Wll adigoo mahadsan color grading ka noosoo badi TEEDA KALE WLL SAVE GREYNTA premiere ee 1920x1080 ma iishaqeynyo video ga hdii aan ku save greeyo taasna trick aanu u isticmlno noo faa idee
Sxb sare Yusuf arintaas cilado badan ayey noqon kartaa lkn sida badan waxaa lagu xaliyaa in aad Premiere Pro reset ku sameysid. Mar alla markaad premiere pro aad click kudhahdid inta uusan soo kicin horay kaqabo Alt iyo shift halmar isla qabo (waa muhiim) waxa uu kuu soo qori doonaa "are you sure you want to reset your preference?" waxaad leedahy OK wax walba waxaa laga dhigi doonaa premiere pro sidi aad ku install gareysay marki koowaad. kadib tijaabi in ciladaada ay xalisay. mahadsanid.
Isla qaabkan ayaad ku cadeyn kartaa haddii aad u baahato lkn finanka inlaga saaro waa arimo kale waan soo sameyn doonaa inshaa allaah marka jaanis ii saamaxo. Mahadsanid
Adoo dhawr qof oo ispa taagan amaba fadhiya wll color grading lesson nooga soo samee pls waayo kan hal qof wye laga yaabaa iney xoogaa kala duwanyihiin Keep going bro
Artisma graphics ustaad wan kugu xiranahy badana casharadada wan la socda wax badana wan ka fa iday casharkana wax badan ayan sugayay mid aan ka codsade ustad magacaga o sadexan 🙏🙏🙏🙏
Marka Hore shukran Macalin . Video edting waan ku cusbahay markaan kaa daba sameeyay muuqaalkan een export dhahay wuxuu kusoo baxay frame yar maaha video normal ah marka maxaa iga qaldan thanks.
video yaasha noocan oo kale soobadi wallaalo. kawaran hadii dslr aan ku duubay video markaa sifiican ayuu uqurxoon yahay lkn marka aan ku daro colorgradign waa xumaadaa maxaa uxala.
waanka xumahay sxb lkn waa laba arin midood: 1- continue with known issues marka aad dhahdo makuu shaqeynaa? Hadey haa tahay wax dhib ah maleh 2- haddii uusan video yada play gareyn karin waxaad u baahan tahay inaad video graphic card kaaga aad update kusameysid. Mahadsanid
@@artismagraphics I use 2018 perimeter bro cc labtobka kuleel Saida ayaan kadaremaya markaan software ka an isticmalayo bro colour keygana active Maha mar an sameynayo clourcrection bro help thanks
@@techharago3568 kuleel-ka eaa dhacdaa marmar inuu saaid noqdo isagaa is qaboojinaya haku isticmaalin sariirta dusheeda isticmaal miis. Arinta color ka ma fahmi karo sababta uusan active u ahayn waxay u baahan tahay inaan arko iga soo follow garee instagram @artisma_graphics
Halkan kasoo dagso Adobe Premiere Pro 2020:
bit.ly/32WUaUr
Password-ka zip-ka waa: guul
Follow Artisma Graphics
Instagram: bit.ly/2RrGZHv
Twitter: bit.ly/2Yd7bJc
Wll adigoo mahadsan color grading ka noosoo badi TEEDA KALE WLL SAVE GREYNTA premiere ee 1920x1080 ma iishaqeynyo video ga hdii aan ku save greeyo taasna trick aanu u isticmlno noo faa idee
wll waxan istcmala 2018 lk ilaa manta waxa aan fixed gareen wayay cild ah videogii aan soo improt gareeyo oo isu badlyo audio maxaa xal ah wl mahdsnid
Sxb sare Yusuf arintaas cilado badan ayey noqon kartaa lkn sida badan waxaa lagu xaliyaa in aad Premiere Pro reset ku sameysid.
Mar alla markaad premiere pro aad click kudhahdid inta uusan soo kicin horay kaqabo Alt iyo shift halmar isla qabo (waa muhiim) waxa uu kuu soo qori doonaa "are you sure you want to reset your preference?" waxaad leedahy OK wax walba waxaa laga dhigi doonaa premiere pro sidi aad ku install gareysay marki koowaad. kadib tijaabi in ciladaada ay xalisay.
mahadsanid.
Artisma wll ciladeyda kmd jwbin ma waand grneyn mise su aasheyda wnd fahmin
@@hobelmedia277 sxb suaashaada faahfaahin ayey u baahan tahay sidee save gareynta u diidi karaa?
Manshalaaah alle ha Ku xafido Macalin Lyn wajiga sidee loo cadeeya finankana looga saaara
Isla qaabkan ayaad ku cadeyn kartaa haddii aad u baahato lkn finanka inlaga saaro waa arimo kale waan soo sameyn doonaa inshaa allaah marka jaanis ii saamaxo.
Mahadsanid
Waaa si wanaagsan maclin noo soo samee alle ha kuu barakeeyo aqoonta
aad sxb mahadsanid horay usoco 🎉
Ustaad mahadsanid ajar iyo xasanaad allh hakaa siiyo
Thank you alot walahi xata ajanibka saas wax ugama fahmo
Adigaa mudan Sxb.
Mahadsanid
Mahadsanid saxb
Masha allah Thanks ustaad waa cashir aad u sugaye tnx
Mahadsanid Cabdalla
Masha allh thanks
mahadsanid ustaad
Mahadsanid sxb
Artists Graphics Go Heat saaaxiiiib
Mahadsanid sareeye
Mahadsanaid Teacher
🙏
Mahadsanid Aad Iyo Aad U Mahadsan Tahay Ustaad
Shukran walaal
USTAAD MAGADSANID %100 CASHAR AAN JECLAHAY AYAAD INOO FAAIDEYSAY ALLA YACIZAK WAANKU AAMIN SANAHAY USTAD GARABKAAGA ALLAHA GALO🤲🤲🤲🤲👑
Mahadsanid sxb sare.
Adoo dhawr qof oo ispa taagan amaba fadhiya wll color grading lesson nooga soo samee pls waayo kan hal qof wye laga yaabaa iney xoogaa kala duwanyihiin
Keep going bro
Inshaa allaah. Thanks
M.a Eng nice lesson Thnks
Alle haku barakeeyo wlal
masha allah zxb run wax badan baa ka faaiiday tx you
Mahadsanid walaal fadlan subscribe gareyso notification kana furo..🙏
Thnkz adban kaga faiday pro horumar wacn
Mahadsanid Zame
aaaaaad iyo aad ayaad ugu mahafsan thay sxb waan sugayay somali youtube inuu ka hadlo color grading
thanks sxb
Allah yacizak Mahadsanid bro
sxb linkiga hijab footagekan iso dir
mahadsanid
@@sagaltv2241 - waakan: bit.ly/2Wci9zt
Macalin thnks waxa aan ubaahan nahay sida short film's ka loo sameeyo color collection ka iyo grading kaba
Inshaa allaah sxb.
Masha allaha
Aadbad ugu mahadsan tihiin cashirada qiimaha leh eed nooso gudbisaan inan daawano oo iska dhaafno muuqaalka waxa ka fiican inan idiinku mahadnaqno sida aad nooguso diyaariseen 🙏
*Masha Allah ustaad Color Grading wan jeclahay Noosoo badi*
Inshaa allaah bro.
Mahadsanid
Keep going
Mahad sanid lkn shereout ii same
aad baaad u mahadsan tihiin artisma graphics wax badan ayaanu idinka baranay
Mahadsanid walal waxban ka fa'iday
Mahadsanid sidoo kale sxb.
Adigoo mahadsan waxan rabay screen recording application-ka aad isticmasho
Waxaan isticmaalaa Camtasia: bit.ly/33haIIC
Saaaxiiiiiib Muuqaalada Clear Video Masha ama Fasiiix maaha tusaala lama arkayo waxaa intaaa raaca markaad Tuuls Dooraneyso Masoo Mom Gareysid ugaas naga hagaaaji muuuqaaaladaada Mhdsanid
Inshaa allaah sxb wanku soo dari doonaa.
Wad sxb haka caajisin alle haku barakeeyo
Inshaa allaah.
Mahadsanid
Maashaa Allaah waan ka faa'iidaystay keep going pro Azxpta share u dhaha ustaadka Aartisma Graphics
Mahadsanid sxb
sxb sidaad noogu faa,iideyneyso waad ku mahadsantrahay
Adigaa mudan sxb sare
Artisma graphics ustaad wan kugu xiranahy badana casharadada wan la socda wax badana wan ka fa iday casharkana wax badan ayan sugayay mid aan ka codsade ustad magacaga o sadexan 🙏🙏🙏🙏
Mahadsanid Jabuutaawi.
Magacayga waa: Ismail Nurdin
soo dhawow sxb
Sxp qlih wan dhawahay lumber whats apkaga
Eng ma iga caawin kartaa luts colors aan soo download garaystay sidaan muqaalka ugu qurxinlahaaa
Sorry inaan kasoo daahay jawaabta. Email kaaga iisheeg wankuu soo diraa inshaa allaah haddii aadan wili helin qaabka aad u isticmaali kartid.
raufkhlif4473@gmail.com wakaa Macalin
Marka Hore shukran Macalin .
Video edting waan ku cusbahay markaan kaa daba sameeyay muuqaalkan een export dhahay wuxuu kusoo baxay frame yar maaha video normal ah marka maxaa iga qaldan
thanks.
Muuqaalkan daawo: th-cam.com/video/mXVKprqrnHA/w-d-xo.html
wax walba ood u baahan tahay bilawga premiere pro halkaas ayaan ku sharaxay.
Mahadsanid walalkay
Nooso badi Casharada Adobe premiere ka ah
Inshaa allaah bro waan sii wadi doonaa.
Mahadsanid
Masha Allah sxp
video yaasha noocan oo kale soobadi wallaalo. kawaran hadii dslr aan ku duubay video markaa sifiican ayuu uqurxoon yahay lkn marka aan ku daro colorgradign waa xumaadaa maxaa uxala.
Haddii uu qurxoon yahay uma baahnid inaad wax badan kabadashid iftiinka iyo shadow ga wax yar la ekeysii meesha aan video ga kugu tusay sidoo kale saturation markaa badaleysid lasoco muuqaalkaaga hadii uu xumaanayo haka badinin inta aadan ugu dambeyn render gareynin waa inaad hubisaa inuu qurxoon yahay.
Haddii aadan hubin inuu kuu qurxoonaan doono fadlan isticmaal adjustment layer si muuqaalkaaga aad dib ugu celin karto siduu ahaa
Halkan kadaawo sida loo isticmaalo adjustment layer:
th-cam.com/video/5ORIW9n_vMw/w-d-xo.html
waa isoodagi la yahy bro Adobe Premiere Pro 2020: link markaa kudhufto error ayuu soosaaraah
Zhp casharada noso badiya
Inshaa allaah sxb.
Sxb wuxu iwaydinaya MEDIA CODER Waxba ma export garaynkaro. Hadad nagu cawin kartid muuqaal nooga soo samee
Cashar hore ayaan ka sameeyay lkn haddii uusan ku caawin midkale ayaan soo sameyn doonaa oo updated ah.
Halkan kadaawo: th-cam.com/video/bddh0Jr7Dp0/w-d-xo.html
Alla yaacizak
sxbow waan soo dagsaday lakin waxuu soo qora unsupported video driver plz maxan ku sameya?
waanka xumahay sxb lkn waa laba arin midood:
1- continue with known issues marka aad dhahdo makuu shaqeynaa?
Hadey haa tahay wax dhib ah maleh
2- haddii uusan video yada play gareyn karin waxaad u baahan tahay inaad video graphic card kaaga aad update kusameysid.
Mahadsanid
@@artismagraphics thank graphic card update ku sameyay ishaqeeyay mahadsanid sxb gulayso
Waan ku faraxsanahay inuu kuu shaqeeyay sxb Enjoy!
Abwe computer kaga noce waye
Dell Vostro - Corei5 - 16GB RAM - 1TB HDD - 4GB NVIDIA Graphic Card - Windows 10 Pro. Version: 1903
Extra GPU Miya kugu xiran bro?
INVIDIA GPU ayaa iigu xiran sxb lkn GPU waxa uu fududeeyaa 3D iyo Rendering sida marka aad export gareyneysid muuqaalka.
Dhaqdhaqaaqyada kale waxa fududeeya RAM marka waxaad u baahan tahay ugu yaraan 8gb waxaa aad fcn 16gb iyo wixii kaweyn.
@@artismagraphics thanks big bro my ram is 8gp prosisor Intel cori7 is that enough to me big bro
@@techharago3568 Haa waa enough sxb render markaa sameyneysid lee gpu ubaahan tahay hadaa heysanin waxaa u baahan tahay SABAR badan..😁
@@artismagraphics I use 2018 perimeter bro cc labtobka kuleel Saida ayaan kadaremaya markaan software ka an isticmalayo bro colour keygana active Maha mar an sameynayo clourcrection bro help thanks
@@techharago3568 kuleel-ka eaa dhacdaa marmar inuu saaid noqdo isagaa is qaboojinaya haku isticmaalin sariirta dusheeda isticmaal miis.
Arinta color ka ma fahmi karo sababta uusan active u ahayn waxay u baahan tahay inaan arko iga soo follow garee instagram @artisma_graphics
Mahadsanid wlaal