''golaha wakiilada waxa ku jira xildhibaano waddamo kale af hayeen u noqday, waajibkooduna waa....."

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • ''golaha wakiilada waxa ku jira xildhibaano waddamo kale af hayeen u noqday, waajibkooduna waa in la ciqaabo''Gudiga difaaca golaha guurtida.
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

ความคิดเห็น • 274

  • @nkm3449
    @nkm3449 3 หลายเดือนก่อน +7

    Xildhibaan waad asiibtay waa in garsoorka la hor geeya oo wixii ay mutaystaan la mariyaa oo aan loo naxariisan kuwa ka soo hor jeeda qadiyada iyo horumarka Somaliland guul guul Qaranka Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน +1

      Hooydaa keenaysaa

    • @AhmedAli-fz7fj
      @AhmedAli-fz7fj 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@nkm3449
      Well done

    • @ZahraHarun-w6s
      @ZahraHarun-w6s 2 หลายเดือนก่อน

      Sax halamariyo shaciga

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551 2 หลายเดือนก่อน +8

    Waa run musharkii waxa lagu burburinaya allow khayr nooga dhig. Kuwan waa in lakala diro

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 2 หลายเดือนก่อน +3

    Aslcaleykum cashuurtii umada Reer Soomaaliland ayuu qaataa maalinwalba jabuuti ama huwan iyo aflagaadeenta dadka uu cashuurta ka cuno Reer soomaaliland waa in isaga shaciga la mariyo oo cadow kalkaalka jeelka lagu guro anaga nooma ah xildhibaano wadamada ay u hadlayaan ha tagaan golahan abeeso galka noqotey halaga takhaluso. Soomaaliland ha noolaato guuleysta guul.iyo.gobanimo ilaahow cadawga umada Reer Soomaaliland cadawgeena jebi alaah maa aamiin yaarabi Alaahu maa aamiin yaarabi Alaahu maa aamiin yaarabi guuleysta inshalaah umada Reer soomaaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdixuseen2686
    @cabdixuseen2686 3 หลายเดือนก่อน +7

    Maansha allaah xildhibaan run taa weeye

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 2 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah geesi qaran kusoco somaliland guul iyo gobanimo insha allah 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @VivasomalilandSNMQUEEN
    @VivasomalilandSNMQUEEN 3 หลายเดือนก่อน +6

    Somaliland ❤❤❤❤❤Alow dhaawr cadawga somaliland cagtaa hosteeda inshallah somaliland guul guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @leylaahmed7250
      @leylaahmed7250 3 หลายเดือนก่อน +1

      Masha Allah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ 👍👍

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน +1

      Baroortiin

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 2 หลายเดือนก่อน +2

    Geesi qaran guuuuuul jamuriyada Somalilaan guuuuuul insh Allah SL cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah ❤

    • @kadragood130
      @kadragood130 2 หลายเดือนก่อน

      Away jamuriyadu😂😂😂😂😂 royada Iska Daya.😂😂😂😂

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 3 หลายเดือนก่อน +5

    Absolute that's true

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 3 หลายเดือนก่อน +6

    Maansha-Allaah waa nin aqoon yahan ah

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waa runtii xildhibaanka hadalkiisa waxa ina dhex joogo koox waxii loo doortay garanwaayay oo noqday safaarad ujoogta soomaalilaan huwanta iyo wadamada cadawga kunoqday dalkan hadaba kan qanjaha wayn ee ooyaaya iyo batuun calyo badsne iyo midhadh sooraaca waa in gacan wax lagaga qabtaa nacaladi haku dhacdee

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 หลายเดือนก่อน +3

    Xildhibaan c,raxmaan geesi xalaala❤❤❤❤❤❤

  • @cabdirisaaqshagti1991
    @cabdirisaaqshagti1991 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha Allh guul jamhuriada Somaliland❤❤❤❤❤❤

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 3 หลายเดือนก่อน +24

    Golaha wakiilada gabi ahaanba wa in lakala diraa waayo wa niman cadawga somaliland u shaqeeya

    • @Sam-t4p4r
      @Sam-t4p4r 3 หลายเดือนก่อน +8

      Absolutely 💯

    • @AhmedAli-fz7fj
      @AhmedAli-fz7fj 3 หลายเดือนก่อน

      @@jamaalxuseen4518 obviously

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน +2

      Ina biixi tuuga jabiyay cidankaa laa xidho

    • @AhmedAli-fz7fj
      @AhmedAli-fz7fj 2 หลายเดือนก่อน +2

      @@hassan-mp1pk futada tuuga.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      @@AhmedAli-fz7fj dhadiga isaaq oo dhan baha tuug

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ninrageed ninrageed dhalay buufi cayayaanka keep going

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 3 หลายเดือนก่อน +5

    Waa run ayda ciyaysa dawladu shaqo haday qabanwayday anagoo shacabaa budh la dhici doona Xildhibaanada dib ha loogu noqdo shacabkooow😂

    • @AhmedAli-fz7fj
      @AhmedAli-fz7fj 3 หลายเดือนก่อน +1

      Well done ❤❤❤

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 หลายเดือนก่อน +4

    Reer soomaalilaanoow ururka jar iska xoorka ah ee dhiigii ciidanka gacmaha kusita ee huwanta ah ildheer halii yeesho oo halaga feejignaado

    • @Dulmi_diid123
      @Dulmi_diid123 3 หลายเดือนก่อน +1

      Guul waddani waddani waddani waddani waddani waddani

    • @lipaaxliqe
      @lipaaxliqe 2 หลายเดือนก่อน +3

      ​@@Dulmi_diid123 down down wadani tuugta is urursatay
      Salka dhulka loogu dhufanaya again again 😂👎👎👎

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 หลายเดือนก่อน

      ​@lipaaxliqe❤❤❤❤🎉🎉🎉 way ooyi karaan reer jar iska xoor

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 หลายเดือนก่อน +1

    Labadaynu Isla Ognahayba Uhoreeya Ee Halasooqabto!

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 3 หลายเดือนก่อน +9

    Maasha Allah geesi geesi dhalay ❤❤❤

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 3 หลายเดือนก่อน +4

    guul qaranka somaaliland

  • @MohamedIsmail-k6y
    @MohamedIsmail-k6y 2 หลายเดือนก่อน +4

    Afkaaga malab lagu qabay ❤

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xeer ilaalintu waa inay shaqaysaa dadkan udoodaaya cadowga somalia iyo jabuuti waa in la soo eedeeyaa haday xildhibaano yihiin iyo madaxda wadani iyo kaah yihiin

  • @naasirmohamed7391
    @naasirmohamed7391 3 หลายเดือนก่อน +2

    Exactly wlhi waa xaqiiq allah habarakeeyee wxa ninkani sheegayaa

  • @cabdiraxmandeheeye7313
    @cabdiraxmandeheeye7313 2 หลายเดือนก่อน +2

    hooyadaa iyo xanuunka qabyaaladeed ee aad ku jirtaba was s land adeerkaa waydii xayawaanyahaw intaadu haku deeqdo hooyadaa iyo aygaad tahayba wase

  • @yaxyecandidates
    @yaxyecandidates 3 หลายเดือนก่อน +3

    wallahay Hadii talabo.laka Qaadi wayo
    Calan ka soomaliya Ayaan gurikayika ku buufinaya anikuna

  • @abdirashiidahmed5382
    @abdirashiidahmed5382 3 หลายเดือนก่อน +9

    OO WAA GÒRMA GOORTAAD HADLAYSAA 7SANO AYAA QARANKA AAD SHEEGAYSO DUULAANNLAGU AHAAYE

  • @yaxyesh-gf5pd
    @yaxyesh-gf5pd 3 หลายเดือนก่อน +5

    Fariid tun sheeg dadkaasaa loobaahan yahay aqoon iyo siaasad runteed buu hadlayaa xayawaan ama laxa badan po gurigii wakiilada sland ka ciciyaaya ulbaanukaga soo saari

  • @AhmedDaahir-lf5fq
    @AhmedDaahir-lf5fq 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nin dhagool ah baa yiri in aan Gardaranahay waxàan ku Gartaa Dadka oo dhan baa soo Eegaya. Iidoorow dhinac iskugu Beyra . Dja until idinkà is watay .Shalay Soomaaliya baad nacdeen. Maantayna waa djabuuti.

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 3 หลายเดือนก่อน +5

    Waa hadal xaqiiq ah

    • @cabdiraxmanciiseqasin7406
      @cabdiraxmanciiseqasin7406 2 หลายเดือนก่อน

      kanu oo kale waa Axmaq inladawaado maahe waa calooshiisa ushaqeyste

  • @maxamedsiciid8390
    @maxamedsiciid8390 3 หลายเดือนก่อน +2

    Baryahanba waan sugary hadaladan iyo jawaabtan xildhibaankan labadi awrkiraale ee jabuti lagasin diray barkhad iyo ooyaaye

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiAxmed.cabdi.3355
    @CabdiAxmed.cabdi.3355 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ina.cumar.geele.mushaar.hasiiyo.

  • @maxamedcqaadir8787
    @maxamedcqaadir8787 3 หลายเดือนก่อน +3

    Sharcigu ha shaqeeyo

  • @axmedgelle4873
    @axmedgelle4873 3 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah xildhiban

  • @abdit8270
    @abdit8270 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa nimanka ku kibray islaama tamaandhada iibiya lagaqaado kukubiray, haday sharciga ilaalin waayeen waa magaalada dhexdeeda lagu garaaco. Xaalku xasaanad iyo dhukh dkyk wuu dhaafay. Waa in reer somaliland shaqo qaran ka qabtaan awkiralayaasgaas.

  • @SuhaybXasan-bv9cf
    @SuhaybXasan-bv9cf 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah
    Xildhibaan Qaran

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 3 หลายเดือนก่อน +4

    DIYAAR WAXAANU U NAHAY HADAANU NAHAY DADKA DALKOODA JECEL INAANU HARGEYSA KU DHEX DILNO KUWA MAR WALBA CADAWGA SOO RAACA

    • @mahdiahmed3331
      @mahdiahmed3331 3 หลายเดือนก่อน +2

      18:58

    • @afnancumer8907
      @afnancumer8907 3 หลายเดือนก่อน +2

      Shacabku naf haysgaliyan oo nimanka ha edbiyan cadwga ah

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน +1

      Maa adiga oo ahaa dhadiga isaaq

    • @maxamedadan9024
      @maxamedadan9024 2 หลายเดือนก่อน +2

      @@hassan-mp1pk
      Waxan ahay ragii caabuda ee ay aabayaashaa kaga ducaysan jireen ilaahow todobada cadaabood iyo caabudaba naga hay
      Iminka ma naxdey markaan isku kaa sheegey

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@maxamedadan9024 dadkii waxa tahay dhadiga isaaq ahaaa makhnuudkii ina askar loo soo dayay hooydaa laa xorayay buule racaday baa tahay

  • @saalaxy
    @saalaxy 3 หลายเดือนก่อน +1

    Adiga yaa doortey???
    Abiib IYO batuun waa halyey Qaran ❤❤❤

    • @afnancumer8907
      @afnancumer8907 3 หลายเดือนก่อน

      Hooyadood ha wasan oyaaye iyo barkhad midganba walahi haday xadkooda ku ekan wayan in qudha laga jari cadawgu

  • @CaareMaxud
    @CaareMaxud 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wr dirir wn ku slmy
    Warka taartv waaa xaqiiq

  • @leylaahmed7250
    @leylaahmed7250 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sharcigu ha shaqeeiyo👍❤

  • @abdirashitshiikh3228
    @abdirashitshiikh3228 2 หลายเดือนก่อน +1

    MA HOOYADAA AYAA KUGU TIDHI SOOMALIYA AYAYNU KA GO'NAY...

  • @landamaxamed5022
    @landamaxamed5022 3 หลายเดือนก่อน +1

    Legend 👏👏

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwan afhayeenka u noqday dawladaha shisheeye ee qarankeena ku ah khatar amnigeena, dee haday qolooyinkan parliament inoo dhex fadhiyaa, haday guriga hooyadood fadhiyi lahaa ina cumar geele ma uu barteen, Somaliland ayey wax ka dhigtay, waa in sharciga la horgeeyaa.

  • @Sharmarke-h1z
    @Sharmarke-h1z 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahaw xildhibanada somalilad siadan oo kale ka wada dhig qof cilmi leh , kaba tole iyo dasad niido site ,oohin ku soo baxay ayaa malin walba hadlaya waana la dawanaya
    Cajib anaga wax aragnay

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qarankeeeee ! Kkkkk
    Reer wada qarwaya kkkkk

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maalintii ay gacanta dhiibteen waaa markiii somali festival ee uk lagu qabtay abuwaladka yar iyo ina abiiib
    Waligeeedba cawgeena hawaashee kuwa lawaashay kayaabay
    Laxda horatay garanay oo sabeenta garanay sumalka maxaawada laodhan jiray

  • @faizam523
    @faizam523 2 หลายเดือนก่อน

    Reerkii iidoor waa wareereen qaaqdii baa ka dhamaatey odey, wiil, gabar islaan, geel jire xabagle, xildhibaan wey wada cabaadayaan oo halkii qof ee hadla boqol bey ugu wada jawaabayaan, duulku dulqaad yaraa oo qofkii u kufa waa ku wada goobanayaan oo wada qaniinayaan hal mar, midh iyo labo ayaa la hadashey kuma dhaafi karaan.

  • @AyanHipo
    @AyanHipo 3 หลายเดือนก่อน +1

    Djibouti waxay midobda muucarad iyo muuxafid markeey ee tagantahay qaranka djibouti ismeil omar shacabkisa aya garab tagan hadalin djibouti waa mid

  • @sahraubax8142
    @sahraubax8142 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cadawga somaliland wuu jabaya insha allah dhankasta ha u cararan hortoda waxwalba imanyan jabutina anaga lugta noo haynmayso somliya xaasid

  • @hassanwarso3764
    @hassanwarso3764 3 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 หลายเดือนก่อน +5

    Xildhibaanadaa faqashta ah dawlada xilka haka qaado

  • @mohamedbulale8700
    @mohamedbulale8700 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa kuu dirtay waxan aad ka hadlayso ma wasiirkii arimaha debedaad tahay ka shaqee wixii laguu dortay
    Adigaa cadiifad hadlaya soomaliya kamanan go in ka midbanunahay hana qasbin ka mid baanu nahay waanuna kamid ahaanaynaa inta dunidu sii jirayso

  • @gamemodesecret
    @gamemodesecret 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah

  • @adengoumaneh5232
    @adengoumaneh5232 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ma Itobiya aya digad kuu samaynaysa

  • @R3dS3a
    @R3dS3a 2 หลายเดือนก่อน

    Maskiin baa misig lafulo leh bal car wakase car wakase haku dhirado reer shekh isxaqa

  • @Abclll-i3h
    @Abclll-i3h 3 หลายเดือนก่อน +1

    Guurtidu haday guurtidi hore again lahayd. Sland maanta halkaa may tagnaaten. Musena mu haysteen, xildhibaanaduna pasport jabuti may doonteen mayna ammaaneen. Muse illaa xildhibaan illaa agaasimiyaal waanu iska ogayn inay paspprt jabuti doontaan ka sland aynan waxba u haysan xiita sland diplomatic passport oo ku dhoofi karayaan

  • @KeyseAwadAliAbdi
    @KeyseAwadAliAbdi 3 หลายเดือนก่อน +2

    isaaaqu Qayla miidhan ayey Noqdeen maalin walba TV ayey taaganyihiin 😂 iyo Qabyaalad

    • @Saajac2024
      @Saajac2024 3 หลายเดือนก่อน +1

      XITAA ABIYEE AXMED AYAA KU NAACAAY HAADAAL BADAAN OO SOOCDAA HABEEN IYOO DHAARAAR.

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 3 หลายเดือนก่อน +2

    Kan weriyuhu ma ajnabi baa isagu ? Ee dulaysani dal uu leeyahay aqoon ?

  • @Md-waagub
    @Md-waagub 3 หลายเดือนก่อน

    Viva Republic of somaliland kulmiye duli haa dhacoo

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 3 หลายเดือนก่อน +1

    waxaa ladiidan yahay waa Ethiopian baan dhul soomaaliyeed kuwareejinayaa

  • @caamirxasan3653
    @caamirxasan3653 3 หลายเดือนก่อน +1

    MAXAAD UGU MAAH-MAAHI WEYDEY BARKHAD.

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 2 หลายเดือนก่อน +1

    Horaa looyiri doqon waxaa uliita qofkii udhiiba warankiisa Cadow isaga kudili dona oohada mawaxaad u ordee inaad amxaar inuu kuqabsado walee this qabyaalad ahayd faraway ayey kabaxday

  • @Miicaadyare
    @Miicaadyare 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii Isaaqow Mujaahidiintiiyey Oo magacaad jeclaydeen ah Laydin Odhan waayo Dawladakalaa Loo Shaqaynayaa🤣🤣🤣

  • @dirikhaliif6689
    @dirikhaliif6689 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ina abib is not easy
    Wabaaaaaaaaaaa😂

    • @kl8650
      @kl8650 3 หลายเดือนก่อน +1

      ina abiib qabrigiisa ayuu qodayaa. Waxaan rajeynayaa inuusan ka dib ooyn

  • @CraxmaanSheikh
    @CraxmaanSheikh 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwa Somali land jooga ee xildhibanada ah ee cadawga Somali land Soo raacaya waa in iyaga Laga bilaabaa difaaca qaranka oo sharciga la horkeenaa si wadanka loo badbaadiyo

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 2 หลายเดือนก่อน

    Wallaahi dhulka iyo bada reer awdal inaanad cidnakula saaxiibikarin

  • @sadoali6622
    @sadoali6622 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ascw well done

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 3 หลายเดือนก่อน +3

    WALAHI NASAB NASAB DHALAY BAD TAHAY WAXAA LOO BAHAN YAHAY DAD SIDAA ULA HADLA KUWA MUSHAHARKA XARANTA AH KA QATA SOMALILAND IYAGA OON DACAD UHAYN OO LA SHAQAYSTA CADAWGA SOMALILAND

    • @awelsaid1857
      @awelsaid1857 2 หลายเดือนก่อน

      Kkkkk naa gadyad baa Ku haysa ilka cadeeey kkkk

  • @caliwiil5090
    @caliwiil5090 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xildhibaanada somaliland ee u doodaya jabuuti waxay qiimeeyeen oo keliya basaborkooda ay jabuuti siisay
    Lkn may qiimayn danaha qarka ay u sheeqeeyaan ee ay mushaarka ka qaataan waxaana odhan lahaa dano kale ayey ka shaqaynayaane xibsiga haloo diro

  • @ArfiDualeh
    @ArfiDualeh 2 หลายเดือนก่อน +1

    👍👍👍👍👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @AdenAwliyo-gm9eb
    @AdenAwliyo-gm9eb 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allaah ayaa siyay Pasabuurka iska oy 😂😂😂

  • @ShamseMuxumed
    @ShamseMuxumed 2 หลายเดือนก่อน

    Mar maxamad aabiib waa lodhiman doona

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 3 หลายเดือนก่อน +1

    Pls muuse seediyadii nabad geli hadii muuse berito jabuuti tago so amaanimeysid

  • @wabarisaaq5290
    @wabarisaaq5290 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaa ka qaban kartaa xabshyahow jabuuti waa somali maga somali ha sheegan dheh xabshi ayaan nahay

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 2 หลายเดือนก่อน

      Djbouti ba somali ah bad ledahy af xaarlow ma laba djbouti ba jira mise wa ta anu naqany un ee bulacadaha iyo wasakhda ah
      Somaliland wxa somali odhan uga cabadaysa wa ka karti badnanteda iyo ka horumarnanteda adu bal nosheg djbouti wxy haysato oo nolol dadkedu haystan

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 2 หลายเดือนก่อน

    DOWLADA AMA MADAXWEYNAHA IN UU KALA DIRO XILDHIBAANADA S/LAND

  • @lailaellingsen8840
    @lailaellingsen8840 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkj ciqaaba haduu reer kiina ka duwanaado ku biyacab maxamed kuma iman sidaad rabto waxa loo doortay in uu til maamo in fikirka xun ee beentaa lagugu talaalay 😢😢😢😢😢😢

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 หลายเดือนก่อน

    Guuuuuuuul somaliland viiva somaliland viiva

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 2 หลายเดือนก่อน

    XAMAR IYO GAROOWE XABASHI BAA II DHAANTA. Idinka ayaa la idinka hayaa.
    Dhul Soomaaliyeed Xabashi siinmaysaan. Haddii asalkiinu xabashi tihiin orda oo Xabashi la daga. Habar Xubuusheed baa la idinka maqli jiray. Wadanka Soomaali baa leh.
    SNM wixii ay dhib ummadda u gaystayna way noo qorantahay.
    Waana la isaga daba iman.

  • @alihassan-ro4cr
    @alihassan-ro4cr 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliland waan kula leehay ama usoo dhimo ama xoree kaagama tegayo oowalaaahiya dhax ayaan ahay

  • @ArfiDualeh
    @ArfiDualeh 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xildhibankas oo kale maxa u diday sida uu u hadlay xildhibanada dhuniqatayasha ah sida batun Xxooyaye iyo qaar kaloo badan😂

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 หลายเดือนก่อน

    Guuuuuuuul somaliland geeeesi

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 2 หลายเดือนก่อน

    Ehlunaar Muuse biixi waa in uu wadanka ka eryaa janaraal Nuux Taani ninka ciidamadii Somaaliland laascaanood uga soo cararay!!!!!

  • @sahroabdi-e3f
    @sahroabdi-e3f 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwa dadka xidhaya laynaya miyaanad arag dil Iyo Dhacabaad geysata miyaadka indhaladay

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 2 หลายเดือนก่อน

    Waa in lakala diraaa dhamaantood xildhimaanada

  • @a.h.h4482
    @a.h.h4482 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kan muuse biixi miyaa adeer u ah mise waa digsi xagato

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 2 หลายเดือนก่อน

    Geesi cadawaga somaliland ee xildhibaanada qar ka mid yihiin ee noqday afhayeenada somalia iyo jabuuti

  • @salymanjamal
    @salymanjamal 2 หลายเดือนก่อน

    ❤guul iyo gobanimo somaliland

  • @nima-ayanharounali3997
    @nima-ayanharounali3997 3 หลายเดือนก่อน

    Dhadhan , gofiyaad baahleh

  • @nasriina6617
    @nasriina6617 3 หลายเดือนก่อน +1

    Horta maxaa hada aad kahadleysaa ma taqaan maxamed above waa nin fariida garanayana wax u kahadalayo aduu wax aad ka garaneysid siyaasada ba laakiin xaafdiina ayuun baa qabyaalad ku keentey markaa isga dhuran kkkkkkk

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xidhibaan sifiican baad u hadashay halkaa ka wad difaaca qaranka

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 2 หลายเดือนก่อน

    Ayda oo dhan waa inlakala diro looma baahna xildhibaanada jooga waa in aykala diraa

  • @raageabdullah331
    @raageabdullah331 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wariye ma waxaad ka mid tahay ku la iibsaday?

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 3 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaano xalaala ayaa loo baahanyey sida xildhibaankan oo kale wàar runta ha laysu sheego oo laangaabyada cashuurta maatida ku kibray wax ha Laga qabto oo yaan indhaha Laga qarsan

    • @halimodhinbil5362
      @halimodhinbil5362 3 หลายเดือนก่อน

      Qudhmis abiib waa ninka awdal iska leh

    • @jamaabdullahi4736
      @jamaabdullahi4736 3 หลายเดือนก่อน

      @@halimodhinbil5362
      Awdal muxuu ku haystay xafajadiisa iyo xaarkiisuu cunayee kkkkk ladnaantuba waxay u ahayd intii cashuurta hargaysiyo berbera uu mushaharka ka helaye kkkkkk boorama maxaa kasoo gala dalka kkkkk ma xishoodayaal

  • @saynabxiisxiis7248
    @saynabxiisxiis7248 3 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaano maaha ee halaynaga qabto

  • @salebaanhassan7371
    @salebaanhassan7371 2 หลายเดือนก่อน

    Group ka loogu yeedho garacyada waa in Laga qaado xasanada...

  • @abdifarah4017
    @abdifarah4017 3 หลายเดือนก่อน

    Xildhibanka waxa kaqaldan waxa shaqadisu tahai
    Ma aflagadainkato xildhibano
    Dad so dorten
    Mamaskaxda ismail comar bad kujirta sided u ogatai Wuxi kufikirayo

  • @amalos3435
    @amalos3435 3 หลายเดือนก่อน

    Cadawga guuda ee Somaliand gablkodi badhacay dad weynu dgax haladhcan

  • @mukhtaarmaxamuud5234
    @mukhtaarmaxamuud5234 3 หลายเดือนก่อน +2

    Geesi geesi dhalay hiilka hidaad. Uleedahay oo wad ku abatirsataaa mid aad manta keentay maaha waa ilaa Abid waa soojireen waligeed ba waa hidahaaga taasi

  • @AhmedAli-fz7fj
    @AhmedAli-fz7fj 3 หลายเดือนก่อน +2

    Reer Hargeisow garacaa kuwa parliamentary ah ee racaya cadowgeena. BARKHAD BATUUN MOHAMED Abiib.cukuse laabsalaax.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 หลายเดือนก่อน

    Geeeeesi geeeesi dhalay usheeg

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 3 หลายเดือนก่อน

    WAA IN TALAABO LAGA QAADO LABADAAS XILDHIBAAN EE CANSHUURTII DANYARTA KU KIBREY

    • @abdifarah4017
      @abdifarah4017 3 หลายเดือนก่อน

      Cashurta hai cunan wa cashurti tolkodi so dortai
      Lakin Adigu Cashurta ma bixisid e maxad kahadlaisa

    • @Dulmi_diid123
      @Dulmi_diid123 3 หลายเดือนก่อน

      Ma hooyadda baa cashuurta bixisa