Waxaaa macquul aheen dal sabool ah boqolkiiba 90, ay gabdhahooda dhahaan, ma guusanayno nin sabool ah. Gabdho ku doorta Ragga Alle ka cabsigooda, dabeecadooda,iyo kartidooda ,.Gabadheey isu dhiib Allah oo risiqaaqa kunfikir.❤❤
Faqiir uma aqaan nin shilimaka ku yar yihiin ee waxaan u aqaan diin laawe,ninka million heysto aduuna diinta islamka ku dhaqmeyn xageyga waa faqni mana guursadeen
Gabadhna ma rabto nin aan shaqeysan oo shaxaad ku nool oo baskaba laga bixiyo waa in uu shaqeystaa wax weynba yaanu haysane ,dumaroow nin aan shaqeysan hayeelina 😂😂
Dood cajiiba meesha ka dhacday inanta raxma wax bdano aan dhihi lha bay ka dhawaajisey masha allah wxn odhan lha inamo iyo hablaba hla shaqeysto yaan qof ado kla quudkisa la sugin
Qof walba waxaa muhiim ah inuu is weydiyo waa 1: maxay faqiir? 2: kala saara faqiir iyo mashaqeyste 3: waa inuu qof walba ogaado wax la dhoho masuuliyad iney jirto 4: mida kale qofku muxuu doonaya ma lacag mise jacayl ilen runta fiicane faqir iyo tajir yaan lagu gamban 5: hadii aan ka hadalno saboolnimada mid anaga na quseysa maaha waa awooda ilahay ilahay awoodisa aan faraha ka qaadno ninka dadaalaya ee shaqeysanaya ee masuuliyada qaadi kara ee saboolka ah cid aan ilahay ahayn oo wax siin karta majirto ama bini aadam taajir ka dhigi kara oo magaca sabool ka badali karta nin wax haystana qofna ma damaanad qaadi karo inuu farxad iyo jacayl ku siineyn iyo inuusan ku siin karo ninka saboolka ahna waala mid Hala guursado dhalinyaroy faqir iyo tajir ilaahay baa bixiya dadaala uun mashaqeystayal nimo iska ilaaliya faqiirnimo ceeb maaha ee bakheylka iska ilaaliya❤
Dooda oo kooban faqiir nimda bulshadeena qofka ujeeda dee asiga cirka caano ku og hadayse qariiminadu thy qof aanba waxba ujeedin oo waa qica bulashadeena kadhacsan dee kaasu waa dhowr qof un mana latirsado
Yarka ay sucaad muutsattay waliba Shut up uraacisay ayado waxan tv kasoo baxayo iney ka saaraan bey ahayd , talabaad yarku wax xun kumuu odhanin hadalkii ayunbuu damcay inuu kaga soo dhex dhaco inkastoy qalad taasi tahay dhiniciisa ah lakin iyadu si caqliyaysan oo bila bahdilaad ah ula hadasho bey ahayd madaama uu yahay wiil ay dhali karto
Nin somaliyeed oo faqiir ah ma jiro ee waxaa jira nin ka fakanaa shaqooyinka ilaahow muu dhagax soo jabiyo waa shaqo tankle waa faqiire xgay ka keenen iphonadan ay sitaan waliba models ki ugu danbeyey ah😂
Reer wuxuu ku dhismaa is maqal iyo is ixtiraam iyo intaanad xaqaaga raadin qofka kula nool inaad xaqiisa raadisaa iyo in israafka badan la joojiyo iyo macaasida lagu bilaabayo reeraha
Hablaheena iyo Ragga soomaaliyeed waxan lee yahay fikirkadaha xun xun ee loo so dhiibo ee bulshada la horimanayaan ha ka fiirsadaan inteysan so bandhigin.
ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم جميكم الصوماليلاندر اللهم امين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر اللهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم أحبك أحبك أحبك أحبك أحبك أحبك يا رسول الله صلى الله عليه وسلم 🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Viva and Bravo Marwo Sucaad. Keep going. Hablaha sharaf tale & wiilasha toosan ee soomaaliyeed raaca fikirka tolmoon ee wax galka ah ee Marwo Sucaab. No more Been dambe & soojeed beena . After 10pm or time 22. seexda. Noolaada.
Ninka faqriga ah marku wax helo naag kale nu guursan wa fikirad aad u liidato wayo nin wax heysta rich ah miyusan naag kale kula guursan karin nin rich ka options badan ayuba högsta oo naago badan ba uso hanqal tagayo
Kala sadara faqiir iyo ma shaqayste, dhibaatada ugu way sodohda inanta dhasha ayay ka bilaabantaa mar hadii uu kalaho oo uu soo waayo wuu taray garee yay in lagu naco maaha laakiin hadii aanu soo dadaalin ma ah in laguursado soddoha inamada ku adkaynaya Waa ka guriga u jooga oo kale dhibaatada ha ka daayaan inamada
Maamada Muraayada xidhatay Si xikmadeysan ayey uga hadashay mawduuca laga doodayo. Arinka cajiibka ah ee guurka ku saabsan haddii aadan guursan waa " Maanta waxaad gacanta ku haysaa Caruurtaada mustaqbalkooga"
Dood fican ayay ahayde taa socood goodir ee neygeeriga hore u so guursate gunta laga so riday ee somalida u Wada haysata inanay waxba tarin ee guswayn raadinti tv la taagan ayad ku xumaysen
Marka horeba Faqiirka in laga hadlo ayaaba khalad ah, waayo dad musil ah ayeynu nahay markaa in lagu xidho Raga waa khalad, Hablahuna waa walaalkeeb oo kale ha fududeeyaan Guurka
Arrintaan in ay reer soomaalilan ka hadlaan waa ku khalad waayo awalba gabdhadoodu ma guursan jirin ilaa aroos qaali ah loo dhigo mooyee 30 markay gaaraan bay badan koodu guur sadaa in yar maahane u diirso wiilashoodu badan koodu balwad bay leeyihiin ayagok yar yar sababta ma is waydiiseeen waa guurka qaali looga dhigay ee aysan awoodin!
Warkoo kooban muhiimadu waa nin masuula in la helo
Waa run wll adigu diyarbakir mthy
Haa
Ishad ka tuurtay wlhi
قال الله تعالى, (وجعلنا اللَّيْلَ لِبَاسًا وجعلنا النهار مَعَاشًا)🙏
Sucaad Allah baa kugu Jecel, waa Qur’aan🙏
Waxaaa macquul aheen dal sabool ah boqolkiiba 90, ay gabdhahooda dhahaan, ma guusanayno nin sabool ah. Gabdho ku doorta Ragga Alle ka cabsigooda, dabeecadooda,iyo kartidooda ,.Gabadheey isu dhiib Allah oo risiqaaqa kunfikir.❤❤
Dalka hanabin umadan habaran oo lakala jarjaray ayaa qalbada sabol ka eh😂
guuleyso wllo waa run m.allah
Faqiir iyo taajirba intaan iska dhaafno ninka guursanayaa masuuliyadiisa mid qaadanaya ha noqdo gabadhuna mid masuuliyadeeda kasoo baxaysa ha noqoto waa intaasoo kaliya qofkii aan masuliyadiisa kasoo baxayna ha iska joogo oo ha soomo
👍👍👍👍👍
Mansha allaah gabadhaa yar ee muraayada xidhantay waa fariid llaahay haku xiftiyo sas haday dadku noqon lahayen waxba may xumaaden ❤❤❤❤❤
Sucaad is smart and very respected😊
Subxaanallaah. Dad dhan oo ☪️ Muslimiin ah oo meel kukulmay oo Wariye iyo Shacab kulli Mid Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa Xusaya oo Nabiga Salallaahu calayhi wasallam kusallinaya uusan jirin Maxaa dhacay. Ilaahow nahanuuni.
أللهم ردنا إليك ردا جميلا.
IS GUUR SADA O GUURKA XALASHA BADI YA MAANSHAALLAH ALLAHU MA BAARIK BEAUTIFUL
Faqiir uma aqaan nin shilimaka ku yar yihiin ee waxaan u aqaan diin laawe,ninka million heysto aduuna diinta islamka ku dhaqmeyn xageyga waa faqni mana guursadeen
Absolutely right sucad she is very smart ❤
Faqiir waa qofka qalbiga faqiirka ka ah hablo waxa lagu ducaysta un ilahow qof ifahma oo nolosha isla fahano
Wlhi wxa muhiima in aynu aad uga fooojognaano fikradahn la dagaalka guuurka
Anagu wxnu guursanaynaaa fahiir 😢🎉
ninka haduu lacag haaysanin hasoomo cibaadada habadiyo marko lacag helo ha guursado
Sax Lkn Adna nin 40 jir ah oo lacag leh guurso, Nin yar oo taajir ah majiro... Waayo ragga taajirka 99% waxay kawayn yihiin 40 jir🙏
@@Ahmed_Rainfall.1040 nin kayar intee lagen laha awel
Masha allah waan idin wataa
Sucaad goodir naag nool wallaahi waa runteda mawqaf rasmiyay ka hadashay sucad Wan salaamaya❤❤❤❤❤ iyo into kaleba
Mashaallah gibeda daliyarads aqli. Badana❤❤❤
Najma waan salaamayaa wax jira ayay ka hadashay good idea 💡
Mashaallah, somalie women are very smart ❤❤❤❤
Sucad wayasibtay Hadalka Gurka
Halahagajiyo Sixitanbu ubahanyahay wanaxaq Rabitanka Ragiyo Dumarba inlayslaego xaqiiqadu waisfahan waraysidheere iyo Midgabanba wadashekaysiga Rag iyo Dumar
Dhisida qoyska Somaliga ah Ama
Muslimka ah Raga iyo Dumar wainay islaegan rajada iyo Dhisid qoyska inShllh ❤❤
anu taa yare caqliga badan man guursadeen
Xalku waxa weeyan in ay dadku guursadaan markay diyaar yihiin , caqli ahaan iyo maal ahaanba.
masha allah rayi eanagsan ayaad soo jeediseen allah ini xafido
Raxma waa Inan fariida Mashaa allah wn kugu raacsanahay naag nool❤
Masha Allah Sucad 😂😂😂😂😂😂🎉❤🎉❤🎉❤
Nin faqiir ah ma jiro haduu jirona waa mid aan fahansanen qaabka looga shaqaysto online ka
Ribada iska ilaali legend 😂
🤣🤣
Maasha allaha maamada good idea
Gabadhna ma rabto nin aan shaqeysan oo shaxaad ku nool oo baskaba laga bixiyo waa in uu shaqeystaa wax weynba yaanu haysane ,dumaroow nin aan shaqeysan hayeelina 😂😂
Ragu ha dadaaleen, dumarkuna ha u samraan
اسلام عليكم ورحمه الله وبركاته اخواني واخواتي الكرام ماشاء الله تبارك الرحمن جزاكم الله خيركم واجزاء اخواني واخواتي الكرام 🎉❤🎉❤
Macha Allah, umadu ha shaqaystaan.
Islaantan cajuusada ee aan xishoneyn mxy aheyd wiil ay dhali krto ayey la xintameysa yaahu 😂
Faqiir waa nincibaado lahayn
Nin aan shaqo diyaar u ahayn
Dhagax hasoo jabiyo gabaha ha caseeyo kaluunka bada ha ka soo saaro
-41:40
Hargeysa hadhwanaag ❤
Sax waye walahi
Dood cajiiba meesha ka dhacday inanta raxma wax bdano aan dhihi lha bay ka dhawaajisey masha allah wxn odhan lha inamo iyo hablaba hla shaqeysto yaan qof ado kla quudkisa la sugin
Ww wllshy Najma Abdi ❤😅
Cadikariin cawil❤❤
Hooyo Sucaad aaad bay usaxantay
islantu run bay shegty hadan nin ahy wn tageray 👍
Waxay hilmaamen inaanu ahay guur ka labaad waajib iyo sune mid na inaanu ahayn gabadha labaad waxaan aaminsanahay inay tahay faakihaysi ilaahay ayaa nabuurtaye faakihaysi noqon maysid
Qof walba waxaa muhiim ah inuu is weydiyo waa 1: maxay faqiir? 2: kala saara faqiir iyo mashaqeyste 3: waa inuu qof walba ogaado wax la dhoho masuuliyad iney jirto
4: mida kale qofku muxuu doonaya ma lacag mise jacayl ilen runta fiicane faqir iyo tajir yaan lagu gamban
5: hadii aan ka hadalno saboolnimada mid anaga na quseysa maaha waa awooda ilahay ilahay awoodisa aan faraha ka qaadno ninka dadaalaya ee shaqeysanaya ee masuuliyada qaadi kara ee saboolka ah cid aan ilahay ahayn oo wax siin karta majirto ama bini aadam taajir ka dhigi kara oo magaca sabool ka badali karta nin wax haystana qofna ma damaanad qaadi karo inuu farxad iyo jacayl ku siineyn iyo inuusan ku siin karo ninka saboolka ahna waala mid
Hala guursado dhalinyaroy faqir iyo tajir ilaahay baa bixiya dadaala uun mashaqeystayal nimo iska ilaaliya faqiirnimo ceeb maaha ee bakheylka iska ilaaliya❤
Dooda oo kooban faqiir nimda bulshadeena qofka ujeeda dee asiga cirka caano ku og hadayse qariiminadu thy qof aanba waxba ujeedin oo waa qica bulashadeena kadhacsan dee kaasu waa dhowr qof un mana latirsado
Haa saas waayay
❤❤❤❤
Yarka ay sucaad muutsattay waliba Shut up uraacisay ayado waxan tv kasoo baxayo iney ka saaraan bey ahayd , talabaad yarku wax xun kumuu odhanin hadalkii ayunbuu damcay inuu kaga soo dhex dhaco inkastoy qalad taasi tahay dhiniciisa ah lakin iyadu si caqliyaysan oo bila bahdilaad ah ula hadasho bey ahayd madaama uu yahay wiil ay dhali karto
Islaanta xijaabka wanaagsan waa GOB GOBI DHASHAY
Alhm faqiir ma ihi guurna hada ma rabo
Guur wad ubahan tahey walal
Sigadu kuma ficna 😂
Asc wan Markahore Wan idisalamay Universal tv iyo Dhaman
Kasoqabgalasha Barnamijka Wacyigalin Dhaqanka iyo Mustaqabalka qoyska Somaliga Somaliland waxn kudarsanaya Barnamijka Kaqaygalahan Qoralkan
Arimahani wayguda badhayihiin Hadan Kahadalno Nolosha Dhalinyarada ama gudahanba arimaha qoyska labadaba waxn tafiqirtinimada waa qabulah tawaxbixinta iyo Malbixintuna wahayn Gurkuna Maxadidna Fiqir iyo tajirba qofwalbana warabitankisa
Nin somaliyeed oo faqiir ah ma jiro ee waxaa jira nin ka fakanaa shaqooyinka ilaahow muu dhagax soo jabiyo waa shaqo tankle waa faqiire xgay ka keenen iphonadan ay sitaan waliba models ki ugu danbeyey ah😂
Magacaa haday ii sax ma dayuus BAA mise WAA yuusa
7:00 sheekada mamadaasi ka sheegaynayso Ilhy ha u naxariistee hooyaday baa inoo yar iiga sheekay jirtay .
FAQIIRKU HADUU QAYILO OO BALWAD YEESHO SHAYDAAN WEEYE HA LA ISKA ILAALIYO..
Reer wuxuu ku dhismaa is maqal iyo is ixtiraam iyo intaanad xaqaaga raadin qofka kula nool inaad xaqiisa raadisaa iyo in israafka badan la joojiyo iyo macaasida lagu bilaabayo reeraha
Xaqiiq weeye runtii taasi
Dumarkan haday ruunta raga uu sheegi lahaayen raga somali way hagaagi lahaayeen oo rag karti leh oo shaqeysta ayay noqon lahaayeen.
Samsamtoo dhan baa fariida 👏👏👏👏👏👏
Waa runta zamzam doon ah maba jirto 😂
Zamzam doqon ah maba jirto waa runtaa 😂
Sucaad wellsaid ❤❤
ASC WALALA HA QALIGA AH WAXAN LEEYAHAY GUURKA HALA FUDUDEEYO OO HALAYS GUURSADO IILAHAY BAA DEEQDA BIIXIYE GACMA MADHAN IILAHAY BAA BUUXSHE QOFNA KUMU DHALAN ADUUNKA QOOF WALIIBA AADUUNKA UUXU YIMID ISAKOO QAAWAN ISAGOO QAWANA WUUKA TAGAYA EE HALA DADALO IILAHAY HALA WAKIISHO SHAQA SHARAFLEH DADALA WUU GADHA IILAHAY NA WIIXII LAGADONO OO WANAGSAN LAMAWAYO IINSHA AALLAH GUULLL GUULLL IYO GOBANIMO IYO WADAJIR IINSHA AALLAH 🎉❤🎉❤😢
Muhimada aya ah nin musuul ah oo inu hami weyn ku jiro oo shaqeysto
Hablaheena iyo Ragga soomaaliyeed waxan lee yahay fikirkadaha xun xun ee loo so dhiibo ee bulshada la horimanayaan ha ka fiirsadaan inteysan so bandhigin.
Kan nagnag le waa inta hablaa lugoysa ee beenta iyo macanadarada ku saamalayla maalintii intay dadku shaqasanayaana hurda
39:00
Universal t.v waa in dalka Laga xidho. Waxay faafiyaan afkaar khalad ah.
😂😂😂😂😂😂
💯
Waa sax jadcune hagursan kumagaye hagursan
Inanka maamo.sucaad goodir isku yar xanaqeen waa nin rageed wnka helay hadalkiisa
sucaad waan ku haystaa waaqiga ayay ka hadashaa plse similars before marriage waa inaay bixisaa
RAXMA ta la leeyay waa YIXIRAD abaha ay sheegataa ma dhalin
Ceeb, wax aadan shadow ku leheyn ha gain. Walaashana astur iyada ayeey taasi utaala.
Odayga macalinkaa waa macquul waayo arag
ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم جميكم الصوماليلاندر اللهم امين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر اللهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم أحبك أحبك أحبك أحبك أحبك أحبك يا رسول الله صلى الله عليه وسلم 🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ninku tajir hatuu yahay balse aan diin lahayn waxan ka fican nin faqir ah oo diintii Ale xabarsan aduun marna wa lahelaa mar wala waayaaa is ok🤗
Viva and Bravo Marwo Sucaad. Keep going. Hablaha sharaf tale & wiilasha toosan ee soomaaliyeed raaca fikirka tolmoon ee wax galka ah ee Marwo Sucaab. No more Been dambe & soojeed beena . After 10pm or time 22. seexda. Noolaada.
Nin naag wrkeda qaadanayo ma dhaamo 😂
Ninka faqriga ah marku wax helo naag kale nu guursan wa fikirad aad u liidato wayo nin wax heysta rich ah miyusan naag kale kula guursan karin nin rich ka options badan ayuba högsta oo naago badan ba uso hanqal tagayo
Marku wax barto ee shaqstan ha guursadan laakin nin an shaqasan inu goorsado maha ha dadaalo marka hore
Daaciyadaanu magaceed. Waa na daaweysay. Mamadu
Maamo sucaad ❤
Nolosha qof kuma dhalan xolaha waa in aa da daashaa
Kala sadara faqiir iyo ma shaqayste, dhibaatada ugu way sodohda inanta dhasha ayay ka bilaabantaa mar hadii uu kalaho oo uu soo waayo wuu taray garee yay in lagu naco maaha laakiin hadii aanu soo dadaalin ma ah in laguursado soddoha inamada ku adkaynaya Waa ka guriga u jooga oo kale dhibaatada ha ka daayaan inamada
Gaajo gaajo dhashay somali qadhmuun wayn
Ragi waxay isu sheekeeyn faqir ayaanu ahaan jirinay iyo fiqiir ayay nahay waxan leeyahay wadanka lacagi way taalaa oo ajaanib ayaa kadhargay markaad waxba qabsan weydeen waar shaqaysta oo dulinimada ka baxa aad isbadeen ee aan ilaahay idin badan
DACI BILAN MAXA LAGU YEDHE WAYEY SHE IS THE ONLY
waxanii dood maha waa wakhatii lumiis we are all poor qabyaalada inaa baabisey ee diinta aanu kaa dhigaaney kaa hadala ilahey Haa inagaa masaxee
47:02 maxa ka galay dadkas😂
Hadalka ugu wacan ee sucaad tidhi waa ka ah HABLUHU YAANAY BASHARIYADDA ISKA QAADIN .
Maanshallah tabarakallah sucaad hakaa kawad ninba meesha bug taa isagay balbashaa wiilkani muxuukagubtay ee dadka kasoo dhexsaaray ? Waayaab farbaa kugudan habloow iskajira
War ma hargaysa ayaa lagu guumoobay hablaha iyo raga isaga tagaan
Taa murayada sidataa waa SUUKO. Lacag bay u ban baxday waa reer galbeed lLko dheer
Sucaad góodir ma HILIBLAA 😊
Sucaad keepgoing
Kan macalin ku sheega ah oo suudka qaba caqli yaraa xoolo iyagu may shaqaystaan kulahaaa aloow cabdi naagow 😂😂😂😂
Maamada Muraayada xidhatay Si xikmadeysan ayey uga hadashay mawduuca laga doodayo.
Arinka cajiibka ah ee guurka ku saabsan haddii aadan guursan waa " Maanta waxaad gacanta ku haysaa Caruurtaada mustaqbalkooga"
Dadkan Wan Wata
Qaarada afrika maba qadeyso soomaalina qado iska daaye macal cashadii ayaa u goysey, ummad dhan oo dawersi shisheeye ku nool dowlad iyo shacabba ayaa ku leh faqiir ma guursan karo, faan badanaa .
MACALINKAYGA HALAC WAAN KU SAALAMAY MACALIN SIDAAD NOOGU HILISAY
Sucaad.viva.geesiyad❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dood fican ayay ahayde taa socood goodir ee neygeeriga hore u so guursate gunta laga so riday ee somalida u Wada haysata inanay waxba tarin ee guswayn raadinti tv la taagan ayad ku xumaysen
Marka horeba Faqiirka in laga hadlo ayaaba khalad ah, waayo dad musil ah ayeynu nahay markaa in lagu xidho Raga waa khalad, Hablahuna waa walaalkeeb oo kale ha fududeeyaan Guurka
Arrintaan in ay reer soomaalilan ka hadlaan waa ku khalad waayo awalba gabdhadoodu ma guursan jirin ilaa aroos qaali ah loo dhigo mooyee 30 markay gaaraan bay badan koodu guur sadaa in yar maahane u diirso wiilashoodu badan koodu balwad bay leeyihiin ayagok yar yar sababta ma is waydiiseeen waa guurka qaali looga dhigay ee aysan awoodin!
Nin ku haduuba nin uhuladiinah yahay xabaasho waalaguursannkaraa
Ninkaa daahir labaxay calasoow farmaajuu ku maseeyray maxaad u soo qaadanweysay xasan shiiq shiiq shariif cabdulaahi yusuf cabdi qaasin? Sheekadaadu waa tubo raac
hadlka saxda ah waa kaa
Faqiirka raganimafa haddii uu gabay might be