Abwaan Cabdillaahi Xasan Ganey Iyo Hilinshow

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ต.ค. 2024
  • Abwaan Cabdillaahi Xasan Xaaji Cabdillaahi Ganey, waa abwaan suugaan culus oo hodan ku ah curinta gabeyga iyo hees faneed kaba. Ka sokow in uu maansayahan ah, waxa u dheer caqli badnaan iyo aqoon, waa nin akhlaaq badan oo gobonnimo badan. Waraysigan kaga bogo suugaantiisa iyo heesihiisa kale ee hirgalay.

ความคิดเห็น • 82

  • @museabdi6372
    @museabdi6372 2 หลายเดือนก่อน +7

    Hal saac 11 daqiiqo iyo 13 ilbidhiqsi oo sida hillaaca igu dhaafay ayuu waraysigani ii ahaa WOW iyo WOW

  • @ahmedomer3730
    @ahmedomer3730 2 หลายเดือนก่อน +3

    Heesta hubqaad wallahi waa top waxa ka mid ah ereyadeedi
    Ana dhalawda beerkiyo xiiskaad ii dhex hurudaaa ❤
    #Cawaale #deeqsi zxp barnaamijyadaadu waa top

  • @abdilahiahmed9849
    @abdilahiahmed9849 2 หลายเดือนก่อน +13

    Abwaanada mid kasta waan dhamaystay qaarna laba jeer vaan daawaday❤
    keep going Cawaale deeqsi❤

  • @AyaanMoh44
    @AyaanMoh44 2 หลายเดือนก่อน +12

    abwaan xasan ganay soo casuum hady suurta gal thy ilahy hacafimad iyo cimri dheer hasiiyee cabdilaahi xasan ganay iyo adigaba wan idin jeclahay keep going Wllo ❤

    • @AbwaanX.xigmaawi
      @AbwaanX.xigmaawi 2 หลายเดือนก่อน

      Yaxye Sinwaar, laba iyo lixdan jir ku dhashay xerada qaxoontiga ee Khan Yonis, halkaas oo sabab u ahayd inuu ku soo dhex abaabo aragtida xornimo doonka.
      Waa nin wax ku dhexbartay Qaza ilaa jaamacaddiisa.
      Waxa ay walaalo yihiin Maxamed Sinwaar oo ka mid ah hoggaamiyaasha ciidanka Falastiin ee loo yaqaan unugga Qasaamiyiinta.
      Sinwaar, shakhsiyan waxa lagu tilmaama ragga mabda’ ahaan ugu adag yuhuudda, isagoo bartay luqaaddooda, wuxu ku wanaagsan yahay dejinta istiraajiyadaha iyaga liddiga ku ah. Mabda’iisu wuxu yahay luuqadda keliya ee ay Israa’iil iyo xulafadeedu garanayaan dagaal, waa sababta inta badan uu Qaza u joogo. Doorashadiisu waxa ay siddaa farriinta ah: luuqad kasta oo aad nagula hadashaan diyaar baanu u nahay.

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 2 หลายเดือนก่อน +4

    Waw wansalaamaya saxiibkay cadullahi xasan ganey.runty isaguna waa legend waxaana dhalay laba legend xasan ganey iyo cadar axmed kaahin

  • @awaleh23
    @awaleh23 2 หลายเดือนก่อน +5

    Wakhtiga waraysiyada u dhexeya soo gaabi saaxiib. Ragg qiimo le ayaad noo keenta thanks.

  • @mohamedamiinabdihashi8019
    @mohamedamiinabdihashi8019 2 หลายเดือนก่อน +11

    Heesaha ugu caansan uusameeyay zakriye kobciye erayda+laxanka
    1. Isaar dootii xubiga
    2. Intuu jidi noo furmaayo
    3. Calaf
    4. Waxaan boqorka waydiistaa
    5. Badaan waligeed dhamaanin
    6. Isfahan waaa
    7. Jaceylada waalidaaa
    8. Dhibaan dumar qaadan karin
    10: Bishii malabka
    11. Nasiibkii shalay ku dhaafay
    12. Nacabku waligii hadaalo.
    13: inaan buug kaa qoraan qalinka usitaa hadeer
    14: xubnaha hadalkaaga quuta
    15: Maalintaad warwaraysana
    16. Sidaan kuu bartay qaali
    17: Naxariis
    18: kaa helay jaceylba siduu udhamaaye
    19: waa boqor jaceylkaynuyee yaanu baa bi'inee
    20: laantu waa kaligaaa
    21: Dhagayste ahoww
    22: adaa iga qiima badan
    23: Maxay kaa goyn karaan
    24: jaceylki aduunka
    25: Meel banaan buuxi
    26: walaal
    27: Naftaan kuu bxin lahaa
    28: Mcn waad mahdsantahy
    29: Nasab qaali
    30: jaceyl quwad lihi maliico.
    Cawaalow wll hadd usii baahato way ii note garaysanyihiin , Fanaan walba inta hees oo udhiibay iuo inta uu isaga qaadaba.
    Wll fariintayda kasoo jawaab.

    • @Naagishubta
      @Naagishubta 2 หลายเดือนก่อน

      Ashqaraar🎉

    • @Naagishubta
      @Naagishubta 2 หลายเดือนก่อน

      Se waxaan is leeyahay juhdigaan adigoo aakhiro dhankeeda galshaa kasii qurux badnaan laheyd. Tusaale tasbiix inaad soo qorto qofkii arkaana ee aqristaana ajar kuu kordho xittaa hdd dhimato!

  • @houskeymattanmanchaftyoutu29
    @houskeymattanmanchaftyoutu29 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kaaaa waaawaaay mantaaa madasha waxa fadhiyaa midka midaa dhashi iyo awladi cabqarigi an heesihisa iyo suugantiba ku bartaay afkaa somaliga legend iyo boqorkii suugantaa dhaqanka iyo fankaa ku saabsaan dhankaa miyigaa oo aaa meshaa an somali hada nahay ku taaganahay inkasto manka markan ka teegnay faqriga iyo buuqa iyo cidhidhiga magaloyinka inagu baatay abwaan xassan xaji Abdillahi xasaan ganay fananinta u ugu jecla waxa ka mid aha allaha u naxariste amina Abdillahi xirsi sidan ku maqlay waraysi laga qadaay

  • @dahirhassan4227
    @dahirhassan4227 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaankeyga Cabdillahi Xasan Ganey caawaan barnaamijkan jaanis u helay❤. Thank you Abwaan Cawaale Deeqsi adna barnaamijyada qiimaha leh ee aad noo soo gudbiso.

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv หลายเดือนก่อน +1

    Masha allllah abwaaan cabdulahi xasan ganaynolow❤

  • @guuleed9980
    @guuleed9980 หลายเดือนก่อน +1

    Hore soco wll

  • @BadriNor-qg5vs
    @BadriNor-qg5vs 2 หลายเดือนก่อน +3

    Cawaalow waxa ka sugeyna ina noso casuunto abwaan laabsaalax mahadsanid 💯❤️

  • @foozia426
    @foozia426 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allaah ❤

  • @foozia426
    @foozia426 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan kayed jaamac abyigay buu ahaa ilahay how naxariisto insha allaah abwaanka

  • @IidAhmed-np2yq
    @IidAhmed-np2yq 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wa waraysi xiiso badan , next weedhsame sugayna incha alla

  • @ahmedcaabi9175
    @ahmedcaabi9175 4 วันที่ผ่านมา

    Cawaalow walaal. Abwaan ismaaciil jiheeye. Soo casuum next

  • @foozia426
    @foozia426 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan hadaraawi adeerkay buu ahaa ilahay how naxariisto insha allaah abwaanka

  • @xamseabdicismaan2014
    @xamseabdicismaan2014 2 หลายเดือนก่อน +2

    Cawale zxp podcast aad qabato waa kow aan laga caajisin dawashadood faidoyin badan ku duugan yihin

  • @amidnight
    @amidnight 2 หลายเดือนก่อน

    Abdilahi Hassan ganey waa mashallah 2003 ayaanu Nairobi wada joognay in kasta oo anaan isbarasho na dhex marin nin caqli daganaan ka muuqato ayuuu ahaa

  • @MustafeMuhumet
    @MustafeMuhumet 2 หลายเดือนก่อน +1

    Legend ayaad soo qabatay sxb mufakir ibnu Abwaan cabdilaahi xasan ganey❤❤

  • @cabdixakiinibraahin-zy6jc
    @cabdixakiinibraahin-zy6jc 2 หลายเดือนก่อน +3

    abwaan abdi laahi abwaan xasan ganay marna inderky marna abwaankaygii😇👍

  • @asmaabdirahman5863
    @asmaabdirahman5863 2 หลายเดือนก่อน +3

    In la sameeyo isbuuca sugaantaa fiicnaan lahayd oo lasoo bandhigo suugaanteena la faqiido la fasiro waqti wanaagsana lala qaato abwaanadeena waqtigan la joogo qiimihii uu lahaa suugaanyahanku iyo wixii u tirinayayba hoosbay u sii socdaan
    Waad mahadsanatahay Cawaale inaad barnaamijkan qiimaha leh aad nasoo gaadhsiiisay

  • @AbdirahmanMuhiadin
    @AbdirahmanMuhiadin 2 หลายเดือนก่อน +3

    TEAM hilinshow Laabsaalax oo kaliya qaybtiisa suugaanta ah inoo martiqaada

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 2 หลายเดือนก่อน

      Kaasi laabsaalax haso casumin nin wadankiisa jecel maha

  • @OsmanSahal-b5q
    @OsmanSahal-b5q 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hillin show iyo cawaale saaxibayaal waan idin bogaadinaynaa ee wllo muqaaalada inoosoo badiya saaxibayaaal ❤❤❤❤

  • @mohamed1860
    @mohamed1860 2 หลายเดือนก่อน

    WLHY WAAN KA FA'IIDAYSTAY MASHAA ALLAAH ❤ THNKS ABWAAN 😊

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale 2 หลายเดือนก่อน +3

    Abwaan Cabdiraxmaan heello soo qabo cawaaloow❤

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 2 หลายเดือนก่อน +2

    ❤Abwaan Abwaan dhalay❤

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan, abwaan dhalay
    "Geed mirihiisuu dhalaa"❤

  • @Nimcoizmail-o5i
    @Nimcoizmail-o5i หลายเดือนก่อน +1

    Indeerkay❤

  • @abdullahi370
    @abdullahi370 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cawaalow sxb abwaan xasan xaaji abdulahi nosoo casuum next ❤️

  • @abwaangedey
    @abwaangedey 2 หลายเดือนก่อน +2

    Chennel iga qarsoonaa, maanta ayaan helay.

  • @FataxFatax-m8r
    @FataxFatax-m8r 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cawaale deeqsi please soo casuuum abwaan Guleed Reygal🎉❤

  • @mige4275
    @mige4275 2 หลายเดือนก่อน

    W this is great show keep going bro

  • @juweriyafarah7425
    @juweriyafarah7425 หลายเดือนก่อน +1

    Sas hadad tihin maxad waxa iskugu qaban wayidan marka mid idinka xanunsado ama Xaalad so wajahadi 🥹🥹

  • @mukhtaarcabdiofficial2831
    @mukhtaarcabdiofficial2831 หลายเดือนก่อน +1

    Anagu ma dhawin zxp cawaale😂😂😂😂

  • @Funnyjeanss
    @Funnyjeanss 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abdilahi ❤the Light of life

  • @FadkaFadxi
    @FadkaFadxi 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waraysiga waxa kujirta indha birtii idaacada ana waxaan fadhiyaa indha birtii idaacada oo aanka daawanayaa

  • @YaxyEAhmeddaahir
    @YaxyEAhmeddaahir 2 หลายเดือนก่อน +1

    Clahi xasan ganey iyo mufakir saxafi cawaale deeqsi waan idin slmy
    Cawaalow xasan ganey so qabo

  • @mohamedamiinabdihashi8019
    @mohamedamiinabdihashi8019 2 หลายเดือนก่อน +5

    Wll Cawaale deeqsiiyow waxaan kamid ahay dadka ku xidhan chanalka hilin show, Wll waxaa jidha nin Abwaan+laxamiiste+fanaana oo layidhaahdo zakariye kobciye wll ninkaa maad noosoo qabatid , Heesihiisa ninkaa waan qoray kuwoo dadka udhiibay waan 100 iyo qaar kale oo iga maqan aanu ku jidhin kuwoo qaado isaga .
    Sababtaan kuu dhahayana waxaa weeye cawaalow ninkaa nooso qabo wali lama waraysan oo adi waad lafahmi ileen adaa abwaan ahe.

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv หลายเดือนก่อน

    Masha alllah❤

  • @NuuraMaxamuud-s2x
    @NuuraMaxamuud-s2x 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan cawaalaw sxp
    Sooqabo abwaan cabdi raxmaan xaaji
    Iyo guulayd raygal

  • @abdiaziizxaajiga4101
    @abdiaziizxaajiga4101 2 หลายเดือนก่อน +1

    Nin culus ayaad keentay labo abwaano qiimo badan waa salaamantihiin

  • @zagal_faisal1013
    @zagal_faisal1013 2 หลายเดือนก่อน

    Cabdilahi xassan ganey abwaankeygii❤❤❤

  • @rabiile34abdi
    @rabiile34abdi 2 หลายเดือนก่อน +1

    legend abwan abdulahi iyo awale aaadbd umahadsantihin

  • @AidarousAbdillhi
    @AidarousAbdillhi 2 หลายเดือนก่อน

    Macha Allah abwaan abdillahi

  • @MubarikHayaan
    @MubarikHayaan 2 หลายเดือนก่อน +1

    Deeqsiyo codsi wll waxaad Barnaamijkan kusoo casuumtaa Abwaanka xidigaha iyo Cirka Lagu saliday ee C/rixiin sidiiq heelo Ninkaasi Waa Cabqariye❤👏

  • @Fuadapdillahimuse23
    @Fuadapdillahimuse23 2 หลายเดือนก่อน

    Manaha allah labada abwaan ee dada yara ❤

  • @Abdisamed-Taabogale
    @Abdisamed-Taabogale 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abdilahi Hassan Ganey ❤.

  • @Inasiyaad-k2i
    @Inasiyaad-k2i 2 หลายเดือนก่อน

    Hilin show waa barnaamij hanaqaaday.tan iyo bilowgii waan daawaday marka saddex barnaamij laga reebo.
    Hambalyo🎉🎉

    • @HilinShow
      @HilinShow  2 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wll in badan.

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan xasan dhuxul laabsaalax soo qabo abwaane😊🎉

  • @houskeymattanmanchaftyoutu29
    @houskeymattanmanchaftyoutu29 2 หลายเดือนก่อน +1

    Usa Washington state Seattle city ayan kaso salamayaa abwaan

  • @daauud77
    @daauud77 2 หลายเดือนก่อน +1

    Codka ubax iyo hilin show waa labada channel ee podcast yadooda taageero

  • @Rx.muniir
    @Rx.muniir 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxd barnamijka ku casuuntaa Xil. Abwaan laabsaalax

  • @caynaanmusic
    @caynaanmusic 2 หลายเดือนก่อน

    hilin show cawaale deeqsi iyo c llahi xasan ganey thankz

  • @sammyuploding5981
    @sammyuploding5981 2 หลายเดือนก่อน

    Shaqo wcn keep going bro

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 2 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxa Hillin Show Mahadsanid walal Qaaliya 🎉
    Abwaan Abdillahi Hassan Ganney Alle Ha idin Barakeeyo 🎉walalo Qaali Alle Midnimaddiii iyo Alle dawladiii Somalia 🇸🇴 ❤ Mar Ha noo soo Celiyo.
    Dadka Soomaliyeed waa Gob balse Gobonimada ayay waalid Caasi Ku Noqdeeeen.🎉
    Alle Ha U Naxariiisto Abwaanadiii Qarankii Somaliyeed 🇸🇴
    Abwaaan Xasan Ganney Alle Cimriga iyo Caafimaadka Alle Ha U Barakeeyo 🎉❤

  • @rahmamuse6386
    @rahmamuse6386 2 หลายเดือนก่อน

    Mnta legend baa casuuman ina Xasan Ganey❤

  • @saedothman5934
    @saedothman5934 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaan ku bartay Abwaanka Heestii uu Cawaale aadan qaaday ee [ Afrikaay ma fekertaay farnjigu xadkuu dhigay maskax lagu furfuro iyo farsamooyin lagu tiro miyaad faaqideen weli.]?

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 2 หลายเดือนก่อน

    Abwaan cabdillahi xasan ganey ❤

  • @Axmedzaki-n2p
    @Axmedzaki-n2p 2 หลายเดือนก่อน +2

    hilin show 🎉

  • @zitisuhanabintuadam5022
    @zitisuhanabintuadam5022 2 หลายเดือนก่อน +1

    Nin yahaw anigu su'aal ayan waydiin lahaa,
    1) cawalow sxb hadal helku ma hidaa mise waa barasho?.
    2) barnaamij daadihiintu ma hibaa?.
    3) daganaanshiyuhu ma khibrad baa?.
    4) fahamka maduucyada aad qaadatid ma aqoonta mihnadaa?
    Sxb aad baanu kuu garanayaa ee asxaabta aanaan ku aqoon u fa'ideee sxb......
    😂😂😂😂 Salaan sare sxb

  • @bilkhyarmustafe3958
    @bilkhyarmustafe3958 2 หลายเดือนก่อน

    Cawaale qosolka badan jooji
    Wllo

  • @adanfarax363gmialcom
    @adanfarax363gmialcom 2 หลายเดือนก่อน

    Cabdilaahi xasan ganay

  • @abdirizakyusuv4833
    @abdirizakyusuv4833 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan Abwaan dhalay

  • @MaxamaedApuukar
    @MaxamaedApuukar 2 หลายเดือนก่อน

    Abwaan dab jacayl soo gabo

  • @shukrifarxaan3345
    @shukrifarxaan3345 2 หลายเดือนก่อน

    Nin culus weeya c/laahi

  • @milgosiciid8227
    @milgosiciid8227 2 หลายเดือนก่อน +1

    😀😀😁😁🤭🤭😬😹😺😸

  • @anzalalbii6700
    @anzalalbii6700 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan cabdiraxmaan abees soo qabo walal ninkaan ayan murtidiisa xiiseya wa nin la yaab leh weligey ma arag isaga o la wareysanaye🤔

  • @mohamedibnuabdinor241
    @mohamedibnuabdinor241 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maskaxda cuntadeedu waa erayada xigmada lahee ciyaal tiktok-goow halkaan imaada

  • @abdilahicabi
    @abdilahicabi 2 หลายเดือนก่อน

    Laabsaalax soo qabo xildhibanimada walaga warhayaye kalinti abwanimo ka warayso

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yahye kaldaweeye so qabo

  • @AbdiAnsaari
    @AbdiAnsaari 2 หลายเดือนก่อน

    Xilka halkaa iiyara dhig oo Laaabsaalax soo qabo abwaan

  • @saidabdi73
    @saidabdi73 16 วันที่ผ่านมา

    Abwan xildhiban labsalax sooqabo

  • @ayaanlemohammed1647
    @ayaanlemohammed1647 2 หลายเดือนก่อน

    Laabsaalax sooqabo
    Abwan

  • @mohamedhashi6282
    @mohamedhashi6282 2 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅