Dr Asad waxaan ku taagerey haduu barlamaan dad cilmi lagu keeney jiri lahaa isku hor imaadkan madhaceen barlamaanka maanta jooga somaalyaan gadaneynaa wixiina waakan saxiixa way saxiixayan faro ku tiris ayaa diidaya waa barlamaan ku dhisan xaaran daliil u ah inta ay soo ansaxiyeen qanac ama haqancin alxaqiiqa
Nin kaan la wareysanaayo wuxuu leeyahay ph.d. Ayaan haystaa, hadana Ahmed madoobe run 🏃♂️ ta uma sheegayo oo ah dictator rabo inuu wadan ku celiyo 1990 , Ahmed madoobe wuxuu u shaqeeyaa ethiopia 🇪🇹 iyo 🇰🇪 Kenya
Asc. War hadii ilaah Aan Laga baqeen sidii Larabay na La,isaga hadlo . Aqoon yahankii hadii Carab Dalab leh uu ku hadlo Ama uu Qabyaalad hadlo. Aan arag,no wadan kan halkuu Kudan beeyo .
Been badanaa 😢nin kaan la wareysanaayo, waa og yahay inuu Ahmed madoobe yahay dictator rabo inuu wadan ku celiyo 1990 ,una shaqeeyo ethiopia 🇪🇹 iyo 🇰🇪 Kenya
Dhibaatada meesha taalaa waxay tahay in aysan jirin dawlad somaliyeed ee ay wadanka haystaan koox mooryaan ah oo boob iyo dhac un meesha ku amar taaglayn u joogay subxaanallaah
Itobiya hala la dagaalmo wlhi inay bad ka hesho dhulalaka somalida ma ogoli anoo isaaaq muse waxaaa noogu wacan alle meel daran haka tuuree inkaar qabaha cadawgaha
Doorashada Axmed islaam qabtay Tii uu hore u qabtay, ee xamse iyo Xasan-baahane ku caana shubayeen ee lahaayeen, waa xaq! Dawladda federaalkuna shaqo kuma leh. Ayay doorashadani la mid tahay, Xasan-baahane iyo xamzow Maxaa is beddeley? Idinkaa is beddeley, Danihiina isu beddeley. Waadna ku hungoibaysaan, Ri'yadiina beenta ah. Ku bishaaraysta.
Waariyoow hadalka hagaagso,ha daaficin dowladda musuqa ah o dal iyo dadba iibsatay.dhinac ayaad u xaglisay,sidaas warinimadaada ayey wax u dhimeysaa.ka fiitso marka aad madax wareysaneyso.
Somaila--Italia, musuq wax aan ahayn miyaanay aqoon--Waa iska Mafia.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤geesi guul insha Allah somaliya allow ugargar oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
Waajib Distooriya Weeye in DFS Gacanta Kusoo Qabato Jaajuus Axmed Madoobe ❤
Dagaal nin yaqaan Kuma dagdago,Axmed meel looga guulaystay inoo sheeg lol😊😊
Xasan Tuug madhergaayo ilaa ciid Afka looga guro
Guul xasan sh
Ninkan Waa Beenlow Qabyaalad Aan waxba U Tarayn Buu Aakhiradiisa Dhaafsaday ❤
Miskiin baadtahay xanuun qaba nin kani wax jira ayuu kahadlay.
Xasan Tuug habeen danbe abii Axmedaa kula aqalgelaaya turkiga isagaana dalbaday in loo geeyo
😢😢 12:39 ma
Mm Mr geed
@@irshadnor4840
War waxba ma oga Kani
Ninkan Beenlowga Ah wuxu Naga Dhaadhicin Rabaa isdoorashada Axmed Madoobe waa Sax ❤
Wuxuu kuu sheegay oo kaliya waxa dastuurka ku qoran....soo baro faderalka lagu heshiiyey
Adga runta nala wadaag dee 😂😂
😢Ahmed madoobe waa dictator rabo inuu wadan ku celiyo 1990
ALLOW YAA OGAADA CIDDIISUU TAAGEERAYAAYE, MMMM. THIS REEKS OF YOUR TRIBE SXB.
Insha Allah federal baa guulaysanysa
Kan okale waxbarashadiisa wa qasaaro, soomalia nasiib darana.
Hadii aan PHD caadifad kaa korin, maxaa dhiman?
Hhhh 😂😂😂😂
Dr Asad waxaan ku taagerey haduu barlamaan dad cilmi lagu keeney jiri lahaa isku hor imaadkan madhaceen barlamaanka maanta jooga somaalyaan gadaneynaa wixiina waakan saxiixa way saxiixayan faro ku tiris ayaa diidaya waa barlamaan ku dhisan xaaran daliil u ah inta ay soo ansaxiyeen qanac ama haqancin alxaqiiqa
Asad bacheler qabil baa ka xoog badan
Axmed Madoobe Etoopia Ayuu U Yeertay DFS iyo Etoopia Turkiga Ayay kuwada Hadlayaan Etoopiana Jubaland Wey ka Baxaysaa Dhamaan Axmed Madoobana Waa lasoo Qabanayaa Si Dhaqso Ah ❤
2019kii isaga Amaanayey, mantana isaga diidayo miyaa!?
😂😂 HSH waxu udacwooday Kenya, madama uu yahy Ganaacsade wen dhanka qaadka kenya.😂😂
Sayidka nool Axmed madoobe Waa laandheere NFD, DDS garab taagan. HSH madaxweyne hadu yahy hadaladiisa isma burin laheen. 😂😂😂
Sxb waa wax fiica in aad dood qabaro balse axmed iyo xasan ugu yeer haloo kala gar noqee somaali ha ogaato cidii qaldan ayaa ko.aamineysew
Haye😊
War nooma aha ee latag
Bismilaahi , waxaa Nasiib marrow ah in laba wiil oo Soomaaliyiin ah aay isku dilaan Raaskaabooni gudaheeda , Arrinkaa ama Masuuliyadeeda waxaan oran karaa ( waxaa qaadayaa waa Madaxweeynaha maanta Xasan sheekh waayo , aabaha laba wiil oo isku Aabe ah hadduu labadaa isugu dhiibo laba qori oo mid la dilo masuuliyadaa yaa leh waa aabaha baan oran karaa.mar waa nasiib darrlo inxasan sameeyo taas.
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉kkkkkkk
Nin kaan la wareysanaayo wuxuu leeyahay ph.d. Ayaan haystaa, hadana Ahmed madoobe run 🏃♂️ ta uma sheegayo oo ah dictator rabo inuu wadan ku celiyo 1990 , Ahmed madoobe wuxuu u shaqeeyaa ethiopia 🇪🇹 iyo 🇰🇪 Kenya
Xasan dhiiqo muqudishu soo llaqaya markaasu rabaa inuu maantana gato juballand lkn waa lla iska cellinaya👁️
Dr. Asad did explain it overall in wanderful.
Xamar iyadaa Maamul Goboleedka Duulaan ku ah, waayo waxay rabaan in ay sidii Guddoomiyi iyana Madaxwayney isu haystaan
Not now
Asc. War hadii ilaah Aan Laga baqeen sidii Larabay na La,isaga hadlo .
Aqoon yahankii hadii Carab
Dalab leh uu ku hadlo Ama uu Qabyaalad hadlo.
Aan arag,no wadan kan halkuu
Kudan beeyo .
Shimbiri maalin bay dab qaaday maalintiina buulkeedii ayey gubtay
Been badanaa 😢nin kaan la wareysanaayo, waa og yahay inuu Ahmed madoobe yahay dictator rabo inuu wadan ku celiyo 1990 ,una shaqeeyo ethiopia 🇪🇹 iyo 🇰🇪 Kenya
Sxb aad ayaan kusalamayaq
Waa runtii hadalkiisii ayaa isbirinaya
Falanqeyn qabyaaleeysan cidna ku qancimayso. Afka ha iska xumeeynin. Axmed Madoobe madaxweyne jubaland dambe ma noqonaayo.
NEVER EVER AGAIN, HE + DENI DUBIRO DHEH.
2 NOTOIRE POLITIANS EEY NOQDEEN.
😢been ta dhaaf qabiil 😢yuusan ku qaadin please 🙏
Dhibta laga biximayo inta madax weyne iyo reysal wasare awoda dalka shaqsi gacanta logalinaya maxa udidayo aeodasi inu siqaldan u isticmalo
sir, u do not know the reason.
Guul guul jubaland waa llagu soo duuleye 💪💪❤️👁️
😢qabiil yuusan ku qaadin please 🙏
Xalka anaa haya xamze ha is casilo xassan geedkiisa miro ha ka soo gosto
Hamse oo doqon ah ayuu u hadlaayaa
Dhibaatada meesha taalaa waxay tahay in aysan jirin dawlad somaliyeed ee ay wadanka haystaan koox mooryaan ah oo boob iyo dhac un meesha ku amar taaglayn u joogay subxaanallaah
He finished his two terms, he has to go.
Wuxuu kaya mallaha qofoka lloo adeegesanaya waa marxuunka soomaalina mametelo waayo waa rimoodo👁️
Ina aabo xamse ha is casilo
Anigu wax kale oo aan idhaahdo
Ninkan meel shaqa kulahyn maxa galliyay, war dad kaad ka dhalatay u hadal. Waan ku baqaya dad somalinimidi bari hore ka guurtay.
Follow up
Fikar salim ah oon meelna ujanjeerin baatahy alha kubaray adookale baa loogu talagalay madaxtooyad soomaaliya ninjeebka buuxsan rabo islamarkan aan buxsamaynin dadka aduunka jooga markay buuxin waayen dadkii aakhiro aaday laga buuxin rabo jublaan denbi cidna kama aygalin ee jeebkii buuxsami waayay baala rabay inlagag buuxiyo dinda oodhan haday buuxin wayday mabuuxin krto jublaan ilaahy qanacaad waydiso xasn shekhow wiilasha soomaaliyed uumaanta naga laayay labadanicba haday cadow soomaaliyed ee khawaarij leh ethipo leh haday nooga dhin taan wanu kasamri lahay geeri xaq ah bay ahaan lahayd kugu dhimay ookaadhimay edeeriyaalow koormaan kabixdoonaa denbiga looma sino xasan sheekh baa aakhiro iyo aduunba dusha saaranayo qabxaka alahu
Hamsa mar marsiinyo ha u raadin saaxiib
Waar.kusiidaaya.waxaye.dhashabaa.halaarko.
I agree with his presentation.
Well done.
They guy 👦 doesn't know any analysis
Xasan ayaa kamasuula bentamaha xasan ninkii loigmaday sowmaha dadka tetano kursi kudhacdo sowmaha xasan maxuu madaxweynaha somalia uyahay haduu ninkasta wuxuurabo uu sameynayo muxuu madaxweyne kayahay madaxweynaha hawiye muunoqdo waa madaxweynaha somalia hadii adan rabina oi sidadontan sameyneysan maxad iidoraten walaahi dhiigdhexa waalabarkanaa itobiaken ama israilkena idinka lewaye
Maxweyne qaran ma jiree caranka xamar naga aadey
Ninkani marawo ni somaliya nawada ka dhalato danahiisa u wata axamada madowe
Waa beentaa boqol kiiba boqol ayaa shabaab ayaa heysta.
Itobiya hala la dagaalmo wlhi inay bad ka hesho dhulalaka somalida ma ogoli anoo isaaaq muse waxaaa noogu wacan alle meel daran haka tuuree inkaar qabaha cadawgaha
inta nikan oo kale aqonyahan lagu shega Somali xalkeda ma dhawa waxa u ku hadaqa dhaheso
Ka hadal waxuu Yiri oo adoo dastuurka isticmaalaya inoo sharax waxuu khalday
Marka hore soo baro sida Af Soomaaliga loo qoro inta aadan wax dhaliilin! Jubaland guul. From Baardheere
Doorashada Axmed islaam qabtay
Tii uu hore u qabtay, ee xamse iyo Xasan-baahane ku caana shubayeen ee lahaayeen, waa xaq!
Dawladda federaalkuna shaqo kuma leh.
Ayay doorashadani la mid tahay,
Xasan-baahane iyo xamzow
Maxaa is beddeley?
Idinkaa is beddeley,
Danihiina isu beddeley.
Waadna ku hungoibaysaan,
Ri'yadiina beenta ah.
Ku bishaaraysta.
Tuug beenlow ah ayaa tahay. Waxaa tahay Jaajuus Ethiopië ama kenya
Adeer nin walbo qabiil ayuu kadhashay
Aqoonyahanow xaal qaado. Noocaas waa waa la yaqaan waa kuwa dubaha gaalada
Waariyoow hadalka hagaagso,ha daaficin dowladda musuqa ah o dal iyo dadba iibsatay.dhinac ayaad u xaglisay,sidaas warinimadaada ayey wax u dhimeysaa.ka fiitso marka aad madax wareysaneyso.
Borfesere.daarood.waaka.libaxyaada.caqliigoada.weye
hala joojiyo 4.5 hadii larabo somaliweyn sidaa ulasocda somaliweyn❤❤❤❤❤❤❤❤
Duruuf 😢ayaa keentay 4.5 , saaxiib
runtii waasax
Shame on you and stop😮
Waa runtii dr Asad siduu sheegay ee dowlada xasan sh xalraadis kuma jirto
😢qabiil yuusan ku qaadin please 🙏
😢Ahmed madoobe waa dictator rabo inuu wadan ku celiyo 1990
What Dr is this .just but a conman.