DEG DEG:DAAWO DENI OO HADA 120-MILYAN GACANTA LOOGALIYAY|DAWLADA SOMALIA OO ARIN MUCJISA LATIMI HADA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 73

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 หลายเดือนก่อน +10

    Maansha allaah waa guul iyo gobanimo in lacagtaas lagu wareejiyo reer puntland waanu ku faraxsan nahay hadaan nahay reer ssc khaatumo guul guul guul

  • @user-xp3oz5mu8q
    @user-xp3oz5mu8q หลายเดือนก่อน +12

    I love dadka reer Puntland sida ay isku maqlaan nabada uga shaqeeyan dalkooda iyo guud ahaan somaliya guul reer Puntland and guud ahaan somaliweyn

  • @user-pp7hs7zz9s
    @user-pp7hs7zz9s หลายเดือนก่อน +8

    Illaahow dalka iyo dawlidnimada soommaaliyeed badbaadi

  • @lulyusuf9382
    @lulyusuf9382 หลายเดือนก่อน +2

    Say MashA MashA madam weyanahu waa Dani dalka dani guul guul

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 หลายเดือนก่อน +6

    Somalia Dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano

  • @bby6
    @bby6 หลายเดือนก่อน +8

    Mashallah guul puntland government inshallah

  • @jayjow5165
    @jayjow5165 หลายเดือนก่อน +2

    congratulations dowlad Puntland iyo shacabkedaba

  • @mimihawthorne
    @mimihawthorne หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah 🥰 guul puntland.
    Somali Allah ha u gargaaro tuugaa u tashatay dawlad meesha ma joogto masaakiintii waa Loo tashtay. Canshuur bay maqleen maydkii bay canshuureen hadana masaakiintii xamaalanaysay oo magacooda dawlada wax ku cunaysay ayaa hadana waxay u soo dhigteen shilimaadkoodi intay dawladu wax siin lahayd.
    Dawlada ma dadka dhintay iyo kuwa noolba inay cunto ayay meesha u joogtaa 😎goormay dadweynaha wax siinaysaa masaakiinta ay magacooda aduunka oo dhan ku tuugsanayo

  • @herbimoha
    @herbimoha หลายเดือนก่อน +2

    congratulations reer Puntland

  • @mohamedibrahimisack5996
    @mohamedibrahimisack5996 หลายเดือนก่อน

    Mashaallaah dowlada butland ha nolaato somaaliya

  • @user-rd7xe5rn2t
    @user-rd7xe5rn2t หลายเดือนก่อน

    Maloobalanqaaday mise fartaa lagasaaray deni waatalaabsaday guul weeye

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d หลายเดือนก่อน

    maashaaallaah guuuuul iyo gobanimo puntland republic + ssc,khaaatumo inshaaaallaah guuuuul Hartiland + Daaroodland. idankaallaah.

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c หลายเดือนก่อน

    Good deni walle waa nin guulayso
    BY SSC

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 หลายเดือนก่อน +1

    Asc ma sha alaha guul dowlada puntland oo hogaminayo madaxweyna siciid abdulahi dani kuxigeenkisa ilyas osman lagutoor shacabka ciidanka qarimada madobe guuleysta

  • @abdiisse4554
    @abdiisse4554 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤

  • @lulyusuf9382
    @lulyusuf9382 หลายเดือนก่อน

    Say MashA MashA alaahu

  • @shukrilibax
    @shukrilibax หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahow mw xasan haka qabto shacbka somaliyed amiin yaa allaha 🤲😢
    Mw daniow guuleyso .Pundland oogu shaqey lacagtas ilaah u inoga soo qaday dunida ? Ilaah shacbka somaliyed oo dhan ha ugargaar amiin 🤲?

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c หลายเดือนก่อน

    Taasi waa guul wayn oo buntiland gaadhay

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 หลายเดือนก่อน

    Guuul Dowlada Puntland ❤

  • @heethaat
    @heethaat หลายเดือนก่อน +1

    guul dowlada Puntland waa dhisaha somaliya

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 หลายเดือนก่อน +2

    Umadada illahow ugargaar xassan shiikh waa zero failure president and zero government illahow umadada mid khayr qaba u keen

  • @calixuseen4324
    @calixuseen4324 หลายเดือนก่อน +1

    Asc maaha allaah Alle ha usiyaadiyo

  • @lailakulane9169
    @lailakulane9169 หลายเดือนก่อน

    congratulations reer Puntland waa oga in samirkooda iyo isku duubnidooda aduunyadu arkayso oo wax lala qabsandoono masha allaah nice peoples

  • @herbimoha
    @herbimoha หลายเดือนก่อน

    ilahay haka dulqaado masiibo waaye reer xamar iyo dhamaan reer koonfur masiiba ku habsatay iska dulqqaaata samra insha alaaah waa laydan ka dulqaadaya mooryaanta ku habsatay umada somaliyeed oo aan u naxay umad somaliyed manaxayasha ah ilahay aqoon

  • @mrjamac
    @mrjamac หลายเดือนก่อน +1

    hassan guurgurte ummadii nafta ayuu u keenay isaga iyo tuugta isla shaqasyta allow naga soo gaar tuugan manaxa ah alle hana dhaafiyo shartiisa waa xaasid aan nixin oo doqon ah oo isku heysta nin wanagsan

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 หลายเดือนก่อน

    Maanshallah tabaraka lahaa
    Puntland ilaahay ha xafido.
    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mamaaminayusuf727
    @mamaaminayusuf727 หลายเดือนก่อน

    BuutLan guuuuuL

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg หลายเดือนก่อน

    Khasaaro, ayaa kow u ah, waayoo waxay soo wadaan ayaa ka daran. Khasaaro maanta kow ah.
    Waana la arki doonaa.

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8u หลายเดือนก่อน +1

    War waxaasoo lacag ah ma engiriis baa ina siiyey😅 calanka somaliyaba inaga tuura waynu guulaysanayna 😂😂😂haawiyow Somaliba idinkaga baxnay lacagtii hadii toos noogu imanayso. Reer Puntlandow Inkira wixii maryooley ah sawihili kula hadla isku af xitaa manikin istaaga

  • @maxamedforgot2001
    @maxamedforgot2001 หลายเดือนก่อน

    Mahad😊sani

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 หลายเดือนก่อน

    Asc ma sha alaha dowlada puntland oo hogaminayo madaxweyna siciid abdulahi dani iyo kuxigeenkisa ilyas osman lagutoor shacabka ciidanka xafiska qarimada madabe guuleysta

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 หลายเดือนก่อน

    Aduunka oo dhan waa sidaas !!
    Xilligii aabo siyaad waa laga gudbay, Somalia ha wacnaato!!.

  • @abdirashiid7330
    @abdirashiid7330 หลายเดือนก่อน

    CONGRATULATION
    PUTLAND

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 หลายเดือนก่อน

    dowlada xasan shiek waxey caalamka kuso qadan magaca umada Somaliyeed jeebka aye gashtan iyo xaqa umada ee cunaa

  • @Abdi-hx7zq
    @Abdi-hx7zq หลายเดือนก่อน +1

    Hawiye good for them hhhhhhhh farmaajpw soo bax maxaa ka danbeeyey 😂😂😂

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c หลายเดือนก่อน

    Waa arin mucjiso ah waxan socdaa
    Xamarna waa laga yaacayaayaa

  • @user-gg4fb9ju8m
    @user-gg4fb9ju8m หลายเดือนก่อน

    Budlan guleyso hore u soco

  • @user-et8qs8mk6x
    @user-et8qs8mk6x หลายเดือนก่อน

    Pudlaan Madowalad baa maaingiriis gumeeydikiisamaaloonqday

  • @ahmeddoyow6421
    @ahmeddoyow6421 หลายเดือนก่อน

    Waa runtaa shaLeey iyaGaa ku taageeray qabiil iyo qurun ,maantase ha haqaabilaan dulinimada

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 หลายเดือนก่อน

    Aduunku sidaas oo kale ayey cashuurta shacabkooda uga qaadataa cashuurta laakiin waa inat noqotaa cashuur macquula oo dawladu service-keeda u qabato.

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc หลายเดือนก่อน

    Asc reer moqsidisho ayagaa iskugu wacan waxkasta ayaa lagu dayey maantana halkaa ayey socotaa maxaa u diiday kacoon ay kaga hortagaan dulmiga lagu hayo

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 หลายเดือนก่อน

    Dalxow waxaa layiri godwalaal haqodin hadaa qodina hadheeray kudhicidontaana maogideh muqdisho saasa haysa udaah waxayshaqaysten baymalayaane absolutely

  • @museosman8296
    @museosman8296 หลายเดือนก่อน

    Xasan dhuiqo qof walbba buu canshuuri beri waxba umma harib

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8u หลายเดือนก่อน +1

    Reer xamar neeftooda la canshuurayaa waa dhow iyo nafbaa idinku jirta😂😂😂

  • @user-gg4fb9ju8m
    @user-gg4fb9ju8m หลายเดือนก่อน

    Way0 dawlada dhexe waxay noqotay orkii heyadii cunay

  • @cabdisalaancabdisalaan6282
    @cabdisalaancabdisalaan6282 หลายเดือนก่อน

    Ilahabadeeqda.bixiyo.hadalkaswaqalad.hadhihin.deeqbixiyeyal

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 หลายเดือนก่อน

    wey istaahilan shacabka muqdisho waxey raban mid boobo oo duleeyo oo xaqooda la cuno wey istaahilan wa kuwo damiirka ka dhintey

  • @Umo580
    @Umo580 หลายเดือนก่อน

    CASHURTA O KALE WAXAA SAMEYEY BIIXI SAXANKA BARIISKAH IN AY CASHUURAN XABAALIHI WAY SOODHAF TAY SUBXAANLAA

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 หลายเดือนก่อน

    kuwan illahey ma yaqaanaa waa kuwi ku dhaartey qur aanka iney difaacayan dhulkeena hoyo iyo umada Somaliyeed

  • @FarahAden-qs5hq
    @FarahAden-qs5hq หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤mansh aallh

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน

    Somalih kuwah bah dib u dhigay inay somalih isku dirah kuwas horumar ha kah suginah somalih waa lagu baryah tegah kuwan somalih horgaladah u ah gobaladah iyo xamar waa mafiyoh u shaqeyah isticmar somaliduh may ku daydan shacabkah kenya 🇰🇪wasirkan waa moryan u shaqeyah xasan moryan iyo villa family

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 หลายเดือนก่อน

    XASAN SHAQO KUMA LAHAN WASAARADA MAALIÝADA AYAA RABTA IN EY SHITKAFAHA LACAGTA KA DHERGEY CANSHUUR LAGA JARO IYAGANA WAXEY KA JARAYAAN SHACABKA CANSHUUR WAA LOO BAAHAN YAHAY DAL CANSHUUR BUU KU DHISMAA

  • @user-sx5xj4wk8c
    @user-sx5xj4wk8c หลายเดือนก่อน

    Here in America, we call sales tax but Americans receive services such as provide clean water and basic medical services and security but xasan sheekh pple collect for president personal use

  • @user-ss4cs8ek6i
    @user-ss4cs8ek6i หลายเดือนก่อน

    Qoriga Qatar

  • @user-wu8ed7kj9j
    @user-wu8ed7kj9j หลายเดือนก่อน

    Waa nasibxumo in dalki somaliya Wax magarato gacanta ugashay kuwii gumeesanjiray aay isaga dabqadaan midkastaba ayirahdan adigan kulajirna kusoco idinkuna bunbunisan waa nasibdaro somaliya USO hodatay

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 หลายเดือนก่อน

    xasan shiek oo tuug ah aya joogo

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 หลายเดือนก่อน

    Puntland waxaa iska dhex qulqulaya oromadii ciidanka itoobiya ahaa oo dhar shacab rafaadsan qaba oo iidoorland ka soo gudbay kuwaas shacabka puntland ay la tahay oromo masaakiina yihiin oo markii itoobiya go'aansato inay bad somalia ka qaadato ayaa xeebaha somaliya ee indian ocean waxaa soo istaagi doona maraakiin itoobiyaan oo hub iyo unifoomka mariinka itoobiya u wada oo ay fuuli doonaan oo qaarna waxaa u badan tahay inay biriga qabsadaan si ay boosaaso port iyo itoobiya isugu furaan oo waxaa qorshahaan itoobiya u dajiyey iidoor oo raba in puntland noqoto xero doofaar amxaar ku kaleetiyo

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 หลายเดือนก่อน

    lacagta shacabka jeebabka aya lagu shubta

  • @hassanaliomar2307
    @hassanaliomar2307 หลายเดือนก่อน

    Somaali ayaa haray U tiri doofaar ma daahiro awal daaroo Kuwait xun ayaad ka dhala tay ee aniga waxaan ku dhihi lahaa is marji

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 หลายเดือนก่อน

    Waar HAWIYE waa Cawaanti adduunka 🐴🐴🐴🐴 Dhaaf Baahi iyo Qarax heesku Dillaane waa Dad Dhiig ISLAM QABO iyo GURYO Eey ISLAM Leeyihiin ku Nool ILLAAHEY Wuxu u Soo Diray Hassan Dhiiqo inuu BABA'SHO

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 หลายเดือนก่อน

    Nabsugu waa wax xun. Farmaajo naga soo bax Daaroor baa tahay.
    Xassan munaafaq ilaahay waxaan uga baryayaa adootagan dab inuu kugu baxo laguna demin waayo.
    Umadii baad dhibtay.

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo wuxu kudadalay inu
    dhiso ciidan sharaf leh, iyo dal
    Karaamadiisa lasoo noqday,
    Nasiibdaro, munaafiqiin muca
    rad sheeganayey oo gadal ay
    kataagnayen wadamoshi-shee
    ye, oo dangaar ah, kalahaa
    Somaliya ay kukiciyeen bee
    sha Hawiye, kadibna xilkii ay
    lawareegen munaafiqin kafiki
    raaya hanti urursi iyo qabyalad
    Sida xasan Sheekh,Aadan ma
    doobe, iyo baarlaman dulli ah.

    • @Bilekhyr
      @Bilekhyr หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂 farmaajo
      Wadini buu ahaa intakale
      Dalkey xaraashayaan dadkiina gaajo loodiley
      Ciidankii shababka xasuuqey
      Xasan sheekh waa Alshababka

    • @Bilekhyr
      @Bilekhyr หลายเดือนก่อน

      Inta dalka iyo dadka xaraashaya waa badanyihiin
      Waa wada tuugo 😱☠️

  • @Hassan-shiddo
    @Hassan-shiddo หลายเดือนก่อน

    Beenaalcuqdadaysan baad tahay dulli

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f หลายเดือนก่อน

    Haloo galiyo⁉️⁉️🤔 why dani kudhisiymaayo putland ee tartan buu kujiraa 🤔⁉️😳I wish inuu dhulkiisa taariikh kureebo and dhulka laaniyo balse dan aad uwayin bay kawataan ummm 🤔 will what happen insha Allah khyir ⁉️❌ xasan waa tuug aad u waalan xitaa dalkiisa ayuu kuraasta ka iibsadaa 🤠🤠⁉️⁉️⁉️💔💔💔💔🇸🇴😱🤪😭😭😱😡😡😡😭 wuxuuna u awood sheegtay 6 gobol oo sonaliya kamida?!! Siduu lacagta xasan leeyahay wetch is really crazy xoog ayuu goboladaas 2 years uga haystay lacagta acuudu billâhi yaab and yaab!? So xasan president maaha qofrabaana Somali kuma jiro just want to destroy the nation 😳😡😡 only hunguri that is it man gobolgobo haloo googo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❌❌😡😡😡⁉️💔💔😡😡

  • @musseabdulle2250
    @musseabdulle2250 หลายเดือนก่อน

    Shuluq kasta oo ciilqabe ahba,heyska soo hunqaaco. Uf qumay xun ayaad tahay.

  • @abdimed9393
    @abdimed9393 หลายเดือนก่อน

    Weriyow waad khaldanthy maxaad yeelay markaad tahay jahil qolo moyee aan cilmi lahayn Laguna yirahdo reer hebel ISKA EEG waa cadowe aadna aminto abaalkagu waa sidaa marks ha u nixon nin qabiil ka amisan qaran