Masha allah my people sharafi korkiina ha ahaato sida ixtiraamka leh ee madaxdayadu dalkoodu ugu tudhayaan buuni iyo wasiir ka kale aad bay u mahadsanyihiin iyo madaxweynahayagii nagu qaaliga ahaa ❤
Buuni waa geesi wadankiisa uhiliya congratulations waxa loo bahanyahay in sharcigu shagayo useless kan shaganaya suxufiyinta waa in loo fura school lagu baro how to be suxufi guul Somaliland
Hhh war somalinimadii hadaadka baxden de amxaro iyo oromo ku biira hhhh ilma.hanyar🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Muuse iyo qashinkiisa may na dhaafaan,uuf. 34 sano ka dib ayaa na loo sheegayaa guulbaan gaadhnay kkkk Awal waxaan haadhnay muxuu ahaa? Maalin walba waxan maqlayaa guulbaan gaadhnay. Kuye kii hore wuxuu ahaa xeerkii Somaliya kkkkkkkkk
Kaboshaagle wali waa butucbutuc leeyahay😂 th-cam.com/users/shortsmWLE-YlcRWo?si=LatWgNZfaIBYBvtH This guy is modern day commical Ali😂 “Lugee” Baldayooy qaranka BARIDA kalaalaado 😊
Buuni waa geesi wadankiisa daacada u ah guul soomaliland
Xildhibaan maanta Yaa ka hadal Muxtaramsan Mashaallah wax kataba waxay ku fiican yihiin oo sharaftu ku jirtaa kala dambaynta,Hambalyo wasiirka iyo xildhibaanka,wasiirku siduu sheegay Dawlada dhacday ma jirto waa Qori isku dhiib suga waqtga
Masha allah my people sharafi korkiina ha ahaato sida ixtiraamka leh ee madaxdayadu dalkoodu ugu tudhayaan buuni iyo wasiir ka kale aad bay u mahadsanyihiin iyo madaxweynahayagii nagu qaaliga ahaa ❤
Anuu kuwada salino❤rasulka❤scw❤scw
Waa aftahan
Guuuuuuuuul somaliland viiva viiva somaliland viiva viiva somaliland viiva viiva somaliland viiva viiva somaliland ❤❤❤❤❤❤ buuuni
Buuni waa geesi wadankiisa uhiliya congratulations waxa loo bahanyahay in sharcigu shagayo useless kan shaganaya suxufiyinta waa in loo fura school lagu baro how to be suxufi guul Somaliland
Mudane Abdinasir Buuni waaka baxsaday, libaax libaax dhalay🙏
Kulmiye tarikhda xusi donta❤
Hhhh🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
waxay ku xusi doonta ragi qaranka jabiyaay ragi hubki ka soo cararay ragi dalaka badhki laga qabsaday
War soomaaliland waa horumartay ee maan shallah
Guuuuuuuuul somaliland viiva viiva somaliland muusewo muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi qaran reer somaliland viiva somaliland geeesi buuni
Buuni waa geesi qaran
Geesi Geesi Fariid Magacaa ha Raago Nooloiw Waa Muwaadin Halyay
Buuni baahi wayn ayaan u qabay waad ku mahad santahay
Buuni anagaa ku leh orod u tagmuuse muran
Manshaallah congratulations wasiir buuni iyo xildhibaan alla qurux badanaa marka qaranka iyo umada loo shaqeynaayo. ❤
Maansha Allaaah Aad baad Umahadsantahay wasiir
War maraki hooer yaay ka aheed inad so dhigado se xalemasar ba so socoda mudane
Buni 👔 taygii wadani hanbalyo 😂from Djibouti 🇩🇯
Meel fog ayaad wax Ka eegtay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Buuni oo kale tollow ma laga heli kuwan imika fuulay
Libaax buuni
Buuni afku Kuma go noolow waligaa noolow
Bye bye Buuni
Madax wayne muuse alle hasharafo waxaso dhan waxa laga sii cabsi qaba inuu ciro mesha waso waa wax wanagsan in xeer lamariyo wixi qaranka dhawac ugaystay iyokuwa rabay inay imika ka faidaysatan
Ilaahay baa muuse umada ka badbaadiyay, todoba sanno ka hor halkay somaliland joogtay iyo imika xaalkeed uun isku eeg oo indho fayaw oo bilaa caadifad ah ku qiimee, dabkii uu shiday waa kaas beri oo dhan qabsaday, loser weeye muuse biixi. cadawga kaliyee ay somaliland leedahayna waa Muuse Biixi.
@@naajaxofficialchannel125 cadaw mahee cadawgaagu ku baray
Haduu. Cadaw yahayna mabuu u dagaalameen 1980 isma hawleen
@@BuuxCiise-df9jc muuse dagal iyo dadka WAA ISKU jabiyea WAA Qofkii ugu Liite ugu Raqiisane EE Somaliland
Somara .. dagalen kuma fiican Nabade kumaa fiican
@@kamalyusuf6211 caqligaga wixii ah u xorbad thy
Booni noolow huuno
GUUL IYO GOBANIMO SOMALILAND
Buuni calooshii laciyaar
Qabiil Reer maaha dowlad boowe
BUUNI KU SOCO
Yaahuu goormey dowlad noqdeen kkkk afar xabo idoora
Calankii waddani any Tie-ka dhigray, si Cirro aanu xilka uga qaaadin
Buuni waa Al shabaab 😂
Buuni weli muu samrineee Buuni Calool 😂😂😜😁😁😁
Wasirkan caroonayo xerkan aad la carare waqtigi waa expire xukumada cusub baa xerka badaleso
Waxa ansax ah majiraan ka carar meesha
wll kacdoon aan samayno maanta somaliland gacantenay ku jirtaa inaga shacabow ka awood wayn dawlada hadi kale somalia laynagu darayaa
Ka dhaqaaji meesha
Hambalyo Wasiir Buuni iyo Xukumada , Xildhibaan Axmed Khaliif Muxaafidnimo Ayaa Ka Muuqata. Qaranku Nin Adag Kama Marmayo. 🎉 🎉 🎉.
Waar hooy somaaliyey somaalinimo wax kaweyni ma jiraan ee waareerka iyo kalaqoqobida shacabkaa masakiinta ah kadaaya!! Idinka oo alle kacabsanaya!!
Nacastan badhid weyn wax uu ogyahay ma jirto
😂😂😂
6 bilood oo uu wasiir ahaa ayuu sidan u waasheye hadii madaxweyne ku xigaan laga dhigi lahaa surwaalkuu iskaga xaari lahaa
Xeerka ciqaabka isaaq buug Yar isaaq soo saaray marka wax faaido maleh waayo buug waxaa loo isticmaal un samaroon 😂😂😂😂
Weli miyuu soo taagan yahay adeer bustahaaga laalaabo oo na dhaaf
Alow ma bariday waxaad caaacda gurtid
Kkl wajiga buuni waxa kamuuqda bilaa camal
Ciyigii wakabaryay nin kicunakaliiita
Horta dadku siday wax ucayaan iyo burning sida uu wax ucaayo maxa Kala duway
kani waa guulwade
dabo dhilif ah
gabalkiisuna dumey
Caaac Waar Anigu Xamar Ayaan Kuu Diri Lahaa.Inaad Xaqiir Inaad Tahay Qof aan Micna Lahayn Xeerka Waa Kusii Gabanausaan Miyaa
😂😂😜😁😁😁
Hhh war somalinimadii hadaadka baxden de amxaro iyo oromo ku biira hhhh ilma.hanyar🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Buuni fataal daba dhilif
Wasiir fuusto gabalo calool bay maxaa lagu shubi
Sidaada jaajo ku kor maaha aabihii ayaa u shaqeeyay kaa magac iyo mansaba badan
@@KoosHassan-w9s Wax dawladu ledahay in lagu nool yahay ayuuba u haystaa neefku
Muuse iyo qashinkiisa may na dhaafaan,uuf.
34 sano ka dib ayaa na loo sheegayaa guulbaan gaadhnay kkkk
Awal waxaan haadhnay muxuu ahaa?
Maalin walba waxan maqlayaa guulbaan gaadhnay.
Kuye kii hore wuxuu ahaa xeerkii Somaliya kkkkkkkkk
Ceebta dhacday ma xeer somaliya lahayd baa laysku xukumi jiray 32 sano
haaaa
Kaboshaagle wali waa butucbutuc leeyahay😂
th-cam.com/users/shortsmWLE-YlcRWo?si=LatWgNZfaIBYBvtH
This guy is modern day commical Ali😂
“Lugee” Baldayooy qaranka BARIDA kalaalaado 😊
Kii kabaha ubalashaynayay muxuuleyahay
Waxaani waa ciyaala suuq! Buuni Bulaacad!
xeerkaa mid la,aqbali karo maaha awoowo dawlada cusubi waxay soo dhisto ayuunbaa la,sugayaaa buuni bilaa caqli awooowo samir waa la,samraye
Nio ninkaa wariyaha qoroto uu eeg yahy illahy amarkii 😂😂😂😂😂
Soo qaado halagu arkee Barawaniyaw adiga kulama yabanin kuwii wax kaa dhigaa ka liitee
Buuni waji habar kkk
Habaraha ha caayin
Bᴜᴜɴɪ xᴏᴏʟɪʜɪ ᴜᴍᴀᴀᴅᴀ ᴀʏᴜᴜ Uʀ ᴋᴜ ʏᴇᴇsʜᴀʏ Nᴀᴀ Dʜᴀᴀғ sɪ ᴅʜᴀᴋHsᴏ ᴀʜ 😂😅
Buuni waa geesi qaran