ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

samaynta gawaarida | muuqaalka waa cod la'aan |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ธ.ค. 2017
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho

ความคิดเห็น • 176

  • @ogaansho
    @ogaansho  6 ปีที่แล้ว +96

    Insha allah mustaqbalka waxaan isku dayaynaa in aan raacino cod sharaxaayo qaabka howshu usocoto.

    • @korneelmohammedqybt62baad33
      @korneelmohammedqybt62baad33 6 ปีที่แล้ว +1

      OGAANSHO insha Allah walal aad baan kuu jeclahay #OGAANSHO

    • @zuhiepkrooz5195
      @zuhiepkrooz5195 6 ปีที่แล้ว

      ogaansHo oK brO ✌✌

    • @zumalife7681
      @zumalife7681 6 ปีที่แล้ว +1

      OGAANSHO somaali5🕷😛😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😣

    • @qarnigacusub1550
      @qarnigacusub1550 6 ปีที่แล้ว

      OGAANSHO soomalidi way isku dayi kartaa waxyaabaha

    • @Rayan10
      @Rayan10 6 ปีที่แล้ว +1

      Ogaansho Alle haku xafido Bro

  • @bgfwho1435
    @bgfwho1435 6 ปีที่แล้ว +28

    Deutschland waxay babuurta samayntooda baratay wakhti ay somali duurka adhi ku raaci jirtay markaa caruurtiina uun ku dadaala si'ay wax fiican usamaystaan mustaqbalka qabyaaladana iska daaya oo taageera wadaniyada SOMALI HANOOLATO💙💙💙

  • @Hismail88
    @Hismail88 6 ปีที่แล้ว +45

    Dembigaga allh ha dhaafo janatul fardows allh haku geeyo walal
    Waa mahdthy wax ka fcn hadey jirto waa Ku dhihi lahaa
    Aad iyo aad ayaa u mhdsnthy

  • @AbdullahiGaboobe2211
    @AbdullahiGaboobe2211 6 ปีที่แล้ว +63

    chanelkan hadaa aaminsantahy like me😍😍

  • @hiirale4046
    @hiirale4046 6 ปีที่แล้ว +20

    Somaliya goorme hormarkaan gaaraysaa Allahayoow nagaarsii hormarkaan aamin

    • @SomGaming77
      @SomGaming77 6 ปีที่แล้ว

      CELCELI 2017 xaashee ha ku riyoon kkkkk

    • @hiirale4046
      @hiirale4046 6 ปีที่แล้ว +1

      wiilka neceb somalia #1 hee maxaa dhacay yaa u diidaayo

    • @mohaisse8887
      @mohaisse8887 6 ปีที่แล้ว +1

      CELCELI 2017 insha allh lpx waa garri doooona

    • @xamariboy8689
      @xamariboy8689 6 ปีที่แล้ว +1

      CELCELI 2017 io mid ka fcnbo

    • @xamariboy8689
      @xamariboy8689 6 ปีที่แล้ว +1

      wiilka neceb somalia #1 if you hate somalia don't speak our language

  • @yasirabdi2666
    @yasirabdi2666 6 ปีที่แล้ว +23

    Waxaan umahad celina chanelka ogansho 💯💯 wax badan ban ka faa iday
    Like hadi aad adina si lamid ah umahad celee

  • @hordhacchannel1458
    @hordhacchannel1458 6 ปีที่แล้ว +13

    HORDHAC CHANNEL wa channel islami ah waxana kaga fa idesantoonta insha allah TAFSIIRKA QUR'ANKA KARIMKA iyo QUXADARAD DIINI AH iyo DHAMAAN CULUMADA KALA DUWAN EE SOMALIDA oo suaalo laga weeydinayo diinta. Walalka muslimka ah iyo walalsha muslimada ah waxa SUBSCRIBE sartan channel kaan si ad ula socotaan video kasto oo la so galiyo #SHARE si dheh kheerka si walalaha kalane ugaaro wana hadadsantihin dhamantin.

  • @Abukarsky
    @Abukarsky 6 ปีที่แล้ว +10

    *Masha allah Ogaansho wll mahadsanid*

  • @xubaniowxubakheyri8345
    @xubaniowxubakheyri8345 6 ปีที่แล้ว +7

    Kkkk kodi wan cabsaday markn dawanaye waba adunyo kla wareganesa allahayow somalia hormarkas garsi wll adne ad iyo ad umahasanthy allah ha ku dhowro adun iyo akhiraba

  • @aminamohammed2346
    @aminamohammed2346 6 ปีที่แล้ว +6

    Waad mahadsantahay boowe. Somalia herkan alle ha gaarsiiyo

  • @qalidxoga8568
    @qalidxoga8568 6 ปีที่แล้ว +14

    asc dhaman waan idin salmy salan ka bacdi waxan umahad celina yaaa walalken mar walbo inoo so gudbiyo muqalata uku qurx ee dunida ogansho inbatn mahad sanid ich leibe in deutschlan aber in Germny ich mache Ausbildung mit Auto makniren meine Hobby ich arbeite BMW intas waa luqata jarmalka waxan ku nolahy jarmlka waxan hada dhaw kashaqa bilawy shirkata BMW waxana rajenaya cilmika aan kabarto in aan.dadkeyga iyo dalkeygaba uku faa ifeen dono ee iso duceya in aan kugu lesto Barshta gawarita qer badan baan idin dhafy i love somliwen

  • @user-ru4bf9ts5b
    @user-ru4bf9ts5b 6 ปีที่แล้ว +7

    سبحان من علم الإنسان مالم يعلم

  • @BayahowProduction
    @BayahowProduction 6 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah Keep it up bro

  • @MohamedOmar-qd6lz
    @MohamedOmar-qd6lz 6 ปีที่แล้ว +1

    Magaalada Stuttgart, ee Gobalka Baden-Würtemberg, wadanka Deutschland, waxee soo saaraan baabuurta Mercedes Benz iyo Porschei

  • @osaameshariif3419
    @osaameshariif3419 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah kheyr allaha kusiiyo walaal

  • @thelionking2300
    @thelionking2300 6 ปีที่แล้ว +4

    Number One

  • @americanboy3292
    @americanboy3292 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah wlhi ogaansho waxa ku jeclahay, waxa waaye meela dheer iyo hami sare ayaa u yeesha Somalideena sxb tariikhda ku xusi doonta insha Allah mideeda kale instagram inaa yeelato ayaa kuugu dhiiri gelin lahaa sxb si aad xayesiiska ugu sameysato wabilahi towfiiq

  • @salaaxudiinalayuubi7529
    @salaaxudiinalayuubi7529 6 ปีที่แล้ว +1

    Anaga hadaan Somali nahay dadkan ayaan wax ka sugnaa lagama yaabo midkeen in uu dib iskugu noqdo
    Xitaa haday dhacdo Somali qabyaalad iyo dood kama dhamanayso
    (Alle waxaan ka baryaa inuu Somali kuwa isku kal soon oo wax so Saar leh in uu ka dhigo)
    Ogaansho mahadsanid wll

  • @user-pu2le9rj6w
    @user-pu2le9rj6w ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @bgfwho1435
    @bgfwho1435 6 ปีที่แล้ว +4

    Ich Wünsche Euch einen guten Rutsch ins Jahr 2018. Waxaan inii rajaynayaa sanad cusub

  • @abdow4104
    @abdow4104 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Omar 🚓🚔🚘🚗🚖🚕

  • @kiimochannel
    @kiimochannel 6 ปีที่แล้ว

    Muqaal cajiiba thanks ogaansho

  • @idilxuseen820
    @idilxuseen820 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @jaabircismaan6127
    @jaabircismaan6127 3 ปีที่แล้ว

    Waad mahad santahay omar inshar

  • @subeermohamed4034
    @subeermohamed4034 6 ปีที่แล้ว

    Allaaa ya cisag Ogaansho

  • @khmarjiboy9477
    @khmarjiboy9477 6 ปีที่แล้ว +2

    Abti walhi waxan waynu samayn karnaa ee Dadow Mala Yacniga kabaxa oo isgarab Taagnada Qabyaaladana iskadaaya pleas waa iga Talo

  • @najiibabdi7188
    @najiibabdi7188 6 ปีที่แล้ว

    mahadsanid bro waad daalaysaaye illhay dadaalkaaga dadaal hakugu daro mar labaad mahadsanid

  • @mohamedyusuf5810
    @mohamedyusuf5810 6 ปีที่แล้ว +1

    Thanks bro

  • @korontosomalie2389
    @korontosomalie2389 6 ปีที่แล้ว

    thanks bro

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 6 ปีที่แล้ว +1

    Heerkaas laguma Gaadhin Somaliyey qabiil iyo Lan dheran ahay Waxaa lagu gadhay Caqli Aqoon iyo Karti badan iyo in Fikrad kasta oo Waxtar leh la qato yadoona lays Xaasidin

  • @rihannaruhii1641
    @rihannaruhii1641 6 ปีที่แล้ว

    thnx bro

  • @salmanmuhumed7917
    @salmanmuhumed7917 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Wa Video Dhiri Galin Bani'Adan Aan Waxba Na Dherayn Oo 9months Lagu Dhalay Ayoo Maskaxdooda Tuujiyay Kadibna Zoo Zaraya Qalabkan Aad Bad U Mahad San tahay Wll Wxn Ka Codsan laha In Aad Videoda Noocan Ah Ee Dhiiri Galinta Ah Ina Noo So Badizid Si Mar Walba Aan U Dhiirano جزا كلله

  • @Jokar001
    @Jokar001 6 ปีที่แล้ว +3

    Shirkada robot lee maa ka sha qeyo dad ma ujeediyee

  • @salmankings2996
    @salmankings2996 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @mohamedosman2183
    @mohamedosman2183 6 ปีที่แล้ว +5

    aryaa mesha cilmi kujiro...ciyaar ciyaar maha

    • @odayguure9393
      @odayguure9393 6 ปีที่แล้ว +2

      Mohaz osman
      Bro tageraha LIVERPOOL wan aminsanahay

    • @mohamedosman2183
      @mohamedosman2183 6 ปีที่แล้ว +3

      Oday Guure Haa baba sheikh salax kadambeyo arintaan

    • @odayguure9393
      @odayguure9393 6 ปีที่แล้ว +2

      Mohaz osman
      Nolow intey nololi jirto sxb

    • @mohamedosman2183
      @mohamedosman2183 6 ปีที่แล้ว +1

      Oday Guure zxp sidokale

  • @mohaisse8887
    @mohaisse8887 6 ปีที่แล้ว

    Msha allh my pruh voice beautiful ilhy hgu xfido

  • @ayubjama7198
    @ayubjama7198 6 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad

  • @mahdiabdirahman4941
    @mahdiabdirahman4941 6 ปีที่แล้ว +1

    #Cumaraw galadu adunka inta lajoho waxay ku jiran janadodi akhirana inaga ayaa gusha leh halka ay iyagu Nartu hoy u noqonayso

  • @salloahmed5975
    @salloahmed5975 6 ปีที่แล้ว

    Thanks pro ale hakaa abaal mariyo shaqada wacanee aad umada u hayso

  • @mariamuhudinahmed4553
    @mariamuhudinahmed4553 6 ปีที่แล้ว

    mashallh mahadsanid wll
    waxan is wediyey mxan uyeelo wey nay toyoto iyo kuwa kawanagsan
    lkn wxaa hubaal ah mar uun in aan horumaridooni inshaallh

  • @maamexabdihussein1801
    @maamexabdihussein1801 6 ปีที่แล้ว

    Waa wayaabaha ugu muhiimsan ee hormarka dagdaga laga sameeyo.

  • @salahwadani6707
    @salahwadani6707 6 ปีที่แล้ว

    jazka Allahu kheyr walalkee

  • @qarnigacusub1550
    @qarnigacusub1550 6 ปีที่แล้ว

    Mustaqbalka waanu samynayaanaa

  • @deleteabdi8073
    @deleteabdi8073 6 ปีที่แล้ว

    Thanks alot omar
    Wa arin mihiima

  • @ikraanmaxamadhussein1935
    @ikraanmaxamadhussein1935 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh ilhey dalkeena nbd ha inooga dhigo.Waxaan somalia u rajeenaya ineey heerkaan oo kale ay kaarto Insha allah

  • @peeppmp857
    @peeppmp857 6 ปีที่แล้ว +1

    Wd mhd snthy pro OGAANSHO
    Waxan ku dhihi lahaa
    Happy New year-English
    Godt nytt år-Norwegian
    12:00 Sanad wangsan allaha diinga dhigo walalayaal

  • @alamirabdullahiphlspher7601
    @alamirabdullahiphlspher7601 6 ปีที่แล้ว

    woooow

  • @hannadyarkasannadka8097
    @hannadyarkasannadka8097 6 ปีที่แล้ว

    Somalia waa 1000 sana kadib

  • @jamanimcan8172
    @jamanimcan8172 5 ปีที่แล้ว

    Sideed usoo duubyay muuqalkan sababta aan kuwaydinayaa waxa weeye lama ogola kaamiro marka ladawanayo sida loosameeyo gawadhida aniga halmar ayaa tagay lkn moobelka kamirada wax walba oo wax duuba waa nalagareebay

  • @saadiq.mohamedismail
    @saadiq.mohamedismail 6 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid wll omar inshar lkn waxaaan kugula talinayaa ninkiii la dhahaaayay salmaaan maaadow waaax tiraaahdaaa codkaaagii lama maqlaaayo

    • @khadra40
      @khadra40 6 ปีที่แล้ว

      Antonia Bajka
      Ya salaman ladha inan cumar aya ladhaha

  • @cabdiqaniqaasim4787
    @cabdiqaniqaasim4787 6 ปีที่แล้ว

    ustaad waxaan aad ugu xiisnay muqaaladii dhiiri gilinta allaah ku xafido sidaa dadkaaga wax ugu tareyso lkn...waxaan aad ujeclaa inaa soo kordhiso muuqaalada dhiiri gilinta adigoo mhdsn

  • @mohamedwiito8186
    @mohamedwiito8186 4 ปีที่แล้ว +1

    Good work

  • @ismacilibrahim7801
    @ismacilibrahim7801 6 ปีที่แล้ว

    Kujeclahay cilmigaaga iyo aqontada Somali badan kaa faa iiday

  • @abdumajiidnourali1469
    @abdumajiidnourali1469 6 ปีที่แล้ว

    wleee waalaka tagay yaaa somalaay isdaba qabo inshaa allah

  • @aruriyowcabaas4950
    @aruriyowcabaas4950 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allah ogansh aas fican tahay

  • @momethahmed1851
    @momethahmed1851 6 ปีที่แล้ว

    asc wll noo soo gali ireland iyo north ireland sababaha kala gooyay tnks

  • @cabdiraxmanmaxamed3491
    @cabdiraxmanmaxamed3491 6 ปีที่แล้ว

    Camar aadbaad umahadsantay zhp
    Qali

  • @johnflexi664
    @johnflexi664 5 ปีที่แล้ว

    shukran wll ilaahy hkaa jazaa siiyo wll.
    Runtii waxaad noo soo gudbisy muuqaal aad u qiimo badan.
    Khaastan aniga agtyda qli kah waana rajo aan leeyhy

  • @amirabdihafid5517
    @amirabdihafid5517 6 ปีที่แล้ว

    Alla Maxan hor maray shirkada xarunteda Stuttgart Ee jarmalka

  • @mokaafi6195
    @mokaafi6195 6 ปีที่แล้ว

    Yaa! walee bini aadan tag qalab kaliya shaqeynaya kawaran. anaga iyo ayaga heerkan kala joogno wa cirka iyo dhulka oo kale ilaah ba nawada abuurtay lkn dadaal ba la isku dhàafay. Somalay hurdada ka kaca

  • @abdurahmanabdikarin4529
    @abdurahmanabdikarin4529 6 ปีที่แล้ว +8

    Caawa anaa darood Ugu Ugusoo horeeyey

    • @jiniishumi2301
      @jiniishumi2301 6 ปีที่แล้ว +3

      Ilahey haku caafiyo Bor waad xanuun san tahee

    • @xavidechizybwoy3555
      @xavidechizybwoy3555 6 ปีที่แล้ว

      Abdirahman Abdikarim udhimo qabyalada iyo sunta aad kubereysid dadka somalida ah ilah ban kaga baryey

  • @muxuyadinkaldeeq4359
    @muxuyadinkaldeeq4359 3 ปีที่แล้ว

    Oo waa sidii qasaaladoo kle kadibna laga xalaynaayay ee gacanta lagu xalaynaaye oo kle

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 6 ปีที่แล้ว

    Waa mashiinada CNC ga la problem gareeyo

  • @kingmoha272
    @kingmoha272 6 ปีที่แล้ว

    mahadsanidiin

  • @mahdiabdirahman4941
    @mahdiabdirahman4941 6 ปีที่แล้ว

    #Hadaladadi_aan_kaa_faiday waxa kamid aha
    Kalmada gaadhi maaha af somali waa af hindi marka waxa inoo habon hadaynu somali nahay inaynu nidhaa #baabuur

  • @shaaficiabshirmohamed501
    @shaaficiabshirmohamed501 6 ปีที่แล้ว

    Waa Magalada Aan Joogo Stuttgart

    • @hogaamiyecali
      @hogaamiyecali 3 ปีที่แล้ว

      Hadey thy mkufantamesaa mise waxa kudarsate

  • @muxuyadinkaldeeq4359
    @muxuyadinkaldeeq4359 3 ปีที่แล้ว

    Waaa wareey masidana losameyaa

  • @ayaanleabdulleali9937
    @ayaanleabdulleali9937 3 ปีที่แล้ว

    Xaruntooda finland uuusikaupubki ayan ka shaqaynayay mudo sanad iyo bar ah waxay dhiban mushaar aaf u yar waxana kula shaqaynayo ropet kas ad ujeedan alxm hadai shirkad ii qaas an samaystay alxm

  • @abshirjama986
    @abshirjama986 6 ปีที่แล้ว

    #ogaansho

  • @mraqilyare2642
    @mraqilyare2642 6 ปีที่แล้ว +1

    Asc Ogaansho waxan ahay mid kamid ah dadka ku tixan chanalka Ogaansho waxan Ku nolahay dalka Austria oo daris la ah dalka Germany waxan idin ka codsanaya inad ino so diyarisaan branamij Ku sabsan dalkan Austria mahadsanidin

  • @ahmedabdulaahi3705
    @ahmedabdulaahi3705 6 ปีที่แล้ว +1

    maskax baaa ka shaqaysay

  • @notm4868
    @notm4868 6 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamij kan waan kahely

  • @mahammedabdugadernoor1162
    @mahammedabdugadernoor1162 6 ปีที่แล้ว

    sxb muqaalkaan wax badan ayaan sugaayay sxb midkale hadii an kaacod sado majira kanaal somali ah oo so daayo muqaal makaaniko ah sxb fadlan hadii uu jiro ii sheek

  • @Waaniyowaxsheeg
    @Waaniyowaxsheeg 6 ปีที่แล้ว

    Asc omar inshrInsha Allah waan kaasugaynaa,
    Sxb waxaan kaacodsanynaa, in aad xog noogasoodiyaariso, Markabkii la orankljiray, TIITAANIGEe buraburayHaddii Alle idmoWaadna mahadsan tahySxp

  • @abdifataaxsaeedosmaan3673
    @abdifataaxsaeedosmaan3673 6 ปีที่แล้ว

    Thanks pro

  • @shafeecali5119
    @shafeecali5119 6 ปีที่แล้ว

    Sxb noo soo gali taariikhda boqorkii iraan soo xukumi jiray boqor shaah

  • @cabdiraxmaanmakaftame704
    @cabdiraxmaanmakaftame704 6 ปีที่แล้ว +1

    REER hebel intaan mashquul ku eheen waka aduunki naga tagay

  • @iskuroonabdullahi5656
    @iskuroonabdullahi5656 6 ปีที่แล้ว +3

    Bisinka ma sidaas ayaa lo sameyaa gawaarida waanba ka baqaye

  • @mahdiabdirahman4941
    @mahdiabdirahman4941 6 ปีที่แล้ว

    Gacmahan waa wayni dadkaba iyaga caqli dhama ayad is odhanaysa

  • @caasimcismaan6408
    @caasimcismaan6408 ปีที่แล้ว

    Walalo inoso gubbins sida qoriga losameyo

  • @c.casiismohamed4564
    @c.casiismohamed4564 6 ปีที่แล้ว

    Ogaansho kuman naqan codlan fadlan isku day inaad mararwalba inaad codkaaga ku soo tabiso

  • @saciidyaxye9109
    @saciidyaxye9109 5 ปีที่แล้ว

    Sidee looga saaraa video youtube

  • @dr.ilhaanissemohammed9930
    @dr.ilhaanissemohammed9930 6 ปีที่แล้ว

    macquul matahay in somaliya baabuur sameyso

  • @mohameddaher1248
    @mohameddaher1248 6 ปีที่แล้ว

    Mahadznid walal faidoyinkga ilahay haka abaal mariyo

  • @abdihafiidhussein9362
    @abdihafiidhussein9362 6 ปีที่แล้ว

    Jzklah akhii

  • @sharmarkeyousef1409
    @sharmarkeyousef1409 6 ปีที่แล้ว

    waxan rajeyna ina garto sanadka danbo hal milyan subscribe insha allah sanad cusub oo cafimad leh ayan allah ka baryena

  • @sumayaosman9292
    @sumayaosman9292 6 ปีที่แล้ว

    Wakaa adunyadi tagtay waxay so maren dagaal aduunka 1 iyo 2 hadana wey midooben oo laga heshiiyay Somali qaar baa leh wenu ga'eeyna oo bari baa nala rusheyay ILLAHOW UMADENA AQLIGA U SO CELI

  • @abdullahiguledcbd7506
    @abdullahiguledcbd7506 6 ปีที่แล้ว

    maanta heerkaan aa la maraa somalida riyo ee kujiraan 😂

  • @ahmedabdirizak
    @ahmedabdirizak ปีที่แล้ว

    Asc zxp bayal isoo qabo

  • @abdirahmanisse5939
    @abdirahmanisse5939 6 ปีที่แล้ว

    Bro bahalka cod uyeel

  • @cukaashshukaac1794
    @cukaashshukaac1794 6 ปีที่แล้ว

    Wll cod la'aanta waa eber ee naga wll plz plz plz plz

  • @ahmedgurey3196
    @ahmedgurey3196 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah bro Jazakallah Khyr in bdn
    Lknsi waxa qeylinayo gabdho ayaan umaleeyay mashiinka lee miyaa bisinkoo

  • @king_salmaan8822
    @king_salmaan8822 6 ปีที่แล้ว

    wlhy somali gorme heerkan gari doontaa weligeed may

  • @ibraahimmahamuudvovo1980
    @ibraahimmahamuudvovo1980 6 ปีที่แล้ว +1

    Ogaansho salaan ayaaan hawada kuso marinaa

  • @digaalecompany4621
    @digaalecompany4621 6 ปีที่แล้ว +1

    Dadka ileen waxbab ma qabtaan
    Wixii electronic ayaaba qabana

  • @abshirjama986
    @abshirjama986 6 ปีที่แล้ว

    #ugaaas mahadsandi

  • @cabdisamad1716
    @cabdisamad1716 6 ปีที่แล้ว

    Sxb codkii Ayaa wacnaa barnamijyada danbe isha Allah sidii hore kale cod ku sodaa

  • @BrithishBoy
    @BrithishBoy 6 ปีที่แล้ว

    Somali waxeeey aduunka ula qabsan la ,dahay waa dulmiga eey ayagaa isku hayaaan iyo is naceebka dhaxdooda ka jiroo
    maahan dad is jecel runtaa hadii la shego

  • @Rayan10
    @Rayan10 6 ปีที่แล้ว +1

    Subscribe kuqabata Chanelkan
    #FAAIIDO

  • @naciima6215
    @naciima6215 5 ปีที่แล้ว

    LayaAb