FIRDHIYE OO GUULO WAWEYN USO HOOYEY KHATUMO STATE URURKA IGAD SODHAWEYAY SSC QACDA S/LAND KAYERTAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 23

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b 12 วันที่ผ่านมา +1

    Guuuuuuul SSC qaatuma isteet of soomaaliya ❤❤❤

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d 12 วันที่ผ่านมา +8

    faysal faaruqoo reer awdal wey kaa tashadeen bood ama dhac.

  • @HghhgjHgiuhg6
    @HghhgjHgiuhg6 12 วันที่ผ่านมา +2

    QOF WAXAA TAHAY SI LOOSOO TARBIYEEYAY SI ASLUB IYO AKHLAAQ ISLAAM KA MUUQATO ALAH KUGU GARABGALO WANAGAAGA WADANIYAD IYO RUN SHEEGA SOOMAALI RUNTA WEYKA FOGAADEN

  • @zamzamali4347
    @zamzamali4347 12 วันที่ผ่านมา +3

    Ogow dhulbahantoow igad waa geele geelena waa igad rabbi talo ku filan

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 12 วันที่ผ่านมา +1

    Fayesal faaruq kkkk

  • @muhamedhassan2059
    @muhamedhassan2059 12 วันที่ผ่านมา

    Madax waynaha kabedela firdhiye oo magac ka haboon kubedela firdhiye macno aan fiicnayn baa laga dhadhan sanayaa.

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d 12 วันที่ผ่านมา +1

    qof sinaba loo aaminikaro maaha ismacil cudur geelle iyo kaba qaadkiisa xasan dhiiqo shirqoolo ayey la gaadayaan firdhiye waa inuu ka digtoonaado... si kastaba ha ahaatee wax kasta oo jabuuti ka dhaca go'aaminteeda firdhiye iskama laha. laakiin waxaa iska leh garaadada iyo jamaahiirta ssc forces iyo hartiweynihii u wada dhintay. inshaaallaah.

  • @user-ni9nl9wt2z
    @user-ni9nl9wt2z 12 วันที่ผ่านมา +2

    Waa sax ana kuma raacsani
    Illaahow khey ka dhig . Gadabiirsi raga reer ssc kama cilmi badna dal iyo dibad way kasio muuqdaan maamilna ku dhiste oo cid umay yeedhan , ee soomaslidiidku oohinta ha joojiyaan.

  • @FarhaTresor
    @FarhaTresor 11 วันที่ผ่านมา

    Waar dadkan wada waalan ee muuse maryaha ka dhigay,
    ee xiqdiga iyo cuqdada iyo xumaanta ay buuxisay ee wakhtigan
    Guumasiga amxaar u sii
    ordayaa ,
    Soomaaliyey Waa yaabe
    Xanuunkan ay habar awal ku wada tallaaleen
    Tollow yaa ka dawayn
    Walee Waa laga yaabay
    Reer kan

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 12 วันที่ผ่านมา +2

    Ismaaciil cumar geele iyo khadra xayd iyo muuse biixi cabdi iyo xasan shiikh iyo reer samaale waa ka guulaysteen daarood over khaatumo period.

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m 12 วันที่ผ่านมา

      kkkkkkk dhaqlo ooy uun

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 12 วันที่ผ่านมา

    firdhiye wuxuu u shaqaynayaa iidoor iyo xasan shiikh iyo ismaaciil cumar geele taas aniga iga qora.

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 12 วันที่ผ่านมา

    Siyaasada baro oo ogow waxaa daroodka irir samaale u dhigayaa qubmoos oo muuse iyo ismaaciiliyo xasan waa best friends who are playing a dirt game in order to outsmart the daarood ships that they have in hand these days. Dadkii daarood oo kibirka lagu dilay ma raali ahow baa daaroid iyo firdhiyeba ka doonayaan oo daaroidku caqli ma leh miyaa ay kubsoo saartaan batroolkooda war sidee wax u jiraan.

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 12 วันที่ผ่านมา

    I just feel sorry for daaroodkii khaatumo ku hilbo diriray because we lost over ismaaciil cumar geele iyo khadra xayd iyo muuse biixi iyo xasan shiikh oo naag iidoor ayaa daarood ka guulaysatay maanta oo ah "Khadra xayd".

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 12 วันที่ผ่านมา

    Dadka qaaq layaaya
    Yarkani waa siyasi
    Waa lakhayaa meeyey
    Smali land baa lagudaray
    Hadaba waa dad aan dawlad
    Waxba ka aqoon ogolanmayo
    Fidhiye maaha nin wax oska
    Maroorsan karo sida hogaami
    Yayaasha mamul goboled
    Yada waxay donaan soogelaya
    Eefiriiga ah khaatumo
    Wixii kadhacay wax sifudud
    Maaha wax nin tuurta inata
    Kuqaato meeshuu doono
    Ula safra maaha taa ilaaba

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 12 วันที่ผ่านมา

    Firdhiye waa kufay (Firdhiye fail in front of the daarood cummunity bilash baan iidoor ula dagaalanay oo daarood isagaa khasaaray, be honest with daarood waa failngareeyey maanta oo ha iska ooyo daarood.

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 12 วันที่ผ่านมา

    Adigu ma iidoor baad tahay mise laalush baa iidoor ku soo siiyey mise isku garasho baynan ahayn

  • @aweysali
    @aweysali 12 วันที่ผ่านมา +2

    Saxib waxa afkaga kaso baxayo wa la xisabina waxan kula talina in aad afkada ka jarto erayga munafaq la yirahdo wa eray culus kana weyn galnimo xita

    • @user-ni9nl9wt2z
      @user-ni9nl9wt2z 12 วันที่ผ่านมา +2

      Weriyuhu run buu sheegay taa hadiidin .

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 12 วันที่ผ่านมา

    Wali daladii reer samaale waxay dhisan tahay wayna ka xoog badan tahay hada ka hor.