ปีที่แล้ว

    🙂🙂🙂🙂🙂🙂🙂🙂

  • @samiraige4360
    @samiraige4360 ปีที่แล้ว

    Sababta ay u shirqoolaysay maxay ahayd dad aanay garanayn maan fahmin intaas ?

  • @umuasma5675
    @umuasma5675 3 ปีที่แล้ว

    Subxanallh

  • @zamzamcaalim5054
    @zamzamcaalim5054 3 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilaah hadey nabad qabaan sirmaqabe saab ayaa biya uceliya

  • @zamzammaxamud4418
    @zamzammaxamud4418 3 ปีที่แล้ว

    Bini Adam lama aamino inta aan ka ahayn hooyadaa iyo aabaha😏

  • @Managersacdiyahirsi
    @Managersacdiyahirsi 3 ปีที่แล้ว +2

    Marabta adigo gurigaga inaad shaqeysato fadlan link sorac

  • @ruunahmed5944
    @ruunahmed5944 3 ปีที่แล้ว

    Illaahay amarkiisa ayey ku badbaaday waa alxd

  • @saharaalihirabe3272
    @saharaalihirabe3272 3 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤💞💞💞💞💞💞♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @madiinocabdiladiif7218
    @madiinocabdiladiif7218 ปีที่แล้ว

    Qisadan hadakahor dad weynaha ankadhageystay

  • @deeqoxirsi3954
    @deeqoxirsi3954 3 ปีที่แล้ว

    Aniga waxaa wax iga raaceen dadka lashirqolayo ayagu wax mafahmaan miyaa sababta oo ah nagtani waxa aay isheegtay inaysanba asaxaab lahaan markan Aya ledahay asaxabtayda. Ayaan hol lasorireeyay hadalkii hore. May xasustan Aya kudhahday asaxab malihi waaba cadahay inay shirqol wado oo kala hadlayso

  • @nuuraayaan2702
    @nuuraayaan2702 3 ปีที่แล้ว

    Mashaallah walashay

  • @user-bx7pu2gs7m
    @user-bx7pu2gs7m 3 ปีที่แล้ว

    ١

  • @halimokhalif3356
    @halimokhalif3356 2 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ashaahmed9780
    @ashaahmed9780 3 ปีที่แล้ว

    Walhi wa qiso naxadini badan bisika

  • @maxamedcabdi6191
    @maxamedcabdi6191 3 ปีที่แล้ว

    ascw

  • @mohomedbashe4410
    @mohomedbashe4410 3 ปีที่แล้ว

    faduma ma banadiri baad tahay

  • @khadrinaz
    @khadrinaz ปีที่แล้ว

    Asc fatima Muna ducada aad akharidid dhamaadka videos kaada please soo qor ama haday ku jirto xuslim muslima page number soo qor jizakallah khair walalo ❤❤❤

  • @abdiomar9042
    @abdiomar9042 3 ปีที่แล้ว

    Malaa dadka xumnaha jidhka kaganac ganacsaday ahayeen

  • @dajiya5984
    @dajiya5984 ปีที่แล้ว

    Lkn mamada marna maba shakineso miyaa aniga shaki kali ahay qof ina aamino we igu adagtahy

  • @fadumosahra4754
    @fadumosahra4754 3 ปีที่แล้ว +1

    Don say qisaddan. Say qisadan.
    It means hashadin.

  • @grayfoxgaming2525
    @grayfoxgaming2525 3 ปีที่แล้ว

    Subxanallah

  • @hodanibrahim6033
    @hodanibrahim6033 3 ปีที่แล้ว

    Illahay ayaa badbaadiyay becouse way qslbi fiicnayd