QISADII GABADHII LACIILAY KAFAIDEYSI WACAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 751

  • @mohamedkuresh8520
    @mohamedkuresh8520 4 ปีที่แล้ว +90

    Ani wxn isku daraye shanfaxda iyo xulbada dhagayarahana wxn u isticmalaye shah cml wlh alx ilahay ayay mahd usugnate hada wan Ku gulaysty lkn wlac ayn LA xanunsanahy said mxa xnunka wlca yareya

    • @mohamedkuresh8520
      @mohamedkuresh8520 4 ปีที่แล้ว +8

      Mida kale wxd baratan malin ovulation clamadaha lagu karto tasna ad ayay Ku cawini

    • @marwastarcooking
      @marwastarcooking  4 ปีที่แล้ว +11

      Masha allaah hambalyo allaah owlaad cafimad qamaan oo salixiin ah hakaga dhigo abaayo walac wakabaxee wabilaha hore uun insha allaah

    • @loveyourselffirst7560
      @loveyourselffirst7560 4 ปีที่แล้ว +2

      Marwa Star Cooking oo abayo maxaad igu so kawaabi wayday sawiradi an kuso diray dhagayaraha iyo xabadul rashada ahaa dhanka raaga WhatsApp ka maxaan ka sameeya oo aad igu dhibsatay????

    • @marwastarcooking
      @marwastarcooking  4 ปีที่แล้ว +1

      @@loveyourselffirst7560 goormee ila sohadashay walal anigu ma rag fariintada

    • @aaminomohamed8037
      @aaminomohamed8037 4 ปีที่แล้ว +1

      Shanfax mxa ladhahaaa abyo goorma laisticmalaa

  • @naniaxmedhassan5982
    @naniaxmedhassan5982 3 ปีที่แล้ว +2

    Alhamdulilah 3 sana li qaba waline wax ma dhalin malinkasto si li dhahayay wax ma so wadid miya wan ku dalay ti alle marka laga yimado ninkeyga ina wax u dhalo rerkisa iga horistagay ayaga ku dhib qabo aqiro iyo adunyo ani marwalbo alhamdulilah ban leyahay intey dhib i gesten wali waxan leyahay alle swt haso hanuniyo anigu qurux badan o dhabankeyga yar yahay ayey farxad i diden ina ani iyo ninkeyga farxad ku wada nolano wey no diden marwalbo waxan is dhaha hadey san ku galayan marku wilkoda ka donanayay rer kina mexey u didi wayen intey xaga nolosha anigo waxbo ka samenin igala dagalayan aloow adiga awoodle intey igu sameyen ku samen mayo e adigan ku tala sartay ayakane so hanuni 🤲😪😪🤲

    • @marwastarcooking
      @marwastarcooking  3 ปีที่แล้ว +1

      😭sorry xabiibti illaah faraj qeyr qabo hakuu furo plz I soo wac +254708038966

  • @quruxiwaadiin539
    @quruxiwaadiin539 4 ปีที่แล้ว +34

    Shanfaxda bilabay iso duceya in illahay daawo igu daro asxabey allow gabar walba oo awlaad rabta kuwo bariyal ah dhabteda soo saar aamiin

  • @sarahhhh6597
    @sarahhhh6597 4 ปีที่แล้ว +52

    Yaa Allah Awlaad na sii aniga iyo inta aan haysan yaa jaliil yaa jabaar 🤲

  • @faisafarah3110
    @faisafarah3110 3 ปีที่แล้ว +4

    All right sister I all the time I say that every time they ask you the questions I have a three kids still there asking me like did you stop I don’t know why they asking me that question but I’ll Hamdullah thank you sister 🌸🌺🌹🌷

  • @ruksana578
    @ruksana578 4 ปีที่แล้ว +7

    Mashalah marwo aadbaad umahadsantahy abyo macan jazakalhu kheir anigaa 8sano baa liiqaba cunugii igu horeyay aan dhalay illaahba iga qaty wu saqiiray waqtigi li aroosay ayey aheyd alx hada 5sano kadib illh waxbo ima siin wlhi waxybaha shegeysana waba kuba ligu dhibay alx illaahba owlada haya yaabi intaan heysan owlad salix ah siii🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @haniyamohamed7731
    @haniyamohamed7731 4 ปีที่แล้ว +9

    Rabiyow adiga wax walba haayo raboow igu arsaaq awlaad saalixin cafimaad qabaan iso duceeya wllo🤲🤲

    • @samiraahmed9328
      @samiraahmed9328 4 ปีที่แล้ว +1

      Alle haku siyo mcnto

    • @haniyamohamed7731
      @haniyamohamed7731 4 ปีที่แล้ว

      @@samiraahmed9328 Aamiin xppti jazakallah khayr😍

    • @najmomaxamed3831
      @najmomaxamed3831 4 ปีที่แล้ว +1

      Alle hakuguarsaaqo abyo

    • @khadracumar892
      @khadracumar892 4 ปีที่แล้ว +1

      walal duriyad salixa illahay subxanahu watacala hagu arsaaqo ducada badso istiqfarta badi insha allah alle wakusiin carafo ayaa cawa kow noqonaysa waa maalmo qaali ah qofkii sooma

    • @haniyamohamed7731
      @haniyamohamed7731 4 ปีที่แล้ว

      @@khadracumar892 Aamiin qaali insha allah alle ha i aqbalo 🤲🤲❤

  • @xamdarxahmed3620
    @xamdarxahmed3620 4 ปีที่แล้ว +27

    Masha allaa allaha haysiyo ubad kher qaba aniga iyo inta ubad dona allah aya bixiya dadalka uu jira allaha haka jasa siiyo marwo

  • @smartgirll1611
    @smartgirll1611 4 ปีที่แล้ว +13

    Warwo allah kuxafido abyo hada ayan isticmalayaa xabaturashadki iyada oo shiidneyn ayn malab kudarsadaa caadi miyaa iikusoo duceeya inuu alle awlaad salixiin ah iku arsaqo ani iyo inta ilamidka ah Aamiin yaa rabi

    • @umalkhayrxasan4010
      @umalkhayrxasan4010 4 ปีที่แล้ว +1

      Ameeeeeen yaa rabi alle hayna siiyo oo hayna kala siiyo awlad salixiina

    • @sahrasuge4788
      @sahrasuge4788 3 ปีที่แล้ว

      Amiin amiiin amiin yaa rabii alloow nagu arsaq awlad kher leeh adiga awood leeh yaa rabii

    • @muniiraabuukar6781
      @muniiraabuukar6781 3 ปีที่แล้ว

      Allh kusiyo abaayo makuqeertey

  • @sacdiyocali5692
    @sacdiyocali5692 4 ปีที่แล้ว +11

    Walaalaha owlaada haysa baari allah ugadhigo kuwaan wali curana ilaaheey haku risaaqo awlaad saalixiin ah àamiin aamiin aamiin

    • @samsamali1471
      @samsamali1471 4 ปีที่แล้ว

      Amiin abaayo

    • @sahrasuge4788
      @sahrasuge4788 3 ปีที่แล้ว

      Amiin amiiin amiin yaa rabii alloow nagu arsaq awlad kher leeh adiga awood leeh yaa rabii

    • @afrahmoh2775
      @afrahmoh2775 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa rabi ale haw barakeyo intan haysan an ka mid ahayna hasiiyo qar khayr qaba

  • @seynababdulaahi3817
    @seynababdulaahi3817 4 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa Allaah marwo jasaaka Laahu qeyr. Allaah waxaan weydiisaneyneynaa owlaad saalix ah oobarakeysan kuwa noogana Allaah Hanoo barakeeyo Aamiin

  • @بببب-س1ه
    @بببب-س1ه 4 ปีที่แล้ว +6

    صح كلامك والله اختي الله يسعدك يارب ناس ماتخاف الله تحب تجرح الواحد الله يهديهم يارب😥😪

  • @duniyoxaashi8000
    @duniyoxaashi8000 4 ปีที่แล้ว +5

    TH-cam dadka ugu qiimaha badan Ayaad kamid tahy oo dadkeena ufaiideya illaahey haku xifdiyo marwa istar walasheyda qaliga😘

  • @shukriladan8244
    @shukriladan8244 4 ปีที่แล้ว +46

    Marwo iso ducey aniga hoyo ina noqdo ayan rabaa illahey dartii igu so duceya axbabi owlaad baari ah allaha inagu wada deeqo dhamantena

    • @marwastarcooking
      @marwastarcooking  4 ปีที่แล้ว +3

      Allaah kusiiyo qaali kuwa cafimadqabaan oo salixiin ah

    • @najmomaxamed3831
      @najmomaxamed3831 4 ปีที่แล้ว +1

      Shukri Ladan alle hakusahlo abyo owlad salixa

    • @shukriladan8244
      @shukriladan8244 4 ปีที่แล้ว

      @@marwastarcooking aamiin xbbti

    • @shukriladan8244
      @shukriladan8244 4 ปีที่แล้ว

      @@najmomaxamed3831 aamiin xayaati

    • @asmaabdi9661
      @asmaabdi9661 4 ปีที่แล้ว +1

      Shukri Ladan Allha ku siyo awlad bariyah hno mcn 🙏🏻

  • @ikhlaas-9678
    @ikhlaas-9678 4 ปีที่แล้ว +19

    Wan dareemi karaa aniga 8sano ayan radinayay dhal illahy wuxu isiiyay mantano 2wiil lkn mid aya iga siqire markan dhaley illlahy aya ogaa wixi dhag muxu la I geyte wan qariyay markan uurka yeshey malinki igu siqo kululed 9 gali idhamade ayay kuwa an daris nahy ina ogeyn inan uur ahay ayay igu cayeen dhal la an sa war ima hayan In 2 wiil calosha igu jiraan aduunyo watasa

    • @hilowofficial8440
      @hilowofficial8440 4 ปีที่แล้ว +1

      Caruur badan oo barako leh Allaha ku siiyo xbbti

    • @hayhagranofficial2037
      @hayhagranofficial2037 4 ปีที่แล้ว

      ,Abaayo ilaahay kuwo badan oodku faraxdo oodku indha doogsato oo ilahay iyobrasuulkiisa jecel oo jidkay noojeexeen qaadah oomataano leh hakusiiyo aamiiin yaarabbii 🤲🤲

    • @zeinabaliomar3964
      @zeinabaliomar3964 4 ปีที่แล้ว +1

      Allahu akbar adunyo waa taa waxan alle kaga baryay kuwo badan oo salixiin ah oo sajidiin inu alle kugu arsaqo dhamn inta awlad jecelba

    • @mascuudmouminmohamud4600
      @mascuudmouminmohamud4600 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo walhi wasidaas

    • @muniiraabuukar6781
      @muniiraabuukar6781 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo maa sobisey igu caawi

  • @samirasara8511
    @samirasara8511 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah xabiibti alaah kuu cazuumo janatul firdowza wax badan waakaafaiday qeyr qabto

  • @lajecelnaftauroon2498
    @lajecelnaftauroon2498 4 ปีที่แล้ว +8

    Marwa cadey abaayo inti owlaad radineso sideyda okale allaha ku irsaaqo ku baariyaal ah o caafimaad qabo Ani wan qasa subaxdi waan shiida sow caadi mahan ama biyaha bes allo bahanyahay

  • @hibofarahbuuh8348
    @hibofarahbuuh8348 4 ปีที่แล้ว +5

    Mashaaa allaah marwalba waadnoofaa idaysaa wlshy qali jasaakalaahu khayran markahore illahay ayaa hadle marka xigta illahay abaalkaga janatul fardhawsa haka dhigo cajal aad sodhigtay ayaan kufaa iday waxaan rabayna kuhelay illhay haydaayo marwalba shukran

    • @marwastarcooking
      @marwastarcooking  4 ปีที่แล้ว

      Maaha allaah xabiibti alaah Ku barakeeyo

    • @caishacuud1140
      @caishacuud1140 4 ปีที่แล้ว

      Hibo
      Kee ka faidey xabibti ii faideey

    • @hibofarahbuuh8348
      @hibofarahbuuh8348 4 ปีที่แล้ว

      @@caishacuud1140 wllo labageed ayaan cabay dhagare iyo shinfax ayaan cunay markaa igfashan ayaa mudo sanad ah idhibay alx waankacafimaaday sanad iyo 9bilod ayaan reer lahaa alx uur ayaan ahay da

  • @AsmaMohamed-rf3ex
    @AsmaMohamed-rf3ex 11 หลายเดือนก่อน

    Marwa wll jasaaka allaah khayr aljasaa wll lanbarkaaga ayaan ubahanay inaad ilataso ayaan rabaa ee isoo qor qaali

  • @umuayman4285
    @umuayman4285 4 ปีที่แล้ว +2

    Wallaahi waa run yaan lagafin illaahow kubaan hesto kuba bariyaal ah iga dhig kub kaloo bariyaal ah isii intaan haysanine sii owlaad salixn ah nasii dhamaan ten ita muslimiin ah

  • @wardaabdi4951
    @wardaabdi4951 4 ปีที่แล้ว +40

    Iso duceya wllayal inu alle matano igu arsaaqo aniga iyo inta rabtaba yarabi adomahagiban nahay nagu arsaaq aniyo walalahygaba

    • @umalkhayrxasan4010
      @umalkhayrxasan4010 4 ปีที่แล้ว

      Ameeeeeeeeeeen alle hayna siiyo oo hayna kala siiyo awlad salixiina

    • @kowsarcabdiraxmaan3271
      @kowsarcabdiraxmaan3271 4 ปีที่แล้ว

      Aaamiiin Aaamiiin Aaamiiin yaa rabii illahay isaga raxmaad iyo awod badane ha inasiyo matano iyo qar kaleba o barakaysan o baariya

    • @Somalia2020
      @Somalia2020 4 ปีที่แล้ว

      aamiin yarabi yaraxman

    • @amiishamohamud7501
      @amiishamohamud7501 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin allaah ha inagu arsaaqo

    • @iqrodheeman1447
      @iqrodheeman1447 3 ปีที่แล้ว

      Amiiiin yaaa rabbi abaayo waxaad u faraxdo alle Haku siiyo iyo waxaad niyada ku haysato walaasheydiyey

  • @أمفاطمة-ت4ي
    @أمفاطمة-ت4ي 4 ปีที่แล้ว +21

    Ani qofkasto I waydiyo waxaa ugu jawabaa ilaah Ayaa haayo waqtigoo isiin lahaaa Aya dhiman lkn suaasha markii lagu waydiyo ayaba ku dhawaaqeyso allaha naga dhigo kuwii ku samro qadarta rabii yaaaa allaaaaah

    • @najmomaxamed3831
      @najmomaxamed3831 4 ปีที่แล้ว

      Umu munasar Umu munasar alle hakusahlo abyo owlad salixa

    • @أمفاطمة-ت4ي
      @أمفاطمة-ت4ي 4 ปีที่แล้ว

      @@najmomaxamed3831 aaamiin qaali shukran

    • @farxiyoxussen6846
      @farxiyoxussen6846 4 ปีที่แล้ว

      Amiin Amiin abayo

    • @queenali9475
      @queenali9475 4 ปีที่แล้ว +2

      Abyo suuratul baqro aqriso xbbty intaa oowaalda heesan alle ha siiyo

    • @أمفاطمة-ت4ي
      @أمفاطمة-ت4ي 4 ปีที่แล้ว

      @@queenali9475 shukran jazaakilaah qeyr xabiibtii aamiin dhamanteen

  • @naimayusuf9186
    @naimayusuf9186 4 ปีที่แล้ว +47

    Wlh been ma aha anee I heestaa arintas waliba wiilka I qabo iyo cidiisaba dhaga hdl NAFTA leyga qaaday hadna bilooyin ka dib gurigeyga dartooda u dumi rabaa waa ciishooday waa ooye inta la ooyo iyo in ka badan intaan ka badan sabar wuu iga dhamaade waxnba ku duceestay anoo ooynaya inuu alle iga siin awlaad ninkaan 😭😭😭😭😭😭

    • @Hajj629
      @Hajj629 4 ปีที่แล้ว +16

      Subxanalaaah abaayo ninka ku qawo cidiiisa hadey kugu dhibayaan maxaaa ilmo u dhali weysey waaa jaahiliin wlhiii soomalideyna dhan aaana saaas u badan ani halsano liii qabaaa alhamdulilah cid iweydiiso malahan maxaaa uur u yeelan weysey ama suaaalo qaldan becouse qof adag aaa ahay kiii iweydiiiyaneh waaaba haruufaaa dib danbe iima weydiiyaaan😂 adneh abayo adkeyso

    • @xamdarxahmed3620
      @xamdarxahmed3620 4 ปีที่แล้ว +4

      Abaayo astaqfarta bari noloshada adke allahana siiiyo si dg dga

    • @marwastarcooking
      @marwastarcooking  4 ปีที่แล้ว +9

      Ax sorry macaanto allaah xaqa hatuso dadka SAA kuu galaayo rabi waxaa jeceshahay hakusiiyo macaanto

    • @sumaya8506
      @sumaya8506 4 ปีที่แล้ว +3

      Uwadka adi maa hayo markey saas kul hadlyan abayo ala hakusiiyo wax barka qawo

    • @samiraahmed9328
      @samiraahmed9328 4 ปีที่แล้ว +8

      Wlo mcney ha niyad jabin ilhy wuu ku siin mcnto isha allah istiqfarta badi ilhy bari ilhy naxaristisa haka qusan waad helaysaa isha allah anba 2 sana guri leyahay weli ma helin uur lkn ilhy naxaristisa kama qusan isha allah one day ilhy waa inaga farxin adiyo ani iyo intii islama ee aan ubad haysanba dadkaas ku dhibanaya dhag haw dhigin

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha.Allah tabaaraka Raxmaan binti osman maxamed xabbti jazaakallaahu kheyr mca badan Alle haku barakeeyo qaaliyey Aduunyo oo nimco ah Aaqiro oo jano fardowsul Aclaa inshaa Allaahu Rabbi haku siiyo dhaamaan intii kurbo hayso oo owlaada dhan keeda ah &Wax walba oo culays ah Rabbiyow ka qaad Adiga Qaadi ah xabbti kun iyo kow jer aa mahadsan tahay ❤❤💋👑

  • @ikranabdi2114
    @ikranabdi2114 4 ปีที่แล้ว +15

    Iso duceya azxbey in ilaahey walaad isiiyo ilahow awlad zalax ha iziiyo adinkana zido kle

    • @Shoddyontheblock
      @Shoddyontheblock 4 ปีที่แล้ว

      Asc amiin amiin yaa rabi illaahow ku sii owlaada baari

    • @canbarocali5763
      @canbarocali5763 4 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahay hakugu risaqo awlad salaxa aamiin isha alaah

    • @fahmohassan4084
      @fahmohassan4084 3 ปีที่แล้ว

      Rabi haku siiyo abayo

  • @lalimohmmed5525
    @lalimohmmed5525 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah qeer iyo ducada iyo waanada ay kugu jeclaaday janada fardoso allah nugu kul miyo

  • @ayanyaan2226
    @ayanyaan2226 2 ปีที่แล้ว +1

    6 bilood ayaan guri leyahay family wilka ayaa I heystan alloow owlad bari ah I irsaqey

  • @najmomaxamed3831
    @najmomaxamed3831 4 ปีที่แล้ว +6

    Sax waye aniga isticmalay wlhi xabatu rashadka oo alle igusaciday alxamdulilah xulbada xita waan isticmalay mash allah alle intan ubad haysan hakuarsaqo yaa rabii

    • @ubaxsacad7073
      @ubaxsacad7073 4 ปีที่แล้ว

      Sidee u isticmashay wllo

    • @najmomaxamed3831
      @najmomaxamed3831 4 ปีที่แล้ว

      Abyo waxan uisticmalayay koob caano qandac ah iyo halqaando cabatu raahaad ah iyo qaando buuxda oo malab ah saasan samin jiray subaxii iyo habeenkii masha allah wuu igusaciday alxmd

    • @najmomaxamed3831
      @najmomaxamed3831 4 ปีที่แล้ว

      Xabatu rashaadka marka hore waa miro waan shiiday anigu

    • @najmomaxamed3831
      @najmomaxamed3831 4 ปีที่แล้ว

      Xulbadana waxan sameynjiray ayadana koob biyo qandac yar ah iyo qaando hulbo ah iyo labo qaando malab ah hulbada aad ayay uqaraartahay

    • @ubaxsacad7073
      @ubaxsacad7073 4 ปีที่แล้ว +1

      Haye xabibti mahadsanid xabatu raashka qadhoodh miyaa sida xulbada

  • @keepgoinoffcel1043
    @keepgoinoffcel1043 4 ปีที่แล้ว +13

    Asxabta mesha kujirto iso duceeya in alle i guarsaqo owlaad salixiin aah aniga iyo intan heysaniin

  • @xaliimomaxamedonlineshop183
    @xaliimomaxamedonlineshop183 4 ปีที่แล้ว +15

    lkn walaale dadku inta badan markay is waydiinaayaan uur maleedahay waa laxawsi iyo inay ku farxaayaan in qofkaas ilaahey owlaad siiyo, ilaahey owlaad barakaysan hana siiyo, mudo 11 sano ah ayaan guri leeyahay wali ilaahey ayaan sugaa asxaabeey isoo duceeya aniga iyo inta ila midka ah🤲

    • @iimaanali1542
      @iimaanali1542 4 ปีที่แล้ว +1

      Allah kugu arsaqo awlaad salax abaayo matanoh matanoh insha allah

    • @sucdiqaali16
      @sucdiqaali16 4 ปีที่แล้ว +1

      Abyo mcnto allah kusiyo kuwo salixin bariyin akhiro aduun ku anfaco

    • @samiraahmed9328
      @samiraahmed9328 4 ปีที่แล้ว +2

      Allehakugu arsaqo wlo awlaad bariya istiqfarta badso isha allah ilhy wukusiin ubad badano baariya

    • @xamdarxahmed3620
      @xamdarxahmed3620 4 ปีที่แล้ว +1

      Allahaku siyo si dg dga

    • @khadracumar892
      @khadracumar892 4 ปีที่แล้ว +1

      asc walal illahay subxanahu watacala awlad salixana hakugu arsaqo adiga walalaha aan haysanin walal ducada rabi badi istiqfaarta badi carafo ayaa caawa kow noqonaysa waa maalmo qaali ah kafaaiidayso

  • @fatumaabdullahi1861
    @fatumaabdullahi1861 4 ปีที่แล้ว

    Shukran jazakallakheyr MashaAllah jazakallakheyr thanks alot.

  • @ayanahmed9076
    @ayanahmed9076 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc maansha allaah kelmadaha aad ku furfuranayso baaba la heli karin maansha allaah abaayo aad aan kuugu hanbalyeynayaa inuu raxmaanka kelbadahaas carabkaaga ilaahay ku sugay raxmaankay ku sugnaatay mahadaas alxm abayo shukran waa barnaamij fiican mansha alaa

  • @ismahaanmohamed2324
    @ismahaanmohamed2324 4 ปีที่แล้ว +6

    5 bil ayaa reer leyahy iso duceyaa in aalle igu arsaqo awld

  • @marwoahmad3528
    @marwoahmad3528 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wlhi anoo dawanaya ayaan farxay allow awlad kheyr qabta isii ayaa rabi

  • @أمفاطمة-ت4ي
    @أمفاطمة-ت4ي 4 ปีที่แล้ว +5

    Abaayo marwa muudowca aa ka hadashay dadka saas Ayee u badan yihiin Qofki ne fikir ayuu is galinaaa lkn alxmdullillaah ilaaah Ayaa loo. Cararaa shaydaan Kane wuu kaa sii faaidesanaaa marka inta awlaad raadineyso ani allaha siiyo owlaad baari yaal ah intii haysto ne allaha u barakeeyo yaaa allaaaah

  • @aaminoqurux7779
    @aaminoqurux7779 4 ปีที่แล้ว +5

    m.a mcntooo 9 bilod aya liqaba wali uur maqadhin mantaaa ayan dhagayarhaa bilawee allh dawa haa iga dhigooo isoduceya walalhey qaliga ah

    • @aragsanfarah5835
      @aragsanfarah5835 3 ปีที่แล้ว +1

      Ameeen alle kuwa khyr qaba alle haku siiyo wlshy uur mayeelatey anigaba hada bishii 9 ibilameysaa mana lahi uur iso duceey

  • @amalali9188
    @amalali9188 3 ปีที่แล้ว +2

    Maash allaah.abaayo allaah kuxafido wlh hada ayaan arkay yutubkaaga wlh waxaad tahay qof qaali ah diinleh.

  • @ayaanomar7284
    @ayaanomar7284 4 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah ilah ha ubarakeyo inta aan heysan illah haku arsaqo awlad baari ah oo barakeysan

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 4 ปีที่แล้ว +4

    7 bilood la i qabaa wlhi malin ana la i weydiin maleh cajiib🤔 dadkan waxba ka si ah ilahay baa owlaada haya ilahay umadaan xaqa ha fahansiiyo🤲

    • @Zaam495
      @Zaam495 4 ปีที่แล้ว

      😭😭

    • @ahmedfarey4379
      @ahmedfarey4379 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo aniga 2 sano ayaala iqabaa maalin iyo habayn maxaa dhashay maxaakugu dhacay oo udhali weyday maxaa cidakusoo kordhay subhanallah su.aal qaldan bdnaa

  • @aminaabdullahi2127
    @aminaabdullahi2127 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc walalahey qaaliga igu so duceeya in Alle igu arsaaqe ubad khery qaba aniga iyo intii ila midaba waa bil rabadaan Allahumaan aamiin yaa rabi

    • @Sagalroob
      @Sagalroob 3 ปีที่แล้ว

      Amiin Huno illlaaahay ha nasiyo awlad salix Ah illlaaahay hanasiyo

  • @qalimaxamedxusen3685
    @qalimaxamedxusen3685 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashalah abaayo macan aniga 10sano ayan dilmooyaa wana samrooyaa alxamdulilaah mahad alaa usuknaatay wiilkii hore waa iga dhintay hada dhaw ayan guursaday 9bilod ley qabaa qofkastane wali waxma dhalin miyaa shib ayan dhahaa marka dhib malahan alxamduli lah

    • @umuiqraaahmed4686
      @umuiqraaahmed4686 4 ปีที่แล้ว

      Owlaad salixiin ah allaha kusiiyo abaayo

    • @nimcomed7065
      @nimcomed7065 ปีที่แล้ว

      walaalo ilaahay awlaad aadkufaraxdo haku soiyo

  • @farxiyoosman4047
    @farxiyoosman4047 4 ปีที่แล้ว +5

    ماشاالله تبارك الرحمن حيبتي جزاك الله الجزاء

  • @aminasalaad9184
    @aminasalaad9184 4 ปีที่แล้ว +4

    Asc abayo mcne anigu waxan ku khairay shanfaxdi abayo ilahay ajar iyo xasanad haka siyo amiin amiin ya alaah

  • @umuanaschannel8648
    @umuanaschannel8648 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi been mhn ilaahayw noogargaar qaadir adigaa ah intii haysato ubarakee intii aan hysan sii allow alle noo nxariiso naxariistada kma quusan yaa rabi

    • @sahrasuge4788
      @sahrasuge4788 3 ปีที่แล้ว

      Amiin amiiin amiin yaa rabii

  • @anfacmaxamed1430
    @anfacmaxamed1430 4 ปีที่แล้ว +2

    Mash alalh mash alalh Ilaheey hakubarkeeyo abaaayo hadaan kugu sobiiray mahdsanid walasheey xaqiiqo weeyaan owalad baari ah Allheey naa siiyo Intii heestanaa Allhaa ubarakeeyo

  • @malaak10le
    @malaak10le 4 ปีที่แล้ว +6

    Somali Waa dad jaahiliin ah intooda badan 😭💔

  • @hodanmahamed4515
    @hodanmahamed4515 4 ปีที่แล้ว +1

    Maaansha allaaaaaah marwo walaahay khayr loosoo diray hablaha somaliyeedayaad tahaye alle hakubarakeeyo awlaaada alaaa bixiyee ilaaha haku arsaaqo intii dhibanba ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @munamaxamuudmaxamedawkhala9461
    @munamaxamuudmaxamedawkhala9461 2 ปีที่แล้ว

    Mnsh khyr allha ku siiyo wll .gabadah khyr iyadanah khyr allha siiyo

  • @leiladagane4086
    @leiladagane4086 3 ปีที่แล้ว

    Thanks macanto illahey qeyr haakusiiyo inta aa nofaideysid. Ameen

    • @nuuracumar7264
      @nuuracumar7264 2 ปีที่แล้ว

      Mansha allah Mario xabibti ilahay haku barakeyo qali wanagsan ayan ledahay jasakalah khayar

  • @zuheylomohaa1078
    @zuheylomohaa1078 4 ปีที่แล้ว +2

    Xabiibti wlh beentaa maaha Somali hadaanahay qofka dhiban mesha uukadhibanyahay aan kuceynaa ilaah halaga cabsado aaqiro waraa jiro marwa abaayo ilaahey janooyinkiisa mida ugu sareyso hakugu cazuumo gabdhabadan wacawisay ajir alaah kaasiiyo

  • @kaafiyosalaad4378
    @kaafiyosalaad4378 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wllshy manta waan kugu cusbahey aad ayaana clipyadaada uga heley ilahey haku xafido 👍👍👍❤❤

  • @nimoabdikadirabdullahi9105
    @nimoabdikadirabdullahi9105 4 ปีที่แล้ว +2

    Ameeen ameeeen mamo marwo allah nawada siiyo owlad anku wada faraxano inta haysatana allah ubarakeyo.ameen ameen

  • @ayaanibraahim6531
    @ayaanibraahim6531 3 ปีที่แล้ว

    Amin ale hanawad siyo caruur salixina itahesatna ale haubarkeyo amin

  • @faizaahmed5729
    @faizaahmed5729 2 ปีที่แล้ว

    Mash Allh tabrakalaah abyo mcn adoo kale Allh noo badiyo xabibiti❤️🤲🥺

  • @sundusahmed1341
    @sundusahmed1341 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash alah marwa qaali jazaakilah kheir barnamish fcan ayad kahadlysa dad badan awlaad haysan ilaheey awlaad hasiiyo ❤❤❤🤗🤗🤗

  • @anabhussein2843
    @anabhussein2843 3 ปีที่แล้ว

    Ilaaah haku barakeyo xbibti wan kaqiirooday, waa runtaa xbibti in ladhooro qalbiga bani,aadamka

  • @NIKEKIIONE
    @NIKEKIIONE 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc marwa aad ayaan ku salamay ale haku xafido

  • @zamzamcaalim5054
    @zamzamcaalim5054 4 ปีที่แล้ว +3

    Marwa caadadeyda maasha allah bilwalba waan helaa alxamdulilaah dhaqaatiir dhowr jeer ayaan taga xabiibti gabdheyda lixsano ayey jirtaa kadibna madhalin jawaab xabiibti

    • @iimaanali1542
      @iimaanali1542 4 ปีที่แล้ว

      Allah siyo gabdhad walalo badan dr fican la xaririh isnah nafaqeh fakarka jojih

    • @zamzamcaalim5054
      @zamzamcaalim5054 4 ปีที่แล้ว

      @@iimaanali1542 aamiin mahadsanid jazaakalaah qeyr

  • @fardowsaahmed3693
    @fardowsaahmed3693 4 ปีที่แล้ว

    Marwo Abaayo ayaa ku jiro isoo ducaya dhamaan walalo Somali oo dhan. 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @fatoumahassan7826
    @fatoumahassan7826 4 ปีที่แล้ว +2

    Astakfirullah allah hasiyo ku maxrum bi turiiya saliixa amin.jasakallah kheireen habibti

  • @qalanjoosman6168
    @qalanjoosman6168 4 ปีที่แล้ว +1

    Marwa waxaa n la wadaagayaa walshay waxaan jeclahay gabar dumashifeey ah oo waligeed wax dualin soonkii hore ayaya uursay mudo ka dib waana ka dilmen marka walalayaaloow waana iyo duco waan idinka sugayaa gabadhaas aad ayaan u jeclahay dumashidey iigu Soo duceeya inta muslaim ahana Allah siiyo kuwa qaye badan inshallah

    • @simanstyle5949
      @simanstyle5949 4 ปีที่แล้ว

      Ilaahow awlaad caafimaad qaba sii iyada iyo intui islaam ah

    • @hanaaniitahanaaniita3247
      @hanaaniitahanaaniita3247 4 ปีที่แล้ว

      Allha siiyo ma xalima scdiyo ba qofkas abyo

  • @RAHMOCOOKINGBEAUTY
    @RAHMOCOOKINGBEAUTY 3 ปีที่แล้ว

    Wcs wr wbr wandownaxay hbbty shukran sidhadh nolawadhsgtey qali

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc Ukhtifillaah Marwa .Alle SWT ha inagu kulmiyo firdowsal Acla Aamiin, Ukhtifillaah sual ban raba inan ku weydiyo siden ku la hadli kara? Wa Jzklh kheiran jaza Ukhtifillaah ♥️

  • @farxiyaali1713
    @farxiyaali1713 4 ปีที่แล้ว

    Asc wallo hada Ayan kugu soo biiray haa walahi aniga xata midas i soo martay xataa waxay dhihi jireen naagta waxa lo guursada inay dhasho alxamdullh ilahay aya iiga hiiliyey ilahay isku xidha walalayal markasta oo qof hadal aa dhibsanasid lagu dhoho 2rakcadood tuko sujuuda Allah kubarya walahi Allah kuma hoo jinayo

  • @ummusihaam5242
    @ummusihaam5242 5 หลายเดือนก่อน

    jazaaklaahu kheyra abaayo marwalba wa lakulana arintas abaayo

  • @aaminaedebzan4689
    @aaminaedebzan4689 3 ปีที่แล้ว

    Awlaad khyr qabto Allha siiyo inta an haysan een ka mid ahay
    Inta haysatana allha ubarakeeyo

  • @nimcoaxmed9605
    @nimcoaxmed9605 3 ปีที่แล้ว

    Shugran xbbti khayr Alle haku siiyo

  • @fardosoabdilleomar2317
    @fardosoabdilleomar2317 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Abyo manta waa xanaqaday hee sabar

  • @Farduusxaajiahmed
    @Farduusxaajiahmed ปีที่แล้ว

    Aamiin

  • @umahmedsheikh9326
    @umahmedsheikh9326 4 ปีที่แล้ว +1

    Shukran xabiibty qaali ilaahey haku barakeeyo ❤️❤️

  • @hamdaabdilahi1017
    @hamdaabdilahi1017 4 ปีที่แล้ว

    masha allh wllo mcn wlhyi maanta igu kaa horaysa alle swt haka abaal mariyo wali gabar yar ah gurigii hooyo jooga lkn waayo arah ka baranaya insha allh mcnto

  • @umufadmiina9490
    @umufadmiina9490 2 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo waa ku salaamay abaayo aniga ayaa dhibkaas iheesto ilaah ha isiiyo isoo duceeya hal gawar ayaa ii jogto alaah ii dhaafo yaa rabi amiin

  • @khatramohamed1562
    @khatramohamed1562 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallhu kheir hbbte

  • @umuxubi6570
    @umuxubi6570 4 ปีที่แล้ว +3

    Ano dageysan ayaaaaan farxay mshlh ilahow igu arzaq abayo iguducey inu ilahay isiya yaaaaaa alaaaaaah

    • @xamdarxahmed3620
      @xamdarxahmed3620 4 ปีที่แล้ว

      Allahaku siiiyo wl

    • @ruksana578
      @ruksana578 4 ปีที่แล้ว

      Allaha kusiyo abyo owlad salix ah

  • @sadrixaaji9442
    @sadrixaaji9442 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah mcnto jazeekallahu kheyr allaha ku barakeyo

  • @shamsocabdulahi50
    @shamsocabdulahi50 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla abayo waxa mahadle allh okarsiyay arintan marks labad abayooy makasayi waxan kugu duceyo wllhi ilahow ajir iyo xasand kasi labadii Walid ekukenty dunida korkeda ka abal mari wnku libanay wllhi geda adso galisy xabatu rashada mahdsnd mcnto💋💋💋♥️♥️

  • @jamiilajalaqsan_official1819
    @jamiilajalaqsan_official1819 4 ปีที่แล้ว

    Jazaakallah qeer abyo abayana illaahey ha udesto ilmaha

  • @fatumahamdun989
    @fatumahamdun989 4 ปีที่แล้ว +1

    Ani dhegayaraha si caadi iskaga isticmala waxabo dhacdey coobki dhalada anku isticmali jirey xaley asago iigu diyaarsanyahay wuu qarxey xaaji iimo joogo ilaah marku ii imaado awlaad hainagu arzaaqo iyo inta kale ila midka ahba

  • @muniiraabuukar6781
    @muniiraabuukar6781 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo waxaan jogaa muqdisho igu caawi ee la isoduceeya in allh aaw laad isiiyo aniga iyo dhamaan

  • @ismacilmaxamedmacow36
    @ismacilmaxamedmacow36 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allah alle hakubarakeeyo abaayo lkn xulbada wee dha dhareresa lama cabikaro marbaan isku dayay waan cabi waayay ma jiraa qaab aab dharer laheyn

    • @safiyaalihirse8041
      @safiyaalihirse8041 4 ปีที่แล้ว

      Waxaad ku darsataa caano boore iyo xogaa timir ah iyo halqaado oo xulbad ah isku shiido halkoob biyaha ka dhig marka habeenkii biyo ku radi xulbada ayada kaliya waa qaraar

  • @fadumoaadan8403
    @fadumoaadan8403 3 ปีที่แล้ว

    Runti waa wax na dhibay hablo badaan oo aan awlaad haysan anigaba saas ayaan ahay runti dadku waa idhibeen lkn waan samra waxaan dagana magalo aad ayaa dariisku i dhibi jireen lkn waan samri jiray taa waxa ka daran markaan guray oo magalo kale dagay waxaa igu dhacday mid ka daraan qof walba wuu i waydiiya naa caruur ma haysatiid miyaa waxay idhahaan xitaa ninku bari ayu kaa tagi runti waa ooya lkn alle ayaan xasuusta allxm alle ayaa mahad leh isgaan ka sugaynaa dhamaantayo awlaad lkn somalidu waa daad aan diinta aqoon wlhy wayo wax alle kernay ayeey dadka ku dhibaan isoo duceya ani iyo inta dhibanba in alle u farjo inkasto alle wuxuu keeno aan ku samrayno alcmdulillaah

  • @raxmadhagacade5351
    @raxmadhagacade5351 2 ปีที่แล้ว

    Marwo wanku salaamay wllo qaali taas aad ka sheekaynayso anaay ugu dhacday 3 bil anoo aroosa ayaa nafta la iigu keenanay naa uur miyaadan lahayn maxaa kaa qaldan marka alxmdulilaah ilashah 2 caruur wuu isiiyay 2 gabdhood ayaa ii jooga hada laakiin 4yeears ma dhalin hadaa hadana laygu bilaabay naa maxaad la naaxi wayday dhashiinawaadiga iska daayaye markaa abooyo ila tali gabadhayda yar 4years ayay jirtaa wax uurana ma lihi

  • @Beeli495
    @Beeli495 4 ปีที่แล้ว

    Iisoo duceeya in illaahay owlaad isiiyo walaasheena way noo dadaashaa dabiibkay noo faaiidayso qayr alle haka siiyo anagana alle hanagu anfaco

  • @fardowsoyusufxuseen2664
    @fardowsoyusufxuseen2664 4 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خير الجزاء اختي

  • @foos7330
    @foos7330 4 ปีที่แล้ว

    Asc asxaabta maasha alah aad u jeclahay surah taha ayada aad ku furtay jazaakumu lahu qeyr 🤲💕💯🙋‍♀️

  • @HafsaHworld
    @HafsaHworld 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah Xabibti Allah ha ku barkeyo jazakallah kheyr 😍

  • @qalanjoosman6168
    @qalanjoosman6168 4 ปีที่แล้ว

    Asw walalayaasha meeshan KU jira iisoo duceeya aniga waligeey waxaan jeclaaa madaano iigu duceeya kuwa qayre badan in Allah isiiyo

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah ellahay baari ha uga dhigo wallashas

  • @haalaabdihalim3852
    @haalaabdihalim3852 4 ปีที่แล้ว +1

    Xabiibtii marwa allah waxn kaga baryaa aduun fil nicma aaqirana fil jannah abayo

  • @xafsocalixafsocali6322
    @xafsocalixafsocali6322 4 ปีที่แล้ว +1

    Maamo alha ku bara keeyo adun&aqirabo

  • @lalimohmmed5525
    @lalimohmmed5525 2 ปีที่แล้ว

    Amin yarabi

  • @hamdisheikhnuur1970
    @hamdisheikhnuur1970 3 ปีที่แล้ว

    Asxpey ilah oowlad isiiyo isoduuceya inta ilamid ah ilah haacafiyo owlad alaah hasiyo

  • @fatoomja3990
    @fatoomja3990 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walshey ilahey haku xafiido shugran ad ayan ku jecelhay

  • @nahyancooking442
    @nahyancooking442 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah marwa horey u sosoc jazakallaah khayran xabibti

  • @najmomaxamed3831
    @najmomaxamed3831 4 ปีที่แล้ว +4

    Abyo waxan kuweydiina xulbada intan dhalin kahor waan isticmalijiray lkn markan dhalay kadib maisticmalikartid dad dhahaayo ayan arkay waayo aniga waa layguqalay babygayga

  • @deeqcade7995
    @deeqcade7995 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah allaaha kubarakeeyo wan isticmaalaa insha allaah 4 bilooduu igamaqanyahay 4sanaa leyqabaa owlaadmadhalin caadadaana way igawarersantahay san ugursaday dhaqaatiirbadanaa aaday waxmaqabtidey idhaheen abaayo

    • @adoontialle1425
      @adoontialle1425 3 ปีที่แล้ว

      Abayo ame umu sibyaan ku haaya kuwa daawo dhireed ka aya kaso hele

  • @surmindiqalawqalaw2104
    @surmindiqalawqalaw2104 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan ahay marwo laba sano dagan aana weli uur yeeelan ninka reerkiisuna igu kaceen weliba gurigii aan daganeen nalooka soo saaray alxm aniyo asaga allah baanka sugaynaa awlaad saalixa plz iiso duceeyaa 😭😭😭🤲🤲🤲 ichallaj inaan noqdo hooyo oo aan dhabta saaro ilmo aaan dhalay

    • @marwastarcooking
      @marwastarcooking  4 ปีที่แล้ว

      Ax sorry xabiibti allaah ha ku siiyo owlaad cafimad qabaan oo saliin ah

    • @surmindiqalawqalaw2104
      @surmindiqalawqalaw2104 4 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo mcn ado raliya xulbada ayadoo shiidan ma isticmaali karaaah mise abaayo iiso jwb si aan u ogaado

    • @sahrasuge4788
      @sahrasuge4788 3 ปีที่แล้ว

      Ilahay awlad kher leeh haa kugu arsaqo

    • @muniiraabuukar6781
      @muniiraabuukar6781 3 ปีที่แล้ว

      @@surmindiqalawqalaw2104 allow kusii abaayo maistecmashey maku qeer tey

  • @khadrasharif3633
    @khadrasharif3633 2 ปีที่แล้ว

    Alhamdullah Alhamdullah

  • @hawasharafwaasax3065
    @hawasharafwaasax3065 4 ปีที่แล้ว +2

    asc abayo ani waxa laiqabaa 3sano walina wax mahelin marka dhiga imanayo xanun aa darema marka abayo ila tali

  • @najmamaxamaed9726
    @najmamaxamaed9726 3 ปีที่แล้ว

    Aniga waxa isaqaban 5san isoducey inu illahay isiyo caruur insha Allah 🤲🤲🤲

    • @niimonature8291
      @niimonature8291 3 ปีที่แล้ว

      Aaaamin Aaaamin yaa rabbi wll dhamaanteen 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

    • @nimcomed7065
      @nimcomed7065 ปีที่แล้ว

      ilaahay hakusiiyo walal qaar khayr qaba ood ku indho doogsato