Cawaaan uu cawaan dhalay ooo khuraafaad ku nool. Xabash waa Somalidii hore. As Aabbaha soo gaadhay Ardal Xabash waxay ka soo degeen Zeylac. Waxaa deganaaa Awfal iyo Xarla. Waa awoowyaashii Somalida ee meel Amxaar isku arkeeen ma jirto. Siilka hoyadaa ee uraya u saxeex Ethopiya. Qoom wada jaahil ah ooo naago u noqday Ethopiyan.
Mashaalah mashaalah ilahay ha ku daayo cimri dheer iyo cafimad ku noolow beednelah Ibrahim caydiid cadawgagu ha jabo I wadankaga ayad u tahay derbi aan la jebin karin noolow noolow beednelah
Thanks so much Arabsiyo News, with mufakar Ibrahim ceydiid, ninkii muse biixi la col ahaayoow muse teg si xarago leh,ninkii dalkiisa daacad u ahaayoow dalkii waa joogaa.
The MOU includes a Navy base!!! I think this is more of an international threat than the actual Port or any commercial interests. There are external Countries threatening SL such as Egypt because of this potential Naval base. We should not be ignore this base can become a security issue or a potential proxy war being brought to our country by those wanting to hamper our country. We should review foreign base in our country which can be seen as a threat to others and excuse to block our progress and development.
SNM ma dhaman weligeedna waa jireeysa. Sonaliland weligeed failed Somalia ma racayso ee tuugta rabbta Xamar iyaga cidna la ssovon keligood sidodi tegi dona.
Haday taasi dhacdo oo ay dawladeenaa cusubi MOU'gii Ethiopia Innaga dhexeeyay-dagdag u fulin waydo amba ay ka noqotaba reer somalilandoow-- ood sidaa cadawgiinna ugu gacan gashaan-- Cid kale Eersan maysaane- idinkaa is jaray boqnaha oo wallaahiyee ha loo diyaar garoobo dagaal iyo colaad riiqdoodu dheeraato iyo dib u xorayn (new revolution) mar kale dhaxalkii qaddiyaddiinna ood sida muuqata arrin xumo iyo fudayd awgood sidii lixdankii mar kale-farahinna ka saarteen,, for ever Somaliland republic,,
Halgen faqashta gudaha ee cashuurta bacadyalka musharka uqadata lagu anshax mariyo haloo kaco mujahidinta daljira ah ee sland wake up fadhiga ka kaca si sed deg ah..!!
Ibrahim caydid you are one the top Somalilland fighters, who defends Somaliland. You said most of the things I wanted to say. Let me add one thing When I listen to Ethiopian commentators I find out that they articulate Somaliland cause more than Somaliland Media. Ethiopia will not scrap the MoU whatever pressure the failed state of Somalia exerts on Ethiopia. Everything depends on Somaliland. Somaliland shouldn't backtrack on MoU. The MoU is the gateway to Somaliland international recognition. You already mentioned the good relationship between Ethiopia and Somaliland. President elect first task is to go to Addis Abeba and carry on the MoU from where its and finish the job, that will give massive support from Somalilanders both at home and abroad. President Aburahaman Ero shouldn't listen to Djibouti and Somalia sworn enemies of Somaliland. Long live Somaliland down with its enemies.
You may be innocent about expecting Ethiopia to give you recognition or business th world knowledge about. Ethiopia wants to settle our coast and never leave. Anyway, where is your ocean you are claiming to sign with Ethiopia. I will defend our Adelstate ocean collectively with all Somalis and Somalia. Go ahead and give Ethiopia the ocean directed at your clan state like Berbera. Even that one you won't be able to give to Ethiopia let alone other Somalis land and sea.
Geesi qaran Ibraahim imikaynu dalka cadawga ka difaaci karnaa si ka wayn sidii hore oo la lahaa wax walba Muuse wada dabada ka wada. Maantaynu u gacan banaanahay Inaynu cadawga gudaha Wadani ee xukunka qabtay iyo ka dibadaba la jahaadno jabhado la samaystana inagaa ina baray WADA SUTI GAASHAAN BAYNU NAHAY
Good advice to president Cirro and his cronies by the best investigative journalist in the horn of Africa political affairs Mr Ibrahim caideed. I salute you sir, for your patriotism since time.@ Concerned kenyan born and patriotic somalilander opinion !!! 😂
Waa la arki doonaa ka hagaagsan Ibrahim Caydiid iyo reer Somalilandka diidan, Itoobiya way fulisay aqoonsiga Somaliland, Hargeysa waxa ka furan Safaarad Itoobiyaana Addis Ababa waxa ka furan Safaarad Somaliland ah!!!.
Mansha Allah Ibrahim Caydid Somaliland inti hore in kabadan ayey Somaliland ku bahan thy ee hore usoco. Allah yaxfidag.
1400sano horted itobia waxay martigelisey asxaabti 1400 sani dabadedna itobia waxay martigelisey issaaq ha nolaato itobia ha noolaado MOU
Cawaaan uu cawaan dhalay ooo khuraafaad ku nool.
Xabash waa Somalidii hore.
As Aabbaha soo gaadhay Ardal Xabash waxay ka soo degeen Zeylac.
Waxaa deganaaa Awfal iyo Xarla.
Waa awoowyaashii Somalida ee meel Amxaar isku arkeeen ma jirto.
Siilka hoyadaa ee uraya u saxeex Ethopiya.
Qoom wada jaahil ah ooo naago u noqday Ethopiyan.
@@salahthefruad9174 kii hooyadaa ayaa kaqadhmuun oo aad ursatay khaniisoow
@@salahthefruad9174itiopia waa kaa idin ilaa liya madaxwaynihiinu waa kii siinaayay dikada hobiyo iyo kuwa kale , Djabuutina dikaka tajoorah lakiin Abiy ayaan rabin markaa caydu waa cad doqoniimo hooyo iyo halkii aad sasoo baxdana cay male ee istoosi.
@@salahthefruad9174 khaniis uraaya Itobiyaanu kaa jeclay
Weligaa miyaad aragtay somali Najaashi la yidhaahdo cawaanimada dadka kala tag
Nebi Muxammad Csw wuxuu yidhi xabashida iyo turkida hala dagaalamina hadaanay idinla dagaalamin Somaliya halkaa waxa dhigay amarkii rasuulka scw ayey jebiyeen
MashaAllah Mr Ibrahim Caydiid xafidakaAllah fidduniyaa wal Sakura.
Masha allaha tabaraka raxmaan caqliga ioy cimriga. Allaha kuu barakeeyo geesi qaran 👑👍❤️
Ibraahim caydiid muj qaran
Long live Somaliland ❤ you from Kenya 🎉
Geesi guuuuul Ibrahim geesi 🎉🎉🎉guuuuuul soomaliland masha allah guuuuul 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️👍👍👍👍👍💪💪💪💪
Mujaahid ibraahim guuleyso mudane
Sland guul iyo gobanimo
Ibrahim caydiid hanti garan inader alle caqliga iyo caafimaad ka hakuu barakeeyo
Guuul somaliland Insha allaah markastaba ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Muj. Ibrahim Caydiid. Gobanimo Qarankaa Somaliland ❤
Geesi waa nin hal adag, waan ku salaamaya
Yes you are right everything you said go head my brother
Somalilnd way guulaysan
Xayaakallaah Daljire ibraahiim allaah ha ku xafido ninka ugu ildheer ayaa dadka ugu ayaan daran
Insha Allah ayaankeenu wuu wacanaan
@@fahiimae7336insha allaah
Ciro ilaahaye toobta toosan haa kuu duuwo ilahow noo daa noona baadi Ibrahim caydiid oo miidhan ❤❤❤😢😢
Aamiin
Alahyaciisak mujahid Ibrahim caydiid sifiican baad uu talisay oo lexjeclo leh insha allah ciiro wuugadan taladasi guul iyo goobanimo somaliland insha allah ❤❤❤❤
Thank you ibraahim Allah ha ku xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Mashaalah mashaalah ilahay ha ku daayo cimri dheer iyo cafimad ku noolow beednelah Ibrahim caydiid cadawgagu ha jabo I wadankaga ayad u tahay derbi aan la jebin karin noolow noolow beednelah
Rabi ha ku xifdiyo ibraahinow Aamiin
Maansha Allaah lataliya yaasha Madaxweyne Cirro Noqo Ibraahim Adeer
MAANSHALLAH TABARAKALAH VIVA SOMALILAND GUUL VIVA ETHIOPIA DOWN SOMALIA DHIMATEY DOWN JABUTY
Ibraahin caydiid waa nin halgan adag ku jira ilaahay habara keeyo
Aamiin
Thanks so much Arabsiyo News, with mufakar Ibrahim ceydiid, ninkii muse biixi la col ahaayoow muse teg si xarago leh,ninkii dalkiisa daacad u ahaayoow dalkii waa joogaa.
Thanks for enlightening the truth!
Wclkumu slm waraxma tullah waan idin sugaynee sooo dhawaada imadeerayaal
Allaah ha Inagaqabto cadow oo dhan guul ibraahi caydiid nooloow
Absolutely well said Ibraahim Caydiid muwaadin dhab ah oo dalkiisa iyo dadkiisa Somaliland jecel ❤
Guul Somaliland guul Ibrahim caaydiid 💪💪💪
Bien parler ibrahin caydid masha allah
Guul.guul..guul..
The MOU includes a Navy base!!!
I think this is more of an international threat than the actual Port or any commercial interests.
There are external Countries threatening SL such as Egypt because of this potential Naval base.
We should not be ignore this base can become a security issue or a potential proxy war being brought to our country by those wanting to hamper our country.
We should review foreign base in our country which can be seen as a threat to others and excuse to block our progress and development.
Dream kkk
Adeer dhulka waa dhul Reer Awdal siilka hooyadiin geeya Ethopiya.
Ayaa dolkun donaya Issaq bad dheer ayuhaysta off
@ Yaa maxaad ku hadleeysa. Somali maaha waxaad soo qortay ee iska hubso. Midkale reer SL haday tahay wada Isaakha ama cidkale waa SL uun.
Somaliland gool gool beednilah ❤❤❤❤
Geesi qaran guuleyso cadawga hajabo duriyada xalal reer sheekh isxaaq guuleysda
Mashaa viva somaliya waa lanaqonaya adeer isaaq hada nahey nimcaada ma heynkarno. Snm adeer wey dhamtey snm somali uudir aye aheyd.
SNM ma dhaman weligeedna waa jireeysa. Sonaliland weligeed failed Somalia ma racayso ee tuugta rabbta Xamar iyaga cidna la ssovon keligood sidodi tegi dona.
Sheegato xejiso failed state of amisontaada
ALLOW NOO XIFDI SOOMAALILAND CADOW BADAN BAANU LEENEEE ALLOW NAGA QABO CADOWGA AAMIIN AAMIINAAMIIN
Guuul guuul guuul somaliland guuul ciidanka qaranka jamuuriyad barkeesan guuul ❤❤❤❤..💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤
Somaliland allow guulay 🤲🤲❤👍❤
Waan ku salaamaya Ibrahim waxad mudantahay ixtraam baddan qiimahada Somaliland ad ku leedahay waa mid lagu oogahay .
Mansha Allah Ibrahim geesi
Ibrahim caydiid waa runtii oo qofa walhi somaliland guuuuuuuul insha Allah 💚🤍♥️
❤❤❤❤ thanks ibro caydiid
Geesi Qaran
Geesi iyo wadani dhab ah guulayso
Sir maqabe Allah u sahana. Somaliland Ilaahay ayaa nabad gelyada siiyey. Ilaaahay cadowga haka qabto. Amiin🤲🏾❤️❤️❤️❤️
Haday taasi dhacdo oo ay dawladeenaa cusubi MOU'gii Ethiopia Innaga dhexeeyay-dagdag u fulin waydo amba ay ka noqotaba reer somalilandoow-- ood sidaa cadawgiinna ugu gacan gashaan-- Cid kale Eersan maysaane- idinkaa is jaray boqnaha oo wallaahiyee ha loo diyaar garoobo dagaal iyo colaad riiqdoodu dheeraato iyo dib u xorayn (new revolution) mar kale dhaxalkii qaddiyaddiinna ood sida muuqata arrin xumo iyo fudayd awgood sidii lixdankii mar kale-farahinna ka saarteen,, for ever Somaliland republic,,
❤❤❤❤❤❤❤❤❤masha Allah guul iyo gobanimo dhaman somaliland 🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Cimrigaaga ilaahay habara keeyo
❤❤❤❤❤guuuuuuuuul
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤
Ibrahim Ceydid and it’s Isaaq tribe should wake up to support peace in Hargeyso.
Somali guul maa jiirto baiinta
Absolute that's true
guul qqaranka soomaaliland
Geesi qaran ibraahim caydiid hujoojin kuwa huwanta lashaqeeya hadalkooda waxa ku xusidoonta taariikhada somaliland baal dahaba kagalin doona iyaguna baal madoow kagalidoonan .❤❤❤❤❤❤
Halgen faqashta gudaha ee cashuurta bacadyalka musharka uqadata lagu anshax mariyo haloo kaco mujahidinta daljira ah ee sland wake up fadhiga ka kaca si sed deg ah..!!
Maah maahbaa ahayd foolataye waxay dhasho aan eegno imika waa halkaa ibraahine ciro jaanis uu shacabkiisa kukasbado wuu haystaa lkn haduu jilicsanaado way kudumaysaa😮😮😮😮
Ninka ibraahim waa nin aragti dheer walahi, isku si aynu uga fikirinya Arinamaha somaliland runti uu isaga igasi fog, ❤❤❤
Maxaad ibraahim aad waydiisaa ee aad marwalba aad suaashii hore ugu celcelishaa garan maayo odayga ha wareerin
itobiya guul
Asc brother IBRAHIM CAYDIID
SOMALILAND cidna kuma celinkarto somaliweyn abeheed wastay
Mujaahid Ibraahin 💚🤍❤️
Cadowga gudaha iyo dibada waxan uu shegeyna : Hortin jire waxba UU kaa gadiwayey Somaliland ❤❤❤
Alle ha ku xafiddo fidaareynka thanks
Ibrahim caydiid wexan ka cdseneya in u illa soo xidhidho
Thank
Good advice I hope he listens to your advice tho
Waa runta mujaahid jabuuti waa cadow ga Somaliland waa in la iska celiya
Indro ha dhimam
YA ALAAH PROTECT REPUBLIC OF SOMALILAND
Cadawga xaasidka ku ah Qaranimada Somaliland waxa uhu horreeya Somalifaqash , maamulka Djibouti iyo shakhsiyadaha ka dhex basaasa golaha wakiilada Somaliland sida xildhibaan-ku-sheeggyada kasoo dhex hantaatacay shirka Heritage ( Maxamed Abiib iyo kuddaafado kale ) . Waa jabi-doonaan qudhunkaasi aakhirka
Ciro nin somaliland wadi kara maaha
Ibrahim caydid you are one the top Somalilland fighters, who defends Somaliland. You said most of the things I wanted to say. Let me add one thing When I listen to Ethiopian commentators I find out that they articulate Somaliland cause more than Somaliland Media. Ethiopia will not scrap the MoU whatever pressure the failed state of Somalia exerts on Ethiopia. Everything depends on Somaliland. Somaliland shouldn't backtrack on MoU. The MoU is the gateway to Somaliland international recognition. You already mentioned the good relationship between Ethiopia and Somaliland. President elect first task is to go to Addis Abeba and carry on the MoU from where its and finish the job, that will give massive support from Somalilanders both at home and abroad. President Aburahaman Ero shouldn't listen to Djibouti and Somalia sworn enemies of Somaliland. Long live Somaliland down with its enemies.
Don't count too much to the new government because they're not keen to sign it.
You may be innocent about expecting Ethiopia to give you recognition or business th world knowledge about.
Ethiopia wants to settle our coast and never leave. Anyway, where is your ocean you are claiming to sign with Ethiopia. I will defend our Adelstate ocean collectively with all Somalis and Somalia. Go ahead and give Ethiopia the ocean directed at your clan state like Berbera. Even that one you won't be able to give to Ethiopia let alone other Somalis land and sea.
Masha alla muwaadin noolow
Let the reporters of Issaq in Hargeyso wake up to support peace and stop fueling the conflict to attack neighbouring other Somali regions.
ALLOW GUULE SOMALIAND CADOWGYN CAGTA HOOSTADA
Jabuuti waa inlaga hortagaa inay timaado dalkeena waayo nin kuyidhi sinaan mayno adna diid sarayntiisa
Geesi Abahaa nin buu noo dhalay guul somaliland Nolow Ibrahim
Ibrahim caydiid Mashallah Madaxweynaha Talo wax ku ool ah ay aad siisay
Asc ibraahin caydiidow inbti hargaysa ma joogo ninaan dawladii somaliya ka so shaqan ee argtiidadu ha dherato
Geesi qaran Ibraahim imikaynu dalka cadawga ka difaaci karnaa si ka wayn sidii hore oo la lahaa wax walba Muuse wada dabada ka wada. Maantaynu u gacan banaanahay Inaynu cadawga gudaha Wadani ee xukunka qabtay iyo ka dibadaba la jahaadno jabhado la samaystana inagaa ina baray WADA SUTI GAASHAAN BAYNU NAHAY
ibraahin.Qaran.Difaac
IBRAHIM AIDID JIIR OO JOOG ADIGA IYO SOMALILAND REPUBLIC !!!
Haaji Ibrahim caydeid
Dawlada cusbi in ay ka sii wado halku ku wadey Muuse biixi Ilahayna ku asturo Cabdi raxman ciro beednilah
Waa run
Walalah waxa kala kaxeeya waa dan.😊
Muj Qaran, saaaas weeye Abtiyo, midhkaasaa rasmiya Somalilands case will prevail
Noolow mujaahid Ibrahim Caydiid, Somaliland in badan baad cadow ka badbaadisay
👍👍👍👍👍👍👍👍👍♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💯💯🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Geesi Somalilandera Ibrahim ILAAHAY khayr badan iyo Farxad ha kugu deeqo , Cimri dheer ILAAHAY ha ku daayo Somaliland.
Ethiopia iyo Jabuuti Isku Miizaan iyo Meeqaam midna maaha inagana inooma Sinna , Ethiopia Dana badan ayaa inagaga Xidhan Lakin Jabuuti wax Dan ah oo inagaga Xidhani ma jirto waana Xaasidiin Madaxda Jabuuti keligood inay noolaadaan oo keliyana wey doonayaan ILAAHAY na wu jebinayaa oo Xaasidku IF Iyo Aakhiro midna ma Aflaxo.
Cirro sugeeyna inuu djabuti ka dego reer somaliland ha udiyaar groobaan inaanu kalsoonida kala noqono
Jamhuuriyada Maxamed Abiib macno ma laha
Ibrahim waa geesi
Good advice to president Cirro and his cronies by the best investigative journalist in the horn of Africa political affairs Mr Ibrahim caideed. I salute you sir, for your patriotism since time.@ Concerned kenyan born and patriotic somalilander opinion !!! 😂
Waa la arki doonaa ka hagaagsan Ibrahim Caydiid iyo reer Somalilandka diidan, Itoobiya way fulisay aqoonsiga Somaliland, Hargeysa waxa ka furan Safaarad Itoobiyaana Addis Ababa waxa ka furan Safaarad Somaliland ah!!!.
Wlhi bilaahi tolaahi hadu MOU ka noqdo madaxwayne cirro wlhi waa tii somaliland ku dumo lahayd. Somalia iyo Djibouti waxay diidan tahay qadiyada shacabka somaliland marka madaxwaynaha cusub Incha Allah waxan rajaynaya inaanu ka noqon
Bajaaj,ismaaciil cuno, xirsi xume, xaashi tuug hadduu soo magacaabo mudaaharaadyo waaweeyn ayaanu abaabuleynaa
Sxbka ugu weyn ee hada waa buurmadow buurmadowna mou ga wuu taageersansa waanu arkaayey in laynagu soo duulay heshiis kaasina danteenu ku jirto markaa ciro buurmadow baa dariiqa saxda ah iyo danteena u tilmaami doona