Qisas, Lacgteedi bu ku guursaday💵, maxay sameeysay talow ?!🤔

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 125

  • @monasuleiman8320
    @monasuleiman8320 3 ปีที่แล้ว +22

    Waa qisadi igu horaysay ee An ku farxo. Gabadh caqlibadan😍

  • @nasrajama7018
    @nasrajama7018 3 ปีที่แล้ว +11

    Qeybta an ugu jecladay w iney hadtideda kaso ceshatay iyo iney guri ibsatay iyo iney sirteda ka qarsatay, qof nool iga dheh hadeey nagihi somalida ee jilicsanaa oranayaan wa qayanoleey oo ma asaga caano cabsiyay

  • @wardaalifarah527
    @wardaalifarah527 3 ปีที่แล้ว +13

    Asc wll fatima qiisoyiinka naso badi jasakallahu Khayr wlhi mar kaste wn ku dawada Khayr alle haku siyo

  • @angelaania_1
    @angelaania_1 3 ปีที่แล้ว +19

    Aaad baan uga helay fatimaay qisadan, waa guul cibra qaadasho mudan oo ku haboon gabar kasta siiba gabdheheena somaliyed oo mar walba ragu xumeeyaan waliba ilmaheedana tuuraan

  • @MsLajecel
    @MsLajecel 3 ปีที่แล้ว +8

    Maasha Allaah. Waa gabar degan oo caaqilad ah. Aad baan ula dhacay sheekadaan. Iyadoo wax dambi ka galin reerkooda bay u diyaar garowday caqabad kasta oo u iman karta. Meel walba oo dulduleel lehna sharciga ayey isaga gaashaantey, haddey noqon leheed dhaxal qeybsigii iyo deentii ay bixiseyba. Taxadirkaas waxaa u suurta galiyey waxbarashada heerka jaamacadeed. War hooy gabdhihiina wax bara, oo fahansiiya inay naftooda u xaq falaan. Mahadsanid Faaduma Muna.

    • @lacag-lacag
      @lacag-lacag 3 ปีที่แล้ว

      xaqiiiq💯🙏🙏🙏🙏🙏

  • @jjenko6366
    @jjenko6366 3 ปีที่แล้ว +19

    Naag Naag ah, Libaaxad iga dheh

    • @fadumaali4556
      @fadumaali4556 3 ปีที่แล้ว

      Mashaa Allaha waa Qiso Cajiiba ah

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 3 ปีที่แล้ว +3

    Raga qaar aamiin ma lahan ee waxay aheeyd gabar soo jeeda oo indhaha u furan masha allah Tabarakallah Allah ha u barakeeyo shirkadeeda jecliyaa gabar karti badan❤❤❤ guul habibati 🥰🥰🥰

  • @suadisse6834
    @suadisse6834 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah waa gabadh aad u caqli badan runti alle haw barakeeyo nolosheda cadowgedana uma jebsho

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 3 ปีที่แล้ว +5

    Ilahay ayaa caawiyay fariidna way ahayd mashallah

  • @zamdahir3513
    @zamdahir3513 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa sheeko cajib ah mnsha alaahu meel fiican bay nafteedi dhigty

  • @sans123-d8c
    @sans123-d8c 3 ปีที่แล้ว +4

    Gabar aad u samirbadan oo aad u aqlibadan maansha,allaah

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 2 ปีที่แล้ว +1

    She was very smart Maashaa Allaah , diinteenu hablaha inay shaqaystaan uma diidana.

  • @shukrihasan5765
    @shukrihasan5765 3 ปีที่แล้ว +8

    Taasadan been ku sheegin waa gabar caqli badan masha Allaah Ilaahey SWT ha u siyaadiyo shukran abaayo

  • @qamardahir951
    @qamardahir951 3 ปีที่แล้ว +6

    Madha Allah abaayo noosoo turjum musaamax kariim aad baan ugahelay

  • @nuuraali1972
    @nuuraali1972 3 ปีที่แล้ว +7

    mashaAllah tabarakallah shukran hbo mcn please bring more

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 3 ปีที่แล้ว +4

    Maashaalaah Tabaarakaallaah waa qisad ku cibra qaadasho leh Cajiiiib,way isku tashatay.

  • @nemafarah548
    @nemafarah548 3 ปีที่แล้ว +2

    Walaahey waa qiso aad u fiican .
    Jzk kheyr abaayo macaanto

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah kahadal malaha qisadan.wexey ahayd gabar caqli iyo karti iyo goaan leh bey ahayd walaahi inlagu daydo wey istahishaa

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 3 ปีที่แล้ว +5

    Very smart girl 👧

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 3 ปีที่แล้ว +8

    Isagey markii horeba miizaan saartay ayna ogaatay in uusan qiima badan lahayn markaa ayey go aankeeda ka qaadatay walaahi waa qiso cibra ah

  • @user-vk2sc9xd7p
    @user-vk2sc9xd7p 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah intaan qisaskaaga dhagaysanayay waa qisadii iigu cajiibsanayd ee aan maqlo

  • @aminabaladi5698
    @aminabaladi5698 3 ปีที่แล้ว

    Shukran ukhti

  • @aminasheikh2481
    @aminasheikh2481 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid faduma

  • @moutaindew217
    @moutaindew217 3 ปีที่แล้ว +3

    Wcs walal mashallah waa qisas wanagsan

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah gabar karti badan iyo caqli ilaahey siiyay waxay taqana carabtu in dumarka ku tuntan

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 ปีที่แล้ว

    Wa qiso cajiib blse waqtiguna wuu saaciday mashallah

  • @hooyomacaan2755
    @hooyomacaan2755 3 ปีที่แล้ว +18

    Naag somali saan eh talow majirtaaaaaaaa??????? Bahdilada hableheena nin somali kuhayo maku kujirneen hadaan saas u adag nahay dumarow ma igu raaacdeeen ?

    • @sahraabdi9699
      @sahraabdi9699 3 ปีที่แล้ว

      Nacam. Wax kasta ninkaan Umu dhiibnaa markaasuu ku adeegtaa. Saan waa calaacalnaa

  • @baralinissaamin8233
    @baralinissaamin8233 3 ปีที่แล้ว +1

    MANSHA ALLAAH WAA QISO CAJIIBA WAA NAAG AQLI BADAN

  • @sahraabdi9699
    @sahraabdi9699 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah Axlaa Qisah jizakalahu khayr ukhti. Noo soo badi qisooyinkaan oo kale si ay gabdhaha dhiira galin uga helaan

  • @maaxmahdi3503
    @maaxmahdi3503 3 ปีที่แล้ว +4

    Qiso cajiiba mudan in lagu cibro qaato waa qiso wanaagsan gabadh cajiiba mnsha allaah lkn.way ka aarsatay ninkaas.in.qaadato.musaamax.kariim.wanaagsan.wanaagsan

  • @anisamacaneeyabdi5679
    @anisamacaneeyabdi5679 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tbrkllaahi jzkllaahu qeyr xbbty axsan history lagu cibaaro qaato works for me dear 🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @hooyomacaan2755
    @hooyomacaan2755 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah qatar naag nool iga dheh 👌👌👌👌👌👌👌🌹❤️

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allah thank you

  • @umubashiirchannel8250
    @umubashiirchannel8250 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah barakal allaah

  • @nadiraabdi687
    @nadiraabdi687 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah caqliley gabar karti leh oo hadana sabar badan

  • @lulgane4654
    @lulgane4654 2 ปีที่แล้ว +6

    Very Proud of her 👏🏿

  • @Mama-rt3lz
    @Mama-rt3lz 3 ปีที่แล้ว +7

    Waa farxad
    Naag nool iga dheh
    Hurdayso lagaa teg

    • @hooyomacaan2755
      @hooyomacaan2755 3 ปีที่แล้ว +1

      Kawaran ha eray ayaan wadaagnaa wlh markaan direy kadib ayaan qoraalkaada arkay warkasaa imaraa Aniga

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 3 ปีที่แล้ว

    Jazaakillahu khaynan faadumo muna kheyra jazaa

  • @ayaanali1438
    @ayaanali1438 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wa gabadh aqli badn ❤🎉

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah baarakallah walaashay noosoo badi qisooyinka sidan oo kale ah

  • @taymiyaali9131
    @taymiyaali9131 3 ปีที่แล้ว

    Thank you muna

  • @zeynabturksuleyman8206
    @zeynabturksuleyman8206 3 ปีที่แล้ว

    Mashalah tabarakalah

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah wllo waa xaqiiq inaanay aqoon gabdhaheenu qiimahooda garanayn . Mahadsanid wllo wacyi galintaada waan u baahan nahay xxx

  • @sahrasheikh4373
    @sahrasheikh4373 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @fowziamohamed4443
    @fowziamohamed4443 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah nag nol iskadeh

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว

    masha allah nice story

  • @aishaabukar9696
    @aishaabukar9696 3 ปีที่แล้ว

    Mashaallah gabadh ku deyesho mudan

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 3 ปีที่แล้ว +3

    Salaamu caleykum waraxmatullahi wabarakaatu Maansha Allah
    Gabadh goaan iyo karti leh bay aheyd.
    geesiyad dheh

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah La Quwwata Illa Billah 😍😍😍😍

  • @ayaanhassan4936
    @ayaanhassan4936 3 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله عبره ragbadanbaa wax uqoraanayeen dumarkooda oo daacad u ah masha allah 💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾 ان الله مع الصابرىن

  • @MsSunshine212
    @MsSunshine212 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah waa qiso cajiib ah

  • @safiyasiciid1821
    @safiyasiciid1821 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah walaahay waa qiso cajiib aj

  • @hanniahmed5416
    @hanniahmed5416 10 หลายเดือนก่อน

    Mansha alla ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 3 ปีที่แล้ว

    Maanshaa Allah

  • @Maryanruun26
    @Maryanruun26 9 หลายเดือนก่อน

    masha allah gar aqli badan bay ehed

  • @hibanuura8563
    @hibanuura8563 3 ปีที่แล้ว

    Gabar karti laha waaya mashallah ikadha🙏🏿

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @abdiomar9042
    @abdiomar9042 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah gabadh fariday aheed waa mihiim inay gabdhuhu naftoda wax kasta ka hor mariyan

  • @user-ks4ib7dc3d
    @user-ks4ib7dc3d 5 หลายเดือนก่อน

    Mansha alaah Farid aqlibadan ayay ahayd❤

  • @maqsudisse1946
    @maqsudisse1946 9 หลายเดือนก่อน

    Watigaa hebel saaciday hadaad maqli jirtay waa tan oo kale❤

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 3 ปีที่แล้ว +2

    Thank you so much sister I like your stories

  • @zeynabturksuleyman8206
    @zeynabturksuleyman8206 3 ปีที่แล้ว

    Haa go aan ayey gartay Mashalah tabarakalah grade women iga dheh Mashalah

  • @sadiayalahow3005
    @sadiayalahow3005 3 ปีที่แล้ว

    Mashaallah tabarakallah waa naag naag dhaaftey waxaa ladhihe jirey nin kutasho kanatasho good girl

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 2 ปีที่แล้ว

    Gabar karti leh wlhi

  • @amiiraamiira4830
    @amiiraamiira4830 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhas waa gabar ku dayasho mudan adna so gudbinta qisoyinka muhiimka ah waa ku mahadsantahay inoo soo badi anagu a waa dabiqidoonaa

  • @kittygirlarmy2651
    @kittygirlarmy2651 3 ปีที่แล้ว +1

    Scw scw scw

  • @nuuraali1972
    @nuuraali1972 3 ปีที่แล้ว +2

    Very beneficial and beautiful Qisas cajib wow wow wow i love that hbo mcn

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah qofnol

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 ปีที่แล้ว

    Waa gabar aqli badan

  • @muwaahibchannel3401
    @muwaahibchannel3401 3 ปีที่แล้ว +2

    sami muna wadagnaa msha allh abyo isoo dhaweey subsceib isar like🙏🙏🙏

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 3 ปีที่แล้ว

    Maanshaa Allah naag raga

  • @user-qs6ev8zm9n
    @user-qs6ev8zm9n 3 ปีที่แล้ว

    سبحان الله

  • @faadumojumucabdicasiis6858
    @faadumojumucabdicasiis6858 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah naag karti leh

  • @suhuuromar8195
    @suhuuromar8195 3 ปีที่แล้ว +1

    No surprise because he was a gold degger

  • @aareh6637
    @aareh6637 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc faaduma muna aad bay muhiim u tahay in aad nartaada ku tashato illaahayna tala saarato

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah

  • @kadramousseab5776
    @kadramousseab5776 3 ปีที่แล้ว +1

    Woow😍😍😘😘🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻❤❤👍

  • @Muna4r-
    @Muna4r- 2 ปีที่แล้ว

    Lacagtaa garansiisay herkana gadhsiisay اللهم ارزقنا رزقا واسعا يارب

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 3 ปีที่แล้ว

    Fatima muna xbbti 😘😘😘😘😘😘

  • @meryenseid3398
    @meryenseid3398 ปีที่แล้ว

    😘

  • @umiamiira8579
    @umiamiira8579 6 วันที่ผ่านมา

    wllh waa caajiib qisadani suxanalah

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 ปีที่แล้ว

    MSH ALLAH
    FTM MN.

  • @seynabsaid8104
    @seynabsaid8104 3 ปีที่แล้ว

    Qisa cajiib ah waaye runtii

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc muna xikayadada wan jeclahay

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @deqafarah4039
    @deqafarah4039 3 ปีที่แล้ว

    Runtii Waa naag fariida

  • @nimoibrahim5454
    @nimoibrahim5454 ปีที่แล้ว

    Alataasu fariid saneydaa

  • @daaniyahali6295
    @daaniyahali6295 3 ปีที่แล้ว

    Xbti plz noo soo badi

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 ปีที่แล้ว

    Xiliga soogalisay qisadaan bartaada Aad ayee ii Anfici lahayd lkn waxwalba sidii alle uqadaray ayee kudhaceen alow magaanta🙄

  • @ayanomar3335
    @ayanomar3335 2 ปีที่แล้ว +2

    Very proud of her , really she was amazing women

  • @daalodaawoquruxda4399
    @daalodaawoquruxda4399 3 ปีที่แล้ว

    waa qiso cajiib ah runtii waana wax loo baahanyahay qofku inuu meel fog wax ka eego iyo meeshu ku danbayn karo waxaana la yiri sidii aad maanta dhimanayso u cibaadayso sidii aad waligaa noolanaysid u shaqayso waxaa loo bahanyahay kartidu

  • @yusraubax971
    @yusraubax971 3 ปีที่แล้ว +2

    Iso duceyaa ina naqdo qof sir bdan sida gabadhaaan pls qof dacad badan ahay o ane waxba qari karin

    • @ifrahabi4834
      @ifrahabi4834 11 หลายเดือนก่อน

      Yusra, inaanba dacaad bay ahayd lakiin. Naag caqli badan bay ahayd . Iyaada ku daayo.

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 3 ปีที่แล้ว

    Waa qisa aan la yabay nin wax lagu tashto maha walaha6

  • @xalimomuxamed5835
    @xalimomuxamed5835 3 ปีที่แล้ว

    Abayo naaag nool

  • @adoontarabi704
    @adoontarabi704 3 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😫😫😫🥱 subhalah

  • @umalkhairmohamedismail4391
    @umalkhairmohamedismail4391 3 ปีที่แล้ว

    🙏🙏🙏❤️❤️🙏🙏❤️💯💯❤️❤️❤️

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 ปีที่แล้ว

    Tani wa qiso dhaba Aniga ayee isoo martay

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 3 ปีที่แล้ว

    fariid had maqli jirteen wa inantaas fariidi

  • @aragsonhaid9106
    @aragsonhaid9106 2 ปีที่แล้ว

    Naag Nool iga dheh

  • @leylasheekh6368
    @leylasheekh6368 3 ปีที่แล้ว +1

    Naag nool iga dheh