Digrigii Xubbiga oo isku beddeshay "Dabayl Caafimaad"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Silsiladii Digriga Xubbiga oo aad u caan baxday ayaa ku dambaysay, waxa guursaday wiilkii ay qisadu ku dhacday, dabeeto abwaan Haldhis ayaa maanso labaad oo hambalyo ah ka sameeyay. Maansada waxa la yidhaa Dabayl Caafimaad. waxaanay sii libinlaabtay xiisihii iyo quruxdii ay silsiladu lahayd. barnaamijkana kaga bogo, maansadaa iyo laba maanso oo kale oo ay curiyeen abwaan Khadar Ciiltire iyo abwaan Cabdirisaaq Xalliye.

ความคิดเห็น • 60

  • @Cadnaan.Cadceed
    @Cadnaan.Cadceed 27 วันที่ผ่านมา +13

    Curintuba waa inaad wax cusub keento.
    Waxa ugu adagi waa inaad qof kale matasho, ood waliba suugaan ku matasho. Hiln show waan ku xidhanahay, waana goob warbaahineed oo baahi, la qabay dabooshay. Ka sii badiya dadaalka

  • @abdalaomar1439
    @abdalaomar1439 26 วันที่ผ่านมา +3

    Rurntii waa barnaamij aad uxiiso badan oo wax tar uleh hab dadihinta .barnaamijka wa mid ad usaraysa temka hilin show iyo cawaale ba wa umahad celinaya sxp baramijka danbe waxad so qabta abwan cabdiraxman qoslaye jadii ay macqultahay❤❤❤❤

  • @Apdirazhid_alpha10
    @Apdirazhid_alpha10 26 วันที่ผ่านมา +3

    Alle aqoonta iyo cafimadka baa haydin siyadiyo dhamantin ❤

  • @bashkaproduction4029
    @bashkaproduction4029 24 วันที่ผ่านมา +2

    Ifkana uu dooni jiray
    Inan wada Dadab galnoo
    Wadka iso degdegay
    Cabdirisaaq Xaliye 🥹✍️💔

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 24 วันที่ผ่านมา

    Those talk shows makes you fall in love with poetry. Congratulations Hillin Show. I really really appreciate your program and how the Beauty of our language and heritage contributes to the empowering youth.
    Thank you all of you.

  • @aadanfaarax-vh8ot
    @aadanfaarax-vh8ot 26 วันที่ผ่านมา +1

    East and west hilinshow is the best cawalow weak walba halgu helo ugu yaran hibolayashan iyo qaar kalo badana marba nooso casuum thank you inkastu nagu yara barnamijkan 👏

  • @abdirahmanshamsu6977
    @abdirahmanshamsu6977 26 วันที่ผ่านมา +1

    Haldoor da'yar ah oo Rabbi murti iyo Maansooyin wax ku ool ah ku manaystay baad tihiin dhamaantiin sharafi korkiina ha ahaaato wllyaal

  • @maxamed3p778
    @maxamed3p778 26 วันที่ผ่านมา +1

    Wlhy Dareen kaa. Xanuun badan ma. Ardag. Daareenja digriga xubiga. 😢😢 Aad buu u. Xanuun badan yahay inaaantaa janadii rabbi hageeyo wilkana inatu guursaday mid. Dajisa illahay ha iga. Dhigo

  • @ubaydmukhtar4891
    @ubaydmukhtar4891 27 วันที่ผ่านมา +3

    Cabdaloow sxb sidaan barnaamijka ugu dareemayay daganaan ayuunbu iiso gabo gaboobay waan jeclaa inuu intaa ka dheerado waraYsigu waxaanan u arkaayay inuu dawo ii yahay wax rajayndoona inad mar kaga waramo qisadaYda garabna aanka heli doono inkaste oonan hada dawankii joogin xalada i kaxaysayna qisadayda uun khusaYsaY waana ta hlkaa inkeentay wll
    Mhadsanid cabdaloow

  • @MohamedKhadar-wd3fo
    @MohamedKhadar-wd3fo 26 วันที่ผ่านมา +3

    Allahu akbar mid mid kama dhcdo wllhi😢❤

    • @user-zj5ty4ym4c
      @user-zj5ty4ym4c 26 วันที่ผ่านมา

      Allahu akbar mid mid Kama dhaco

  • @mukhtaaraliabdi6033
    @mukhtaaraliabdi6033 26 วันที่ผ่านมา +1

    Abwaan xasiliye wa hal abuur da yar oo oo midhihiisa ay ka muuqato farshaxan aad u qurux badan .

  • @BushraCalaahi
    @BushraCalaahi 23 วันที่ผ่านมา

    mnshalh wlhi maskax baa ku jirta ilaahey hibadaa uu ini siiyay ha idiin barkeeyo mnshalh mnshalh 3diinuba makala dhacdaan mnshalh ❤

  • @NagiibFaysal-pf4ks
    @NagiibFaysal-pf4ks 27 วันที่ผ่านมา +1

    Hibadu waa deeq alle baxasho waan idinku baarigiyaa hal abuurkiina sxibayaal

  • @NASRI-EEBE
    @NASRI-EEBE 26 วันที่ผ่านมา +1

    Cawaale sxp waad mhdsantahay sidaas noogu wad❤❤❤

  • @umufatuma7472
    @umufatuma7472 26 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah midba midka kala ka daran allaha in xifdiyo

  • @foozia426
    @foozia426 16 วันที่ผ่านมา

    Maasha allaah ❤

  • @ahmedomer3730
    @ahmedomer3730 25 วันที่ผ่านมา

    #HILIN SHOW iyo ab/cawaale waxan idin leeyahay keep going
    Barnaamijyada noocani waa kuwa ugu xiisaha badan halkaa iyo meel kasii saraysa team hilin show🫡🫡🫡🫡

  • @Fuadapdillahimuse23
    @Fuadapdillahimuse23 26 วันที่ผ่านมา

    Mansha allah abwaanada dada yar sxb allah haydin barakeeyo

  • @user-gw5nl1se8u
    @user-gw5nl1se8u 24 วันที่ผ่านมา

    Cajiib midi mid Kama dhacdo waanu hamballyaay nanaa caruuska iyo caruusadana ❤😊

  • @Abdisamed-Taabogale
    @Abdisamed-Taabogale 26 วันที่ผ่านมา +1

    Hal-Abuurka Toolmoon ee Abwaanada waa dareen Xanuun murugo xambaarsan 😢caajib.

  • @yuusufcabdi-vh4hl
    @yuusufcabdi-vh4hl 25 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah ❤ Allah idin barakeeyo

  • @AbdiAnsaari
    @AbdiAnsaari 24 วันที่ผ่านมา

    SOOMAALIYEEY🖐___Fanka muuunadiisa iyo micnihiisaba reer sheekh isxaaq😊 halooga dambeeyo oo iyaga wax halaga waydiiyo❣🙏

  • @ahmedhassanhassan1270
    @ahmedhassanhassan1270 27 วันที่ผ่านมา

    M.a Waa guul Io gobanimo Noqdoo dunidiina bila. Dheh wyo dunida Waa la bi'laa ee mala shiddo

  • @museabdi6372
    @museabdi6372 26 วันที่ผ่านมา +2

    Cawaaloow intani waa QADHIIDH ee maaha waraysi waad nagu badh goysay

  • @selfieboychannel8338
    @selfieboychannel8338 25 วันที่ผ่านมา

    Ragg wada afmaal ah Masha Allah

  • @simbayare1441
    @simbayare1441 21 วันที่ผ่านมา

    Warbaahinta hillin show waa warbaahin aad iyo aad u qiimo badan.

  • @khadargeljire1153
    @khadargeljire1153 27 วันที่ผ่านมา

    Masha allh abwaan a/rahman haldhis

  • @AbdiqaniBaaska-d7m
    @AbdiqaniBaaska-d7m 26 วันที่ผ่านมา

    Masha allah waxan arkaa abwaankii abwaanada khadar yuusuf ciiltire

  • @RastaabdiJibaar
    @RastaabdiJibaar 23 วันที่ผ่านมา

    Woof caleky ❤

  • @axmedjamac7439
    @axmedjamac7439 25 วันที่ผ่านมา

    Waxaan odhankaraa hilinshow waa barnaamijyada wanaagsan
    Kuwa ugusii wanaagsan top 10
    Mahadsanid cawaaale

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 24 วันที่ผ่านมา

    Silsiladdaa waawaynku isku arkay halkeebay igu dhaaftay. My goodnessssssssss!

  • @anwarupdyrahman4671
    @anwarupdyrahman4671 24 วันที่ผ่านมา +1

    ❤🎉👏👏

  • @QORAAL564
    @QORAAL564 27 วันที่ผ่านมา

    Mashallah si qurux badan baad noogu tebiseen

  • @jamaalfankaofficiall8141
    @jamaalfankaofficiall8141 19 วันที่ผ่านมา

    Dookhiyo darajada qalbiga
    dareenkan ila darsaa
    dirkiyo ruuxdayda dagey
    ducadii abwaanadiyo anigu
    digriga xubi baan ku imid
    Ayadoo dhamestiran i.a🙋‍♂️

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali 25 วันที่ผ่านมา

    ماشاء الله ❤👏👏👏👏👏

  • @marwonur5325
    @marwonur5325 27 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkaa Khadar midho cajiib ah buu kasemeeyey wixii hore quba

  • @hassanmahamedali5881
    @hassanmahamedali5881 24 วันที่ผ่านมา

    Xaziliye abwaaan aan taagero

  • @user-im4eb4dl6o
    @user-im4eb4dl6o 24 วันที่ผ่านมา

    Abwaan xasaliye wanku haystaa maansadiisa❤

  • @Sakariye234
    @Sakariye234 25 วันที่ผ่านมา +1

    Abwaan daah gaas

  • @dekaosman9412
    @dekaosman9412 25 วันที่ผ่านมา +1

    Geerida mid yiri hoo

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 21 วันที่ผ่านมา

    9.4k baa daawatay bal mau like ta iska sii saaran si muuqalkan qiimaha badan u sii baaho ar somaliya ma xaasidnimay ka tahay ma hagrashay ka tahay mooji bal aan u cudur daare malaha like ta way ilaaweene kuwa danbe insha allah daawan doonow like tu waa muhiim

  • @AbdiAnsaari
    @AbdiAnsaari 24 วันที่ผ่านมา

    Digriga xubigaad ahayde
    Hadaann dabadaa helo
    Xuskaaga ma duugi karo😭HALDHIS

  • @user-im4eb4dl6o
    @user-im4eb4dl6o 24 วันที่ผ่านมา

    Runtii kama daalo maansooyinka dhigrigii xubiga ❤

  • @ABDIRAHMANMOHAMEDSIYAT
    @ABDIRAHMANMOHAMEDSIYAT 25 วันที่ผ่านมา

    Waxaan Kacodsaneyna Abwaanka Mansada inuu kudaro Abdirizack iyo Heelo sii msalsalka Dikri iyo xubiga ubuxsho.❤

  • @Ayan_Ahmed76
    @Ayan_Ahmed76 24 วันที่ผ่านมา

    Runtii waa Maasoyin aad ii tabtay😢❤

  • @zebaadeidabdirahmaan9661
    @zebaadeidabdirahmaan9661 24 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢 subxNlahaa

  • @maxamed3p778
    @maxamed3p778 26 วันที่ผ่านมา

    Sidaa u daawado weli Uma. Dawwaan. Wax kale

  • @rumaanmaxamud7236
    @rumaanmaxamud7236 26 วันที่ผ่านมา +1

    hal abuurro waad mahadsantihiin inankaas waad daweysen iyo dhamaab inta la dareenka ahba 😢

  • @UMAYMAAxmed-m5o
    @UMAYMAAxmed-m5o 18 วันที่ผ่านมา

    Allahu akbar yadoo in wax la curiyaa adag tahay hadana waxa kasii adag inaad qof kale matasho
    Waxay tidhi walaal arkay daacadiyo wanaagiyo darajaduu ilaah kugu deeq marshee halkani aad kusoo dagtee qof daahira aa tahee dirkii xuural caynta iyo walaal ma ahaan dadkii janada lagu daah furoo anigu dunidaan ka imid ifkii qof dul jooga iyo naf baan dawadeed ahoo axdiyo dabar baygu xidhan dardaaran jacayl oo quluubta ku dabaacniyo dareen iyo caashaq baa xiskayga ku duuganoo aniguu dacalkay jiraa dookhaa iga kaa galiyo dalabka aad iga rabtana walaal ma daboolayoo anigu waan doonanahay 😢 😊❤

  • @RashdaanRashdaan
    @RashdaanRashdaan 26 วันที่ผ่านมา

    👌

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 26 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SalaTaanka
    @SalaTaanka 27 วันที่ผ่านมา

    🙏🙏🏻🐐🐐

  • @AaminCali-pc1yv
    @AaminCali-pc1yv 27 วันที่ผ่านมา

    Asc sxp cawaalaw
    Waxaan dhawr jeeroohraba
    Kaa codsaday
    Inaad inoosooqabato
    Laba nin abwaan cabdiraxmaan xaaji iyo guuleed raygal
    Mahadsanid

    • @AaminCali-pc1yv
      @AaminCali-pc1yv 25 วันที่ผ่านมา

      ❤ waan kusugayaa sxp

  • @dekaosman9412
    @dekaosman9412 25 วันที่ผ่านมา +1

    Xiisuhu wuxu iidira qofan lagu laaban karin😢

    • @abshirjibriil4559
      @abshirjibriil4559 24 วันที่ผ่านมา

      Jacaylku waa nolol❤❤❤

    • @dekaosman9412
      @dekaosman9412 24 วันที่ผ่านมา

      @@abshirjibriil4559 bro wa ka dhbta ah lgna midho dhaliyo mrksbu nolol yhy

    • @dekaosman9412
      @dekaosman9412 18 วันที่ผ่านมา

      Wa run lkn in la fahmo ayu u bhnyhy su nolol mcn u noqdo😊