GANACSIGA MOOBILADA CELISKA AH ( QAABKA LOO DALBADO )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.ค. 2024
  • Fadlan cidii u baahan arin Ganacsi insan kala taliyi ama aan kala shaqeeyo oo dhab ilo diyaar u ah. labadan Lifaaq ee Moose ha gala soo xidhiidhaan.
    book/SakariyeCaawiye/
    consultzakariye@gmail.com
    Sidoo kale cidii si gaar ah Kanaalka u taageerta la talin gaar ah ayaan ugu fulin mashruuca ay rabaan in laga caawiyo
    📞 Talk to me for 45 mins 👉 calendly.com/consultzakariye/...
    🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
    ► Social Media igala soco!
    📸 / zakariyecaawiye
    📖 / sakariyecaawiye
    🐦 / zakariyecaawiye
    💛 / zaki-sool
    👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
    ► www.paypal.me/Zakariye127
    00:00 Horudhac
    00:22 Qodob muhiim ah
    05:47 Sida Loo Dalbado
    #Horumarsamee #RefurbishedPhones #Usedmobiles

ความคิดเห็น • 157

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  3 ปีที่แล้ว +42

    Fadlan ha ilaawina Like inaad saarto muuqaalka.
    Qaybta hore sadex qodob oo muhiim ah ayayn kaga hadalnay.
    Qaybta labaadna qaabka aad u dalban lahaydeen.

    • @mustafemaxamuud5639
      @mustafemaxamuud5639 3 ปีที่แล้ว

      Websitekii lam gali karo lacag buu ku waydiinayaa

    • @ahmedsiciidsoofe3233
      @ahmedsiciidsoofe3233 3 ปีที่แล้ว

      Wll markasta like tu waa naga diyaar

    • @filsanbeautystyle9517
      @filsanbeautystyle9517 3 ปีที่แล้ว

      asc walalo xagee kala soxariira

    • @user-nf5po4ws5t
      @user-nf5po4ws5t 3 ปีที่แล้ว

      Waa saxe wll cid turkiga dhar caruureed nooga soo jiibisaan u baahnayn khidmadii ad sheegaysayna waan bixinaynaa ee noo soo jawaab, wax anan joognaa borama

    • @alfurqanprimary7151
      @alfurqanprimary7151 3 ปีที่แล้ว

      Asc sakariye noo soo tabi cambaha iyo liinta sida loo bacrimiyo dag dag wan kaa faaiidnay

  • @maanmaxamud3326
    @maanmaxamud3326 3 ปีที่แล้ว +8

    Sxb muuqaaladaada mrkaan arko WA so orda muuqaal. Kle kma hormariyo. Hory u soco wllo

  • @abdimananomar9543
    @abdimananomar9543 3 ปีที่แล้ว

    Mash allah mr zakriyo barka allah

  • @abdullahimasuulside411
    @abdullahimasuulside411 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah waa Barnamij wanagsan mahadsanid markale wall

  • @amranziyad1658
    @amranziyad1658 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashalha walalo wax badan ban kaa fadinay 😍😍😍

  • @hamdaomar3285
    @hamdaomar3285 3 ปีที่แล้ว

    Mahasanid wllo zakariye

  • @maankaabchannel6364
    @maankaabchannel6364 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid inbadan.
    Sharing taadu wasnoo muhiim.

  • @ahmedsahal890
    @ahmedsahal890 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallah SXB. Dhallinyaro badan baad indho u tahay.

  • @ikraamali5572
    @ikraamali5572 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah zeki waa wiil waa wiil aqlaaq badan

  • @yoonisali9425
    @yoonisali9425 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wll mahadsanid aadbaan uga faa ideesan doonnaa

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah guul inshallah.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💘💘💘💖💔💖🐪🐪🐪💚💚💕❤️🇹🇷🇸🇴💖💘💘💘💘💘💘💘💘💘

  • @ilyasmax
    @ilyasmax 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa mhadsantahay wlalkey

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsand wll sakariye

  • @khalidsillah4525
    @khalidsillah4525 3 ปีที่แล้ว

    Asc zakariya horey u soco

  • @jiilka5aad5g95
    @jiilka5aad5g95 3 ปีที่แล้ว

    waad mahadsantahay walalkay sakariye cabdilahi

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 3 ปีที่แล้ว

    Thanks my brother allaya cisak wll

  • @mustafeabdi6752
    @mustafeabdi6752 3 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid wll

  • @mohamedsandheer2033
    @mohamedsandheer2033 3 ปีที่แล้ว

    Waa.mooryaan.

  • @sahroali5617
    @sahroali5617 3 ปีที่แล้ว

    Wllky horma
    Guul iyo gobonimo baan kuu rajeynayaa

  • @abdulkadirmohamud6341
    @abdulkadirmohamud6341 3 ปีที่แล้ว

    Walaal lanbarkaada amase meel lagaala soo xariiro iisheeg.
    Mahadsanid.

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 3 ปีที่แล้ว

    Thank you bro

  • @hamsehussein8605
    @hamsehussein8605 3 ปีที่แล้ว +1

    sidee Kula soo xidhiidha sakariye

  • @islaammydeen
    @islaammydeen 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks 🙏 for sharing

  • @abdikarimmahamed8876
    @abdikarimmahamed8876 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @hamdaomar3285
    @hamdaomar3285 3 ปีที่แล้ว +1

    مشاء الله تبارك الله تبارك

  • @noocyaley5061
    @noocyaley5061 3 ปีที่แล้ว

    Muusiggu waa ka xaaraan islaamka ee haku dhejin kanaalkaaga walaal

  • @Summad
    @Summad ปีที่แล้ว +2

    Who iswatching 2022

  • @najmaxooshle6185
    @najmaxooshle6185 3 ปีที่แล้ว

    Wall fariimaha noga so jawab

  • @hanadmohamed7989
    @hanadmohamed7989 3 ปีที่แล้ว

    Walal dharka jaban ee raqiiska ah sida loo dalbado noosoo diyaari

  • @eilmiali3754
    @eilmiali3754 3 ปีที่แล้ว

    Ugaas Mhdsnid

  • @AhmedNourHussein
    @AhmedNourHussein 3 ปีที่แล้ว

    Thanks my brother

  • @umcumar5978
    @umcumar5978 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @barkhadibrahim38
    @barkhadibrahim38 3 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @ikranmohamed5415
    @ikranmohamed5415 3 ปีที่แล้ว +2

    waa arin wanagsan

  • @kaxdachannel9891
    @kaxdachannel9891 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc brother fikradaada Masha Allah Lkn ganacsi shirko ah dad badan ayaa ajecli inay shir koobaan

  • @nabadoonka6649
    @nabadoonka6649 3 ปีที่แล้ว +2

    Fikirkaan maskasdayduu kaguuxayay mudo badan ' mahadsanid wall

  • @abdinaasir9315
    @abdinaasir9315 3 ปีที่แล้ว

    Sxb Sakariye aad iyo aaad Umahad santahay

  • @mustafeyare06
    @mustafeyare06 ปีที่แล้ว

    Sakariye sxb marka hore waad mahadsan tahay xogtaa wanagsan ee aad nala wadaagto mar walba waxan ku waydiin lahaa somalia ma jirtaa meel alaabaha electronic ah looga dalban karo oo safe na ah

  • @saaraabdi4842
    @saaraabdi4842 3 ปีที่แล้ว

    Mnshllh👍🏻👏🏼

  • @mukhtarmohamed1742
    @mukhtarmohamed1742 3 ปีที่แล้ว

    Shirkada cargoga ah noo sheeeg bal wll sakariye

  • @asaamhussein4913
    @asaamhussein4913 3 ปีที่แล้ว

    You’re absolutely doing great job :)
    Keep going brother

  • @jamaljcc8574
    @jamaljcc8574 3 ปีที่แล้ว

    Zakariye inkasto topic kale ankala hadli machine blender commercial inte ka heli kara

  • @deeqoali7949
    @deeqoali7949 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc hbo waxaan rabaa in aad advice allibaba ka iibsado 🏠 diyaar ah oo aan geysto dhul banaan oo somalia ku yaal can help me plz

  • @fadumoqaali247
    @fadumoqaali247 2 ปีที่แล้ว

    asc wll thanks wll mayga caawin kartaa emproder machine si loo helaayo

  • @cabdirisaaqismaaciil7803
    @cabdirisaaqismaaciil7803 3 ปีที่แล้ว +1

    Instagram Dadka KaaLa Soo HadLaYa InaaD WaqTi Siizo IzkudaY Pro Sakariye 🙏

  • @mahadmaxmed628
    @mahadmaxmed628 3 ปีที่แล้ว +1

    Hal xabo oo kaliya malayga iibinkaraa anoo somaliya jooya sakariyaw wll mahadsanid

  • @abdisalamhassan4025
    @abdisalamhassan4025 3 ปีที่แล้ว

    From waabari media

  • @sadamjesto7682
    @sadamjesto7682 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllo hadii aan mobile ka iibsado ama camera wuu shaqen weydo ama wax ka khadldan yihin side lacgatad uga soo ceshata please ?

  • @mohapoi8330
    @mohapoi8330 ปีที่แล้ว

    3

  • @user-tr6dz9ee8f
    @user-tr6dz9ee8f 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirisakqalinle9948
    @abdirisakqalinle9948 3 ปีที่แล้ว

    Asc zxp istgram bn kala hdlee bal isoo jawaab.
    Mhdznd

  • @abdikadirismail2873
    @abdikadirismail2873 3 ปีที่แล้ว

    Walal zakareye asc warbixin nagasii ganacsiga ATM plz

  • @faysalaweys5572
    @faysalaweys5572 3 ปีที่แล้ว

    Asc wll adoo aad umahadsan application sooma ahan oo lasoo dagsan karo kadibna laga iibsan karo mahadsanid

  • @guulaysoguul9131
    @guulaysoguul9131 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc
    Xaaji waad mahadsan tahay wanaaga iyo horumarka aad bulshadaada aad u haysid xaaji bal waxaad u leexataa xaga guryaha iyo dhulka iibkooda sida adoo wadanka aan joogin si sax ah aad hanti aad wadanka aad hanti aad ugu yeelan kartid si sharci ah aad hanti u heshit waan fiirfiiriyay ma jiraan Website real estate ah
    Markaaa xagaas bal nala wadaag waxaad ka ogtahay mahadsanid.
    Asc.

  • @QISADAMAANTAOFFICIAL
    @QISADAMAANTAOFFICIAL 3 ปีที่แล้ว +1

    zxp adsense mad ii samayn magaranayo cid wadan nada ii jaagta

  • @zakimohamed6907
    @zakimohamed6907 3 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @maalincusub
    @maalincusub 3 ปีที่แล้ว

    Wll Instagramkaa kaala soo hadkay ila soo hadal fadlan

  • @QISADAMAANTAOFFICIAL
    @QISADAMAANTAOFFICIAL 3 ปีที่แล้ว +2

    waa qof kii 1aad plase✔ #SUBSCRIBERS✔ LIKE AND ✔COMMENT ✔AND SHERE👋👋👋i love

  • @wadanisomaliyed3267
    @wadanisomaliyed3267 3 ปีที่แล้ว +9

    Waalidka iyo adigaba janada Allaha inku kulmiyo wll subscribe ii saar.

  • @yaasiiindaahir9679
    @yaasiiindaahir9679 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan jooga dalkii sidee ayuu igu sogaara bal inoo sheek wll

  • @colmlander3447
    @colmlander3447 3 ปีที่แล้ว

    ZAKARIYE SXB MA NOO SOO DIYAARIN KARTAA BARNAMIJ KA HADLAYA QAABKA LOOGA GANACSADO AMIZON SELLER KA GANACSIGA ONLINE KA AMAZON PLS????

  • @hanadmohamed7989
    @hanadmohamed7989 3 ปีที่แล้ว

    Wadankii hadaan joogo 2 cisho ma la iigu keenayaa

  • @Homepes11
    @Homepes11 3 ปีที่แล้ว

    💡

  • @sakariyecabdirashiid8374
    @sakariyecabdirashiid8374 3 ปีที่แล้ว

    Xagee laguugu keenayaa mopilada zaki yow

  • @altoclips1453
    @altoclips1453 3 ปีที่แล้ว

    Wll waxad isheegta waxan ahy arday waxan doonaya inan ganacsi bilaabo waxan doonaya inaad iga cawiso ganacsiga an bilabi karro

  • @MrHaazet
    @MrHaazet 3 ปีที่แล้ว

    Asc sakariya wll vedeo hore e green House ayaad Soo dhigtay linkki lagalaso xidhiidhayay si talo ganacsi ubaahan khidmadana aan bixiyo balanqaaday qabso ayuu yidhi waan qabsaday maanta oo axad ah 4:00 galabnimo daacada Finland ayay ku beegnayd wax jawaab ah maan helin meel khidmada aan kuso bixiyona iimad so dirin iimanad Soo jawaabin marka wll inaad aragtay iyo inkale iiso jawab jawabtaadu wa iimuhiim

  • @ccasiisdigaale1360
    @ccasiisdigaale1360 3 ปีที่แล้ว

    Mahdzanid pro lkn Instagramka Nagala ka zoo Hadal

  • @eilmiali3754
    @eilmiali3754 3 ปีที่แล้ว

    Inaa kula hdla Raby sxb

  • @abdirahmanabshirrashid194
    @abdirahmanabshirrashid194 3 ปีที่แล้ว

    Bro Bitcoin ka soo hadal

  • @abasmohomedfilms6993
    @abasmohomedfilms6993 3 ปีที่แล้ว +8

    Sug istaag ha dhaafin adoon 😭😭adoon akharin asc dadkeyga layga beerow dadka aduunka ugu qalisan somali maxamed waa youtube cusub furatay o ubaahan garab istaag subscribe ii saar ilahay dartisa iku saar rasuulkena maxamed dartisa iku saar😭

  • @mohamedfarah8035
    @mohamedfarah8035 3 ปีที่แล้ว

    Hello Asc wll waxaan ku waydiiyey su’aal marka inaad iiga soo jawaab to baan filayaa wll ok 👍 ) wiil aan sxb nahay baan ku idhi mobile iPhone 📱 ah isoo qaad wuxuu iikeenay iPhone 6 Plus wll waan shakiyey mobile waa celis baan is idhi ok meesha laga charjed gareeeyo way yara xoqan tahay wll dhinacyadeeda wll

  • @kadiskacaalamka2973
    @kadiskacaalamka2973 3 ปีที่แล้ว

    Maclin inan kula hadlo gaar ahan ayan rapaa

  • @gulleddaadax1473
    @gulleddaadax1473 3 ปีที่แล้ว +10

    EBay dhowr bil kahor ayaan wax ka dalbaday weeyna ii keeni wayeen refun, dib u celin lcgtii maleh. Ma aqaan sababta? Yeynan leedin gaadin.

    • @ikhtmm
      @ikhtmm 3 ปีที่แล้ว

      refund way sa meeysaa oo waa xaqaa. maku caawiyaa oo lacagtii maku so dhiciyaa?

    • @gulleddaadax1473
      @gulleddaadax1473 3 ปีที่แล้ว

      @@ikhtmm hahaha haaa ii sheeg wll

    • @ikhtmm
      @ikhtmm 3 ปีที่แล้ว

      @@gulleddaadax1473 qofkaa kaktay magaciisa iyo links ebay ii soodiray aan fiiryee. ma ebay uk mise usa website kee ka iibstay?

    • @hanaanbadaneey3486
      @hanaanbadaneey3486 3 ปีที่แล้ว +1

      Anigana wey i dhacday ebay hadii aan maqlo walalhi madaxa i xanuuna

    • @gulleddaadax1473
      @gulleddaadax1473 3 ปีที่แล้ว

      @@hanaanbadaneey3486 sow maaha aniga wax weyn ma aheeyn hataa said uguma dadaalin in aan raadiyo sbbto ah wax iska yar beey aheed lkn waa meel cilad badan.

  • @daacadofficial5645
    @daacadofficial5645 2 ปีที่แล้ว

    Sxb quali waye lkin

  • @adanaxmed9919
    @adanaxmed9919 3 ปีที่แล้ว

    Marketplace

  • @hadafiyohayaan5179
    @hadafiyohayaan5179 3 ปีที่แล้ว +1

    Dadka ka shaqeeya shirkada forever
    Ama tiens muuqaalo kasoo diyari
    Waa dhalinyar badan ba ka
    Shaqaysata mana fahansana
    Faa iidada iyo khasaaraha laga
    Helayo barnaamij nooga soo
    Diyaari walal thankz

    • @barkhadibrahim38
      @barkhadibrahim38 3 ปีที่แล้ว

      Dadka aan fahmin ahay waa jecla alle kheyr ha siiyo haduu noga diyariyo kolay faculty of business I jecleysiye

  • @abdigaiye715
    @abdigaiye715 ปีที่แล้ว

    Walal E pay china ah majiraa?

  • @Nasiib724
    @Nasiib724 3 ปีที่แล้ว

    Soomaliya anigoo jooga ma dalban karaa wllo ii sheeg

  • @neeha12
    @neeha12 3 ปีที่แล้ว

    Asc walal kasoo hadal mashruuc school in loo furo caruurta disability ama Yara xanuunsan oo baahiyaha gaarka ah sida autism iyo wax lamid ah qaba maxaa yeelay hadan walidiinta qurba joogta ah wadanka inaan usoo guurno ayaan rabna caruur baahidas qabtana waan heysana marka walal dibadaha sida wadamada mareykan iyo Europe waxa u badan family kastaba ineey heystaan 1 cunug oo baahida autism ka iyo baahiyahas qaba kuma oranayo caruurta qurbaha dhan waa xanuun sanyihin laakin aad beey dadka somaliyed ugu soo batadatay autism wadankeenina wey joogan caruur xanuunsan marka wallal ku boori dad mashruucan sideey uga faaideystan oo wadankii schoolada noocas ah u furtaan anagana wadankii aan ugu soo noqono oo caruurtas eeysan guryaha noogu fadhin waa mashruuc aan aad ugu baahi qabno hadaan nahay hooyoyinka somaliyed caruurta baahiyaha gaarka ah qaba maaha in LA iloobo caruurtas kuwa kale ayeey lasimanyihin wax yar unbeey attention u baahan yihiin ee niyada haloo dhiso mahasantahay walal

  • @Bahdoonmedianews
    @Bahdoonmedianews 3 ปีที่แล้ว

    Topic ka muhiimsan isbucan manan dawan mahadsanid wll

  • @madadaalochanal4750
    @madadaalochanal4750 2 ปีที่แล้ว

    Ali baba malaha miyaa teleefono cilisb ah

  • @mohamedsandheer2033
    @mohamedsandheer2033 3 ปีที่แล้ว

    Waa.mooryaan.soobaarashotagay.kkkkkkk

  • @mustafemaxamuud5639
    @mustafemaxamuud5639 3 ปีที่แล้ว

    Waxa uu soo qorayaa waa iib

  • @khalidsillah4525
    @khalidsillah4525 3 ปีที่แล้ว

    Waan ku saray saxda

  • @jirdemedia5869
    @jirdemedia5869 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc magacygu wa osman adan jirde walalo Waxan Ka codsan laha inad iso reply gareyso your phone number
    Si aan kulaso hadlo

  • @vlogiyocaways429
    @vlogiyocaways429 3 ปีที่แล้ว

    Turkiga meleedahay website laga iibsado mopilads

  • @mymaydho9656
    @mymaydho9656 3 ปีที่แล้ว

    525$

  • @ayubahmed9899
    @ayubahmed9899 3 ปีที่แล้ว

    Sual aan jawaabteeda aad uraadinayay. Raggaan dukamada somalida kugada talfoonada, ay yiraahdaan waa bacdii. Ma kanbaniga Apple beey toos uga soo gataan mise habkaan beey raacaan?!

  • @kbulay7498
    @kbulay7498 3 ปีที่แล้ว

    Bro shirkad Somali ayaa jirto hada oo toos 'apple' uga soo gadato oo repair lagu sameeyo Dubai. From Grade A-C. Wholesale eey uga gadaan Europe and Arabian Peninsula. Let me know if anyone wants to connect. Cheers

  • @wacyigeliyechannel6021
    @wacyigeliyechannel6021 3 ปีที่แล้ว

    Asc soo booqda Wacyigeliye channel wax badan oo idin anfaca ayaad ka heli doontaan

  • @dugsigaquraanonline4229
    @dugsigaquraanonline4229 3 ปีที่แล้ว

    ..

  • @MRJOKER-is8sq
    @MRJOKER-is8sq 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb ka soo hadal schoolarshipt Turkiga🇻🇳

  • @aadanahmed3820
    @aadanahmed3820 3 ปีที่แล้ว

    Mudane hal xabo maka dalban karaah

  • @mhfamily2383
    @mhfamily2383 3 ปีที่แล้ว

    Fadlan Walaal soo booqo Channelkeena Mahadsanid jazakallah th-cam.com/video/IBmR12CiL4Y/w-d-xo.html

  • @57.3k
    @57.3k 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahey hakuu suurtogaliyo waxwalba oo aad ku riyooto ana riyadeydu waa 2k oo subscribe walaal mcn igu taageer subscribe wll wax yaraa iga dhiman riyadeyda adna taada alle hakuu rumeeyo waa kaas muqaalka codsiga👉th-cam.com/video/l6kA3OeI4dM/w-d-xo.html

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 3 ปีที่แล้ว

    509 gini waa imisa dolar

    • @ikhtmm
      @ikhtmm 3 ปีที่แล้ว

      waa $696 dollar

  • @cabdicassan9659
    @cabdicassan9659 3 ปีที่แล้ว +1

    Qofkii jecel inu hawsha Bilbao
    Fadlan ila so xidhiidh si aynu
    Iskula kashano
    WhatsApp kayga 0633013567
    Kuna xidhan
    Wallken oo waxbadan ino faaiideya
    Ilahayow janafardawsa
    Ka warabi

  • @abdirahmanabdullahi539
    @abdirahmanabdullahi539 3 ปีที่แล้ว

    1 xaBo kali maka gadan karaa

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  3 ปีที่แล้ว

      Haa walal waad gadan kartaa

    • @user-nf5po4ws5t
      @user-nf5po4ws5t 3 ปีที่แล้ว

      @@ZakariyeCaawiye asc wll boraman joogaa nambarkayguna waa 4541033 , waxanan rabay inaan iska bixiyo khidmadii yarayd eed sheegtay, adna naga caawiso dhar caruureed sidii an turkiga uga soo iibsan lahayn, diyaar baanan u nahay wll ee noo soo jawaab adiga oo mahadsan

    • @user-nf5po4ws5t
      @user-nf5po4ws5t 3 ปีที่แล้ว

      @@ZakariyeCaawiye wixii ad sheegaysay ee ad lahayd qofkii wax u baahan waa la caawin karaa khidmadna ha bixiyo run baan moodnayba