“Somaliland haddii sidan ay hada tahay lagu daawado meel fog baa laga dooni” Jaamac Shabeel.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 281

  • @ilhamahmed6787
    @ilhamahmed6787 11 หลายเดือนก่อน +5

    I agree with Jamac that’s the best advice I hope people take his advice because is the right way

  • @Shabelle2011
    @Shabelle2011 11 หลายเดือนก่อน +11

    Mr. Jama Shabel aka (Leopard) is a brilliant and pure Somali. Also, he’s gifted with a magnificent way of conveying the message and charisma. But those folks whom he call his clansmen are empty drums. He tried every possible way to show or guide them to the right path but his great advices only end up in an empty hearts and deaf ears! So sad 😢😢

  • @milgoahmed2655
    @milgoahmed2655 11 หลายเดือนก่อน +6

    We more intelligent men like Jama Shabel who become our president. We proud of you.

  • @loo6837
    @loo6837 11 หลายเดือนก่อน +12

    Jaamac Shabeel is doing pioneer work for S\land. What a strong message with awesome supporting points. May Allah reward you for enlightling us with great knowledge.

  • @ashanor8035
    @ashanor8035 11 หลายเดือนก่อน +8

    Jaamac Shabeel Alaaha hakuxiftiyo oo cimriga iyo caafimaadka hakuudheereeyo aamiiin yaarabi

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 11 หลายเดือนก่อน +13

    Runtu kululaa jaamac shabeel allaha ku dhowro awoowe🤲✌👋

  • @museadan9335
    @museadan9335 11 หลายเดือนก่อน +9

    Shabeel you r a realistic man !!!

  • @ismailhussein4875
    @ismailhussein4875 11 หลายเดือนก่อน +11

    Manshallah this man is a legend and funny at the same time he is right well spoken manshallah

  • @milgoahmed2655
    @milgoahmed2655 11 หลายเดือนก่อน +14

    Ninkaan waa ninka somaali ugu caqli badan

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 11 หลายเดือนก่อน +10

    War waa ninkii daacada ahaa Allah haku xafido walal inshallah khayr iyo cafimad

  • @MaxamedFaarax-bm9fw
    @MaxamedFaarax-bm9fw 11 หลายเดือนก่อน +8

    Jaamac shabeel waaa oday somaliyeed oo meel kasta wax kasta ka eega

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 11 หลายเดือนก่อน +8

    ADEER SHABEEL GEESI GEESI DHALAY GUULAYSO ALLAAHU MACAAK

    • @ali-gl1gm
      @ali-gl1gm 11 หลายเดือนก่อน +1

      kkkkkk waar beenta kadaa hadii uu waxa taraayo 5year ayuu shir jaraaid qabanaayey kkkk waar orodoo xaarka ka meedh

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@ali-gl1gm
      Aadraak muuse bixii Qacaaba ka yeedhe 7sanoo Qolkii UU Dhexa dawakhaasan yahay😂😂😂

    • @ali-gl1gm
      @ali-gl1gm 11 หลายเดือนก่อน +1

      @@kamalyusuf6211 waa runtaa oo 7sano ayuu xabad kula dhacayay oo aad cabaadaysay xiin baa leyga diley waa leydaldaley naag baa beerka laga laaday kkk

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 11 หลายเดือนก่อน

      @@ali-gl1gm fataaded gacaant saara
      Meeshu mahee abaarso 🤣

    • @ali-gl1gm
      @ali-gl1gm 11 หลายเดือนก่อน

      @@kamalyusuf6211 reer yusra Harti waad ogtey inuu meelkasta hungi kula galo yaa xamar hablahooda ka fataala ama risiq ka sug waxa tihiin reerka qudha ee hablahoodu ka dhigaan xildhibaan

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 11 หลายเดือนก่อน +3

    Hadii aan haysan lahayn siyaasiin saan ufakara somali ayadaa xukumi lahayd africa

  • @ismacilabdi1278
    @ismacilabdi1278 11 หลายเดือนก่อน +8

    Jaamca shabeen
    Waa nin xaqiiqasa
    Kahadla

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p 11 หลายเดือนก่อน +4

    Guulayso waa ragii talinjiray Jamac Shabeel👍👍👍👍🌹🌹

  • @abdihamidkashka
    @abdihamidkashka 11 หลายเดือนก่อน +6

    Jamac shabeel. The one and only politician aan waqooyiga kataagero. God bless you

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 11 หลายเดือนก่อน +7

    Walahi shabeel wa siyaasi dhab ah

  • @ashaahmed9002
    @ashaahmed9002 11 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahay caqaliga haku barakeeyo waa waxa garad jamac

  • @HusamNawaaf-ik7ou
    @HusamNawaaf-ik7ou 11 หลายเดือนก่อน +1

    Yarkan wariyaha ah eegmo ayaa kasoo hadhay wuu yaban yahay jamac shabeel run ugu imaw

  • @yahyegani8164
    @yahyegani8164 11 หลายเดือนก่อน

    Somali 🇸🇴 waxay u baahantahay Jaamac shabeel Oo kale

  • @NuraQallib
    @NuraQallib 11 หลายเดือนก่อน +7

    Fariid mashaallaah waaruntii balaayo aan muuse biixi ahani mahelin soomaalilaan

  • @somalilandigabadan7588
    @somalilandigabadan7588 11 หลายเดือนก่อน +1

    Legend legend dhalay oo run sheega keep going 💪

  • @cabdallahcabdallah4717
    @cabdallahcabdallah4717 11 หลายเดือนก่อน +5

    Runtii waxan qirayaa isaaq rag badan oo ay afka hayaan waa dadkii soomaali oo dhan caqliga u ahaa Laakiin iyaga dhexdoodana cadaw bay u haystaan meel bayna ku dulmanyihiin waayo aragtida aan saxda ku dhisnayn ee caadifadda ah bay dadka tusayaan,soomaaliyada kalena waxba Uma sheegi karayo

  • @bintusalah5449
    @bintusalah5449 11 หลายเดือนก่อน

    Xiigmadle. Xurmadle. Jamac. Shabeel. Siyaasii. Aan lawadaa. Haysan. Alle. Ciimrii. Dheer. Iyo. Cibado suban

  • @Momo252-me9hy
    @Momo252-me9hy 10 หลายเดือนก่อน

    Shabeel for president

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 11 หลายเดือนก่อน +1

    Jaamac shabeel waacaadil dhab ah muslin ah baarakalah fiik jamacow shaqsi wanaagsan baatahay ilaahey cadaabal qabriga naga badbaadi aamiin.❤❤❤❤❤❤❤❤❤kuligeenba aamiin
    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 11 หลายเดือนก่อน +2

    Waxan la ciilanahay in dunida Muslimka qof ugu liita hogaanka qabta halka halyay gesi fariid Anya nasiib ulahayn xilka jamac shabel ❤❤❤❤

  • @najiibguure1866
    @najiibguure1866 11 หลายเดือนก่อน +4

    Garasho Aptigay way Biyo dhigtay Alle Hadaye, Apti anaa lataliye kadhigan❤

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk 11 หลายเดือนก่อน +1

    Markuu shabeel yidhi anaa dadka wax usheegayey kk I like siduu weriyuhu u muudsooday 😂❤

  • @bilkheyrmohamed6304
    @bilkheyrmohamed6304 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤masha Allah ❤❤❤ Aqliga alla hakudayo Jamac Shabel❤❤❤ wnta hanoladi waa saxibil caqli❤❤❤❤❤❤

  • @YaxyeMuxumed-jd8rc
    @YaxyeMuxumed-jd8rc 11 หลายเดือนก่อน +5

    Wllhi ninkani waa ninja ugu aqliga badan somaliland

  • @abdirashid2844
    @abdirashid2844 11 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaalaay kaamac haloo dhiibto maamulka

  • @abdishakuurjimcaale3155
    @abdishakuurjimcaale3155 11 หลายเดือนก่อน +5

    Legend Jamaac shabeel huwanta Gudaha slan sharaf ❤indr

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 11 หลายเดือนก่อน

    Mashallah amigo ciyaal baaan maqil Jira jaamac shabeel

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 11 หลายเดือนก่อน

    Waa caadaba jamaca shabele ma mujahiidab

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 11 หลายเดือนก่อน +2

    Wareyiha meesha feysal faaruq ma fadhiyo nin aqoonleh jaamac allaha ku xafido

  • @WorldAroundRich-dg7eg
    @WorldAroundRich-dg7eg 10 หลายเดือนก่อน +1

    When you destroy a generation for decades you will find it very difficult to create a functioning state. Repeating the same pattern repeatedly, will therefore always backfire. By some definitions of ideals, it is also the path to insanity.
    This time I am talking about Somalia and the current tensions in some regions of it. People should sit down, and true diplomatic means find a solution. Whether Puntland, Somaliland want to be part of greater Somali federal without losing our youth. That has already suffered a lot.
    Musebixi, Deni, Hassan Sheik, and a few others I won't mention. Make sure that what little hope the Somali people have left is not destroyed. We have suffered enough!!!!

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 10 หลายเดือนก่อน +1

    Habarjeclo is here to defend somaliland proper for ever. From Oog to gebiley. This mother fkr will call us one Day when the enemies invade erigabo from the side of his garxajis.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 11 หลายเดือนก่อน +1

    Jamac shabeel waa DIBJIR. Maaha in saxaafadu wax waydiiso qof aan CAQLIGIISU DHAMAYN.

  • @axmadibrahin457
    @axmadibrahin457 11 หลายเดือนก่อน +2

    Jamac qalas nin raga dheh

  • @BARFASOOR
    @BARFASOOR 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wariye Kan okle in loogu yeero maaha wa dhalintii 32 qayaaliga kunolaa

    • @mustafahmed1690
      @mustafahmed1690 11 หลายเดือนก่อน

      Haa waa dadkii beenta lagu soo koriyay kadib lagu yidhi nugleer ayaan hsysanaa ee lasoco

    • @hamsewarmoge5846
      @hamsewarmoge5846 10 หลายเดือนก่อน

      Hmmmm😂 Runtaa weeye wllahi

  • @ahmedmohamud787
    @ahmedmohamud787 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan. La. Yaabanahay Wariyaasha. Somaliland oo indhaha. Xabagta ku. Dhegsanaayo ayagoo og in eeysan jirin. Wax la. Yiraahdo. Qaranka. Somaliland hana ku. Gabya har iyo. Habeen yaab

  • @cabdalecabdi8964
    @cabdalecabdi8964 11 หลายเดือนก่อน

    Jamac shabeel nin rag xaqa yaqaan

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 11 หลายเดือนก่อน

    War heedhe siyaasi inadhaara garada Jaamca shabeel xaqiiqada ayutabataa waana waxaloga bahanayahay qofakasta ee ISLAM ☪️ O garanaya inau dhimanaya malina malamaha kamida katagayo dunidana ☝️☝️☝️☝️☝️

  • @hassan-zn7zz
    @hassan-zn7zz 10 หลายเดือนก่อน

    War somaaliyey meelkasta joogtan waligay ma arag ninkani wax ka ruun sheeg badan waa nin aragti foog leeh wax hada jira iyo waxa sosocda garanaayo adeer waxaa kuleeyahay allah haku nabad yeelo

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wariyaha waxa uu filaayey iyo waxalagula hadley aftaag ayaa ka soo harey ninkaan jamac shabeel waa odey wax garad

  • @MohamedKhalil-q3x
    @MohamedKhalil-q3x 11 หลายเดือนก่อน +4

    Geesi geesi dhalay hadal cadaa👍

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 10 หลายเดือนก่อน

    he is correct! This guy have a long vision! its sad we watch muuse cawar to destroy somaliland

  • @abdirashid2844
    @abdirashid2844 11 หลายเดือนก่อน +3

    Raganimau isma qaroso daacadnimadu ma qarsoonto geesi ma dhuunto ma taqaanaan jaamac kalimadiisa ilaahay buu kaga baqaa nina fan kama laha

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 11 หลายเดือนก่อน +1

    Jaamac 😊😊kulmiye iyo wixi ahan jiray ba waxan is dhamin bay ahayen jamac shabel inaderka wadigi shirka ka saara lahaa abalkagi ba ku helay marki kulmiye laga eryay xaq daro sxb kula ahayd

  • @Garaad.1
    @Garaad.1 11 หลายเดือนก่อน +1

    This is the kind of leader you idoors need

  • @sayidcalimuxumedxadi8075
    @sayidcalimuxumedxadi8075 11 หลายเดือนก่อน +1

    MaanShaa,ALLaah jaamac waa Runtii hadii laqaadayo

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 11 หลายเดือนก่อน

    33 sano oo uqdad iyo oohin la dhaafi waayay.Mr Shabeel ha la dhegatsto.
    Dad mooryaan ah ayaa ku habsaday Somaliland

  • @xasanbacadle5382
    @xasanbacadle5382 11 หลายเดือนก่อน +1

    Siyaasi jamac shabeel iyo muse waa sxb jamac waxaynu uga bahanahay odhahda madaxwaynaha jamhuriyada somaalilaand madaxwaynuhu waa Astaanta qaranka alla mahadleh

  • @ilkacasehasan9949
    @ilkacasehasan9949 11 หลายเดือนก่อน

    Madaxdena umada somalia jamac shabeel

  • @MohamedHassan-ky3lu
    @MohamedHassan-ky3lu 11 หลายเดือนก่อน

    J Shabeel waa nin lagu noolaado xaqiiqda. War dadka waxey ubaahan yahiin cadaalad, musuqa oo lala diriro. Nolloshu waxay ku imanaysaa automatically. Dadka waxay doonayaa nollol, hormar , amni , caafimaad fri ah, schools fri ah. 32 sanno ma waxeynu ku jireynaa dulmi iyo reer hebel. Caqliga ha shaqeeyo

  • @mustafahmed1690
    @mustafahmed1690 11 หลายเดือนก่อน +1

    IDOOR WA JABAY NINKANI WAX BADAN AYUU ARKAA CAR MUUSE JUUDAAN DIIRASHO HA QABTO DAGAAL IDOOR JU DHAMAADO AYUU KURSIGA KU CIMRI DHEERAYSANAYAA

  • @safialambert3861
    @safialambert3861 11 หลายเดือนก่อน +7

    Aujourd'hui c'est ne pas le moment de crediquer Muuse Biixi, on défend le pays unis😢😢😢😢😢😢

    • @a.m.9096
      @a.m.9096 11 หลายเดือนก่อน

      @@Bashatalents Waa af fraansiis niyow. Intaadan isku dayin inaad qof caytamtid, ogow waxaad ka hadlayso.

    • @faizam523
      @faizam523 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@Bashatalents😂😂😂😂😂😂 afkeedii hooyo ayey ka faantey markaasey is tidhi af gaal ku difaac muuse juudaan 😂😂😂😂😂😂

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 11 หลายเดือนก่อน

    JAMAC Shabeel iyo ALI GUREY waa siyasiin aragti fog hadalkana wa helan

  • @AbdilahiYare
    @AbdilahiYare 11 หลายเดือนก่อน +2

    Good leader

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 11 หลายเดือนก่อน +1

    Shabeel waa Isbiirtoole waana Hunta Gudaa maha kii umada la horkeeni lahaa. Waa Dibjir.

    • @mustafahmed1690
      @mustafahmed1690 11 หลายเดือนก่อน

      Jabkaaga iyo caalamku ogyahay ee isl3edahay qari ayuu runta ka sheegay markaa ma dibjirbaa hhhhhhhhhh ciidankii qaranka aad ku sheegi jirteen maanta soo PRANK MAAHA YAA SABABAY DHULBAHANTE HHHHHHHH FIRXADKII FAYFLE YAASHA AHAA ORODKOODA LAYAABAY HHHHH

  • @Duale-z8y
    @Duale-z8y 11 หลายเดือนก่อน

    Odeygan ma af Somali buu ku hadlaya?

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 11 หลายเดือนก่อน

    Doqontaa wadanka ku badan

  • @Shabelle2011
    @Shabelle2011 11 หลายเดือนก่อน +2

    السيد جامع شابيل المعروف أيضًا باسم (الفهد) صومالي لامع ونقي. كما أنه موهوب بطريقة رائعة في إيصال الرسالة والكاريزما. لكن هؤلاء الأشخاص الذين يسميهم رجال عشيرته هم طبول فارغة. لقد حاول بكل وسيلة ممكنة أن يرشدهم إلى الطريق الصحيح، لكن مع اسف شديد نصائحه العظيمة لا تنتهي إلا بقلوب فارغة وآذان صماء! 😢

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 11 หลายเดือนก่อน +2

    Well done

  • @abdifatahduale3967
    @abdifatahduale3967 11 หลายเดือนก่อน

    Ninkani taksigii uu Hargeysa
    Ku wadi jirey inuu ku noqdo ayaa
    U wanaagsan.
    Siyaasiyow xaal qaado

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 11 หลายเดือนก่อน

    WAAR WAXAN URAYA
    MAXAD KAWARAYSATAN
    JAAMACAN
    URAYA

  • @hodanabdi3981
    @hodanabdi3981 11 หลายเดือนก่อน

    Maansha Alaah siyaasi jamac shabel waa siyasi xaqiiqada wajaha ,sida wax ku wanaagsan yihiin sheega,siduu yiri uulul Albaabkii ha la helo jaamac we❤ you👍👍👍👍👍👍👍

  • @faisaali7176
    @faisaali7176 10 หลายเดือนก่อน

    Odaykan doqonka ah ee xaasidka ah maxaa laka waraysfaa😮😮😮

  • @libanheureux5794
    @libanheureux5794 10 หลายเดือนก่อน

    nin la haysto

  • @MedidrissIbrahim
    @MedidrissIbrahim 11 หลายเดือนก่อน +1

    Adero wa runta uu maad islam ah lagu laynmayo xududi ingiris

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 11 หลายเดือนก่อน

    Jaamac Shabeel ninkii hunguri uga tukhaantukhiyay Cabdiraxmaan cabdilqaadir xisbiga kulmiye ee xirsi ku guuray kolkuu xoghayaha ahaa isaga iyo geeljire kolkii lacagayowgii xaaraanta ahaa ee ay qaadanayeen laga jaray waakuwaa huwanta gudaha noqday taariikh xume waa lagu yaqaan

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 11 หลายเดือนก่อน

    goob weeyeh niinkaan mashallah

  • @mostafaqoob2217
    @mostafaqoob2217 11 หลายเดือนก่อน +2

    Garxajis waa waxa isaaqu 32 xukunka nooga ilaalinaayaan waa somali weyn uun naga aamiinsanyahiin runta naguma jecla

  • @ahmedsiciidawcabdi8210
    @ahmedsiciidawcabdi8210 11 หลายเดือนก่อน +1

    War least in ta sheegailaywaajiraa
    Waarunwaxa uusheegaya halabadalo jabhadancadiifadaysan we juhalada aqoonyahan halheeno sida axmedismaciil samatar

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 11 หลายเดือนก่อน +1

    Weriyaha wejigiisa naxdinta ka muuqata markii runta farta laga saaray... waa wareer marka been iyo probaganda ku soo korto ka dib xaqiiqda la wajaho ....

  • @guleedahmed2461
    @guleedahmed2461 11 หลายเดือนก่อน

    Kani wuu cabanayaaa 24 hours. Do something effective. Fadhi kudirirka nagada. Adigoo wax abaabulaya kuma hayno. Hadal madhan looma baahna. Dadka wadajirkooda ka shaqee. Nin cabanaya ayaa lsguu arkaa

  • @Zm7268
    @Zm7268 11 หลายเดือนก่อน

    Shabeel Caqligiisuu qabaa, yaase wax ka dhegaysanaya

  • @kaysenur1592
    @kaysenur1592 10 หลายเดือนก่อน

    jaamac shabeel miyuu shalay noo sheego waxan waa kii 5 sano noo amaanayay muuse. waa ninkii dhabarka ka jabiyay ina c/qaadir shirkii kulmiye
    markii la eryay ayuu waxan nooga sheekaynayaa..

  • @Sidiiq-v3c
    @Sidiiq-v3c 11 หลายเดือนก่อน

    Jaamac Shakeel libaax libaax dhalay

  • @mohajama7313
    @mohajama7313 2 หลายเดือนก่อน

    Bal u fiirso akhliga odeyga ku jiro iyo inankan yar fikarkiisa... marwalba hadal kooban oo xigmadleh ayaa lagu tuura. Waa waayo araag nimada iyo qalbad cuqdad laheen farqikaga!!

  • @cabdalexaji4588
    @cabdalexaji4588 11 หลายเดือนก่อน

    Jaamac Shabeel waxa uu hadalkii ku soo gunaanaday, ""waddadii uu dalku socday way soo xidhantay, ee intii aqoonta isbidaysaay kaalaya siyaasadda dalka jiheeya oo jid cusub u jeexa."

  • @cawralafaniq9090
    @cawralafaniq9090 11 หลายเดือนก่อน

    1 day hala qayinsiiyo usga qosliye

  • @kederhagy3751
    @kederhagy3751 11 หลายเดือนก่อน

    Runta maqla rugcadagan fartu kutaabtay xaqiiqada MW Muse bixi doorashadayo inta kahadhay Somaliland god kuhubsanayaa xilkaana kala weyn jiritaanka Somaliland dagaalo dheeraada iyo maamul xumuu kusii wadaya qof sidaas Siyasi jamac shabeel waxna u arka ugana hadla majirtee,aynu xisaabtano MW Musana Runta dhegaha ugu ridno,bal maxuu keenay aan dhibu dhac iyi kalafogeeyn shacabki Somaliland iyi dalki midaysnaa eeloo dhiibaye.

  • @clahiciroole4592
    @clahiciroole4592 11 หลายเดือนก่อน +1

    maashaa allaah

  • @milgoahmed2655
    @milgoahmed2655 11 หลายเดือนก่อน +3

    Wariya qac baa kayeertay su asshii garaadka kkkkkkk

  • @califaarax7052
    @califaarax7052 11 หลายเดือนก่อน +2

    Jaama waa sisaasi ruug cadda ah, Wana nin run sheega, waana yahay
    Reer ula albaab kii ay diintu Shayg
    Tay, talafa.iyo cadaaladda somalia
    Oo dhan ayaa u Bahan,

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 11 หลายเดือนก่อน

    Dee Adbawaxkabedel Intaad Hadaluunlasofdhido

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 10 หลายเดือนก่อน

    Hunkalkaley somaliland adiga j/shabela&waxkulamidaaduminaya hunguribaadkuduminaysane alle haydinka qabto dhibkan adwangurigina allehaydin.dhexdhigobelayada

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 11 หลายเดือนก่อน

    Waar Reer Somaaliland miyaa la waayey wax lagu bedelo Muuse Shaani iyo Saleebaan Gaal iyo Mohammed khaa’in? sidoo kale generaal NUUX TAANI? Waar ragii lagu qabsaday Laascaanood ma waxay ahaayeen Fataatiir?miyayna ahayn rag nool oo Somaaliland ka dhashay?

  • @abdixoog7852
    @abdixoog7852 11 หลายเดือนก่อน

    Jaamac shabeel waxa uu sheegayo wax baa ka jira, laakiin isaga laftiisu burburka somaliland qaybuu ka yahay waayo jaamac shabeel ka hor Abnixumadii ka dhacday waxa caajiray Xukuumada muuse markaa maaha qof dhexdhexaada.

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 11 หลายเดือนก่อน

    Ninkani wuxuu cadeeyay reer soomaaliland inay dadka afkooda isaga fogeeyeen wiliba xasuuq ugudareen afxumada maamuladu waa inay mabnuucaan

  • @alimuse9541
    @alimuse9541 11 หลายเดือนก่อน +1

    NINBA INTIISU HA DEEQDO,MEESHA WAXBA MA YAALAAN,,,,,,, KKKKKKKK,,,,,,SHABEEL WAX BAA U MUUQMUUQDA

  • @abdulkadirjama5042
    @abdulkadirjama5042 10 หลายเดือนก่อน

    Ninkani waa hogaamiye caqli badan , talo wanaagsan aftahan aad u qaali ah lkn tolkii dhagaha Ka xirteen. Isaguna Ilaahay danbi dhaaf ha waydiisto intuu Muuse soo abaabulay ee uu hakaa soo gaadhsiiyay. Waayo isagaan immika Ka maqlay…????

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 11 หลายเดือนก่อน

    Caadi ma ahan nin kaani!!

  • @hassanomar8696
    @hassanomar8696 10 หลายเดือนก่อน

    Nknnkni sida carruurta ayuu u hadlayaa, mana doonayo in difaaca dalka laga horaysiiyo doorashada iyo wax walba oo kale.

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 11 หลายเดือนก่อน

    Kan yari ma Kuwuu Muuse biixi so tababaraa? Waxuu su’aalo xumaa!!!

  • @manineima4398
    @manineima4398 11 หลายเดือนก่อน +3

    Dhib aan aheen muse wadanka mahayaan wa taa runtu

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 11 หลายเดือนก่อน

    Muse doorasha uu qabanayaa gebi ahaanba madhici doonto dalka inuu sii burburiyo aanuna ka danbaayn baa ka go'AN WAXAAYNA ku danbaayn in goraygu ka hadaafo kan muuse wanaag khaayr iyo doorasho iyo nidaam ka danbeeya ka sugayana waa cid beri hore asqawdey sida jaamac sheegay oo weliba ka xun baay ku danbaayn

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 11 หลายเดือนก่อน

    Waar🫣 xishoda ku xumeeyan muuse bixii ayaa khadakaba ka bexeen noocaan iyo qaar kalo badan muuse sidiiy kuwe hore ayuu 🚶🏽 12:27 tage laakiin u naaxa shacabaka reer somalilaan eed huqada iyo warwaraka aad uga dhigeeten yomiyaha marakaad sidaas uladhaqataan Shabaka reer somalilaan maanata idinakana cidaad axasaan ka helaysaan ma jirato maataad kaga xishoon wayadeen duuruufata dalaku ku jiro beriy yaad u naxaasaan nin walaba oo somalilaanader ah maata tarkhiida qarasa 📕🖊️📖🧏🏽🧏🏽🧏🏽🧏🏽🧏🏽🫵🫵🫵🫵