- 603
- 3 833 843
SOMALI FLASH NEWS
เข้าร่วมเมื่อ 16 พ.ย. 2019
MAXABIISTA HABAR JECLO LAGA QABTEY DAGAALKII SAAKA SHANGEED IYO QORILUGUD XAQIIQDA KA DHACDEY
MAXABIISTA HABAR JECLO LAGA QABTEY DAGAALKII SAAKA SHANGEED IYO QORILUGUD XAQIIQDA KA DHACDEY
มุมมอง: 4 450
วีดีโอ
SHIRKA CEEL DAAHIR CARQALAD AYU KU YAHAY FADHIGA BADHAN KASOCDA TALAXUMADA WARSANGALI LABA KOOXA
มุมมอง 3.4K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
SHIRKA CEEL DAAHIR CARQALAD AYU KU YAHAY FADHIGA BADHAN KASOCDA TALAXUMADA WARSANGALI LABA KOOXA
S/LAND OO KHATAR UGU JIRTA IN EMARATKA IYO ETHIOPIA QABSADAAN BAD IYO BARIBA MUUSE AYA LACAG SIISTEY
มุมมอง 3.7K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
S/LAND OO KHATAR UGU JIRTA IN EMARATKA IYO ETHIOPIA QABSADAAN BAD IYO BARIBA MUUSE AYA LACAG SIISTEY
KHILAFKA LABADA BELOOD YA ISKU DIRAY WALALIHII NAFTU DHAXEYSAY LACAG LAGU BIXIYEY KAL JABINTA HARTI
มุมมอง 4K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
KHILAFKA LABADA BELOOD YA ISKU DIRAY WALALIHII NAFTU DHAXEYSAY LACAG LAGU BIXIYEY KAL JABINTA HARTI
FALANQO SHIRKA BADHAN ISIMADII DHULBAHANTE IYO WARSANGALI DAGAALKA CEERIGAABO SAMEYNTA HAL MAMUL
มุมมอง 4.6K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
FALANQO SHIRKA BADHAN ISIMADII DHULBAHANTE IYO WARSANGALI DAGAALKA CEERIGAABO SAMEYNTA HAL MAMUL
GEN. FU'AAD XANANO IYO ASKARI KALE LOQADEY ITOOBIYA RAFKII OO PUNTLAND KABILABMEY LAGUNA SOQABTEY.,
มุมมอง 2.6K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
GEN. FU'AAD XANANO IYO ASKARI KALE LOQADEY ITOOBIYA RAFKII OO PUNTLAND KABILABMEY LAGUNA SOQABTEY.,
JUBALAND OO SOGALAYSA DAGALKA DAACISH AMAR DEGDEG AH PUNTLAND KUXUKUNTAY ITOBIYANKII DILKA BOSASO
มุมมอง 4.4K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
JUBALAND OO SOGALAYSA DAGALKA DAACISH AMAR DEGDEG AH PUNTLAND KUXUKUNTAY ITOBIYANKII DILKA BOSASO
TURMASAALE DAGAAL SADEXDA GEES WEERAR CULUS LAGU QAADEY JABKA IYO FIRXADKII SARAKISHA DAACISH
มุมมอง 89114 ชั่วโมงที่ผ่านมา
TURMASAALE DAGAAL SADEXDA GEES WEERAR CULUS LAGU QAADEY JABKA IYO FIRXADKII SARAKISHA DAACISH
FARISINKII UGU WEYNAA OO LAQABTEY IYO DAACISH OO DABAR JAREY DALXOREYAHA RUNTA AH WA SICIID DANI
มุมมอง 2.8K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
FARISINKII UGU WEYNAA OO LAQABTEY IYO DAACISH OO DABAR JAREY DALXOREYAHA RUNTA AH WA SICIID DANI
PUNTLAND CADOWGA KUSO DUULAY EE BOQOLKA WAJI ISKU SOOYELAY WANKA ADKANEYNAA WAYNA JABAYAAN
มุมมอง 8K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
PUNTLAND CADOWGA KUSO DUULAY EE BOQOLKA WAJI ISKU SOOYELAY WANKA ADKANEYNAA WAYNA JABAYAAN
BESHA LEELKASE DIGNIIN SO SARTEY PUNTLAND OO DIYARADO SO GADATEY ILMO AXMED MADOOBE YA XIRI KARO
มุมมอง 3.4K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
BESHA LEELKASE DIGNIIN SO SARTEY PUNTLAND OO DIYARADO SO GADATEY ILMO AXMED MADOOBE YA XIRI KARO
XOGTII UGU DANBEYSAY SIDA LOODHACAY S/LAND CARQALADAHA MAMULKA CIRRO HEYSTA LAXISABTANKA TUUGADA XDY
มุมมอง 1.5K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
XOGTII UGU DANBEYSAY SIDA LOODHACAY S/LAND CARQALADAHA MAMULKA CIRRO HEYSTA LAXISABTANKA TUUGADA XDY
GUUL DAACISH BADAN ISA SO DHIIBTEY IYO HALGANKA DABARGOYNTA OO SHACABKII REER PUNTLAND KALINWEYN
มุมมอง 6K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
GUUL DAACISH BADAN ISA SO DHIIBTEY IYO HALGANKA DABARGOYNTA OO SHACABKII REER PUNTLAND KALINWEYN
CIIDANKA PUNTLAND OO U HANJABAY YACQUB SIYAD IYO XASAN GURGURTE CADE QATE KU FASHILMAY SIYASADII
มุมมอง 4.6Kวันที่ผ่านมา
CIIDANKA PUNTLAND OO U HANJABAY YACQUB SIYAD IYO XASAN GURGURTE CADE QATE KU FASHILMAY SIYASADII
SIR FASHILANTEY BESHA SACAD MUUSE IYO NA QANCI MAAYER MOOGE CIDA KADANBEYSAY OO BANANKA LA KEENAY
มุมมอง 1.6Kวันที่ผ่านมา
SIR FASHILANTEY BESHA SACAD MUUSE IYO NA QANCI MAAYER MOOGE CIDA KADANBEYSAY OO BANANKA LA KEENAY
BESHA MAREXAAN DHAHDEY WIILKENA DAACISH MAHA EE MADAX FURASHO AYA GAROWE LOGU HEYSTAA XALADA PUNTLAN
มุมมอง 4.4Kวันที่ผ่านมา
BESHA MAREXAAN DHAHDEY WIILKENA DAACISH MAHA EE MADAX FURASHO AYA GAROWE LOGU HEYSTAA XALADA PUNTLAN
HUWANTII AYA NA SIXIRTEY .,? CEERIGAABO DHIIGA HARTIGA IYO HANTIDODA WA XALAAL GAWIRDA KADHACA DILA
มุมมอง 3.9Kวันที่ผ่านมา
HUWANTII AYA NA SIXIRTEY .,? CEERIGAABO DHIIGA HARTIGA IYO HANTIDODA WA XALAAL GAWIRDA KADHACA DILA
BEELAHA WARSANGALI IYO DHULBAHANTE OO KU HESHIIYEY HAL MAAMUL DAGAALKA CEERIGABO KADIB LA DHISAYAA
มุมมอง 8Kวันที่ผ่านมา
BEELAHA WARSANGALI IYO DHULBAHANTE OO KU HESHIIYEY HAL MAAMUL DAGAALKA CEERIGABO KADIB LA DHISAYAA
CIIDANKA PUNTLAND OO DAACISH KA QABTEY FARISIMO CUSUB WARSHAD HUBKA U SAMEYSA DAROONIS BADAN
มุมมอง 2.1K14 วันที่ผ่านมา
CIIDANKA PUNTLAND OO DAACISH KA QABTEY FARISIMO CUSUB WARSHAD HUBKA U SAMEYSA DAROONIS BADAN
AXDIGII LAGU HESHIIYEY SHIRWEYNAHU IYO QADIYADA CEERIGAABO QASAB KAHOREYA DASTURKA KALIGII TALIYE NO
มุมมอง 1.8K14 วันที่ผ่านมา
AXDIGII LAGU HESHIIYEY SHIRWEYNAHU IYO QADIYADA CEERIGAABO QASAB KAHOREYA DASTURKA KALIGII TALIYE NO
REER S/LAND OO GARDAAD JAMAC IYO MUSTAFE CAGJAR SSC UGA DACWODAY ABBY AHMED ETHIOPIA
มุมมอง 2.6K14 วันที่ผ่านมา
REER S/LAND OO GARDAAD JAMAC IYO MUSTAFE CAGJAR SSC UGA DACWODAY ABBY AHMED ETHIOPIA
GENERAL AYUUB IYO CIIDANKII DARAWIISHTA PUNTLAND FALADII DAGALKA MUQAAL DHAMEYSTIRAN QABASHADII CADO
มุมมอง 5K14 วันที่ผ่านมา
GENERAL AYUUB IYO CIIDANKII DARAWIISHTA PUNTLAND FALADII DAGALKA MUQAAL DHAMEYSTIRAN QABASHADII CADO
GUUSHA CIIDANKA DARAWISHTA PUNTLAND OO DABARJAREY CADOWGII DAACISH IYO CIILQABE COSOBLE ILINTA QUBTY
มุมมอง 13K14 วันที่ผ่านมา
GUUSHA CIIDANKA DARAWISHTA PUNTLAND OO DABARJAREY CADOWGII DAACISH IYO CIILQABE COSOBLE ILINTA QUBTY
RW XAMSE OO KAHADLEY CIIDANKA PUNTLAND EE DAACISH DAGALKA KULA JIRA MUNAFAQADII XASAN GURGURTE SODIR
มุมมอง 1.5K14 วันที่ผ่านมา
RW XAMSE OO KAHADLEY CIIDANKA PUNTLAND EE DAACISH DAGALKA KULA JIRA MUNAFAQADII XASAN GURGURTE SODIR
DHULBAHANTE INU HARTI OO DHAN SHISHEYE IYO CADOW KADHIGTO IRIR SAMALENA DHAHO WA WALALKEY SOGARBAXA
มุมมอง 4K14 วันที่ผ่านมา
DHULBAHANTE INU HARTI OO DHAN SHISHEYE IYO CADOW KADHIGTO IRIR SAMALENA DHAHO WA WALALKEY SOGARBAXA
QATAR HALIS BADAN JABKII SSC OO KUSO WAJAHAN JABUUTI IYO KILALKA DIGNIIN KUSOCOTA GEELE IYO CAGJAR
มุมมอง 2.5K14 วันที่ผ่านมา
QATAR HALIS BADAN JABKII SSC OO KUSO WAJAHAN JABUUTI IYO KILALKA DIGNIIN KUSOCOTA GEELE IYO CAGJAR
GENERAL AYUB IYO CIIDANKA GEESIYASHA PUNTLAND OO SOO DABAR JAREY HARAGII DAACISH BUURTA KUSUGNAA
มุมมอง 4.6K14 วันที่ผ่านมา
GENERAL AYUB IYO CIIDANKA GEESIYASHA PUNTLAND OO SOO DABAR JAREY HARAGII DAACISH BUURTA KUSUGNAA
DOWLADA KHATUMO STATE SSC TAGTEY OO TALABSATEY YA CELIN KARA MAMULKA KALIYA SOMALIYA LOGU JECELYAHAY
มุมมอง 4.1K14 วันที่ผ่านมา
DOWLADA KHATUMO STATE SSC TAGTEY OO TALABSATEY YA CELIN KARA MAMULKA KALIYA SOMALIYA LOGU JECELYAHAY
MUCJISO LAGA DHEX ARKEY CAMEROYINKA DABKII LOS ANGELES GUBEY WAX DUULAYA OO HOREY AN LOO ARKIN
มุมมอง 76914 วันที่ผ่านมา
MUCJISO LAGA DHEX ARKEY CAMEROYINKA DABKII LOS ANGELES GUBEY WAX DUULAYA OO HOREY AN LOO ARKIN
BEESHA CIISE OO HIIL WALAAL KUSO GALAYSA DAGAALKA CEERIGAABO ILA PUNTLAND BARI & DAACISHTA
มุมมอง 11K14 วันที่ผ่านมา
BEESHA CIISE OO HIIL WALAAL KUSO GALAYSA DAGAALKA CEERIGAABO ILA PUNTLAND BARI & DAACISHTA
Abtyl guul huul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Horgaldii mediya ayey adeegsanayaan si ay dadka Isku diraan
Dagaalka dad ayaa lacag ku sameeya
Beenaale tuug ah wax la rumaysan karo keen saxb😂😂😂
Intaad masakiin xoola dhaqato ah qabsanaysaan ragzz ax xininyaha wayn iska celiya💪💪💪
Beenaale tuug ma adhigii aad xadayseen baad doonaysaan subaxwalba walahi waa madhadkiisii😂😂
siilkii hooyada beenta usheeg
Waa beenaalihii sawaahiliga ahaa
Gadiid iyo maxabis iyo baktigodi baa wa la haya
Ma xishooto snm beentod weeyen nin iyaga ah baa sheegay in belayo ku dhaday waxay yidhahwn
Idoor afku dhogorle no more maxabuus waa gowrac
Abtiyaashay waa u caado markii laga adkaado been iyo faan aan jirin laakiin maanta waa laga diidey magaaladii oog shacabkii ayaa ku muddaharaaday matkay iyagoo yaacaya soo galeen. RAG WAXAA U LIITA NINKA NAFTI HAFARKA LA YIRAAHDO.
Warka noo balballaari sxb
Meel aanad aqoon ha ka waramin ceerigaabo lama wada lahaa cida joogtaa iska leh
Ok
GUUUL SSC GUUUL SCSC IU FARXAD GUUUUULESTY❤❤❤❤
Beesha warsangeri midnimadooda ayaa khayrkooda iyo barakadooduba ku jirtaan xilligan tafaraaruq loona baahna illaahow is garansii aammiin
Ascwrwb Warsangeli diyaar mahan
Muse mageyo in aad tidhaahdan dalki ayuu iibsaday waxa se hadalka idinku kalifaaya waanu garanayna oo waa qabyaalad mudu aad udheer xanuun sanaysay sida aye ubogsataana aye adagtahay.
Ana kileh muse iyo xasan gurgurte waxa roon muuse iskuma dhawa lakiin isna wu ku jiraa ogow taas
Waar waxani waa vedio gii markii uu dawlada kenya uu ololaha lacagta ugu doontee ee ay koonfurta somalia ay madaxwayne muuse biixi kusoo laxagaynaysay si ay xukunka ugu guulaystaane vedio kale meesha keena kani wuu idinka fashilmaye hhhhhhhhhkkkkk!!!?
Alxaqiiiiiiiiiqa Alxaqiiiiiiiiiqa ❤❤❤❤❤
War Horta wax kale ood ka sheegaysid Miyad weydey. Malin walba Harti baa kala qaybsan baad ka hadasha Bal Xagaa iyo Gedo u jeedso. Xagan meel kagama baahna
Waa niman dhulkaa iska wareehaya, yaa maamulba u yaqaan
Waaba tahriib ninkani sida tahriibta ayuu u soconayaa
Dagaalka cerigabay soowada waa fariid dagabka buuraha ha xoraystaan
Indr arin loo baahnaa baad kahadashay. kuwii dhulbahante ee aan xalaasha ahayn waad sheegtay sax. Maxaad usheegi weyday kuwa dhinaca kale kawada kala dilka harti ee ku abtirsada majeerteen.
Inader wa balan wan so qabanaaa igu halee
Khaldka oo dhan waa adiga Qaad ogtahey in sadia hadlaya Qaad ogtahey in aaney dhulbahante Aheyn Harti w’et ogyihiin dadka ey yihiin Laakin adigu bal iscadee Waayo waxa aad faafineysaa hadalada iidoor
Waan ku salaamey walaalkiis. Harti waa halmid dhalasha ayaa ka weyn waxaa jirta dad horgala ah qabiilkastana wey leeyihiin. ❤❤❤❤❤
Dadkan barahabulshada umada iskudiraya armay isaaqyihiin haday dhulbahante yihiina waa inlayskaqabtaa gurguurte iyo cidii rajokaqabtaa waa ingeedlaguxidhaa namametelaan Guul puntland💚💜💚💜 Guulkhaatumo💚💜💚💜 Guul D5 💜💚💜💚 💚💜💚💜 Dadkan aanhada maqlayey amawaa iidoor amawaa waahorgalo wejigooda alahagubo By Jamaahiirta
Maxaad ukeeni waydey habrihii F ta iyo ragii ciidaakabad naa ee magaca buntlaand kuhadlayey sharafta reer ssc aad iyo aad uguxadgudbey way ukeeniwaydey
Middakale adigu mahaldhinac ayunbad kararnan maxakudidey cadalad maxaad ukeniwaydey habrihii F ee marka ad dhegeysato mantagu kuqabanayo
Reer ssc inbadan ayay yaabanayeen lakin mardabbe ayaa xadhkaha aygosatay arintu oo la islawaashay marka xalbaa lobahanyahay xalakulixaal
Dadka inlawaaniyo waasax lakin alaah cadalada waa jecelnahay muranka iyo cayda waxakuhoreyyey dadku hadla magaca buntlaand habraha f tawata ee shayadinta ah
Dhibta. Khatumo. Iyo. Butnland waxaa. Wada. Dad nijaasa. Ah. Oo. Qolal furtayoola. Soo. Diray. Oo. Caada qaatayaal. Ah. Yaan. La. Dhegeysan.
Naagtan baa isku dirtey
QOFNA ISKUMA DIRIN EE IYAGAA LAHAYN MEEL LOO RAACDO DHULBAHANTE MIDA KALE SOW KUWAAN HAWIYE SOO RAACAY EE LEH DOORASHO YAAN GALAYNAA?
Wardadkaan hartimaahan waawacalo lacagsooqatay dhulbahante waawalaakay asna wuu ogyaha maeertena waa ogyahay cadawguna has iska naacleeyo🎉
Abeesada ssc xukunta ee firdhiso iyada unbaa kala firdhineyso waa xukun ku diin waa fadlan lacag ku shubo puntland cid ay ubaahantahay ma jirto cawaanyahay isku filnaada hartiba waxaan unacay dhulbahante waa fadlan lacag ku shubo
CALOOSHOOD U SHAQAYSTAYAASHA DAMIIR LAAWAYAASHA AH EE HARTI KA DHEX SHAQAYNAYA WAXAA LAGA MAALGELIYAA XAMAR IYO HARGEYSA.
Puntland kama soo horjeeddo mana sheegato maamulka ssc khaatumo balse iyagaa wax ka dhisaya dadka lasoo adeegsadey ee horgallada ahna ha la iska ilaaliyo.
Labo wada dhashay in dhexdooda laga kaluumaysto iyagay ceeb kutahay kuwooda waal waalana haqabsadaan oo yaan lafiirsan fitmadooda war daarood midnimadiisu waa khad cas oo lama taabtaanah wax kahooseeya majiraan cidii isku daydana gacan birah baa la,iskaga qabanayaa
Baraha Bulshada aad sheegaysid xagay xukunta
Qofka hadlayo lahjadiisu ma aha dhulbahante waa isaaq
Reer budlaan waa khaatumo khaatumana budlaa ciidan ka khaatumana waanu udiraynaaa
Harti waa harti
Haku habsaamin
Subxaan Allaah, Inader kuwan wax nacdalaya, inta aad soo qabsanayso, kuwa wadaada ah ee sharciga u hadlaya maad soo qabsatid.
Dadka dhulbahante er puntland caaya waa dadkii farmaajo taageeri jiray oo dani aad u neceb
Maashaaallaah guuuuul HARTILAND + DAAROODLAND. idankaallaah ❤❤❤❤❤❤
Waa Sax waa Sida loo Baahanyahay. Dhifiq. Iyo. Ceeryaamo. Shaqada ay hayaan. Maashaaallaah guuuuul inshaaallaah ❤❤❤❤❤❤❤❤
Adgu intee qof ayaa tahay soowtaad lahayd hubka ujeediya gorowe codow aan gorowe ahayn malihin naageey iska aamus tintaadana dhinac u xiir ubudlaan allaah ayaa baawar siiyey iyo burji siiyey aan lamari Karin hadaba afar carable uma baahna budlaan
Dhulbahante maaha kuwaas edebdarrada. Ku. Hadlaya.
Maashaaallaah wey wanaagsantahay. Fahiimo. Maanta. Sax. Sidaas u Taageer Tolkaa. DAAROOD. Noolow.