Maxaa ka Jira Ciidanka Huwantii Kasoo goostay? Xaaji Basar ka daawo warar Sugan✍️

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 308

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 2 หลายเดือนก่อน +12

    Waa hoosaaso iyo inay ka dhex toosaan ciidanka qaranka waa in loo gudbiyo saylac meesha ay ugu dhowdahay,YAAN LA AMININ.

    • @awm221
      @awm221 หลายเดือนก่อน +1

      Sax

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz 2 หลายเดือนก่อน +11

    WAA SIYASAD WALAAL WAA SIDI LAASCANOD WAA BASASIIN WAX INDHO INDHEYN BASASID CIIDANKA QARANKA
    WAA SIDI LAGU JABIYAY CIIDANKA QARANKA EE LAASCANOD

    • @raafxero527
      @raafxero527 หลายเดือนก่อน +1

      Waxa uu doono ha ahado
      Hubka ba laga tirinay, waa la badhaye, marka waa maxbuse ilaa la wareysanayo, oo nin nin lo wareysanayo. Markas ba lo gudbinaya, ma galoyinka wa ween.si lo warestomarna wax ha udiiran.oo ha aaminin.

  • @AhmedWairah
    @AhmedWairah หลายเดือนก่อน +7

    Ninka yidhaaha waan soo goosatay galbeed waa inla geeyaa

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 หลายเดือนก่อน +2

    They should be divided and redeployed to other units away from the Frontline under supervision ❤ you from Kenya 🎉

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 2 หลายเดือนก่อน +7

    from galmudug ishaan ka fiirsanayaa taarikhda soo laa labaneyso oon wax laga baran!

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 2 หลายเดือนก่อน +2

      Waa Runta caqliga iyo aqoonta ilahay ha ku barakiyo ❤

    • @AbubakarAbdilahi-w3b
      @AbubakarAbdilahi-w3b หลายเดือนก่อน

      Waxn ka qaldan madaxdeyda manaqaaan kuwaa hore ee naga dhex tooseyba waan diidney

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@AbubakarAbdilahi-w3badeer malaha sixirkii aay shegayeen wax baa ka jira Ragee hubaysan ee laqabtay waa la siidaayay hubkiina waa Loo celiyaay walahi waa yaab😮😮😮😮😮

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 2 หลายเดือนก่อน +5

    Mashalla waa sidaas aad sheegatay maanata maha maalin ayaanu nidhaahaano ciidamo huwaan ah ayaa so goosataay waxaa kale meesha ma yaalo waa khiyaamo ay so maleegeen huwaanatu oo ah Mar hadaayanu ku fashiilanay maleeshiiyaadakiiy cerigaabo lagu dhexe fashiiliyaay waxaay is yidhaahadeen wado kale inooma banaana waa inaan maxa maleeshiyaad keena oo qorayahoda wataaha dhexedeeda aan dhexe gaalano hadhoow siidiiy kiiy hore nin walaabaha ninaka ku ag fadhiyaha ee ciidanaka qaranaka madaxa ka 🧎🏽‍♂️‍➡️🔫 hadhowana ku so haag magaalada maleesheeyadaka sidaas ayuu fimakasi ku dhaaday shalaad maleeshaayaadiki so duulay aad hubakoodi iyo iyaagaba ooda ka qaadeen maalulaka cerigaabo hadaad maleedhiyaadaka so xaraysataan idinka ayaa ka masuulaha wixiiy halakaas ka timaada deal ah hargesa ayaad tagayasan hadaay diidaan cadowaga ciidanaka qaranka ha dhexe keeninaaha hadaba hadaanay qaar idinka midiy qorashan ku jirin qaarakiin lama dhexe gayan karo huwaanatan hubaayasan ciidanaka

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 2 หลายเดือนก่อน +3

    ManshaAllh gulayso geesi qaraan niinka keliyaan warkiisa sugo ee waar sugaan noso gudbiya Allah haku xafiido

  • @mohamedosman3596
    @mohamedosman3596 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xaaji wararka Huwanta hoos ha loo dhigo waayo sii soco Soo soco wax macno ah ma sameynayso oo waa shaqo Huwanta u edeegsato somalilantan iyadiiba yaaban.

  • @icecreamgiroontheline
    @icecreamgiroontheline หลายเดือนก่อน +2

    Majirto daacadnimo waa yuud yuhudina aamin malaha

  • @engab001
    @engab001 2 หลายเดือนก่อน +5

    Guray & xussen dheere haduu soo noqday badhan iyo sanaag Bari way soo noqon

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 2 หลายเดือนก่อน +4

    ISAAQ KAMA WAANTOOBO KHIYAANDA DAROODKA ADHI QULUX KAMA ILBAXO

    • @sammie1163
      @sammie1163 หลายเดือนก่อน

      Waar ha aaminina hooy hooy hurdada ka toosa

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 หลายเดือนก่อน +2

    Jeelka ha loo taxaabo! Waa dhaarjebin hawlgal qarxin Ciidanka Qaranka iyo Ceerigaabo loo soo diray !

  • @MaxamedBaashe-v9j
    @MaxamedBaashe-v9j 2 หลายเดือนก่อน +3

    War nio nibankaa hubka halaga dhigo waayo waa basaasin dhabar jabinysa ciidanka halaga feejig naado huwanta

  • @istaahilismail5117
    @istaahilismail5117 หลายเดือนก่อน +5

    Maasha allaah waa runtaa way inaga dhex toosi karaan horena way u dhacday. Maantana taatiko iyo khiyaamo.ay.wataan ayey noqon kartaa annigu waxaaban odhan lahaa ha laga diido isi soo dhiibidaa oo ha lagu celiyo meeshay ka yimaadeen waayo cadow aad is hor fadhidaan oo shalay.hub kaala goostay dib looma aamini karo. Waxaa la yidhi mar I dage alle ha dago mar labaad I dagena anigaa isu dagay oo looga jeedo mar keliya waa lagu khiyaamayn karaa laakiin marka labaad adigaa doqon ah oo ku talo galay in lagu khiyaameeyo. Wsxaan ku talin.lahaa nimankaas.dib ha loogu.celiyo meeshay.ka yimaadeen waayo lama aamini karo. Adiguna waad ku mahadsantahay.garashadaada.xeesha.dheer ee qabyaalada doqonimada ah ka madhan. Waa runtaa maanta waxaa reer Shiikh Isaxaaq iyo reer Soomaaliland ba la gudboon inay gacmaha is qabsadaan oo ay.cadowgaas isu soo urursaday u midoobaan oo aynu joojino is qabqsbsiga dhexdeena ah. Anigu waxaan aaminsanahay in aanay waxba inoo hagaageynin hadaynaan joojinin mucaaridada wax dumineysa iyo muxaafidka awoodihii dowladnimo ku tagri falaaya labaduba.waa khalad. Dowladan cusubina weli waxba ma hayso waxay u.baahantahay in aynu mucaarad iyo muxaafadba is garab taagno oo aynu mucaaridadan ka dhigano is toosin iyo talo bixin ee aynaan ka dhigin.midi.midi ku taag iyo wax dumin.cadowgu ku faro. Xaaji Basarow waxgarad halyey ah ayaad.tahay maasha allaah halkaas kaga.hay. Maanta mucaarad iyo.muxaafad uuma baahnin waxaynu u baahanahay dhamaanteen.in aynu gacmaha.is qabsano oo aynu ku tashano in aynu dalkeena iyo dowladnimadeenaba aynu.cadowgaa isa soo uruursaday ee afartii Soomaaliyeed iyo shisheeyaba.leh in.aynu iska difaacno oo aynu meel uuga soo wada jeesano si jiritaankeenu iyo qiyamkeenu.ay u sii jirto. Mahadsanid mudane Xaaji Basar. Soomaaliland illaahayow guulee oo cadowgeedana jebi Aamiin

  • @Lightyagami560
    @Lightyagami560 2 หลายเดือนก่อน +3

    Xiidan soo goostay maaha waa waxa ay kalahaayee in aynu dhex galo oo iska dhigno ciidan u soo goostay kadiban dagaal ka dhex toosa ka rido ceeri gaabo waa in jananka ciidanka nin adag loo dhiibo oo aya waxani hubay furteen bay barteen canka la gashado ninmanka kuma dhacaan waa garxajis iyo habar jecelo deegamadoodii waan ragii gabiga daarood dhixirka u xidhay deegaamada inta badan isaaq deganyahay ka qaaday daarood lafa ruug yaa lahaa ogaadeen gacanta ciidagale waliba reer guuleed ayaa usku madhay lam xaqiri karo

  • @khadram3457
    @khadram3457 2 หลายเดือนก่อน +5

    Sidii laascanood ayay rabaan yaan la rumaysan mee ismail haji nuur

  • @KhadaraadanMaxamad-n3e
    @KhadaraadanMaxamad-n3e หลายเดือนก่อน +1

    Maasha alaah geesi qaran runbaad sheegtay walee

  • @MuxyadiinCarab-kp6jm
    @MuxyadiinCarab-kp6jm หลายเดือนก่อน +1

    Ninka yidhaa waan soo goostay waa in lasoo mariyaa galbeedka soomaaliland been ayaan laynagu soo galaayo waxaa ayaan la aaminin

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g หลายเดือนก่อน +3

    Haddii la soo dayo iyga oo shan shan marba in aan hubaysnayn saylac ha la geeyo.

  • @yusufmagan6582
    @yusufmagan6582 หลายเดือนก่อน +1

    xAAJI BASAR GEESIGA REER SOMALILAND❤❤

  • @SamaDeri
    @SamaDeri 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waa sheekadoodii in lagu dhex milmo ciidamada.

  • @rashiidducaale
    @rashiidducaale 2 หลายเดือนก่อน +2

    sheeko labaad iyo rag kale oo la qabsado iyo baabuur , caqli xumada isaaqa iyo taya xumadooda , waxay yeeli doonaan sheekadaasi .

  • @MaxamedAadan-z4p
    @MaxamedAadan-z4p หลายเดือนก่อน +1

    Nimanka sogostay imika galbeed halageyo yujogin labada cidan labadaba galbeed hala geeyo darejadona halasiyo wakuwi horokale

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 หลายเดือนก่อน +7

    Waa wadhoodii iyo khayaamo dhabar jabin iska jira hubkana ka dhiga

    • @samiaguled3886
      @samiaguled3886 2 หลายเดือนก่อน

      Khayaamo iyo Daarood waa walaalo.waa runta.

  • @sammie1163
    @sammie1163 หลายเดือนก่อน +3

    Huwan waa huwan ee iska ilaaliya yaahuu jaajuusyo weeyaane iska ilaaliya

  • @CabdillahiSicid
    @CabdillahiSicid 2 หลายเดือนก่อน +1

    Plz that is same tactic like lasacanood......what they did when our military were fighting at lasocanood ...one's beatten twice shy !!!

  • @samalehmohamed8529
    @samalehmohamed8529 2 หลายเดือนก่อน +6

    Hhhhhhhh waafarxadeena❤❤wixii soogoostaba waaynu soodhaweyneynaa waaguul soomaalilaand usoohoyatay❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @faysaomer1587
      @faysaomer1587 หลายเดือนก่อน +2

      Maxaa la soo dhaween waa basaasiin shaqay wadaane

  • @zeynababdullahi1851
    @zeynababdullahi1851 2 หลายเดือนก่อน +2

    Guray cismaan saalax dheh
    Waa sakhraan aan dhaqan ciidan lahayn
    Waa wersangeli garaad cabdale waa cabtow
    Waa aqaan kaa lkn xuseen dheere waa nin caadiya waa bihidoor

  • @naasiraxmed4734
    @naasiraxmed4734 หลายเดือนก่อน +1

    waa taatiko dagaa waxay wadaan tabtii laascaanood e hala qabto oo haloosoo gudbiyo galbeedka wuxu way ina basaasayaane magaalada ceerigaabona yaan loosoo dayn waayo waxay rabaan sidii ay ciidan hubaysan u soo galin lahaayeen ceeri-gaabo kadibna ay uga dhex dagaalami lahaayeen GUUL IYO GOBANIMO QARANKA SOOMAALILAND ILLAAHAW GUUSHA SII QARANKA SOOMAALILAND GOOR IYO AMIN I LOVE MY COUNTRY SOOMAALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 หลายเดือนก่อน +1

    Waa basaasiin halayska Ilaaliyo daarood aamina leh

  • @yasirfarah399
    @yasirfarah399 2 หลายเดือนก่อน +2

    Shalom Shalom Hagi Basaar ❤🎉

  • @AxmedAbdi-w3i
    @AxmedAbdi-w3i 2 หลายเดือนก่อน +1

    SLC HADII AY INTA HARAB
    MARAN QABKA AY DONANBA
    HAW DHIGENE WAA IN MASHRUCII WELI SHAQAYNAYO
    ILLAA SO GELINKA FOJIGNAN SARE IYO HAKASHO LA AAN DUGSIGA TABABARKA SHIIKH AMA DARARAWEYNE

  • @AhmedAadan-n2c
    @AhmedAadan-n2c หลายเดือนก่อน +1

    Dr Ahmed Adam Ali Agricultural Viva Somaliland

  • @iftin2024
    @iftin2024 หลายเดือนก่อน +1

    Goosasho ma jirto nimankaa yaan laga yeelin falkooda iyo mu aamaradooda, hadii lasoodaayo xeebta berbera ha lagu soo xidhxidho, yaan la dhegaysan odayaashooda munaafiqiinta ah ee ceerigaabo jooga shacabkoow maridage allah ha dago, kakaca huwan heerya xun iska dhiciye xitaa la hadalkoodu waa fall.

  • @sammie1163
    @sammie1163 หลายเดือนก่อน +2

    Ha aaminina hubka ka qaada waryaada jooga hooy hooy.

  • @KhalidmedabdilahiAbdilah-fv4xg
    @KhalidmedabdilahiAbdilah-fv4xg หลายเดือนก่อน +1

    Quul somalimld

  • @munaqaali4556
    @munaqaali4556 2 หลายเดือนก่อน +1

    Berbera melàn ahayn yaan la heyn waa basaasiine

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz หลายเดือนก่อน

    Waar halla eryo huwanta insha'Allahu thanks

  • @samiaabdi2018
    @samiaabdi2018 หลายเดือนก่อน +2

    Huwan aamin male 2wajiilayaal

  • @lulaha7941
    @lulaha7941 2 หลายเดือนก่อน +2

    Haji basar 🎉🎉🎉🎉

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 2 หลายเดือนก่อน +1

    Meel aan nabad jirin in ciidan isa soo dhiiban waa Dabin yaan la aminin huwanta

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 หลายเดือนก่อน +1

    Afart teknologi haa laaga qaado xabsiga hala dhigo

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 2 หลายเดือนก่อน +6

    Subxaaanaallah huwan falbaysidaa ilaaahay ha sahlo😂😂😂😂😂

  • @AbdikarinAhmed-u2m
    @AbdikarinAhmed-u2m 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qaranka dabada weyn

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 หลายเดือนก่อน +1

    Wax soo goostay ma jiro waxay u yimaadeen sidii .ay markii hore u dhabar jabiyeen ciidankii qaranka hala geeyo wajaale ama darar weyne yaan la soo dhaweyn war nimankani .aamin ma laha waxbaa .isa soo dhiibay waa khiyaamo halays ka jiro waag wuu ka dheer yahay lacagtii lagu gali lahaa dagaalka wey ururiyaan waa been is dhiibkoodu

  • @lulaha7941
    @lulaha7941 2 หลายเดือนก่อน +2

    Huwan ha aaminin

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 2 หลายเดือนก่อน +3

    Isaaqa dhoohanno harti ja aamina waa masa abaala iyo aaminaada toona ma laha

  • @CabdiQatro
    @CabdiQatro หลายเดือนก่อน +1

    SIrihiinay faafinayaan iska dhex saara yaan ciidanka lagudarin war hooy isjira markay tabkale waayen ayaa lasoo adeegsaday

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 หลายเดือนก่อน +1

    WAA BASASINTE HAA LA ISKA CEEYDHYO

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaa nabadi dhacdo ma dhacayso in cid la soo dhoweeyo 🛑
    Yaan la Rumaysan

  • @galbisabdi5807
    @galbisabdi5807 หลายเดือนก่อน +1

    Xaaji Basar wuxuu la mataalyay nin aqalkiisii difaacaya oo al baabka ku mitidaya, laakiin ma oga in saqafkii sare aqalka laga xaday oo dusha looga soo dhacay

  • @SuldaanAbdixakin
    @SuldaanAbdixakin 2 หลายเดือนก่อน +1

    Simple weeye waa lasoo qaada oo hargaisa la keenaa

  • @yasirfarah399
    @yasirfarah399 2 หลายเดือนก่อน +1

    Halla iskajiro munaficiinta ameen malaha❤🎉

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa laaminin ciddamadda sogoostey xabsiga haladigo intaa layska hubiinaayo

  • @cunaayeliqaaye5559
    @cunaayeliqaaye5559 หลายเดือนก่อน

    ISAAQU WALLAAHI DAD MAAHA DAAROOD XABAD AYAA INAGA DHAXAYSA SIDAYNU U AAMINAA MARNABA YAANAY INOO IMAN WAXAY USOCDAAN WAA QORSHIHII CEERIGAABO GUDAHA LOOGU GALI LAHAA IYAGOO KADAGAALAMAYA GUDAHA CEERIGAABO INAY DUULAANA KUSOO QAADAAN CIIDAMADA DIFAACA QARANKA WAXAN FAHMA ISAAQAW WAA KAARTO DAAROOD DULI

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hayaay waa washeen ii ma bartan cadowga reer somalilaan war iska jira cadowga 😮😮😮😮

  • @KaraamoChannel1-l4l
    @KaraamoChannel1-l4l หลายเดือนก่อน +1

    Yaan lajoojinee galbeed ha loosoo dhaafiyo

  • @Abdicilmi-j3t
    @Abdicilmi-j3t 2 หลายเดือนก่อน +1

    SHIIKH. HA LAGEEYO. HALKAA ARINKOODA HA LAGAGA. BAARAAN DEGO

  • @aaminacabdirahman7853
    @aaminacabdirahman7853 2 หลายเดือนก่อน +1

    Saxaraa giriyaad hallageeyo

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer ciidan huwan uma baahna soomaalin
    Hubka halaga dhigo xabsigana
    Ha loo dhaadhiciyo
    Xal kle malahan

  • @SakariyeSiciid-df9zs
    @SakariyeSiciid-df9zs หลายเดือนก่อน

    Asc xaaji basar, la ma aamini karo ciidankaas. 1} Qadayada Somaliland ma awminsana. 2) oday dhaqamoodkooda iyo shacabka ciidankaasi ka socdaan waa inay ku dhawaaqaan in ay Somaliland ku soo biireen.
    3) kuwa hore oo xilal ka waaweyn qabtay, oo ka mushahar badan ayaa bartaaa ka baxay oo waliba la dhaariyey.
    4) Askari aad $100. Mushahar u siiso maxaa u diiday inuu kugu soo jeesto?
    5) Askar Harti ah hadda lama aamini karo bataatab inta heshiis dhab ahi dhici doono.. WBT….

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaas iyo raguu wataba Hala keeno Oodweyne yaanu la aaminin

  • @AbuKhaalid-e5b
    @AbuKhaalid-e5b 2 หลายเดือนก่อน +3

    taliye cabdi madoobe goormuu isku soo dhiibaya ciidanka qaranka....ninkaas soo xero galiya wuuna dhibaye

    • @osmanibrahim3470
      @osmanibrahim3470 หลายเดือนก่อน +1

      MUJRIM KII MOORYAANKII ABDI MADOOBE SAWTII DAGAAL KII QORILUGUD LAGU DILAY

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 หลายเดือนก่อน +1

    War hooy Nimankaa iska Ilaaliya
    Fal iyo Basaas Nimo Ayey Wadaane

  • @shiine127
    @shiine127 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sidaa xaaji gu sheegay ee nimanka ha la iska hubiyo

  • @HassanSharif-k9d
    @HassanSharif-k9d หลายเดือนก่อน +1

    Yan la aminin waa basasiin

  • @Adamyare-ii7jd
    @Adamyare-ii7jd 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aqligi isaaq Waka war xoola tihiine wa taatiko

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waalayska hubinaya inadeer ragasi shax bay so dageen wan oganahay

  • @apdirahmaanhandule1588
    @apdirahmaanhandule1588 หลายเดือนก่อน

    Inaga hubiya nimankaa soo goostay yaxaas lama aaminee

  • @fathiosman9053
    @fathiosman9053 หลายเดือนก่อน +1

    War nimankan fajibay damcene hubka halaga qado waa haday dacad yihin ugu sokayn ha lageyo borame

  • @MaxamedCabdi-x6f
    @MaxamedCabdi-x6f 2 หลายเดือนก่อน +2

    Nadaam aykusiigalaan bayrabaan

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wa wawanjalad ciidanki baykujiran melkasta wajogan wanay ina basasayan aad halogejignaado

  • @MaxamuudHureyri
    @MaxamuudHureyri หลายเดือนก่อน +1

    Halakariyo

  • @munaqaali4556
    @munaqaali4556 2 หลายเดือนก่อน

    Inay ciidamada qadadka ka toogtaan sidii laas caanod ayay rabaan

  • @bilehproflms1389
    @bilehproflms1389 2 หลายเดือนก่อน +1

    Saylac geeya
    Nimakaa

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 หลายเดือนก่อน

    Aamin ma leh
    waa sidaa u sheegtay waa la dhaariyaa hadday daacad yihiin
    haddii lacalaba la aqbalo waa in Hargeisa galbeedkeeda la geeyaa.
    wax la aamini karo maaha.

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo 2 หลายเดือนก่อน

    Ma marka adeerkaa kursigii la siiyey somaliland guul iyo gobonimo leedahay xaaji basaar waa doqon hor gala u baahan DNA chevk

  • @Cabdi-ho1ro
    @Cabdi-ho1ro 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wr mandheera dhiga isaga iyo wixii uu watoba

  • @sahraismail610
    @sahraismail610 หลายเดือนก่อน

    ciidankayga qaranka waxan leyahy ciidanka lashegayo jeelka dhiga hubkana kaqada magaladana yanay sogalin ciidanka qaranka somamlinad guulaysta

  • @hiboxasan7418
    @hiboxasan7418 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa khiyaaamo ha layska ilaaliyo

    • @LegendJimleothman-p8l
      @LegendJimleothman-p8l 2 หลายเดือนก่อน

      Wllo anigu waxan odhanlahaa halageeyo gobolada galbeed si aanay ubasaasin cerigaabo

  • @elmishirdon3989
    @elmishirdon3989 หลายเดือนก่อน +1

    Hala iska hubiyo Insha Allah

  • @saeedjama361
    @saeedjama361 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hallasoo dhaweeyo toos taliska hargaysa haloo gudbiyo, Howshaa ciidanka qaranka halloo daayo

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif หลายเดือนก่อน

    Maxaay u soo danayan hajoogen deegamadood waxaa losoo diray basaanimo nimakan marn siiyacaya marna soo yacaya yaana ciidanka dhex geelin oo hub ka dhigis halagu sameeyo

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 หลายเดือนก่อน +2

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️

  • @BaasheMahamed
    @BaasheMahamed หลายเดือนก่อน

    Waa basaasiin basaaasiin dhashay 😊

  • @Sumayo987
    @Sumayo987 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah fariida waa runtaa

  • @madoorankareealownoodooral770
    @madoorankareealownoodooral770 2 หลายเดือนก่อน +1

    Geesi geesi dhalay xaaji basar cida ku xaqirtaa xaqiran ha ujoojin waxaad heshay taageero badan ciise muuse huuno maaha

  • @xidhintamedia3893
    @xidhintamedia3893 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa in xidho haday yimaadaan, waa basaas

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu หลายเดือนก่อน

    Anigu waxan ku talinayaa in aan la,amin ciidanka soo goostey

  • @YahyeIbrahim-hl8he
    @YahyeIbrahim-hl8he หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤somalilan guuul insh Allah ❤❤❤❤somalilan ❤❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 หลายเดือนก่อน

    Allow Aadan caqligawaayin Xaaji Basarow

  • @suleimanhaji-s4h
    @suleimanhaji-s4h 2 หลายเดือนก่อน +1

    War.xaji.basar.dad.ku.gubabin.by.u.baahan.yihin

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 หลายเดือนก่อน

    Shalay mahe
    Daraad sawakuwii odayshodu
    Ay lahaayeen
    Yube halaysagu yimado
    Inago warsan galiya
    O ssc ya
    Wana kuwii loved hayay
    Liiii isaka jira
    Lata aaminu
    Huwan

  • @YassinAmigoAhmed
    @YassinAmigoAhmed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wah karto ay watan 😮

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g หลายเดือนก่อน +1

    Waa khiyamo arinkaas ayay u egtahy.

  • @AswanLiiban
    @AswanLiiban 2 หลายเดือนก่อน

    Waxay rabaa inay khiyaameeyaan waxay sugayaan huwantoodii ini nabad ku soo

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 2 หลายเดือนก่อน

    Galbeed iyo mushahar ay soo doontaan toona yaanu jirin huwan dhamaanteed ha ka baxdo somaliland waa dab baxaya bini'aadmi maha

  • @عبدالرقيبعبدالفتاح
    @عبدالرقيبعبدالفتاح 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wabsasi sarkisheni wakuwe galfatay maro geya wabasas wad madhantihin waslshaqinaya wabasas

  • @kaltuncadani7266
    @kaltuncadani7266 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaad sheegtay in aad tere waa in gacmaha lays qabsato markii dowladii hore joogtay yaa ku deeday hadlkaa aad sheegayso maanta

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 หลายเดือนก่อน

    Waa qiyaamadoodii huwan hayaay la maxa helay reer sheekh saxan waxay noden waxa lugu ciyaaro ciin waynaa war haka Amusin mar keliya .barauji dadkan hurda