Qiimaha nashqadaynta logo $10,000 ( Logo Design Cost)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 43

  • @abdallashow
    @abdallashow 3 ปีที่แล้ว +15

    Logo haddii loo samenayo TH-camr ama qof page leh waa $10-20
    Balse company haddii loo samenayo
    Logo+Brochure+Business card+Flyer=$1,000-$2,000
    in somalia waa sidas
    Balse haddii website+Domain+hosting= lcgta waxay noqone $2k-$10k

    • @MotivationRight1
      @MotivationRight1 ปีที่แล้ว

      Sxp sidee lagu bartaa logo design iifaaidey please 🥺

    • @saadaqcalimahamed1388
      @saadaqcalimahamed1388 ปีที่แล้ว

      channel pro graphic design baro intan ayada kubaryse

  • @daawoshow3541
    @daawoshow3541 3 ปีที่แล้ว +4

    Runtii macalin sidaan wax iku sharxo ma arag macalin aad u wanaagsan oo aqoon baahsan u leh garaphic desing baa tahay masha allaah sxb gulleeso libAx baa tahay

  • @muniiraxasan1287
    @muniiraxasan1287 ปีที่แล้ว +1

    Wax aan leyaha 3 yrs oo experience graphical design ee sida aan design nada ugu iibiyo freepik pinterest iyo meelaha kale ee design lagu ibiyo please video nogu soo samee if that's possible !?

  • @princecj3450
    @princecj3450 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ustaad kooshin aad baan kaaga mahad celinayaa sida kooban ee hadana mugga iyo miisaan ka leh ee aad noogu soo gudbisay muuqaalkan.runtii wax badan ayaa iiga baxay fahamka logo-da.🙏🙏🙏

  • @Ilkacaze__YouTuber
    @Ilkacaze__YouTuber 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going pro 🙏

  • @hamsehmahamud2033
    @hamsehmahamud2033 2 ปีที่แล้ว +1

    50$ _60$ professional logo

  • @samewade7564
    @samewade7564 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan ka hayna Ustaad On time 👍

  • @ahmedbritish8942
    @ahmedbritish8942 3 ปีที่แล้ว +1

    *Masha Allah Ustaad Cilmigaaga Allaha Kugu Anfaco*

  • @achrafabdi2948
    @achrafabdi2948 2 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad alle hka ajar siiyo cilmigagana rappi hku siyadiyo

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahad santhy ustaad🙏

  • @user-ir4oz9vz1f
    @user-ir4oz9vz1f 3 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAH WAA CASHAR QIIMO BADAN WAX BADAN NO IFIIMIYAY, DADKEENA SOOMAALIYEED MA GARANAAYAAN DHIBKA LAGA MARO LOGO SAMEYNTA QAAR BAAN LACAG LA'AAN UGU SAMEYNA

  • @axmedkachannel2499
    @axmedkachannel2499 3 ปีที่แล้ว

    masha allah ustad casharkaan aad baan u sugayay
    mahadsanid

  • @learnenglishwithnaabiil4050
    @learnenglishwithnaabiil4050 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad logo logu baranaayo course ah soo diyaari alle haku barakeeyo

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  2 ปีที่แล้ว

      Mustaqbalka walal way iigu jirtaa qorshaha wanan ka samayn doonaa Insha Allah. Mahadasanid.

  • @jacfarkuukaay8183
    @jacfarkuukaay8183 5 วันที่ผ่านมา

    $25

  • @MohamedYusuf2000s
    @MohamedYusuf2000s 2 ปีที่แล้ว +3

    Nashqadayna boorka waa imisa

  • @BadriSaqare
    @BadriSaqare 3 ปีที่แล้ว

    Waa Qiime macquul Ah 2k ila 5k

  • @manzourabdalla2279
    @manzourabdalla2279 3 ปีที่แล้ว +1

    Markii aan rabo inaan sameeyo logo , go'aanka lacag qaadida horey kama qaato , waxaan sameeyaa logadaan sameeyaa kadib the waa document gareeyaa , kadib ayaan macaamiilkeega la share gareeyaaa halkaas waxaa ku cadaaneeso inaan ku dadaalay logadaan si aan unique oga dhigi lahaa , lacagtana iyadaaa is cadeyneyso 600-1300+

    • @MotivationRight1
      @MotivationRight1 ปีที่แล้ว

      Maxaad ku sameysaa logada sxp application iisheeg

  • @abiztech6679
    @abiztech6679 2 ปีที่แล้ว

    Teacher kooshin🥰

  • @mahamedwiilqaran2687
    @mahamedwiilqaran2687 2 ปีที่แล้ว

    Wlalo mahdsanid walao naga caawi toolska photoshopka iyo toolskoda mhdsnidin

  • @Graphicdesign985
    @Graphicdesign985 ปีที่แล้ว

    15-20

  • @libanabdihussein7126
    @libanabdihussein7126 3 ปีที่แล้ว

    Aniga waxaan Ahay Designer Lkn nasiib xumo kuma shaqeeyi Ustaad I am waiting your Help😌,
    But I think in la qaado 25-35

  • @motimacade1
    @motimacade1 2 ปีที่แล้ว +2

    Wax lacag ah ma qaado

  • @muhdinmohamedyuusuf4105
    @muhdinmohamedyuusuf4105 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaadow ani lacag dhan ma waadeynin ciyaal xafdeed baan iska aha wana ashirkado ban samynysa jirey

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  2 ปีที่แล้ว

      Hh wixii hada ka danbeeya bilaashka ka dhaaf lacagna ka qaad haba yaraatee

  • @abdinasirnorsalad3332
    @abdinasirnorsalad3332 3 ปีที่แล้ว

    Behance maleedahay Ustaad?

  • @abdihakimhussein2392
    @abdihakimhussein2392 3 ปีที่แล้ว +1

    $15

  • @Heersan
    @Heersan ปีที่แล้ว

    Ustaad aad baad u mahadsan tahay xagee kaala soo xariiraa

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  ปีที่แล้ว

      Aidgaa mudan walal WhatsApp kan: wa.me/message/U7PU74BRRCBPH1

  • @maaxnour6573
    @maaxnour6573 3 ปีที่แล้ว

    20 dolar

  • @abokorbaxnaano3252
    @abokorbaxnaano3252 3 ปีที่แล้ว

    Ma marka uu samaysan ayaad qiima qofka u so bandhigatan

  • @ayaan4286
    @ayaan4286 ปีที่แล้ว

    Ugu badnaan $50

  • @somrelaxingmusic4678
    @somrelaxingmusic4678 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxp 50 dollar ayaa qadaa

  • @weheliyepro
    @weheliyepro 3 ปีที่แล้ว

    aniga 35 qaadaaa

  • @Royaljetsom
    @Royaljetsom 2 ปีที่แล้ว

    $15-20

  • @razak1430
    @razak1430 3 ปีที่แล้ว

    Bro waxaan qaadaa $25 kaliye

    • @MotivationRight1
      @MotivationRight1 ปีที่แล้ว

      Application aad ku sameyso ma ii sheegi kartaa

  • @randers3383
    @randers3383 2 ปีที่แล้ว

    $10

  • @MohamedYusuf2000s
    @MohamedYusuf2000s 2 ปีที่แล้ว +1

    Nashqadaynta boorka waa imisa

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  2 ปีที่แล้ว

      Walal kolba waxay ku xidhan tahay nooca signboard ka iyo cida loo samaynayo wax go'ana ma aha.