Dareenka Tahriibayaal Reer Somaliland ah oo Hargeysa Lagu soo Celiyay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 มิ.ย. 2018
  • KALA SOCO HCTV
    FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
    SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
    WEBSITE:-
    KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
    KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA
  • เพลง

ความคิดเห็น • 422

  • @adnaanahmed6017
    @adnaanahmed6017 6 ปีที่แล้ว +5

    AMA JIGJIGA JOOG
    AMA MOQDISHO JOOG
    AMA HARGEISA JOOG
    AMA GARISA JOOG
    AMA DJIBOUTI JOOG
    DOWLADADADU WA SOMALIA 🇸🇴
    SOMALI ALAHA MIDEYO
    SOMALI WEYN 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ciidciisemaxamed7222
    @ciidciisemaxamed7222 6 ปีที่แล้ว +24

    Mah mah somali ah ayA tidhahda gaalka dil gartisana sii farmaajo iyo khayre kun jeer ayay mahadsanyiin anago isaaqa aya leh

  • @Ahmed-3-Abdi-
    @Ahmed-3-Abdi- 6 ปีที่แล้ว +34

    Hadanu nhy Reer Somaliland wxn halkan uga mhadcelinaa ,madaxweynhaa qaranka somaliyeed Mahamed abdilahi farmaajo iyo raysaal wasare Hassan Ali khyre ,waad mahadsantihiin wllhy abaal aad na gashaateen weeye Hadanu nhy dhaalinyarada Somaliland.

    • @zumalife7681
      @zumalife7681 6 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed Kayse ❤️❤️❤️💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @mina-db3hk
      @mina-db3hk 6 ปีที่แล้ว +2

      Ahmed Kayse MW farmaajo iyo RW kheyre waxey utagan yihiin into wiil somaliyeed xabsi shan sheye kuhoyanayo ineyna harsan herya habeen

    • @Ahmed-3-Abdi-
      @Ahmed-3-Abdi- 6 ปีที่แล้ว +2

      Wllo mcn maanta ayaa lakala oganayaa madaxdaa dalkeena ka inoo danaynayaa

    • @ayanabdi1320
      @ayanabdi1320 6 ปีที่แล้ว

      mina 1234 😂😂😂 ma iga hubta warkas

    • @ayanabdi1320
      @ayanabdi1320 6 ปีที่แล้ว

      Ahmed Kayse 😂 war caadi iska dhiga armaajana wxba ma so ceelin kare hayd ba kentay dadkane

  • @masbal9180
    @masbal9180 6 ปีที่แล้ว +15

    Masha Allah Alle hadhowro farmajo Iyo khayre aad baanan ugamahadcelinaynaa soodaynta tiradaan Dhalinta ah ood wadankoodi kusoceliseen gacanta cadowgana kasoobixiseen alx dambigiina Alle hadhaafo Iyo kan waalidiintiinaba

  • @kmoney2461
    @kmoney2461 6 ปีที่แล้ว +15

    Mudane Madax Weyne Mohamed Abdilahi Farmaajo Mahadi Korkaaga Ha Ahaato Dhalintu Waa Ubxa Dalka Farxad Bay Noo Tahy Aragiina❤❤.

  • @Mohamed23197
    @Mohamed23197 6 ปีที่แล้ว +1

    Horn cable iyo moryanta somalida Waqoyi asal dhalad ah afduubtay Inshallah waa lagaxotereyn.

  • @ciidciisemaxamed7222
    @ciidciisemaxamed7222 6 ปีที่แล้ว +6

    Qofkan dadka u mahad celin ilahayna uma mahad celiyo wa sidaa merci shukran thanks ahsante fayadeee

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed8297 6 ปีที่แล้ว +4

    Viva 🇸🇴Nabad💙Nolo❤️

  • @Ikram252-u3u
    @Ikram252-u3u 6 ปีที่แล้ว +2

    Madaxweyn Maxamed Abdullaha Farmaajo 🇸🇴 Allaaha ku Sharaf aduun iyo Akhiro

  • @bashiirdheere1098
    @bashiirdheere1098 6 ปีที่แล้ว +51

    wan ka xumahay in TVga Horn Cable uu jarjaray mahad celintii dhalin yarada iyo waalidiinta reer Somaliland ay u jeediyeen walaalahayaga Dowladda soomaaliyeed ee gacanta ka geystay soo celinta dhallinteenna iyo inay Qalad u turjumeen Hadalka gabadha laakin siyaasad kama hadlayo waxanse u mahad celinayaa walaalheen soomaaliyeed ee waqtigan iyaga la aqoonsan yahay inay inoosoo wada celiyeen wiilasheenna iyo kuwoodaba... faysall waraabe iyo tuugada la joogtayba ceeb uma dhintaane may iskaga mahad celiyaan walaalahood iyo inay ka hadlaan maxay dhallintu u tahriibtaa,,,

    • @aminadhahir2125
      @aminadhahir2125 6 ปีที่แล้ว +3

      Bashiir Dheere maxakukalifay walal walid wax kamaqaan weynu agnahay walibo hooyo dhibeysan o cunugeedii meelkafog dhulkeena laguheysto waxaanu nahay dadwalaalo ah wanawaajib inshacabka somaliyeed dhamaantood loadeego lana iscaawiyo

    • @ahmedaden3419
      @ahmedaden3419 6 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid walaal

    • @qalbisaliim4344
      @qalbisaliim4344 6 ปีที่แล้ว +1

      Bashiir Dheere waxaalo bashiir dheeroow magacaa jiryee iska daa feysal waraabe ma qancaayo ilaa oow ciida ka hoosmaree waxaa mahadcelin noogu filan hooyada ooyi jirtay ee ooyinta iska tirtirtay ee faraxsan

    • @Oneday20209
      @Oneday20209 6 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa lkn faysal cali waraabe iyo dadka ku xukuma aflagaadada kadaa iyagaa xoriyada u ah afkooda

    • @abdisallammuse4702
      @abdisallammuse4702 6 ปีที่แล้ว

      👎👎👎👎👎👎

  • @hassanjuba9624
    @hassanjuba9624 6 ปีที่แล้ว +12

    Farmaajo la,aantiis waxba ma socdeen waana u mahad celineynaa ilaahey haka abaal mariyo sida wanagsan oo u dadaalay

  • @faraxsanmuuuqsan1075
    @faraxsanmuuuqsan1075 6 ปีที่แล้ว +59

    Inamadan kuwii farmaajo soo celiyy maany ahayn ee walipa loo fududeeyy siday utagi lhaayen dhullkogi hooyo inta muqdisho ka bxsan
    Cidan dadka umahadcelin ilahay uma mahdceliyo
    Somaliland intay waxqabdka soomalia aasayso heer gaadhi mayso hal qof uma mhdcelin cidii dhibka kasoo saarty xata waalidadi ubad kooga waayeyna dhahoo
    Anoo ku hdlayah afka umadaha somaliland mahadsanid madaxweyne farmaajo

    • @halimonur2300
      @halimonur2300 6 ปีที่แล้ว

      Umalkhayr Maxamed xaarmaajo waxba ma keenin caruurta haayad ba keentay

    • @absali9613
      @absali9613 6 ปีที่แล้ว

      Farmajaheede uf carurta hayada kenay nio farmajo muqdishanu ka faline maliibiyuu kataliyaa

    • @absali9613
      @absali9613 6 ปีที่แล้ว

      👎👎👎

    • @abdiazizibrahem9314
      @abdiazizibrahem9314 6 ปีที่แล้ว +1

      Umalkhayr Maxamed hhhhh wlle xaq waxay u lahaayeen inay helaan nolol wanagsan weliba dawlada somalia ayay ku lahaayeen lkn wey ka waayeen mahad celin iska daaye markay yimaden inay farmaajo toogtan bay ahayd

    • @absali9613
      @absali9613 6 ปีที่แล้ว

      Abdiaziz Ibrahem toogasho bal MA uutoogto illahay taduu muqdisho uu halsikin ku siinolaanlahaa isaga iyo wixii darood sheegtaba

  • @nuuraalphi3077
    @nuuraalphi3077 6 ปีที่แล้ว +24

    runmarka ladoonya mahada koowad ilahaybaleh Marka labadna farmaaja isna doorwayn kaqatay Socelinta dhalinyarada Wadmahadsantihiin dawlda faadaralka somalia from hargesa somaliland

    • @nuuraalphi3077
      @nuuraalphi3077 6 ปีที่แล้ว +2

      inxunwaynagu jirta anu isaaqa bilacuqdadan ahy walal qofwallka ooabaalkugalay lamaxaqiro abalkisa isaga abaalkaleh mudanefarmajo wamadaxwynaha dhabte umadasomaliyeed

    • @nuuraalphi3077
      @nuuraalphi3077 6 ปีที่แล้ว

      haawlashay qarxajis habaryonis ahay wll

    • @mohaabdulahi585
      @mohaabdulahi585 6 ปีที่แล้ว +1

      Aad io aad wllo waxa tahay wax garad somaliland ah somali oo dhana waxa deeqa qaran wlhi malinta aad dalkaga dibad uga baxdo ayad xaqiiqada oganaysaa waxan ku leeyahay wllo dawlada somaliya adaa iskale nuura alpha xaqiiqda wataasaaaa thanks mahadsanid caqliga iyo garashada alle kama qaado wll jirta

    • @abdisallammuse4702
      @abdisallammuse4702 6 ปีที่แล้ว

      👎👎👎👎😂😂😂

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 5 ปีที่แล้ว

      @@nuuraalphi3077 inaabti tolkiin nimanka isaaqa layirahdo ma jecla inay dadka u mahad celiyaan asey tahay anagu hadaanu somaaliweyn nahay biniaadanka mahadiisa eebe weyne waa naga koriyay oo waa ka kaaftoonay guul somaali weyn.

  • @BM-lj7uj
    @BM-lj7uj 6 ปีที่แล้ว +11

    Aad ayaan ugu mahadcalinaya dawladda federalka somalia siidaynta ay ka soodaysay dhalinyaradan xabsiyadii ay ku xidhnaayeen adeer qaran ayaa wax soodaynkara ee maamul qabiil leeyahay waxba masoodaynkaro cadawna kaama celinkaro waa la ogaaday taasi

  • @Myworld-dn1nt
    @Myworld-dn1nt 6 ปีที่แล้ว +7

    Farmajoo iyo kheire aye ka danbeyay ilahey hadayo

  • @crisaaqcrixmaan2429
    @crisaaqcrixmaan2429 6 ปีที่แล้ว +39

    farmajo khayr alle haasiiyo dhalinyarado badan ayuu kasoo daayey liibiya

    • @abdihassan1563
      @abdihassan1563 6 ปีที่แล้ว

      C/risaaq C/rixmaan kkk haday somalia wax soo celin karto way fiican tahaye miyay hablaha somalida ee amisom xeryaha ku haystaan wax ka qabato mise taa way ogoshahay madama ay ilåalinayaan

    • @ahmedaden3419
      @ahmedaden3419 6 ปีที่แล้ว

      Abdi Hassan walaal beenta iska dhaaf. Wixi Amisom xiryaha u galo, hadeeba jiraan, waa dad dulinimo ku jiro oo iqtiyaarkood la tunta kuwa Amisom. Ma aha dad xoog lagu haaysto. Waa hadee jiraa wax xiryahaas jooga.

    • @marwo854
      @marwo854 4 ปีที่แล้ว

      @@ahmedaden3419 waa sax wll

  • @ahmedjunior9389
    @ahmedjunior9389 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh. Aad baan Ugu Mahad Naqayna dawlada Federlka. somalia o gacan Ku Laha So Noqoshada Dhalin yArta. Mar labaad Waxan U mahadnaqaya xukumada somaliland O garab istaagaysa Dhalin Yarta So Noqotaay waXan Kale halkan kasalamaya DhalinYarta So NoqoTay E Kaso Jeda Gobolka Togdheer ❤👋👈 Guul Somaliland Insha aLh

  • @sadiaahmed1318
    @sadiaahmed1318 6 ปีที่แล้ว +45

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💖💖💖farmaajo guul

  • @abdirahmanburale7280
    @abdirahmanburale7280 6 ปีที่แล้ว +2

    guul iyo gobanimo qabiilland shinbir xabsi maka soo daynkaraan in ay umada somaliyeed ee walala ah isku diraan mahee ilahayow nobarakee dowladaya kheyr ka qabta viva mudane farmajo iyo mudane khayre

  • @ayanfarhan5498
    @ayanfarhan5498 6 ปีที่แล้ว

    Somali waa somali uun guul somaliya ilahay khayr haydin ka siiyo daddkad nolashooda ubadadiseen

  • @mustafecoddeyproduction891
    @mustafecoddeyproduction891 6 ปีที่แล้ว +93

    Madaxweynaha soomaaliya
    Maxamed cabdilaahi farmaajo
    Aad ayaan ugu mahadcelinaynaa
    Haddaan nahay
    Reer somaliland
    Aad ayaad umahadsantahay

    • @abdiqanihussein902
      @abdiqanihussein902 6 ปีที่แล้ว +1

      👎👎👎👎

    • @Mister-AP
      @Mister-AP 6 ปีที่แล้ว

      Abdiqani Hussein huh? Yaa asxaabul ay yahow maxaad leedahy

    • @halimonur2300
      @halimonur2300 6 ปีที่แล้ว

      mustafe coddey production war xarmaajo lahayne caruurta hasyadaas ba keentay

    • @abdiqanihussein902
      @abdiqanihussein902 6 ปีที่แล้ว

      Shame on u

    • @absali9613
      @absali9613 6 ปีที่แล้ว

      Farmaajo uf dhalinyarada hayadaa keenay farmajo muqdishnu kataline

  • @salahahmed1201
    @salahahmed1201 6 ปีที่แล้ว +2

    Allah baa mahadleh Nabad iyo Nolol waa mahadsanyihin Dhalinyarada Somaliland ee xabsiyada ay kasoo sareen Khayre Farmajo noolaada Somaliland walalayalahen weeye hadey mahadceliyan iyo haddeysanba celin anagu waa walalahen mar walbana waa garab taganahay siyasiyintu sidey donan ha yeelen Shacabkuse waa shacabkena waana dadkeena Viva Somalia sonaliweyn ❤

  • @mowlosm3872
    @mowlosm3872 6 ปีที่แล้ว +1

    ALLAHA FARMAJO IYO KHEYRE KHAYR HA SIIYO

  • @sabriinaAgaas
    @sabriinaAgaas 6 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah allow kuwa kalena nabad ku keen

  • @abdiqadirmacaneye6777
    @abdiqadirmacaneye6777 6 ปีที่แล้ว +14

    Waxan ahy soomalialnder Ku faana waddankiisa lkin waa markii iigu horaysay aan farmajo wx qabad ka arko runtii uu mhdsntyey run hadii LA doonaayo Somaliland lagama yaqaan liibiya horaa loosoo dayn lahaa lkin incha Allah ictirif buuxa Ayaan sugayna si aanu uugu guulaysano guulo badan... Allah MHD leh

    • @BarakaOfficials
      @BarakaOfficials 6 ปีที่แล้ว

      Abdiqadir Macaneye
      Gob gob dhaley baad tahey
      Waad mahadsan tahey,nabadana alle ha idiin sii waariyo

    • @abdiqadirmacaneye6777
      @abdiqadirmacaneye6777 6 ปีที่แล้ว

      SHIIKHDOON
      Shukran akhii aameen Allah ya barik

    • @mina-db3hk
      @mina-db3hk 6 ปีที่แล้ว +1

      Abdiqadir Macaneye indhuhu yo kaadhicin intad ictiraf eygeyso wllo qabiil aduun weynaha lagama ictirafo hal qolo is aruur satay batihiin nabad iyo nolol wax idiin dhaamo malahane somaliweyn wax laqebsada

    • @pureheart3552
      @pureheart3552 5 ปีที่แล้ว

      mina 1234 dhilo Hooyada was

  • @adnaanahmed6017
    @adnaanahmed6017 6 ปีที่แล้ว +5

    Waxan halkan uga Mahad celinaya dowlada somaliyed ee uu hogaanka uu ahayo madaxweyne farmaajo sida somalinimada leh ee uu dadalka dheer ugu bixiyay sidii dhalinyaradan dib loogu soo celin lahaa dhulkoda hooyo
    SOMALIA 🇸🇴 HANOLATO
    VIVA NABAD&NOLOL

  • @faaruqali9179
    @faaruqali9179 6 ปีที่แล้ว +53

    Kkkkk War Tolkeey Isaaqow War Xaniyo isku yeloo war caaway kaliya magaciin jidhyee ladambaabi mayee Farmaajo haloo mahadceliyo hadii cadaaladi jidho weeye kkkk

    • @saedarahman7521
      @saedarahman7521 6 ปีที่แล้ว

      Faaruq Ali hhhh maxatidhii hadii cadali jidho ilma ma jidho anagu anaga kasoo furanay libiya ader ben ha isu sheegin ma jidhooy

    • @hiboladan3934
      @hiboladan3934 6 ปีที่แล้ว

      Faaruq Ali waxad thy reer puntland ma tihid isaaq lahjadada ayaa la garanayaaaa kkkk

    • @hamzaduale5503
      @hamzaduale5503 6 ปีที่แล้ว

      Faaruq Ali isaaq ma tihide magaca no dhig fadlan

    • @hiboladan3934
      @hiboladan3934 6 ปีที่แล้ว

      Siciid Abdi kkkkkkkkkkkkk wad ku fahanthy

    • @faraxsanmuuuqsan1075
      @faraxsanmuuuqsan1075 6 ปีที่แล้ว +1

      Siciid Abdi muuse local wxaas awood umaleh arbacdii horuu farmaajo soo daayye beenta ku afturo aduu

  • @farhiyoalo3336
    @farhiyoalo3336 6 ปีที่แล้ว +1

    mash Allah

  • @harounbakal2357
    @harounbakal2357 6 ปีที่แล้ว +1

    thank you farmajo

  • @khadarsomaaliya1208
    @khadarsomaaliya1208 6 ปีที่แล้ว +1

    Somalia guul

  • @raxmawiilashasomalilandwal884
    @raxmawiilashasomalilandwal884 6 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsnid madaxweyne.farmaajo.thanks.ilaahayba madleh

  • @amaleyosman8551
    @amaleyosman8551 6 ปีที่แล้ว +2

    dolada somalia wax badan baa lagu xasuusan doonaa guul

  • @somalisniper8369
    @somalisniper8369 6 ปีที่แล้ว +1

    Dhalinyarada somaliyed waxan ugu baqaya inay dhulkooda Aaminan...

  • @Khaatumo411
    @Khaatumo411 6 ปีที่แล้ว +1

    Been bandanaa dhalinyaradaan dowlada somalia ayaa soo daysay oo soo Caawisay Allaha dhowro dowladeyna iyo madaxweyne Jaalle Farmaajo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 6 ปีที่แล้ว +1

    Dowlada federalka ayaa soo deeysay.... hargeyso ma soo deen

  • @asli1087
    @asli1087 6 ปีที่แล้ว

    asc halkan waxan farin uga diraya dawlada soomalilan iyo shacabkeda in ay sidaysan dhali yar ku xiran wadankina ee laga keenay shiishalis adinko kusi daynay islanimo iyo wadadhalasho miyidan ogeyn sida aad uga fakareysa dhalinti in waridki dhalay kuwan adink in xiran walwal iyo walbahar ay u dhimanayan ku siiday faadliga bisha ramadan allah waxan ka rajanaya inti naxariis leh in ay wax ka qabtan sideynta wiilashaas qofki sidaya allah ha u naxaristo caqiyo aduun amiin amiin amiin waa shanti juuni labada kun iyo toban iyo sidded malintu waa talaado malin wacan

  • @ismaaciilcraxmaan1172
    @ismaaciilcraxmaan1172 6 ปีที่แล้ว +2

    Thank you farmaajo and khayre

  • @yusurmariinxiga4277
    @yusurmariinxiga4277 6 ปีที่แล้ว +1

    TV ga ayaa jarjaraya mahadcelintii oo dhan sidaasna walaga fiicanyahay

  • @sucadmaxamed1116
    @sucadmaxamed1116 6 ปีที่แล้ว +12

    Anagaa u mahad celinayna farmajo iyo intii ka qayb qadatayba ubadkan inla soo celiyo

  • @samiirawanaag5370
    @samiirawanaag5370 6 ปีที่แล้ว +1

    Walhi waan faraxay dhalinyaro wadanka kama marmo

  • @habibaali5794
    @habibaali5794 6 ปีที่แล้ว

    Allah swt waxaan uga baryaynaa Farmajo iyo Khayre in Illahay Garbkooda Galo oo Caawiyo Siday u Caawiyeen Masaakiinta

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 6 ปีที่แล้ว

    Illaahow dhalinyarada soomaaliyeed meel walba aykudhiban yihiin adduunka illaahow dhibka kasaar yaa arxama raaximiin magafe iyo inta ushaqeyso masiibo allaha kurido

  • @halyeydhaladah5831
    @halyeydhaladah5831 6 ปีที่แล้ว

    Thank you farmaajo

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 5 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭walaahi waan ooyay ilma kulul. Soomaalaay wadankeena aan hagaajisano. Please qabyaalada aan iska dayno

  • @yesminmoha4316
    @yesminmoha4316 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah

  • @mubaarikcolaad8787
    @mubaarikcolaad8787 6 ปีที่แล้ว

    Thanks Billions madaxweyne farmaajo

  • @saamiyahassan5503
    @saamiyahassan5503 6 ปีที่แล้ว +1

    masha Allaha

  • @khadarsomaaliya1208
    @khadarsomaaliya1208 6 ปีที่แล้ว +1

    Manshalaha

  • @mukhtaarabdirahman5819
    @mukhtaarabdirahman5819 5 ปีที่แล้ว

    Farmaajo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fathullaah2455
    @fathullaah2455 6 ปีที่แล้ว

    Thnkx u farmaajo ... frm Somaliland thnkx again

  • @alfaalfa3165
    @alfaalfa3165 6 ปีที่แล้ว +8

    Xamar ma libiya noqotay yarkan hooyo aqrinayo ki xamar hooyo klahay mu ehen awalpa adinka mahadcelin laydinkama rabine xili dambaa tahribaysane joojiya tahripka🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @somalitiktoktv7511
    @somalitiktoktv7511 6 ปีที่แล้ว +8

    Somali somalibaleh

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 6 ปีที่แล้ว

    illaahay dalkiina iyo xukuumadiina ha idiin barakeeyo m.madaxwayne muusena iyo intii ka qayb qaadatayba allaaha ka abaal mariyo aameen

  • @Oneday20209
    @Oneday20209 6 ปีที่แล้ว +1

    Hadaanu nahay reer hargeysa aad baanu ugu mahad celinaynaa madaxweynaha dalka jaarkeenaa mudane mxmed frmaajo thnkz ader abaal kana waa la isku leeyahy ninba markiisa weeyee ee ha odhanina isaaqu abaal male wa la isku leeyahay

  • @susuumoha6879
    @susuumoha6879 6 ปีที่แล้ว

    Ilaahow farmaajo iyo khayre aduunka iyo aakhiro ba kheyr sii Alla maxay Hooyo badan oo habeen iyo maalin ba ooyeysay ka farxiyeen illahay ba somali u soo diray

  • @aishayusuf7289
    @aishayusuf7289 6 ปีที่แล้ว +2

    Wilasha ayago afkoda kaqiranaya inay dawlada somalia sodaysay anaba arkay

  • @habibaali5794
    @habibaali5794 6 ปีที่แล้ว

    Subxaana Allah Ma maamulka Somaliland baa soo Celiyey mise Dawlada Soomaaliyeed???? War Allah swt ka baqa oo Umada Beenta Cad ee la wada arkayo ka daaya waa Bil barakaysane

  • @fosikhadarpower1928
    @fosikhadarpower1928 6 ปีที่แล้ว

    Allhu akbar

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 6 ปีที่แล้ว

    haddaa nahay reer awdal waan u mahadcelinaynaa madaxda soomaaliyeed ee dhalinyarada ku soo celisay dhulkooda ✋👍🖐

  • @mowlosm3872
    @mowlosm3872 6 ปีที่แล้ว +2

    DAWLADA SOMALIA ALLAHA HORUMARIYO OO CADAWGOODA HAA JABIYO : SOMALIA WAA HOOYADA DHULALKA AFKA SOMALIGA LAGAGA HADLO

  • @moh4127
    @moh4127 6 ปีที่แล้ว

    Dhulka maa la dhunkanaya sidii ahmed ismail samatar .viva magafe.

  • @abasmohamed9819
    @abasmohamed9819 6 ปีที่แล้ว +1

    *Alhamdulilah lkn dhalinta wax ha loo qabto ilahy ka baqoo*

  • @ahmedaden7685
    @ahmedaden7685 6 ปีที่แล้ว +2

    Mnshallh aad ayaan ugu farxay waxaanan jeclahay in loo duceeyo loona mahadnaqo cidkasta oo kaso shaqaysy suura gal keeda

  • @awdalisaylici925
    @awdalisaylici925 6 ปีที่แล้ว

    Madaxweyna umad soomliyeed abaal adigaa ku heynaa hadanu nahay reer somaliland ka gaar ahaan rer hargeysa anda rer boorama mahadsanid farmaajo
    Xayakallah

  • @Mohamed_dayib77
    @Mohamed_dayib77 6 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan Aad iyo Aad ugu Faraxsaahay Inay Ku Soo Laabteen Dhulkoodii Hooyo Waxaanan Mahad Balaadhan U Jeedinayaa Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland Muddane Muuse Biixi Abdi Xildiid iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Jamuuriyada Somaliland Muddane Abdirahman Ismael Saylici Oo Ka Qayb Qaatay Inay Soo Dayaan Dhalinyarta Ku Xidhnayd Liibiya Waad Ku Mahadsantihiin Siddaa Aad U Garab'istaagteen Dhalinyartan Waxaa Laydinka Baahanyahay Inaad Shaqadana U Garab'Istaagtaan

  • @Islamicallah44
    @Islamicallah44 6 ปีที่แล้ว +2

    M wayne farmaajo wuuu dadaalay Ilaahay cimraga haw dheereyo

  • @OldSomLyrics
    @OldSomLyrics 6 ปีที่แล้ว

    Waa wax laga xumado in aad ka abaal dhacdan Dawladena somalia oo srta galisay arinkan ilaah ka skaw

  • @horweyngeel
    @horweyngeel 6 ปีที่แล้ว +1

    Bal dadkan day yaa idiin soo celiyey dhalinyaradaan u mahadceliya formajo

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 3 ปีที่แล้ว

    Azhaaaptaydi wlHi dhaman waxan so wada Qadanay wakHti dhip padan lipya manu illobin doonin

  • @samiirawanaag5370
    @samiirawanaag5370 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allah mansha allh

  • @yesminmoha4316
    @yesminmoha4316 6 ปีที่แล้ว

    Masha alah dalkoodii hooyo wlhi waan ku faraxsanahay

  • @Za07Editz
    @Za07Editz 6 ปีที่แล้ว

    Waa inaa dhulkiina aamintaan

  • @doodaay5822
    @doodaay5822 6 ปีที่แล้ว +15

    Dad ayaa soo qoraaya farmaajo kheyre muuse biixi war waxaas hankiina ka saara somali meelkasta waa ku day can tahay lkn wada jir ayey wax ku qabsan kartaa hadii farmaajo soo daayey ma ku amaana waayo waa somali wiilashan hadii muuse biixi soodaayeyna waa lamid lkn wax walba ma siyaasadeyneysiin somaliweyney talo ayey ku imaadeen meshan eey ka wada tashteen somalia iyo somaliland waana guul ciyaalkaan masaakiinta ah usoo hoyatay iyo dhamaanteen carab uraaya haku dilo oo haku guleysto waa ceeb somaliyey heshiiya qurbaha ka jooga aniga ayaa ku nool European countries ka wlhi waxba idinkama soo horeeyan please iska jooga wlalayaal meelkasta aad joogtan

    • @abdinasiribrahim3884
      @abdinasiribrahim3884 6 ปีที่แล้ว +1

      Waaxan haalkan haanbalyo udirayaa mudanee foormajo iyo khaayree laana waaydiyay indhaalintaa Somaliland laasoo ceeliyo abood buuxdana kuuseexexay waar qaadaa soona daayay soomali baadan waaxan leeyahay xiilkaa laainii igmaaday waajubadkiisii waad guudateen

  • @lonegirl1550
    @lonegirl1550 6 ปีที่แล้ว

    Muuse biixi cabdi alla macak madaxwayne

  • @layladheman6761
    @layladheman6761 6 ปีที่แล้ว

    mansha allah walahi waa waxa aad loogu farxo

  • @ayaanayaan2784
    @ayaanayaan2784 6 ปีที่แล้ว +4

    mudane farmaajo haku caasinina war hooooy ha caasinina mudane farmjo iyo kheyre waa iga talo dowlada somalia hanoolaato insha allh nbd iyo nolol ayaa na deeqdo

    • @inaxaaji1935
      @inaxaaji1935 6 ปีที่แล้ว

      ayaan aragsan anaka Hoyadod wasna faqash maxad ka hadashay niyow.wana lawasaya somaliland farmajo qufka shuban biyodka qaba aya lo yaqana.nagalatag ilma amasom

    • @ayaanayaan2784
      @ayaanayaan2784 6 ปีที่แล้ว

      +Borame hargeisa laascanood burco berbera cergabo war adaa faqash ah qurun ah qadad yar qadad land qurun land cuqdad land wiilashan dowlada somaliyaa soo deysey markaaasaad cuqdad idin dishey waa baqi rabtiiin ureeee

    • @inaxaaji1935
      @inaxaaji1935 6 ปีที่แล้ว

      ayaan aragsan somalia jareer bantu ah banu unaqana somali umaba naqano.fatmajo wa naag amasom gumeysato oo ilaloso ha iga sheekeyn.aniga duuli bad tihin qadweeyn ma xishodayal 5 somali meelwalba ku ceebeyey. Somali ma tihid in uskag talyani iyo kenyati garciyey bad tihin

    • @ayaanayaan2784
      @ayaanayaan2784 6 ปีที่แล้ว

      +Borame hargeisa laascanood burco berbera cergabo horta laascanood aaad ku qaraabaneysid yaa kuu leh soomali diidow waa lagu sifeynaaa laascaanoodna waa dhul dhulbahante waa somalinimada laga ogolyhy oo dhul puntland ee leydahey cuqdad land cagta hooos waligiiin ciiilku ha idin hayo jeeganta sida looogalo weynu naqaanaa

    • @misssusu
      @misssusu 6 ปีที่แล้ว

      +ayaan aragsan kkkkkk anaga lascanood ka soo jeedna tageersan Somaliland Haku ku taagnato

  • @bintusomaliland6714
    @bintusomaliland6714 6 ปีที่แล้ว

    kaliya farxadda ay halmar faraxday Hooyo beerka farta ku haysay alxd alla Mahad leh second madaxda Somalia io Somaliland ayaa Mahad leh

  • @nuurasagal7779
    @nuurasagal7779 6 ปีที่แล้ว

    allaa mahadle oo nooso celiyay dhalintayadii

  • @faha9585
    @faha9585 6 ปีที่แล้ว

    MAANSHAA ALAAH DHAKHTARKA LA OGAADA SICAAFIMAADKOODA LOOBAADHO INSHA ALAAH

  • @nafisaali4109
    @nafisaali4109 6 ปีที่แล้ว

    Yaa Allah wlhi Oyin ayaa iga imaday wilka iyo hoyadiis marka ey isku oyeeen Dowlada Somaliya Wey mahad san thy Plz Somaliyey Mamul Goboled iyo Qabil waxba Matarayo eee Qarannimada Ha idiin Deqdo

  • @cabdiqaadir4072
    @cabdiqaadir4072 6 ปีที่แล้ว

    Lkn halmar tvga waa ka ilaaliye ineey qadaad ween dadkaa dhahdiin eey keeneen dhul koda hoyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴 kana nadeqo sharna ku lenahay

  • @abdim.m.q3127
    @abdim.m.q3127 6 ปีที่แล้ว +10

    Hhhhh bal wakaase muuse local haka soo daayo

  • @kacdoonkadhalinyaradasomal1364
    @kacdoonkadhalinyaradasomal1364 6 ปีที่แล้ว

    War ilahY ka baqa dawlada somalia aya so deysey e wanaaga u qira

  • @warfaaskar7548
    @warfaaskar7548 6 ปีที่แล้ว

    Waa dhaliyaradii uu Silaanyo ka yiri ha tahriibima udub way tagi Lakiin dhaliyaradu waxay ka yaaceen dulmiga & eexda kulmiye Maantana waxaa Rabi u qadaray in uu Farmaajo & safiir Fiqi ay ka soo dayaan jaximada liibiya iyagoo kashanaaya IOM & RU. Man laa yashkur laa yash kur Laah.

  • @somalilanddefendermuwaadin4758
    @somalilanddefendermuwaadin4758 6 ปีที่แล้ว

    horta hayaad IOM baa soo daysay laakiinse waan uu mahad celiniya gacanta dawldada aynu jarka kaa nahay ee somalia ay kaa gaystatay soo dayntan dhalinyaradan

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 6 ปีที่แล้ว

    Reer soomaali diidoow waa in aad thank you ku tiraahdaan dawladda khayre iyo farmaajo

  • @chugrijama88
    @chugrijama88 6 ปีที่แล้ว +1

    Bye Bye dabadhilif's and hadhgumeeysi Hello great somalia

  • @adaruzmohamed8191
    @adaruzmohamed8191 6 ปีที่แล้ว

    Halyey meelad 👏😍❤💖ku tahay
    Hormood👏❤💖😍 meelad utahay
    Dhulkaaga laga😍 helaa xaqiiqatan

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 6 ปีที่แล้ว

    aaaxxx wan ilmeeyay runtii wllo wacyi galiya dadka kale oo uga sheekeeya wacyiga ad la kulanteen si ay ugu cibra qaatan inta idinka danbaysa ee sidini khiyalka ku nool

  • @mohamedmohamud3526
    @mohamedmohamud3526 6 ปีที่แล้ว

    Wakase muse xabashi 1 qof xitaa haidiin soodaayo farxada maanta umahad csha dowlada somaliya jeganey

  • @omarmohamoud5892
    @omarmohamoud5892 6 ปีที่แล้ว +1

    Dadkaan somaliland soma celin ee Somalia ayaa utafa xaydatay sidii muwaadiniintooda u soo celin laheed. Guul xukuumada nolol iyo nabad

  • @abdinuh402
    @abdinuh402 6 ปีที่แล้ว

    Ax ax walhy wan oyaay hooyo macaan allow xifti haybad waxad kuleday dhulkaga hoyo

  • @khadrasamatar5704
    @khadrasamatar5704 6 ปีที่แล้ว

    masha alah wadan kiina aamina walalyaal cuna oo caba wax ma waa yeeysaan,
    ilaahay tala saarta

  • @ahmedyare2241
    @ahmedyare2241 6 ปีที่แล้ว +1

    Dhaman dhalinyaradaa wan wada garanayaa waanu wada joogi jirnay manta wadankii hooyo ayey nabad ku joogaan allu akbar

  • @faaruqali9179
    @faaruqali9179 6 ปีที่แล้ว

    Wakaa dhalinyaradii Somaaliyeed Farmaajo sooceliyay Alxamdullilah dhaha Somaaliyeey oo uduceeya Farmaajo Iyo Khayre Alle kasakow Wanaaga ay qabteen From Mogadisho to Hargaysa

  • @01faisall
    @01faisall 6 ปีที่แล้ว +2

    dadka waa isku dhiig imisa hablood iyo dhalinyaro somali ajnabi la dagalamaya cawiyey dartood la ixiray im not ignorent or uneducated person i will always help somali person but im somalilen. hadey dowlada somaliya caawisay dee we same ethnicity jahilnima joojiya same blood

  • @AsmaAhmed-qj9wp
    @AsmaAhmed-qj9wp 6 ปีที่แล้ว

    hooyo fiican ilaahyow hooyo noo daa

  • @aliyaasli9165
    @aliyaasli9165 6 ปีที่แล้ว

    Guul wasirka Sufi pm kheyre iyo farmaajo

  • @user-rm4mw5tj8i
    @user-rm4mw5tj8i 4 ปีที่แล้ว

    Somalia ayaan j oogay markii dadaka lasooceliyaya Montana halkii ayaa yimadeen kusuganahay

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 4 ปีที่แล้ว

    heew waa farxd wlhy kusoo dhawaada dalkiinii