maayir mooge ma beesha habar-awal baa Haysata Mise Caasimadii buu Ukala Abtiriyay oo Reerbuu noqday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 76

  • @aadonallahaadon750
    @aadonallahaadon750 2 วันที่ผ่านมา +3

    Xisaabtan waa lama huraan mooge

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 วันที่ผ่านมา +3

    Xisaab baa laga rabaa khaayinka munaafaqa ah reer hargeysa maayir cusub ha doortaan kaca fadhida

  • @leylaahmed7250
    @leylaahmed7250 2 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah yes ❤️ ♥️ 💖 💕 👍

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 2 วันที่ผ่านมา +4

    Ina mooge waa inguumeed inguumeed beenle beenle oo ciilqabe ah

  • @Somaliqueen1
    @Somaliqueen1 2 วันที่ผ่านมา +2

    Mooge walala xisaabtamya hawareerina dheh😂😂

  • @ShekhhassenAbdi
    @ShekhhassenAbdi 2 วันที่ผ่านมา +1

    Thank you

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano วันที่ผ่านมา

    Guuuuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva somaliland viiva somaliland viiva viiva somaliland viiva somaliland viiva viiva somaliland viiva somaliland muusewo muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi qaran somaliland viiva somaliland

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 2 วันที่ผ่านมา +3

    WAAR MR QIIRO INA NIIKO
    DAANTA SUPEER AWAL WUU U CADDAYSTEE DOQON KA HAL BIL CASHUUR TA KA JARA WAAYO WAA QABYAALIISTE CIIL QABA

  • @MaaxDheeg
    @MaaxDheeg 2 วันที่ผ่านมา +1

    Bacaaaac waanu ku naqaanaa waji kale soo xidho

  • @ifraaxmohamed213
    @ifraaxmohamed213 วันที่ผ่านมา +1

    Geesi dhigaal ❤❤❤❤❤❤

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624 2 วันที่ผ่านมา +1

    Hadalka badan aya dilay ina mooge waxa uu shalay ku hadlay ma xasuusto taasina waxa kala mid reerka oo kaso jeeda hadal badan iyo hadalkooda uun control lahayn

  • @abdifarah4017
    @abdifarah4017 2 วันที่ผ่านมา +1

    Bilanasadyahow ka xisho seediga
    Mayer Moge xaq buileyahay rayigisa
    Midakale habar awal keliged madoran Mayer Moge

  • @JaamacReerizaaq
    @JaamacReerizaaq 2 วันที่ผ่านมา +1

    waa lal xisaab tamayaa oo waliba hadal haduu keeno waalawasi

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 2 วันที่ผ่านมา +1

    Asc. Mooge. Isagaa. İş. Kafishey. Boorama. Ka hadley. Cashuurta. 26ka. Jun. ayaa. Dhibaatada. Keeney. Dibdanbe. Ayaan. Leysku. Aamineynin. Wsc. Ceerigaabo. Ciro. La tag

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 2 วันที่ผ่านมา +4

    Mooge maqiiqane tuug munaafaqa weeye malina wuu ooyaayey ooicaawiya ayuu laha mantana anooyar ban shaqeystey ayuu yidhi bal haduu wax haysto muxuu udawar sanayey faan been ayaa diley waa dofaar daahiri maayo

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 วันที่ผ่านมา +5

    Ina mooge daacad maaha casuurna siinmayno

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 วันที่ผ่านมา

      Soltelco muxuu qabtay 9 sano ?

  • @AhmedYusuf-uo2ef
    @AhmedYusuf-uo2ef 2 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤✅✅✅✅✅👍👍👍👍👍👍

  • @CabdiJaamacDhimbiil
    @CabdiJaamacDhimbiil 2 วันที่ผ่านมา +2

    Adeer adigu ha wada qaadan waxan caruurtii sacad muuse ay aad uga qayliyeen ee ah magaaladii ayuu u ka eexday taasi ma jirto waxase jira in uu yahay ninkii caruurta hargeysa oo dhami ay codka siisay sababtoo ah wuu iskaga oohiyey tiiyoo uu ku tiraabayo qabyaalad ayaan la dagaalamaayaa maxaa dhacay dabadeed waxa laga sheegay in uu yidhi reerkeyga ayaa idoortay waxaa kuu caddeenaya waakii xisbigii wadani hor boodaayey taas waa qabyaaladii oo cad

  • @Mawliid-rd8en
    @Mawliid-rd8en 2 วันที่ผ่านมา +3

    War qabyalada iska da xanun ayaa kuhaye

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft 2 วันที่ผ่านมา +2

      7sano ayaad caytamiyseen ,imika ayay idiin bilab oo ay kow tahay ,anagu huwan noqon mayno oo faqash loo raci mayno lakiin ,joojin mayo mucaradka ,somaliland guul iyo gobonimo, huwanta ha dhacdo

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 2 วันที่ผ่านมา

      In ninkii madax ah la waydiiyo meesha u geeyey cashuurtii dadka laga qaaday MAAHA QABYAALAD. Sidaa ayay ayay dunidu madaxdooda ula xisaabtantaa.

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 2 วันที่ผ่านมา +2

    ❤⭐️✅💚👍😁😄

  • @KayseHassan-pw3tp
    @KayseHassan-pw3tp 2 วันที่ผ่านมา +1

    Majirto caasimad ku kacsani .balse waa arimo siyaasadeed,haddii lajoojn wayaan waa loo hiilin doonaa

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue 2 วันที่ผ่านมา +3

    Waar,awoowgiin la gubye ,axmed mooge ka hadha.waan soo wadnaa hawlihii wax qabad ee samir yeesha.150ku lacag badan ayaa ku baxays ee int la ururinayo ka sùga.

  • @AhmedYusuf-uo2ef
    @AhmedYusuf-uo2ef 2 วันที่ผ่านมา

    Mayer qiiro waa lala xisabtamayaa waa runta

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ninka ma cashuur ayaa lagu hastaa mise maxaad u codeesay

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 2 วันที่ผ่านมา +1

    Maayir qiiro waxa uu galay khayaano qaran hore wuxuu inagu yidhi lacag mahaysto hadana intuu xuulihii umada dhacay buu inagu yidhi anoo yarbaan shaqaystay😮😮😮

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano วันที่ผ่านมา

    Wuxuraacy huwantaa xaarmaajo faqasha buuuuuufi huwanta faqasha

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkaan lalaba xisaabtami jirine maxaa keenay wuu codeeyey soomah

  • @Subeyra
    @Subeyra 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waayaa baroortu orgiga kaweeyn wax qabadkiisa ayaa laga xun yahay waayo waxa soo baxay fashilkii soolateko iyo bilaa wax qabadkiisii markaas waxaa looxag xaganayaaa iscuna kahadha maayirka dadyahaw uurka ka bukaa ka hadha maxaad kucunaaysaan guul daradiinii baad ka dhex arag teen waarya dameer yahaw kahadh qabyaaladaaystayahaw

    • @djibril24mahmed74
      @djibril24mahmed74 2 วันที่ผ่านมา +1

      Mayarku ciduu tageeray maxa naga galay adeer xuquuqdi anu lahayn iyo cashuurti lanaga qadayeey ayaa waxba lanugu qabane maxa kulmiye iyo wadani naga galay xuquuqdi Aanu ku lahayn maroodi jeex ayaanbay hayne

  • @djibril24mahmed74
    @djibril24mahmed74 2 วันที่ผ่านมา +1

    DADKA XUQUUQDEENA KA DHIGAYA SIYAASAD WALE WAA DAD SACAD MUUSE NACEEB GARA U HAYA MAXA SIYAASAD CIDU TAGEERAY NAGA GALAY CASHUURTAYADII IYO XUQUUDI ANU LAHAYN AYUU NALA BAL MAREE

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 2 วันที่ผ่านมา +1

    Garxajis ma bixin jirin cashuurta oo xittaa oday beeleedyadooda ayaa odhan jirey ha bixinina.

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 วันที่ผ่านมา

    Caasimada Hargeysa kuma kac sanee Sacad Muuse ayaa ku waashay laakiin bal waa wax ka heshaan Garxajis waa diyaar.

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 2 วันที่ผ่านมา +2

    Waarya doqon Awal ina aw siciid afkaga ka jeedi xoolahad daaqa ka badsataye muuse biixi xiniinyihisu dalka ku xukumaye ma ganacsade ayu u baahna maxad dhagaweyne iyo ramaax maxad warkoda uga hadli wayday

  • @hassanabdirahman2171
    @hassanabdirahman2171 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahay ka baqo.... Ilaahay baa ku arsaaqa e beenta iyo barobagaanda iska daa oo viewers haka doonin arsaaqad haku doonin

  • @somalilandguuldhe7725
    @somalilandguuldhe7725 2 วันที่ผ่านมา +2

    Beenaale Hal wado oo kaliya ayuu ka dhisay xaafada m.mooge . Car mid labaaf sheeg... Munasfaq

  • @Kawsarali-p3c
    @Kawsarali-p3c 2 วันที่ผ่านมา +1

    No cashuur qiiro down 👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎

  • @ismaelahmed4618
    @ismaelahmed4618 2 วันที่ผ่านมา +1

    hoyada usheeg iyo walasha been tada uraysa ee qabyaladaysan

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue 2 วันที่ผ่านมา +4

    Haduu awal oromo ku caayeysid,adna garac duriyada ka baxsan baad tahay.siiba adiga kaagan yari.

  • @koorakayse4975
    @koorakayse4975 2 วันที่ผ่านมา +2

    Heego candhada Isla dhaca😅😅😅
    Sotelko muxu wax idinku dhisi wayay?

  • @ZahraGonle-e5k
    @ZahraGonle-e5k 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ina mooge wa khayin down 👎👎👎👎👎👎

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ku xigeen kiisu sookii qabil u ololeynayey

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 วันที่ผ่านมา

      Taasu uma muuqato waxa u muuqda Garxajis buu ka dhashay sidee buu se u taageeraa Madaxwayne Cabdiraxmaan.

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 วันที่ผ่านมา

    Soltelco noo sheeg wuxuu qabtay 9 sano?

  • @ZahraGonle-e5k
    @ZahraGonle-e5k 2 วันที่ผ่านมา +1

    Lacagti sacad Muse ayu ku dhisay xafadiisi ina mooge wa khayin beenale ah 👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎

  • @ahmedyuusuf5375
    @ahmedyuusuf5375 2 วันที่ผ่านมา +1

    Heegooy ninka iskaga hadha hadaba,
    Heego = SM only. I think so

  • @Abdirisaaq-g9o
    @Abdirisaaq-g9o 2 วันที่ผ่านมา +1

    MAYARKU INUXISBIGU KASOBAXAYTAGERO CEBMAHE XASADKAKADAYA.
    MAWAXQABADKA UMUJIYEY BAKAXUNTIHIIN.
    XASIDSANA

  • @yusufmagan6582
    @yusufmagan6582 2 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahay kuqabay beenaale
    Ina mooge waa geesi qaran walhy bilahi

  • @DaboLibaax
    @DaboLibaax 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waar xishooda duriyad baydaan ahayn imisaad haysateen nacdal baa idinku taale

  • @EngasadAxmed
    @EngasadAxmed วันที่ผ่านมา

    Ma hooyadaa ayuu dharma ka dhigay munaafaq yahow

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 2 วันที่ผ่านมา +3

    Mayer Mooge waxa haysta Beesha Habar Awal.
    Mooge ka hore Hargisa way urasay.Qadhmuun.
    Mooge wax wayn ayuu ka badalay 3 sano oo kaliya oo uu ahaa Mayer.
    Kii hore 15 sano oo joogay Hargisa way urtay.

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft 2 วันที่ผ่านมา +1

      Beenale hargeysa waa sidii ,roobku soo dhexmaro ,lamiyagu jajaban yihiin ,xashiishka 10dolar ayaan ka bixiina bish ,1500dolar ayaanu cashuur ka bixina ,,beenta iska daa

  • @SulekhaYusuf-y1h
    @SulekhaYusuf-y1h วันที่ผ่านมา

    Wlee 😂😂😂😂😂 h awal doqonimada waa lagu ogaa war maxàd la wada cabadaysaan war tuhinkii baa idinku cadatay

  • @Subeyra
    @Subeyra 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waaryaa iska aamu dhinac baad ujan jeedhaa doqon yahaw

  • @CabdiqaadirMohamed-m3v
    @CabdiqaadirMohamed-m3v 2 วันที่ผ่านมา +2

    Heego naas dheer

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 2 วันที่ผ่านมา +1

    Beenaate tuuguu magaalada boobi jirayba kamaydaan hadlayne oromo is cuna

  • @SuhaybMaxamed-ee2ci
    @SuhaybMaxamed-ee2ci 2 วันที่ผ่านมา +1

    Reer hargaysa mahe waa reer dagan hargaysa..munaafaqd.ayaa walwalaqaya.c/kariin.wadani ayaa soosartay.ee honta jojoya .mayarka waa landheere labta garacaya

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 2 วันที่ผ่านมา +1

      Hargaysa jeexaygaan dagaa la joig intaada qiiro jabaanta

    • @Arif_sss
      @Arif_sss วันที่ผ่านมา

      Munafaqnimo weeye waxay wadan lakiin wala arka wa saad sheegtay waa reer daga hargeisa waxa waxan wada iyaga aya dhib ku qaba marki u rabay inu dagmada 26 june u dhiso wala oga waxay samenayen waxay ku hadlayen dadki dagmada lo dhisayay

  • @geediali437
    @geediali437 2 วันที่ผ่านมา +2

    Waar xisaabtu waa tii Allaah ta kale ninkan hadal jileeca uu ku macaaneenaayo fidnad isku dir iyo munaafaqad muxuu isa deyn waayoo aamusnaantaa u khayr badane ama wax khayr qaba ku hadlo yaabay ee mayla yaabteen

  • @koorakayse4975
    @koorakayse4975 2 วันที่ผ่านมา +1

    Sacad muse dabecadi samaronka ayay yeshen munafaqad iyo naxli

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 2 วันที่ผ่านมา +1

      Wakhtigii solteco miyaanad ahayn kuwii ay odayaashoidu odhan jireen cashuur ha bixinina marki dambama 7sano muuse ku dhaganaa kkkkkkk oo ma wxs rabtay in markaaga laguu niikiyo munaafaqada idinkaa dadka baray

  • @MohamuudNour-lm8qe
    @MohamuudNour-lm8qe 2 วันที่ผ่านมา +1

    Moore peenaale

  • @ZahraGonle-e5k
    @ZahraGonle-e5k 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ina mooge wa khayin down 👎👎👎👎👎👎👎

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 วันที่ผ่านมา

      Soltelco muxuu qabtay 9 sano ?