Alkheyr Educations And Guidance Centre
Alkheyr Educations And Guidance Centre
  • 438
  • 455 972

วีดีโอ

SOMALI HESHIID AH, CALANKEEDANA HESHIIS LA AH. CEEB WEYN. ILA DAAWA KENYAANKAAN WUXUU LEEYAHAY
มุมมอง 7094 ชั่วโมงที่ผ่านมา
SOMALI HESHIID AH, CALANKEEDANA HESHIIS LA AH. CEEB WEYN. ILA DAAWA KENYAANKAAN WUXUU LEEYAHAY
NAIROBI, XAMAR, HARGEEYSA, AYAAY QURBA JOOGTA GURYO KA SOO DHISAAN AYAGANA WAA HOMELESS, CAJIIB
มุมมอง 5269 ชั่วโมงที่ผ่านมา
NAIROBI, XAMAR, HARGEEYSA, AYAAY QURBA JOOGTA GURYO KA SOO DHISAAN AYAGANA WAA HOMELESS, CAJIIB
SOCODKA AYUU YAABAY SAAXIBKEEY
มุมมอง 43514 ชั่วโมงที่ผ่านมา
SOCODKA AYUU YAABAY SAAXIBKEEY
FAQIIR QURBA JOOG AH AYAA TAHAY EE ILA DAAWA GAWAARIDAAN IYO DADKA ISKA LEH
มุมมอง 9K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
FAQIIR QURBA JOOG AH AYAA TAHAY EE ILA DAAWA GAWAARIDAAN IYO DADKA ISKA LEH
NAIROBI BUU KU SOCDAA ASAGOO QURBAHA KA YIMID. WAXBA MA OGA. FADLAN SII GUDBI SI UMMADA UGU FAAIDEYS
มุมมอง 2Kวันที่ผ่านมา
NAIROBI BUU KU SOCDAA ASAGOO QURBAHA KA YIMID. WAXBA MA OGA. FADLAN SII GUDBI SI UMMADA UGU FAAIDEYS
LACAGTA PENSIONKA IYO CEYDHA AYUU IGU QAATAA MEESHAAN QURBAHA DHIB BAA IGU HAAYSTO
มุมมอง 12Kวันที่ผ่านมา
LACAGTA PENSIONKA IYO CEYDHA AYUU IGU QAATAA MEESHAAN QURBAHA DHIB BAA IGU HAAYSTO
BOQOL DOLLARS II SOO DIR SHAQO MALAHA WALAAL KULAHAA?
มุมมอง 1.1K14 วันที่ผ่านมา
BOQOL DOLLARS II SOO DIR SHAQO MALAHA WALAAL KULAHAA?
Subhaanallah khiyaana badanaa
มุมมอง 2.7K14 วันที่ผ่านมา
Subhaanallah khiyaana badanaa
DIGNIIN: DHAQANKAAGA QURBAHA U DHOOFI AYAGABA DHAQANKOODA AYAAY KUU SOO DHOOFIYAAN
มุมมอง 65714 วันที่ผ่านมา
DIGNIIN: DHAQANKAAGA QURBAHA U DHOOFI AYAGABA DHAQANKOODA AYAAY KUU SOO DHOOFIYAAN
MAXAA KU DHACAY ODIYAASHII SOOMAALIYEED?.
มุมมอง 91714 วันที่ผ่านมา
MAXAA KU DHACAY ODIYAASHII SOOMAALIYEED?.
AWOOWKE IYO AYEEYDAA XOOLA DHAQATA AYEEY AHAAYEEN EE QURBAHA HA ISKU BADALIN SAAXIB
มุมมอง 3.2K14 วันที่ผ่านมา
AWOOWKE IYO AYEEYDAA XOOLA DHAQATA AYEEY AHAAYEEN EE QURBAHA HA ISKU BADALIN SAAXIB
MAXAA KA JIRA ARINTAAN, BAL ILA DAAWA
มุมมอง 10K21 วันที่ผ่านมา
MAXAA KA JIRA ARINTAAN, BAL ILA DAAWA
WAA ARIN UGUB AH OO AAN LA YAABAY. FADLAN SII GUDBI
มุมมอง 86321 วันที่ผ่านมา
WAA ARIN UGUB AH OO AAN LA YAABAY. FADLAN SII GUDBI
BAL ILA DHAQEEYSTA WIILKAAN KUGU ORANAYA MA DOONAYO INAAN SHAQEEYSTO MAXAA YEELAY WALAALKEEY OO DIBA
มุมมอง 1.1K21 วันที่ผ่านมา
BAL ILA DHAQEEYSTA WIILKAAN KUGU ORANAYA MA DOONAYO INAAN SHAQEEYSTO MAXAA YEELAY WALAALKEEY OO DIBA
Sagaaradii dhagaha laga jaray, la dacyey kabacdina xerada geela lagu xiray. caqiido saliim ah oo ku
มุมมอง 2.7K21 วันที่ผ่านมา
Sagaaradii dhagaha laga jaray, la dacyey kabacdina xerada geela lagu xiray. caqiido saliim ah oo ku
CANJEERA DUBKA MA HILMAANTAY WALAALKEEY/WALAASHEEY MISE DHAQANKA KALBEEDKA AYAA KULA WEYNAADAY
มุมมอง 4.7K21 วันที่ผ่านมา
CANJEERA DUBKA MA HILMAANTAY WALAALKEEY/WALAASHEEY MISE DHAQANKA KALBEEDKA AYAA KULA WEYNAADAY
HOOYADEEY WAA CUURYAATAY MARKAAN AMERICA GEEYEY BUU YIRI WIILKAAN SOOMAALIYEED
มุมมอง 8K21 วันที่ผ่านมา
HOOYADEEY WAA CUURYAATAY MARKAAN AMERICA GEEYEY BUU YIRI WIILKAAN SOOMAALIYEED
CUNTO FRESS AH U SOO DAWOOW OO KILIYA XANUUNKA U FIICAN. FADLAN SUBSCRIBE AND SHARE WITH YOUR FRIEN
มุมมอง 5K28 วันที่ผ่านมา
CUNTO FRESS AH U SOO DAWOOW OO KILIYA XANUUNKA U FIICAN. FADLAN SUBSCRIBE AND SHARE WITH YOUR FRIEN
MA SOCON KARNA, QORAXDA AYAA KULUL KULAHAA. COME ON GUYS
มุมมอง 1.3K28 วันที่ผ่านมา
MA SOCON KARNA, QORAXDA AYAA KULUL KULAHAA. COME ON GUYS
3 BILOOD OO AROOS KU JIRAY AYUU DHAMEEYSAN WAAYEY SABABTOO AH QARASHKII BAA KA DHAMAADAT
มุมมอง 4.3Kหลายเดือนก่อน
3 BILOOD OO AROOS KU JIRAY AYUU DHAMEEYSAN WAAYEY SABABTOO AH QARASHKII BAA KA DHAMAADAT
WATNAHA AYAA ISTAAGAY. FADLAN VIDEO KU XIGA DAAWA. PLEASE SUBSCRIBE MY CHANNEL AND SHARE. THANKS
มุมมอง 499หลายเดือนก่อน
WATNAHA AYAA ISTAAGAY. FADLAN VIDEO KU XIGA DAAWA. PLEASE SUBSCRIBE MY CHANNEL AND SHARE. THANKS
THE MOST INFLUENTIAL MAN IN THE WORLD. صلي الله عليه وسلم
มุมมอง 123หลายเดือนก่อน
THE MOST INFLUENTIAL MAN IN THE WORLD. صلي الله عليه وسلم
I WAS STOPPED AND SEARCHED BY POLICE TODAY
มุมมอง 522หลายเดือนก่อน
I WAS STOPPED AND SEARCHED BY POLICE TODAY
DHAXALKA XARUURTAYDA MEEL BAAN KU HUBSADAY BAAY IGU TIRI GABADHAAN SOOMAALIYEED
มุมมอง 10Kหลายเดือนก่อน
DHAXALKA XARUURTAYDA MEEL BAAN KU HUBSADAY BAAY IGU TIRI GABADHAAN SOOMAALIYEED
KIDNEYS STONES. DHAGAXA KILIYA GALA MAXAA KEENA, MAXAA LAGU SAARI KARAA?FADLAN SHARE AND SUBSCRIBE
มุมมอง 376หลายเดือนก่อน
KIDNEYS STONES. DHAGAXA KILIYA GALA MAXAA KEENA, MAXAA LAGU SAARI KARAA?FADLAN SHARE AND SUBSCRIBE
LIMIT YOUR POTASSIUM IF YOU HAVE KIDNEYS DISEASE. ISKA YAREE SIDA CAANAHA, YOGURT, BANANA,SPINACH
มุมมอง 243หลายเดือนก่อน
LIMIT YOUR POTASSIUM IF YOU HAVE KIDNEYS DISEASE. ISKA YAREE SIDA CAANAHA, YOGURT, BANANA,SPINACH
HADII SOKOR QABTID HORE U QAADO CUNTO FUDUD. IF ARE DIABETES TAKE SMALL FOOD WITH YOU.
มุมมอง 430หลายเดือนก่อน
HADII SOKOR QABTID HORE U QAADO CUNTO FUDUD. IF ARE DIABETES TAKE SMALL FOOD WITH YOU.
ILA DAAWA NINKAAN CUURYAANKA AH. ADIGANA WAXAAS KU HAAYSAA BIIL II SOO DIRA ADIGOO DHALINYARADA AH
มุมมอง 209หลายเดือนก่อน
ILA DAAWA NINKAAN CUURYAANKA AH. ADIGANA WAXAAS KU HAAYSAA BIIL II SOO DIRA ADIGOO DHALINYARADA AH
CASHA U FIICAN SOKORTA, DHIIKARKA, KILIYA XANUUNKA IYO GUUD AHAAN CAAFIMAADKA
มุมมอง 263หลายเดือนก่อน
CASHA U FIICAN SOKORTA, DHIIKARKA, KILIYA XANUUNKA IYO GUUD AHAAN CAAFIMAADKA

ความคิดเห็น

  • @AsiaMohammad-m2f
    @AsiaMohammad-m2f 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😊😊

  • @AsiaMohammad-m2f
    @AsiaMohammad-m2f 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    مشاالله❤

  • @maxamuudcali2564
    @maxamuudcali2564 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉 talo wanaagsan bro

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 วันที่ผ่านมา

    Allaha Ku caafiyo

  • @kadiyeshire9478
    @kadiyeshire9478 วันที่ผ่านมา

    Jazakalahu kheyran akhii good advice Masha Allah

  • @siradafandhe-channel4804
    @siradafandhe-channel4804 2 วันที่ผ่านมา

    Marka maamada lugtaan Yare dheer u kaxaynayso Walal kabahan yay ku lugayn ee kabo Sport u xiro Maasha Allah

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 2 วันที่ผ่านมา

    Calanka Somaliland ka mid ma aha waxla yidhaa Umada Soomaaaliyeeeeeeed adeer taariikhda baro !

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 2 วันที่ผ่านมา

      anigu maba kahelo caladaas qabiilka waxan aminsanahay kankeliya Somali flag 🇸🇴 lkn Kanbaa iiga abaal ama waxtar badan xaqiiqdii -God bless America 🇺🇸

  • @jamilamoalim3487
    @jamilamoalim3487 2 วันที่ผ่านมา

    Walaalkay waa runtaa qof ka hadlaan u baahnaa calamada shaydaanka xumaantooda waxaa kaloo jira in dhar laga sameeyay.Allah haku caafiyo Walaalkay aamiin

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 2 วันที่ผ่านมา

    Allah waanasiinkaraa Hal clan hadase waa fogaatay qabuulqsbiil ayaa naloo kala xareeyey

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 2 วันที่ผ่านมา

    Cadowga midnimo loga guulesan kara💙☝️

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 2 วันที่ผ่านมา

    Waa sax walal Allah haa ku xifdiyo somali Allah haa mideyo💙🇸🇴👍

  • @fuaddiriye7149
    @fuaddiriye7149 3 วันที่ผ่านมา

    Mashallah

  • @abdirahmanroble-e4v
    @abdirahmanroble-e4v 3 วันที่ผ่านมา

    Top G sheikh Osman💪💪

  • @MaryanMaryangarad
    @MaryanMaryangarad 3 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliya maxaad ka ogatahay anigu waxan jecelahay Soomaaliya in aan ku noolaado 💯💯 hadii aan Heli lahaa waxan illaahay ka barayaa in Soomaaliya noo siiyo nabad iyo xasilooni waarata dadkeena siiyo faking wanaagasan colaadana ka dul qaado iyo dhibaatada na naafayasay dal dadow maana Ku faaneene

  • @hodanc6255
    @hodanc6255 4 วันที่ผ่านมา

    Xayawan la silciyo wa xaran wali wu isla fican yahay

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 4 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah tabarakalah jazakalah kheyr shiikh

  • @fatimaahmed4226
    @fatimaahmed4226 4 วันที่ผ่านมา

    Nairobi wadan gaalo soo maaha

  • @cbbonlineproduction
    @cbbonlineproduction 4 วันที่ผ่านมา

    maashlh sheikh Osman kusoco sxb waa sxbka @ wajeer cadey. allaha kubarakeyo

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 4 วันที่ผ่านมา

    Wa xaqiiq warkadu

  • @coralinexray
    @coralinexray 5 วันที่ผ่านมา

    Mashallah ma walaka ad kugu ogyahay

  • @143-k1d
    @143-k1d 5 วันที่ผ่านมา

    kenya farax macalin oo booteyn jiray waa aragtay xisbigii laga saaray, hotelada east light laga raadi haaye si loo dilo kenya hanoo amaanin saaxib m p wajeer aa maalin hore lagu dilay oo weliba la jar jaray indhaha laga saaray sax maa dadka u sheegtid waxa ka jira meesha?

  • @143-k1d
    @143-k1d 5 วันที่ผ่านมา

    sidaan kuu arko aniga kenya haloo soo guuro waaye sheekadaada , kukunya xoolahiina ha dhacdo taas waa kaa diidnay , anaga wadan aa lee nahay soomaaliya la dhaho hadana oil iyo gas laga soo saaraayo mardhow insha-allah kenya anaga ma lihin adigana malihid martti aaka tahay

  • @143-k1d
    @143-k1d 5 วันที่ผ่านมา

    qurbaha baabuurta lagu wato kan ugu yar waa $50,000, masaajidyo waaku heysanaa alhamdu-lilah caafimaad free waaku heysanaa , daawada lee gadanee hadaa tahay qof shaqeysta dhaqtarka waa free inta aan mareekan ka aheyn

    • @alkheyreducationsandguidan5237
      @alkheyreducationsandguidan5237 5 วันที่ผ่านมา

      @@143-k1d waa runtaa walaal Alhamdulillah aan dhahno laakiin masaajida waa yar yihiin. Waxaan u baahanahay in xaafad kasta masaajid laga taago

  • @143-k1d
    @143-k1d 5 วันที่ผ่านมา

    diin fiicnaanta iyo caafimaadka kuma xirno qurbaha ama kenya teeda kale kenya waa qurbo somalia ma'aha adiga hadaa ku dhalatay , dadka dhan kuma dhalan kenya wixii ka dhacay waa wada aragnay 2 bil kohor oo somalida lagu gubaaye business kooda

  • @rukia-s6y
    @rukia-s6y 5 วันที่ผ่านมา

    masha shekh cismaan usheeg dadkeeno ma oga waxba

  • @BAYUTADOW
    @BAYUTADOW 5 วันที่ผ่านมา

    Thank you soo much ina aniga iga hadleysey ayaa mooda Thank u bro 🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @umuosama2956
    @umuosama2956 6 วันที่ผ่านมา

    Asc walal aabahey kiliya xanun qabo waxan kaa codsanayaa adigoo kahadlaayo kiliyaha iyo waxa udaran iyo waxa ufiican hal video kaso dhig adigoo raali ah

  • @Bile24335
    @Bile24335 6 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid bro Insha Allah

  • @MusaMunyiva
    @MusaMunyiva 6 วันที่ผ่านมา

    Saxiib gaariyashan waa wada duq 1gaari oo years 2021 ah xataa kuma jiro miyaadsn arag Somalida degan Uk 2023 2024 ayaa la wataa adeer inteed uga xirneed uk?

    • @alkheyreducationsandguidan5237
      @alkheyreducationsandguidan5237 6 วันที่ผ่านมา

      Uk dadka jooga ayaga malaha waa wada Kiro ama dayn baay ku soo qaateen. Nairobi dadka jooga ayagaa iska leh waana beecshara. Qof baa 30 gawaari iibinayaa. Asagaana iska leh

    • @mahadhussein4157
      @mahadhussein4157 6 วันที่ผ่านมา

      Aniga reer uk aan ahay hadii aan soo guuraayo soomaaliya ayaan u guurayaa waayo aniga kenya malihi mustaqbalkana wax iiga imaanaya magaranaayo waa wadan dadkiisu masiixi yihiin oo waxaa igu filan nagabax oo soomaaliya aad, marka taladaas qofkii fahmikaro ayaa la iska doonayaa

    • @MusaMunyiva
      @MusaMunyiva 6 วันที่ผ่านมา

      @@alkheyreducationsandguidan5237 magaariyashan $5000 lagado kenya ataa wax weyn uga dhigeysaa saxiib inaad iskahadasho hadan ku ogaaday waan kaa yeelaya reer Holland ama reer Sweden gaariyal fiican mawatan laakiin uk kuwadega kor ayeey u kaadsheen gaariyaal qaali ah ayeey wada watan marka hadaad adiga ku fashilantay uk caacda inaga daa

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 4 วันที่ผ่านมา

      Nagabax haday ku dhahan nfd ad nayrobi kenyan ba leh

    • @haldhaa2420
      @haldhaa2420 4 วันที่ผ่านมา

      ​@@mahadhussein4157 Aniga reer UK ah hadana Somalia Mogadishu Darusalaam dagan walahi alxamdulillah ilahay baa mahad odhan iskaleh dalkina galiya dhaqalaha dal kale idin kaga baxaya inshallah

  • @AbdiHaji2103
    @AbdiHaji2103 6 วันที่ผ่านมา

    Mash Allah waa Odygii 60jirka ahaay oo malakulmoodka ka cararaayyi intaas waa kaftan l😅😅 Alhamdulillah calaa kulli xaal nimcad rabbi Allaah swc ayaa inooga gargaaray qurbo iyo dhul gaaalo

  • @mrreality1886
    @mrreality1886 6 วันที่ผ่านมา

    Akhii kheyr badan Allah ha ku siiyo. Mandera diyaarad ma tagtaa mise bus kaliya.

  • @Farah-ek1vp
    @Farah-ek1vp 6 วันที่ผ่านมา

    Somalida dadkii ugu sabool jirey.ayaa hada ugu hanti badan Shugran

  • @abdulrahmanbaarebaare5902
    @abdulrahmanbaarebaare5902 6 วันที่ผ่านมา

    ❤meshan nolasha dhabta maha

  • @NjarambaGitau
    @NjarambaGitau 7 วันที่ผ่านมา

    Asalamu alaykum osman daud

  • @Peaceman1.
    @Peaceman1. 8 วันที่ผ่านมา

    Somaligalbed way xorowday jigjiga Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @warsan123
    @warsan123 8 วันที่ผ่านมา

    Mansha allah walaal waa runtaa waan kugu raacsanahay aniga xamar geeye kuna najaxay Nairobi maxaa yaal

  • @CxakiinAdoonkiialle
    @CxakiinAdoonkiialle 8 วันที่ผ่านมา

    Maxaa kenya laga donaa may dalkooda iska jogaan

  • @ahmedceymis2708
    @ahmedceymis2708 8 วันที่ผ่านมา

    Mashalah Waa Meel qurux badan mandheera

  • @libanali8725
    @libanali8725 8 วันที่ผ่านมา

    جزاك الله خيرا

  • @jamilamoalim3487
    @jamilamoalim3487 8 วันที่ผ่านมา

    Mandheera ma qof walbaa dagi kara oo soomaaliyeed sharci ma u baahan tahay

  • @rukia-s6y
    @rukia-s6y 8 วันที่ผ่านมา

    saaka wanaxay aayar baadsoconaysaa

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 9 วันที่ผ่านมา

    Manshallah manta hooyo waa u dadaashay waa nasiday oo u sheekeyday saas ayaa wanagsan allaha ku caafiyo walal.❤

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 9 วันที่ผ่านมา

    ❤️😍 Mashallah 😍 adeer Apple vinegarka cab 5qaanso iyo bakeeri biyo barkiis waxuu u fiican yahay dhaqida kalida xageeda iyo dhiig karkana wuu dajin InshaAllah waad ku dawoobi bi’idnillah 🤲🏼

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk 9 วันที่ผ่านมา

    Mashallah tabarakallah

  • @sumeyanur684
    @sumeyanur684 9 วันที่ผ่านมา

    Mdr dhulkeyga hoyo masha allah

  • @HamseMohamed-o3c
    @HamseMohamed-o3c 9 วันที่ผ่านมา

    Jigjiga Somali galbeed is the best dhagaxbuur qabridahar goday wardheer ❤

  • @yusramaalim4865
    @yusramaalim4865 9 วันที่ผ่านมา

    Mashallah wa runta nairobi mel maaha wakas qof kunanagadho halaarko qofki ogubadhan 2sanu joga wakasocarara .hada Deganadha loguraya sidha garowe muqdisho gariss carurta they will see real life but nairobi waxbarashadha lagufijin un guriga sogalayan development badhan maleh

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 9 วันที่ผ่านมา

    Maanshallaah,war wll guuleyso waligaa aamiin aamiin yaarabi

  • @Jasmine-zk8jh
    @Jasmine-zk8jh 9 วันที่ผ่านมา

    Masha allaah Waa meel qurux badan

  • @ZeynabshAdansalah
    @ZeynabshAdansalah 9 วันที่ผ่านมา

    Walal geedaha sidee loo beerey video naga soo samey dowlada miyaa beertey