Sidee loo sameeyaa Full Car Branding?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • Nashqadaynta Gawaadhidu waa hab wax ku ool ah oo loo sameeyo Traditional Marketing, adiga oo ku gaadhi kara kumanaan kun oo macaamishaada ah maalin kasta.
    ISDIWAAN GALI KOORSADA ADOBE PHOTOSHOP
    course.zitacade...
    / zirattech

ความคิดเห็น • 31

  • @faysaldheere4137
    @faysaldheere4137 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb aad iyo aad baad u mahadsan tahay ani ahaan cilmi ayaad ii siyaadisay allaha ku xafido macalin

  • @abdifitahdalaan2797
    @abdifitahdalaan2797 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashllh walal waxa uu ahaa cashir muhiim ah mahadsanid hab mockup loola soo dago as a document nala wadaag inshllh

  • @maxamuudcabdi5295
    @maxamuudcabdi5295 4 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha Allah wll horey usoco

  • @shucayb1244
    @shucayb1244 3 ปีที่แล้ว

    Mashslllah walaal ale haku barakeye side looga masaxa melahanad donayn inad gadhiga

  • @sahalyare9605
    @sahalyare9605 4 ปีที่แล้ว +1

    Shukran

  • @saalimyre4866
    @saalimyre4866 4 ปีที่แล้ว +1

    Ostaad sideed muuqaalkan uduubtay adiga oo haddana sharaxaya oo muuqaalkaaga la arki karo.

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  4 ปีที่แล้ว

      Walaal way fududahay video ga camera duna waa gooni screen kana gooni ayaa loo duubay waana lays dul saaray.

  • @salmaanmohamed3730
    @salmaanmohamed3730 4 ปีที่แล้ว

    Macalinkaan walahi ea cajiib sida uu wax usharaxaayo waxan ka codsanaa inaad iso qortid nambarkaada mahadsabid

  • @ciisecabdulahi6375
    @ciisecabdulahi6375 3 ปีที่แล้ว

    walahay inaan u bogay horay usoco bro

  • @abdinasirnorsalad3332
    @abdinasirnorsalad3332 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad waad mahadsantahay lkn xoogaa sfcn uma sharixin dhanka mockupka gaariga adiga oo mahadsan hal cashar nooga soosamee mahadsanid ustaad ) :

  • @specialtraap5747
    @specialtraap5747 4 ปีที่แล้ว +1

    Sutd wn ki slmay wxan aahy mid.ka.mid ah kuwo halkan ku xeran run ahntii wx yapo.pdan pan ka fa idat halkan
    Wxan ka.codsnyna inad no sioyadiso clmgan ka shqsi ahan aad pan u danynyaa

  • @baxarofficial9886
    @baxarofficial9886 3 ปีที่แล้ว

    Asc eng kooshing waxa jira frame ka boodhka lagu sameeyo qayb gaaar oo gooni loo laabo ayadoo lagu beegayo dising kale sidee arinkaa loo sameeya bal noo faaidee waa iga codsi

  • @mohamedbulshaawi4668
    @mohamedbulshaawi4668 3 ปีที่แล้ว

    Thanks 😊 🙏 😊 🙏 ustaad

  • @triplea86
    @triplea86 4 ปีที่แล้ว

    Course qiimaheedu aad buu usareeya
    Marka ustaad qiimo dhimis fiican noo samee si aan iskaga diwaan galino
    Mahadzanid

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  4 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walaal Abdalle dhawaan ayaanu samayn doonaa qiimo dhimis balaadhan IA.

  • @sacdaismaaciil7662
    @sacdaismaaciil7662 3 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @hasscographics5802
    @hasscographics5802 4 ปีที่แล้ว

    Sxb ee photshop iyo illustrator yaa ku fcn car branding-ka ?

  • @beelnuursherooone1084
    @beelnuursherooone1084 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadzanid Eng Wax Badan Ayaa Kaa Faaiday Lkn Waxaa Rabaa Lagaa Pattern Inaa Sameeso Oo Tutorial Nooga Diyaariso Eng

  • @khaludizuldaan6893
    @khaludizuldaan6893 ปีที่แล้ว

    thanks pro

  • @ciisecabdulahi6375
    @ciisecabdulahi6375 3 ปีที่แล้ว

    bro casharo sen ku hela kali ah marketing and advertising

  • @isteelka5588
    @isteelka5588 ปีที่แล้ว +1

    Ustad korsada photoshop way ii iib san tahay mana ku arkin casharka car branding ka

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  ปีที่แล้ว +1

      Coruse ka walal items ka oo dhan laguma sharxi karin, waxad kooraska ku baranaysaa guud ahaan software ka qaabkuu u shaqeeyo iyo sida design ka kala duwan aad ugu isticmaali kartid. Video gan hadii aad daawatay isla markaana aad garanaysid Toolka Photoshop ka waa kuu fududahay waanad samayn kartaa.

    • @isteelka5588
      @isteelka5588 ปีที่แล้ว

      @@ZitAcademy mahad sanid ustad

  • @maahirjet6921
    @maahirjet6921 4 ปีที่แล้ว

    psd soo share garee macalin

  • @khaalidmaxamed6602
    @khaalidmaxamed6602 4 ปีที่แล้ว +1

    Sxp courses miyaad soo wadaa

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  4 ปีที่แล้ว

      Walaal wixii course ah ee hada diyaara waxaad ka eegi kartaa course.zitacademy.com

    • @saedmohamed6727
      @saedmohamed6727 4 ปีที่แล้ว

      Asc walal car mockup iima soo dagayo markaa bal iga caawi

  • @apdikanimuslim4671
    @apdikanimuslim4671 ปีที่แล้ว

    Inagumed midh laga faaidi maayo

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  ปีที่แล้ว

      Waad ku mahadsan tahay walal fikirkaaga.

  • @abdinasiraddawe5817
    @abdinasiraddawe5817 4 ปีที่แล้ว

    Thanks pro

    • @saedmohamed6727
      @saedmohamed6727 4 ปีที่แล้ว

      Asc walal iima soo dagayo car mockupku