ISKU DARYEEL DAAWADAAN DHAMEYSTIRAN?!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • #adigaisahaaw

ความคิดเห็น • 146

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 2 ปีที่แล้ว +6

    Asckm masha allaah eebow nabad iyo naxariis badan dalka iyo dadka somaliyeed Eebow nasii yaarabi

  • @user-ep3jp9wr9r
    @user-ep3jp9wr9r 2 ปีที่แล้ว +2

    Shukran habo wadanka wuu yalaa suuqa bakaraha ayaa laga helaa qeebta malabka iyo xabad soodada

  • @aniisoomar8898
    @aniisoomar8898 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah xafidullah barkallah tabarkallah jizakallahu kheeyr 🤲🤲🤲🤲

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 ปีที่แล้ว

      Maasha allha Tabarkalaah Xabibti jisakalahu qeer badan sii wanagasan baa nogu faidesa aqonti aad soo baratay waxad uga faidesay Walalahaga Somaliyeed mel walabo ay ku nol yahiin waxan ku lahay qeer badan

  • @hindmohammed7410
    @hindmohammed7410 2 ปีที่แล้ว +5

    جزاك الله خيرا أختي الكريمة
    متوفرة في الخليج

    • @fadxiyaxaddi6423
      @fadxiyaxaddi6423 2 ปีที่แล้ว

      Walaashay mahadsanid ilaahay hakaa abaalmariyo
      Hargaysa
      Waxaalagahelaa
      Bushaarooyinka
      Sida
      Aspirins
      Ookale

  • @zainabdegenchannel3915
    @zainabdegenchannel3915 27 วันที่ผ่านมา

    Hargeisa meel walba wuu yalaa masha allah

  • @xayaatsiciid697
    @xayaatsiciid697 ปีที่แล้ว +2

    Hargaysa wuu yaalaa meelo aad u badan masha allah

  • @duniyamuse4729
    @duniyamuse4729 2 ปีที่แล้ว +2

    Jizaakillahu khayran walaal waxbadaan kafaiday. Aniga waxaan isticmalayaa mudo waan shiida marka intaa shiidan iyo mida nool waxaan Galiya talagada. Intaa shiidan capitan kudarsada cabitaankasna waxaan caba ilaa 2 bari ama 3 bari. Marka abaayo macadamia mise waan badalaa

  • @Aragsanahned1558
    @Aragsanahned1558 3 หลายเดือนก่อน +1

    Timahana aad ayuu igu ficnhay wuna dhereyaa timaha 👍

  • @Sadiyatv-q2v
    @Sadiyatv-q2v 6 หลายเดือนก่อน

    Asc Naciima qeer Allahkusiiyo xbbti waadku mahadsan tahay waad noo faaiideysay❤

  • @piixez7425
    @piixez7425 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah walaal waxaaladhehaa buduuru kitaan

  • @Sacdiyoabdullahi-bi5pt
    @Sacdiyoabdullahi-bi5pt 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Naciimo Abaayo xaba Rashaad iyo bedrat kitaan wey is shabahaan
    Chia mar dhaw ayasn maqlay
    Lakiin labada kale horey ayaan u aqaanay oo Qaahira Yaan ku arkay
    Lakiin sida adiga kaaga faa ideysta uma aqooni wax yar ayaan ka aqaanay inuu u fiican yahay
    JazaakAllahu kheyran
    Barakallahu fiiki

  • @Aaminosuleyma2525
    @Aaminosuleyma2525 หลายเดือนก่อน

    Muqdisho Suuqa tow fiiq lagahela

  • @kawsaromar497
    @kawsaromar497 ปีที่แล้ว +1

    Asc. Wll mid baa ka qaldan qaydhiin laguma cuno wa halis cafimaad taa dadka uga dig wa in layska karkariyaa

  • @farduusxasan4366
    @farduusxasan4366 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaashay wadmaha satahay waxaan jooga Hargaisa marka wuu yaala meelwalba hadan sheego dukan Asli minis

  • @sharifawaesame2505
    @sharifawaesame2505 2 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allah naciima waad Dadaashay , waxaad tahay dhaqtar+ teacher runtii , جراكالله خيرًا

    • @user-xy3xv4wl4m
      @user-xy3xv4wl4m ปีที่แล้ว

      Asc wall muqdisho waa yaala bazaars oowyaalaa falaag said iyo ji aside and ayuu ubuuxaa

  • @saytuunhasan8266
    @saytuunhasan8266 ปีที่แล้ว

    A s c abaayo muqdisho waayaalaa suuqa bakaaro yaalaa waxyaabo ku soo arkey maasha alaah

  • @user-tg2bg1wu3b
    @user-tg2bg1wu3b 8 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaaliya nooma baxo laakiin wuu yaalaa bakaaraha ayaan kasoo gatay

  • @abshironur2143
    @abshironur2143 2 ปีที่แล้ว +1

    Ascw nacimo alaha ku xurmeyo
    Falaxseedka adigoo qaadaneysida vitamin ma qaadan kartaa.
    Sideese falaxseedka loo cunaa

  • @amalmohaz921
    @amalmohaz921 2 ปีที่แล้ว

    Asc .
    Alle ha ku barakeeyo wlaal..
    Waa Saliid ama Qoondaar ayaa loo yaqaan.
    Wax tarkiisu MA koobna .
    Waa sidaa aad u sheegtay..
    Aad Ayaan u mahad san-tahay.

    • @hamdaabdi8399
      @hamdaabdi8399 ปีที่แล้ว

      Madsanid wllo wnba ku wa reray magcisa

  • @husseinmohamed6468
    @husseinmohamed6468 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Walaasheey
    Jizakumullahu kheeyr

  • @nimcoosman6515
    @nimcoosman6515 2 ปีที่แล้ว +2

    asc walal mirahan waxan u isticmala timaha wana kariya iyaka iyo dhagayaraha maxey dhibe jw mcnt

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  2 ปีที่แล้ว +2

      Wcs walaal mirahaan lama karkariyo, nafaqada ayaa kadhimata markaad karisid! Qeebta labaad ayaan kusoo gudbinayaa faaidooyinkiisa inshaAllaah! Soo dhawoow

  • @umumanaalmustaf2294
    @umumanaalmustaf2294 2 ปีที่แล้ว +2

    Hargeysa wuu yaalaa maamaayinka hadhuudhka ii biyo ayaa gada ama asli milis

  • @rodajameyusuf9539
    @rodajameyusuf9539 2 ปีที่แล้ว

    Nacima wad mahadsantahy xabiibti oo labada qado maa sacado bad si dhigaysa intana ku darsan wax

  • @madinaomarmadinadeqsan3998
    @madinaomarmadinadeqsan3998 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah naciima
    Waxan rabaa telephoneka hn qali

  • @يالايالاشهدوقصصحلوه
    @يالايالاشهدوقصصحلوه ปีที่แล้ว

    Maasha allah allah xafidak

  • @AdamAdam-pd5oh
    @AdamAdam-pd5oh 6 หลายเดือนก่อน

    Carabta xabarashaat ameydhahaan

  • @ayaancabdi9531
    @ayaancabdi9531 ปีที่แล้ว

    asc wllo adigoo iga raaliya kalyaha ayaaa i xanuunaya ma istimaali kara dadku wxy igu dhaheen hbalaha uma fiican iiso jawaab wllo thnk u

  • @Abshiroqamiis-rk9ek
    @Abshiroqamiis-rk9ek 5 หลายเดือนก่อน

    Haa wuu yaalaa garahan kismayo salidisa iyo mirahiisa waa la helaa

  • @runeyiskufilin4806
    @runeyiskufilin4806 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo qaali waxaa noga faaideeysa silidiisa subax kasto qaando aan ka cabaa
    Dhib meey ii keeni kartaa iga so jawb plz jazakallaahu khyr xabiibti qaali

  • @InnocentDesertCreature-il9uj
    @InnocentDesertCreature-il9uj 8 หลายเดือนก่อน

    Ani muqdisho joogaa wxaa ka soo gatay suuq weyne❤😊

  • @intifaacofficial8885
    @intifaacofficial8885 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll Waad Mahad santy waxaa laga hela meelkasto xawaashada lagu iibiyo Waxaan ka waramayaa hargeisa

    • @zuexsiman7009
      @zuexsiman7009 2 ปีที่แล้ว

      Somali aha Maxaa llayirahdaa xbbti

  • @user-fu9wk3gw7t
    @user-fu9wk3gw7t 3 หลายเดือนก่อน

    Asc abaayo Khalil max loo isticimaal tib galodin

  • @ayanabdille3990
    @ayanabdille3990 2 ปีที่แล้ว

    Asc walaal ceeriin LAGUMA cuni karo ayaa layiri sidee cabitaan uga shaqaystaa run miyaa

  • @hodofarxaan1149
    @hodofarxaan1149 2 ปีที่แล้ว

    Saliid ba la yidha hargeisa melaha xawashlayaasha iyo suqa hadhuudhka iyo melaha herbalkaba wu yaala lakiin inu organic yahey iyo inkale mooyi oo jawaano waweyn bu ku jira sidan uma yar yara timaha inta badan loo isticmala

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 2 ปีที่แล้ว

    Garowe an joogaa wuuna yaalaa masha Allah bakhaar aa lagu iibiya sida lo fahmay

  • @farxiyaibrahim3754
    @farxiyaibrahim3754 ปีที่แล้ว

    Maashalhaà

  • @sahramuse6415
    @sahramuse6415 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤mnshallah qof fcn tahay

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @nadifomohamed4095
    @nadifomohamed4095 ปีที่แล้ว

    Asc naciima guuleyso horay usoco

  • @fatimacabdillaahihassan2638
    @fatimacabdillaahihassan2638 2 ปีที่แล้ว +1

    Naciimo walal wadmahadsan tahay qeer allah ha ku siiyo aniga waxan joogaa hargesa herweyn

  • @zalabala5176
    @zalabala5176 2 ปีที่แล้ว

    Somaliya ithopia waxaa la dhahaa QOONDAR Waxaa lagu daraa waxaash BUUR BUURKA AMA GEEDO ADARI Qofba siduu y yaqaan Waxaa laga dhigaa DUQUS AMA Basbaas maxaan

  • @haweeyomaxamed4507
    @haweeyomaxamed4507 2 ปีที่แล้ว

    masha allh wallo

  • @xaliimojaamactayasiir7357
    @xaliimojaamactayasiir7357 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 ปีที่แล้ว

    Asc wllo mcn ilmaha malasinkaraa siden usiiya

  • @luulali1965
    @luulali1965 ปีที่แล้ว

    Masha alha

  • @user-eo7wq1fp5q
    @user-eo7wq1fp5q 7 หลายเดือนก่อน

    Shekh xogweyn Ayaan kasodhageysatay

  • @aboubakermoussa7146
    @aboubakermoussa7146 ปีที่แล้ว

    Asc marwooy ragu miyuu isticmali karayaa mudhahan isoo jawaab walashey

    • @NimoDaad
      @NimoDaad หลายเดือนก่อน

      Haa walaal isticmaal

  • @fowziyamaxamud9278
    @fowziyamaxamud9278 ปีที่แล้ว

    Asc abayo goondar ayaa ladhahaa somalia waayaala
    Asagoo organic jawano ku jira
    Anaa galkacyo kasoo gatay madaxa ayaan marsanayay

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 2 ปีที่แล้ว

    Walal Naima af soomaali in miraha suufka lagu dhaho aan maqlay .

  • @ayaanmohamed3112
    @ayaanmohamed3112 2 ปีที่แล้ว

    Naciima qofka inuu uur qado raba ma is ticmali kara iyada iyo xulbada

  • @FosiyaJibriilali
    @FosiyaJibriilali ปีที่แล้ว

    Hargaysa waxaa laga helaa Asli milis

  • @husseinshide3450
    @husseinshide3450 27 วันที่ผ่านมา

    Hooyo naasnuujinaysaaa ma cabi kartaaaa

  • @Cadnan-wt9ms
    @Cadnan-wt9ms 2 ปีที่แล้ว

    Asc walashey qali setahy abayo masha Allah abayoy star anis kaso hadey mahadsanid

  • @istaahilahmed4259
    @istaahilahmed4259 2 ปีที่แล้ว

    Asc walaĺo dhiig maqan maxaa u Roon

  • @mumtaazjama579
    @mumtaazjama579 2 ปีที่แล้ว +1

    Saliid ayaa la dhahaa hargeisa wuu ka buuxaa xaqaashlayaasha ayaa gada

    • @haala552
      @haala552 2 ปีที่แล้ว

      Hargeysa waxay daris latahay ethpia saas u helaan ethpia buuxa

  • @sahramuse6415
    @sahramuse6415 4 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉

  • @user-lj3cu6ln5y
    @user-lj3cu6ln5y 6 หลายเดือนก่อน

    Sidee loo isticmaalaa

  • @Botaan637
    @Botaan637 2 ปีที่แล้ว

    بذور الكتان waa buni بذور حب رشاد weeye kani Yaa Nacima

  • @ZaynaMaxamed-lt9vg
    @ZaynaMaxamed-lt9vg 4 หลายเดือนก่อน

    Qofka burada biyodka maqadan karaa

  • @AhmedMohamed-lz5pc
    @AhmedMohamed-lz5pc ปีที่แล้ว

    Wll iwrn xagee laga so xidhiidha

  • @fowziyacali606
    @fowziyacali606 ปีที่แล้ว

    Hada waayaalaa soomaaliya abaayo

  • @fatimacabdillaahihassan2638
    @fatimacabdillaahihassan2638 2 ปีที่แล้ว

    Asc walal naciimo mageeda Somali ahan waa saliid ama khonder miyaa

    • @munasarhassan3482
      @munasarhassan3482 2 ปีที่แล้ว

      haa waa sax qondar ayaa la dhaha hadada xamar joogto waa ka heleyesa suuqayada dhamaan

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 ปีที่แล้ว

    Muqdisho waxad ka helaysaan bakaaaraha soomaali ahaana waa qoondar

  • @aishamohamed137
    @aishamohamed137 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo garowe wuyala

  • @ifraaxmuxamad3505
    @ifraaxmuxamad3505 8 หลายเดือนก่อน

    Somali.waxaa.kagudhahaa.qodar

  • @sadiqhussien7075
    @sadiqhussien7075 6 หลายเดือนก่อน

    Mala cunikaraa aniga ooshiidin

  • @relaxingsound755
    @relaxingsound755 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo cuntada mirahan sidee ugu cunta mashriyada oo kaliya miya ku darsata nala wadag sida aad u isticmashid inshallah

    • @sudiyusuf5269
      @sudiyusuf5269 ปีที่แล้ว

      @Relaxing abaye waad shifaysaa uguhoreeyn boorashka aroorti kudarso markad kariso oosoo gurato korkauga darso sida sonkortaba ugu darsato walaal’juusaska aad shiidanayso kushiido ayadoo shiidan!ani sidaasaan uisticmaala qaado iyo bar kabadana kuma darsado walaal

    • @xamdiali2563
      @xamdiali2563 ปีที่แล้ว

      @@sudiyusuf5269 abaayo qaaado MA cuni karaa hada cabitaanka see loogu daraa abaayo xagee kaasoo qabtaa

  • @user-og5pp9wd2k
    @user-og5pp9wd2k 7 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @umusalmaan7231
    @umusalmaan7231 2 ปีที่แล้ว

    Naciimo abaayo calaamada orjinaalka looma jeedo natus

  • @mumtazasad910
    @mumtazasad910 ปีที่แล้ว

    somalia meelkasta oo xawaajiyada lagu gado ayuuyaalaa

  • @شمسهسعيد-ف8ص
    @شمسهسعيد-ف8ص 5 หลายเดือนก่อน

    بدور الكتان

  • @UmuNasrudiin
    @UmuNasrudiin 11 หลายเดือนก่อน

    Qofka urka leh ma isticmali kara

  • @ismaaciilcaydiid2252
    @ismaaciilcaydiid2252 2 ปีที่แล้ว

    niciima midhahan magicii afsomali muxuu ku noqonayaa

    • @farax6361
      @farax6361 2 ปีที่แล้ว

      Qoondar ama saliiid

  • @jamiilahassangaas6485
    @jamiilahassangaas6485 2 ปีที่แล้ว

    Asw Abaayo

  • @dheegjaamac3605
    @dheegjaamac3605 ปีที่แล้ว

    Jigjigalagahelaa

  • @abdullahimohamedabdi9627
    @abdullahimohamedabdi9627 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo Somali waa Qoodar ama Saliid.

  • @channelnimcocabdi2780
    @channelnimcocabdi2780 ปีที่แล้ว

    Hargaysa mel walba wa lagu ibiya

  • @maxamudxirsi5994
    @maxamudxirsi5994 2 ปีที่แล้ว

    Waxaa laga helaa bakaaro muqdisho

  • @aaminahassan6467
    @aaminahassan6467 2 ปีที่แล้ว

    Soomaliya wuyalaa suqa bakaro walaga helayaaa

  • @zakariyacqaadir6597
    @zakariyacqaadir6597 2 ปีที่แล้ว

    Wadmahadsantahay abayo manoodharagsanban cabaa mase anoogajoon

  • @munaahmed3453
    @munaahmed3453 2 ปีที่แล้ว

    Waxa laga hela midniimo supermat muqdisho

  • @Sihaam-jt2xd
    @Sihaam-jt2xd ปีที่แล้ว

    Nacimo.aboyo.flax.seed.iyo.jesig.malasku.isticmalikara

  • @ciisekumbul5174
    @ciisekumbul5174 ปีที่แล้ว

    Af reer waqooyi iigu sheeg niciimaay wll

  • @jamiilahassangaas6485
    @jamiilahassangaas6485 2 ปีที่แล้ว

    I mean caano

  • @najmakhadar2236
    @najmakhadar2236 9 หลายเดือนก่อน

  • @fadumosuruur
    @fadumosuruur 9 หลายเดือนก่อน

    Qoondat aya lagu dhaha afsomaliga

  • @aminaabdirahman7727
    @aminaabdirahman7727 2 ปีที่แล้ว

    Hayaatmarket

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 2 ปีที่แล้ว

    Naciima cadey yaarabi

  • @aishamohamed137
    @aishamohamed137 2 ปีที่แล้ว

    garowe waxa laga hela saxab

  • @asmaismaacil
    @asmaismaacil ปีที่แล้ว

    Sosheeg

  • @KOOSMaxamed-t4s
    @KOOSMaxamed-t4s 7 หลายเดือนก่อน

    Koos. Waxlaqa. Hela. Suuga. Harqeesa. Meelwalba. Maqaclooygaano. Wasaliid

  • @nimcoxussen6170
    @nimcoxussen6170 ปีที่แล้ว

    Masha alaha somaliya dhamaan waa laga helaa saliida baa la yiraadaa

  • @NalkaDaakir
    @NalkaDaakir ปีที่แล้ว

    Somaliya walaga hilaa ani aya kaso gatay

  • @yasminabdi3003
    @yasminabdi3003 2 ปีที่แล้ว

    🌹♥️🤗

  • @fowziyamaxamud9278
    @fowziyamaxamud9278 ปีที่แล้ว

    Abayo naciimo somaliya waalaga helaa
    Galkacyo anaa ka gatay asagoo jawano ku jiro
    Timaha ayaan u isticmalay laakiin wan kariyay
    Magaciisu waa goondar ❤

  • @muhamedalibileh7331
    @muhamedalibileh7331 2 ปีที่แล้ว

    Somaliya iyo djabuuti uu yaala:
    Waxa la yidha :taalba

  • @munoqali826
    @munoqali826 2 ปีที่แล้ว

    Waxa laga helaa suqa bakaraha

  • @jamiilahassangaas6485
    @jamiilahassangaas6485 2 ปีที่แล้ว

    Casino malagu darsan karaa, shaaha juuska

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah jizakallaah kheyer🤲😍

    • @faadumonuur3102
      @faadumonuur3102 2 ปีที่แล้ว

      Naciima somaaliya wuu yaaalaa falaksedka

  • @zahroxassan8870
    @zahroxassan8870 ปีที่แล้ว

    Waalagahelaa boosaaso suuqa waabuuxaa saa id falagsiidka