Masha alh alle haka madobeyo walalha kale ee hadda ku jira waa wacyi galin fiican jasaka lah Warbahinta sxda ah waa tan shaqadeedu galaydh media mahadsanidin horre u socda
Dhalinyartu haka fogaadaan waxyaabaha noocaas ah. Waan baahanahy bakhti looma cune ilahay wax dhama waydiista Ilahayna tala saarta Aniga iyo iidinka ba alle ha ina amaansado.
War waxan waa App la leeyeg waa khamaar ah, khamaarku waa xaaraan ilaahay dartiis ha looga fogaado. Dad islaam ah beynu nahay oo laga xaaraantimeeyey khamro, khamaar, zimo, etc.
wxa ii muqataaa in imanka nagu yaradaay waayo wxanu nahaay dad muslim wax walba aad galayso wa inaan daraseyno qamaar waaa inta ugu yar anu sameyno ..illayow ina amansho adiga weyn.
Wlh inaan been shegeynin 20 days bas ah lacak 10k dollar bay iga qaban lacak xaaskey iska laheed waxa sameeyo ma aqano iso duceeyo inuu ilahay iga madobeeyo lkn balan baa ka qatay inaan mardabo dheylin
Sanadka 2024 marku cusba bisha 1aad ila bisha 2aad haben aan lacag ka helin maleh kwrn hadan kudhaho lacagtas 2 dollar o kabo ku tagay bisa ka isticmalay inti kale meel e kabaxday ma aqan xita 1 xabo rooti kama gadan bahasha wa maal sheydaan hadana leyskama deyn karo
يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِنَّمَا الْخَمْرُ وَالْمَيْسِرُ وَالْأَنصَابُ وَالْأَزْلَامُ رِجْسٌ مِّنْ عَمَلِ الشَّيْطَانِ فَاجْتَنِبُوهُ لَعَلَّكُمْ تُفْلِحُونَ﴾
[ سورة المائدة: 90]
AQOON LA.AAN WAA IFTIIN LA. AAN MACALIN QAAB AY DADKA KU DHACDO IYO QAAB ISAGA LOO DHACO DADKA AQOONTA ULEH AYAA LALA TASHADAA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ WAAN CIYAARAA MALIN KASTANA WAAN KA FAA IIDAA ❤❤❤❤❤❤❤
Macalin keygii dugsigi hoose sheekh bashiir wlhi macalin markan arkay wajigaga een shekadan dhagaystay wan ilmeyey qof daacada oo dhaqan wanagzn oo naxaris badan baad ahayde illahay noloshada haku hagajiyo oo haku garab galo ❤❤❤❤
Anay i haysataa maanta isoo duceeya wllyaal😢
Goaan adag qaado oo alle beri inuu kaa joojiyo
Wllhi saxip mcn wan ku walany waxan helo asiga saran jiray wax walpo oo helo asiga adi jiray lkn saxip pln alle la galay ayan iska dayay adn allha u laapo saxip mcn wax walpo qeyr ah wad heleysa❤
ILAHAY hakaa madoobeeyo wll
Masha alh alle haka madobeyo walalha kale ee hadda ku jira waa wacyi galin fiican jasaka lah
Warbahinta sxda ah waa tan shaqadeedu galaydh media mahadsanidin horre u socda
Abdi caawiye my teacher legand ❤❤ waxa uu aha macalin funny ah ❤
waaya aragnimo fiican, alxamdulilaah haddii Allaah kaa saaray, toobadkeen oo haku noqon
Macalinkaygii aan ujeclaa 😢😢😢
Abdi caawiye ismaciil❤
Wlhi Wiil xafadahayaga geli jirey aya wuxu ciyaari jirey bahasha kadiba gaadhi Dukhaan aha oo uu laha ayu ibiyey 4,500$ ayu siyey 4,500$ wuxu geliya bahasha wey kala baxdey isla habenki halkibu isku dal dalay wuuna dhintey Marka waba sahalo taadu lkn Dadka Qaarba naftoodi ku wayey inta ku jira godka madow Alle haka saro inta aan ku jirina Alle dhibteeda Hanaga hayo ❤
Idiris Messi miya😢
Ilaahay dawlad waxan inaga qabata ha inoo keeno wllhi wa aafo wadanka haaysata 😢😢😢
Mesha ma somaliya ayaad moday
Waa khamaar ay leeyihiin Mafia ee iska ilaaliya.😭
Xaraan waxa hadey yihiin ilahey dartiis loogaga cararaa ileen aaqira dambeysa✌🏾
33:49waaya aragnimo fiican, alxamdulilaah haddii Allaah kaa saaray, toobadkeen oo haku noqon
Very nice program
Warbaahinta shaqadeeda fiican waa tan = wacyigelin
Walahi aniguu igasheekeynaya Allahayow iga madoobeey wan ka dhaartay hadda mudda laga jooga 3 maalin inshaa Allah inan kahari doona rajeynaya
Gabdhuhu miyay yaqaanaan
Alxamdulillaah maanta waxaan arkayaa macalinkaygii farbarashada ee cabdicaawiye
Waa runtaa
Unstall + Delete... then Download + Install🙏
Legendary umbaa fahmi kara Afartaa Erey🙏
Rag waakii soo jaba, Sheekh horow soco I.A🙏
Sxb wax cajiib ah aya qortay
@@AbshirMaxamad-d2w Lkn ma fahantay🙏?
@@Ahmed_Rainfall.10 Haa sxb
Way I haysataa qoralka ninkaan markan arkey ayaan tuurey
@@AbshirMaxamad-d2w qaabkii saxdii ayaan uqoray miyaa... ee kol iska saar, hadana soo celi🙏
APP-KAAS WAA IN SOMALIA LAGA XANNIBAA WEYNA SAHLAN TAHAY,
Alle hakasaaro inta ku jirta inta aan kujirina alle magaliyo
MacaLinkayGii FarbarasHada Noradin daloodhO WllaHi macalinka AbaaL weyN ban u Hayaa AnigU si Khaas aH
Macalinkaygii science-ka ee dugsiga Sheekh Bashiir. Jir oo joog macallin Cabdicaawiye. Ardaydii waa ay aflaxeen.
Nuradiin school ayu dhigi jiry wll
Xilligaan ka hadlayaa waa 2006. Nuuradiin waa berigii dambe
Balwadaha uu qaadku ka mid yahay ayaa xumaan oo dhan kuu sakhiraya marka waxaan filayaa inaad qaadka cuni jirtay hadii aad qaadka dayso khamaar iyo xumaan badan oo kale waad daynasaa
Qaadka waaba xalaal khamriga oo xaaraan ah buu ka daran yahay Qamaarka jaahil baa tahay ma adaaba war og balwad ka xun ma leh Qamaarka
@@Jaalle_Moha_F hhhhh hooyadaa jaahilkeedii was dhilo yahay dhiladu dhashay orod hooyadaa B,T,J udhig jahligu gurigiina ayuu yaalaa hadaad qof jaahil doonaso
@@mohamed88466 Hooyadaa Allaah janneeyo mahadsanid!
@@mohamed88466 Inee dhilo ku dhashay baa is cadaysay 9 waalidkaa wasee
Macalin kaliya iimu ahaynee walhi blhi dhiiri galiyeha schoolka dhan ayuu ahaaa macalin cilmri dheer io caafimaad ku rajaymayaa macalin
Ardaydii nouradiin primary school qaybta 150ka ee hablha 🥰🥰❤️
Xaladasi ninkaygay haysatayee igu so duceeyo wll
Ilahy wllo haksaro lacgtsna hore ulso Bax kudheh intany khasarin
Allaha ku sahlo walaal
Halah kamadobeyo
Allha ka madoobeeyo wll uña Samir reerku wAAA SAMIRE
Allha ka madoobeeyo wll uña Samir reerku wAAA SAMIRE
Waa khamaar illaahay halaga boqo dadoow
ninka ragi waaka jab soo mara ee dib ka sheekeeya guul baan ku rajaynayaa wl
Waligay ma ciyaarin annoo shiid ah xiddaa waligay ma hawaysan xaqiiqdii waa balwad iyo sixir aad u xun Qamaarkaan 1XBEAT iyo kuwa la midka ah!
maansha allaah qoori qaliyaad qabtaa
Aad iyo aad Masha'Allah waa gabadh edeb badan isku class ayaan ahaan jirnay wakhtigii waxbarashada
Basboor soomali weeye aniga ka sameystey
Wlh wuxuu sheegaayo aney igu dhacday lacagta dhan markay iga cuneen wlh waan ooyay
Intee jir baad tahay😂
Dhalinyartu haka fogaadaan waxyaabaha noocaas ah.
Waan baahanahy bakhti looma cune ilahay wax dhama waydiista
Ilahayna tala saarta
Aniga iyo iidinka ba alle ha ina amaansado.
ALLAH haka saaro umada inta la dhiban
Maclinkygi Abdi caawiye nuradiin 😍
Walhi ninkaas
Waa gob wakhti ayaa so maray lkn waa caashr ilahay ayaa bedel khayr qaba siinaaya insha allah
Qofka wanaagsan ilahay ayaa meel wanagsan ka arsaaqa ilahay haku guuleeyo
Maba aaminsani waxan 😂😂😂 Alxamdulilah
Koonur leedahay
Wadanka jeerkena ah itoobiya ma dhahaaayo jeerkena
Iidoor ilaahey xanuun somali ku ridey yahuuuuuu
very sad wlhi
14:15 Waa kasoo lugeeyay
Inaalilaaah waxaan magac haloo bixiyo
Macalinkaygii cabdicaawiye❤
Dhibka aad bahashaa kasoo martay inaad umada la wadaagto si eey dhalinta ugu cibro qaataan waa geesinimo, ilahay kuguma celiyo inta kujirtana haka saaro, jzk’Allah khair walaal…guuleyso🙏🏽
Walahi ninkaan howshii ugu ficneyd buu qabtay. Aniga waxan kusigtay reerkeyga inuu burbura balse gabar fiican ayan qabaa abaalkeeda magudi kari. Mudo 3 sano gudaheed waxay iga qabtaa 18000 oo dollars waxan kusigtay nolosha inan kadhaco xitta waxan halis ugalay inuu stroke igu dhaco. Allah waxan kabaryaya inuu noolasha ii hagaajiyo wax kasta oo xun qalbigeyga kasaaro.
Alaha kaa caafiyo
Macalinkaygii somaliga i dhigi jiray noradin
War waxan waa App la leeyeg waa khamaar ah, khamaarku waa xaaraan ilaahay dartiis ha looga fogaado. Dad islaam ah beynu nahay oo laga xaaraantimeeyey khamro, khamaar, zimo, etc.
16:06 time 21 08 2024
Wllhi waa war bixin ku cibro qaadasho mudan
Dhalinta maanta 1xbt ayaa fursada ka saaray
Cabdi caawiye
wax fcn maaha Nacalad baa sameyse 1exbet Timaha ayuu iga daadiyey san umurugodey isaga dartiis Dayn badan baa legu Yeeshey Sanad dhan Den baan Gudaayey Balo Haku dhacde wixii soo sameyey Al Xamdulillah Alla iga Madoobeyey / 2021 2022 bisha shanaad Waqti madow baa isoo marey Ax ax ax Illahow Adaa Mahad Leh Al Xamdulillh
Dawlado badan ayaa ka cabanaya
Alxamdulilah
Ilaahban idinku dhaarshee Waxan laga hadlayo ee la leeyahay Waa xaaraan ii sharaxa😢
Waa aalad lacag laga helo oo la yidhaahdo 1xbet oo marna lagu khasaaro
wxa ii muqataaa in imanka nagu yaradaay waayo wxanu nahaay dad muslim wax walba aad galayso wa inaan daraseyno
qamaar waaa inta ugu yar anu sameyno ..illayow ina amansho adiga weyn.
Intee le'egyahay uu leeyahay khamaar baan la qabsaday😂
Ustaad cabdi caawiye Ex hargeysa
dadow baraaruga dhalintii balwadkale ayaa loo soo saaray oo lagu curyaaminaayo ilaahay halaga baqo oo masaacida halaga fogaado
Macalin cabdi caawiye
Waliba dad wanaagsanbaa ku helay sidaad sheegaysee lagumaba arkeen
Alx waligay ma ciyaarin
Me to
Wariyahaan kii miyaa😂
arin fcn baad ka hadasheen
Baribaan ciyaaray, hargysa jogay, ilaaa 300$ iga cuntay 1exbet 😢
Been maad sheegin wllo
Hadalkaasi waa xaqiiq
Bahashaa Cid wax ka qabata miyaa la waayay
Macalinkaygii
Weriyii inantu shafka ku dhufatay😂😂
Caawadaa way icuntay nacdal haku dhacdee 😂
1xbet dhibban kuqabba kista isogasho wow iga hela😂
Sxb maa iska daysid
Waxaasi oo dhan waa shaqo laanta
😂 😂😂 waxax casino ayaa layidhaa waa lagu washaa waa khamaar ee dadka halga waansho
Xalaal iyo xaaraan ma kala saari karayo hadana macalin buu sheeganayaa , waa dhibaatada iyo Taya la'aanta wadanka haysata
Aamus naayaa
Qofku haduu ka towbo keenay wll ha xukumin dabcan wuu ogaa inay xaaran tahay ayaan filayaa waayo qof walba waa ogyahay
Wadanka ha eedayn wa qofka iyo iimaankisa
21 sanno ayaad macalin ahayd runtii waa waqti khibrad la yeesho,
adiguna maanta oo 2024 la joogo ayaad 1xbet deposit ciyaari
Meeday khibradii iyo nin weynimadii ? !
Anigu gartay dadka caamada ah iyo wax ma garatada ah ee wixii cusuba ku yaaca ee ku deg deg .
Hadaan bilaabayaaye ii soo duceeya
Allaha ha ka madooweeyo 😂😂😂
Keep going libaax horay usoco iisoo duceeya kuyeh😂
@@fayselmohed3948 😂😂😂😂😂
@@FuzzaBaby 😂😂😂😂😂
@@AmiinapdihassanApdihassan hee walaal qaali?? 😂😂😂
Rijaal weeyaan cabdi caawiye
Wlhi waa runtii
Wlh inaan been shegeynin 20 days bas ah lacak 10k dollar bay iga qaban lacak xaaskey iska laheed waxa sameeyo ma aqano iso duceeyo inuu ilahay iga madobeeyo lkn balan baa ka qatay inaan mardabo dheylin
Laa xawla walaa quwata illaa billaah! War ma $10,000 baad gubtay? War niyoow halis baad ku jirtaa ee jooji waxan.
Alaha kaacaafiyo
Lkn nacasnimo ayey ahayd in aad kunoqoto markii dayntii lagabixiyey shaqana lagusiiyey
Qofka muslimka ma aha inuu waxkasta raaco waa inuu iskabaraa xalaal miyaa mase xaraam intaad galin waxaan dadka isticmaalo waa dadgaalo ah
wuxu ma sixirbaa?
1xbet anigabo dhibana uhay 1xbet nacalaa dhalee😢
33:51
War kan isagaaba xaraane ma xoola dad ayuu raby inuu khamaaro 😂😂
Lacag aanad u dhididin oo aanad ilaalin ma helaysid ee taa ku biyo caba.
Ani bahashaan heer aad uxun ilama gaarin maalinbaa yar sariflaa 0.5 udiray wuxuu igusoo qalday 5$ saan waxaan iri iloohow hadaa 5 dollar iga gubato waxaan kabalan qadayaa inaa dib dambe ugu laabanayn wlhi shantii waa gubatay bartii aaku aa ku delete gareeyay waxaana ogaada in ILLAHAY ijecel yahay
Alx hda waa necbahay dad dheelayana waa arkaa wlhi waaka nxaa
10$ dollar haday cunto maxa kugu sii waday sheekh
Midbaa iyar tusay halban ku shubay way cuntay markan 5 ka helay ku celiyey 10 danbay galaafsty
Bartiban kaga dhaartay
21 sanno ayaad macalin ahayd runtii waa waqti khibrad la yeesho,
adiguna maanta oo 2024 la joogo ayaad 1xbet deposit ciyaari
Meeday khibradii iyo nin weynimadii ? !
Anigu gartay dadka caamada ah iyo wax ma garatada ah ee wixii cusuba ku yaaca ee ku deg deg
Wariyoho u aragti fcnhy hh
12:07 habeenimo ayaan ciyaarayaa walaahi 200$ oon meel ka qaato ayaan ku ciyaarayaa qoyskayga waxaan ku idhi wali lacag ma qaadan hada waxay iga cuntay maanta oo kaliya 67$ waxay iga qabtaa hadaan isku geeyo waxay iga qabtaa lacagdhan 3890$
Allaha ka madooweeyo ee Maanta dabadeed ha u dhawaan. Allaha ku garab galo.
Iska dhaaf hadaba Saaxiib
Sanadka 2024 marku cusba bisha 1aad ila bisha 2aad haben aan lacag ka helin maleh kwrn hadan kudhaho lacagtas 2 dollar o kabo ku tagay bisa ka isticmalay inti kale meel e kabaxday ma aqan xita 1 xabo rooti kama gadan bahasha wa maal sheydaan hadana leyskama deyn karo
😂😂😂😂😂😂😂
Waar tolow account kiisi muu isiin aan cashback gaa ku ciyaare 😂😂
Accountigas intas lacagaqaba ya inagassoqado😂
Imikaad dabaalan doontaa
Horta ma xaranba mise waa xalaaal
Wa xaraan 😢 aniga Aya la raafadsan iso duce Ina Allah IGA saaro
Duco uma baahnide go’aan baad u baahan tahay. Ilaahay ma bedeli dad ilaa ay isbedelaan. Go’aan adag haddaad qaadato Allah wuu ku gargaari.
DUMARKU BADHAADHAHOODAY KA SHEEKEEYAAN RAGUNA JABKIISA LIBAAX RAGU WAA KI KUFA EE KUBKA IYO BAWDADA KA JABA EE HADAANA KABTA EE KA SO KACA
1
This man is a 0 🙆🏽♂️
48,000 kun ayaan Jago galinaya
Alow nagaqabo
.
😢