Generale waan ku wadanaa hadaan beesha daarood nahay sidoo kale beesha xawaadle ee sharafta badan madaxa ayey noo saaran yihiin qof xunoo caytamay u qaban mayno
Generalka reer Hiiraan Wiilasha waa wiilal Somaliyed ee intii dhimatay Allaha u naxariisto inta dhawacantay Allaha u booga dhayo inta Cafimadka qabta Allaha kala badbadiyo dhiigoda
Guleyso Generaale. Xasan iyo barlamankan alooshooda ushaqeneya Ilhay hana daafiyo. Barlamanka dambe wa in loo dorta daad codqoda lacaag lugu iibsaneyn.
Mogadishu ama xamar cuno qabateeyn halagu soo rogo yaan la’aadin ama loo safari. Yaan raashin iyo dhar laga gadan yaan beecmushtar lala sameeyn shirkadahooda yaan la maal gelin yaan lala cayaari yaan waxbarasho loo doonaan in la jaro xiriir ka xamar generaalka hiiraan waad mahasan tahay dagaal aan kuwada jirno taageeradeena waad ku mahadsan tahay.
Generale waan ku wadanaa hadaan beesha daarood nahay sidoo kale beesha xawaadle ee sharafta badan madaxa ayey noo saaran yihiin qof xunoo caytamay u qaban mayno
Guuleysta wariye yaasha xaq darada neceb ee cadaalada jecel
Waa runta ee allow ugargar dadkega oo dulmiga naga qabo sharkoda xasan aaamin aaamin
Masha alaah mudane soodhawoow
Maasha allah jeenaraaka hiiraan runtii soomaali dhalad ah baadtahay dadka aanrabno inay hogaamiyaan somaaliya baatahay
Thank you brother
Guuuuul
Aad iyo aad jananka hiirraan sodaa bowe
HIIRAAN state forever ♾️💍
Guul Gen. Hiiraan, Xasan Sh. Ciidamadii wuu jabiyey.
Hassan Iraqi lamA taaban karo ❤ waa libaax Somalia hadii axmed tiirka la saara ❤❤😂😂😊
Walaakeen baad tahay waana mahadsan tahay from galdogob ❤ runtaad sheegtay
Libaax libaax dhalay
yes yes waasidaa hadalku janaraal
Seedi waa ku salaamay
❤❤
Not madaxwayne ma aha waraabe laba wajiila ah weeye 😢Subxaanallaah
Generalka reer Hiiraan Wiilasha waa wiilal Somaliyed ee intii dhimatay Allaha u naxariisto inta dhawacantay Allaha u booga dhayo inta Cafimadka qabta Allaha kala badbadiyo dhiigoda
Guleyso Generaale. Xasan iyo barlamankan alooshooda ushaqeneya Ilhay hana daafiyo. Barlamanka dambe wa in loo dorta daad codqoda lacaag lugu iibsaneyn.
Dhaqanka Qabxaduhuu leeyahay
Xasan-baahane.
Wllkey xeerooyinkii magaaladda muqdisho ayaa dhamaadey ee kismaayo dhulkooda la soo barakayaasha inuu dhulka ka soo
Wlhi ninkaan waa xalaal
Shalayna idiinkaa udurbaan tumayey odaygaan doqonkaa oo cawaankaa
Wariyah xawaadle igadraali noqo macaag magaranayo waa sidaad sheegtaye xasan waa dhio jirkeed kaganacsado oolacagta boorsada kabuuxsado duf alakugu ridxasanow
Asc general Soomaali baa nadeeqda
Xawadle aya tahy abgal inye ku ciileen wa hubaal tuba raac lkn xasan abgal ma matlo
Bro odayga dalka halaga qabto saan simahan meel walba qiiqba ka kacaayo badii waa gatay dhalinyaradi qoribu isugu dhiibay warsaan maxay ahayd ninkan yaa nookenay
Guulayesta wariyaasha. Cadaalada ahsida xawaad laha madah ayaad noosarantahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kkk kkkk❤
Haa walhi markuu safro dagalbaadhaxa
War abgaal iyo xawaadle ha la ka celiyo yaan la isu shisin war waxay is ka dhaleen maxaytahay bilow aadam noocan ah yaa arkay oo maqalay
DEG DEG Muuqaal Toosa Ciidamadii La'qabtay O Garoonka Kismaayo taagan Halayna Una Dhoofaya Muqdisho
th-cam.com/video/O35NiJ0Vw8E/w-d-xo.html
generaale qolo walba waa leedahay kuwa qadada loo qaado ee tolkood caaya . Xawaadle waa gob madaxay noo saaranyihiin.
Xawaadle wa nasab nasab dhalay o yaqaan sida umada loola noolado runti
Mogadishu ama xamar cuno qabateeyn halagu soo rogo yaan la’aadin ama loo safari. Yaan raashin iyo dhar laga gadan yaan beecmushtar lala sameeyn shirkadahooda yaan la maal gelin yaan lala cayaari yaan waxbarasho loo doonaan in la jaro xiriir ka xamar generaalka hiiraan waad mahasan tahay dagaal aan kuwada jirno taageeradeena waad ku mahadsan tahay.
XASAN TUUG JECEYLKA UU U QABO LACAGTA XITAA DIYAAR WUXUU U YAHAY INUU DABADIISA DHIGO SI UU LACAG U HELO.
Ninka madoow ee mareykanka ah markii uu dadka madoow Libaax iskaga dhigaayo wuxuu caayaaa oo wax daran ka sheegaa dadka cadaanka ah. Xawaadle markii ee Hawiye u namleeynaayaan waa ineey Daarood caayaaan oo wax ka sheegaan sida San Balooshe iyo Cali Cosoble oo kale.
Wali dowladu majabin ciyaartuna hal gacan oo kaliya laguma kala badiyo ciyaaruna waa galin dambe ha ka hordhicin
Ugaas kaalay garoowe noogu imoow baabuurka aad gacantaada kaga kaxeeysid Garoowe waxaad ku tageeysaa Boosaaso Deeqo ayadoo aan jirin wax isbaaro ah xornimo ayaad ku raaxeeysaneeysaa ee soo dhawoow waaku sugeey naahe