ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Duco si dhakhsa loogu helo lacag iyo shaqo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 มี.ค. 2022
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

ความคิดเห็น • 186

  • @farxiyoabdulqadir6320
    @farxiyoabdulqadir6320 2 ปีที่แล้ว +49

    رب إني لما أنزلت الي من خير فقير.

  • @barni5847
    @barni5847 2 ปีที่แล้ว +69

    Ducadaan mudo 5 bilodan ku ducaysanyay ilahay waxu iskahiray caruuti iyo niin kibaa nimco badana waan ku helay masha allahaa

    • @asturan9013
      @asturan9013 2 ปีที่แล้ว

      Mashallh

    • @kayaabdul4915
      @kayaabdul4915 2 ปีที่แล้ว +2

      Abayo ducada noso qor nala wadaag alaha ka abaal mariyee

    • @asturan9013
      @asturan9013 2 ปีที่แล้ว

      @@kayaabdul4915 dhegyso wilka shegaye

    • @qadrosabriye8480
      @qadrosabriye8480 ปีที่แล้ว

      Masha allaha abayo

    • @ruwaydoaxmed1824
      @ruwaydoaxmed1824 ปีที่แล้ว +1

      Iyado afsomali ah noso qor plz

  • @user-kb8nn9bc8i
    @user-kb8nn9bc8i 2 ปีที่แล้ว +23

    ربي إني لما أنزلت الي من خير فقير

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 2 ปีที่แล้ว +13

    Ayadaas hada kahorna waad nala wadaagtey koley waxaan hubaa caawa maalintaa hore waxaan dareemayey inaan caawa ka fiyoobahay alxamd🤲

  • @zaqaawi2297
    @zaqaawi2297 2 ปีที่แล้ว +49

    فَجَاءَتْهُ إِحْدَاهُمَا تَمْشِي عَلَى اسْتِحْيَاءٍ قَالَتْ إِنَّ أَبِي يَدْعُوكَ لِيَجْزِيَكَ أَجْرَ مَا سَقَيْتَ لَنَا ۚ فَلَمَّا جَاءَهُ وَقَصَّ عَلَيْهِ الْقَصَصَ قَالَ لَا تَخَفْ ۖ نَجَوْتَ مِنَ الْقَوْمِ الظَّالِمِينَ

  • @amiirahassan2455
    @amiirahassan2455 2 ปีที่แล้ว +72

    اللهم سهل إلا ما جعلته سهل وأنت تجعل الحزن إذا شئت سهل يارب

    • @luulabdi8073
      @luulabdi8073 2 ปีที่แล้ว

      Haaaa

    • @kayaabdul4915
      @kayaabdul4915 2 ปีที่แล้ว +2

      Shukran jazakalah inaad so qortay

    • @BulshoSomali
      @BulshoSomali 11 หลายเดือนก่อน +1

      اللهُمَّ لا سَهْلَ إلا مَا جَعَلتَهُ سَهْلا وَ أنتَ تَجْعَلُ الحزْنَ إذا شِئْتَ سَهْلا

    • @BulshoSomali
      @BulshoSomali 11 หลายเดือนก่อน +1

      Ducada sida saxda ah sidaas waye walal shukran

  • @taymiyahkhaalid7717
    @taymiyahkhaalid7717 2 ปีที่แล้ว +15

    رزقك الله من حيث لا تحتسب اخي في الله

  • @ruunruun6136
    @ruunruun6136 2 ปีที่แล้ว +12

    Ustaad jazaakallah Aduun iyo Aaqiraba Allaha kuu naxariisto darsi wanagsan waxaan ahayn kama dhaxalno runtiii kaliya kugu tilmaamikaraa qofka ugu wngsn ee Aan ku arkay social media Ustad Ayuub so Thank u💯💯❤🌹

  • @ahlaamey3392
    @ahlaamey3392 2 ปีที่แล้ว +41

    Tnxs teacher🥺❤

  • @ayaanmaxamed6927
    @ayaanmaxamed6927 2 หลายเดือนก่อน +2

    ربي اني لما أنزلت الي من خير فقير

  • @Maahir397
    @Maahir397 2 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allh wll iLahay haka abalmariyo khayrka
    Adnala wadagaysid 🤲🤲🤲🤲

  • @qalpiholcay4650
    @qalpiholcay4650 2 ปีที่แล้ว +5

    First haa waan ubahanhy Alla ayaan garab ugu bahanahy cidkle gacmo mahursandoono alx🥰🥰

  • @princehamza2596
    @princehamza2596 2 ปีที่แล้ว +11

    Dear ayub axmed, I do really appreciate to have you, love you from kenyaaaaaaa

  • @nasronasronura4988
    @nasronasronura4988 2 ปีที่แล้ว +4

    Msh allah allah haku barakeyo

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 ปีที่แล้ว +6

    Waaba aayaad qur'aan m.a ustaadi allah ku sharfo❤🙏🙏🙏

  • @hdkidsofficial4885
    @hdkidsofficial4885 2 ปีที่แล้ว +4

    Sidaan usoo pooqdey channelkaan waxpadan ayaa iikordhey nio ilaahey haku daayo ayuub axmed

  • @faizaabdirzaakahmed3285
    @faizaabdirzaakahmed3285 2 ปีที่แล้ว +20

    رب إني لما أنزلت الي من خير فقير🤲😥

  • @balqiisahmed3001
    @balqiisahmed3001 7 หลายเดือนก่อน +1

    Jazaka Allah khayre jaza👍

  • @muscabmaxamed2460
    @muscabmaxamed2460 2 ปีที่แล้ว +5

    Thanks teacher 🥺🥺🥺🥺🥺🥺 Allaha kuxafido🥺🥰❤️🥰

  • @nasrachanel5371
    @nasrachanel5371 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah wllkey alla hakuxifdiyo

  • @movi-channel
    @movi-channel 2 ปีที่แล้ว +3

    Thanks mudane wax badan kaa faaiiday 😌🙏 ajar alle ha kaa siiyo

  • @fahmahajiabdi79
    @fahmahajiabdi79 2 ปีที่แล้ว +3

    Wanaag badan wanaag uu helaa masha allah abowe guuleyso in badan waxyaalaha fiican aa soo dhigto

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha alah my teacher ustaad keep going mahdsnid

  • @mohamudabdijabar2965
    @mohamudabdijabar2965 2 ปีที่แล้ว +6

    My teacher ❤ keep going 💪

  • @user-lg1gt4mk4s
    @user-lg1gt4mk4s 2 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خيرًا اخي

  • @amiiraahmed5253
    @amiiraahmed5253 2 ปีที่แล้ว +3

    Madaama aan xiligeyd joogo waxas Oo dhan wankaga mhdcelinayah wll ayuub❤️

  • @saafiismaacil914
    @saafiismaacil914 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah🔥🔥🔥

  • @amalabdi9344
    @amalabdi9344 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll ayuub Axmed tnx

  • @hennafoosladan6773
    @hennafoosladan6773 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah tabaraka alaah jazaaka alaah kheir walal

  • @khadarcabdi2612
    @khadarcabdi2612 2 ปีที่แล้ว +1

    Alhamdulilah everytime

  • @hamdahassankobciya9730
    @hamdahassankobciya9730 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle hakaa Abaal mariyo wll anagana hanagu anfaco khayrkaa 🙏♥️

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله بارك الله أخي

  • @israabdi8297
    @israabdi8297 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid Ayuub 🥺🤴🤍

  • @quenmasbal9558
    @quenmasbal9558 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wll qli janada illhy hanagu kulmiyo

  • @amrinetaali5205
    @amrinetaali5205 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah👍👍👍👍

  • @zeynuushsiman9381
    @zeynuushsiman9381 2 ปีที่แล้ว +5

    Sanadkan jamacada igu adag isoo duceya inaa dhaqtarad noqdo🤲

    • @SHARDI13
      @SHARDI13 2 ปีที่แล้ว +1

      Alle ha kuu fududeyo

    • @deeqaali6509
      @deeqaali6509 2 ปีที่แล้ว +1

      Rabi hakulavgarab galo 2rakco sunada salatu xaja tuko Illahoow ifududeey dheh walahi see u furdaanto waa yabeysa ana jamacada sanadkii iigu danbeye culees kadareeme wana ku liibaanay Alxmdullillah

    • @zeynuushsiman9381
      @zeynuushsiman9381 2 ปีที่แล้ว

      @@deeqaali6509 insha allah

  • @Umuahmed143
    @Umuahmed143 2 ปีที่แล้ว +17

    Deyn ayaa leygu leeyahay mana awoodi allaha iga bixiyo iisoo duceeya walaalayaal please 🙏

    • @munahilwa9490
      @munahilwa9490 2 ปีที่แล้ว +1

      @Umu AKram.abyo istaqfarta badso iyo xowqalada yacni laaxowlaa walaa quwataa ilaa bilaah kana dhigo jidwalka malmahaga odhn insha allh wad arki dontaa wlhi

    • @fariadahmed3575
      @fariadahmed3575 2 ปีที่แล้ว

      Allah haka bixiyo wlala

    • @Umuahmed143
      @Umuahmed143 2 ปีที่แล้ว

      @@munahilwa9490 haye xabiibty shukran

    • @Umuahmed143
      @Umuahmed143 2 ปีที่แล้ว

      @@fariadahmed3575 aaaaaaaaamiiiiin yaarabi shukran wll

    • @deeqaali6509
      @deeqaali6509 2 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo Allah kula garab Kalo ducada deynta raadii oo nabiga nabaray hadii buur deen ah laguugu leeyahay wuka gudaa rabi

  • @mohacademoha3293
    @mohacademoha3293 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabaraka laah allaha ku xfdo

  • @abdirashidabdulahi1707
    @abdirashidabdulahi1707 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks teacher

  • @cabdisalanyare4252
    @cabdisalanyare4252 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a wll Adnh Allah ku xafido mel walba aad jogtid bi idnillliha

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah mashaallah 💯💯👌

  • @saamiyamuuse5179
    @saamiyamuuse5179 2 ปีที่แล้ว +1

    Jasakallahu khyr wllo

  • @suleeqaguhaad9874
    @suleeqaguhaad9874 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah bless you

  • @feisaldakane1300
    @feisaldakane1300 2 ปีที่แล้ว

    Shukran sayyid jazakallahu kheyral jazaa

  • @iqruushmoha2239
    @iqruushmoha2239 2 ปีที่แล้ว +3

    Keep going

  • @seynabsmsamatar2857
    @seynabsmsamatar2857 2 ปีที่แล้ว +1

    Alaha ku barakeeyo ustasd Jzk khayr

  • @MR.DEBATE
    @MR.DEBATE 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah ustadi🥰✍️

  • @naciimacismaan1337
    @naciimacismaan1337 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah alle haku xifdiyo wll

  • @xamdicabdullahi3685
    @xamdicabdullahi3685 2 ปีที่แล้ว +1

    dadka la ma xaqiree runtiii ustaad cilmi caqlibo waan ka faaiday rabiii yaxfadka❤

  • @bureeqocady7224
    @bureeqocady7224 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayub ilhy danbigaaga iyo danbigi walidkagaba hadafo wax badan Ayanba kafaidi run ahanti siba danka dua xageyd hada ka hore dua as so diigti ayn Aqrisan jiri Anigo qalbi jaaab daremayo Alhamdulillh wn boogsadi been lama sheego ee ilhy hadi Aan si dab eh hadan iskuugu xirno wlhi sidhii shimbirti ayaba nala irzaqi lahay

  • @amiishofficial626
    @amiishofficial626 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh wll

  • @maxamedcarab1190
    @maxamedcarab1190 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @naasiraxmed-vz6hy
    @naasiraxmed-vz6hy 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ha wallo

  • @vihiimaapdilahi2641
    @vihiimaapdilahi2641 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid teacher 😍😍

  • @xabiibomohomed7531
    @xabiibomohomed7531 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh ustaad allhkuxafido

  • @abdullhiabdi3273
    @abdullhiabdi3273 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshala alahaku narakeyo

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 2 ปีที่แล้ว +1

    Kheer ilaahay haku siiyo maclin🥰🥰🥰❤❤❤💯

  • @ashwaniihurehade444
    @ashwaniihurehade444 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahi hakaa raali noqdo insha alàah

  • @abdiazizguuled3069
    @abdiazizguuled3069 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad

  • @MariamAhmed-st9tz
    @MariamAhmed-st9tz หลายเดือนก่อน

    Mahasanid wllo

  • @MacalimCabdiwahaabMaxamed
    @MacalimCabdiwahaabMaxamed 4 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodanyaasin4918
    @hodanyaasin4918 2 ปีที่แล้ว +1

    Jasakalaahu khyr

  • @nasramohamed8107
    @nasramohamed8107 2 ปีที่แล้ว

    Masha alalh Allah haka ajar siyo walalke

  • @abdijabar10
    @abdijabar10 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah 💯

  • @anazovicpage9903
    @anazovicpage9903 4 หลายเดือนก่อน

    Mhdsind ustaad🎉😊

  • @shushucabdilsn8344
    @shushucabdilsn8344 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a waa duco aan aad ugu wada bahanahey

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 2 ปีที่แล้ว +1

    Thnks bro

  • @magoolomar1424
    @magoolomar1424 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah

  • @Shariifada
    @Shariifada 2 ปีที่แล้ว

    M.a teachar alle haku xafido aduun iyo akhiro insha allah guleyso wax badan ban ka faiday alx🥰🥰💕

  • @shukri3mo744
    @shukri3mo744 2 ปีที่แล้ว +1

    My teacher qali ilahow ku dhow🥰🥰🥰🥰🤲🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @yasbil9561
    @yasbil9561 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks teacher 💖🥰

  • @mrqadarofficial2105
    @mrqadarofficial2105 2 ปีที่แล้ว +2

    Mash aalalh lagend

  • @khaalidxasan1948
    @khaalidxasan1948 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going pro

  • @Unknown-ni3zy
    @Unknown-ni3zy 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazzakallah macalimo

  • @drqeyria8874
    @drqeyria8874 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahdsanid walal

  • @khadarcabdi2612
    @khadarcabdi2612 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid in badan wll

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is 2 ปีที่แล้ว +1

    Masahllha 😍 😍 😍 😍

  • @leylafarah9190
    @leylafarah9190 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiin.

  • @ilhaansuleiman9084
    @ilhaansuleiman9084 2 ปีที่แล้ว +1

    Ad baad uu mahadsantahy techer

  • @alcadalamedia3392
    @alcadalamedia3392 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah walaal

  • @abdijibaarjaamac
    @abdijibaarjaamac 18 วันที่ผ่านมา

    Vdiugan wuxu iyimi waqti aan ubaahna mHthsanid ustaaad

  • @NasraMumin-bd8st
    @NasraMumin-bd8st 6 หลายเดือนก่อน

    My teacher ❤

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayaan ugu baahnay

  • @nimcoxasan7135
    @nimcoxasan7135 2 ปีที่แล้ว

    Thanks my past motivation

  • @khadramaxamuud5652
    @khadramaxamuud5652 2 ปีที่แล้ว

    Best teacher

  • @sayidalimohamed7642
    @sayidalimohamed7642 2 ปีที่แล้ว +1

    Guuleyso sxp waxaa tahay dhiiragaliyaheyga Guuleyso

  • @suusuukhalif1209
    @suusuukhalif1209 2 ปีที่แล้ว

    اللهم صل وسلم علی سیدنا محمد ❤❤❤❤

  • @najaxqurux7272
    @najaxqurux7272 2 ปีที่แล้ว +1

    m.a mahdsanid

  • @maleykow3352
    @maleykow3352 ปีที่แล้ว

    masha allah jazakal allah

  • @xamdicalimaxamuud9865
    @xamdicalimaxamuud9865 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustad

  • @aaminomcln3567
    @aaminomcln3567 2 ปีที่แล้ว

    M.a mclin Allah Ha nokaa dayo

  • @rashidaxmed6098
    @rashidaxmed6098 2 ปีที่แล้ว

    Jaasakala khayr

  • @ellenhenry6319
    @ellenhenry6319 ปีที่แล้ว

    Manshalah tabaraak laaah 😢😢😢

  • @yunisisack4584
    @yunisisack4584 ปีที่แล้ว

    Jazakumullah

  • @fariadahmed3575
    @fariadahmed3575 2 ปีที่แล้ว +1

    Anigu hore ayaan u aqaanay ayadaas suuratul qasaaasku ku jirta subixi ku ducaystaa

  • @munocabdimayow23-km1cz
    @munocabdimayow23-km1cz 8 หลายเดือนก่อน

    Mahsanid

  • @abdihashi5260
    @abdihashi5260 2 ปีที่แล้ว +1

    Ascm sxb ayuub ducooyinka aad soogaliso iyadoo qoraal ah hoosta noogusooqor

  • @yasiinahmed5567
    @yasiinahmed5567 2 ปีที่แล้ว +1

    Macalin pagka instagramka mxaa kugu qoran

  • @abuu_khadarahmed2740
    @abuu_khadarahmed2740 ปีที่แล้ว

    Shukran wllo

  • @banadireducational
    @banadireducational 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll qali ah